II WAD SHEEKADA “ Ganacsiga iyo dhalinyarada “ Awo Cukuse S2-E9

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 466

  • @Joker54353
    @Joker54353 4 หลายเดือนก่อน +12

    Runtii Awo Cukuse waa qof Shakhsiyad fiican alle siiyay, waalid fiican inay soo bar-baariyeen ay ka muuqato, bashaashad ah, wixii hami adduun iyo mid aakhiro ah alle ha noo sahlo annaga iyo iyadaba😊.

  • @xanaaniskufilan7305
    @xanaaniskufilan7305 4 หลายเดือนก่อน +102

    Wlhie 55mint ayuu ahaa lkn dhankayga wuxuu ka ahaa 5 min because wax badan ayan ka faaidey quruxda waxa ku dheer cod karnimo,dadaal iyo ilbaxnimo. Waxa tahay qof aan wax badan kaga daydo Awo designer of somali number one ☝️

    • @abdirihmanmohamudyusuf
      @abdirihmanmohamudyusuf 4 หลายเดือนก่อน

      Meel dhow baad wax ka arkeysaa

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 4 หลายเดือนก่อน

      Wardee ma naagbaad tahay inanta may kugu daadisay maxad ka raptayo uga guban orad shaqayso dee ​@@abdirihmanmohamudyusuf

    • @abdurahmanmaygaagg
      @abdurahmanmaygaagg 4 หลายเดือนก่อน

      .

    • @abdurahmanmaygaagg
      @abdurahmanmaygaagg 4 หลายเดือนก่อน

      .......

    • @abdurahmanmaygaagg
      @abdurahmanmaygaagg 4 หลายเดือนก่อน

      . .😮😅😮😅😅.😅😅😅😮😅😅😅😅😮😮😅😅😮😅😅

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 4 หลายเดือนก่อน +30

    Mar kale soo casuum cawo isbadal dhinaca wanaag ah bay waddaaye
    Waa codsi

  • @2.3.4.58
    @2.3.4.58 4 หลายเดือนก่อน +49

    Cawo da'dii ay joogtey malinka ay ganacsiga bilawdey ayaan manta jooga wlhi 16 years ganacsina waan bilaabey alxm iyaduna dhiirgalin iyo waano ayay iigu sii dartey wana runted shakhsiyadad tahay kama turjumeyso waxay waalidkagu yihiin ama ahaayen allahuma barik fikiro badan wadaagna ❤️

    • @DaariqHamze
      @DaariqHamze 4 หลายเดือนก่อน +2

      DaBcaNnnnnnnN DaBcaNnnnnnnN WlloH
      XaGaaaa KaGa HaY HoRuMaR WeYn Kuuu RaJaYnaYaaaaH❤

    • @2.3.4.58
      @2.3.4.58 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@DaariqHamze mahadsanid wllo😊

    • @mukhtarduale7701
      @mukhtarduale7701 3 หลายเดือนก่อน +1

      farriid baadtahee dedaal try yoyr best!

  • @Dagenhabi12121
    @Dagenhabi12121 4 หลายเดือนก่อน +11

    Aqli aqoon qurux magac iyo waliba ganacsi hurumaray fikarad wanaagsan intab inantaasi way leedahay manshlah tabaarka raxmaan alle hakuu barkeeyo

  • @user-ub8xg6rk8u
    @user-ub8xg6rk8u 4 หลายเดือนก่อน +7

    Maaaaasha allah Caqliga io Cimriga hakuu barajeeyo wllshey cawo Abdulahi Cukuse run ahaantii wxn ku qiyaaasi karoh ma aqaano allah haku sharfo walal ❤❤❤

  • @abdirahmandhargiye5525
    @abdirahmandhargiye5525 4 หลายเดือนก่อน +9

    Caqliga , kartida , daddaalka , fikirka wanagsan , hadal wanaagu waa wax ilaahay bixiyo wayna leedahay waxaan rajeynayaa in ilaahay sare u qaado halka ay jogto meel ka sareysa uu geeyo. Aniga oo Nin ah waxaaa isoo jiitey hadal wanageeda iyo qalbi wanaageeda❤ Cawo Cukuse❤

  • @Barwaaqocali-zv7rn
    @Barwaaqocali-zv7rn 4 หลายเดือนก่อน +20

    Inantan wlhi intan ku qisay farta cided oo kibir kuma jiro waa waxy uu wada jecladen dadku❤

