FURIINKA IYO AXKAAMTIISA SH MAXAMUUD SHIBLE XAIFIDULAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 239

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 4 ปีที่แล้ว +24

    Allow culumadeena jannatul firdowsa oogu deeq. Aamin Allahumma Aamiin 🤲 🤲🤲

  • @Samaan11Jecel
    @Samaan11Jecel 12 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa´Allah Sheikha Allah ka abaalmariya abaalmarin wanaagsan, si wanaagsan buu u qeexay

  • @soobaxk
    @soobaxk 12 ปีที่แล้ว +6

    manshallah , i leaned lot today from this alhamdulilah ,,illahay ajar haka siyo sheekhow

  • @adoontiiallah2810
    @adoontiiallah2810 11 ปีที่แล้ว +5

    maasha Allaah sheikhena Maxamed Shibli Allaah ha xifdiyo fi dunyaa wal Aqirah Aamiin Walaalka Nasoo Gaarsiya Allaah haku Saaro miisankaga xasanaadka Aamiin

  • @muumin0
    @muumin0 10 ปีที่แล้ว +11

    macha allah ilahay shiikha ajar iyo xasanaad haka siiyo anagana haynagu anfaco amin

  • @fadumoabdi2694
    @fadumoabdi2694 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Jazakallah shehk

  • @abdulahifarah8769
    @abdulahifarah8769 8 ปีที่แล้ว +8

    Sh. Maxamuud Maxamed Shibili Allaah haku xiftiyo aduun iyo aakhiraba waa indhaha umada Islaamka

  • @khadijaissack3679
    @khadijaissack3679 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah. Jazaka allahu kheiral jazaa

  • @fartuuncalikuusfartuuncali7287
    @fartuuncalikuusfartuuncali7287 7 ปีที่แล้ว +4

    شيخ محمود شيخ محمد شبل جزاك الله جير حفظك الله

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid 11 ปีที่แล้ว +6

    manshaa allah our sheekh xafiduhullah

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 4 ปีที่แล้ว +2

    Khayr allaha kusiiyo sheikh maxamuud shibli

  • @IfraaxMaxamed-kc8ev
    @IfraaxMaxamed-kc8ev 9 หลายเดือนก่อน

    Jasaaakallah qayr shiiq ilahay dar tiis bana kuu jeclahay wallahi ilahay haku xafido ❤

  • @mayuusufvib8778
    @mayuusufvib8778 11 ปีที่แล้ว +4

    maashaa allah shiikhena qaaliga ah allaah haku xifdiyo walalka nasoogarsiiyana misaankaga xasanad ka alaah hakuusaro wall

  • @daahirfarhan7662
    @daahirfarhan7662 7 ปีที่แล้ว +12

    qos wanag san allaha naseyo masha allah shiikh

  • @yuusucxuseen8074
    @yuusucxuseen8074 4 ปีที่แล้ว +2

    الله يحفظك الله جزاكم الله

  • @iidfareeymahamud3990
    @iidfareeymahamud3990 5 ปีที่แล้ว +4

    Shiikh dr:mahamuud shibili assalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu yaa iga gaarsiinkara addoonkaas inaan jeclaaday oo ilaahay darti u jeclahay

  • @abdiyare19
    @abdiyare19 12 ปีที่แล้ว +5

    masha allah sh. mahamud shible ilahay ajar iyo xasaanad haka siiyo amiin amiin

  • @nuux15
    @nuux15 11 ปีที่แล้ว +19

    Sheekh shible ilaahay dartiis ayan u jeclahay. ilaahow xafid

  • @zawjatuahmeddeexmylove9037
    @zawjatuahmeddeexmylove9037 8 ปีที่แล้ว +3

    msha allh sheikh jazaka allh khyar

  • @amaalsaciid6411
    @amaalsaciid6411 2 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah sh.q allah ku xifdiyo

  • @fartuunmohamed9089
    @fartuunmohamed9089 5 ปีที่แล้ว +5

    Sheq jasaakalah culays baa igaday hada Alhamdulillah

  • @naduushnada5042
    @naduushnada5042 7 ปีที่แล้ว +3

    sh mohamud jazakalah qeer wx badan ka fahmay masha llh

  • @mohaelmioffical95
    @mohaelmioffical95 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheekh allah ku hifdyo insha allah

  • @abdisalansheikh2208
    @abdisalansheikh2208 6 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah

  • @abdibk1579
    @abdibk1579 8 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah Allow damantin nihifti.....

