SAKARIYE KOBCIYE | MARWADAYDA QUDHA | BARNAAMIJKA XIDIGAHA GEESKA 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 309

  • @AhmedHassan-ph2fy
    @AhmedHassan-ph2fy 5 ปีที่แล้ว +254

    Heestan wxy ka hadlaysaa aniga iyo Xaaskayga aan aduunka ugu jeclahay waxkastana aan ka helay aanan garanayn wxn ugu abaal gudo ee aduunka yaala ama aan ku abaal mariyo la aanteed wxn noqon lahaa mid gaabsha wlhy aduunka iyo aaqiraba raali baan ka ahay ee igu soo duceeya kolba aduunka lagu waari mayee in aan janatul fardawsoo aan isla midawno wale marna kuma hilmaamo iftiinka ilaayska aan haysano aniga iyo caruurtayda 😘😍❤️👑🇫🇷💯✅

    • @keyfqali4448
      @keyfqali4448 5 ปีที่แล้ว +2

      illah haisku kiindayo

    • @hamdasamir8755
      @hamdasamir8755 5 ปีที่แล้ว +4

      Ilahay hakuu barakeyo eedo gurigaga caruurta farxad ku nolaada aduunka aaqina jana fardowsa ilahay haydinku kulansiyo awlada alaah haku baŕakeyo aaamin yaa alaah aaamin ❤❤❤😍😍❤❤❤❤😍😍❤❤. Eedo anagana iyo islaamka haysta dhalin yaro aan wali guursan ilahay guur farxad cafimaad ubad barwaaqo wada barakeysan ilahay hasiyo farxada aduun iyo ta aaqiro alaah aniga walidka iyo walidka islamka aduunka farxad waarta aaqirana jana fardowsa kuli muslimiin aaamiin aamiin yaa alaah ❤❤❤❤❤❤❤ farxad ku noolow aaqiro iyo aduunka aaamin nabadeey eedo ❤

    • @hamdasamir8755
      @hamdasamir8755 5 ปีที่แล้ว +1

      Mansha alaah eedo alaah haku barakeyo aaamin yaa alaah aaamin ❤

    • @fartunabdiwahab8893
      @fartunabdiwahab8893 5 ปีที่แล้ว +1

      Axmed Hassan ilahay haa ku dayo wll
      xasidkana alle haa idin kaa qabto

    • @asiaosman8376
      @asiaosman8376 5 ปีที่แล้ว +1

      Allow isukiindaa

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 5 ปีที่แล้ว +278

    Inta sakariye kobciye taageerta Likta bilaahi calyk 😍❤❤🤗🙏

    • @yaax3646
      @yaax3646 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/79NsCdCLiek/w-d-xo.html

    • @tiriigohaji6789
      @tiriigohaji6789 5 ปีที่แล้ว +1

      Wwwwwww masha allha

    • @cahadccali8832
      @cahadccali8832 4 ปีที่แล้ว

      Mahad waa rear borama waxaa idi Lee yahay hambayo mashalah

    • @idilabdi508
      @idilabdi508 2 ปีที่แล้ว

      Abdvahfhe avakcixa fxw dsjc

  • @amnaqurux2844
    @amnaqurux2844 5 ปีที่แล้ว +20

    Sakariye kobciye goobtii HG hormar wacan ina ader 😍😍🇸🇴

    • @skrtube237
      @skrtube237 5 ปีที่แล้ว +3

      Ma iga hubtaa i uu hg yahay wll

    • @samiiracqaadir7305
      @samiiracqaadir7305 5 ปีที่แล้ว +3

      Haaa hG wlipa cery mohamed wye inankaan

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 5 ปีที่แล้ว +107

    ugbaad qalbigeedu wa nadiif qofwalba way u shidaysa sida labadan gaagaab maaha e qalbiga ka buka

    • @nasraibrahimi2528
      @nasraibrahimi2528 5 ปีที่แล้ว +6

      Wn kula arkay wllshay qali dadka buka inagmid maha👍👍👍

    • @nimcomaxamed63
      @nimcomaxamed63 5 ปีที่แล้ว +3

      Run weeye ugbaad waa qof wacan

    • @filsandahabo465
      @filsandahabo465 5 ปีที่แล้ว

      Sumaya Subeeda 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @shafiyacali3071
      @shafiyacali3071 5 ปีที่แล้ว +1