  • @khadarhassan882
    @khadarhassan882 4 หลายเดือนก่อน +16

    Dadka somalida waxba ka qaldan inanta waa amaanteene Maasha Allah dhaha oi hadalkiina raaciya kalmada maasha Allah

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni 4 หลายเดือนก่อน +33

    Ala gabadhan saa u rapay in la waraysto hal video uun baan ka arkay ilaa hada waan ku celceshtaa qurux iyo karti buu alle siyay M.allah qaybta waad nagu soo yaraysay 2saacbaan rabnay codkedaba ku deeqaya❤

    • @abdirihmanmohamudyusuf
      @abdirihmanmohamudyusuf 4 หลายเดือนก่อน

      30th qurux mexee taree😂

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 4 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@abdirihmanmohamudyusufcarbal hel watase melahasad duuf weyntahaye😂

    • @Asli256
      @Asli256 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@abdirihmanmohamudyusufadu wax bal qabso before 30

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 4 หลายเดือนก่อน

      Qofkasta reply Buu ugalayaa sidii qof ka xanaaqsan gabarta hadalkeeda 😂😂😂😂​@@Asli256

  • @rayanilyas4156
    @rayanilyas4156 4 หลายเดือนก่อน +3

    MazhallaH MazhallaH gabadh karti codkarnimo Farxad dhiiranaan Furfurnaan alle ku xidhaanaasho jacyl ay dadkeeda jeceshahay iyo wx walba isku darsatybweeyi wllhi ani ahaanty 100% fikirkaaga aad baan ula dhacy MazhallaH wll guulysi meel walba ood joogto Anina wadadaada ayn soo qaadi doonaa inzhaallaaH ❤❤❤❤❤❤

  • @farahsalaam1689
    @farahsalaam1689 4 หลายเดือนก่อน +8

    Walaahi muqaal waxtarkiisa iyo xiisihiisaba wata ayuu ahaa Allahuma bareek walaashay cawo ilahay hakaa abaal mariyo sidoo kale Idinkuna ku mahadsanidiin sida fican eed noogu soo xushen shakhsi muhiim ah 🤍

  • @ishwaaqdheemanhusein1025
    @ishwaaqdheemanhusein1025 4 หลายเดือนก่อน +62

    Waligay 55daqiiqo xidhiidha waxma dhageysan mana daawan gabadhan hadlkeedu sida faleenbadu iigu socda Manshallh illhay haku maamuso ❤

  • @theworldnature8508
    @theworldnature8508 4 หลายเดือนก่อน +21

    AWO CUKUSE WAA DADKA TIRADDA YAR EE PPOSITIVE THINKERKA AHAAA KEEP UP

  • @hamdamandek
    @hamdamandek 4 หลายเดือนก่อน +9

    Caqligeeda iyo kartideeda xitta fariidnimadeeda waa ii role model illahay ha ku maamuso quruxdeydiyeey❤❤

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 4 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhani Waa best dhinac walba alle ha barakeeyee❤

  • @AyaanAyaan-il4ow
    @AyaanAyaan-il4ow 4 หลายเดือนก่อน +4

    Aduunka waxa ujeclahy qofka taladisa ig bilaba ilahy isku xir guuleyso abyo❤

  • @abdirahmandhargiye5525
    @abdirahmandhargiye5525 4 หลายเดือนก่อน +4

    Haa waa runtaa Abdikarim waan rajeyninaa inaa marar kale soo casuumto sababta oo ah wax badan oo faaido ah ayey ka hadashey soo casuum marar kale mahadsanid❤

  • @Saara12p0tr
    @Saara12p0tr 4 หลายเดือนก่อน +1

    المرأة العاقلة الواعية الجميلة الواثقة بنفسها تقدر تتغير مجتمع كامل بحياتي ما سمعت بودكاست صومالي الا ذا البودكاست سمعته واستمعته وحسبت انها تكلمت ٥ دقايق بس

  • @user-kf3tr4hy8i
    @user-kf3tr4hy8i 4 หลายเดือนก่อน +13

    Gabar majur aqliyan qangara maskaxiyan bad qabta misaman Nolosha wax kuso kordhinesa ❤❤💯🎉🎉

