Ilaahey gaalka guumaystaha ah iyo wixii la jira ee la shaqeeya iyo wixii raali ka ah intaba ilaahey ha jabiyo oo jazaa' ooda ha mariyo aduun iyo aakhiroba
soomali gumeyasigay oogu baxadaa akhas inan qeyarakooda ah bay safa u soogalaayan dhaanato u tumayan gabadho yarayay oo xijaban ku soo dhaweyanayaan uff dheh
Mnsha allah guulaysta somali galbeed somalida kale maanta iyadaa is cunayso ee ilaahay ha idin barakeeyo, somalidan isku waalatayna ilaahay hakala qaboojiyo
@AbdifatahMahamedaidid kkkk dadka hayskudarin waa aduun oromo saas loogu faraxsanyahay waxaanunahay dad iloobay in xataa laguumaysto dadkii waxaanunahay ladhihijiray malas,madhiman waaguu bakhtiyay raysalwasaarihii hore ee ethiopia ama naxoreeya ama caydanagadaaya😂😂
Jig jigo taga ama godeey, Badeena qaadan maysaan.Xasan doqomoow wakiil kama ahan umada Soomaaliyeed maba bixin karo Bada dalka. Waxaa inoo balan ah xeebaha dalkeena.⚔️🇸🇴⚔️
Adoontii ayaa isa soo tubtay waaryaa cagdheer ninkii idin qabay ayaa sacabka u tumaysaan sow maaha uqsumu bilaahii soo socda xabaalina ayaa laga qodayaa Somaliland
Kabajamoo Dr Abiyi Axmed Ali soodhowow dhiHaadhuu jijigaan biya keetii Oromoofii Ogdeenia is walaalo Thank you DR for visiting my mother birth place ❤❤❤❤❤
Ninkaan Kuma lahoo reesal wasaraheena guul kuma la hoo War idoor sidii dawacalacay iyo nawaxigeeda iyo argagaxisada Somaliland sidii laga yeelilahaa haday talaabo soo Qadan mar dambe idoor ashaashka ee buraha daacish ku jira uu Cabdimalik coldoon uu madaxa u yahay ayaa laga shirayaa idoor baa loo heshiinayaa waxii laga yeeli lahaa way kibreen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
War gaalkan dadka somaliyeed ee deeganka haduu wax u taraayo markii horaba iyagaa gumaysi ku jiraye hala so dhaweeye haduu waxba u taraynina yaan la soo dhawyan
horta ogadenia waa walaa lahey lkn isma la hayn gumeystaha ayey ka door bidaayaan walaalohood soomaliyeed , war waxa gararka waa weyn ee abii ahmed soo dhaweynaayo
allah sharaf xumaa marka dadka maskaxda laga guumeesto quruxdi somali hagee aaday ma adinku dhexlugeesin oo meesha rabto lug ku tagtiin adinka iska lehee
War da qoof ba meel Dan u ah cagdheerna itoopia Dan u ah hadi dawlad deeganka haysan lahayn may ku la tahay inay jigjiga iftiinto war ilahay ba nasiib u yeelay
Bal eeg bahdilka iyo gumeysiga dadkena lagu hayo oo ay usacbo tumayaaan odayasha wa weyn madaxweynihii magu matalayay deganka ayaa sidii istafkii udaba socda kuwii wasirada Ethiopian ka ahaana weyba horbodayaan ileen waa dad ogaday mesha aan ka jilicsanahye somaliyey toos tooosa oo isku tirsanaada oo cadawgiina hmidoba xabahi yaaney na adonsan
Horumar fiican baa muuqda, keep going
Ilaahey gaalka guumaystaha ah iyo wixii la jira ee la shaqeeya iyo wixii raali ka ah intaba ilaahey ha jabiyo oo jazaa' ooda ha mariyo aduun iyo aakhiroba