      Wan kula arkay 😂

    • @axlaaminamouse4566
      @axlaaminamouse4566 5 ปีที่แล้ว +2

      Runbaad sheegtay

  • @hanimohamed4677
    @hanimohamed4677 5 ปีที่แล้ว +10

    Ahmed furinle best Somali musician ever wallahi one love walal from Midwest USA

    • @malmo4235
      @malmo4235 5 ปีที่แล้ว +1

      Hani Mohamed naga seexo yakhoow waa hameen kalabadhee kkk

    • @bbabrahan2172
      @bbabrahan2172 ปีที่แล้ว

      ​@@malmo4235o😊p😊p😊😊

  • @cabdishakurnuur7100
    @cabdishakurnuur7100 5 ปีที่แล้ว +20

    Heestan xaaskayga ayan u saaray iyadoo ila saran gaadhiga weliba iga xanaaqsan . Qosolbaa xigay iyo farxd ckr

  • @queennihaal7433
    @queennihaal7433 5 ปีที่แล้ว +208

    Odaygiii idil barkhad inuu yahay inta u taqan bal like ku sharfa dumashi hawaro jacelka

    • @yaax3646
      @yaax3646 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/79NsCdCLiek/w-d-xo.html

    • @sharuzadamoud7890
      @sharuzadamoud7890 5 ปีที่แล้ว +2

      Wali muu guursan idil inclh lkn wy isku guursanayan so duce
      Hbo idil iyo saki jcylkinu ha waro

    • @fardosaabdi9540
      @fardosaabdi9540 5 ปีที่แล้ว +3

      @@suldaanismaciil7113 maya ee waa nin habargidira oo ceyr ah

    • @suldaanismaciil7113
      @suldaanismaciil7113 5 ปีที่แล้ว +3

      @@fardosaabdi9540 haa sax wll

    • @khaalidkamil2448
      @khaalidkamil2448 5 ปีที่แล้ว +2

      Aniga

  • @hodaneyally7566
    @hodaneyally7566 4 ปีที่แล้ว +2

    heestan marwalpa dhageysto waan oyaa coz waa heesta kaliya aan hooyadey markey igu sodhacdo dhageysto hooyo la.anteed maan jirneen wlh😭😭😭😭
    Markii walwal iheysto amaba inyaroo walacaa markaab adaa dareemo hooyo😍❣

  • @shucaybcismaanibraahimxabi3610
    @shucaybcismaanibraahimxabi3610 5 ปีที่แล้ว +27

    Ninkani waa anoo kale jacaylku wax ka yaqaana sakariye kobciye go forward zxp

  • @HARGEISA2023
    @HARGEISA2023 5 ปีที่แล้ว +21

    Anigo ku hadlaya afka teamka Comment aqriska wxn codsaneyna in qoralada dhadher nalaga so gaabiyo intaas oo comment ba aqris naga sugeysa wa mahadsantihin. 🤚😂😂😂

    • @axmedmaxmud7984
      @axmedmaxmud7984 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh xariif warkisu cadyahay

    • @aisha665
      @aisha665 5 ปีที่แล้ว

      HHHHHHHHHHH,FUNNY

  • @marwoehelzn2940
    @marwoehelzn2940 5 ปีที่แล้ว +37

    Boqrada farxada iyo fanka somaliyeeed ugbaad aragsan👸💫❤️

  • @khadijah9527
    @khadijah9527 5 ปีที่แล้ว +13

    Ina adeerkay codbaaa kugu dhamaaaday sakariye noolaaaw❤️❤️🙏

  • @mahudahmed6055
    @mahudahmed6055 5 ปีที่แล้ว +12

    Alfanan sakariye cobciye fananki fananada eryadan guleyso bro💯✔

  • @israaismail6783
    @israaismail6783 5 ปีที่แล้ว +22

    masha allah ifraax hargeysa hadii aan arka waa xaamilo ilaahow u barakeey o baariyaaal uga dhig

    • @qalbiurooninadaahir1143
      @qalbiurooninadaahir1143 5 ปีที่แล้ว +1

      Snd wlba ilme dhasha maasha alah ale ha u dhowro maasha alah

    • @israaismail6783
      @israaismail6783 5 ปีที่แล้ว

      qalbi uroon ina dahir deeqoh aaamiin lkn in ilmaha kala koraan weey haboontahay

  • @nasrigiilahay6805
    @nasrigiilahay6805 5 ปีที่แล้ว +8

    Fanan abwaan laxamiste nin intasi oo dhan isku darsaday oo heesa miyu Jira u malayn mayo nolow seedi legend foqal legend axya cod ❤👌👏

