Naagtii Ka Yaabsatay Dunida Misna Ugu Awooda badneyd Ee so marta Maafiyada Colombia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • Mowduuca Maanta
    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Naagtii Ka Yaabsatay Dunida Misna Ugu Awooda badneyd Ee so marta Maafiyasha Colombia
    Dumarka Maafiyada ah ee Ugu Arxanka Darnaa iyo Fool xumadii u Danbeysay
    muqalkan waxan kaga hadleyna qisada Griselda Blanco mid kamid ah dumarka ugu yaabka badan uguna arxanka daran ee soo mara Maafiyada Colombia, oo iyadu hab aan inaba caadi ahyn Ku gaartay Xilalka ugu sareeya Maafiyada.
    📩 waxaad nagala so xiriiri kartaa (sponsorships) : macluumaadc@gmail.com
    Nagula Saaxib:
    Facebook page: macluumaadchannel/
    Instagram: moxusein
    ---------------------------------------------------------------

ความคิดเห็น • 117

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 9 หลายเดือนก่อน +59

    Team Mafia jaceyl is mujiya ani cml tan somalia mey imatoh doli ayey noqon LaHayd 😭😂🖤

    • @cabdullahi2
      @cabdullahi2 9 หลายเดือนก่อน

      Allow ma ku qabato 😂

    • @Nimconuura12
      @Nimconuura12 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga 😂

    • @odaykaarto102
      @odaykaarto102 12 วันที่ผ่านมา

      Waa ikan 😂 dhaca banks ayay igu baxdaa 😊

  • @Ayo2e
    @Ayo2e 7 หลายเดือนก่อน

    Queen of south

  • @Naamir03
    @Naamir03 9 หลายเดือนก่อน +7

    Gabadh adag aye ahayd❤😂

  • @user-qm5eh4rq9x
    @user-qm5eh4rq9x 9 หลายเดือนก่อน

    Ku saliya nabi maxamed salalahu calayhi wasalam

  • @xasanruxaani7386
    @xasanruxaani7386 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp soo badi shekoyinka cartelada🥰🥰

  • @user-jl4oh3wy9q
    @user-jl4oh3wy9q 9 หลายเดือนก่อน +4

    qisooyinka hororka ama dilaa is qarinaya oo kle nooso badi danbi baadhayaal ayaan u dhownahe hhhh

  • @user-vp7fb4ty9b
    @user-vp7fb4ty9b 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah is one

  • @bushrabashiircabdi4453
    @bushrabashiircabdi4453 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cwa waa nooso hormarisay hbn dambana ku xiji legend❤

  • @michaelelias8264
    @michaelelias8264 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sifiican ayey ushaqeesay lkn waxay eheed mid iimaanka la'aan ah
    Baqiilna ah. Waxay eheed ......

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 9 หลายเดือนก่อน +8

    Sxb nagaha mafiyada noso badi waliba kuwii adunkàn somaray ila hada taliya jaw jaw ❤✋

    • @Aulihans3030
      @Aulihans3030 9 หลายเดือนก่อน

      Bawaye. Ar bilcana way

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
    @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib waaye wlhh
    Aduinkan

  • @AlishaCllahi-sx6nx
    @AlishaCllahi-sx6nx 9 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi maafiyoo yinka 👌 wallal 👍

  • @user-oe1gf7wz3f
    @user-oe1gf7wz3f 9 หลายเดือนก่อน +3

    Video yaasha mafiyada soobadi waa macaan codkaaga oo aan caajis lahayn❤

  • @user-tm4oz6ti5n
    @user-tm4oz6ti5n 9 หลายเดือนก่อน +3

    Anaa uhoreya wllky hory usoco ❤

  • @mascud3079
    @mascud3079 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxiib no soo badi siiba mafiyada Colombia iyo Mexico Codsi ban wataa dambi baaris na noo soo raaci

  • @abokorali1326
    @abokorali1326 9 หลายเดือนก่อน

    Mohamed Hussen noso badii zxp muqaladan

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp qaali Maxamed Xuseen waa mahadsan tahay ❤ muuqaldaa camal noo soo badi ❤

  • @saabircabdalla9350
    @saabircabdalla9350 8 หลายเดือนก่อน

    Mafiyada ka soo hadal

  • @user-fy4up8ex9k
    @user-fy4up8ex9k 9 หลายเดือนก่อน +22

    Ya isoracayo team ayan somali ka,as,asaney naa 😂

    • @HamseAnd
      @HamseAnd 9 หลายเดือนก่อน +1

      Diyaar ayaan ahaye ma samaynaa mavio awood badan ileen somalia dawlad adagi kama jirtee😂😂

