Hud-Hud & Najma Nalka Ciyaar Adag

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 133

  • @suhuurcali4167
    @suhuurcali4167 ปีที่แล้ว +3

    Eng hudhuda waa wiil akhlaqleh wuxu didey inanta jidhkeda inu tabto moch alh inmadu may hudahud oo kle wada noqdan

  • @YoonismaxamevAbuukar
    @YoonismaxamevAbuukar ปีที่แล้ว +1

    Hud hud wlhi wa legen najma yera wan inan wngsan❤

  • @queenrooda8311
    @queenrooda8311 4 หลายเดือนก่อน +1

    lajan waataag yaraa hudhud iyo najma waaguur sandoonaaishaa laah

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 ปีที่แล้ว +4

    10k Coming Soon Insha allah 🎉 #najma
    📌📌📌📌📌

  • @suhaiphuseensuhaiphuseen1193
    @suhaiphuseensuhaiphuseen1193 ปีที่แล้ว +1

    Hud hud khukhuba tahy ciyeelka lugugu saxiyee

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +6

    Eng hud.hud yare wllkey an jeclahay igu salan❤🌏

  • @omarapdallah77
    @omarapdallah77 ปีที่แล้ว +2

    inta gabadhan markay arkaan qosla like iisaara

  • @niciimomohamett8458
    @niciimomohamett8458 ปีที่แล้ว

    Hud hud wAa riwayd ada bahal u eg

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 ปีที่แล้ว

    Hud hud

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ ปีที่แล้ว +2

    caagadu ma madhnee inagaa madhan kkk

  • @sumayaabdi3412
    @sumayaabdi3412 ปีที่แล้ว +10

    Qays qaystar iyo dhakhtar soo qabo ❤😊

  • @muxiyadiinmuuse826
    @muxiyadiinmuuse826 ปีที่แล้ว

    Hud hud legend wlhi gabdha inuu jirkeda tapto ayuu nacayaa

    • @ikraanxasan6170
      @ikraanxasan6170 ปีที่แล้ว

      Haa walahiy hudhud waa qof fiucan o izlaanimadu ka muuqato👑🙏

  • @cfataaxaxmed1961
    @cfataaxaxmed1961 ปีที่แล้ว

    oh my khiyaamo waa lagu khiyaamy hudhudow zxp

  • @intisaarfaarax7422
    @intisaarfaarax7422 ปีที่แล้ว

    Nayaahe barmamjyadii heesaha bila musicad ah soo badi

  • @cadnaancabdi2393
    @cadnaancabdi2393 ปีที่แล้ว +1

    Hud hud cade

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +1

    Fdlan aan ku salino nabiga bage kana soo raaca

  • @MustafeMaxamuud-xw8nt
    @MustafeMaxamuud-xw8nt ปีที่แล้ว

    Hudhid

  • @naadimasar7782
    @naadimasar7782 ปีที่แล้ว

    Waan qoslay elhi

  • @Weliwaqal
    @Weliwaqal ปีที่แล้ว

    War hud hud qanjidh yar ayd u eekáate

  • @salebanwali3349
    @salebanwali3349 ปีที่แล้ว

    Hud hud legend

  • @AbdislanNour
    @AbdislanNour ปีที่แล้ว

    Hud hud ka bax soo naagta😢

  • @nasragaabo5142
    @nasragaabo5142 ปีที่แล้ว +1

    Najmaaay ma shaqeynyo video 📹♥

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +2

    Keeps goings my sisters and brother go forwards another's levels best challenges 💪💘⚽️

  • @user-ix2fe1gz7j
    @user-ix2fe1gz7j ปีที่แล้ว

    Hudhud

  • @qureesh.3j
    @qureesh.3j ปีที่แล้ว

    Najma ueeg bahal

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl ปีที่แล้ว

    Way ku khiyaantay Najma

  • @amiir_955
    @amiir_955 ปีที่แล้ว +1

    Come on sis 10k done soon keep effort 👊

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 ปีที่แล้ว +1

    Labadii qof aan ugu jeclaa team ka 🫡😂

  • @Hiilwalaal2441
    @Hiilwalaal2441 ปีที่แล้ว

    3:45

  • @aishaomar6917
    @aishaomar6917 ปีที่แล้ว +1

    Naalka and hud.hud

  • @raxmamk5521
    @raxmamk5521 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @iidocabdi7548
    @iidocabdi7548 ปีที่แล้ว

    Hud hudow soft doono waata izka masaxde😁

  • @abdirahmancktube
    @abdirahmancktube ปีที่แล้ว +1

    wlshy najma keep going

  • @shueymohammedcade7066
    @shueymohammedcade7066 ปีที่แล้ว +1

    Best TH-cam girls ku rajeyna sister keep going

  • @fadumocisman3081
    @fadumocisman3081 ปีที่แล้ว +2

    Hud hud is so funny 🤣🤣kalmadkasto afkiisa kaso baxda waa qosol

  • @khalidshabcan7743
    @khalidshabcan7743 ปีที่แล้ว

    Aar hud hudow barigaynu madarasada wada Dhigan jirny sawdigii Lyn jiray hablaha MD isaka dysay?

