Xarafka Ku Hees Part 2 Challenge 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @abdimoh
    @abdimoh ปีที่แล้ว +4

    dhalinyaradu si qurux badan ayay inoogu heeseen lkn waxan ogaysiin lahaa maansada soomalida ama heesaha marka la joogo shaqalka sida A,E,I,O,U. hal xaraf ayaa lagasoo qaadaa hadaan itus oo itaabsii isku dayno waxaan inoosoo qaban lahaa heesti uu abwaanki wayna ee axmed saleban bide ereyada iska lahaa alfanaan A/tahliilna codkiisa quruxda badan inoogu qaaday ee odhanaysay..
    Onkod roobku ma daayoo
    Aarna taaha ma daayoo
    Anna taa ma ilaawoo
    Jacayl ood rogan maayoo
    Oon hilaac bi’in maayoo
    Ayra weerar ma daayo
    Nin lihi aamusi maayo
    Ergo geesi ma diido
    ilaah tiisu ma ooshoo
    Calaf layskama oodo
    Ubax dayr ma qarsoomo
    Udgoon raysku ma waaro
    ……..
    Hadaba hadaynu u fiirsano maansadan uu abwaanu ku faro yaraystay waxaynu ka dhex arki karnaa dhamaan shaqaladii afka somaliga in uu adeegsaday waxayna tusaale u tahay marka qaafiyada la joogo shaqalada oo dhan hal xaraf ayaa la iskaga dhigaa.

  • @ahmedniyadzame6118
    @ahmedniyadzame6118 ปีที่แล้ว +6

    illahayow Ramadanta nabad qab nagu gaadhsii 🤲🕋

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +5

    Fdlan aan ku salino nabiga bage kana soo raaca

  • @abdiqaadirabdilaahi2641
    @abdiqaadirabdilaahi2641 ปีที่แล้ว +5

    Yasiin iyo Nadro waa laba qof oo aad u cod macaan xaqiiqdii aad baan codkooda u tageraa❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiqdii Waa top Lkn labadoodaba cad ceed baa ka cod macaan 100%

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +2

    Ya salam dadki hibada laha ale ha idin barakeyo warda siciid iyo tayasiir noso qabo🥰

  • @caaliyaaragsan5932
    @caaliyaaragsan5932 ปีที่แล้ว +3

    First comment nalkaayyy😍☝️

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 ปีที่แล้ว +3

    M.a aiming voice ♥️✨️🙏

  • @user-kk8sr9tx9e
    @user-kk8sr9tx9e 7 หลายเดือนก่อน

    Cadcedow taata waa qiyano cad ader😂😂😂😂😂😂

  • @mustafeabdi6553
    @mustafeabdi6553 ปีที่แล้ว +3

    Amazing 👏

  • @ayaanmaxamed9289
    @ayaanmaxamed9289 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 ปีที่แล้ว +1

    inaanta waa nasab masha ALLAH , caadceed waa legend

  • @user-bo9zi8mp2r
    @user-bo9zi8mp2r ปีที่แล้ว

    dadan qafiyad garanayni markay bad galan waa sidan
    inantu hees qafiyada ca la dhaho baay a u qaaday
    heesta dabar kaliya walow ba wa ku jirta wa ba la waydiyo heed qafiyadeedu da tahay buu so qabtay
    hadaan mid idinka fa ideeyana
    shan xaraf oo sugaanta ah baaq hal qafiyad isku noqda
    tusaale (A E I O U) Wa hal qafiyad manso gabay jiifto geerer intaba way is qatan
    hees kas ta oo a ka kacda dhagayso inta kalana way ku jiraan
    ka faaidaysi wacan

