IIWAD SHEEKADA, HADANE IIWAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 202

  • @dahirolow3231
    @dahirolow3231 5 หลายเดือนก่อน +12

    Inta dhaawaneyso 2024 ismuujiye

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +4

    Riwaayad aad u mugweyn.. Allah ha idin naxariisto Jilayaal aad u Qiimo badnaa oo Qalbiyada dad badan boos wayn kuleh❤️

  • @DADNIMOMEDIA1
    @DADNIMOMEDIA1 4 ปีที่แล้ว +21

    Allah haunaxariisto cali hiraan and ilkacase😥😥😥😥😥😥😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪2020

  • @adelali4210
    @adelali4210 4 ปีที่แล้ว +20

    Alle Raxmadiisa Ha ka Waraabiyo Ragg Qiimo badan bay ahaayeen

  • @muxiyadiinxalane6302
    @muxiyadiinxalane6302 4 ปีที่แล้ว +8

    😁😁😁😁😁😁 ganjeelka gaduudan dheh baan kahelay ilow idiin naxariisto 2020✌✌halka aan jiifo south Africa

  • @MohamedAli-us1gc
    @MohamedAli-us1gc 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah unaxariisto Ali hiraaan iyo Ilkacase iyo marshaaale 2009 ayaaan Daawaday markii igu horey kow kow

  • @Armaan_addou
    @Armaan_addou 3 ปีที่แล้ว +5

    2021marka 10naad ayaan daawaday lkn ragi jilaayay riwaayada wey wada dhinteen 😥😥😥🤦‍♂️

  • @abdallamahrez3833
    @abdallamahrez3833 4 ปีที่แล้ว +12

    رحمه الله علي هيران و عبد

    • @sohoorsohoor4815
      @sohoorsohoor4815 4 ปีที่แล้ว +1

      @Abdallah Somali j BJ BJ jj BJ j BJ BJ j BJ BJ j BJ BJ BJ BJ BJ BJ BJ j BJ jj BJ jj BJ BJ BJ BJ j BJ BJ jjjj BJ j BJ BJ BJ BJ BJ j BJ BJ BJ BJ BJ j BJ BJ BJ j BJ jjj BJ BJ j BJ BJ BJ BJ j BJ BJ BJ BJ BJ j BJ j BJ j BJ j BJ BJ BJ jj BJ BJ BJ BJ BJ BJ BJ BJ BJ j BJ BJ BJ BJ BJ BJ BJ BJ j BJ BJ BJ BJ BJ jj BJ BJ BJ BJ j BJ BJ jj BJ BJ BJ BJ j BJ j BJ j BJ j BB

    • @mkchannel6483
      @mkchannel6483 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkkk like saara

    • @mohamedalia8822
      @mohamedalia8822 4 ปีที่แล้ว +1

      AAMIIN

  • @cabdiqani2705
    @cabdiqani2705 4 ปีที่แล้ว +3

    7 april 2020
    Wa haben ay nagawada hooseeyan
    Ilkacase
    Cali hiran
    Marshaale
    Aniisa yarey
    Alah ha unaxariisto 😥😭😭😭😭😭😭

    • @WekioWStudioOmarwekio
      @WekioWStudioOmarwekio 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiiin wlhi aduunka waa laga tagayaa hada ruwayadan dadka ku jira cidna kama noola waa iska xaal aduun

  • @abdullahiabud7823
    @abdullahiabud7823 3 ปีที่แล้ว +3

    Hada 2021 dawanesid👉❤️✋

  • @yusufmukhtar5364
    @yusufmukhtar5364 4 ปีที่แล้ว +5

    Allow u naxriiso
    Ilkcase iyo cali hiiraan
    Iyo jeyte
    Intoodaba wa kuwa aan fiirsado somalida❤🙏

  • @abdisamedfaysal1532
    @abdisamedfaysal1532 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inta 2024/5/29 Daawaneysa❤

  • @amiincabdirashiid7695
    @amiincabdirashiid7695 4 วันที่ผ่านมา +1

    21/August/2024 inta dawaneysa is muujiya😂

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 ปีที่แล้ว +3

    Allahaha ha unaxariisto Ali hiiran iyo Ilka case Allaha janatul fardowsa Allaha unaxariisto riwayad qosol badan bay dhigeen الله یرحمهم الله یرحم علی هیران و الكعسی اللهم ☝👏

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 4 ปีที่แล้ว +6

    Allaha ha u wada naxariisto, iyaga iyo Marshaale

  • @faaraxfabkeey5589
    @faaraxfabkeey5589 4 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi rowayadi igu horeysay waye labadanin waydhinten ilahay hau naxariisto janatulfardowsa ilahay hakawarabiyo talow gabadha manoshahay koow koow hadana koow iwad shekada wlhi riwayad xiiso leh ayay ahayd 🙏🙏🙏🙏

  • @yusufshaqo3591
    @yusufshaqo3591 4 ปีที่แล้ว +8

    magaceda Yusuf ali 2 /2/ 2020 Allah haunts xaristo ilkacase iyo cali hiran in badan ayn dawada

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 4 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH ALI HIRAAN IYO ILJA CASE ALLE HA U NAXARIISTO LAKIN WAXAY SHIR QOOLEEN MARSHAALE IN AL SHABAAB AY DILEEN

    • @abdihashi2310
      @abdihashi2310 4 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa cadaynaya inay shirqooleen ?