  • @mohamedomer9066
    @mohamedomer9066 3 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah. Jazaaka Allahu Khyr.

  • @burhaanelmi8004
    @burhaanelmi8004 10 ปีที่แล้ว +2

    جزاه االله خير الجزا

  • @burhaanelmi8004
    @burhaanelmi8004 10 ปีที่แล้ว +5

    jazahulahu khayran shiikh shibli aad ayaad noogu faaidaysay

  • @mohaade7264
    @mohaade7264 4 ปีที่แล้ว +3

    War heedhe sheekhu wad naga fu jisee shekh ilaahey jandi hakugu bisha reyo

  • @libanmahamoud9709
    @libanmahamoud9709 8 ปีที่แล้ว +3

    jizaka allah kheer sheeq m

  • @zaynababdi9992
    @zaynababdi9992 6 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa aallaah illahayow no naxariso

  • @xasanshibis9018
    @xasanshibis9018 10 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @abdullahibashir2592
    @abdullahibashir2592 12 ปีที่แล้ว +4

    mashaalaah

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 3 ปีที่แล้ว +1

    Very educational mashallah

  • @nalkahajiabdi2
    @nalkahajiabdi2 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal ana iso boqo insha allah shukran

  • @hoodoayaan4600
    @hoodoayaan4600 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheekh nin aynu is qabnaa ninku waa uu I khiyaameeya sheekh jacay iyo farxad kuma haysto arinka sariirta ayunbuu ii soo doontaa sheekh furiin ma ka dalban karaa jawab inshalaa

  • @maxamedblane3872
    @maxamedblane3872 2 ปีที่แล้ว +1

    الله يحفظك ي شيخ

  • @mohammedwaise495
    @mohammedwaise495 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhu haddii ay fasaqa qaadatey meherkeed xaq ma u leedahay? Sheekh shibli alle ha fidee ii waydii.

  • @asraabdalrzag3949
    @asraabdalrzag3949 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah shiqow alle haku xafido insha allaah

  • @rashiidsayid8298
    @rashiidsayid8298 10 ปีที่แล้ว +2

    mashaa allah sh allah ku ci zeeyo

  • @raxmocabdiweyna1278
    @raxmocabdiweyna1278 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheikhow Nin baan dhawan kla tagnay furitankana anaa ka dalbaday sababtuna wxay ahyd anigoo ku mehrsan o u san wali i aroosin ayuu naag kle gursaday lkn aniga kma maseyrin o wn u dulqatay kuna qncsanaa madama aan kla fogenay lkn aniga biil imu siini jirin mudo 4 bil ah iyo waliba imu so xiriirin jirin mrka saas hdey jirtay ma waxan ku leyahy danbi taaas

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +3

      Sidaa aad sheegtay haday wax u jiraan dambi ma lihiid.walaahu aclam.

    • @sayidasuuban7972
      @sayidasuuban7972 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sheikhalibukhari2115shiikhoow nin iyo gabdh isu mehersan oo aan is arag haduu furo ninki gabdha intuu lasoohadlo kudhaho waan kufuray erjactu miyey ubanantahay

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sayidasuuban7972 Haa wl way u banaan tahay hadii aanay cadad bixin..

    • @sayidasuuban7972
      @sayidasuuban7972 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sheikhalibukhari2115 mahadsanid sheekh waaba hada

    • @axmedali8058
      @axmedali8058 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sheikhalibukhari2115 asc meel khas ah oo lagala so xidhiidho ma leedahay

  • @mashaalllhg4610
    @mashaalllhg4610 8 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh shiiq xafid humulaaaah

  • @AaBb-ut3qr
    @AaBb-ut3qr 5 ปีที่แล้ว +2

    Jasakuma laah

  • @abdikadirmuhumed4948
    @abdikadirmuhumed4948 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah

  • @mohamedomer9066
    @mohamedomer9066 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha ku barakeeyo Sheikh.

