ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xirfadaha Muhiimka ah oo ay tahay inaad baratid | Kusocota 15-30 jirka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ม.ค. 2020
  • Mowduuca Maanta
    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Xirfadaha Muhiimka ah oo ay tahay inaad baratid | Kusocota 15-30 jirka
    si aad u guul ggadho waxad ubaahantahay in aad la timaado ficil, si ficil wanaagsan waxtarna leh aaad ula timaado waxaad ubaahantahay inaad lahaato xirfado.
    muuqalkan waxaan kugula wadaagayaa xirfadaha ugu muhiimsan ee kaa caawinaaya in aad guul ka gaarto ganacsigaaga ( shaqadaada) ama waxbarashadaada.
    🔔 SUBSCRIBE dheh channelka Si aad uhesho muuqaalo midkan lamida:
    www.youtube.co...
    ❤ Hadii aad ka heshahy muuqalkan like Saar.
    🔴 Sidoo kale la wadaag asxabtaada.
    📩 waxaad nagala so xiriiri kartaa : macluumaadc@gmail.com
    ➡ Muuqalki ugu danbeye an so gelino:
    ⏸ Talooyin ku Aadan horumarinta nafsadada:
    • Sidee ku xifdin kartaa...
    ⏸ Macluumad ku saabsan meereyasha:
    • Daawo wad layaabi dont...
    💡 Muuqalada loogu raadinta badanyahy:
    ➡ Sidee ku Xifdin kartaa Cashiradada Si fudud:
    • Sidee ku xifdin kartaa...
    ➡ 7 dhaqan ee dadka Guulesta:
    • Sida ugu Fudud Ee Aad ...
    ➡ Ha sameyn Caadooyinka Subixii:
    • 5 WAXYAABOOD HA SAMEYN...
    ➡ sidee ku kasban kartaa qalbiga Ruux kale:
    • sidee kusoo jiidan kaa...
    Aaad U Mahadsantihiin Dhamaan Asxabta ku xeran #macluumaadchanel #macluumaad

ความคิดเห็น • 71

  • @MACLUUMAADCHANNEL
    @MACLUUMAADCHANNEL  4 ปีที่แล้ว +31

    Assalamu calaykum
    Asxaabta qiimaha badan waxan rajeynaya in cafimaadkiinu uu wacanyahy.
    Fadlam la wadaag muuqalka asxaabtada hana ilawin lile si ay dad badani u arkan oo ay uga faaidan.

    • @maxamedabshirmaxamed3020
      @maxamedabshirmaxamed3020 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid

    • @aaminocabdi3699
      @aaminocabdi3699 4 ปีที่แล้ว +1

      Jazaakumullaahu khayr ilaahay khayr ini sii

    • @abdirisaqahmed803
      @abdirisaqahmed803 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks pro keep going

    • @Yaasir_1
      @Yaasir_1 3 ปีที่แล้ว

      Asc wll magacaaga ma aqaano maku arkin weligay lkn si walaalnimo ah ayaan kuu jeclahay waxaan ku farxay waxyaabaha aad soo gudbiso oo waxtarka leh mahasanid

    • @Yaasir_1
      @Yaasir_1 3 ปีที่แล้ว

      Asc wll waxaan codsan lahaa inaad ka soo hadashid kulliyadaha ama faculties mahadsanid

  • @19-20-w7h
    @19-20-w7h 3 ปีที่แล้ว +6

    Xirfadahaan la how
    1:Hadal jeedinta🌻
    2:qorsheynta waqtigaaga
    3:xalinta dhibaatooyinka
    4:hogaaminta
    5:qorista
    6:wada Shaqeenta

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 3 ปีที่แล้ว +2

      Thanks you save my time💕

    • @19-20-w7h
      @19-20-w7h 3 ปีที่แล้ว

      @@ayanna_mx4613 U Welcome Sis♥

  • @moahhack8316
    @moahhack8316 2 ปีที่แล้ว

    Siduu ardaygu sifiican wax ugu akhristo habka ugu wanaagsan

  • @bulshaawixasan5747
    @bulshaawixasan5747 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid kun jeer

  • @hodanyuusuf5805
    @hodanyuusuf5805 2 ปีที่แล้ว

    شكرن لك

  • @asiamaxamed8919
    @asiamaxamed8919 4 ปีที่แล้ว +7

    Thank you my Brother waa casharo muhiiim ah nolosheena noo soo wad walaala ilaahay hanaga dhigo kuwaqaata keep going jasaakumullah khayr 👍👍🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

    • @MACLUUMAADCHANNEL
      @MACLUUMAADCHANNEL  4 ปีที่แล้ว

      Haduu Alle idmo wan sii wadi doonna, Lana sii wadaag umada aad la jceshahy si ay ayaguna uga faaidan i.a .

