Hadanad Qof Noloshisa wanag u Horsedi Karin ugu Yaran Culays Ha Ku Noqon| AADAN SAHAN| Episode5|​⁠

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 188

  • @yaskacade4350
    @yaskacade4350 7 หลายเดือนก่อน +73

    Taladi ugu wanagsaned qof walbo wuxuu u dadaalo ayuu helaya waana aayadaha quranka ka mid ah

    • @fatimabide749
      @fatimabide749 7 หลายเดือนก่อน +1

      Manshaallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ibnalba
    @Ibnalba 7 หลายเดือนก่อน +24

    Waxa aan kaga mahad celinayaa buugaagta aan nasiibka uyeeshay waxaa ka mid ah waan ku salaamay saaxib, Casariye iyo kuwa kale.

  • @abdirahmanmohamed6584
    @abdirahmanmohamed6584 7 หลายเดือนก่อน +24

    Prodcast ga Aadan waxaan kula talin lahaa in uu soo galo podcast ga dhagaysiga ee app ka ah ----Aad ban idiin salaamayaa.

  • @adj_1447
    @adj_1447 7 หลายเดือนก่อน +19

    Hore u soco shoodhe qurux iyo asturnaan bad isku darsatay m.a ❤

  • @user-kd9hn5mx9p
    @user-kd9hn5mx9p 7 หลายเดือนก่อน +21

    mashaa allah waa barnaamij aan waxa badan ka faaiday ano markii horeba ahaa team aadan sahan,,

  • @ju4965
    @ju4965 22 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah ❤

  • @mushtaqina
    @mushtaqina 7 หลายเดือนก่อน +5

    Aadan khadar ali "Aadan sahan" qof aan aad u taagero una jeclhy bugagtiisa iyo qoraaladiisaba ilhy haku sharfo ustaad koley ani maclinkeyga baan ku odhan karayaye ✍️💯

  • @sadiaali6858
    @sadiaali6858 7 หลายเดือนก่อน +15

    Mash allah waa Baranmuj aad u wanagsan waxaan Rajanyaa Inaad Marlabaad Adan Noo so celi Doonto Waana codsi.

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 7 หลายเดือนก่อน +12

    ❤ Masha Allah huuno ASLI keep forward 🎉...
    Ragga abuur ahaan, maskax ahaan sidaa u fahmada badan, noloshana sidaa u fahansan I like him walaahi guul baan kuu rajeynayaa ....

  • @mohammednur6169
    @mohammednur6169 7 หลายเดือนก่อน +7

    Masha Allah

  • @nafisaaaden3755
    @nafisaaaden3755 7 หลายเดือนก่อน +4

    Aaden khadar ali❤mclinkygii historygA♥️

  • @MuunaAbdillahiOmar
    @MuunaAbdillahiOmar หลายเดือนก่อน +2

    Mansh allaah

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 7 หลายเดือนก่อน +6

    MashaAllah Aadbaad umahadsantihin Aadan Sahan iyo Asli podcast 🎉

  • @nimcaawaale-ft2pz
    @nimcaawaale-ft2pz 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah wa barnamuj qimo badan noo so badi adan podcast ❤

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee 7 หลายเดือนก่อน +6

    Aadan sahan legendary man

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 7 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah

  • @saidabdulahiabshir6769
    @saidabdulahiabshir6769 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wow Ustaad Iyo shaqsi Aan aad ugu XirnaY Yaad Interview ka Qaaday aadan sahan❤🎉

  • @Engineerka_Fx
    @Engineerka_Fx 7 หลายเดือนก่อน +3

    Msha allah my sister Asli Aad bad u Mhadsanthy saad Barnaamijka quruxda badan Wax tarka leh Noogu so Gudbisay

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaadkeygi adan sahan❤ jasakalah

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mansh alah tabarka raxman mahadsanid qali

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah mahadsanid big legend ❤ Adan Sahan

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i 7 หลายเดือนก่อน +6

    Waanku salaamay ustaadkana sido kale ❤

  • @abdihashi6225
    @abdihashi6225 7 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid baayo

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid❤

  • @deeqjamadjd4108
    @deeqjamadjd4108 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waan u qaadan la'ahay macalin aadan sahan inaan interview ku arkayo aad baan wax badan uga faaiday macalinka

  • @AsmaMaxamuud-xz1nd
    @AsmaMaxamuud-xz1nd 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aadan sahan=xigmad talooyin keep going bro

  • @Maahir397
    @Maahir397 4 หลายเดือนก่อน +3

    Wxn rajaynaya buugasi inuu noqdo book ah the five language of love

  • @mohamedeik9965
    @mohamedeik9965 7 หลายเดือนก่อน +5

    Horta wlshyey TH-cam kaga waa bilow wan arkaa views badana mahelo san arkayo waxan lkn ku dhahaya fikirkan podcast yada ah waxaan ku dhihi lahaa waa fakir aad u wanagsan bulshadena somalida ah ku yar dadaal ayaan ku leyahy anagana bulshadada banu nahay wan kutageraysayna insha allah. Gulayso wlshyey