  • @Hassandalac
    @Hassandalac 7 ปีที่แล้ว +3

    ilaahay ha kaa ajarsiiyo she Shible

  • @ibrahimxasan-xf9ix
    @ibrahimxasan-xf9ix ปีที่แล้ว

    Mash allhaa

  • @sheikhalibukhari2115
    @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sh.shibli waa faqiih aan laga doodi karin aqoonta u leyahay fiqiga

  • @kifahabdirahman5016
    @kifahabdirahman5016 5 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh

  • @fufyftgfg4587
    @fufyftgfg4587 4 ปีที่แล้ว +1

    mashalah

  • @munoabukar9810
    @munoabukar9810 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll sheeqa su aal mawedin karanka

  • @xamdimohamed5569
    @xamdimohamed5569 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc shiiq waxaan rabaa fasaq ee sidee kugula so xariiraa

  • @hassanomar7412
    @hassanomar7412 7 ปีที่แล้ว +1

    Baarakallah

  • @sarasota184
    @sarasota184 8 ปีที่แล้ว +16

    asc wr wb waa ni slmy dhaman inta qadka ku jurta ha leyku so duceyo wilka iqabay ay ika geriyoday si walalnima ah iku so duceya waa mahad san tahiin alle ka soko

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 8 ปีที่แล้ว +1

      انا لله و انا اليه راجعون!

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 8 ปีที่แล้ว +3

      samir iyo iimaan Allaha kaa siiyo abaayo Asagana Allaha u naxariisto janatul firdows ha ugu bishaareeyo. Aamiiiiin

    • @sarasota184
      @sarasota184 8 ปีที่แล้ว +1

      aaaaaaaaamin jasa kalah qer

    • @yonisabukarmoailnhassan1080
      @yonisabukarmoailnhassan1080 8 ปีที่แล้ว +2

      +Sara Sota sabar iyo imaan allaha ka siyo....

    • @zaynabhassan6244
      @zaynabhassan6244 8 ปีที่แล้ว +1

      Sara Sota allow sii jano

  • @khadarmi6810
    @khadarmi6810 7 ปีที่แล้ว +9

    illhy noo danbi dhaaf 😍😍

  • @axmedcabdi6326
    @axmedcabdi6326 2 ปีที่แล้ว +1

    اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎

  • @kowsarindho5249
    @kowsarindho5249 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiiq suaal ayan qabaa
    Nag xamilo ah ma furanto ayey dhahan dadka
    Shiiq ariinka sax miyaaa?

  • @amaalsulub2588
    @amaalsulub2588 5 ปีที่แล้ว +3

    Sh telkisa isheeg

  • @mohamoudsoodaani1215
    @mohamoudsoodaani1215 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc su al bn rapa sheikh iyo wixi cilmi u leh iney iga jawapan
    Xaaskeyga hadaa furo o talofan ka furo
    Anoo niyad iga aheen
    Ma iga furan ta
    Gortey i tiri war maka dhab pa hdaan dhaho
    May o niyad igama aheen
    Hdaan ano oran wn kugu noqday hdana furiin dhab ah markhanti
    Leh furo kii
    Hore ma jiraa kana ma jiraa
    Hadii ki hore dhab yaheyna rajactu ma anan oran marka kan danbe
    Ma an sixi

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +2

      Wl furniinku kaftan ma galo, hadii aad si kaftan ah u tidhaahdo ama badheedh way kaa furmaysa.sida owged gabadhii tii hore ayay kaga furantay, hadii aanad rajactu odhan ka hor ciddadeedu inta aanay dhamaan wad is daysan, waxaa laga rabaa hadii aad dib jeclaato in àad nikaax cusub ku guursato.marka kan dambe waxba kama jiraan waayo waxay kaaga furantay kii hore

    • @ladanitaofficial2018
      @ladanitaofficial2018 4 ปีที่แล้ว

      Sheekh Cali Bukhaari asc wll sual baa qabaa plz xageen kala soo xidhida ama kugu soo gudbiya

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว

      @@ladanitaofficial2018 wl whats upka 252634119402

    • @Uniquehomedesign01
      @Uniquehomedesign01 3 ปีที่แล้ว

      @@sheikhalibukhari2115 asc sheek suaal furniinka laxidhiidha ayaan aad ulacadibanahaye ma iiga jawaabi kartaa

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 3 ปีที่แล้ว

      @@Uniquehomedesign01 Haa wl hadii haday suaasha gaar ku tahay si gaar ah iigala soo xidhiidh 4119402 waa numberkayga

  • @ilyasismail5303
    @ilyasismail5303 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikhow sidhen kulasoxarira sual ina kuweydiya rawe

  • @shukridool3903
    @shukridool3903 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah shiikhow tooba dheh cudur daawo leh Laguma kala tagi karo. Mid aan daawo lahayn na allaha naga hayo Laakiin Waa waajib iney Qoys ku isu samraan.