  • @HiboMaxamuud-gt6en
    @HiboMaxamuud-gt6en 4 หลายเดือนก่อน +6

    Walahi waxaa ahey 17 jir marki aan dhageystay podcast ♥ waxan noqday 23 aqli ahaan alle hakuu barakeyo maskaxda walashey cawo cukuse❤iyo dhaman ream ardaa media

  • @user-tj9te6zn1o
    @user-tj9te6zn1o 4 หลายเดือนก่อน +5

    Fariid weyaan gabadhani Alle ha barkeeyo ganacsigeedana Alle haka yeelo kii meel sare gaadha Mnsha Allah ❤

  • @zamiirayaasin5846
    @zamiirayaasin5846 4 หลายเดือนก่อน +7

    Quruxdii +jacaylkii +kalgacalkii+ sharafkii +Omg my best fav Awo Abdilaahi mohamed dahir cukuse nolo qiimo badan ku noolow qalpi❤👑

  • @xikmatzoor.486
    @xikmatzoor.486 4 หลายเดือนก่อน +4

    Mocha Allah karti badan Awo cukuse farxad iyo guulo badan kuu rajaynaynaa wllo.✨️❤

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 4 หลายเดือนก่อน +7

    Cawow gacalo mahadsanid❤
    Xamda xuseen qalbadaan ku hayaay ineey kasoo baxdo ood sheegto inaan sugayaay aad moodaa.
    Guulesta dhammantiin walaalo❤

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 4 หลายเดือนก่อน

      Aman isku mazkax nahay qaaabkay u hadlaysaan ka fahmay inay tahay inan dadka sharafta leh dhagaysata

  • @Khadramubarak455-fe9ox
    @Khadramubarak455-fe9ox 4 หลายเดือนก่อน +15

    Gabadhan aad ban uga helay wllhi mansha allah ❤
    Alle ganacsigaaga alle hakuu guuleeyo

  • @siciidduale8072
    @siciidduale8072 4 หลายเดือนก่อน +1

    Best1 Podcast Somali. 😮

  • @user-bi6jq2kc8w
    @user-bi6jq2kc8w 4 หลายเดือนก่อน +66

    Cawo waa ro model kyga wlhy wan jecelhu❤

  • @muhacaday8806
    @muhacaday8806 4 หลายเดือนก่อน +12

    Awo akuse waa qof karti leh huuno alle ha noo kaadaayo ❤❤❤

  • @zulthaancimraan6961
    @zulthaancimraan6961 4 หลายเดือนก่อน +5

    inantani waa inan aad ukarti badan; aqoon ahaana dhinaca diinta iyo maadigaba way dhisan tahay wajigeeda soo jiidashada leh iyo hadaladeeda posotive ka ah waxay qofka ka dhigasa mid jawi xasilan galaya dadkan wax waraystana waxan leeyahay bulshada dadka sidan oo kale wax tarka uleh soo badiya si ay dadku wax uga faa idan marar kale oo badan inaad noso casuuntid ayaan aad uxisaynayna inshalah

  • @Unique_girl77
    @Unique_girl77 4 หลายเดือนก่อน +5

    Mashalaah saacdaa videogaas socday wwallhi waqtiga ma dareemin cawo wa insaan aftahana oo wax kasta qalbiga uga hadasha ilahay ha kuu sakhiro wax walba nolosha💕

  • @axlaamaxlaamxuseen5592
    @axlaamaxlaamxuseen5592 4 หลายเดือนก่อน +9

    Cawo Wn jecelahy waa gabadh karti badan oo qlpi nadiifa horumar balaadhan gaadh Xppti❤

  • @subeiahmohammed9534
    @subeiahmohammed9534 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah waa gabadh caqli badan .....waan wada jecelnahay Anas Bukhash qof walboo Caqli la saaxiiba ayaa jecel.