  • @mohammadalimohamoud6306
    @mohammadalimohamoud6306 4 ปีที่แล้ว +1

    1 Augusto 2020 Naxariis ayaan uga rajeynayaa Allah wey dhinteen kulligood

  • @Widhwidh2004
    @Widhwidh2004 4 ปีที่แล้ว +3

    Sir naageed lagama salgaadho alla mxaa rag badan oo qurbaha lacag kasoo daldala naagohoodii saas udhaqmaan Somalia kkk
    Cali hiraan iyo ilkacase alle haunaxariisto aamiin aamiin.

  • @nasramd9727
    @nasramd9727 5 ปีที่แล้ว +6

    AAlaya raxma ilkacase iyo ali xiran iyo mar shale niman cajib ee ayey ahayen

  • @jkaf2172
    @jkaf2172 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahow idiin naxariisto labadiina kow kow iiwad sheekada 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ckck1324
    @ckck1324 4 ปีที่แล้ว +7

    Ilkacase iyo Calihiran. Allaha u naxariisto.

  • @axmedcige5313
    @axmedcige5313 4 ปีที่แล้ว +7

    Allah hawnaxaristo

  • @drc.fataahxasilkey1556
    @drc.fataahxasilkey1556 4 ปีที่แล้ว +7

    Date
    10/02/2020
    Time
    9:56pm
    Haben nimo oo tahay
    Allah unaxriisto cali hiiran iyo ilkacase aamin aamin yaa rabi

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r 25 วันที่ผ่านมา +1

    Wa Kuu RoN Tahay GuriGaa Ku Jirto Ka Fogow.🤣🤣🤣🤣🤣

  • @salmansalahomar3188
    @salmansalahomar3188 4 ปีที่แล้ว +7

    Naxariis Jana Allaha siiyo

  • @mohamedhassan-vd6xd
    @mohamedhassan-vd6xd 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow u naxariiso macawista la sitaa i dishay walahy 2020 wali bahashaa ma.xiran

  • @Mohamedali-st3sl
    @Mohamedali-st3sl 4 ปีที่แล้ว +7

    Yaa Allah u naxariiso

  • @abdulkadermohammed2756
    @abdulkadermohammed2756 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilah ha uwada naxriisto janadul fardowso allah haka waraabiyo

    • @mohaahassan967
      @mohaahassan967 ปีที่แล้ว

      Walahi washakade igu xiisaha badneyd marwalib wafiirsada alha unaxariisto qabriga alha uwaasiciyo 😪 lakin cali xiraan dhimasho kumaugeynin

  • @abdirahmanxuseen
    @abdirahmanxuseen ปีที่แล้ว

    2023 dii baan daawanaynaa caadi maaha rawayada priceless Allehaunaxariisto dhamaan jilayaasha inta dhintay intaklena Alle khayr hasiiyo

  • @cabasaxmad8912
    @cabasaxmad8912 4 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhh kowkow kooow haye iiwad hadana iiwad sheekada ahaa toLoow gabadhu hada manoosha hay 2 nin waaba dhinteene alaha unaxariistee aaamiin yaa rabi

  • @user-fq9mv2cb9y
    @user-fq9mv2cb9y 5 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naxariisto

  • @denodrizofficiall3405
    @denodrizofficiall3405 4 ปีที่แล้ว +3

    Allah unaxaristo dhamanto

  • @libaaxmaakhiri1144
    @libaaxmaakhiri1144 5 หลายเดือนก่อน

    Allah yarxama 2024 ayaan daawanay bisha 3 bilowgeeda ❤

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 5 ปีที่แล้ว +7

    Allow idin naxariiso cali hiiran iyo ilkcase

  • @dekahashi5308
    @dekahashi5308 5 ปีที่แล้ว +5

    Alaha unaxariisto

  • @MustafeBarako
    @MustafeBarako 11 วันที่ผ่านมา

    15/8/2024
    Ayaa daawanaya

  • @cabdiraxmaancabdiraxman4822
    @cabdiraxmaancabdiraxman4822 4 ปีที่แล้ว +2

    sheekeeyin wax kale ah waaaye

  • @anwermohamed4685
    @anwermohamed4685 4 ปีที่แล้ว +2

    War waa anigi war waa anigi kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wllhi way iga qosliyeen Alle haunaxaysto

  • @bileali2003
    @bileali2003 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan jiranahy ee isbaar kklkkkk

  • @mahamedrayaale3502
    @mahamedrayaale3502 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha u naxariisto 3daba way dhinteen

  • @LastkingE
    @LastkingE 3 ปีที่แล้ว +1

    Cali hiiran atooraha bada liido abahiisa waye

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa Iska Adduun!

