MA JIRTAA HEES NOLASHADA SAMAYN KU LEH | PART 14| Iyo ENG HUD-HUD IYO YAASMIN NALAYE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 512

  • @queenneyruush
    @queenneyruush 3 ปีที่แล้ว +257

    InTa Hud hud Taa Geerto Like🤣❤✌

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 3 ปีที่แล้ว +197

    Hore usoco bro Dirac official 😇

    • @bintiburco4485
      @bintiburco4485 3 ปีที่แล้ว +1

      @@suhayb_saanjo sxbka mad naga qabatid suhayb

    • @realtalk5871
      @realtalk5871 3 ปีที่แล้ว +1

      Hore u soco dirac nin raged dadka soryeya gob bad tahay qalbi fican hore u soco

    • @amalmohamed4935
      @amalmohamed4935 3 ปีที่แล้ว +1

      @ZUHAYB ZAANJO inantii murugaysnayd ayuu ka farxiyay ba

    • @ayaanraygal3207
      @ayaanraygal3207 3 ปีที่แล้ว +2

      Guuleesibba

    • @maaizaabdirahman3666
      @maaizaabdirahman3666 3 ปีที่แล้ว +2

      Dhib kuma jirto waayo inantii ayuu dib uga qosolsiiyay Oo uu ilowsiyay murugadii

  • @radiyainamahamed5492
    @radiyainamahamed5492 3 ปีที่แล้ว +52

    Eng HUD HUD wiilka kLiyen tageero keep going pro sido kalle Yasmin naleye I love you mcnto 👑👑

  • @ibraahinsaalax1146
    @ibraahinsaalax1146 3 ปีที่แล้ว +26

    Inteee♥️♥️♥️ yaasin naaleye❤❤ anigu ku jecel intii ila jecel like ha ladhaco ❤❤❤❤

  • @qaliyaomeraaliya4578
    @qaliyaomeraaliya4578 3 ปีที่แล้ว +28

    Eng hud hud nin adag wlee tageero buxda bulshoy so bix cashuurta💚💬❤

  • @habiibabdibotan4676
    @habiibabdibotan4676 3 ปีที่แล้ว +59

    Ninyahaw ka yaree hud hud meeluu joogo waan iska qoslaa ilaahay qadarti 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohanke447
    @mohanke447 3 ปีที่แล้ว +45

    Hud hud wlle Waa Nin Rageewd "Nin Raga Wakhtiga Ciila"😅😅

  • @arahmanelmi9592
    @arahmanelmi9592 3 ปีที่แล้ว +18

    Majajilaystuhu wakii markastaba fans kiisa ka qosliya
    ENG HUD HUD wlllhi waan ku wata pro fans cajiiba kuu ahay 🤣🤣

  • @najmaibraahim6286
    @najmaibraahim6286 3 ปีที่แล้ว +48

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhy qosl bn la ooyay hud hud waa qosl tageero buuxda

  • @mohamethxabeb7159
    @mohamethxabeb7159 3 ปีที่แล้ว +51

    HUD HUD ZUU WAX U EGAYO INTA ILA ARAGTAY WLL LIKE HAYLA DHAFIN😃

  • @hibomohamedkafeeya6856
    @hibomohamedkafeeya6856 3 ปีที่แล้ว +5

    Eng ku waa Nin caqli wcn mshallah wxu wllshi farxdeda uso celiyay 1minute gudahed sbbto ah moralkeda sax muu noqon

  • @muqaal2328
    @muqaal2328 3 ปีที่แล้ว +5

    Hud hud waa nin xikmad badan waxuu rabay in uu kaqosliyo inanta murigeesan

  • @sacdiyoaxmed146
    @sacdiyoaxmed146 3 ปีที่แล้ว +3

    waa ka xumhy walshy yasmiin waa daremi karaah wayoh waxaa dremi karah qofkii.jecel soo mẩy adi iyo adi íku qisaanhy baafilyaah

