@@Monicaa_ahmed gabadh gacma heedo kaliya muuqdan bad ku dhagan tahay uma jeedid miyaa kuwa qaawananta Tiktok la wareega mise qofka wanaagsan bad xumaan u raadisa
Ardaa waxaan talo ahaan u soo jeedin lahaa in barnaamijyada ay inoo soo gudbiyaan inay inooga dhigaan halqado sida (Part One Part Two) si aanu wakhti badan uga lumin daawadayaasha ku xidhan Ardaa Media. Mahadsanidiin.💌
Gawar illhey aqalaq iyo degnaan ku maneystey welina dheer diint lagu soo bar barshey hamada allh haku sharfo wlhi rool modal aye hablo bdn u thy allh noo wada xafido hablehenu somaliyed wlhi ku dayasho mudan thy hamada Anigu mogdisho ku hartey mar ay astan wareysi sineysey ayaan la jogey mar waliba boqorada uu iillhey clmi ku berey ✌👏
😂😂😂 Ardagu wa Jikada reer miyiga ama halka wax lagu karsado dayrka reer miyiguna waxa la yidha musmerto Geed ka la odana waxa la yidha waab faidaysi wacn sxp
Intaad afkaaga ka taqaan ayuun baad afkalena ka barataa. Sidoo kale intaad afkaaga ka taqaan ayuun baad fikiri kartaa. Ardaa waa meel kasto oo la waageero oo lagu kulmo ama dan lagu fushado sida marka hablaha loo fadhiisanayo waata layidhaa waa loo ardaa fadhiisanayaa.
Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌Hadal Afkaaga Kasoo Baxaa Waxaa Ugu Wangsan Saliga Xabiibkeena Mohamed)ﷺ:🕋🕌
Gabadhan ilahy wuxu siiyey qurux caqli garasho iyo degenan alle ha u siiyaadiyo❤
Masha allh
Mansha Allah Hamda hiiL hablood. Gabar quruxbadan gabar dagan gabar ixtiraambadan gabar dagan ❤❤ keep going wlshy Quruxeey
Asturnan+deganan+ixtiraam+ Qalbi wanaagsanan Hamda Hiil hableed waa astaantii Hablaheena Soomaliyed runtii❤🙏👑
Asturnaantu meeday gacmaheeda uma jeedid miyaa
@@Monicaa_ahmed gabadh gacma heedo kaliya muuqdan bad ku dhagan tahay uma jeedid miyaa kuwa qaawananta Tiktok la wareega mise qofka wanaagsan bad xumaan u raadisa
Gacmaheeda inta muuqato arwo ma ahan wllo😊
@@habooncabdiahmed3859 Waa runta balse dadkena qof aan ceeb lahayn ceeb u raadiya walal🙏
naagaha horta maxay hablaha asaagooda ah ee quruxda daganaanta iyo haybada leh uga hinasaan inanta daayo xaliimoyiin daalanbaa tihiine waa hablihii somaliyeed ee asalka ahaa inantaniye😊
Farax cid dhanta ma jirto masha allah somali's queen❤
Mnsha allah wll hamda hiil hableed ❤magacaa iyo muuqaba ha jiro❤
Masha alaha 💚 love her!! Smart and talented 😊
hamda Hiil maanta ayaan ogaaday inaad abwaan tahy🎉😊
Mansha allaah wll Hamda Hiil Hableed sharifi kor kaa ha ahaato 💌💌
Boqorad abwaanad xamda hiil hableed wax walba noo tahay hadaan dumar nahay❤
Hamda hiil hableed waa inaan degan oo akhlaaq iyo asturnaan badan gulayso sister
Masha allah xamda ilhabled waxy iskudar saday qurux daganan aqli alle ha ku xafido wllo❤
Hamda Hiil Hableed Abwaanadeyda Abaayo an jecelahay weeye❤
Masha Allah wllo❤xamda farxad kunoolow❤🎉
Ma sha alla hamda adaa media na wan salamaya ❤❤👍
Mansha allah waa gabar caaqilada oo wanagzan
M.a Hamda waa kuwata Queen ❤
Masha allaah Wllshy hamda hiil hableed Alle haku barakeeyo ❤
Ardaa waxaan talo ahaan u soo jeedin lahaa in barnaamijyada ay inoo soo gudbiyaan inay inooga dhigaan halqado sida (Part One Part Two) si aanu wakhti badan uga lumin daawadayaasha ku xidhan Ardaa Media. Mahadsanidiin.💌
Mncha,allh gabadh illahy qurux iyo aqlipa siiyey 😊❤
Maasha Allah
Hampalyo hambalyo abwaanad hamda HIILHABLEED&QAYS QAYSAR.
