Aniyo Hud Hud maxaa nakala qabsaday || Qosolka isku xeji 😂😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว +340

    Wixii kugu qosolka badna reply kureeb 😅 mahadsanid 😇 like sar muqalka siina share garee 👏👏

  • @mukhtaarterry1493
    @mukhtaarterry1493 4 ปีที่แล้ว +547

    Qofkii Allah jacel lake

  • @cabdiwahabmaxamed7888
    @cabdiwahabmaxamed7888 3 ปีที่แล้ว +39

    Kusali nebiga scw

  • @sagaldarajo7881
    @sagaldarajo7881 4 ปีที่แล้ว +100

    Alla hud hudow lagu qanin fashilad badana ku laha midh manan so tukan😂😂😂😂😂😂 nin rageed wllhy♥️🖐

  • @foozioffical9640
    @foozioffical9640 4 ปีที่แล้ว +40

    Hud hud ninka kalita igA qosliyaa
    Ee hargisa ku nool wllhy wixii reer burco nizalamaya🤩😘

  • @z012y
    @z012y 4 ปีที่แล้ว +58

    *Ma jirto* ✅
    *Ma jidho* ❎
    🤣😂🤣😂🤣

  • @sacadgaangi4960
    @sacadgaangi4960 4 ปีที่แล้ว +33

    Anaga hadan rer waqoyi nahy waxan u naqaana ma jirto balse iyaga majidhay u yaqaanan markaa inaga saasa nala saxan iyagana sasa la saxan

  • @zuhaybaapdi1831
    @zuhaybaapdi1831 4 ปีที่แล้ว +18

    Somali land : wxan idhi ,horaan ka xiran jiray ,ma jirto
    Puntland: wxan ku iri, horaad ka xiran jidhay, ma jidho
    Aar waxa ngala taga ereyo is wada khilafaya 🤣😂😂🤣🔥🙏🥰😍. Lkn wlhi shacabkodu waa gob labadaba 😍

  • @naimamohamed4282
    @naimamohamed4282 4 ปีที่แล้ว +11

    Inanka reer galkacayo waanku haysta😂😂 moohan wanku salamay

  • @nasiimfaarah7017
    @nasiimfaarah7017 4 ปีที่แล้ว +33

    Eng Hud hud xaraabo weeye wlhy Alle ha idin sharfo dhmantiin

  • @suhayb.cazka.official
    @suhayb.cazka.official 4 ปีที่แล้ว +149

    Keep going

  • @marwoaragsan9277
    @marwoaragsan9277 4 ปีที่แล้ว +27

    Qof dhex fadhiista hud hud iyo suhayb wallhi uu waalanayaa😂😂😂😂😂😂

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว

      😅😅

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว +1

      Hadana food baa soo socdee

    • @marwoaragsan9277
      @marwoaragsan9277 4 ปีที่แล้ว

      @@suhayb_saanjo walllhi suhaybow waan idin wataaa hore u socda bro moohaana vedioyow yadiisa nosoo badiya plz ninkaa markaan arko ayaan ku qoslaaba isagoon hadal dhihin

    • @marwoaragsan9277
      @marwoaragsan9277 4 ปีที่แล้ว +1

      @@suhayb_saanjo haddana hargeisuu Ila joogaaba Alla yaa itusa

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว

      Galkaayo ku noqday 😅

  • @ayaanhassanyartadarawiishe3147
    @ayaanhassanyartadarawiishe3147 3 ปีที่แล้ว +10

    🤣🤣🤣🤣 video gan man arage tolow xagu maray mobilka iga jabi gadhay wllkey ZuhayP Zanjo wan ku tagera jiro jog wll qli