  • @CabdisalaandaahirGoyar
    @CabdisalaandaahirGoyar 2 หลายเดือนก่อน

    Dhaliyarada hoyga fanka somaalida heesah

  • @MohamedAli-wm4ks
    @MohamedAli-wm4ks ปีที่แล้ว +1

    Yax yax iyo xishood baa igu yuurursadayo

  • @maxamedxariir3354
    @maxamedxariir3354 ปีที่แล้ว

    Yaxyax iyo xishood baa ugu yuurusady

  • @sadammohamud
    @sadammohamud ปีที่แล้ว +1

    Memory miya watan dhalinyarda 😂 voice recorder ka darn😂

  • @mustafehallazi.21
    @mustafehallazi.21 ปีที่แล้ว +1

    Hees W ayd u dirtay D ayuu kuu qaaday cadceed walow aynu dooqiyo dambaqashada

  • @kaltuunomar7089
    @kaltuunomar7089 ปีที่แล้ว

    Wll Yaasin iyo warad iyo tayasir 🥰

  • @alisiyadshukri7279
    @alisiyadshukri7279 ปีที่แล้ว +1

    War ninkaa cadceed halaga qaleeyo hadikle mesha mugti ayay isu badalee😁🤔🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ifraaxaadan7457
    @ifraaxaadan7457 ปีที่แล้ว

    part 3 soosame wll❤

  • @mohaihaaji4545
    @mohaihaaji4545 ปีที่แล้ว

    From Mogadishu

  • @samekaabmohamedsamekaab6511
    @samekaabmohamedsamekaab6511 ปีที่แล้ว

    Qalbi kuu darsadaybaa
    Heestas nimcan hilac
    Qaafiyadeedu waa D

  • @zakiabdirahmaan8557
    @zakiabdirahmaan8557 ปีที่แล้ว

    Nadri c Bay qaaday iyadii a la waydiiyay yaa ila dareemay aad bn ku slmy inder

  • @nashaawinashaawi753
    @nashaawinashaawi753 ปีที่แล้ว +1

    Najmay khaldka qabo walaw aynu dookhiyo heestaa nimcaan hilaac ,,,d,, weeeye khaladka qabo⁉️

  • @safiaelmielmi1234
    @safiaelmielmi1234 ปีที่แล้ว +1

    Waar cadceed wxy waxanoo qalqalinimo ahi caawa

  • @indheergaradindhabiraale3592
    @indheergaradindhabiraale3592 ปีที่แล้ว

    Yaxyaxiyo xishoodbaa igu yuruursadaayoo.
    Heestaasi miyaanay xarafka Y ahayn

  • @barwakorazhed1576
    @barwakorazhed1576 ปีที่แล้ว

    Tayasiir iyo Warda So Qabo Najmayyy 😍

  • @barwaqoapdi564
    @barwaqoapdi564 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @galeyrfafale4438
    @galeyrfafale4438 ปีที่แล้ว

    6:17 W miyaa mise d waaye?

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

    Oo kuwa yar yari ma Sidan bay fan aqoon kuyihiin Y ma jirto hees ahi kulahaa 😂
    Waa run oo xarafka Y Waa xarafka qaadiyadda heesaha ama guud ahaan suugaanta Ugu yar balse miyaanay maqal in Ilaa tiraba sadex heesood lagu heesay.
    Oo ay kamid tahay Heesta yax yax Iyo xishood ee Cabdi tahliil

    • @guleidabdi9155
      @guleidabdi9155 ปีที่แล้ว

      Heestii yuufle ee aadan tarabi

  • @sidiiqcali3192
    @sidiiqcali3192 ปีที่แล้ว

    cadceed legend axyaa cod hayaa ninkaasi

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 ปีที่แล้ว

    Waa fananiin xul ah 🥰

  • @muqtaarluunge9676
    @muqtaarluunge9676 ปีที่แล้ว

    Najma big fan ku ahay

  • @hodomohamed9053
    @hodomohamed9053 ปีที่แล้ว

    Cadceed fav p🔥

  • @guuleedgalo6137
    @guuleedgalo6137 ปีที่แล้ว +1

    Cadceed lagen

  • @hoodoosman5527
    @hoodoosman5527 ปีที่แล้ว

    Jah dad ba Is Helayyy🥰

  • @rithwaanyareofficial
    @rithwaanyareofficial ปีที่แล้ว

    Nadra. Ma_A )kuhees tidhi mise [O)

  • @rooblegaryaqaan6978
    @rooblegaryaqaan6978 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @moussahakim5593
    @moussahakim5593 ปีที่แล้ว