  • @moussaomar1421
    @moussaomar1421 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah thnks bro

  • @abdirhmanmohamed5069
    @abdirhmanmohamed5069 3 ปีที่แล้ว

    Keep going👷🏻‍♂️🦸🏾‍♂️🤴🏿❤

  • @abdallahassanabdallamohame5077
    @abdallahassanabdallamohame5077 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah hore usoco prda we are with u

  • @abdurrazzaqabdullahi7711
    @abdurrazzaqabdullahi7711 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah thank you brother

    • @xakoculay
      @xakoculay 4 ปีที่แล้ว

      ABDURRAZZAQ ABDULLAHI

  • @maxamediciid6554
    @maxamediciid6554 3 ปีที่แล้ว

    Thanks wll

  • @muniiralucky7735
    @muniiralucky7735 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh noo soobadi videon oo kle

  • @anascagweyne1848
    @anascagweyne1848 4 ปีที่แล้ว +2

    Wllh mahadsanid walal
    Lkn iskuday inaad tusaale nasiisid

  • @sahalofficial3669
    @sahalofficial3669 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan Kaa Faaidey Macalin Keep Going, Hor Mar Wanaagsan In Sha Allah.

  • @888ph3
    @888ph3 4 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib hore uu soco

  • @mahirsheikhabdirahman71
    @mahirsheikhabdirahman71 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa Qatar dhirgilinta manshllh

  • @yuusuf_buller
    @yuusuf_buller 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allh sxb keep going dhiirigaliyaha nolosha👌👌👌

  • @abdirhmanmohamed5069
    @abdirhmanmohamed5069 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah

  • @abdiali26
    @abdiali26 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal QORSHEYNTA WAQTIGA QAABKA UGU EE OO QORSHEEYO AMA LOO HAGAAJIYO WAX KA DIYAARI AYAAN KUU SOO JEEDIN LAHAA.

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah alleh kakubarkeeyo

  • @ibrahimsaid5121
    @ibrahimsaid5121 4 ปีที่แล้ว +1

    This vedio is amazing i like it

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 3 ปีที่แล้ว

    Wllo aad iyo aad baad umahedsanthy
    ILeHay kheyr haku siiiyo

  • @miskiabdiqafar8345
    @miskiabdiqafar8345 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllkey inta kahadashy

  • @garaaddheyman3192
    @garaaddheyman3192 3 ปีที่แล้ว

    Thank you waa kaafaiiday runtiii thnks

  • @bilecode8114
    @bilecode8114 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid sxb

  • @alkhaliifa910
    @alkhaliifa910 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @abdirahmanbahdoon9779
    @abdirahmanbahdoon9779 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh horey usco sxb

  • @abdiazizabdirahman904
    @abdiazizabdirahman904 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah jazakallah wll horay usoco 🙏🏻

  • @ubahhazzen9938
    @ubahhazzen9938 4 ปีที่แล้ว

    Thanks Maxamuud

  • @MohamedAli12612
    @MohamedAli12612 3 ปีที่แล้ว

    M.ah

  • @ahmednaasir7165
    @ahmednaasir7165 3 ปีที่แล้ว

    public speaking And leadership

  • @mohammedjaamac6846
    @mohammedjaamac6846 4 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah thank you wll

  • @nasrajaamac1981
    @nasrajaamac1981 3 ปีที่แล้ว

    Insha alah

  • @maymunacadey7500
    @maymunacadey7500 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah Wala aad baa umahadsantahay