  • @Axmedzarqawi
    @Axmedzarqawi 7 หลายเดือนก่อน

    Su'aalaha qaar horay ayuu ooga soo jawaabay wllka.
    Mahadsanid asli

  • @EngArkad
    @EngArkad 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks noo soo badi wll

  • @zakibashiir8315
    @zakibashiir8315 7 หลายเดือนก่อน +2

    Legend aadan sahan ❤

  • @Abdallah_672
    @Abdallah_672 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah wiilkaas ad iyo ad ban ugu dambeeyay

  • @user-nq2wn2li7v
    @user-nq2wn2li7v 7 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks

  • @hamseyare4451
    @hamseyare4451 7 หลายเดือนก่อน +5

    Aadan Sahan alle ha sharfo.waxan ku xidhanahay janalkiisa.. 5.sano

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Aadan sahan waa waaya-arag.
    Waa lataliyaha dhallinyarada.

  • @xamdabarkhad8785
    @xamdabarkhad8785 7 หลายเดือนก่อน

    من شاء الله تبارك الله

  • @HasoDhexgelin-nw2eq
    @HasoDhexgelin-nw2eq 7 หลายเดือนก่อน +6

    Aadan .. podcasts kiisa nooso badi huno.
    Mahadsanid.

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wow mashallaha I was waiting this video ❤❤❤

  • @mahadcabdi7280
    @mahadcabdi7280 7 หลายเดือนก่อน

    Nin wayn ayaad soo qabatey mahadsanid apaayo ❤❤❤😊

  • @abdinursheikhomer9864
    @abdinursheikhomer9864 7 หลายเดือนก่อน

    Mnshallah

  • @cabdifataahxaajixubi1674
    @cabdifataahxaajixubi1674 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ustaad aadan nin aan waxbadan ka faaiday mhdsnd

  • @user-gb8zh1nw5n
    @user-gb8zh1nw5n 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha-allah.❤

  • @farxiyasaahid5284
    @farxiyasaahid5284 7 หลายเดือนก่อน

    Aqon yahan adaan sahan Alle haku sharfo wllo wax badan baan kaa faaidnay

  • @Oomar_channel1
    @Oomar_channel1 7 หลายเดือนก่อน

    Mnchallah wlhi wa podcasts iigu wanagsana eeen daawado wan kaaga mahad celinayaa ❤

  • @Kafiyaa
    @Kafiyaa 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adan dar illahay iskajclhy wllo Allah kubarakeyo wan kugu xiranay

  • @calidarus6243
    @calidarus6243 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wall Allah ha ku xafido

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad, muhiim

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 7 หลายเดือนก่อน

    Mash allalh waa nin wacan allalh ha barkeeyo

  • @naimaah78
    @naimaah78 7 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah ilahy haydin xifdiyo

  • @xagaltube6872
    @xagaltube6872 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaa alaah wall mahadsanidiin labadiinuba

  • @amiinwadani2969
    @amiinwadani2969 หลายเดือนก่อน

    Aden sahan legend aan dhageesto inta badan wana ku salamayaa

  • @Asadshow2.
    @Asadshow2. 7 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah #Asli podcast allaha ku barakeeyo adi Io chanelkaagaba
    #Adan khader cali halkaasan kaslaamaya waxan leyahay lasoohakhso buuga hno🤍

  • @canshuurxikmaawi
    @canshuurxikmaawi 7 หลายเดือนก่อน +4

    Hore u soco abyo

  • @MohamedMaame-tw6br
    @MohamedMaame-tw6br 7 หลายเดือนก่อน +5

    Taagere dadka istaahila❤🎉

  • @umalkhairmohamed7134
    @umalkhairmohamed7134 7 หลายเดือนก่อน

    I can't wait buuga jacalka❤

  • @carafaadaxmed7905
    @carafaadaxmed7905 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hore u soco wllo

  • @HUSSEINafdhiin
    @HUSSEINafdhiin 7 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsanthy wllo adi iyo adan sahan 🙏

  • @shabanhy5619
    @shabanhy5619 7 หลายเดือนก่อน

    Masha'Allah beryahan muuqaal kan aan ahayn ma dhamaysan.