Doqon
cidaaada leewaaye darodka waxa gaal dabada kuwato ow gumeyso
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 woooooooooooow guuuuuuul
Maanshaa Alaah tabarkalaah waxaa muuqata in Dawlad deegan horumar balaadhan ka socdo
Guul iyo horomar ogadenia from Djibouti 🇩🇯
Wax Ogadenia liyiraah majiro saxiib. Waa maliawaal waxaas. Meeshu waa Somaligalbeed
Horumar intuu gaal nahaysto gaari mayno
@@Salah_Al-Darodi sxb nin caqlibadan baa thy sifiicana ufikiraaya m.n
@@MM-tw7pu kolayba ogaden hadad qorto google ka deeganka somalida uunba kuuso bixi. Ogaden magac qabiil hada wuuka waynaaday ama diid ama yeel. Iyagaana somali galbeed bixiyayna malaha 😂😂😂😂😂
@@MM-tw7puAniga awal magaca ogaadeen waankasoo horjeeday lkn hada waanku raacsanahay. Dadkii magacan dhibsanayayna waalagu fahmay 😂😂
Somaligalbeed guul
Horumar wacan❤❤❤❤
Mashaa Allah❤❤❤
soomali gumeyasigay oogu baxadaa akhas inan qeyarakooda ah bay safa u soogalaayan dhaanato u tumayan gabadho yarayay oo xijaban ku soo dhaweyanayaan uff dheh
Soomaaliya Soomaalibaaleh🇸🇴🇸🇴💪💪
Mnsha allah guulaysta somali galbeed somalida kale maanta iyadaa is cunayso ee ilaahay ha idin barakeeyo, somalidan isku waalatayna ilaahay hakala qaboojiyo
Xabashida ilahay haka qabto
xabashi unbaa kuu muuqata somalida europe iyo mareykan joogto ayaa gumeysiga ugu xun kujiro... ciyaalkoda khaniisnimo class 1 logasoo bilaabaa... Afweyne oo islahaa darod mideey aa somalida kadhaadhiciyay diriskiina cadow ah
Ma koomaad ku jirdhay 7dii sano ee la soo dhaafay? Xabashi ma jidho ee Oromo ayaa meesha haysata!
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
Maaaaaaaaaaaaaan sha allah.
Mshaa alah ❤❤❤❤❤❤❤
Sabakoo bayyee bareddu, nuuf jabadhaa.
Dadkaygoo aad u quruxbadan, halkaa ka si wada
Alle ha rogo dadaka gaalka guumaystaha ah jecel ee la jira
jigjiga beesha oromaa iskaleh 1waagiihire iyagaa lahaan jiray
Iidoor Waxba Oromo Haa Iskadhigin waaka oromo boqorkoodi Madax wayne #Mustafe kuwado gaadhiga WAANA UL IYO DIIRKOODI MADAX WAYNE IYO RAYZEL WAZAARIHIISI "Dhoolatus Siyaasadeed" waana la'idin fahmay. ETHIOPIA MAJIIFTO AMNIGEENA GORGORTAN KAMAGALAYNO .😂😂😂😂😂
War soomaaliyey heshiiya hal qoomiyad baa tihiine
Qoymiyadu waa Somali Galbeed. Ogadenia maahan. Lasoco taa
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@@MM-tw7pu hhh somalia hanolato Aamin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Am@@MM-tw7pu afka somaliga dhig xabashkaaagan
@@Abdullahi-y5r xabashkaa sheegeesid adaa dabagoodhi u ah oo Ogadenia wax layiraah meesha kusheega. Waa dhulkii somali oo idil dhiig farabadan udaadsheen 1977 iyo 1964 soomali oo dhana kunoolyihiin baad meelaxa xayawaan ookale lawareegeesa wax Ogadenia layiraah
حسبنا الله ونعم الوكيل
Jugjiga is way better and more developed than Hassan munafaq Mogadishu.
