Wasiir Axmed Macalin Fiqi “Arrintii nagala dhaxeysay Itoobiya waxaa lagu xaliyay dulqaadka Soomaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 375

  • @sewy8
    @sewy8 2 วันที่ผ่านมา +45

    Itoobiya marna raali kama nihin in dalkeena sii joogto, waana caqli xumo iyo burbur cusub dowladda Soomaaliya ku yimid

    • @JosefAbdalle
      @JosefAbdalle 2 วันที่ผ่านมา +4

      Itoobiya maaha in ay meesha siijoogto

    • @zakariye2037
      @zakariye2037 2 วันที่ผ่านมา +4

      Wa sax

  • @Draxmedqandac
    @Draxmedqandac 2 วันที่ผ่านมา +52

    Waxaas dad lala hor imaaanaa.
    Itobiya anaga shacabaa iska sareeyno insha allah

    • @hassanisxaq6000
      @hassanisxaq6000 2 วันที่ผ่านมา +7

      Wllhi hadalka dhihi rabay ayaa dhahday waxan dowlad ma ahan

    • @dheemanlulahajji9072
      @dheemanlulahajji9072 2 วันที่ผ่านมา

      waxa Ethiopia iyo Cadowgaba keena kow waa adinka allaha umada idinka qabto waxaas haduusan sheegin muxuu sheegi lahaa

    • @dheemanlulahajji9072
      @dheemanlulahajji9072 2 วันที่ผ่านมา

      waxa Ethiopia iyo Cadowgaba keena kow waa adinka allaha umada idinka qabto waxaas haduusan sheegin muxuu sheegi lahaa

    • @Isaakhussein
      @Isaakhussein 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@dheemanlulahajji9072 xishoo walaaley waxaad kuhadashay hadal maahe

    • @Isaakhussein
      @Isaakhussein 2 วันที่ผ่านมา +1

      Aad iyo aad waa nagu matashay sxb

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 2 วันที่ผ่านมา +22

    Fiqi waxba muusan sheegin hadal munaafiq ayuu ku hadlay waxan sugaynay in Ethiopia dalka laga saaro

  • @abdinasiraden8875
    @abdinasiraden8875 2 วันที่ผ่านมา +12

    This guy wax uu noo sheegay ma aqaan ilaa hada

    • @SuperExcuse
      @SuperExcuse 2 วันที่ผ่านมา

      Waa tuug 😊

  • @MohamedHassan-lu9zk
    @MohamedHassan-lu9zk 2 วันที่ผ่านมา +8

    Kuwaan dowlad maahane Allah na dhaafiyo😢
    Ummadan Allah ayaa umaqan 😢😢😢

  • @MMA-lk7ir
    @MMA-lk7ir 2 วันที่ผ่านมา +16

    Waa naceebeeseen ilaahey idin ceebee

  • @abdinasiraden8875
    @abdinasiraden8875 2 วันที่ผ่านมา +12

    Somalia Illahay ha ugargaaro

  • @MawiiidCumar
    @MawiiidCumar 2 วันที่ผ่านมา +14

    Itopia wacadawga Somalia wana ka guulasanayna in sha Allah

    • @AhmedIbrahim-ut3wm
      @AhmedIbrahim-ut3wm 2 วันที่ผ่านมา +1

      Badi ayey siyeen ay somaliland ka diden ee maa Somalia ka wacan somaliland

  • @CabdirisaaqShade
    @CabdirisaaqShade 2 วันที่ผ่านมา +4

    Hada ninkas weyn ee wasiirka muxuu noo sheegay hal qobod oo macquul ah kama hadlin lkn hadalkisa wxan ka fahmay itoobiya la hishiinay oo soo celinay dad amxaaro uwada shaqeeya

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 2 วันที่ผ่านมา +6

    Shalay iyo Maanta 😎

  • @abdirisaaqmaxamed3869
    @abdirisaaqmaxamed3869 2 วันที่ผ่านมา +15

    Neef ilaa Neef kula yaabi mahayo oo Adiga iyo kan madax waynahaba waxaad ku heeshiiseen kala gaynta somalia cunista Hantida guud ee somalia