  • @honhashimali2561
    @honhashimali2561 5 ปีที่แล้ว +94

    Xidigaha Geeska Sanad walbo qof shidan bey noo so xulaan .
    Kobciye Noolow

    • @yaax3646
      @yaax3646 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/79NsCdCLiek/w-d-xo.html

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 ปีที่แล้ว +2

    Wwww Sakariye kobciye kiyo taganba ma argaba oo wilku waa dawiilan 😃😃😃Fanan shidan eshcaal hees iyo codba 😍😍😍👏👏👏👏👏👏👏👌✋

  • @aarka8204
    @aarka8204 5 ปีที่แล้ว +7

    Cumar dhuulaha hada jira baan ninka ka dhigtay aniga igu diid ama igu yeel✌

  • @yaasmiincqaadir728
    @yaasmiincqaadir728 5 ปีที่แล้ว +18

    Sakariye kobciye waaaaw waaad shidan tahay heesahaagu makala dhacaaan hodan craxmaan heestiii ciida adigaaaa usameyay

  • @talizoapdiraxman493
    @talizoapdiraxman493 5 ปีที่แล้ว +57

    Meesha quruxda badani waaa Somaliland 😍😍

  • @kawzarinal1947
    @kawzarinal1947 4 ปีที่แล้ว +1

    markii walwal uu i haysto amaba inyaroo walaaca markaba ada darema dhibtiyo ani murugadeyda hoyo mcn😍🥰

  • @AbduhalimXallo
    @AbduhalimXallo 5 ปีที่แล้ว

    Hadaanad garapkayga midig adigu marksta ahayn waxaan noqon lahaa mid gaabshaa😥😥♥️

  • @casaanyoibnuagaagoo6674
    @casaanyoibnuagaagoo6674 5 ปีที่แล้ว +18

    fanaan afgaaban oo xishood badan zakariye kobciye ❤❤

  • @rahmagasle4175
    @rahmagasle4175 5 ปีที่แล้ว +16

    Sakariye iyo mursal waa laga maqanyahay Hah😥😥 Allaha isku keeno lamaanaha kala maqan

  • @aamenelmi5436
    @aamenelmi5436 4 ปีที่แล้ว +1

    SakaRiYe kopciye wxd thy fanan aan heesihiisa aan taagero wlipa si weYn

  • @Kartimaal1
    @Kartimaal1 5 ปีที่แล้ว +6

    Abwaan, Fanaan iyo Laxamayste Sakariye Kobciye👏👏

  • @aaziizsuleiman3478
    @aaziizsuleiman3478 5 ปีที่แล้ว +23

    zakariya axyaa abwaan al fanaan al mulaxamays te

    • @najaxtailor2149
      @najaxtailor2149 4 ปีที่แล้ว

      Viva fananiinta soomaaliyed oodhan

  • @suldaanofficial9245
    @suldaanofficial9245 5 ปีที่แล้ว +2

    Adaa magaceyga kaba
    Kumilan dhiga iyo jidhkeyga
    Waxaad matasha nafteydaa
    Matihid marwadeyda qudha
    ❤❤❤❤❤❤MUNO❤❤❤❤❤❤

  • @qalinleproduction3039
    @qalinleproduction3039 5 ปีที่แล้ว +3

    Ma Ogtahay Fannaan Kasta oo Soo Baxa Hargaysa ayuu yimaada Si uu u Helo Dhiirigalin Waana lagu soo Dhaweeyaa
    #Hargaysa My City#

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +44

    Abwaan mulaxN fanaan ninka sanadka waxaba isku qaatay sakariye kobciye hore usoco zxp qalih ❤️

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +1

    Adeer oridaada amaan waaad ku harqisay wey u qalantaa boqorkaan aderkiis ahay iyo boqoradiisa isku waara❤❤❤

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 5 ปีที่แล้ว +2

    Inti apwn & lxamste zakarye kopciye qfkii tagrsan hadana 2020 daawanyah plz like

  • @sni6554
    @sni6554 3 ปีที่แล้ว

    Xaaskayaga ...... ayaan ..... hadaadan garabkayga midig adigu markastaba ahayn waxaan noqon lahaa mid gaabsha thnks in badan

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +2

    yaa salam Hees iyo Badh weji Hadaan Lays garab San Nolshu Guul Malaha sakariye kobciye

  • @Barwaqo-Hasan
    @Barwaqo-Hasan 5 ปีที่แล้ว +6

    Ninki idil barkhad inta utaqana like isaara🤣🤣🤣

    • @ashasaid9467
      @ashasaid9467 5 ปีที่แล้ว

      #mamma mcn Yaa huba warkaas!?