  • @mosalamuni6211
    @mosalamuni6211 4 ปีที่แล้ว +2

    Quruxi waa lacag😅😅😅
    Allow unaxariiso ilkacase iyo cali hiiraan

  • @samiiramiirka8010
    @samiiramiirka8010 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow unaxariiso sadaxdooda ba wey dhinteen 😓😓😓

  • @awkwarddrivingskills4133
    @awkwarddrivingskills4133 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta ruwayadan ku jirto oo Dan qof kama noola Allah yarxam dhamantod

  • @abdirahmanmohamud9713
    @abdirahmanmohamud9713 4 ปีที่แล้ว +6

    Kulahaa yaaaaa ileen qowlba malihideeee ilkacase allaha unaxariisto wllkena

  • @anwaryare3571
    @anwaryare3571 5 ปีที่แล้ว +8

    Funny funnier n funniest riwayad ever

  • @mohamedalia8822
    @mohamedalia8822 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto cali hiiraan iyo ilka case waa kahelay riwaayadan

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha u naxriizto dhamaan. Inta riwayada guri batwaaqo. Like

  • @hamzemohamed9288
    @hamzemohamed9288 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta aragtey guri barwaaqo iyo seydhiye iney ruwayadan soo cusbooneysiiyeen like isku mujiya 😂

  • @ahmedshireabbas9607
    @ahmedshireabbas9607 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninyahow nagtaan shekadeda wad kaheshaa kulahaa 😁😁😁🤣🤣🤣🤣

  • @WekioWStudioOmarwekio
    @WekioWStudioOmarwekio 4 ปีที่แล้ว +2

    #AnisaYareey ayadana maanta dhimatay allaha u naxariisto dhamaantood dad nagu qaaliya bay ahayen

  • @muhanadhassen6574
    @muhanadhassen6574 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha u raxmo Cali hiiraan iyo ilka case

  • @saciidaden2108
    @saciidaden2108 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla haw naxariisto yaarabi

  • @caliisxaaqgeesey8519
    @caliisxaaqgeesey8519 4 ปีที่แล้ว +6

    Dabaal ma ahan

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 4 ปีที่แล้ว +4

    eewad hadana ewad sheekada kkkkkk 1/20/2020

  • @ikraansharmarke476
    @ikraansharmarke476 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay haydiin naxariisto

  • @DrAbdinajiibAbdalletareey
    @DrAbdinajiibAbdalletareey 2 ปีที่แล้ว

    Waa 2022 ,ruwayadaan waa ruwayada ugu shactirada barneyd ee aay jilaan labada marxuum ilaheey ha u naxariistee.

  • @asadlionish
    @asadlionish 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto

  • @yusufabdi2358
    @yusufabdi2358 5 ปีที่แล้ว +6

    Qatar waye

  • @saciidaden2108
    @saciidaden2108 4 ปีที่แล้ว +3

    Iiwad sheekada alle haw naxariisto cali hiran iyo ilka case

  • @MohamedAli-mi6vo
    @MohamedAli-mi6vo 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto wey dhiteen mar hore

  • @kulmi1
    @kulmi1 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow unaxariiso

  • @LastkingE
    @LastkingE 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxristo dhaman wax nol makujiro

  • @sadaqisse6152
    @sadaqisse6152 2 หลายเดือนก่อน

    Allow idin Naxariiso

  • @faadumohenna6004
    @faadumohenna6004 3 ปีที่แล้ว +1

    Allhunaxariysto

  • @abdirahmanabdikadir7910
    @abdirahmanabdikadir7910 3 ปีที่แล้ว +1

    20/11/2020 WATCHING

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaha Uraxmado

  • @apdilahidelight4757
    @apdilahidelight4757 4 ปีที่แล้ว +4

    IiwaD zhekaDa 😄

  • @cubeydcabdirisaaq8267
    @cubeydcabdirisaaq8267 4 ปีที่แล้ว +4

    ILKACASE Allow kuu naxariiso maalintii 80,000 kun oo muran laheyn kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @yahyeosmaan3908
    @yahyeosmaan3908 ปีที่แล้ว

    2022 markii 20 aaad

  • @abdunasirabdihasan4384
    @abdunasirabdihasan4384 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto dhamaantoo
    28.07.2023 waa maalin caashuuro ah
    Hargaysa

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 3 ปีที่แล้ว +1

    08/08/2021
    At 4:54 A.M.
    Al-laah Ha U Naxariisto, Qabrigana
    Ha U Waasiciyo, Kitaabkoodana
    Midigta Haka Siiyo Dhamaantood;
    Cali Hiiraan, Cabdi Maxmuud
    Ilkacase, Anisa Yareey!