  • @hamdajama6476
    @hamdajama6476 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid walal adiy0 aadan ba waanu idinka faa'idnay

  • @ApdiqaniMaxamed-tr9sf
    @ApdiqaniMaxamed-tr9sf 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mach allh

  • @calicraxmancalicraxman7115
    @calicraxmancalicraxman7115 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alaah wallshy❤❤❤❤❤

  • @siciidaxmedjamac3385
    @siciidaxmedjamac3385 7 หลายเดือนก่อน +1

    M.a hore usco wll
    Waa markii ugu horaysay aan kusoo booqda❤

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 7 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah

  • @weareone603
    @weareone603 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshalh asli big respect queen

  • @user-qt7po2fb6e
    @user-qt7po2fb6e 7 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah wllo

  • @zhiineozofficial8638
    @zhiineozofficial8638 7 หลายเดือนก่อน +10

    Aqoonyahan Aadan khadar cali🦁🔥💚🤍♥️

    • @___ozlo__4791
      @___ozlo__4791 7 หลายเดือนก่อน +1

      Wa cali maha Cilmi 😂

  • @Jamaal_Ahmed
    @Jamaal_Ahmed 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adan sahan ❤🎉

  • @weedh-cade2325
    @weedh-cade2325 7 หลายเดือนก่อน +3

    Oh! May would be long

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee 7 หลายเดือนก่อน +6

    Asliyey dadaalkaagaagaa wuu yaryahy daily vedio so gali

  • @hadayaayanle860
    @hadayaayanle860 7 หลายเดือนก่อน +1

    Macha allah qalideydii go forward

  • @safahomer.
    @safahomer. 7 หลายเดือนก่อน +6

    Waad ku mahadsantay maadaamood soo qabatay odayga😂❤️

  • @Juniorblackmamba
    @Juniorblackmamba 7 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkan wa ninka badbadiyay dabar goa luqada hooyo❤

  • @Naamir03
    @Naamir03 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aadan sahan❤

  • @apdipazidmohamed4093
    @apdipazidmohamed4093 7 หลายเดือนก่อน

    Manshalh garaaaad ka allle hakubbareekeyo

  • @user-rr2ff8us7t
    @user-rr2ff8us7t 7 หลายเดือนก่อน +2

    Aadaan sahan aqoonyahanka ❤❤❤

  • @bahjoalijamac9329
    @bahjoalijamac9329 หลายเดือนก่อน

    Mashllh guulyso baayo ❤hormuud baad noo thy

  • @waxgarad6646
    @waxgarad6646 7 หลายเดือนก่อน +4

    Waad mahad santihiiin labadiiniba❤

  • @nimcaawaale-ft2pz
    @nimcaawaale-ft2pz 7 หลายเดือนก่อน +1

    Horay u soco hno qali ❤❤❤

  • @British782
    @British782 7 หลายเดือนก่อน +1

    wiilkan waan dawada wlhy masha alh

  • @user-fn3uq9mg7s
    @user-fn3uq9mg7s หลายเดือนก่อน

    Aadan khadar cali adeer ilaahay haku xafido

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 7 หลายเดือนก่อน

    Asli Mowduuc loo bahnaa ayaad keentay nin weyna waasoo qabatay Horay walasheyda 🥰👏🏻

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa qof qiimo badan

  • @hodoadam7781
    @hodoadam7781 7 หลายเดือนก่อน +10

    Soomaalida umad maalaayacni jecel bay ubadatay walh iyo qashinka bal gbdhaan wax faaidada leh soo gudbinaysa fiiri subscriberkeeda ama dadka ku xiran
    Fiiri halka kuwo kale maalayacniga soo gudbiya xata million maryan.

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t 7 หลายเดือนก่อน

    Aadan sahan ❤🎉 aden khader cali

  • @Alqaasimi
    @Alqaasimi 7 หลายเดือนก่อน +4

    M.a asal

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso queen

  • @badrimustafa10
    @badrimustafa10 7 หลายเดือนก่อน +2

    Warbixin wangsan m.a

  • @siisey098
    @siisey098 7 หลายเดือนก่อน +3

    M.a nin qiimo badan

  • @Muhanat744
    @Muhanat744 7 หลายเดือนก่อน +1

    Waan kusalamay queen maanta ayan kuguso biiray❤

  • @hiigsomedia
    @hiigsomedia 7 หลายเดือนก่อน +4

    Aqoon yahan aadam ilaahay ha ku xiftiyo asli horumar fiican Ayan Ku rajaynayaa in Shaa Allah

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 7 หลายเดือนก่อน +1

    Aadan waad mahadsan tahay

  • @siciidduale8072
    @siciidduale8072 7 หลายเดือนก่อน

    Macalin❤

  • @apdiwahidabokor
    @apdiwahidabokor 7 หลายเดือนก่อน

    allah aku barakeyo 100/100 wallky

  • @maxamedsnuur9813
    @maxamedsnuur9813 7 หลายเดือนก่อน

    M.a good idea

  • @Omar_yasin07
    @Omar_yasin07 7 หลายเดือนก่อน +1

    Adan sahan

  • @fuadxasann
    @fuadxasann 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mshlaa walashy hory usoco

  • @aliliban45
    @aliliban45 7 หลายเดือนก่อน +17

    Every interesting podcast go head sis

  • @CimraanSiyaad
    @CimraanSiyaad 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi wn jeclahy inan podcast samayso lkn macalimiintydu wa idinka teacher ❤❤❤❤

  • @BarreMaxamuud-qm3ec
    @BarreMaxamuud-qm3ec 7 หลายเดือนก่อน

    m.a waa qof an si dagan u dhageysto aadan m.a ❤❤