    • @hanadmeecaad403
      @hanadmeecaad403 ปีที่แล้ว

      Shukri walal guurku waa is rabitan,hadii midkood diido wax mesha yaal ma jiro gabadhu xaq bey le dahay oo fasaqu waa jira ama isaga si sharaf leh ha u furo ama wadaad ama sheikh baka furaya!!!

  • @ishqinewhilal7718
    @ishqinewhilal7718 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllo shiiqa xagee su.aalaha laga weydiiyaa please igu caawiya

  • @AsadAsad-fu8of
    @AsadAsad-fu8of 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc shikh suaal makuwaaydin kara

  • @lipanmohmed8168
    @lipanmohmed8168 4 ปีที่แล้ว +1

    Manzhallja

  • @mittymitty385
    @mittymitty385 7 ปีที่แล้ว +3

    sara sota allah unaxariisto sabarna haka siiyo

  • @Haredow
    @Haredow 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah ustaad

  • @AbdirahmanHussain-ix1hp
    @AbdirahmanHussain-ix1hp ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍👍

  • @nimcomohamuud2025
    @nimcomohamuud2025 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqow hbn anoo hargab ihayo ayuu ninkaygu igu yidhi qabowga hadaa usoo baxdo waa furan yhy arinkaas maxay diintu ka qabtaa dalqadii ma dhacday

  • @somaliyeonelove1883
    @somaliyeonelove1883 6 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh ninkeyga 2dalaq igu furay rajacatu musan idhihin hadana dalaqdi kuhartay igu furay dalaqdas danbe kuma furma asgo rajacatu idhihin

    • @hassanbashir7578
      @hassanbashir7578 6 ปีที่แล้ว +2

      Asc wll facebooka kala xidhiidh intaan sheeku wax kagama jawaaban filaaya ama numberkiisa raadi Asc

    • @halganwadani9484
      @halganwadani9484 6 ปีที่แล้ว +2

      Aisha Cadey walaal hal dal qadad lee dhacday waayo laba dalqad maisraacikaraan oo labadi hore hal kasoqaad hadey rajactu udhaxeynin midan dambana sukuufura kumaba qabe hadad cidada kabaxday waa meherkale hadad israbtaan

    • @halganwadani9484
      @halganwadani9484 6 ปีที่แล้ว +1

      Aisha Cadey fiiri daqiiqada 124

    • @somaliyeonelove1883
      @somaliyeonelove1883 6 ปีที่แล้ว +1

      Genius Wiilwaal well shukaran well qaali

    • @hassanbashir7578
      @hassanbashir7578 6 ปีที่แล้ว +1

      @@somaliyeonelove1883 asc waxaan filayaa inay fiicnaan lahayd inad adigu shiikha waydiiso waayo waa arin qoys weyna fiicanthy inaad la xidhiidho sheekh IA

  • @SaAli-ik2gc
    @SaAli-ik2gc 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc Walalayaal Xaaskayga Wan Isku Dhacnay WAY iga Tagtay Wiilkayga Way Ka Xaysatay
    Faamilkeeda Ma Rabaan Inay Ila Noolato ...
    Ana Wan Jeclhay
    Marwalba Wan Wacaa Iskadaaye Numberkiiba Badalatay Warqadayda Izii Ayeey Dhahday
    Dad Ay Faamil Isku Dhow Yihiin Ayaa Warqadii I Waydiinayaan
    ILMAHAYGII gaallo ayaa Haysta
    Iyadiii Kali
    Anigii Kali
    Sadexdeeni Sadex Magaalo
    Faamilkeedi Hadda Way Ka Qomameyen
    Ila Taliya Talo Walaaal
    Ina Soduceeya
    Rapi Inuu I sahlo

    • @xidigtahiiraanelmi3308
      @xidigtahiiraanelmi3308 3 ปีที่แล้ว +3

      Walal soo cesho xaskada oo sasabo dumarka waa qalbi jilcanyihiin cunugada soo cesho plze oo noqo nin fcn oo nolol qurxoon tus OO U NAXARISO WAA BERE

  • @Munabeauty2024
    @Munabeauty2024 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc shikh ninkeeyga aan dhowr sano kala maqneeyn ayaa kala tagnay Marka cudada waajib miyee igu tahay shikh Asc

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +2

      Wcs wl haa way kugu waajibaysa madaama xaas ahaydeen walow aydaan is arag mudo.