  • @nasradiinabdi6864
    @nasradiinabdi6864 4 ปีที่แล้ว +64

    Vedio gii abid iigu qosol badnah walhi wn dhamaystay xitaa 😂😂😂❤️💯

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว +1

      Wllky Nasradin 😇😇

    • @nasradiinabdi6864
      @nasradiinabdi6864 4 ปีที่แล้ว

      ZAANJO TV Wllky qaliya ❤️💯

    • @najmacali4993
      @najmacali4993 3 ปีที่แล้ว

      Majidho ayaa saxa waana sax alla beerka😂😂😂

  • @nasradiinabdi6864
    @nasradiinabdi6864 4 ปีที่แล้ว +29

    The one an only Horay usco Zhp Qali 😅❤️💯

  • @joogtochanneljoogtochannel9439
    @joogtochanneljoogtochannel9439 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii illaahy jecel iyo rasuulkiisa like ku dhufo

  • @kadarmuse5584
    @kadarmuse5584 4 ปีที่แล้ว +38

    Hud hud wuu daacd hdlayaaye sootuko caliyoow 😁😁😁😁

  • @timokanada8691
    @timokanada8691 4 ปีที่แล้ว +84

    Inta zuhayp sanjo ila jecel iyo hud hud love ka cas❤

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว +1

      Timo ♥️

    • @timokanada8691
      @timokanada8691 4 ปีที่แล้ว +1

      @@suhayb_saanjo zanjoy numberka what's appkaga iisheg wll

    • @adanupthirahman3413
      @adanupthirahman3413 4 ปีที่แล้ว

      Oo waa KiiYaraYeH😉

    • @asmaa7343
      @asmaa7343 4 ปีที่แล้ว +1

      Majirto ayaa saxa lkin anu hadalada majidho sidaa ayaan jecelahay

    • @Abdifatah_abdi
      @Abdifatah_abdi 4 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 4 ปีที่แล้ว +12

    Ereyga saxda ah wa majirto,madhikarto😂😂

  • @maanmohamed8766
    @maanmohamed8766 4 ปีที่แล้ว +11

    Keep going Hud hud Zaanjo💞👑

  • @abdirsakmohamed8285
    @abdirsakmohamed8285 4 ปีที่แล้ว +59

    Qof Allah jecl

  • @yasminasaed8291
    @yasminasaed8291 4 ปีที่แล้ว +10

    Majidho weeye wlle
    Galkacyo mudug baan idinka ka soo salaamayaa Zaanjo Tv...

  • @hodanabdi2667
    @hodanabdi2667 4 ปีที่แล้ว +16

    Hhhhhhhhhhhhhhh alla duh duh maxad iga qosleasa saan uu qosalayay ayaa makhsnke laa iga saray hhhhh

  • @nimcosaleban796
    @nimcosaleban796 4 ปีที่แล้ว +1

    Eng hud hud waa ninka kaliyaa ee iga qosliya alle ha ku Sharfo wllo cali adna alle ha ku xifdiyo walaalo qali

    • @nimcosaleban796
      @nimcosaleban796 4 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🤩😆😆😆😆😘😘😘😘😘

  • @munakhathar3170
    @munakhathar3170 4 ปีที่แล้ว +11

    DEE MAJIRTO AYAA SAXA WALAALAYAAL HANA WAALINA😂😂😂😂

  • @marwaxirsi1161
    @marwaxirsi1161 4 ปีที่แล้ว +9

    Suhayp walhi hadlkga kuqosla keep going wall qali gar iyo gradraba wan kuwata👍

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว

      Marwo nolow wllo qali 😇😇

    • @marwaxirsi1161
      @marwaxirsi1161 4 ปีที่แล้ว

      @@suhayb_saanjo sido kale wallky

  • @hindamuxumed9606
    @hindamuxumed9606 4 ปีที่แล้ว +8

    wllahi inbadan qosolnay saddex diinu maka la dhac dan wllladay keep going prather

  • @hamdadiriye2256
    @hamdadiriye2256 4 ปีที่แล้ว +2

    Hoostana hanagso galina HUD hud umadeena maha wlhi wLal sanjo aad ayan ku tageeraa ilahay haku daayo nolosha hamiyad ka doonyso alle haku gaadhsiiyo qof qalbi wacan ayaa tahay runti hore u socod wacan♥️♥️👑