  • @hudaomer7296
    @hudaomer7296 4 หลายเดือนก่อน +3

    Iyada iyo ninta hamda hussein ee ay sheegayso waa laba hablood oo noloshayda aad iyo aad samayn ugu leh hadaan sida iska sii bedelana labadooda ayaan na danbeeya inan is bedelo ilove u so much labadiina ilaahy ha idin xiftiyo❤

  • @nabiilahiis2107
    @nabiilahiis2107 4 หลายเดือนก่อน +5

    Waa waraysi kugu soconayaa sidaa faleemada mahadsanid wllo cawo cukuse

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cawo waa mahadsan tahay. Codkarnimada waxaan oran karaa waxa ay ka raacday Aabbaheed Cabdullaahi Cukuse, Cukuse waa dadka aadka u hadli og, isagoo deggan oo hadalka aan boobsiineyn misana erayada kala xulanaya, ujeedkiisa oo kaftan leh, hadli ogaan lehna dadku iyagoo u heellan ay halhaleel u dhegaystaan. Alle ha barakeeyo inantaas fariidda ah.

  • @user-xr2xm6xt4t
    @user-xr2xm6xt4t 4 หลายเดือนก่อน +2

    So badiya wll dadka xigmadu ka buxdo wax. Badan ka faiidaynayee❤

  • @asmaCraxmaan-hj3ys
    @asmaCraxmaan-hj3ys 4 หลายเดือนก่อน +1

    Monzha allh alle ganacsiga haku barekeeyo wlshy mcnyy rolmedol bay ithy runtii🎉

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah si cajiib ba ula dhacay hadalkada iyo Hab fakirkada wacan Thank you so much Cawo Cakuse Raxmanka haku karemeyo Labada Daarood guulso ❤

  • @SHARMA_1015
    @SHARMA_1015 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ilahay iyo inanta ka sokow waxa mahad iska leh dhalinyarada arda media ii gadhwadeenka ka yahay wiilkan congratulations 🎉 dhamantiin ❤

  • @farhiaabdullahi5759
    @farhiaabdullahi5759 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah caqliga alle hakuu siyaadiyo cirmriga cibaada iyo caafimadkane hakuu siyaadiyo
    Ganacsigane alle hakuu barakeyo mahadsanid walal ❤

  • @nimcocabdirisaaq2792
    @nimcocabdirisaaq2792 7 วันที่ผ่านมา

    M.a guuleyso sxp ❤finaly I am happy❤❤❤❤

  • @guuleedgalo6137
    @guuleedgalo6137 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha alah qof shaqsiyada wanaagsan leh alle ha ku maamuuso ale ha ku garab galo wllo

  • @hamdamuxumed34
    @hamdamuxumed34 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadh quruxbdan oo aqli wanagsan allah siyy ayad tahay runtii adna wn ugu faraxsanahay inay bulshadena kamid tahay m allah tabarakar raxmaan allah haku brkeyo angna allah hadafkena ana garsiyo ❤

  • @fardusjama3602
    @fardusjama3602 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa first day aan dhaystay podcast somali ku baxaya saaid uga helay cawo Msha allh Uma malaynayo qof ka aftahansan in channel kan lagu waraystay insha allh in laso celiyana wan rajaynaya

  • @salahnaaleye7554
    @salahnaaleye7554 หลายเดือนก่อน

    I’m glad to see such beautiful young talented girl, Smart, cheerful lady, passionate entrepreneur and optimistic person. I really appreciate her hard working, advice and confident attitude. I wish her the beautiful life and happiness.
    Ardaa Media. Than you for you sharing this valuable content, meaningful information.

  • @hamdamohmoud5649
    @hamdamohmoud5649 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah tabaarka allaha allahyow hablaha iyada oo kale ha noo badi ❤❤❤

  • @hodanladan4248
    @hodanladan4248 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh quruxey waa sida nafa tadee qimee waa daloo wangasan iyo qof wangaan xuloo wan ka qabaa

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah 4 หลายเดือนก่อน +1

    Awo cukuse masha allah gabadh qali badan dhan walba ka dhisan aqoon ahaan iyo diin ahaanba
    Waan ku raacsaney in ay gabdhuhu 23 oo ay hooyo ku noqon karto,marka aynu maanta bulshadeena u fiirsano hablaha 23ka wada yar kala badh waa carmal midkasta mid ama labo ayay haysataa ama mid , maxkamadaha hadii aynu u fiirsano wxa kugu badan ee imanaya waa hablo wada yar yar oo ninkii ay guurstey caanihii iyo kiradii keen looga baryayo
    Waxa ugu badan ee furiinka inagu keenaya waa is fahan la aanta lamanaha iyag oo aaney mental and anatomical ahaan diyaar u ahayn in ay guursadan,