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 3 ปีที่แล้ว +16

    Laa Ilaaha ila laah Maxamed rasuulu lah xasbiya wanimca wakiil kudar hud hudow

  • @asmaxasan6935
    @asmaxasan6935 3 ปีที่แล้ว +18

    Eng hudhud another level😅😅😅dawladii cashuurta usoo xareysey😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 3 ปีที่แล้ว +29

    duriyadi iyo gobti mudug is helay😍😍

    • @deeqa1151
      @deeqa1151 3 ปีที่แล้ว +2

      Gobtii sool dheh diraac waa dhuloz

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 3 ปีที่แล้ว

      Yaa mudug ah e ku dhex jira meesha 🤣
      Diraac wa darwiish ee

    • @suwayscabdirashiid9774
      @suwayscabdirashiid9774 3 ปีที่แล้ว

      Wr gbdha ha cunina mudug bay ku aragtaye qabil baa qalbiga inidagay

  • @wacan1208
    @wacan1208 3 ปีที่แล้ว +21

    Yasmiin qurux walashey mcn alaha ku dayo mid farxada ad kas ka weyday ku kamila alaha ku haleshiyo ❤❤💖💞🌺😢

  • @umalkheyr5518
    @umalkheyr5518 3 ปีที่แล้ว +17

    Diraac shakhsiga kaliya ee wax soo dhaweeya aan isaga lasoo dhawayn yaaa zhp zafar adna bal aan eegno dadkaa abaalkoogee welcome to hargeisa

  • @ayaanabdirizakfayax2887
    @ayaanabdirizakfayax2887 3 ปีที่แล้ว +23

    Dad culus bad soo qabaty injiner hud hud ❤❤

  • @xamdiitohibraahim3205
    @xamdiitohibraahim3205 3 ปีที่แล้ว +30

    DuH duH ChaCYl iYo CiYaar CiYaar Warkiiza maaHa 😂
    🤴❤💯

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi HUD HUD WAA NIN CAQLI BADAN
    DADKU FANY BAY MOODAYAAN HEESTAN UU GEEYEY LKN MICNO AYUU U DOORTAY
    WAANA IN UU GABADHAN MURUGOOTAY UU KA FARXIYO 🙏 INTA CAQLIGA LEH UUNBAA WAX FAHANTA.
    HUD HUD GO FORWORD ZXP QLI 🙏🙏✋✋💞

    • @captainfayo7343
      @captainfayo7343 3 ปีที่แล้ว

      Haa zhp waa xaqiiq fah maya fahmaye

    • @captainfayo7343
      @captainfayo7343 3 ปีที่แล้ว

      🙏🙏 wa in ay qosol oydana noi hud hudow

  • @xamdaaqli6814
    @xamdaaqli6814 3 ปีที่แล้ว +6

    Hud Hud inan aan taageero inta ila taageerta liketa zaara azxaapeyyyy

  • @z012y
    @z012y 3 ปีที่แล้ว +34

    wllhi heestan cashuurta aad baan u jecelahay 😍

  • @monam7931
    @monam7931 3 ปีที่แล้ว +14

    Walhi hud hud waa fuun heestu dartay waa nin dalka ka fakaraya jcyl iyo hawshasi kuma jirto kkkkkkkkk ma noli caawa Pic salaan hud huud frm burco

  • @s.j.3322
    @s.j.3322 3 ปีที่แล้ว +10

    Qisadaan hadaan fasiro jilayaasho inoo jileen waa kamaal iyo diraac midna si dhabaa loo jeclaa asna subscribers buu rabay midna waa lala xaraabaysanayaa inta ilamidkaa like!