    • @Munabeauty2024
      @Munabeauty2024 4 ปีที่แล้ว +1

      Sheikh Ali Bukhaari mahadsanit shikh 🙏🙏

    • @abumuhamedahmed8499
      @abumuhamedahmed8499 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sheikhalibukhari2115 asc wr wb sheikh

  • @anasxuseen4181
    @anasxuseen4181 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a shiiq

  • @rorogenyo2957
    @rorogenyo2957 8 ปีที่แล้ว +2

    Asalamu calaykum salan kadib Nin aya iqaba mudo labo sano ah kadib wax u meher isiyo iska dhafe xita masrufkan an KU laha ayan kawayay labo sano dhan ayu i qaba biri sadanbe SU igu hayay ayan gabar udhalay kadib wax mar walba xaqa an kugu leyahay Isi SAN u dhahayay WAN KU dalay mar walba sug sug idhaha marki danbe. WAN isku dhacnay wu naga tagay mudo 7bilod ayu naga maqan yahay telefon noma so diro setihin nama so dhaho wax masruf ah kama helno SU noga tagay mel u KU danbeyo MA aqan lkn in u magalo Xoga no jirta in u dagan yahay an ogaday marka maxa igu gudbon an samen kara MA ka furanahay mise Max Wa shukran

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaal Allah ku sahlo een wali kama furnid lkn waad dalban kartaa furniinka. Waxad laxidhiidha culimada halka aad joogta degen amaba maxkamada la xidhiidh.

    • @SaAli-ik2gc
      @SaAli-ik2gc 4 ปีที่แล้ว +1

      Walal WAC Ninkaaga Dad Cadow aayaa Ini Ku Dhexjira

  • @yurubyurub4178
    @yurubyurub4178 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc

  • @yusralove3276
    @yusralove3276 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc sheeqo sageyga mar walbo haadan lacag mise nafte ama wiil Yar aya wada qabna haadan wax uu weydiyo wax weyn na ma ahan waxa ka codsado ayu mar walbo ii dhahaya waan kuu fura waraqadada berri Kuu soo diira kuma hayn karo.haadana markii ila soo hdlo waan iskela hdla anigo hadalada igu lahadlo niiyajab iyo niiyadeda you mar walbo hdl xun igu dhaho uu ka foganayo
    Wax aan sameyo ayan garan layahay

    • @fowziyahajjihassan1648
      @fowziyahajjihassan1648 5 ปีที่แล้ว +3

      abayo latasho ehelkaga hoyada ama qof walid kugu dhaw kadac wow ilen dad la an ma aha usheg asna o ilaah kabaq ku dheh ilaah reraha hano hagaajiyo

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 5 ปีที่แล้ว +4

      Waa ku furaa iyo waan ku furay waa kala labo. Berri aan ku furaa malagu furmo balse berri laga bilaabo waa iga furantahay ayaaa dalaaq ah

    • @yusralove3276
      @yusralove3276 5 ปีที่แล้ว +1

      Fawziya hajji mahadsanid abaayo

    • @yusralove3276
      @yusralove3276 5 ปีที่แล้ว +1

      Ina dahir mahadsanid

    • @SaAli-ik2gc
      @SaAli-ik2gc 4 ปีที่แล้ว +1

      U dulqaado Walal

  • @aminaahmed49
    @aminaahmed49 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiqow xagee kasoowacaa

  • @nimcomaxamed1747
    @nimcomaxamed1747 3 ปีที่แล้ว +1

    Marqaati laan rajactu ma dhaceysaa

  • @seynababukar2622
    @seynababukar2622 8 ปีที่แล้ว +2

    Sara sota abaayo samir iyo iimaan allaha kaasiiyo badal qeer qaba insha allaah

  • @ashassify
    @ashassify 12 ปีที่แล้ว +1

    masha allah jzklh sheeq

  • @calixood6464
    @calixood6464 11 ปีที่แล้ว

    aaad ban wll kay ugu mahad celinaya ruunti aad bu inogu dadala inaynay luumin

  • @zakatiyeyuusuf1zakariyeyuu369
    @zakatiyeyuusuf1zakariyeyuu369 8 ปีที่แล้ว +4

    Asc shiiqow Anigo Kaligeey ah ayan furay xaaskeyga Ilahow wad ii jeeda heblayo Hal dalaqo ayan ku fuurin alle marqatii igaa ahay shiiqow