  • @hudayfibinulyman155
    @hudayfibinulyman155 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll wxd noozoglizaa zida jadwal loo zmyzto jdwal waxbrzho
    Alle hku zharfo wll mcn huulyzo marwalipo inzha allah

  • @kalidsamiir3381
    @kalidsamiir3381 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll hormar ayaan ku rajeynayaa iyo hore socod wacan marwalba Alle haku garab qabto shaqo wacan iyo guul allow dhowr wllKeen aamiin aamiin

  • @hazzenfarah3068
    @hazzenfarah3068 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ahay mid qabigiisa markasta wax cusup soo maraan lkn aan soo jeedin karin wll markaa waxaan jecaal alaahaa sida hadalada loo soo jeediyo inaad ka hadash

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 4 ปีที่แล้ว

    Horay usoco wll mahadsanid waxbaa kaa faaiday

  • @Muxaadiro_Media
    @Muxaadiro_Media 3 ปีที่แล้ว

    Dhiirigaliye wll keep going

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 3 ปีที่แล้ว

    Thanks alot

  • @abdisalah1170
    @abdisalah1170 4 ปีที่แล้ว

    m.a thanks wll

  • @islamsomali2018
    @islamsomali2018 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay wllo iyo wiil somaliyed
    Waxan jeclahay inaad nala wadaagto barnaamij ku saabsan kalaoonida dhabta ah sida lagu gaadho

  • @hassannurhassan7924
    @hassannurhassan7924 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll nala wadaag xirfadah ku saabsan juquraafiga sida inuu qofku dalxiis sameeyo

  • @xasanmaxamed4454
    @xasanmaxamed4454 4 ปีที่แล้ว +1

    Mhdsnid wllo hore usoco

  • @xogmaalnews2144
    @xogmaalnews2144 3 ปีที่แล้ว +2

    Kasoo hadal sxb application nada wax laga baran karo si free ah waad mahadsantahay sxb qli

  • @OmarAbdulaziz1250
    @OmarAbdulaziz1250 4 ปีที่แล้ว +5

    wllo waxaad nala wadaagtaa sida loo qorsheeyo waqtigaaga si fiican mahadsanid wllo

    • @xersixaajixersixaaji2749
      @xersixaajixersixaaji2749 3 ปีที่แล้ว +2

      cabdi naasir waqtika adaa qorsheen Kara Sabab too ah adaa og wax a kuyaal

    • @OmarAbdulaziz1250
      @OmarAbdulaziz1250 3 ปีที่แล้ว

      sanad kahor bay aheyd ee kabax

    • @xersixaajixersixaaji2749
      @xersixaajixersixaaji2749 3 ปีที่แล้ว +1

      cabdirisaaq mahad sanid wll

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 3 ปีที่แล้ว +1

      @@OmarAbdulaziz1250 muxuu ka baxaa run buu kuu sheege كلمه طبيه صدقه🌚

  • @guhadali6703
    @guhadali6703 3 ปีที่แล้ว +1

    Qorista maanta ayaa wax kuqorabada buuug word ayaa Maanata lugu shaqeeya AMA laptop

  • @sufiyaankhaliif5402
    @sufiyaankhaliif5402 4 ปีที่แล้ว

    Horay usoco🔥

  • @akaphnanhd8368
    @akaphnanhd8368 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan kaheley luqad kalan ubadalaya barna mishkaga

  • @HASSANMOHAMED-gk1tg
    @HASSANMOHAMED-gk1tg 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @zaina4555
    @zaina4555 4 ปีที่แล้ว

    (Mahadsanid wll horey usoco :) suaal waa maxay nabad

  • @alimoussa9456
    @alimoussa9456 4 ปีที่แล้ว

    Marci mon frère

  • @Mohamudgaacir
    @Mohamudgaacir 4 ปีที่แล้ว +1

    sxb codka maxaa ku duubtaa

  • @xildhibaanismadhibe3731
    @xildhibaanismadhibe3731 3 ปีที่แล้ว

    xalinta khilaafaadka kasoo hadal walaal

  • @omaribra5006
    @omaribra5006 4 ปีที่แล้ว

    Wll meel aan kaalaso xiriiro iisheeg
    Number iireeb
    Fadln adomhdsn