    • @sihaambashiir8621
      @sihaambashiir8621 5 ปีที่แล้ว

      Asha Said waa sax idil barkhad buu qabaa

  • @thexaynoosh
    @thexaynoosh 5 ปีที่แล้ว +1

    Odaygan heesta uu erayada leeyahay laxankana wuu raacistaa, heestii Suldaan Seeraar intaan maaweelin karo, heestii niyada aan ka wada joogno ee Hodan Abdirahman iyo Ha ooyine aammu. Haddana laxanka iyo ereyaduba waa top.

  • @mohamedbashiir7417
    @mohamedbashiir7417 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan noqon laha mid gaabsha ninkan waanku qancay wlhi codkisa waa nin dhamaystiran welcome bro

  • @rahmagasle4175
    @rahmagasle4175 5 ปีที่แล้ว +11

    Sakarie Abwan muridiisa caadi aheyn❤❤

  • @AyanAli-mx5zp
    @AyanAli-mx5zp 5 ปีที่แล้ว +1

    Markii walwal uu i haysto
    Amaba inyaroo walaac ah
    Markiiba adaa dareema
    Dhibtiyo ani murugadeyda.👑

  • @abdisamedhassanodowaa481
    @abdisamedhassanodowaa481 5 ปีที่แล้ว +11

    Axmed aarshe
    Ugbaad
    Mursal
    Yurub geenyo

  • @salebanabdi9886
    @salebanabdi9886 5 ปีที่แล้ว +1

    First time An Dawaday Fanankan.
    Waaaaar Walaalo Maxad Samaysay Taani Hees Mahe Waa Wax Kale.😢Abti You’re my favorite Singer from Now wallahi

  • @glowgirl2988
    @glowgirl2988 5 ปีที่แล้ว +34

    Mursal heestan wey kusocotaaa wlhi kkkk inta ila aragtay hodan buu lajoogaa

    • @maankadeeqa2486
      @maankadeeqa2486 5 ปีที่แล้ว +2

      sumaya hassan shoooow iyo is tus tus waaye kan waxiisa

    • @umuaisha694
      @umuaisha694 5 ปีที่แล้ว

      Qabyaalad weeyan waxa uu la Boodboodiye

  • @khadrasalaxdiiriyexeyle7721
    @khadrasalaxdiiriyexeyle7721 5 ปีที่แล้ว +14

    Ree somaliland waa dad goba oo qabyalad ka dheer horay usocda walalahey wan idin taagera
    From Galmudug

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 ปีที่แล้ว +1

    ninkiii fiqi shini ee habar GIDIR Maalin dhaweed Galmudug buu jooagay waa kooxda Nabad iyo Nolol 👏🏾👏🏾👏🏾😂😂😂

  • @shaaficifantastic1443
    @shaaficifantastic1443 5 ปีที่แล้ว +5

    Zakariye kobciye abwaaan fanan laxamayste 🙌🙌🙌🙌🙌

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 5 ปีที่แล้ว +4

    Xaajigii idil barkhad🤴alle haysku Kiin daayo❤️❤️❤️❤️❤️❤️♥️

    • @naruuroclaahi1270
      @naruuroclaahi1270 5 ปีที่แล้ว

      Ma sakariye kobciye iyo idil barkhad baa is qaba miyaa wll

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 5 ปีที่แล้ว +8

    Woow sakariye kociye heestaan waa iga gadantahay

  • @hassankaafi6522
    @hassankaafi6522 5 ปีที่แล้ว +8

    Wll sxb qaaliya Zakariye Kobciye horay usoco ugu danbeentii waad hortimid taageerayaashaada welcome brother

  • @thelastone7763
    @thelastone7763 5 ปีที่แล้ว +7

    Joog dhere sakariyaheyga ❤️❤️❤️ edo hore u soco

  • @xamsexadaari8803
    @xamsexadaari8803 5 ปีที่แล้ว +1

    sakariye kobciye abwaanada waa weyn buu ba far dheer yhy heestuu sameyo waa laga daba dhacaa