    • @farhiyamohamudabdi1654
      @farhiyamohamudabdi1654 7 ปีที่แล้ว +1

      Zakatiye Yuusuf masha Allah

    • @yarkas3682
      @yarkas3682 7 ปีที่แล้ว

      Zakatiye Yuusuf1 Zakariyey
      uusuf1

    • @zahraahmed834
      @zahraahmed834 6 ปีที่แล้ว +1

      Zakatiye Yuusuf1 Zakariyeyuusuf1, inaad jaahil aan wax soo aqrisan satahay qoraalkaaga ayaa looga jeedaa. waxaad ku hadashay micno ma samaynayaan.

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +1

      Kaligaa hadaad furto ama.tii oo lagula.joogo aad furto waa isku mid. Hadii aanay kula joogin waad u sheegaysa in aad furtay.

  • @munomuhadiin9855
    @munomuhadiin9855 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllyaal Waxa niga codsanaa qofwalbo kasaayo sheikhan ama hayso ciwaankiisa ama meel lala xiriiro fadlan isoo qoraa meel walbo Oo lakala xiriiro🙏🙏🙏

    • @mohamedahmedmohamed5722
      @mohamedahmedmohamed5722 6 ปีที่แล้ว

      Muno Muhadiin walaalo fb soogal waxaan kusiinayaa insha allah telkiise

    • @samiirayousuf3118
      @samiirayousuf3118 6 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ahmed Mohamed

    • @deeqoabuukar5602
      @deeqoabuukar5602 5 ปีที่แล้ว

      Muno Muhadiin muno xbbti lambarkiisa hadaa heshay ana isii waa ubahay mahsanid

    • @munaabdiqadir4663
      @munaabdiqadir4663 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedahmedmohamed5722 wll maxamed anigana iso dir labarkiisa

    • @munaabdiqadir4663
      @munaabdiqadir4663 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid

  • @amranloveeyes2980
    @amranloveeyes2980 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheq ninkeyga aya isku dhacne waxan aheen 2dedna waxun igu dhahay 2dalqad ba iga furanthay hadan subaxii waxuu igu yiir rajacatu anogo qof na oogen maxa xal ah

    • @NoloshaMaanta-rq6os
      @NoloshaMaanta-rq6os 7 หลายเดือนก่อน

      Ninkaas wuu ku qabaa waana aniga mida kale inamal acmaalu bi niyaa wax walba waa niyo

  • @maxameddeeq65
    @maxameddeeq65 5 ปีที่แล้ว +2

    Shiiqa nambar kiisa haley siyo

  • @shamsonoor5802
    @shamsonoor5802 2 ปีที่แล้ว

    RaayyaaAbbmaccaa

  • @walishow
    @walishow 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @mushti2762
    @mushti2762 4 ปีที่แล้ว +1

    asc

  • @mohamoudsoodaani1215
    @mohamoudsoodaani1215 6 ปีที่แล้ว +4

    Furiin ka hadii usan qof ku cilmi u laheen haduu xaasku ma furan taa

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa uu dhacayaa furninku, waa isku mid isagoo og hadii uu furo ama aan oqoon u lahayn.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 9 หลายเดือนก่อน

    Sheeko walee waayaab shiikhaw hadaan wanaag lugu wada joogin waa lakala tagaayaa

  • @deeqoahmed7791
    @deeqoahmed7791 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 😘🙏

  • @imanphaisal5172
    @imanphaisal5172 6 ปีที่แล้ว +3

    Naag marqaati laan ma furantaa

  • @munamohamed4004
    @munamohamed4004 4 ปีที่แล้ว +1

    Anigu nin aya iska fasaqay marki qarabadaydu diday inay iga furto isna diday inu I furo ninkana aniga nacay sababtan u nacayna aflagado iyo gacanqad aya ku nacay fasaqa sax miya marka kala maqnayn sadex sano ee u diday inu warqadi I siyo wan warwara marmarka qar waxan is yidha arma sharciga illahay meel uga dhacday

    • @hodanhirsi5431
      @hodanhirsi5431 4 ปีที่แล้ว

      Hadii aadan waxba uukusiin biila waa caadi

    • @biyaayo
      @biyaayo 2 ปีที่แล้ว

      Abayo yaa kaa fasaqay

    • @Zain341
      @Zain341 ปีที่แล้ว

      Maxkamad unbaa kaa fasaqi kartaa ama culumada deegaanka joogto lakayaqaano ee adi ma ah wax isfasaqayo