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว

      Hamda diriye wll qali Alle haku sharfo
      Nolow wllshy 😇😇

    • @hamdadiriye2256
      @hamdadiriye2256 4 ปีที่แล้ว

      Sido akle wacanow

  • @ubahdahiromer2181
    @ubahdahiromer2181 4 ปีที่แล้ว +17

    Warya hud_hud iyo zaanjo ninkan wu idinku dalay de shekda isla fhmysan isugna afka idilna fahmi mayo😂🤣

  • @zuhaybdayax5003
    @zuhaybdayax5003 4 ปีที่แล้ว +24

    Like dhac kusiiya team zaanjo

  • @eztahelcirro8199
    @eztahelcirro8199 4 ปีที่แล้ว +6

    First one views nd coment nd like wllkei qli

  • @faysalbotaancarab6019
    @faysalbotaancarab6019 4 ปีที่แล้ว +1

    War waa majidho weeye Afka Saxda ah wixii reer mudug ah like👍dhac dhac

  • @sacdaAidid3588
    @sacdaAidid3588 4 ปีที่แล้ว +31

    Walahayoow wilkaa eng hud hud kadaya nasqnimadaa fara bdn yuuna nasakh noqone😂😂
    Tageero buxa my prother.s

  • @ilkacazofficial4420
    @ilkacazofficial4420 4 ปีที่แล้ว +6

    😂 ma nooli walhi caawa horta waan idin salaamay magacaygu waa sagal waxn kasoo hadlayaa burco gaar Ahaan xaafadaha Actoobar halkan waxaan ka salaamayaa suhayb saanjo iyo naasir iyo maxamed waxaan idin leeyahay keep going walaalady😘😍💗

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 4 ปีที่แล้ว +11

    end HUD HUD beer casaad😂😂 keep going saanjo tv

  • @muhakhadar4147
    @muhakhadar4147 4 ปีที่แล้ว +1

    labaduba waa sax oo
    Majidhana waxa laga yidhaahdaa
    Mudug majirtana waxalaga yidhaahdaa
    hargaysa 💚☁️❤️

  • @yasirosman3164
    @yasirosman3164 4 ปีที่แล้ว +5

    Naftaad u kentay Hud Hudow sxbkaa naf ba haysa 🤣🤣🤣🤣

  • @nafiisanalka4319
    @nafiisanalka4319 4 ปีที่แล้ว +9

    Waryaaa zuhybow indr ka xisho habalha waa runtiii hud hud adoo midhanbaa zoodhafee kkkkkkk

  • @faysalyareofficial9043
    @faysalyareofficial9043 4 ปีที่แล้ว +7

    hhhh walhi waan dhameestay hurda iga haaday from mugdisho

  • @apdizhakuryuzuf9021
    @apdizhakuryuzuf9021 4 ปีที่แล้ว +20

    Hore usocda
    Suhayb (Zaanjo)
    Naasir (Eng Hud Hud)
    Mohan
    💥💥💥💥💥

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว +1

      Abdishakir yusuf wll qiimo leh 😇😇

  • @inacizman7265
    @inacizman7265 4 ปีที่แล้ว +3

    Xaraaapo weyaan video gan😹😹hore uzocda dhamantiin🤩🤩

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh

    • @inacizman7265
      @inacizman7265 4 ปีที่แล้ว

      ZAANJO TV yaaa ZAANJO nozo padi hud hud manu so noqon😂🤪

  • @fearlessfaith1531
    @fearlessfaith1531 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going walalo 🥇❤️🥇