    • @BaasheAxmed-c8p
      @BaasheAxmed-c8p 2 วันที่ผ่านมา

      Waxaa sxb kaa dhex guuxaya waanu garanay somali cida daacada ayay lugaha qabataa

    • @abdirisaaqmaxamed3869
      @abdirisaaqmaxamed3869 2 วันที่ผ่านมา

      @BaasheAxmed-c8p
      hhhhhh Kee daacad Waryaa Miyaadan dhimaninin oo adan Ilahay ka baqayninin Hadiga Hadii uu adeerka yahay kuna Raacsan tahay kala Gaynta somalia iyo cunista iyo boobista Hantida Guud anigu kuma Raacsani soomaalinimo ayaa Naga dhaxaysa Taasna Hadii uu sidan Ku sii wado adeerka Waanu kala Tagayna markaas adiga Cadaalad Hakugu Hogaamiyo

    • @BaasheAxmed-c8p
      @BaasheAxmed-c8p 2 วันที่ผ่านมา

      @@abdirisaaqmaxamed3869 anigu walaahi isku qabiil ma nihin ee waxaan diiday sxb dhaleecaynta madaxda

    • @Idriss-f6v
      @Idriss-f6v 2 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@abdirisaaqmaxamed3869 Run baad u sheegto waa caraaray😂

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 2 วันที่ผ่านมา +3

    Itoobiya somalia dawlad uma.taqaan sida muuqata anagaa ilaalina markasta la soo taaganty dhibka waxa wadaana waa iyada

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 2 วันที่ผ่านมา +3

    Shacaka Somaliyed baa waxaas Lalasoo Hor istagayaa Alle idin ceebee waa na cebeseen Ethiopia Dowladena baa noo jabisay iyagoo dhuuni radinaya lacag ayey ka doorteen Dalkoodii

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 2 วันที่ผ่านมา +10

    Wasirka waxa ka muuqata is badalweyn dwladeyna marwalba benta u sheygeen masajika

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 2 วันที่ผ่านมา +11

    Wax guul ah nooma haysaane waad munaafaqayseen adiga iyo xasn laakiin gacmaha shacabka soomaaliyeed ayaa lagu cadaabayaa insha alaah

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 2 วันที่ผ่านมา +3

    Etiopien wadanka halaga saaro hadikale somalia nabad kadhicimayso

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 วันที่ผ่านมา +3

    Moryanti 1991 a dalka ku habsatay Ayandaro

  • @saafi1302
    @saafi1302 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ithopia marna nabad gelyo marbto hala iska jiro

  • @faduumonuurow
    @faduumonuurow 2 วันที่ผ่านมา +8

    Nalama fariisaneyno anaga ma dhihin ee adinkaa dhahay hana nabsan video oday xasan dib usoo daawo

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 2 วันที่ผ่านมา +1

      So true ! He was the one who said we won't sit with them 😂 He is a hypocrite!

  • @abdirahmanmohamed3283
    @abdirahmanmohamed3283 2 วันที่ผ่านมา +9

    Wasiir dulqaadku markasta joogi mayo EE Ethiopia Haday Bari Ka maalin dhul qaadato masuuliyadaas adigaa qaadaya👍

    • @Shams-yb2ui
      @Shams-yb2ui 2 วันที่ผ่านมา +1

      Ethiopia dds ba u shaqeyso dhulka u boobta sow kuwan melkasoy somali degto Ethiopian u qabto u dagalama

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 2 วันที่ผ่านมา +1

      Daarood waligii Dabadhilif Xabashida u shaqeeya ayuu ahaa. Gumaysiga Xabashida in Daarood hoos joogo Raali bay ka yihiin laakiin ma ogola Soomaali in uu xukumo.

    • @abdirahmanmohamed3283
      @abdirahmanmohamed3283 2 วันที่ผ่านมา +1

      @raghedanan3959 ceeb shaqsi iyo dad in aa cayso daarood wa Somali hawiyena wa Somali all in Somali EE qadiyadeenna dalka aan Ku hormarin lahayn aan Ka hadalno

    • @raghedanan3959
      @raghedanan3959 2 วันที่ผ่านมา

      @@abdirahmanmohamed3283 Cay ma aha Saaxiib waa wax jira oo dhab ah. Soomaaliya Kuwii usoo horkacay Xabashida si ay u Qabsadaan Wadanka kuligood waxay u dhasheen Daarood. Dawladnimada Soomaaliya kuwa lugaha ku dhagan Badankood waa Daarood.