    • @xalimacali6286
      @xalimacali6286 9 หลายเดือนก่อน

      Aniga ayaa 1 ka ah

    • @Bayaan447
      @Bayaan447 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂diyarba nahay hargaysa kuqaabil sanahy😂

    • @NasriinHussien
      @NasriinHussien 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@Bayaan447 ana gacan yare aan ku noqdo😂😂

    • @mohamedsaet3817
      @mohamedsaet3817 9 หลายเดือนก่อน

      🗣 FBI open the door 🔫

  • @user-cm3fh2bx1g
    @user-cm3fh2bx1g 9 หลายเดือนก่อน +1

    inladilomayAahayneeinAynolatoyAahad
    😢

  • @Maxamedsaciid-gp6yv
    @Maxamedsaciid-gp6yv 4 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @ZakariEFaaraH
    @ZakariEFaaraH 9 หลายเดือนก่อน

    Zxp soo badi Qisooyinka maafiyada Latinka

  • @user-tq8yo9qp5j
    @user-tq8yo9qp5j หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉

  • @baarcadbashiir8103
    @baarcadbashiir8103 9 หลายเดือนก่อน +1

    Flimka wan dawaday miss bela

  • @NuurccasisAhmedNuurccasisAhmed
    @NuurccasisAhmedNuurccasisAhmed 8 หลายเดือนก่อน

    Qofkiiwuxuuraba sameyowaxauulakulmaawaxuusan kufikirin❤

  • @user-mz1gu7mo9x
    @user-mz1gu7mo9x 9 หลายเดือนก่อน

    biG fan pro zo badi kuwanoo kLe✌️

  • @RaxmaXasan-m1b
    @RaxmaXasan-m1b 9 หลายเดือนก่อน

    Alla san kuu tagero leee alle ma aaminaysid ❤❤❤❤❤

  • @SUPERGLADSUPER
    @SUPERGLADSUPER 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb so badi muqaalada mafiyada waa ku Heysana wllhi ❤

  • @user-mw6ff1yk1h
    @user-mw6ff1yk1h 9 หลายเดือนก่อน

    Haaaa

  • @adenmaxmedcabdilaahi123-fi9zc
    @adenmaxmedcabdilaahi123-fi9zc 8 หลายเดือนก่อน

    Inuudilo.maahayn.indhaha.intuu.kasaaro.ayuu.suuqa.fadhiisoinlahaasi.sadaqad.lopsiiyo.cibrana.unoqoto

  • @user-in2gx8id1e
    @user-in2gx8id1e 9 หลายเดือนก่อน

    Zxp so mafiada qasantm kuwa latinka ado raliya

  • @Mahad_apthull
    @Mahad_apthull 2 วันที่ผ่านมา

    Qurrux badana lkn 😮😂

  • @zumayaclaahi-ph8jm
    @zumayaclaahi-ph8jm 9 หลายเดือนก่อน

    Mahomet Shrekooyin cabsida badnaay uxiisnay wlhi noosooday quruxow ❤

  • @bilealiali9258
    @bilealiali9258 9 หลายเดือนก่อน

    Naag mafia rabaa oo geska africa ka gabura cabsi cabsi

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 9 หลายเดือนก่อน

    Asc mashallh shukrn

  • @abdirizackhosennor6229
    @abdirizackhosennor6229 9 หลายเดือนก่อน

    Noo badi caalamka Maafiyad Adunka aan wax ka ogaane

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 8 หลายเดือนก่อน

    Qalbiga qac marka maqlay bishii 80 malyan qadata😢 wa nag gangs ah iyado 11 jirta cunug afduub ku dishay😅😅😅😅