    YAA salam , cood ika dhee

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 ปีที่แล้ว

    Nadra&yasiin Wabaa waxkale Waxoodu

  • @mohamsouleiman4727
    @mohamsouleiman4727 ปีที่แล้ว

    Asc wllo smstayda markad aragto codsiga same ruwayado sogali

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs ปีที่แล้ว

    Cadceed halhala mel fog aya laga kenay codka 😎🫡

  • @nimaofayr4012
    @nimaofayr4012 ปีที่แล้ว

    Cadceed waaba funny😂😂

  • @leilashacni4684
    @leilashacni4684 ปีที่แล้ว

    Cadceed waa khiyaano midhan khiyaanu ku bilaabo ku dhmayey

  • @maxamedmaxamed-tk1dw
    @maxamedmaxamed-tk1dw ปีที่แล้ว

    Ka yari cod mcnaa

  • @hamdaapdirahman9624
    @hamdaapdirahman9624 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂 oo wuu ku qiyanay cadcede d buu ku heesaya w maha walaw aynu dookhiyo😂😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      Haa sidaas baan Anna soo qoray anoon comment gaaga arkin qaafiyadda ama xaraf raaca ayaanay garanayn baan umalayn waxay umaleeyaan bay iska qaadayaan 😂

    • @mustafehallazi.21
      @mustafehallazi.21 ปีที่แล้ว

      ​@@wehelashaq3368 iyagu way garanayaaaan lkn way u dhexraaciyeeen

  • @ilyapoi239
    @ilyapoi239 ปีที่แล้ว

    ow

  • @tabletyare1702
    @tabletyare1702 ปีที่แล้ว

    Varta qabo heesta ogsoonow waa C. Heesta nimcaana waa D

  • @bahsahajii8061
    @bahsahajii8061 ปีที่แล้ว

    Boqorka codka waye wilka

  • @cawomahamed4522
    @cawomahamed4522 ปีที่แล้ว

    Dhiiq dhiiqdaa mesha maad ka aamusiisid

  • @hoodoaxmed4774
    @hoodoaxmed4774 ปีที่แล้ว

    Jah codkooda

  • @galeyrfafale4438
    @galeyrfafale4438 ปีที่แล้ว

    4:19 A miyaa mise C waaye? Garsoore fiican ayay maqaayaddu u baahantahay. 😂

  • @mohayare7234
    @mohayare7234 ปีที่แล้ว

    Nadra sowtu raxma alla ku jcliya cod mlpey

  • @najhdagan2313
    @najhdagan2313 ปีที่แล้ว

    Mashllahll❤

  • @ayaana52
    @ayaana52 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @safiaelmielmi1234
    @safiaelmielmi1234 ปีที่แล้ว

    Yaasiinka

  • @samirahussein8561
    @samirahussein8561 ปีที่แล้ว

    Najmay dayax no keen

  • @guleidabdi9155
    @guleidabdi9155 ปีที่แล้ว +1

    Waxbaa ka yara khaldan barnaamijk
    Heesaha lagu tartamaya ma qaaafiyaa la is waydinayaa
    Mise xarafka ay ka bilaamayso kala saxa labadaaa tusaale ahaaan heesta nimcaan hilaaac walow ee uu qaadayaa inankaasi xaraf raaceedu waaa D

  • @mubarakmahadmohamed
    @mubarakmahadmohamed ปีที่แล้ว

    Nadra iyo hodan cabdiraxman isku eekaa nio tolow ma walaalbaaa

  • @maxamedmaxamed-tk1dw
    @maxamedmaxamed-tk1dw ปีที่แล้ว

    Najma tayasiir hala soo qabto

  • @tufaaxaxmad5888
    @tufaaxaxmad5888 ปีที่แล้ว

    Nio najmaay maad ka paxday hob films

  • @xiisali
    @xiisali ปีที่แล้ว

    Jah🥺🫂

  • @fahadmohamed145
    @fahadmohamed145 ปีที่แล้ว

    Waa qalad A maha waaa ogsonow maxaa iska galay 😂😂😂😂😂😂😂

    • @xadiyojamac5736
      @xadiyojamac5736 ปีที่แล้ว +1

      A,e,i,o,u intaasba lama kala saro waxay ka wadaa hees A ku socota lkn lama helayo wayo shaqalku ma badna sida dartees lama kala saro