    • @abdirisaqhaji256
      @abdirisaqhaji256 2 วันที่ผ่านมา

      @@raghedanan3959 Darood tala kama go'odo dani iyo axmed madoobe waa gudoomiye gobolka. dalka waxaa loo doortay xassan sheekh. wax walbo dhaco xassan ayaa wax laga weeydinaya.

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 2 วันที่ผ่านมา +7

    Dul qaad aa ma dowlad gor Gorton ka gasha jirta dhulkeeda

  • @KhalidHassan-j1m
    @KhalidHassan-j1m 2 วันที่ผ่านมา +7

    Mawaxaa ayuu meesha lataagantahay😂😂

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 2 วันที่ผ่านมา +1

      Maangaabta ma fahmi karaan waxa uu ka hadlaayo iyo dadka seef la boodka ah ee moodaaya wax waliba in xabad lagu xalin karo😂

    • @sadiqf7683
      @sadiqf7683 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@ShirkaaraXuseen isaga iyo Xasan baa nagu dhahay lafariisan mayno sanad kadib after Raskanboni ninki dhaha maxaa loola fariistay iyago aana ka laaban MOU gii inaad naga dhigtay dad aan waxba garanayn ma xaq baa? Maxaadse ula fariisan waydeen markay IGAD AU idin baryayeen. Waa Dawlad waalan oo shacabkeeda waalaysa

  • @Mahmoodmahamad178
    @Mahmoodmahamad178 2 วันที่ผ่านมา +9

    Dowlad Somalia kama Jirto dadku ha Ogadeen

    • @IsmailhaniyaHalane
      @IsmailhaniyaHalane 2 วันที่ผ่านมา

      Nin jabay hdlkii qawarij ama davadhilif

    • @Mahmoodmahamad178
      @Mahmoodmahamad178 2 วันที่ผ่านมา

      @@IsmailhaniyaHalane armaad adigu kuwaa kamid tahay?

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 2 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALILAND will never ever be part of al-shabab somalia. And yes Ethiopia will fulfil the MOU soon.

  • @AhmedMacalin-w6o
    @AhmedMacalin-w6o 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xikmad mahaysaan god madow ayaad soomaali Ku wadaan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 วันที่ผ่านมา +8

    Waxa lagu xaliyay diciifnimada iyo imaan la'aanta xassan sheekh

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 2 วันที่ผ่านมา

      Xigmad keeni maysid calaf keeni meysid ciidan keeni maysid caay kaliya ayaad heysaa ee soo qor wax bedelikara

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 วันที่ผ่านมา +1

      @abukardhaay8360 dawladnimada wax lagu shaqeysto ha moodin, madaxweyne waa inuu matalaa sharafta umada iyo wixii dantooda ah, Hassan sheekh iyo fiqi oo shalay laha Ethiopia waa cadow inay maanta idhaahdaan waan heshiinay iyadoo mowqifki Ethiopia halkiisi yahay oo safaaradii Ethiopia ee Hargeysa iyo garoowe furantahay, adigu qof liita oo bilaa sharaf ah baad tahay, hadaad qof nool tahay qaladka ayaad sheegi laheyd

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 วันที่ผ่านมา +2

    What is he on about? Ethiopia nevet cancelled the MOU and still demands sea access and is keeping it's troops in Somalia 😂

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 2 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Somaliya guuuuuuuuuul iyo gobanimo❤❤❤❤

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 วันที่ผ่านมา +4

    Allow umadaan badbaadi oo cadowga ka qabo....intaad joogtaan dalkaan waa loo baqayaa fiqiyow adiga iyo asxaabtaada laakiin rabi ayaan idinka talo saaraneya..allow umadaad badbaadi oo ugargaar