  • @susibibi281
    @susibibi281 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan mnta iigu horaysa lkn MashaAllah wuu shidan yahay dhanwalba

  • @manalnura601
    @manalnura601 5 ปีที่แล้ว +2

    Wale idil barkhad aman wata loo dhameyay illahy ha isku kiin dayo habo idil barkhad iyo sakariye anagana hana siiyo mid sida noo amana single nima na dishee

  • @nafisa_jii3120
    @nafisa_jii3120 5 ปีที่แล้ว +3

    Abwan fanan wax kasto isku darsaday ina adeer guul kobciye

  • @AsmaAsma-hu6qq
    @AsmaAsma-hu6qq 5 ปีที่แล้ว +7

    alfanan kobciye hore usoco tageero buuxda kuu hayaa

  • @abdiqadirdaahir7563
    @abdiqadirdaahir7563 5 ปีที่แล้ว +1

    Walee waa jawabtii oo bixin lahaa mursal abwan sakariye kabciye hore usoco

  • @fatima_qurux27
    @fatima_qurux27 5 ปีที่แล้ว +10

    hxidigaha geeska faninta kaliya somali kufaanto😍😍😍

  • @hazzamhuzzem9591
    @hazzamhuzzem9591 5 ปีที่แล้ว +34

    💋HaBlaHaYaga👉 Sharaf korkiina💚
    Alle Haydin ❤dhowro🤘 waLaYaaL😚

  • @MGuhaad
    @MGuhaad 5 ปีที่แล้ว +154

    Hadaad jeceshahay ood ku faraxsantahay fanaaniinteenu inuu ilaahay hanuunsho farta taag Wll subscribe ina saara he

    • @munaabdi7360
      @munaabdi7360 5 ปีที่แล้ว

      Adiga maxad mesha ksso dontay hadii aad doney sid iney soo ha nunan😅😅

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 5 ปีที่แล้ว +1

    ❤ idil barkhad and sakariye kobciye Guuleysta lamaaha qarniga

  • @marwozuhuur2095
    @marwozuhuur2095 5 ปีที่แล้ว +4

    Zakariye kobciye abwaan fanaan laxameyste guuleyso bro

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 5 ปีที่แล้ว +2

    kobciye ina adeer walle geedo kuma qariyan👌👌

  • @mohamedofficial4280
    @mohamedofficial4280 5 ปีที่แล้ว +2

    Waah waah sakariye kobciya mulaxanka qarniga keep going pro

  • @jaabircariif5895
    @jaabircariif5895 5 ปีที่แล้ว +2

    War ninku ereyo cuslaa wlhi waa abwaan la hubo allow kuu barakee maskaxda

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad matasha nafteyde❤❤❤❤marna fanaan marna abwan zakariye❤

  • @hindiyoinahuseen771
    @hindiyoinahuseen771 5 ปีที่แล้ว +4

    xidiguhu marwalba wxay inoo xulaan fananba fananku ka cod macnyahy kana qurxbadanyahy

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah5638 5 ปีที่แล้ว +4

    walaloyaalo aduunku wa malmo qura sidan waxka badala ciqabta allaha ka baqa mise timaha galada wa leyska banenkara ama wala furi kara mise waa cawro sorry wa iga talo illahay ha idin so hadayo insha allah

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 2 ปีที่แล้ว

    Ma tihiid marwadayda qudha 🤲💕

  • @leylokhaliif1753
    @leylokhaliif1753 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Abti ilah ha iikadayo😍😍