  • @ibraahinsaalax1146
    @ibraahinsaalax1146 3 ปีที่แล้ว +5

    Wle aaad baaaan ugu qiroooday YAASMIIN NAALEYE wlshz keep going hore u soco

  • @mohamedcaddefilms9241
    @mohamedcaddefilms9241 3 ปีที่แล้ว +3

    Diraac legend wlhi yaazmiin qiso dhab ah ayey ka sheekaysay Oo qofkii Darren leh uu la ilmeeyo Ohey oh Ohey oh Ohey oh horey usocda keep going❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sacadcabdiraxmaan10
    @sacadcabdiraxmaan10 3 ปีที่แล้ว +11

    Hud-Hud waa another level wacad Alle waan qosley. 😂😂

  • @sagalmaxmuud9919
    @sagalmaxmuud9919 3 ปีที่แล้ว +7

    Dad sharaf leh hore usocda hud hud yasmin naleeye maxmed diraac

  • @ahmedhanad4100
    @ahmedhanad4100 3 ปีที่แล้ว +9

    Eng hud hud qof aan daawan oo aanan qoslin waa beentii keep going pro

  • @channel-vu9tk
    @channel-vu9tk 3 ปีที่แล้ว +12

    Sorry walaal yasmin Alle mid Khayr qaba haku siiyo kaasina dhibtiisa hakala maqnaado

  • @mariaomar3849
    @mariaomar3849 3 ปีที่แล้ว +13

    Eng hudhud ilove you iga qoslisay

  • @haniyeto3796
    @haniyeto3796 3 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi yaasmin isku jawi kuwad jirnaa wakhti xadirkan ina rag lama amiino😭😭😭😭

    • @axmedmustafe2574
      @axmedmustafe2574 3 ปีที่แล้ว

      Aniga marka laygo reebo

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

      @@axmedmustafe2574 Labadeena😅😅😅

    • @ahmettapdy7115
      @ahmettapdy7115 3 ปีที่แล้ว

      @@lamajofficial2446 anna iraaciya😂😂😂😂

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmettapdy7115 Way Buuxde Wankugu Darnay zhp Inaga Is Magacownee😅😅

    • @ahmettapdy7115
      @ahmettapdy7115 3 ปีที่แล้ว +1

      @@lamajofficial2446 😂😂😂😂😂

  • @nasrakadar3109
    @nasrakadar3109 3 ปีที่แล้ว +13

    Another level weYe cawa barnaaMiJku eng HuD hUd Waa la haya cawa😂😂

  • @aziaazensio7046
    @aziaazensio7046 3 ปีที่แล้ว +5

    Yasmiin wankula qiroday wlhi Ax jcyl niydada khyr uzheg qofa jczhhy izna ku jecel wad ilhyzah ❤😭

  • @zuhraadem7814
    @zuhraadem7814 3 ปีที่แล้ว +3

    Hud hud mafjmysaan yaasmiin jawiga ubdlyaa wllhi alle hakaa farxiyo hnooo♥️🙏😂😭

  • @Rashiiddaljir
    @Rashiiddaljir 3 ปีที่แล้ว +10

    Like ii saara inta ila aragtay in hud hud si xaraabo ah u eegayo yasmiin naalaye😅😅

  • @wllkiimu5357
    @wllkiimu5357 3 ปีที่แล้ว +12

    Hhhh hud hud funy boy wlhi sxb waa kusalmyaaa😂😂😂🤣

  • @ubahabdi3509
    @ubahabdi3509 3 ปีที่แล้ว +4

    Allehu Akabar hhh wllhi hudud Adigoo murugasan buu kaa qosalinayaa

  • @mjlabsaalax9885
    @mjlabsaalax9885 3 ปีที่แล้ว +21

    Xes dhn sidhi logu sugayy bulshoy so bixi canshurta miyaa no keenti....wlxi xud xud waa xaarabo socotaaa😅😅🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedabdieidan4900
    @mohamedabdieidan4900 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlh niyadan ku hayay in uu eng hud hud hees wadaniya shidayo😂😂😂

  • @hassana.fatahhassan8368
    @hassana.fatahhassan8368 3 ปีที่แล้ว +8

    Partygii ugu qosolka badna war like ta video haka ilawina😂😂

  • @hipakilkacad2616
    @hipakilkacad2616 3 ปีที่แล้ว +27

    Ax ax yaazmiin naalaye isku mid baaan nahey wlhi 😭😭😭😭

    • @najkatony6354
      @najkatony6354 3 ปีที่แล้ว +1

      😪😪😪😪🙏🙏🙏

  • @abdifatahgentleman8421
    @abdifatahgentleman8421 3 ปีที่แล้ว +2

    True story wlhy keepgoing sister yasmiin naleeye iyo dhmntinba

  • @ahmedabdifatah2499
    @ahmedabdifatah2499 3 ปีที่แล้ว +3

    Eng hudhud Gabadha jawigeedi ayuu farxad u badalley madama ay heeesta xasuusta muleh ay taabatey eng hudhud😃