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 2 วันที่ผ่านมา +2

    Sidaa rabtaamba u dhigoo Ustaad Fiqqiyoow, waan idiinka mahad-celin lahayn hadaad hadalkiina ka dhabaysaan
    Inaysan Abyssinia ciidankeedu fhulka sii joogin, baddeenuna aysanba meesha soo galin ( lagaba wadahadal)
    Adinkana sharaf iyo taariiq dahab ah ayay idiin tahay anagana dareen farxadeed iyo dalkeenii oo cadow ka mabad galay ayay noo tahay.❤️🇸🇴💪

    • @Nia2tt1
      @Nia2tt1 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hee meey yelayan ayey kulatahay kuwan waa caawane aqligas makenayan oo umada illahey hahor dhaafsho inshallah 😊😢😮

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 2 วันที่ผ่านมา +2

    Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 2 วันที่ผ่านมา +1

    Doqonnimo idinka idinka weeyn dadku Mar arkin. Na ictiraafa maxay tahay, doqonimadii oo dawlad ah.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 2 วันที่ผ่านมา +1

    Adeer Ethiopia dalkeeba hakabaxdo shaley bey aheyd in ay dolow kulayaan Ciidankii xoga dalka soomaaliyed mise in aad soolabatan baad waxan usameyneysaan hadii farmaajo tartamo umaleynmayo in aad soolabaneysan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 วันที่ผ่านมา +5

    Dulqadka baalagu xaliyay kulaha Ethiopia 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👌

    • @sadiqf7683
      @sadiqf7683 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cabsi buu kawadaa

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@sadiqf7683 make sens thanks

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahow ĥaa iyo maya meel hanaga wadayeedhsiin markii hore isagaa yidhi lafadhiisanmaymo hadana isagaa leh waadublamaasiyad xumo lafadhiisanmayno iyamuu saxanyahay mise dawlada xasan shiikh baa sida dhirtaataxanyada hadba dhinacay doonto socota?

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 วันที่ผ่านมา

    Good job Mr Fiqi 👍👍 💙🎉🎉

  • @عبدالرحمن-المقدشي
    @عبدالرحمن-المقدشي 2 วันที่ผ่านมา +1

    Heshiis baaddil lagu dhisay waa baaddil, heshiiskaan wuxuu ku dhismay waa ku qabso oo ku qadi maysid qaaciddada ah, Itoobiya waxay ku shardisay heshiisku waa in ay Badda gaartaa waana taa aad u oggolaateen, taas horta ka laabta oo aan aragno Itoobiya oo aan loo oggolaanayn bad in ay gaarto in ay Soomaaliya iyo midnimadeeda nabadgelinayso.

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 2 วันที่ผ่านมา +1

    Inaan lala fariisanin idinkaa ku dhawaaqay maxaad uga noqnteen

  • @AbukarCadde-p1h
    @AbukarCadde-p1h 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wasiirow arinta nagama dhaadhaceyso cadow nimo gaamurtay aya ku jirto ethopiya marka sidey badeena uga gor gor dami karan shatigeyna ayad ledahay qof shatigaga kugu qabsado miya lala fadhista wasirow jileeca naga daa ragas mell in lagu so haro ayey aheed oo mell Aan iskaga xirno

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaa iyo hadda ma fahmin wax uu fiqi ka Hadley,siyaasada ay soomaaliya itoobiya kaga guuleysatey maxay tahay? Itoobiya ciidankeedii weli somaliya wey ku sugan yihiin,ciidan bad way sameysteen,badna waa loo ogoladey iney gaaraan.marka guusha siyaasadeed ee fiqi sheegaya aniga ma garan

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hada muxuu sheegay waa xalinay ayuu yuri oo wa iska fujinay Xalkuna isaga yaqan oo keliya wana ka xishoday in u sheego

  • @NuurRooble-h8y
    @NuurRooble-h8y 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa soomaaliland iyo buntlan oosoomaalida kale iska dhigayo anagaa la dagaalameeyna dhahaya mar hore maxeey ula dagaalami waa yeen markee hada dhahayaan waa la dagaalameeyna dowlada dhaxe waa saxan tahay waana fahamtay sheekada vivo dowlada xamsa iyo baarlamaanka soomaaliyed iyo madaxweeyne xshm❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 2 วันที่ผ่านมา +3

    Wax dhintay tihiiin

  • @AbdullahiAhmedMohammed
    @AbdullahiAhmedMohammed 2 วันที่ผ่านมา +1

    War heedhe hadal diblomaasi ku hadal oo noo sheeg Maxsuulka doodii naga dhaxeeysay anaga iyo Itoobiya.
    Ma bixiseen Ciidankii Itoobiya, ma soo xirteen qusuliyadihii Itoobiya ee Hargeeysa iyo Garawe?