Mashaa allah
United Somali 🇸🇴
Which somali unity are you talking about the one warlord minded so called president Hassan sheikh is leading hell no we are better than that
Somalidu xukunka shisheeyaha 😂u hogaamsemi ogaa, bal siday udaba yaacayaan,utixgalinayaan eega😮 😂 waar ileen duulku gumaysiga iyay ku roonyihiin🙌 wayo dhe mxdooda sidan iskuma qadiriyaan." Farmajo udhawaa dowlad wanagsan lkn wixii cadaawad iyo dagaal ku hayeen Daroodkiisa,Isaag,Hawiye." 🤷allow somali bogooda burcad isku mari🙏🙏 5ta Somaliyeed hogaan somali ah ayuun baa mudanantii kuleh❤."
Adoon si
❤❤❤❤❤❤
Maanshaa allaah hero abiy aabaha barwaaqada geeska afrika noolaw
Aabihii muyuu noqday cagdheer waa wada garac kolba nin baa dhala siyaas bare cabdi ilay imikan abey ahmed waar aabnimadu waa kii ku dhalay uun dayuus yahaw isaga madax waynaha dalkaa ku filan intaas ugu yeedh
Kkkkkk. Walahi somali waa udhamatay. 😢😢😢 musiiba idinku dhacday waba idinku dhacdee
@@AbdifatahMahamedaidid idoor ayaa garac ah oo bilaa asal ah hadba qabiil sheganayo
Kkk huuno dadka hayskudarin waxaanunahay umad sidiiloo guumaysanayay xusuustiikatagtay Oromadii somali isku caayijirtat BAA saas loogu faraxsanyahay balaayo idinla daamanwaawaynaatay lkn hana caayinee kaalaya naxoreeya😂😂
@AbdifatahMahamedaidid kkkk dadka hayskudarin waa aduun oromo saas loogu faraxsanyahay waxaanunahay dad iloobay in xataa laguumaysto dadkii waxaanunahay ladhihijiray malas,madhiman waaguu bakhtiyay raysalwasaarihii hore ee ethiopia ama naxoreeya ama caydanagadaaya😂😂
Abiye Ahmed, "aabba nagaa" aabihii nabadda
Dhugumaan Abaa nagayaa tii Dr Abiyi Axmed Ali Gallatoomaa
Thank you all jajabaadhaa ❤❤❤❤
Lol
Runtii Abiye Ahmed waa aabihii nabadda.
Dhuguma Abiye Ahmed aabba nagayaa
Wat is leftii naga
@@aliabdi8347 aabo aah? 😱
Guul Guul Guul
Gaal iyo gaal raacyo waxna isma dhaamaan, waa isku xukun adoon iyio aakhiro
👍
Ogaadeen gumeystha Allahwkadulqaado
Madaxwaynihii noogu fiicnaa itoobyya
Jig jigo taga ama godeey, Badeena qaadan maysaan.Xasan doqomoow wakiil kama ahan umada Soomaaliyeed maba bixin karo Bada dalka. Waxaa inoo balan ah xeebaha dalkeena.⚔️🇸🇴⚔️
Waasaas insha Allaah samaaligalbeedna somalia ayaykamidnoqon waa aduun macaankiikadhamaaday oo oromowadada looxidhay labo maalmoodbaan,lugaynaynay markaasay dadnakufaraxsanyihiin oyna dareensanayn guumaysiga haysta Kolba waxaamadaxwayne noonoqda mid ay ethiopia carbisatay 9 gobol ee ethiopia anaga basbaanalootaluyaa kuwanaxukuma waxba madiidaan Amar waa qaadashookaliya unbaydhahayaan ALLE SOMALI HAMIDEEYO WAX KALE GARANMAYNEE🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha allh
Amxaratha iyo oromo ayutusa inay jigjiga nabadtahay oo somalitha lalawaregikara
SAXIB ITOPIA IYO KENYA WAXAY NOQON DONAN SOMALI MAJORITY,ANAKAA KATALIN DONOO.KEEP IN MIND
@HassanKeinan Kenya anaga wakufafi hayna balsi Ethiopia ayaga nagusofafi haya
NINKII QABEY MUSTAFE CAGJAR BAA JIJIGA MIYID MARWO MUSTAFE NA WEY SII MAYDHMADHATEY
waxaa soo yeertay in abiy rabo in jigjigo caasimada lagararo
waxaa soo yeertay in abiy rabo in jigjigo caasimada lagararo oo dir dhbe kale lagadhigo
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Dowladaa deggaan kawa SOMALIDA. Ethiopia
😂😂hadhowbay cagdher odhan donan xabashi nama gumaysto o nama waso😂😂
So sad😢 1977 ragna waa udagaalameen dhulkooda ragna maanta ayey horgal u yihiin xukuumada kiniisada looga taliyo
Mesha qabow miya kajira? wafdiga jaakado ayay wada wataan
Gacanta aadan goyn karin waa la Dhunkadaa. *Dowlada Xassan shiikh* eed malaha. qiiro jabaankii halkaas ha ku dhamaado.