  • @hoyga-aflanta2924
    @hoyga-aflanta2924 8 หลายเดือนก่อน

    Fiiri saxib qisadan filim miya laga sameyy pls magaca filinka isheg

  • @user-vb7ly3xb6h
    @user-vb7ly3xb6h 9 หลายเดือนก่อน

    Noo Sobadi

  • @kabobeofficial2476
    @kabobeofficial2476 9 หลายเดือนก่อน

    Waa heshay runtii

  • @user-jk5je9jl3v
    @user-jk5je9jl3v 9 หลายเดือนก่อน

    Ascwalal muqaladanocanah nosobadi😍😍😀😃

  • @abdisamadhussein7663
    @abdisamadhussein7663 9 หลายเดือนก่อน

    Zhp noosoo badi mafia latin america❤

  • @user-pq3kf2un9b
    @user-pq3kf2un9b 9 หลายเดือนก่อน

    11 jir madax furasho dalbanaysa Adkatay qaali

  • @caliiismaciil-pw9dm
    @caliiismaciil-pw9dm 9 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro 💪

  • @user-xu6xq3mv8w
    @user-xu6xq3mv8w 9 หลายเดือนก่อน

    Wll plz noo zobadi maviyada wadankaas

  • @abdicasiis3360
    @abdicasiis3360 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @Muniira_sh_maxamed
    @Muniira_sh_maxamed 9 หลายเดือนก่อน

    Mafiada soo badi🔥🔥

  • @hapihapi9448
    @hapihapi9448 9 หลายเดือนก่อน +1

    NINIKI SOOJOOG LAGA WAYO SOO JIFSAA LAGA HELAA😂

  • @user-lj4uw7cs2n
    @user-lj4uw7cs2n 9 หลายเดือนก่อน

    soo badi sxb

  • @Miskimahamuud
    @Miskimahamuud 9 หลายเดือนก่อน

    Qisooyinka carabta noo soo gali wll

  • @Real-diaz
    @Real-diaz 9 หลายเดือนก่อน

    sxb wa kula socona ❤

  • @SamiirCumar-ch6qe
    @SamiirCumar-ch6qe 8 หลายเดือนก่อน

    Bankiyada yaa ila dhacaya nio😅😅😅

  • @canabcadey8703
    @canabcadey8703 9 หลายเดือนก่อน

    Wll noo soo badi sheeyoyinka mafia yada😢❤😊

  • @DeeqoMaxamed-fk9ys
    @DeeqoMaxamed-fk9ys 9 หลายเดือนก่อน

    Waa ku taagera sxb video ga lasoo dheeree🥹🥹

  • @user-fd5yc7py6r
    @user-fd5yc7py6r 9 หลายเดือนก่อน

    Sheekooyinka mafia soo badi

  • @MapraMasha-ck1ki
    @MapraMasha-ck1ki 9 หลายเดือนก่อน

    Asc sethy aboowe

  • @amizha8922
    @amizha8922 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abowe no soo badi dumarka mafiyada qisooyinkooda ❤

    • @AliElmi-ln5kx
      @AliElmi-ln5kx 9 หลายเดือนก่อน

      Maa mafiya noqon rabta😂😂

    • @calibaxdo8239
      @calibaxdo8239 9 หลายเดือนก่อน

      Tuugo ayaa noqon rabtaa inaan cida kuu sheegaa hadaad dhowdehee😂😂😂

    • @AliElmi-ln5kx
      @AliElmi-ln5kx 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@calibaxdo8239😂😂😂😂 waan wada noqonayna labadena ma wada shaqaysna😂😂

  • @HAMSTERCOMBAT5555
    @HAMSTERCOMBAT5555 9 หลายเดือนก่อน

    SXIP ANIGA AAD AYAAN KUU TAAGEERAA MARKAAN WAXAD KASOO HADASHAA DHACBANK, AAD AYAAN UJECELNAHAY DHACYADA BANKIGA SIDA QORSHAHA DHEER EY KUDHACAYAAN BANKIGA🎉

  • @terryatham
    @terryatham 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wl

  • @fartundiriye4167
    @fartundiriye4167 8 หลายเดือนก่อน

    Hora loyiri nin iswalaba wabiya helaa 😂

  • @RaxmaXasan-m1b
    @RaxmaXasan-m1b 9 หลายเดือนก่อน

    Abowe danbi baaaris noo soraci❤❤

    • @jamaalali6051
      @jamaalali6051 9 หลายเดือนก่อน

      Haye abayo waa Ino so badina😂

  • @MunasarMaxamed-jk4gq
    @MunasarMaxamed-jk4gq 9 หลายเดือนก่อน

    Halkan maxe ujogi weyday nh walagu yaabi lahaa dheh😂

  • @nasranalka8989
    @nasranalka8989 9 หลายเดือนก่อน +1

    Baryahan dhanka mafiyada miyay kashidantahay maxamedow😅

  • @ayannitta
    @ayannitta 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Saado-on1yg
    @Saado-on1yg 9 หลายเดือนก่อน