  • @wakhtimedia362
    @wakhtimedia362 4 ปีที่แล้ว +7

    Suhayb saNjo keep gOiNg

  • @saafi0geesey632
    @saafi0geesey632 4 ปีที่แล้ว +1

    Labadaba waa sax waa majidho inta badan ayaan iska jeclahay

  • @ikraanaadan275
    @ikraanaadan275 4 ปีที่แล้ว +7

    Ugu horeyn waan idin salaamay salaanta islaamka asc dhamaantiin waxan hadal yar odhanaya saanjo wll wixii kaleba ku hadal ama ku kaftan weligaa been haku kaftamin salaadana haku kaftamin hana ku ciyaarin anaga waad noo sheegtay inaad tukatey oo been ah ilahay miyaanu ku maqlayn ama ku arkayn wll salaada ilaaliya wlhi waan idin jeclahay waana idin taageera haka tegina khayrka alle iyo cibaadada idin raaci maayo janankani ee wixii aad shaqaysato ayaa. Kaa horeeya hore usocda wlhy alla haydin xafido 🙌🙏🙋❤❤👍

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว +1

      Amin wllshy ikran sharafi korkaga
      Video ga aaa iska majijilo aha balse gadal ayanu ka tukanay . Any way thank u wllshy qliya 😇💞

    • @ikraanaadan275
      @ikraanaadan275 4 ปีที่แล้ว

      @@suhayb_saanjoalla haku xafido wlky

  • @zhineonline8219
    @zhineonline8219 4 ปีที่แล้ว +5

    INTII MOOHAAN INUU GADH IZKA PAADHAYO ILA ARAGTAAY LIKE

  • @nacfiibrahim4574
    @nacfiibrahim4574 4 ปีที่แล้ว +8

    Ma jirto weeye kkkkkk wllhi challenge xiiso leh tihiin keep going 😅😅😅😅😅

  • @hiboali2743
    @hiboali2743 4 ปีที่แล้ว +25

    Nio eng HUD hud cyda ka daaya

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial88 4 ปีที่แล้ว +6

    ❤ALLE ARIMAHAAGA HA KUU FUDUDEEYO NOLOSHADUNA FARXAD WAARTA ❤❤
    wll subscribe iyo like ma hurri kartaa

  • @goohevlog2161
    @goohevlog2161 4 ปีที่แล้ว +1

    KKKKKKKKKK WLLAHI HUD HUD WAAA QOSOL WAN KUGU HAYSTAA ZXP HOREY U SOCO

  • @apdirahimahmedothman147
    @apdirahimahmedothman147 4 ปีที่แล้ว +9

    Keep going prozzy ✌🏼

  • @saadiktv6096
    @saadiktv6096 4 ปีที่แล้ว +1

    Vedio giii ugu qosolka badnaydbuu ahaa walee 😂😂😅😅😅

  • @romiyowcade3311
    @romiyowcade3311 4 ปีที่แล้ว +3

    My brother wa mahadsantihiin ali oromo iyo hudhud sida wanagsan hargessa nogo so doweyseen

  • @mapsuudmahamedfaarah4290
    @mapsuudmahamedfaarah4290 3 ปีที่แล้ว +1

    Aleh haydin sharfo wlldy❣️❣️❣️

  • @ayaanitu1477
    @ayaanitu1477 4 ปีที่แล้ว +7

    NA.ALAAA ZAANJOY INTAA MARKASTAN XFDA KA IDHAAHDAA WLLHI WAA KALMAD HIRGASHEY😉😉😉❤❤❤😋😋

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว

      Ayaney danbigeda iska yaree bahasha 🤣🤣

  • @bukhaariyare3139
    @bukhaariyare3139 4 ปีที่แล้ว

    Hud hud waa rijaal rijaal dhalay oo maskax badan
    Matalaaduna waa talent 👑
    Bro keep going from borama

  • @rickygaming7785
    @rickygaming7785 4 ปีที่แล้ว +4

    Wllhei qosol ku waashay hud hud keep going sxp

  • @hamzehayikal7375
    @hamzehayikal7375 4 ปีที่แล้ว +2

    🤩Ma jirto ayaa saxa warya mohan hudhud baa ka saxsan 😍

  • @abdikaafiarab1515
    @abdikaafiarab1515 4 ปีที่แล้ว +4

    Rag culus keep going prothers wlhi waa naga qoaliseene alle haydin sharfo

  • @fihiimamaxamedanyaalefihii7587
    @fihiimamaxamedanyaalefihii7587 4 ปีที่แล้ว