  • @raxmaruuxi3185
    @raxmaruuxi3185 5 ปีที่แล้ว +10

    sakirye kobciye hore usco fanan dhaba

  • @pureheart10
    @pureheart10 5 ปีที่แล้ว +5

    Caaawa xidiagaha sakariye heesihiisaa u mcn

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed99 5 ปีที่แล้ว +3

    Sakariye Kobciye Wlhi Ku taageeraa Zhp

  • @anasboyofficiall6044
    @anasboyofficiall6044 5 ปีที่แล้ว +3

    Waali manaa arag show saan ushidn

  • @mizzuk8815
    @mizzuk8815 5 ปีที่แล้ว +2

    Edeeb iyo akhlaaq sakariyey masha Allah

  • @ismaaciilcabdimaxamed3061
    @ismaaciilcabdimaxamed3061 5 ปีที่แล้ว +1

    Woow ax yaa hees sakariye kobciye nolow zxp

  • @abdurazikofficial651
    @abdurazikofficial651 5 ปีที่แล้ว

    Wlhy abawaankan eryadiisa aad bn u jclhy runte waa fan nooleeye

  • @mariyaxasancali9331
    @mariyaxasancali9331 5 ปีที่แล้ว +3

    kobciye nin heso macan wye horo mar wcn

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +12

    Zakariye kobciye welcome to somaliland 💯 ❣️ ❣️ ❣️ ❣️ ❣️

  • @habidihoussein2397
    @habidihoussein2397 5 ปีที่แล้ว +5

    i do love this song , she is very nice keep going bro

  • @samiramohamed3131
    @samiramohamed3131 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 cidaa dhagesaneeso igu qabata laka

  • @Sahruja12
    @Sahruja12 5 ปีที่แล้ว +2

    ZakriyE KapciYe Apwaan MacL Fanaan Keep GoinG

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 5 ปีที่แล้ว +1

    Mursal muuse nin culus hestaba adagaa dhadhan uyrloyo

  • @HARAMCADFAMILY
    @HARAMCADFAMILY 5 ปีที่แล้ว +1

    fanaaanka fanaaaninta eryadey sakariye kobciye 😁

  • @nasteexnayl1994
    @nasteexnayl1994 5 ปีที่แล้ว

    bawan ahna fanaan buuxa war saki halaga danbeeyo cadi mahan

  • @najranlifestyle4349
    @najranlifestyle4349 5 ปีที่แล้ว +2

    Rer somaliland dadkeyga an jeclahay subscribe 2k ii gaarsiya ...😘😘😘😘😘😘 wan idhin jeclahay one love ma pple

  • @najmofarah0735
    @najmofarah0735 5 ปีที่แล้ว +3

    Cawa anaa u horeeya 😍

  • @kafinhoo9356
    @kafinhoo9356 5 ปีที่แล้ว +3

    Zakariye kobciye guleyso pro😍🔥

  • @shugraanhassan5519
    @shugraanhassan5519 4 ปีที่แล้ว +3

    Wa dhameys heesta 👑🙏

  • @idilbarkhadomar
    @idilbarkhadomar 5 ปีที่แล้ว +5

    wwwww mansha alaah my lagen u stad xafudlaah

  • @khadarmohamed9223
    @khadarmohamed9223 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta aad baan oga helay waxaan

  • @mahamuudmahamed
    @mahamuudmahamed 5 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan noqon lahaa
    Mid gaabsha
    Excatly hooyo ka sokoow
    Xaaska fican sow keeda way kaabta

  • @najaxxiis5489
    @najaxxiis5489 5 ปีที่แล้ว +1

    Way iga gadantahay heestani

  • @yonisahmedarabdheere4982
    @yonisahmedarabdheere4982 5 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa hees shidan kobciye & showgii saarka green land

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan maninkii fiqicumar ba kkkk

  • @ifrahhussein3133
    @ifrahhussein3133 5 ปีที่แล้ว +3

    Hees kafiican oo lagu so caan baxo oo kawanagsan majirto ilaahow afka kaaqalalin

  • @yahyehussein5780
    @yahyehussein5780 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaanka taagero u,ahy wlhi😍😍

  • @jacfarabdulahi6470
    @jacfarabdulahi6470 5 ปีที่แล้ว +1

    wallhi lke baan ku saaaray

  • @hazzamhuzzem9591
    @hazzamhuzzem9591 5 ปีที่แล้ว +3

    xidigiHii 👏geezka maanTa uunpuu❤
    zoooBaxaY💖 waJigooda cadiga😂👈
    💚 kaladho nagu qaldaaYeene😂😂😂

  • @abdallahassan8487
    @abdallahassan8487 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan umalenaya heestaan inta deslike saartay waa kuwa xaasaskooda dharbaaxyada ku seexiyo habeenkii yaa baye xeey kawalax aheed

  • @yaxyeismaaciil9983
    @yaxyeismaaciil9983 5 ปีที่แล้ว +2

    Sakariye kobciye waa fanan top
    ERAYADA 100
    LAXANKA 100
    MUSICA 100
    CODKA 100

    • @saarmedia7662
      @saarmedia7662 5 ปีที่แล้ว

      Yaxye Ismaaciil kama helin codka xogaa ereyada waan iska qaatay

  • @asmaabokor889
    @asmaabokor889 5 ปีที่แล้ว +5

    Idil barkhad♥️🤚