  • @werdaahmed3834
    @werdaahmed3834 4 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah Allah ha barakeeyo cawo waxay ledahy shaqsiyad xariirah oo jecel isbadalka iyo huru markaba love you wllo 🫶😘

  • @safiyocabdiqadir
    @safiyocabdiqadir 22 วันที่ผ่านมา

    Caawo Abdullah Mohamed Daahir cuku waxaan dhageysta warayesiga la qadey 2024/08/14 wn bogaadiye ❤

  • @ikraanfarah3789
    @ikraanfarah3789 4 หลายเดือนก่อน +2

    Cawa love wlhi xoog baan u jacalahay inaantaas waa qof qalbi wacan ❤❤❤ waxaan rajenaa inaan la gulmo jacayl aan u qabo leee❤❤❤

  • @maxamuudsiciid6974
    @maxamuudsiciid6974 2 หลายเดือนก่อน

    Cawo oo kale inaan ku arko hablaha somaliyed waan ku faraxsana hay🥰👍👍👍👍👍

  • @habibahassan4000
    @habibahassan4000 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah she is beautiful + intelligence + confidence lady and she has great personality. Mashaallah keep going abaayo. ❤❤❤.

  • @esmajidible94
    @esmajidible94 วันที่ผ่านมา

    Maalin ban so fadhiisan halkn insha allah

  • @amalfarax4770
    @amalfarax4770 4 หลายเดือนก่อน +1

    I xtiraamkeedo kaliya wlhi wax loo dhigo jirin mnsha allah

  • @hodanbilan7489
    @hodanbilan7489 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha barakeeyo waan ubogay gabadhan MaashaaAllah caqli,diin iyo Akhlaaq bay iskudarsatay fariidyar Allaha kuxafido sister❤

  • @abdiazizmurttimal5443
    @abdiazizmurttimal5443 4 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allah habluhu hadii ay sidan u wada noqdan dad dhan waliba ka dhisan runtii iyaga isku filan oo cid kale uma bahanan donan oo ilahay ahayen god bless you

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 4 หลายเดือนก่อน

    masha Allah tabarakllah karti,fariidnimo iyo qurux Alle waku karameyey awo Guulo bdn nolosha ka gaadh hno🥰

  • @eregshugri8823
    @eregshugri8823 4 หลายเดือนก่อน +2

    Shaqsiyan Maanta ka hor ma dhageysan ama Ma daawan fariin PODCAST ah .
    Qodobo Muhiima oo nolosha ah bay ka hadashay wxaana suurto galinaya , Waayo aragnimada iyo Akhrinta Buug nolosha ,mustaqbalka , ganacsiga etc.
    Awo Cukuse hore u soco wlo .

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 4 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much Cawa Cukuse sharaf iyo karaamo bad leedahay walalo labada daarood guulso ❤

  • @hasmah8018
    @hasmah8018 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah qof dhagta iyo ishaba uroon alhamdullilaah ilaahi siiyay labadaaba. Hore usoco cawo magacaagaad nasiibka kala mid noqotee

  • @mostaphedahir4013
    @mostaphedahir4013 4 หลายเดือนก่อน

    Entrepreneur, talanted and humble girl,👏
    May Allah bless her business.

  • @suhuurmohamed1053
    @suhuurmohamed1053 4 หลายเดือนก่อน +2

    Very sweet topic mashallah

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allaah inantan waa qof humble ah daacad ah karti leh nafteeda waxay la jeceshay ayay dadka Kalena la Rabtaa

  • @ansalabdikadir5889
    @ansalabdikadir5889 4 หลายเดือนก่อน +3

    The role model Awe cukuse❤❤ qalpi keep going ❤

  • @asmaabdulkadir2003
    @asmaabdulkadir2003 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan waan jeclahay ilaahay ha barakeeyo yada iyo ganacsigeedaba❤❤❤❤

  • @naciimaawale9398
    @naciimaawale9398 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waxa tahay inan qaaliya ❤😢ilahay wax kasta ood tabayso haku siiyo wllo mcn ❤❤❤❤❤❤❤

  • @WardaKhadar-yh4ht
    @WardaKhadar-yh4ht 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaaah alle cimriga iyo cibaadada iyo xoogaba hakuu barakeeyo walaashey 💯