    • @Zain341
      @Zain341 ปีที่แล้ว

      Maxkamad unbaa kaa fasaqi kartaa ama culumada deegaanka joogto lakayaqaano ee adi ma ah wax isfasaqayo

  • @ikraamlucky6794
    @ikraamlucky6794 5 ปีที่แล้ว +1

    asc heekhow ninku haduu yahay taariku slaad balwad wehel la ah oo qoyska wanaag aanba ku dhaqin furiin in laga dalbada qalas miyaaa

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +1

      Ninka salaada ka taga oo tukan waaya laba ayaa loo kala qaada.kow nin salaada waajibkedaba diidan iyo mid ogol lkn shaydan ka hortaagan yahay. Kan diidan salaadaba shaki ma leh in gaaloobaayo, hadii aanu ahayn qof kuso barbaaray meel aanay culimo joogin oo aan maqal in diidmadas lagu gaaloobaayo amaba dhawan uun so.islaamay.Hadaba hadii ninku diido salaada wajibnimadeda waa gaaloobeya sidaa owged ma qabi karo gabadh muslimad ah. Kan isagu salaada ogol.lkn hadana tukanayn isaga waa in ay gabadhu waanisa, iskuna daydaa in ay ku xidho ilahay, lana kaashato cid ay is ledahay waxba ka dhegaysanaya una samirta,hadii ay ka quusato way ka dalban kartaa furniinka kumana dambaabayso.

    • @xamdixasan17
      @xamdixasan17 3 ปีที่แล้ว

      @@sheikhalibukhari2115 kuma qabo sacan kabilamo adaa is qabo hadow kudhaho maku furma sheeq

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 3 ปีที่แล้ว

      Hadalka noocan oo kale ahi waa sarbeeb...furiin toos ah maaha sidaa owgeed isagaa dib loogu noqonayaa waxa la odhan doonaa maxaad ula jeeday hadalkan hadii uu yidhahdo furnin ayan ka waday marka wad ka furmaysaa hadi kalena maya.

    • @bushromohamed283
      @bushromohamed283 2 ปีที่แล้ว

      @@sheikhalibukhari2115 Asc walalkey muslim ka ahow waxaad isheegtaa ninkeygi ayaa isagoo cadheysan iyidhi hadaad sheeygaas sameyso waad iga furantahey ana waan sameeyey uurna waan ahay markan family geygi ushegey wuu dafirey anigana leyma aminin madamon guurkisa rabin markii horee leysiiyey makhratina uma heysan waana waswaasey hada markan weeydiyaba hadaad aminsantahey rajactubaan idhi buu iyidhi walina madhalin oo cudadii baan kujiraa maxaan sameeyaa waaswaas badana waan dareemayaa

  • @Zaka_swe
    @Zaka_swe 4 ปีที่แล้ว

    Asc nin iqabay baa igu qabay hal dalqo malin ayaan isqabanay wuxuu jiri 3iyo 4sii qaado

    • @Zaka_swe
      @Zaka_swe 4 ปีที่แล้ว +1

      Marka maan ka furanahay

    • @Zaka_swe
      @Zaka_swe 3 ปีที่แล้ว

      Sheikh iijawab

    • @Yusra-f9l
      @Yusra-f9l 2 ปีที่แล้ว

      @@Zaka_swe wali ma isla jogtin mise wa kala tagten arinka dad waweyn uradi ama masjidka tG

  • @shacniahmed6590
    @shacniahmed6590 5 ปีที่แล้ว +2

    Walal shiqan nr maisiin kartan mise fcb sa

  • @bankai9322
    @bankai9322 2 ปีที่แล้ว

    By

  • @sheekhadan2aadan367
    @sheekhadan2aadan367 7 ปีที่แล้ว +1

    sheekh maxamuud maxamed shibli allaha ku xifdiyo

    • @fadumohassen2423
      @fadumohassen2423 6 ปีที่แล้ว

      Sheekhadan2 Aadan. Asc sheeq waxan ahay qof maanta o 22nefebar 2017 arkay muxadaradii sh shibib e ku sabsaneed axkanta furinka wan ku farxay sida uu u kala dhigdhiay axkaamta mahadsanidiin dhamaantin walalayaal waxan ahay gabarjoogto mareykan waxana arkay dad badan o isku qabaan sharciga dalkak iyo kuwo isku shegay in ay diin islaam isku qabaan lakiin dowlada wax kaga cunaan dowlada boyfared sidaa darteed waxan rabilahaa inaad wax ka tiraahdaa hadey surto gal tahay koley waa mid aniga qalbigeeyga xagxagneeyso yaa aqaii filaal il soo socsii hadi ay suto gan no noqneeyso walaahi waxbadan baa umadeena isaga qasan