  • @xafsamaxamuud6788
    @xafsamaxamuud6788 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkk dabaall

  • @nuuramoaliim3623
    @nuuramoaliim3623 3 ปีที่แล้ว +1

    Intoobada alle ha unaxariisto

  • @cubeydcabdirisaaq8267
    @cubeydcabdirisaaq8267 4 ปีที่แล้ว +2

    CALI HIIRAAN Allow kuu naxariiso koow hadana koow

  • @calimaxamed198
    @calimaxamed198 2 ปีที่แล้ว

    Allaha unaxariisto

  • @faraxabdurahman1859
    @faraxabdurahman1859 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha unaxariisto

  • @ibnuaxmed6720
    @ibnuaxmed6720 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay how naxariisto labadoodaba

  • @housseinwaismahad2661
    @housseinwaismahad2661 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah unaxaniisto ilkaase iyo hassan hiran

    • @waberihassan7867
      @waberihassan7867 4 ปีที่แล้ว +1

      Houssein wais Mahad Amiin mey dhinteen

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 4 ปีที่แล้ว +1

      @@waberihassan7867 ilkacase iyo cali hiiraan alla ha unxariisto labadaba
      Ilkacase wuxuu dhintay 2012kii
      Halka cali hiiraanna uu dhintay 2014kii

    • @mohdahir1548
      @mohdahir1548 3 ปีที่แล้ว +1

      Anisa wey dhimty kuligood ilahy haunaxristo

  • @ustaadbashiir8076
    @ustaadbashiir8076 4 ปีที่แล้ว +4

    Inaad dibada ku soo waalatay ayaan ku mooday

  • @anwermohamed4685
    @anwermohamed4685 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle hau naxaristo dabaalku yuna igu Aqliyaysanin

  • @fatumaismail4889
    @fatumaismail4889 4 ปีที่แล้ว +3

    1/31/2020 ayaan fiirsanaayo kowkow iiwad sheekada kkkkkkkkkk sheeko kokwkow ladhaho miyaad kusobaratay

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hauwada naxariisto

  • @AhmedMohamed-ql2pk
    @AhmedMohamed-ql2pk 4 ปีที่แล้ว +3

    markastoo aad dhidido lacagta aniga igu halee

    • @barwaaqochannel5111
      @barwaaqochannel5111 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhh mar horaa lasoo dhigee hada isbuucaan maxad comennt uga soo dhiibatay

  • @moismail5334
    @moismail5334 ปีที่แล้ว

    goooIwad sheeka / 22;05

  • @fahamka_.
    @fahamka_. 6 วันที่ผ่านมา

    49:49 waana jiranahaye iska kay cafi😂😂😂 ilaahaw unaxriiso

  • @keefcadeey7768
    @keefcadeey7768 ปีที่แล้ว

    Habeen iyo maalin

  • @mariocrashiid5386
    @mariocrashiid5386 5 หลายเดือนก่อน

    2024 dwanoya😂😂😂

  • @subiyechannel.
    @subiyechannel. 6 หลายเดือนก่อน

    Yaa ila daawanaaya 27.2.2024.

  • @safaabuubakar9325
    @safaabuubakar9325 4 ปีที่แล้ว +3

    😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲💔💔

  • @saciidmohamedsaid6286
    @saciidmohamedsaid6286 6 หลายเดือนก่อน

    Wlhy taleefoon shiineeys ah oon
    1500 kasoo bixiyey ayaan Ku fiirsan jiray

  • @bileali2003
    @bileali2003 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta ugu qosolka badan waa 85.40 kkkkkkk

  • @mustaqimmuxudiin7772
    @mustaqimmuxudiin7772 2 ปีที่แล้ว

    Allh u wada naxaristo

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 4 ปีที่แล้ว +2

    Dabaalka yoona caqli igu yeelanin🤣🤣🤣

  • @mawlidfarah5778
    @mawlidfarah5778 3 ปีที่แล้ว +1

    2020.9.22

  • @fardowsaiimaan3351
    @fardowsaiimaan3351 ปีที่แล้ว

    23/11/2022ayaan markeeygii labaad fiirsanayaa alĺow idiin naxariiso dhamaantood

  • @nimcobashir314
    @nimcobashir314 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya hanoolaàto