  • @mohamedahmed7746
    @mohamedahmed7746 ปีที่แล้ว +1

    Najmo cadeey horay usoco walll qaaali waxaan kuurajeey nayaa 100k

  • @sahalcabdichannel7144
    @sahalcabdichannel7144 ปีที่แล้ว

    Way ku khiyaantay hud hudow najma ninyow

  • @nimcomohamed9216
    @nimcomohamed9216 ปีที่แล้ว +9

    Najmi ku ku khiyantay hud hud

    • @yusufaxmed2590
      @yusufaxmed2590 ปีที่แล้ว

      Waar dee adba mari madarba sawkii marinaayey hud hud waa miskiin hablaha wuu ilaaliyaa fariid yar 💐 weeye 💓

    • @ZACK__JM
      @ZACK__JM ปีที่แล้ว

      Najma kadaa sida hud hud yar 😆😆😆😆

  • @ayaanmaxamed9289
    @ayaanmaxamed9289 ปีที่แล้ว +2

    Keep going legend bother

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 ปีที่แล้ว +1

    Na Jama bahal ueeg 😂😂

  • @ridwaanmuhumed5754
    @ridwaanmuhumed5754 ปีที่แล้ว

    Najma waay ku khiyantay hud hud

  • @axmedxasan3872
    @axmedxasan3872 ปีที่แล้ว

    Isaga madawga ka muujinaya

  • @amiir_955
    @amiir_955 ปีที่แล้ว

    Come in sis 10k done soon keep effort 👊

  • @ahmedii3833
    @ahmedii3833 ปีที่แล้ว +1

    Kulahaaa Dee Challenge ha oran Foolxumee Walalkaa kulahaaa

  • @sacdiaabdirhmanl2118
    @sacdiaabdirhmanl2118 ปีที่แล้ว +3

    Reer woqooyi walhi waa qosol miiran hadalkooda waa funy🤣

  • @Mrdaragon0
    @Mrdaragon0 ปีที่แล้ว +1

    Najmey khiyanad iska daa neo😅

  • @aqanimaxamedofficial1308
    @aqanimaxamedofficial1308 ปีที่แล้ว +1

    coming soon for 10k suppescripers 🥳💯

  • @sadiiqburmad4589
    @sadiiqburmad4589 ปีที่แล้ว

    Fani walhi.hudhud

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👌👍

  • @yusufaxmed8073
    @yusufaxmed8073 ปีที่แล้ว

    Najma I love you 😍 ❤ dear

  • @camaarcabdi3397
    @camaarcabdi3397 ปีที่แล้ว

    Hud hudow CaruuRtha Lagugu seexiyaaa😂😂😂😂@najma

  • @niciimomohamett8458
    @niciimomohamett8458 ปีที่แล้ว

    Wad khiyanty njma miskinka

  • @mumtazdagen588
    @mumtazdagen588 ปีที่แล้ว

    Best challenge wlh jecliya 😣😅🙃 qali abdiasiis ama maanjamall next

  • @Dayr12
    @Dayr12 ปีที่แล้ว

    Hud hud iyo najma waan idin wataa noolaada

  • @craxmanshaafici4195
    @craxmanshaafici4195 ปีที่แล้ว

    Labadinaba waan inasalaamayaa Lakiin hud hud wuufoolcumaday

  • @yasir7210
    @yasir7210 ปีที่แล้ว

    Hud hud top bro. Markale hadeysan cadaalad eheen haka yeelin abaayo.

  • @MDOFFICIAL27
    @MDOFFICIAL27 ปีที่แล้ว

    Hud hud baa bahaal ueeg🧟‍♂️🧟‍♂️

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y ปีที่แล้ว +1

    Hud hud wuu madaw yaho daqiiq du aaad bay uga muuqanaysa
    Lakiin waa qosol nio
    الهمم إني أسألك حلوة 🤣🤣🤣🤣

  • @mariyaabdilaahi4119
    @mariyaabdilaahi4119 ปีที่แล้ว

    hud hud bahal uu eegtey🥀😂😂😂

  • @ayoutube418
    @ayoutube418 ปีที่แล้ว +1

    Najma waxaad tahay youtuberka ugu wanaagsan

  • @abdirahman6972
    @abdirahman6972 ปีที่แล้ว

    najma Nalka Horey Usoco Coming soon 20k walashey🥰

  • @user-pw4vp7zi9g
    @user-pw4vp7zi9g 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 ปีที่แล้ว

    Najama khiyaanada

  • @updiwahapnasir982
    @updiwahapnasir982 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my brother s