  • @almakassim3410
    @almakassim3410 3 ปีที่แล้ว +20

    2:58 hud hud wu iga qosliyey wlhi🤣🤣🤣

  • @cabdifitaaxaxmed2129
    @cabdifitaaxaxmed2129 3 ปีที่แล้ว +5

    Waaw waankaasugaynay Zxb waxaan taageeraah.diraac iyo.jacaylkiisa

  • @zaymaquen7967
    @zaymaquen7967 3 ปีที่แล้ว +19

    HuD HuD nin aan taageeroH❤

  • @xupisidahahmed5641
    @xupisidahahmed5641 3 ปีที่แล้ว +15

    HuD huD uh yaabanyey jcylkan lgah sheekaynyoH😂😂😂🤣🤣

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 3 ปีที่แล้ว +1

    Dirac wa qof qalbi wacan so dhawayn wacan nagti hesha ayan leh hore u soco dirac inader

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 3 ปีที่แล้ว +17

    wlhy waa Runteed Kulahaa "Eng hudhud Nin waalan😂😂😂😂😂😂

  • @nuurzaki8035
    @nuurzaki8035 3 ปีที่แล้ว +7

    Eng HUD hud markale no so celi waa nin funny ah

  • @abdulrahmanali5893
    @abdulrahmanali5893 3 ปีที่แล้ว +1

    War Alle ka baqa heestu qalbigey madoobayza war quraanka ku raaxiyzta
    Alle qalbiga ha idin madoobeyo qalbigiina heesuhu daaliyeen

  • @galaydhkaduula8795
    @galaydhkaduula8795 3 ปีที่แล้ว +15

    hud hudkaasi waa garac si kal iyo laaba iga qosliyey 😂😂

  • @noonecares6018
    @noonecares6018 3 ปีที่แล้ว +9

    Hudhud waan jclhy mcnha dar Alle wa funny wllhi wuu iga qosliyaaa kkkkkk horta maanu lhyn youtube mgciisa maanu ku marin iso sheega waan ku frxsnhy inaad nogu timaado mglda groe

    • @khaalidsamaale6267
      @khaalidsamaale6267 3 ปีที่แล้ว

      Eng Hud Hud
      Ku qor TH-cam kiisa wll halkaa ayaad ka helayaa barnaamujyo badan

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว

      Haaa wllo uuu leeyahey

  • @updiazizahmet4448
    @updiazizahmet4448 3 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi hud hud cimaamadiisa waan tuuray garacu heestii bulshow soo bixi cashuurta layska dalbaday war waan ilmeeyey wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 3 ปีที่แล้ว +1

      Jaceylku cashuurta ayuu ka galey hud hud🤣🤣

  • @qadiijomaxamed4925
    @qadiijomaxamed4925 3 ปีที่แล้ว +17

    🤣🤣🤣🤣🤣 ma nooli wlhi war diraac kan muxu ahaa waba mid waalan 😂😂😂😂

    • @odayibnuoday1919
      @odayibnuoday1919 3 ปีที่แล้ว +1

      Naasir ibraahim caraale cabdi maanad aqoon

  • @saynabawil7909
    @saynabawil7909 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllshy yaasmin naleeyey qof qaaliya eng hud hud waa riwaayad diraac wllo keeb going

  • @zubeirissack5520
    @zubeirissack5520 3 ปีที่แล้ว +1

    The only vedio I watched two times wlhi it made me happy ,keep going siz

  • @nasroabdullahi7445
    @nasroabdullahi7445 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll diraac hor mar intaan ka bdn ku rajeynaa❤❤

