Ninkayga oo 1 Dalqo igu furay ayaa Rajacto asgoo idhihin I jamaacay / ii galmooday 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 5 หลายเดือนก่อน +11

    Maashaa Allaah waa gabar fiican su'aasha ay weydiisey waa mid mudnaanteeda leh waana su'aal loo baahi qabey in la weydiiyo culumada,Allaah ha sharfo gabadha,dadka dhaliilaya ama ceebeynaaya waxaan leeyahay Allaah ka cabsada ka daaya gabadha xumaanta aad commentiga ugu soo qoreysaan ee u duceeya.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 9 หลายเดือนก่อน +6

    Nin furay sideey kukeentay iney soo dhawayso.
    Asaguse naag uufuray muxuu kadoonayaa

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว +6

    Subxaanalaah ilahow hay tusin waad I tusi kartaaye

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 ปีที่แล้ว +7

    Bal waxa sheekha la weydiinayo foolxumooyinkooda media ha ka daaya candho cadho baratey baa oday doqonoo waa jiroo habarta ceyriyaa subax lagdey habarti maxaa markii layirina candhadaa candhada baratuu yiri

    • @SakiMoha-qm5mi
      @SakiMoha-qm5mi 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa su.aal loobaahnaa ee ka faaiidayso wllo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 ปีที่แล้ว +5

    Kkk May isku kiciyeen kala maarmi maayaan marka horena waa dagaal.
    Labada cawro markay isku hiliibaan laxasusan maayo furiin kii hore
    Lakin waa suu sheekhu sheegay

  • @Sundusey94
    @Sundusey94 ปีที่แล้ว +13

    Nin ifuray oo iraali galin oo iso ceshan see wax u siiya ma dhimanahy😢

    • @BadriabdimahamedBadri
      @BadriabdimahamedBadri ปีที่แล้ว +2

      ALAH AKBAR❤

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 5 หลายเดือนก่อน +1

      Diinta baro , cidada la sheegaaba soo inaad isaga u xayiranta maahan oo aadan nin kale.la hadli karin

    • @Burcaawi44332
      @Burcaawi44332 4 หลายเดือนก่อน

      Candho candho baratay ma dayso manad maqal waa wax is bartay waana isku dhici karaan haday cidlo iska helaan

    • @haafidabdirizakahmed7895
      @haafidabdirizakahmed7895 4 หลายเดือนก่อน

      Soo Nafley ma this

    • @rahmoahmed9576
      @rahmoahmed9576 3 หลายเดือนก่อน

      🤣🤣🤣🤣

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 ปีที่แล้ว +3

    Waxa waajib ah waxaad aaminsatahey inaad barato ugu yaraan
    Tafsiirka iyo sunaha markii danbi la galo inaad tiraahdo sheekhoow maxa sameeyaa diinta yaan lagu ciyaarin

  • @MankaYare-bc1be
    @MankaYare-bc1be ปีที่แล้ว +11

    ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ جزاك اللهُ‎ في أمان الله
    ‏﷽
    صل على رسول الله اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا المصطفى محمد رسول الله وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @SaadoAli-i9y
    @SaadoAli-i9y ปีที่แล้ว +9

    Dumarkan ayagaa isbahdilaayo bal fiiri wexee noola timid

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 ปีที่แล้ว +4

      Tan jileec waa dhaaftay mindhaa ayadoo jecel buu furay

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 ปีที่แล้ว +10

    Doqon Bay ahayd nin ku furay muxuu so doonayaa maxaa naago xoolo ah buuxa

  • @MaxamedAhmed-jh4gr
    @MaxamedAhmed-jh4gr ปีที่แล้ว +9

    Waa.su.aal.fiican

  • @ifrahabi4834
    @ifrahabi4834 หลายเดือนก่อน

    Beautiful girls. If a man is not saying rajactu. At least with one witness. Or come without a Niya. He can put you in zinna.

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 ปีที่แล้ว +2

    Daruuri miyaa in aqwaalaka madaahibta,4.ta,ah.. aayad qur,aan ama xadiis soo majiro? 4.ta madaahib hadii laga soo tago

  • @ommahmoud4707
    @ommahmoud4707 ปีที่แล้ว +3

    Asc wwbr waxaan u rabaa in sheekha su’aalo waydiiyo xageen ka heli karaa? Yaa igu sacidayo oo illahay khayr siiyaa

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 ปีที่แล้ว +5

    Rajacto macaneheeda waa maxay hahahaha waan celiyey sow maaha

    • @nnpcat625
      @nnpcat625 ปีที่แล้ว +2

      Wallaahi funny ayaat tahay

    • @rahmoahmed9576
      @rahmoahmed9576 3 หลายเดือนก่อน +1

      🤣🤣🤣

  • @MaxamedCiise-s1i
    @MaxamedCiise-s1i ปีที่แล้ว +5

    M.a

  • @abdiwalialibile8274
    @abdiwalialibile8274 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah shekh