  • @jeeeeyah
    @jeeeeyah 2 วันที่ผ่านมา +1

    Cidankii aad ku dhaaratay 31.12.20024 in dalka ay ka baxayaan xagee ku danbeeysay. In aan amino ragaan waaba iga dhamatay. Waay ay na wareeriyeen walaahi

  • @saafi1302
    @saafi1302 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dublumaasiyada fiqi keenay iyo inasiyaadbare oo africa hogaaminayey tolow Mala simikaraa

  • @ilyasyare7316
    @ilyasyare7316 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Ayaan daro aat u weeyn wajiyda badan ee madaxda dalkeen nalasoo hor istaagayan mar walba 🙃

  • @Nameless-i5v
    @Nameless-i5v 2 วันที่ผ่านมา +1

    Anagu shaatigaagii ma nihine waynu isu naalaa!

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 2 วันที่ผ่านมา

    😢 been maha dowlad Somalian 😢way dadaashay runtii ilahayba mahadleh guuuluhu waa ilahay ❤

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxba ma sheegin. Ee shacabka ha la horkeeno ethopia oo leeh raali galin ayaan ka bixinay , takale mou somaliland waan ka la noqonay hadana iin n'a lo taliyo ayaan rabna.
    Markas ciidanka Aussom in laga saaro oo bada ay rabta sida u macqul san lola jiiheeyo. Ana in aan uu yeedhino waaye ee maha caksiga

  • @abdifataahabas2619
    @abdifataahabas2619 2 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks Congra always peace is first ❤❤❤❤

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahey ayaa mahadleh hadii kiis,kaas lasoo xorey Oona injir dhuftee Laga guulestey..lakin wali dalka kama bixin Soo sidee wax u jiraan??
    Anyways turkiga waa barateen ayeey ilatahay waayo wuxuu somali ku qalqaaliyey in Ethiopia badda lasiiyo Soo somaliyeey ogaada in ey turkiga nalajiraan,nagana jiraan Soo indhaha fura Oona fahma dantiina in laidiin meerinin
    Wabilahi towfeeq ✌️✌️

  • @abdulazizfarah7422
    @abdulazizfarah7422 2 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaad ku xalisay bal inoo sheeg Wasiir. Intii ey Ethiopia joogto Soomaali dowlad tayo leh ma noqoneyno.

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal วันที่ผ่านมา

    dulqaadka dani iyo madoowe loogu dulqaadan waayey oo ethopia loogu dulqaatay masha allah dowladeena dulqaadka shisheeyaha alle ha ubadiyo

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 2 วันที่ผ่านมา +1

    Marba hadey damceen baddeena iyo dhulkeena wax laga gudbay ma jiraan waa in aan lagu darin ciidamada dhulkeena sii joogaya itobiya

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiir Arimaha dibada siyaasada ayaad ku maamulaysid adiga masuul ah shaqsi aan wuxuu yahay aanla aqoonin inuu iyo cadow dhag ha u dhigin shaqada aan umada somaliyeed u haayso ayaa hore wasiir

  • @RooblesJourney
    @RooblesJourney วันที่ผ่านมา

    Fiqi, waa ku aaminsanahay. Horay u soco.

  • @Gor-GorHowd
    @Gor-GorHowd 2 วันที่ผ่านมา +1

    Naf halgan baa ku jirta ninkan waa muwaadin kaligiiii duuul ah wasiir nin qab leh daacad ah baanu kuu ogsoonahay hadaanu nahay umada somaliyeed From SSC-Khatumo

  • @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee
    @BeekiiWarraSalaaleeBeekiyyee 2 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 Black Lion Military power mut be respect!