WELLCOM DUMASHI
❤❤
M.a ardaa media waxan idinka codsanayaa podcasts kan inad noo soo badisaan mahadsanidin🙏👍🤗
Waw masha allah queen nolow ad ayankugu fana alowkuxafid wlsheyda mcn❤❤🎉
Masha allah hamda hiil hapleed badha runtii mirti kudheehantahy keep going wllo
Mansha allaaah tabarika raxmaan Mansha allaah walalo qali hamda ilaahy haku barkeeyo qali dumar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Mnshalah Gabar aad u Deganwy hamda Hill hableed❤
Gawar illhey aqalaq iyo degnaan ku maneystey welina dheer diint lagu soo bar barshey hamada allh haku sharfo wlhi rool modal aye hablo bdn u thy allh noo wada xafido hablehenu somaliyed wlhi ku dayasho mudan thy hamada Anigu mogdisho ku hartey mar ay astan wareysi sineysey ayaan la jogey mar waliba boqorada uu iillhey clmi ku berey ✌👏
Masha allah hamda next lakulanka podcast wan ka filaa aniga ❤🎉
uma qalantid murigee yaa lagaa qurxoonana 🥺
War asc sxb ardaaa nio Island wadaa xanuun badane gorman ku imadaaa wll
Mashalha wlshy xamad hiilhabaled sharf kunolw❤❤❤❤❤
Mashallah wllshy hamda
War tani wa mar la arag😂 quruxduba fani nimo aya uraacday
HAMDA WAA GABAR USAAXIBA CAQLIGA❤WR girl🩸❤️🔥🐒
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hamda wax kudhibaa alle kumatusoo❤
Msha allah walashey alaha ku xifdiyo horayna usoco kulayahay
Hamda hiilhableed xaaskayga riyada❤❤😢
Masha alaah ❤❤❤
Macha Allah, waa gabadh dagan.
War hamda waa inlaga Soo agdhawaado war wuxu fariidsanaa 😂
What a lady❤
Mansha allh hamda hiil habeen guulayso aduun iyo aakhiraba wllo🥰
Masnsha allehaa❤
Quruxdii ooo qof ah
Igu saliya nabiga dadkii jeclaa mee
❤mashaallh wllshy xamda hiil hableed
Xamda waa rinjiile kawar haaya that was kind of funny 😂😂
😂😂😂 Ardagu wa Jikada reer miyiga ama halka wax lagu karsado dayrka reer miyiguna waxa la yidha musmerto Geed ka la odana waxa la yidha waab faidaysi wacn sxp
😂waab waa ka la hadhsado maalinkii.geedka la oodana waa ardaaa inta badan raga waaweyn ee martida ah ayaa lo ooda geedka
Mash Allah ❤❤
masha allah I like you speak❤
Hiil hableed❤
Queen guulayso abwaanad
Masha alaah
Congratulations qlbiyy❤❤
Hamda Heel Rageed😫🖤
Masha alh nasabeey❤🎉
Hanbalyo hanbalyo xamda quruxeey 😂❤
ما شا الله
Wow xamdaay Mashallah ❤
Masha allha
Hmblyo sstr❤
qoftan halaygu sooqabto ❤❤❤
Xamda hiil hableed axya gabadh
Wlhi inan nin la saxiibo wan jecelhy wanan jecelhy
Gabadhas iiguriya guys please
hamda dhaqanka soomaaliyeed baad meelkaga dhacdey wll dhar astura jidhkaaga astura qaado adoo raali ah waa iga nasteexo
M. Allah ❤
hiil rageed ❤
Is mujiya rer soomaliand 💚❤️🤍
Hambalyo Xamdaay👏
Intaad afkaaga ka taqaan ayuun baad afkalena ka barataa.
Sidoo kale intaad afkaaga ka taqaan ayuun baad fikiri kartaa.
Ardaa waa meel kasto oo la waageero oo lagu kulmo ama dan lagu fushado sida marka hablaha loo fadhiisanayo waata layidhaa waa loo ardaa fadhiisanayaa.
Xaqiiq wllhi Macalinka somali ga aya mar walba ino shegi jiray inta luqadada aad ka taqaanid aya luqad kale la baraneee
hormar wcn wllo
Masha allh
Waxa tahay wLLshay HaBaLaha hogankoDa❤
M.a walasha ardaa & hamda
Hablayo hablayo hablayo 🥰🥰
Wᴏᴡ 👸❤️
Qurux100/100
Dhaqankeda100/100
Lkn wll maxa kugu dhibay dresska ax wll intas bes ka dhiman😢❤
Dressing qaawan ba doonysaa sooomaha
Ismail C ubax baad iska dhigaysaa😂
Ardaa waa meesha dhariga lagu kariyo ma waa ardaa geel meesha aqal soomaliga ka horaysana waxa la yidhaa garab dhis wlow
QURUX BADANAAA ANI MIYAAA DHALAY
🫅HAMDA HIIL HABLOOD💎
QURUX IYO NAXARIIS
Nin marka la cel celiyo buu guur ku washaa 5 ha guursado hadii u rabo adiga fikirkaga wan kugu racay😂
M.a garsho badan
Zamii xamdayy 🇸🇴👸
InanTii HaBLaHa 🎉❤
Hamda Qof Waayo Arag Ah Oo Aqli io Karti Uu Alle Siiyay
Aarkaa waa meesha uu seexdo ninka xaafadu
Mashaallah
M.allah
Yaa salaaaam
Gabadhan xamda wa dumarki laga bixin jiray 100 gela iyo qorigi
M.a xamda hiil hableed
Farax weli ma harin
Hiil rageed
Hammbalyo
Hanyara inantu
❤❤❤❤❤❤
7:29 muxuu yidhi mise anaa si kale u fahmay Kkkk free dhaga hadalka waryaa jooji.
Maxad u fahantayna😂
@@guuleedmohamed dulleyste xaarkaaga iska walaaqo walalo kuma rabnee