  • @hassanjuha8203
    @hassanjuha8203 5 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah sheikh

  • @aminahassan731
    @aminahassan731 ปีที่แล้ว +4

    ما شاءالله

  • @aminahassan731
    @aminahassan731 ปีที่แล้ว +3

    CIDADA INTAY KUJIRTAY RAJACTU DHAHAY WAA OK

  • @xaawokiin7465
    @xaawokiin7465 11 หลายเดือนก่อน +3

    Allahu agbar

  • @ashamohamud5529
    @ashamohamud5529 ปีที่แล้ว +13

    (ALLAAHU.AKBAR) illaahoow rabiyoow subcada iyo sharafta hanaga qaadin nin ku furay salaan kuugu yimid baan isu galmoonay kadibna waa iska baxay markaaseey Shiikh sooweeydiineeysaa aNoon shiikh aheeynaaba kaaga jawaabi karee ala maxeey dumarka qaarkood is qiima tiraan (AQAS IYO YAAHUU DHEH)

    • @MankaYare-bc1be
      @MankaYare-bc1be ปีที่แล้ว +10

      Wll alle ugu mahad celi hadu adi ku garadsiyey waxa jira qaar badan anan ka warheynin suashan waxay aheyt 4 sual oo 1 sual isku ah ceebna ma ahan hadu qalad kadhaco qof inu weydiyo culimada si looga saxo qaladka alle haku barakeyo wll ku sali rasuulkena محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

    • @MrBulle252
      @MrBulle252 ปีที่แล้ว +8

      Walaal waxaan kugu la talinayaa inaad suaasha iyo jawaabta si fcn u dhagaysatid intaadan ka fal celin. Suaal qiimo leh ayeey gabadha waydiisay si wanaagsan ayuuna shiikha uga jawaabay. إن الله لا يستحي من الحق

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 ปีที่แล้ว +3

      I llahow diintaada xaqa nugu hanuuni adigaa xaqiiqda oge

    • @xabiibaxmed9316
      @xabiibaxmed9316 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      In lafuray way ilawday miyaa 😮😮

    • @mohamedabdikadir7621
      @mohamedabdikadir7621 ปีที่แล้ว +6

      Wad aragti gabantahay. Ma adiga macsum bad tahay? Waa suurta gal inay kaa sharaf badantahay. Habar fadhida legdin lafududa aya layiri. Hada marxaladas kugu timaado iiga soo waran.

  • @suldaanameriko8582
    @suldaanameriko8582 ปีที่แล้ว +2

    Madabo ah rayi qof uun buu sooqaatay sheekhu, ee muxuu u soo qaadan waayay aayadha quraanka ee arrintas ka hadlaya oo wax khilaaf ah iyo rayi qof aysan ku jirin

    • @AbdullaahiCbdrxmn
      @AbdullaahiCbdrxmn ปีที่แล้ว

      Oo ah

    • @osmanaden4420
      @osmanaden4420 11 หลายเดือนก่อน +1

      Athigu maxaalaguweydin waye hadi aad wax taqaano.

    • @suldaanameriko8582
      @suldaanameriko8582 11 หลายเดือนก่อน

      @@osmanaden4420 maxaa tahay kuwa quraanka lagu kari la'yahay oo dadka warkiisa ka doortay warka ilaahay, yaa shiikhoow, aaayada ka hadlaysa muu soo qaato hadaan iri xumaanta ku jirtaa waa maxay, mise hadaad igu cayn doontaa, quraani baa tahay sidii quraaku xun yahay, yaab ayaad leedahay, lakiin adiga aakhrio yaan lagaa maqal ilaahoow wadadaa i baadiyeeye
      ﴿ وَقَالَ الرَّسُولُ يَا رَبِّ إِنَّ قَوْمِي اتَّخَذُوا هَٰذَا الْقُرْآنَ مَهْجُورًا﴾
      kuwaas rasuulku ka dacwoonayo ha noqon waa iga talee