    Ani mafia somalia ayaan sameenaa yaa i soo raacaayo😂

  • @AyaanMohamud-x1q
    @AyaanMohamud-x1q 2 หลายเดือนก่อน

    Dila walba dilba u dabeya

  • @najaxkayse1080
    @najaxkayse1080 9 หลายเดือนก่อน

    wr shekoyi xiisale ankahelo wnkusary saskrabki

  • @Xuseenznzn
    @Xuseenznzn 9 หลายเดือนก่อน

    Wixii aad umad kula dhaqanto ayuunbaad heleysas

  • @Aliiza21
    @Aliiza21 8 หลายเดือนก่อน

    😂😂 qof walbo oo gangis ah oo dadka si arxan daran udila aqirkisa mel xun unba udanbeyso😂 qof walbo oo dhig biniadam dadiya aso iska dhigayo qatar qatar ayu sixu oo naxaris daro udhimanaya😂 ilahayow dhiga biniadamka naga ilali qof walbo oo wax dilay keep going ila naarta😂 bay bay👋

  • @JANNAH354
    @JANNAH354 9 หลายเดือนก่อน +1

    Video yadaan gangs inaa iska daaso oo wax kale ku badasho isku day waayo dadkaan ku fiirsanaayo ayee ku dhirigalin kartaa waxyabahan cml inee sameeyan

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka gangistarnimada wax fcn modo uso badi koley ani orahdi tupac a ku taganhy there is a no muslim gangista

  • @nasranalka8989
    @nasranalka8989 9 หลายเดือนก่อน

    Masooniyada kaso hadal plz😊❤

    • @0name530
      @0name530 9 หลายเดือนก่อน

      Adiga mxaad ka amisantahay msoniyada

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 6 หลายเดือนก่อน

      Makugu daraa anaa ka tirsan maxfalka bariga afrika balse Raba inaan u badesho Kan Landon halll

    • @0name530
      @0name530 6 หลายเดือนก่อน

      @@xasansuudi4565 laangaabyo baad ku biirtey waxba hanoo buun buunin

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 9 หลายเดือนก่อน

    Wan ila wayna ma lacag ayaan ku lenahay😂

  • @mariamo9832
    @mariamo9832 9 หลายเดือนก่อน

    Wx fcn by so smysy lkn mel xun ku dhimty

  • @cabdulaahiyare2854
    @cabdulaahiyare2854 9 หลายเดือนก่อน

    Muuqaalada nuucan ah maxaa u jeclahay😂

  • @ZakiMoha11
    @ZakiMoha11 9 หลายเดือนก่อน

    War wan fahmi la ahay waxa so gud bisid Filim miya mise wa dhacda dhab ah 🤔🤔

    • @abdulaahiabdi5617
      @abdulaahiabdi5617 9 หลายเดือนก่อน +4

      Waa dhacdo wll ma yaabtay😂😂

    • @ZakiMoha11
      @ZakiMoha11 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdulaahiabdi5617 maya sxp waxan laya bay muqa lada run uma leyay

  • @hogamiyezaki7340
    @hogamiyezaki7340 9 หลายเดือนก่อน

    Wacey u qalantey wey heshay 😂

  • @hassanpedrimedia4387
    @hassanpedrimedia4387 9 หลายเดือนก่อน

    Malinkasta Vedio Cusub so DhiiG

  • @user-de3ql6qk1r
    @user-de3ql6qk1r 9 หลายเดือนก่อน

    Dadaalkaaga mayara😊😊

  • @khanipoifunny
    @khanipoifunny 9 หลายเดือนก่อน +1

    nag mrka xil lo didayo wa sidano kle tan io midi ka horeyse eber ka bilaben eber ku so labten🤦🏽‍♂️go back to kitchen xlimoz 😂

    • @SaraAli-wm4og
      @SaraAli-wm4og 9 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

  • @JANNAH354
    @JANNAH354 9 หลายเดือนก่อน

    Sarkaalnimo hadaan helo mafia yada somalia iyo meelaha xashishka lagu gado waa loo yabaa i.a🤬

  • @user-mw6ff1yk1h
    @user-mw6ff1yk1h 9 หลายเดือนก่อน

    Haaaa

  • @user-mw6ff1yk1h
    @user-mw6ff1yk1h 9 หลายเดือนก่อน

    Haaaa