Ogaden ku daye ilahow SiyadBare u naxariso
Waraa waxa noo dhaafiya dalka
xasan shiikh na dadkiisii buu isku laynayaa,ninkaana degaanka somalida horumarkaasuu ka wadaa
Wali ma arkin muuqaal Ka qurxoon oo deegaanka laga diyaariyey
Horumar fiican baan u rajaynayaa
Wan soo baraa donnaa. Gobolada DOWLADAA DEGGAAN SOMALIDA . EE WADANKA. Ethiopia. Amaa DHUULKAA somali GALBEED
Danihiisa ayuu wataa somalidana nolol uma ogola
Xabashi wax saf loo galo ma ahan waa cadowga somaliyed, waxey mudan yihiin in la iska celiyo.
Ayago sida Amxaar u leef leefaya aye raban iney soomaali kula sheegtan kuntaan.
waa wax yar oo kamida wax aad xaw ulahaydeen.batroolkiina iyo canshuurtiina.
wax soo saar horta. hada xoolo bilaasha; Eebe kaaga soo qaadey & nabad🌿@ DDS🇬🇶🇪🇹🌿. Axmaaro😂 & Tigree😂iimaan daradoodi u dhintay.
ILAAHAY IDINKIIS WAXAAN U MALAAYNAYAA IN LAGA RAAYSANN DOONO XUKUNKII XUMAA EE TIGRAY HADII AAY SIISOCOTO WADASHAQAANTA DOOWLAD DEEGAANKA SOMALIDA IYO XUKUMADA ABIYA AHMED WAA GUUL WEEN OO HOREY LOOQAADAY XAGA HORMARKA.
Akhas dadkan gumaysiga u nikinaya
cagdheereey jigjiga maidinkaa leh
viva oroma
😂😂 Viva Ogadenia
Gaalka gaalku dhalay maalinku dhacyaa dhaw
Heestii Heegan ayaa loo daaray fahmaya fahmaya 😅
If you can defeat them, join them. Waa aqli uugu fiixan
bal eeg ixtiraam darada loo haya madax weynaha dhan ee somalid guri mesha istaagan ayuu iska salaamayaa oo isagiiba waa la hilmaamay somali meel walba sidas ayay ugu duleysan thy
ADDON IYO NINKI LAHA AYAN UJEEDA. MARKAD GUMEYSI KOKORTIT AYAD KUFARAXDA WAXAN OKALE . KIKUYU ,OROMO,TIGRE,AMXARA AYA OGODEENKA GUMEYSATA
deegaanka Qaarna waa la xasuuqaya oo dumarkoda iyo caruurtoda ayaa nolasha lagu gubaya qaarna xata xoolahoga ayaa guryo loo dhisayaa
Somali waligeed Qabiil inuu qabiil dulmiyo kama wantowdo
😢😢😡😡😡😡😡😡😠🤬🤬🤬😡😡😥😥😥😡😡😡😠😡😡
Itoobiya madaxweyne maaley mustafe cagjar ayaan heynaa, waa kaa hogaamiyaha asalka ahi
Adoontii ayaa isa soo tubtay waaryaa cagdheer ninkii idin qabay ayaa sacabka u tumaysaan sow maaha uqsumu bilaahii soo socda xabaalina ayaa laga qodayaa Somaliland
Kabajamoo Dr Abiyi Axmed Ali soodhowow dhiHaadhuu jijigaan biya keetii Oromoofii Ogdeenia is walaalo