    • @nawilah.h595
      @nawilah.h595 10 หลายเดือนก่อน

      Oo bal adu soo sheeg ayaada quraanka ee odhaneysa hadi gabar ninki furey bariidin ugu yimaado uu hadana u galmoodo saa halaga yeelo adaan kaaga fadhinaa sheekhii wadiga sudhaye.
      Intaa waxaan kuugu dari lahaa wllo adoo raaliya inaad maqashaan filayaa xadiiska saxiixa uu nabigu scw ku yiri waxaan idiinka tagey kitaabka ilaahey iyo sunadeyda iyo sunadii khulafa'u raashidiinta ee hanuunsanaa kuna qaniina Gaws danbeedkiina, xadiis nuucaas ahaa siyaaqisu ama udhawa marka ha umaleynin culimadaan mad'habyada ey ku tageen ee la raacey inay dad sahlan ahaayeen masha allah waxey ahaayeen dad cilmiga waqtigooda iyo cimrigoodii iyo maalkoodiiba u hurey oo dad saalixiina ahaa diintana ku dhaqmaayay hadaadan ku qancin jidkey ku tageena adu daliilo kale la imo oo waxad ku diideyna cadee kaad adu keentana halkaad u cuskateed ka keentay naga dhaadhici intaa wixii kasoo hara waa maangaabnimo iyo aqoon la'aan yadoysan iga aheyn cey iyo inaan ku maago waa aragtideyda gaaban wa billaahi tawfiiq.

  • @FaadumoMaxamed-p1g
    @FaadumoMaxamed-p1g ปีที่แล้ว +4

    Su.aal wacan

  • @bad_facts7
    @bad_facts7 ปีที่แล้ว +8

    إن الدين عند الله إلا سلام ♥️📍

  • @haboonadan
    @haboonadan ปีที่แล้ว +5

    Subhanallaah. Rabbow adanka magangalay.

  • @fatmaabdalla3430
    @fatmaabdalla3430 ปีที่แล้ว +2

    waxba idinka magelin

  • @SaynuMaxamed
    @SaynuMaxamed 4 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊😊😊😅😅😮😅😅😂❤❤❤❤

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta waxa south Africa durban joogaa ma dinku jiraa iimailka ii gu soo jawaab gabar baa warkeeda waaye

  • @xaawoimaan7417
    @xaawoimaan7417 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd ปีที่แล้ว +3

    Dumarka wey is bah dilaan

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 หลายเดือนก่อน

      waxba kama fahmimaysid Sheekooyinkaase ee soo barbaar walal..

  • @maryanabdullahi-ck7nv
    @maryanabdullahi-ck7nv ปีที่แล้ว +2

    😅😅😅

  • @feisal-pb4mq
    @feisal-pb4mq ปีที่แล้ว +2

    Sawa haa

  • @ibrahimyoonis2700
    @ibrahimyoonis2700 ปีที่แล้ว +3

    Asc

  • @AdanAhmed-g8d
    @AdanAhmed-g8d ปีที่แล้ว +1

    Sbnalx

  • @CabdiReermagal-x5q
    @CabdiReermagal-x5q 7 หลายเดือนก่อน +1

    𝑲𝒌𝒌𝒌𝒌𝒌 𝒔𝒉𝒆𝒒 𝒌𝒂𝒌𝒖𝒘𝒂𝒕𝒂

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

    Candho candho. Baratey bey Somalidu Ku maah maahijireen
    Arinkan ookale. 2 is qabijirey oo
    Kala tegey Hdana Sidanoo kale hhh😂

  • @MahadCali-y6n
    @MahadCali-y6n ปีที่แล้ว +1

    ❤️

  • @XasancaliXasa-n4e
    @XasancaliXasa-n4e 11 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahow diintaada waa waasac

  • @gaagaalayaasha
    @gaagaalayaasha 5 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @Caligaloolduhursay136-co6rt
    @Caligaloolduhursay136-co6rt ปีที่แล้ว +1

    Jisaa kumulah qeeyr

  • @cusmaancaligaab3256
    @cusmaancaligaab3256 6 หลายเดือนก่อน

    Public

  • @AbdishukriMaxamed-tx3jy
    @AbdishukriMaxamed-tx3jy ปีที่แล้ว +1

    Waaa sax waaye

  • @FadumoCqadir-dm6bl
    @FadumoCqadir-dm6bl 5 หลายเดือนก่อน

    Baarakalaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahamadKadarBalaango
    @MahamadKadarBalaango ปีที่แล้ว

    Rajacatu

  • @dol6179
    @dol6179 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar walee maxaad wax badiyeesay somali wax kusharax adigaa duliyahow islaamka haduleyn illaah hakaqabto wa xaad umada ufidyoneey subxanallaah

    • @umusumaya-mq5ms
      @umusumaya-mq5ms ปีที่แล้ว +3

      Bi'sa maa qulta war culumada ka leexo Allaha ku hanuuniyee

    • @nawilah.h595
      @nawilah.h595 10 หลายเดือนก่อน +2

      Allihii ku abuuray ka baq culimadana afka ka dhig inuu duliyahay iskaba dhaafe saxaradiisa oo boqol habeen baridey magaareysid sheekha .