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah qof illahay hadalkisa markasta xususan Addun iyo aakhiro u guuleysa❤

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 หลายเดือนก่อน

    Waa kaa qaliga wacan ❤❤❤salaan gobeed asxaabta qaali ah. Dhigaa ugu sharaf badnow walalo qaali ❤❤somaliland guul ku waara

  • @user-lp8fk6iw9d
    @user-lp8fk6iw9d 4 หลายเดือนก่อน +1

    3sano ayaan inantan ku xiranahay allahuma barik❤she was elegant gril❤

  • @queenfoos8265
    @queenfoos8265 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qurux badaney muuqaaga iyo maqalkaagaba waa inoo sharaf ❤

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 4 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah cawo quruxey ilahay haku xafido sidan abaha utageri jiray ayan ku tagera waxad tahay fariiid karti qurux iyo caqliba lej❤❤❤❤❤❤

  • @nimam7846
    @nimam7846 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Cawo sheekoyinka ama wax sheegi da way ku ficantahay.

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i 4 หลายเดือนก่อน

    marka hore wan kaga mahadcelinya sidad nagu soo doortay awo inaad barnaamij ka samayso ood naso gudbiso waa qof mudan in lagu daydo oo bulshada ama hablaha aan isku jiilka nahay ee dhalinyarda wax badan ka fa,aiida karaan runtii i like her confidence she's so beautiful and so kind allhuma bariik i love you sister jacayl badan ayan hawda kuso marinya sido kale wan jecelahy qabkaad u fikirto ama uso gudbiso fikrida wangsan guulayso wanan jecelan laha in baraamij kale naso samayso haddi wakhtigu ku saamaxo thanks ❤

  • @sahradegan2200
    @sahradegan2200 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha alah mansha alah mansha alah
    Walaal qaliya cawo cukuse ale haku sharfoo haku karameeyo
    Mahadsanid wlshy waxbadanbaad noo faa iidaysay ale hakaa abaaliyo
    Tiim ardaaa uu ugu horeeyo
    Abdikariin dhamaaantiiin waaa mahadsantiin sidaa marwalba qofka maskaxdayada ku jira u sooo casuuntaan waan idiinka mahad celinaynaaa marlabaad cawo noo soo celiya waaa codsi

  • @kiinali5994
    @kiinali5994 4 หลายเดือนก่อน +4

    Goor uu barnamijki dhamadey ma aqaan sidaan dhagta usii raaracinaye😊😊cawo hormud bad ino tahy❤

  • @user-vk2iz9gi9r
    @user-vk2iz9gi9r 4 หลายเดือนก่อน +3

    Cawo waa gabadh caqli badan oo harti badan maashalaha❤❤😊🎉

  • @MOHAMED.OMAR.45_
    @MOHAMED.OMAR.45_ 4 หลายเดือนก่อน +9

    Si wanagsan oo xeeel dheer Bay u hadashay wa sidii lo baahna qofka lagu dayan karo dhanka wanaga wax qabadka

  • @hipaakahmet2804
    @hipaakahmet2804 4 หลายเดือนก่อน +1

    First gpdh oo somali ah oo roll model ii noqoty 🥰❤💯

  • @BintuIsmaciil
    @BintuIsmaciil 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤mansha Allah wa inan karti badan o caqli wanagsan

  • @hiboomar2469
    @hiboomar2469 4 หลายเดือนก่อน

    Masha alh so smart and gorgeous ❤ may bless her and protect her go forward sister

  • @mohamedjimale7640
    @mohamedjimale7640 4 หลายเดือนก่อน

    Bismilaah Mansha Allah. Cawo Cabdilahi, waa Muunad dhan walba ah. Allah ha barakeeyo.