    • @fadumohassen2423
      @fadumohassen2423 6 ปีที่แล้ว

      Sheq itaqi laaha wararkak cadeeya

    • @fadumohassen2423
      @fadumohassen2423 6 ปีที่แล้ว

      Sheq ilsoo socdsii marka aad dhigeysan muxadarada tel 4143248384

  • @aishaaahmed174
    @aishaaahmed174 4 ปีที่แล้ว +1

    sheekh gabar iyo ninkeda kala tagay ayagoon is arag wali hal dalqad kusoo furay rajactu ma ku wajibtaa mise meher labad baa dhacaya

  • @sacdiyoxasan1651
    @sacdiyoxasan1651 2 ปีที่แล้ว +1

    So alaha ite ku so dirsada

  • @wariyesihaamsiman2474
    @wariyesihaamsiman2474 4 ปีที่แล้ว +2

    imasay ku cadad baxda gabadha ma xaydkay tirsan mise 310bari

    • @hibohenna1257
      @hibohenna1257 4 ปีที่แล้ว +2

      Wale sadex bilood bay ku cudad baxdaa

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaal tirsiga cidadu way kala qaybsantaa. Waxaa loo qaybiyaa bilowga horeba mid laga dhintay iyo mid nolol lagu furay.hadii laga geeryoodo laba ayaa loo kala qaadaya, kow in ay uur ledahay ta laga dhintay iyo in aanay lahayn.hadii ay uur lahayd markii uu ninkedu dhintay waxay ku cidda tirsan umulidda uun, markay sida u umusho way cidda baxday wayna guursan kartaa,asayna way ka dhaamatay.Hadii ay gabadhu uur lahayn waxay tirsan 4 bilood iyo toban cisho. Tii aan laga dhiman ee la furay haday iyana uur lahayd markii la furay, ciddadeede waa uun intay ka umulayso, markay umusho way ciddi baxday,hadii aanay uur lahayn dhanka kale ay tahay gabadh xaydka hesha,waxay tirsan 3 xayd ka dib waa xor way cidda baxday,hadii ay tahay mid aan xaydin sida gabadh wayn oo gabowday ama yar oo aan xaydka helin 3 bilood ayay ku cidda baxaysaa.walaahu aclam.

    • @nimcoabdirashiid2205
      @nimcoabdirashiid2205 3 ปีที่แล้ว

      @@sheikhalibukhari2115 sheekh su aal maku waydiiya

    • @nimcoabdirashiid2205
      @nimcoabdirashiid2205 3 ปีที่แล้ว

      @@sheikhalibukhari2115 sheekh ilaahay khayrbadan hakusiiyo ilaahayna janada hanagu kulmiyo sheehk waxan kuwaydinaya waxa igudhacdin arn oo ah maalin ayaa anoo sinada waxba kagarayn ayaa waxa ilahadlay wiil dhalin yaro ah ayaa iguyidhi ma isbarana haa ku idhi waxuu igu yidhi haiga shakiyin waan shaqaysta waanan kusoo dooni karaa kadib wuxuu iyidhi waxaan kashaqeya wasaarada aanu is aragno ayuu iyidhi haye baan idhi ana daacad baan ahaa waanu isku nimid inanki anagoon salaantaba iska qaadin ayuu doonay inuu gacantiisa uu ilasoo aado ana waandiidayay aakhira taankii wuu iqasbay wuuna igagutay dantiisi kadib uu iskatagay anuu sheekh daacad baan ahaa ilaahayna waan kaashanayay intuunan waxan igu samayn kahor markaa sheek maxay noqonaysaa matoobad keeni karaa haday tahay haa sideen ilaahay uugu toobad keena

    • @sheikhalibukhari2115
      @sheikhalibukhari2115 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcoabdirashiid2205 si gaar ah ayaan kaga jawaabi doona...igala soo xidhiidh numberkayga 4119402 whats upka