    Eng HUD HUD keep going brother kugu fana. RuuntiiH alle haa Ku sharfo if iyo adounpa

  • @abdirizakmouse4714
    @abdirizakmouse4714 4 ปีที่แล้ว +5

    Waar waad iga qosliseen kkkkk🤣😂🤣😂

  • @ilhanqurab8324
    @ilhanqurab8324 4 ปีที่แล้ว

    wlhi fallash ayaa lagu ayaaa mopilo inta ila argtay like iisara wn kuu sheegi doonaa

  • @aragsanhassan8661
    @aragsanhassan8661 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi si niyada iga qoslisan suhayb iyo nasiir guul warta brothers ❤ mnta uu idinka walay eng hud-hud waxan is yidhi malah runba ma sheego mnta runtontaa xanuunaysay 😂😂sorry broh waa kaftan uun 😍lkn hadii uu arko commentiga waxan ka codsan lahaa inuu isoo xisoo wllky abdinasir hud hud ❤ aragsan hassan ❤

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว +1

      😅😅 Aragsan qof loo xiiso tehee

    • @aragsanhassan8661
      @aragsanhassan8661 4 ปีที่แล้ว

      @@suhayb_saanjo shugran broh keep going 👍😍💯

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigu reer hargeisa ayaan ahay balse waxa saxan majidho dhoba ku jirta kukaha hud hud nin walan iga dhe 😂😂😂😂

  • @kaynaanashraf9912
    @kaynaanashraf9912 4 ปีที่แล้ว +4

    nasakhnimada hudhud waa fanny ina abo kuwad qarxiskah😂😂😂

  • @hthheeg3775
    @hthheeg3775 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaar aniguh zaaanjooyyyy hud hud pn rumystyyy wuu daacad hdlyah😉😂😂😂

  • @Rashy.12_films_sports.
    @Rashy.12_films_sports. 4 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi inbadn wan qosley
    3 nin o runti aad wangsan alle haydin garpgalo zxpbayal❤👏

    • @suhayb_saanjo
      @suhayb_saanjo  4 ปีที่แล้ว

      Garad ka sharafi korkaga bro

  • @AbdirahmanMohamed-hm6yc
    @AbdirahmanMohamed-hm6yc 3 ปีที่แล้ว

    MOHAN wuxuu ku hadlayaa af somali maaha😂😂😂😂😂😂😂

  • @updirahmanaadan537
    @updirahmanaadan537 4 ปีที่แล้ว +6

    LapaĐa na zakH waa hud hud iyo inanTi La TaQanaY nazakHnimĐa😂😂inTii iGu raa daYy likE

  • @nuurnuur7519
    @nuurnuur7519 4 ปีที่แล้ว

    Hud Hud Miyo Tagan yahy mizeh fadhiyah🤣🤣

  • @zuldanmohamed2588
    @zuldanmohamed2588 4 ปีที่แล้ว +6

    Hud Hud waaa runtii zuhaYpoow waaanu aragnaa😂😜🙄

  • @dhoolhaaji2534
    @dhoolhaaji2534 4 ปีที่แล้ว

    Ma jidho io waa jidhaa waa isku qabsan jidheenoo majidho hadalka waa u badin jidheen 😂😂

  • @suhaybahmedabiib2285
    @suhaybahmedabiib2285 4 ปีที่แล้ว +7

    ZaNcHo wll qalpi Furan hore u zoco protHer

  • @adnaismacilmuse1107
    @adnaismacilmuse1107 2 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhh wlhi iga qosliyey eng hud hud 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @foozioffical9640
    @foozioffical9640 4 ปีที่แล้ว +7

    Majirto weeyaaan✅✅✅

  • @Ugbaadindhojacayl
    @Ugbaadindhojacayl ปีที่แล้ว +1

    Mahjirto

  • @ridwaanmoha3895
    @ridwaanmoha3895 4 ปีที่แล้ว +7

    Funanada hud hud waxaa ku qoran I AM SOAMALI 😎❤❤❤

  • @hudapilicsan7700
    @hudapilicsan7700 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa majirto weeyan pro keep going nah inzha allllh