  • @hibamohammed9944
    @hibamohammed9944 4 หลายเดือนก่อน +6

    Cawo qurux baddan waa fariidnimadii oo qofa❤❤

  • @user-nh9lm9hy1n
    @user-nh9lm9hy1n 4 หลายเดือนก่อน +10

    Cabdikariin ek the big legend

  • @user-xr1hp4pi1f
    @user-xr1hp4pi1f 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maansh'allah Allahuma barik cawo ilaahay haku barakeeyo❤

  • @Kamermohamed343
    @Kamermohamed343 4 หลายเดือนก่อน +5

    تخيلو استوعبت اني شاهدت المقطع اربع مراات مره لطيفة البنت وتعجبني طريقة حكيها وكمان عجبتني انها اختارت رجل قدوة لكتير ناس انس بوخاش ❤ 😊 ماني ندمانه اني حضرت هذه البودكاست وكانت اول مره اخلص بودكاست صومالي شكراً يا عو ننحنا ممتنين بوجودك❤

  • @zaedismacil5684
    @zaedismacil5684 4 หลายเดือนก่อน

    Macha allh Hablaha soomaliyeed allow noo xafid awo cukuse waa inan ku dayasho mudan. Runtii

  • @user-pg3lo3pv3t
    @user-pg3lo3pv3t 4 หลายเดือนก่อน +2

    300 iyo dheeraad shaqsi oo waaangsan baa iiga soo horeeyy meeshan inay uga faaloodaan Muuqaal kan quruxda badan dhamaantoodna waa wada amaan iyo hadal wanagsan in intaas oo dad ahi ay sidaa qof hal mar u wada aamaanaan maaha wax sahlan waana waxaan ku aragna walaashey Cawo Cakuse sidoo iyo si ka xoogbadnba anna waxaa qirayaa muuqaal kan markii kor laga arko loo maleeyo inuu dheer yahay balse marka gudaha loo galo kaba yadh 5ta daqiiqo macnaha ku duugan awgii wax badan oo anan halakn kusoo koobi karin baan ka faaiday Mahad balaadhani hakaa gaadho abaayo adna gaadh dhamaan yoolalka inshallh ♥.

    • @HamdaOmer-xv7vw
      @HamdaOmer-xv7vw 4 หลายเดือนก่อน

      Nasrinti film ka xoogbay igu eegtay😊

  • @nimcomohamed9857
    @nimcomohamed9857 4 หลายเดือนก่อน

    Maanshaalah aqoon iyo caqli iyo qurux ,diin Alle haku xifdiyo❤

  • @user-hf1in5wo1k
    @user-hf1in5wo1k 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qoftan yar wanaagsanaa masha allh tabaarakalaah

  • @umalkhairabdi682
    @umalkhairabdi682 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah cawo ku dayasho bay mudan tahay guulayso wll

  • @raaqiyamohamedgeele3321
    @raaqiyamohamedgeele3321 4 หลายเดือนก่อน +10

    Wlhi Hal mar Ma kala Jarin Kamana Daalin Daawashadiisa Barnaamij Aad U xiiso badan Buu Ahaa oo Naftayda Saameyn Wayn Ku YeezhaY Awo Wll adba u MhdsanTaHy taloyinkaga Faaidada Leh Ardaa media Ayaguna Way mhdsanYihIn Ilhy ha idinka AbaL mariyo DHMANTIIN❤

  • @Zalamfuad
    @Zalamfuad 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wa qof nolzha xaqiiqigeeda hyasa wxa badna an ka faidaysid horumar wcn wll ❤❤🎉

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 4 หลายเดือนก่อน

    Allahuma barik wlh she so well spoken

  • @habsaali8921
    @habsaali8921 4 หลายเดือนก่อน

    Wlhy nolashyda waa video gii ugu horeyey ee aan dhamaystay for my entire life xataa adds kii video skip ma dhihin ❤❤❤❤ and it is my first time aan dawado ardaa tv 📺 ❤❤ well done both of you awo iyo wiilkba mar kale noo soo casuuni cawo ❤

  • @fullsun1730
    @fullsun1730 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah dadka maskaxiyan iyo nafsiyan dhisan khibradna leh si degana u hadla ayad ku jirta walalo illahay haku xafido

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah gabar caqli usaaxiiba.
    23 baan ku guursatay aniga oo shaqeystay oo nin aad ugu baahan Allhamdulilah dhowr sano baanu isqabnaa " Guurku aniga ubaahan Allaah ragga badan baan dhalaye iidaayo❤

  • @naimojamal1870
    @naimojamal1870 4 หลายเดือนก่อน +6

    awo cukuse aad bn ujclhy aqoon khaasa uma lihi lkn dad kn social media ka bartay somalida wy iga duwn tahay i feel inay walashay thy ilahy wll cimri dheer hku siiyo iyo faraxad daaim ah