  • @dekadaudadow465
    @dekadaudadow465 3 ปีที่แล้ว +4

    Yasmin ...Allah akuxiftiyooo ..gawar..akliii usaxiib

  • @jiboqaraamimedia4583
    @jiboqaraamimedia4583 3 ปีที่แล้ว +4

    waar inta uukayaabsaday hud hud iisaara SUBSCRIBE

  • @asmamohamedisse6324
    @asmamohamedisse6324 3 ปีที่แล้ว +5

    Qofka Ku jecel doqon ha modin😍xaqiq wllhi

  • @khadardaud5233
    @khadardaud5233 3 ปีที่แล้ว +7

    Hud hud wuuu iga qosliyay Walahi 🤪

  • @inamohamed8259
    @inamohamed8259 3 ปีที่แล้ว +3

    Diraac waan ku salmaaey
    The one and only aan tagyeero
    Oo aan Barnaamijkiis aan dhararo🙏

  • @momtazismailhussein3867
    @momtazismailhussein3867 3 ปีที่แล้ว

    diraac qof wanagu biyo dhigay wllo macan hore u soco qosol nolosha oo farax

  • @ahmeddahir8622
    @ahmeddahir8622 3 ปีที่แล้ว +15

    #eng Hud Hud Jacaylkii Canshuurta🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏

    • @sharmoak4713
      @sharmoak4713 3 ปีที่แล้ว

      Istaaq furlaah 🤣🤣🤣

  • @ahlaaamhassan3704
    @ahlaaamhassan3704 3 ปีที่แล้ว +5

    Illahey hooyada Cafi iyo cimri dheer ha siiyo subscribe isar walalyal

  • @ibraahinsaalax1146
    @ibraahinsaalax1146 3 ปีที่แล้ว +7

    Diraac official wlee hduuu haysto eng hud hud baaa ku kala kicinayaaa

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +1

    Hud.hud yare wa xarabo wa qof yar oo dalkisa jecel so bixi cashurta💋❤

  • @saeedmohamed9198
    @saeedmohamed9198 3 ปีที่แล้ว +12

    NINKA LA YIDHAAH DIRAAC WAA ISKU XIDHAHA HARGEYSA IYO GAROOWE IYO ISDHEX GALKA LABADAA MAGAALO HORE U SOCDA

    • @hoodaaleproduction5256
      @hoodaaleproduction5256 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhulbahanto labada wuu ka bariiseeya kkk

    • @s.j.3322
      @s.j.3322 3 ปีที่แล้ว +1

      @@hoodaaleproduction5256 hhhhkkkkk

    • @s.j.3322
      @s.j.3322 3 ปีที่แล้ว +3

      Walee salma lajacleey ayaa biloowday Waar wasiirka is dhexgalka bulshada ha loo magacaabo salma lajacleey

  • @kawsarabdilaahi7260
    @kawsarabdilaahi7260 3 ปีที่แล้ว

    Nazir ibaraahim caraaLe eng hudhud wlhi naga qozlizaaYe Alle haka farxiyo brother🥰😁Diraac iYo yazmiin naaleye full respect🥰✋

  • @qnvatimahaliish4824
    @qnvatimahaliish4824 3 ปีที่แล้ว +2

    yaasmin daren gooniya wlhi ka muuqda 😥😥😭😭😭😭

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 3 ปีที่แล้ว +5

    Barnaamij marki hore iga ohiyay hdana Iga qosliyay🤣🤣🤣🤣

  • @sommedia8122
    @sommedia8122 3 ปีที่แล้ว +1

    Eng waan wataaa

  • @haboonmohomed4133
    @haboonmohomed4133 3 ปีที่แล้ว +9

    Eng hud hud nin qaran ❤️❤️😂😂😂😂❤️❤️❤️❤️❤️❤️😂😂❤️😂😂

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 ปีที่แล้ว +6

    hud hudow dadka kuu baahan kuu baahan😂😂😂😂😂😂😂😂ala ma nooli🤣🤣🤣🤣🤣

  • @boqoradasomaliland5920
    @boqoradasomaliland5920 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah bulshoy so bixi cashurta💚⬜❤️💪