  • @ahmedomar1273
    @ahmedomar1273 4 ปีที่แล้ว +3

    abtigay kol iwad kol iwas kuye 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maxamedkobciye2876
    @maxamedkobciye2876 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaall wllo zaanjoTV

  • @cawocayni8979
    @cawocayni8979 4 ปีที่แล้ว +9

    Hhhh wallky wad iga qosliya wllo alle ha kushrafo 😭💋❤

  • @Mssmanal
    @Mssmanal ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh waxaan aminay had hud

  • @najaxjaamac829
    @najaxjaamac829 4 ปีที่แล้ว +6

    De legend zuhayb keep going pro

  • @hpyyxidigtakamplanawaal8392
    @hpyyxidigtakamplanawaal8392 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla hud hudow wll wanku jclaady deeeee wx yaro wcan paaa thy wlhiidaa nasapow mohaan iyo wiilka klenaaa slan paan u tagay kal iyo laap

  • @Zaki_ZulDaN
    @Zaki_ZulDaN 4 ปีที่แล้ว +8

    Dee waa majirto3
    😋

  • @abdifitahhussienbarre7236
    @abdifitahhussienbarre7236 3 ปีที่แล้ว +2

    Majidho ayaa sax eh

  • @najuumdol6812
    @najuumdol6812 4 ปีที่แล้ว +9

    eng hud hud iyo zaanjo keep going por

  • @nasrimustafe7773
    @nasrimustafe7773 3 ปีที่แล้ว +2

    Majirtaa saxa

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 4 ปีที่แล้ว +3

    Warya HUD hudow iska daa matalada maranimada hadii kale wad noqonysa

  • @khaalidaxmed9355
    @khaalidaxmed9355 4 ปีที่แล้ว +2

    Hhhm thnks hore u.socoo dhamaan hud.iyo zanjo waa familkega ayaad.thiin py

  • @sheikhsaeed5039
    @sheikhsaeed5039 4 ปีที่แล้ว +6

    Majiirto baa sax ah lkn garoowe bosasso galkacayo kelmadasay isticmaalan

  • @mjwilliftin6389
    @mjwilliftin6389 4 ปีที่แล้ว +1

    ZAANJO IYO HUD HUD SHACTIRO. QOSOL UDA. POEYAL WAXAN IDIN LEYAHEY HOREY USOCDA PEO👍

  • @apdinasirmohamed2317
    @apdinasirmohamed2317 4 ปีที่แล้ว +4

    Cali oromo ninka kaliya ee qosolka igadhameeya keep going pro🤞🏻

  • @maxamedyuusuf9836
    @maxamedyuusuf9836 4 ปีที่แล้ว

    inta riwaayada kaheshay like

  • @عاشقةحبيبها-ط7ر
    @عاشقةحبيبها-ط7ر 4 ปีที่แล้ว +5

    Ma jirto iyo ma dhic kartaa saxa😌

  • @ckcabdifataaxcabdisalam1833
    @ckcabdifataaxcabdisalam1833 2 ปีที่แล้ว +2

    hud hud ayaa runshegaya

  • @zuhaybdayax5003
    @zuhaybdayax5003 4 ปีที่แล้ว +5

    Zaanjo keep going pro

  • @xidigcali5363
    @xidigcali5363 3 ปีที่แล้ว +2

    hud hudoow kkkkkkkk kulahaa adoo miidhan baa soo dhaafa dee hhhhh

  • @naztaawiofficial9178
    @naztaawiofficial9178 4 ปีที่แล้ว +8

    ᵏᵉᵉᵖ ᵍᵒⁱⁿᵍ

  • @munajirde3183
    @munajirde3183 4 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅Saddexdiinaba wan idinku haysta niyaw😅 wan idin salamaya ninka reer mudugaa ee moohaan si jacaylaysan niyaw igu salaan❤️✌️💯