Thank you DR for visiting my mother birth place ❤❤❤❤❤
Masha Allah, sin beku kiyaf bayee gamadee bayee
@@aliabdi8347
Thank you /Gallatoomii
@@GloLeadersdon't yupp here
Guul raisalwasaarahena mudane abi axmed cali from hargeysa guul ethiopia 🇪🇹
Dabadhilif xun
Maxaa laga sugi iidoor aaminsan inay oromo ilma adeer yihiin
War is la xishoo
Ninkaan Kuma lahoo reesal wasaraheena guul kuma la hoo
War idoor sidii dawacalacay iyo nawaxigeeda iyo argagaxisada Somaliland sidii laga yeelilahaa haday talaabo soo Qadan mar dambe idoor ashaashka ee buraha daacish ku jira uu Cabdimalik coldoon uu madaxa u yahay ayaa laga shirayaa idoor baa loo heshiinayaa waxii laga yeeli lahaa way kibreen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Adigoo gumaysi amxaar iyo oromo ku jira oo weliba gaalk ah ayaad weliba nacasnimo hadlaysa. Sug waayuhu wuxu ku qarinayo ee kprmerada socda marka wagiisu ku beryo
Cagdheer wa dadka ugu dulisan somalida gumaysi jecela ilayn wa raga awoowyashod urin xoriyade
Malin walba oroma hosjoga hayo
Maxaa keenay tallow ma shirqool kale
Waakaxumahay in orom xun ragsoomaaliyeed u ciyaaraan ayaga oo qadarinaya oy laabtagaliyaan walee soomaaliyay meeshaad kusocoto anigu magaranayo meel aajoogtaanba
Xabishida ayuun baa waxaa loo dhisaa meel isaaq dego Hal aqal maad tidhaahdid risayf eeriya intayadii Somaliland ayey dub ugu soo noqondoontaa
Somali umad ka ayaan daran ifka ma joogto, sida naloo kala qaybsaday oo an ugu nugul nahay colaada.
War waxan dulii sanaa
War gaalkan dadka somaliyeed ee deeganka haduu wax u taraayo markii horaba iyagaa gumaysi ku jiraye hala so dhaweeye haduu waxba u taraynina yaan la soo dhawyan
Uuuf iyo akhas waryaa masaa ayaa inoo danbaysay away diintii iyo dadnimadii iyo soomaalinimadii?
horta ogadenia waa walaa lahey lkn isma la hayn gumeystaha ayey ka door bidaayaan walaalohood soomaliyeed , war waxa gararka waa weyn ee abii ahmed soo dhaweynaayo
😂😂xarood always
wllhi xanun waaye saas dhiigii shuhadadeena xageen u dayacnay war damiirkii soomaali aawe
Doqoney war li,idaa
Dadka uugu xumidaa
Daba dhilif nimadu darana
Ma dalkeena ibisay
Reer bow.yaa ku.leh xaabashi ayaay saa ugu nikiinayaan Somaalidii ayagana dhiig ayaay iska shubayaan.