  • @mumtazosman1475
    @mumtazosman1475 3 ปีที่แล้ว +1

    Asxab qalita noolada intay nolol jirto ❤❤❤

  • @abdirizaaqnuu8417
    @abdirizaaqnuu8417 3 ปีที่แล้ว +1

    Hud hud waalhi caawa iliq uguma hrin sxp hore usoco

  • @samdaeid7017
    @samdaeid7017 3 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂Al hud hud imtaxaan wllhi waxanu ka suganay iyo soo bixi cashuura la keenay 😂😂😂😂😂

    • @maizaqulqul9060
      @maizaqulqul9060 3 ปีที่แล้ว

      Wllhy sastan upulaby baan qosley mxd motah intusan wax oran

  • @Rakio618
    @Rakio618 3 ปีที่แล้ว +2

    15:04 saan uqoslayay waan ilmeeyay dhuq dhuq kulhaa iskiif dhe😂😂😂😂😂

  • @quenquman7548
    @quenquman7548 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta qadra silimo yasmin iga gady wan iska jeclahy💋

  • @hudahaarun807
    @hudahaarun807 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going wllo hora uu saca wllka

  • @maaizaabdirahman3666
    @maaizaabdirahman3666 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi caawa manooli ilmadii yaasmiin wxaa ilowsiyay hudhud qosalkisi

  • @rashkabigman9299
    @rashkabigman9299 3 ปีที่แล้ว +2

    Huhud ninka kaliya aan walahi is run ah iga gosolsiyo 💯💯💯💯

  • @nimcaanqareen7415
    @nimcaanqareen7415 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta maqashay inay hud hud ku tidhi garacyow like

  • @hamdamaxmud9446
    @hamdamaxmud9446 3 ปีที่แล้ว +5

    wlhi si dhabah ayaan uqoslay hhhhh hudhud qalqaali 🥰🥰🥰

  • @aadancabdilaahixuseen1283
    @aadancabdilaahixuseen1283 3 ปีที่แล้ว +5

    keep going pro eng hud hud

  • @shacniqalbi2792
    @shacniqalbi2792 3 ปีที่แล้ว +9

    Hud hud nin walan 😀
    Bulzhooy soo bixi cazhurtah

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 3 ปีที่แล้ว +5

    Hud hud umadayna ma aha 🤣🤣🇸🇴♥️💯

  • @kaabemathmedia2963
    @kaabemathmedia2963 ปีที่แล้ว +1

    Hud hudka like saara pagekygan pro & sis

  • @mohamedcumar3979
    @mohamedcumar3979 3 ปีที่แล้ว +7

    Yasmiin caadi ma ahan run bdnaa 😢 wlhi

  • @caydaruuscabdirisaq3164
    @caydaruuscabdirisaq3164 3 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂😂 hud-hud alla garacsana
    CulaYsbaan dareemaY

  • @cabdiraxiincarte2103
    @cabdiraxiincarte2103 3 ปีที่แล้ว +2

    Hud hud qiso ugama jeedin lkn waxa uu ka farxinayay wlshi yasmin naleeye wanad aragtan intay qososhay wanay ilawday wixi soo maray 🤣🤣🤣

  • @nakazhaziz7567
    @nakazhaziz7567 3 ปีที่แล้ว

    Eng.HuDHuD waan kuwataa lpx ✌💚

  • @ubaxcareef6292
    @ubaxcareef6292 3 ปีที่แล้ว +9

    Diraac dadka meelcaadiya fadhiisi 😅gaadhi ganbadh baad dadka kusoo dhawaysaaye kaftan waayeh 😂😅🤣

  • @bintucumar5825
    @bintucumar5825 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanaalllh heees wax micno ah maleh aaarka malaya

  • @hassanhajiadan2128
    @hassanhajiadan2128 3 ปีที่แล้ว +1

    i love this girl is so beautiful

  • @alvaaroproduction4267
    @alvaaroproduction4267 3 ปีที่แล้ว +1

    Another LeveL eng hud hud dalka Uh BahaN😅😅😅