    • @munaabdi2163
      @munaabdi2163 ปีที่แล้ว

      Xaraf raaceeda la geeya xarafka kusoo noqnoqda😂

    • @mustafehallazi.21
      @mustafehallazi.21 ปีที่แล้ว

      ​@@xadiyojamac5736 waa caynkaaaa abwaan miyaa tahay . Qofka wax hal abuura ayaa fahma taaase

    • @xadiyojamac5736
      @xadiyojamac5736 ปีที่แล้ว

      @@mustafehallazi.21 wax ban xar xariiqa hhh

  • @cilmicaska364
    @cilmicaska364 ปีที่แล้ว

    Again hnoH

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

    Xataa qaafiyadda ama xaraf raaca heesaha lama ilaalinayo Meesha hadda tusaale Ninkaa cad ceed hees buu idiin dhex raaciyay Najma waxay waydiisay xafarka W isna Wuxuu qaaday walow aynu dookhiyo Heesta Nimcaan hilaac heestaana xaraf keedu Waa D xafarka W way ka bilaabmaysaa uun 😂😂😂😂
    Walow aynu Dookhiyo
    Damqashada kasimanay
    Qalbi Kuu Darsaday baa
    Kalinimo Dareemee
    Qaafiyad Waxaa la dhahaa xarafka Heesta laga dhadhaminayo

    • @mohamedwali6162
      @mohamedwali6162 ปีที่แล้ว

      Su, asha qaabke u weydineso gabadha ayaadan fahansanen malaha wllkey hees xarafka W kakacdo baa la dhahay ? Qof walba sidas baa ladhahayay muhimada wa xarafka laka bilabayo hesta ?

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      @@mohamedwali6162 hhhhhhhhhhhhhhhh maaha wll Malaha waligaa qaafiyad ama xaraf raaca suugaanta maad maqal?
      Hees kasta ama Xataa maanso gabay wax kasta oo suugaanta kamid ah qaafiyad ama xaraf raac buu leeyahay dib ugu laabo suugaanta oo dhan gaar ahaan Heesaha .
      Hal xaraf baa laga sameeyaa Markaa xarafkaadi ama bilaw buu galaa ama dhex ama Xataa gadaal muhiim maaha halka uu kujiro Lkn Waxaa qasab ah inuu soo noq noqdo oo meeris kasta kujiro lagana dhadhamiyo.
      Balse ayadoo qaafiyadda heestu ay S tahay ayay B ka bilaabmi kartaa Tusaale .
      Baryaba arimayga siyaa
      Suniyo oon baan qabaa
      Sirtaydii baa baryahan
      Samada lagu maalayaa.
      Hadda heestan uu shaymire dacar qaado dhuulana uga horeeyay xaraf raaceeda ama qaafiyadeedu Waa xarafka “ S “ Lkn waxay ka bilaaban tay xarafka B
      Markaa maadama ay xarafka B ka bilabantay ma Waxaan dhihi karnaa Waa hees xarafka B lagu heesayo? 😀
      Wax badan baa Kuu dhiman

  • @abdisalanfarascadde2007
    @abdisalanfarascadde2007 ปีที่แล้ว +2

    War horta yaa ila yaaban hader najmay nadra waxad ku tiri waxad qaada heeska kacda xarafka "A" markaasay qaaday "ogsoonow ciiltiraay" markaa maxa khaldan bal iga soo jahil bixiya

  • @darboball48.-_
    @darboball48.-_ ปีที่แล้ว

    Asc axbabu Caashaq 🫰🏽🫰🏽🤍. Xafidallah ❤❤

  • @queenkhadan7525
    @queenkhadan7525 ปีที่แล้ว

    tan codkeeda in ay oyayso la moodo

  • @hudasulaymaan5006
    @hudasulaymaan5006 ปีที่แล้ว

    Heesta ninka la weydiiyey waa W hadana D buu ka dhigay dee maxaa dhacay dee maydun garan

  • @mohamsouleiman4727
    @mohamsouleiman4727 ปีที่แล้ว

    Keep going