  • @ZIRAAJVLOGS
    @ZIRAAJVLOGS ปีที่แล้ว

    Keeep going

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว

    War way ku gadey najma 😂😂😂😂burka ma iska marsan un

  • @stargirl0.04
    @stargirl0.04 ปีที่แล้ว +1

    Naa barmamujka ma xidhnaa bahlaan u eganynaaye kulhaaa waar wad nio😂😂😂😂😂

  • @cabdicasiiscadaani8997
    @cabdicasiiscadaani8997 ปีที่แล้ว

    Lagenbey doonatee nalkay is Adkee Aptiyo🤣🤣

  • @nasteexoclaahi5761
    @nasteexoclaahi5761 ปีที่แล้ว

    Najma walalo bilis dhakhtar io qays io abdisamed sooqabo

  • @inaxabad5329
    @inaxabad5329 ปีที่แล้ว

    Na hu......

  • @aminibrahim2101
    @aminibrahim2101 ปีที่แล้ว

    Maanad wax soo canin kac kac hudhudiw

  • @abdilahanwar7239
    @abdilahanwar7239 ปีที่แล้ว

    Bonjour

  • @maryanomar2679
    @maryanomar2679 ปีที่แล้ว

    Next qays qaysar ama abdalejamaal keen🤣🥰

  • @rashkapoy2140
    @rashkapoy2140 ปีที่แล้ว

    🦁Liil

  • @Journalist284
    @Journalist284 ปีที่แล้ว

    Sister Najma gulayso

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 ปีที่แล้ว

    Hudhudfani

  • @KING_ZACK_275
    @KING_ZACK_275 ปีที่แล้ว

    Qeys qeysar soo qabo next 😂😂

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 ปีที่แล้ว

    Khiyaano baa ku jirta Barnaamujka hhh

  • @shucaybabiib4568
    @shucaybabiib4568 ปีที่แล้ว

    Najma Kayar Waad sirayzaaYe Caadi isku mari😮

  • @hodocali7020
    @hodocali7020 ปีที่แล้ว

    Wllhi waan qoslay hud hud legend 😅🤣

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 ปีที่แล้ว

    Waaaw HUD HUD muuna Faysal Soo qabo ciyaarimaayo hakuu dhigtee😂😂😂😂😂

  • @suxufikoke5379
    @suxufikoke5379 ปีที่แล้ว +3

    Waxaad Haystaba Halkaa Dhig 3:45 Hud Hud Waxkale.😂😂😂

  • @mohamedadamu5219
    @mohamedadamu5219 ปีที่แล้ว

    Nalka barnamishka sidan ladaa maskinka waad khiyamenesa

  • @ahmeddeeq3805
    @ahmeddeeq3805 ปีที่แล้ว

    De ada bahal u eg hud hudaw inantu waa ku khiyaanty zxb

  • @samiyasheekhcumar9656
    @samiyasheekhcumar9656 ปีที่แล้ว

    Najma khayanada.oqofa.hud.hud.maskiin.

  • @ilkacase937
    @ilkacase937 ปีที่แล้ว +1

    Walhi Daacad ayaan uqoslay
    ar labadaanaa 😂😂😂

  • @hamdaupdi6962
    @hamdaupdi6962 ปีที่แล้ว

    hppti lasoo dhaqso

  • @nabil3800
    @nabil3800 ปีที่แล้ว

    Waar waaxay sidani hud hud waxba mu soo cunin miya 😂😭

  • @hamdakayseofficial2014
    @hamdakayseofficial2014 ปีที่แล้ว

    Sorry hud hud

  • @abdirahimosman5509
    @abdirahimosman5509 ปีที่แล้ว

    Wan ogahay ina qof mashquul bdn thy oo waxad comemt aadan aqrin karin basle wax walbo wukugu jec lhy wana kugu tageraa guleyso

  • @maxamedadam5711
    @maxamedadam5711 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 na dhigdeee

  • @buuxcalicilmi4078
    @buuxcalicilmi4078 ปีที่แล้ว

    ǫᴀʏs ǫᴀʏsᴇʀ ᴢᴏᴏ ǫᴀᴘᴏ

  • @dekafarah7393
    @dekafarah7393 ปีที่แล้ว

    farahan marna danbaskq la gelinayo marna xalwada lagu cunaaayo hhh

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 ปีที่แล้ว

    Wara najam weeya ku khiyaantay

  • @TheReaLXusto
    @TheReaLXusto ปีที่แล้ว

    najma guulayso wll❤️

  • @abdiboosiisofficial5208
    @abdiboosiisofficial5208 ปีที่แล้ว

    wlahi cadaalad maaha najmay waxan waaa khiyaantay

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 ปีที่แล้ว

    Dee xalwada cun waxad samaystaan markaad la weydo xalwad celi, markaad hesho mid iska masax..

  • @qanicabdinaassir7339
    @qanicabdinaassir7339 ปีที่แล้ว

    😁😁😁 hudhud.

  • @cashajamac4834
    @cashajamac4834 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