Sida iska cad wuxuu rabaa inuu Jigjiga ilaa Godey qaato murug ayey kugu dili waxan Jigjiga ku soo arkay meel walba Ethiopian ayaa haysta dadkeeniina way hurdaan
Ogaadeenku hada waa quustay huuna kuqancay itoobiyaanimada😢😢😢
Muuxuu uqusanwaayay nin asgoo xiran kuwii igu xigay ay kenayan ogaden melbuu ujed saday la isku fahan dacad nimadii
Kumaynaan qancin qancina mayno inshaa allah dhowrkan dabadhilif ee qabiil kasta leh nama matalaan hadaad bulshada dhax gashidna waad arki shacabku siduu u necebyahay ethiopia iyo wixii la hal maala oo dhan
Gumeyste lagumeyste yaaal iska heysta
Ba aiyo hoog baa soomaali ku dhacaye rabiyow kuwa gunimada ka xoreeya u soo dir soomaali
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. Waa aniigaa SAHAL ABDI BOULALE. Oo. Aah MUWADIN UU. Dasheey DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI. WAXAA NAA kA . Bartaa Jamaacad Kuu. Talaa DALKA . UNITED STATE OF AMERICA. GAR AHAAN. STATE VERMONT. VERMONT UNIVERSITY
allah sharaf xumaa marka dadka maskaxda laga guumeesto quruxdi somali hagee aaday ma adinku dhexlugeesin oo meesha rabto lug ku tagtiin adinka iska lehee
dee somali dowladnimo marabto waxay kuhayaan qabiil 😂😂
Abiy waa idinku qaarkiina isuruxayaan qaarkiina isgodayaan mawaxaad rabtaan inuu idinfuulfuulo, waayo khaniisnimo diin kacelin maleh
Marka lugu dhahayo ogadeen caqli maleh watanoo kale.
Hadaan waayay reer magan-warfaa inaan walaaleeyo, miyaan waayay waydkaal inaan waylo ka aroorsho
Hadaan Somalia waayay axmaarka wuxuu soo tuuro waa ku samir
Kukuuyada amxaarada oromada iyo tigreega sida loogu niikiyo bey yaqaanaan qof soomaali ah oo.madaxa ah markey arkaan waa is cun cunaayaan war wuxu gumeysi iyo duleysi jeclaa qurunku
Soomaaliya sidaan ayuu kula wareegayaa gobol kasta tartiib tartiib ayuu ku mikinaya
Ogaden oo oromo kabaqaad u ah
Dad aan is rabin hadana la isku qasbayo dheh
Cagjar daba dhilif
War da qoof ba meel Dan u ah cagdheerna itoopia Dan u ah hadi dawlad deeganka haysan lahayn may ku la tahay inay jigjiga iftiinto war ilahay ba nasiib u yeelay
@@MohamedDubad-v4x waxba Dan nooma aha ee Adoon aan is ogayn baanunahay ooguumaysiga kufaraxsan
Ethiopia 🇪🇹 is our first enemy if we are somali people plz understand the goal of Ethiopia 😮
Dadkeuygu waa ay dhoohan yihiin Halka Ninka oo yoolkiisu yahay mar un inuu gacanta kuwada qabsado dhul soomaliyed unbuu donayaa Nacalaa dhalaye
Bal eeg bahdilka iyo gumeysiga dadkena lagu hayo oo ay usacbo tumayaaan odayasha wa weyn madaxweynihii magu matalayay deganka ayaa sidii istafkii udaba socda kuwii wasirada Ethiopian ka ahaana weyba horbodayaan ileen waa dad ogaday mesha aan ka jilicsanahye somaliyey toos tooosa oo isku tirsanaada oo cadawgiina hmidoba xabahi yaaney na adonsan
Somali wa si xun bay u jabtay hada jabeso san aa lojabaa
Yaaaaaaaaahuuu dabaqoodhi
Madaxa ethiopia waa Mas marka u danbaysa way ku cunayaan
Midwalboo ka imaada Adis Ogaden waa uniikiyaa 😂
Waa in oromada sidaa futada ugu luxdaan ileyn gumaysigaa ku wanaagsantiine somaalidana la dagaalantaan halkaad ku argtaana rasaas la dhacdaan walee xorayntiinii 77kii aabayaashayo khasaaray idinka joogaan gumaysigaa ku fiicantiin ogaadeen laba futoole uf baa tihiin iyo akh
Saas dhulka amxaarqda ito tigress ma u Mario karo
Soomaalida marka loo taliyo edeb bay yeeshaan kkkkkk