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 2 วันที่ผ่านมา +1

    Fiqi thanks

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waziir.fiqi.ilaa.iyo.hada.warkiina.maqayaxno.ethiopia.maxaalagulasooheshiiyay..weli.mamaqlin.ethiopia.oo.kanoqotay.h3shiiskii.muuse.ee.badalagusiiyay

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 2 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Ahmed macalin Fiqii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 2 วันที่ผ่านมา +6

    Guul iyo gobanimo somaliya oo dhan hajabo cadowgina insha allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 วันที่ผ่านมา +1

    Halawaydiiyo qabka loxaliyay mabadiba qaybahan lodayay anago og xita maxkamadi cadalada adunku dhukayagii kenya anay nogaxukumine qaybahan sisay ama inti ayrabtayba sisay kenya damaca itobiya kenayna ukasaha ah kuqabso kuqadimayside fadlan hanoshego wazirku qabka xalka?

  • @ApdixakiinHassan
    @ApdixakiinHassan 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hhhhhhhh waxaasaa raba inuu somalilind sheegto hooyadaa Afkayaree tuunbadaa kawas war somalilnd waa dal xor ah mana sheegankartit indhahaagoo 15 ah ayaan la Aqoonsanyaa imka 😂😂

  • @abdullahi6874
    @abdullahi6874 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka uu la hadlaayo wuxuu u maleeyaa miyaa xoolo meesha la keenay fadlan ku shubo

  • @abdirashidhaji1628
    @abdirashidhaji1628 2 วันที่ผ่านมา +2

    Idinku unba marna dhaha Ethiopia lalamafdhiis karo marna waa lala fidhisin kara in ad ku eedan maaha qof kale. Nacnacda indaat dhaaftan warka runta ka sheeg. Axmad Modawe ya qasbeey in Ethiopia lala fidhiisto

  • @zaakirmohamed7
    @zaakirmohamed7 2 วันที่ผ่านมา +1

    Guushee😮

  • @Ronaldoisthe74
    @Ronaldoisthe74 2 วันที่ผ่านมา +3

    TH-camr sidooodii ayay udhaqmayaaan Una hadlayaaaaan

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 2 วันที่ผ่านมา +1

    Love ✨️💙🇸🇴🇸🇴💙✨️💯🫅🫅👮👌❤️👌💙💘❤️💌✨️🎉🧕🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Faisalartan
    @Faisalartan 2 วันที่ผ่านมา

    Allah umada idinka qabto caloshoot u shaqestayaal ayaa tihin wadanka iyo umada qiyamay

  • @MaxamadMuuse-b2e
    @MaxamadMuuse-b2e 2 วันที่ผ่านมา +1

    Bal soomaali dhan ayaa yaaban maxaa noosheegaysaa. MucaarD iyo muxaafid dhamaan waxay iswaydiinayaan maxaa laqarinayaa bal noo sheega waxa lagu heshiiyay ee lasaxeexaayo shacabkiina wax usharxa

  • @princek802
    @princek802 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xusuusnow Midka Amiirka ku ah ee ina Suban Sabriye inu isaga yiri lafadhiisanmeno ila ee kalabata Ethiopia heshiiski ee Soomaaliland lagashey. Ader uhardaas ma,ahan mid Umada Soomaliya iyagu yirahdeen.

  • @essataabit6385
    @essataabit6385 2 วันที่ผ่านมา +1

    Diplomasiyada dhulkaaga in aad ku gorgoranto makujirto

  • @MANBILEMEDIA
    @MANBILEMEDIA 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dulqaad le igasheh

  • @FarxaanCabdilaahi-l2r
    @FarxaanCabdilaahi-l2r 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wax la taabto oo ka hadlay ma jiraan kuwaa ayaa wax la waydiinayaa

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 2 วันที่ผ่านมา +6

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @hassanready8681
    @hassanready8681 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waad dhiibteen miyaa bada

  • @shiresaid-l2f
    @shiresaid-l2f 2 วันที่ผ่านมา +2

    Oo muse maxaa ku haysanay

  • @farukhali2076
    @farukhali2076 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dantaa idin run sheegtay ee itobiyaanka wa inoo jabisaan anagoo udiyar u eh inaa meel iska saarno oo ka barano 2006 sidii inoo galeen ayagoo ku soo gabanayaan kuwa inaga mid eh shalay iyo mantay kala rayi baa tihiin

  • @dooradoradigag5475
    @dooradoradigag5475 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dulqad baalagu xaliyay kulaha Ethiopia xoog iyo xilad bay wax kaga dhamaysatay gumaysi baa kujir gumaysiga kabax

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 2 วันที่ผ่านมา

    Ina lillahi ma dal qaadashadiisa aa loo dulqaataa

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 2 วันที่ผ่านมา +1

    Shaarkaga qof kugu qabsaday side ula doodi karta taas ayaba qaladkale ah....... Itoobiya ayaba idin amarta wax aad.tihin ayanba jirin

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 2 วันที่ผ่านมา +1

    Gartaada maxaad usheegan wayday

  • @umuyahyhashi9591
    @umuyahyhashi9591 วันที่ผ่านมา

    Badal kheyr qaba yaarabii

  • @Nia2tt1
    @Nia2tt1 2 วันที่ผ่านมา +2

    Imanka😂Allah😂hakaqaad moryanyo Kuwa Dalka😂iibsadha tihin 😮😅😊oo wali😂 waad faaneysaba adhinko wadanka ibsadhe 😢😮😅

  • @cabdiqanicabdirixmaanbarre5151
    @cabdiqanicabdirixmaanbarre5151 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hana nabin adeer waxaas uma dulqadan karnee adin naiibasaday

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i 2 วันที่ผ่านมา +1

    Itoobiya ma rabno in ay joogto wadenkeena

  • @MohamudOsman-vh6mh
    @MohamudOsman-vh6mh 2 วันที่ผ่านมา +1

    Umada soomaaliyeed maxaa ucadeeysay

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dulqaadkaada wasee itoobiya idinkaa hashiiska lasaxiixateen shacabka marin habaabinta kadaaya nacalad baa idinku taal damul jadiideey wadaniyiinta ubaneeya kuraasta

  • @ahmedolad3043
    @ahmedolad3043 2 วันที่ผ่านมา +1

    SHAATIGAAN LAGU DHGANAYAHY 24 MAA ISKA TUURTAAN

  • @istahilkids6523
    @istahilkids6523 2 วันที่ผ่านมา

    Viva axmed fiqi geesi geesi dhalay

  • @AyaanleCabdulaahi-t7s
    @AyaanleCabdulaahi-t7s 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwa ka xun guulaha dowlada somaliya oo farinta un ka adag wan ognahay marki guul lagaro wey kula farxayan inta kle kama deynayan munafaqad iyo dulmi waxa jiro kuwa rabo joogista amxarada dowladana ku eedeynaya joogista ay jogan koley dowlada ma aysan kenin amxarada waxeyna kashaqeyneysa bixidooda ugu danbeyn guul somaliweyn insha alah cadawga dalka cagta hoostis

  • @MudaneSayidCaliHaadi
    @MudaneSayidCaliHaadi 2 วันที่ผ่านมา +1

    Gogol Layskuma Diidee Harbaa Laysku Diidaa ( Maahmaah Biimaal)!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +1

    maxa guula itoobiya maba aqoonsana soomaliya ee waad iskudhiibtene ee iskacasila xilka si wadanka itoobiya looga badbaadiyo

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 วันที่ผ่านมา

    JAAAAHILL JAAAHILLLLL MUNAAFAQA AYAAD TAHAYYY

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 วันที่ผ่านมา

    💔💔💔💔😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴ilhow Wadankeena badbaadi lakiin inyow (Vito) wadkeena in utopia hesho waa fito

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 วันที่ผ่านมา +1

    Doqonoow umada ka xishoo, Ethiopia miyay xidhay safaaradii Hargeysa iyo garoowe ? Aqoonsiga aad Ethiopia ka raadsateen dadka u sharax,

  • @princek802
    @princek802 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ader sida dontaan bad udhaqanteen nafar Soomaali ahna kumamatasham ee danihiina iyo shaxaadkina ayad ufasheen wxaad fashanba.

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 วันที่ผ่านมา

    You right guys