masha Allah jazakallah sheikh lkn nsbdro waxan ka mid ahay hooyooyinka ay dhibka furiinku soo maray Allena waxan ka baryaya in aanay mar danbe dhibkaas iga hayo iina soo duceeya please walaalaha muslimiinta
Asc waxa qabaa suaal oo aan weydinayo wllaha muslimka ah ninkeyga ayaa igu furay labo talaaq kadib rajactu I dhahay hadane waa isku dhacnay hadane hal dalaaq ayu igu furay marka jaaniski ma naga dhamaday mise janis kale inu haray iso jwba inti cilmi u leh
Diinta islaamka inaad muran Ka keento ma,ahan shaydaanka Iska naar wuu la farxi karaa EE waxaa Laga hadlayaa inta badan sidoo kale waxaad ogaataa nabiga CSw markuu khadiijo guursanayy inee ayada Ka wayneed
Allha ka ajar siiyo sheekh 2023 ban ku dawnya❤
Sido kale
Allow sheeqena ino daay janada alle hanagu kulmiyo sheeg Mustafa haaji ismaciil harun iyo adunkaba😍😍
Aamiin
Masha allaah ilaahay raali hakaa noqdo sheikh Mustafa xaaji ismaaciil haaruun
mnshallah yaa sheikh mustafa xaaji ismail haruun eebe ha kuu xafido jano nah eebe ha ku geeyo shukran ya sheikh
Maasha Allaah, shiikh wax badan baan kaa fahmay Allaah haku barakeeyo.
Masha Allah tabarakallah jazakallahu kheyren wa jaza sheikh mustafa xaji Ismaciil Allah yaxfiduk fidunya wal Akhir
Allow Naga dhig kuwo isku sabra aaamiin ya rabi
jzakallah aliif kheer sheikh
Waxa dawanayaa 2024❤
Sheikh Mustafe allaah hakugu sharfu janatul-fardowsul aclaa
Aduunkana kunolol daganaan
Aaamiin🤲🤲🤲
Sheekh musdhafe jazaakallahu kheyran❤🎉
2020 ba ku dawanayh sheekhow
ALLAH yaxfadak ya shaikh Mustafa ..
ilaahayoow naga dhigi wii isku sabaro aduunka oo janokuhelno aqiro
jazakallahu khayr sheekh musdafa
جزاك الله خير الجزاء واحسن الله إليك
Masha allah jecliyaa mixaadarooyinka sheekh mustafa xafidahullah
Xafsa Abokor
jazakallahu kheyran jazaa akhii shekh mustaf
M.a
❤
Masha Allah ilaahay raali ha ka noqdo sheelhuna mustafe xaji
Aamiin
masha allah sheeikh mustafa ajir allaha kasiyo amiin
sacdiyo ahmed bbnsnzno
masha Allah
jazakallah sheikh lkn nsbdro waxan ka mid ahay hooyooyinka ay dhibka furiinku soo maray Allena waxan ka baryaya in aanay mar danbe dhibkaas iga hayo iina soo duceeya please walaalaha muslimiinta
Fatima Ahmed aamiin aamiin wll
Fatima Ahmed Masha allah
masha allah
masha allah Eid mubarak
Fatima Ahmed ilaaaah haku sahlo bbaari kuu sabra
muxaadaro aad u qiimo badan, weeye. rabbi haka abaaliyo. shiikh mustafe xaaji ismaaciil haaruun.
Aaaamiin yaa rabi🤲
Masha Allah
M.A jazakalah waxaan dawadey 14/9/2022
ku jeclıyaa sh.mustafa xaajı ısmaacııl
Allow mid Khayr Qabta isii oo an Waligeed iga Fogaan
Amiin wll qali
Ajar dhamaaneeynin Allah ku siiyo Shekh mustaf
masha alaah shiikh mustafa alaha ku xafiido
abaa uk
th-cam.com/video/HKb3oXsNei0/w-d-xo.html
Jasakallahu khayr sheekh mustafe alle haku xafido
masha allaah sheq mustafa
Rabi hanagu anfaco 2020 buu nasoo gaaarsiyey
mansha allah ilaahay khayr iyo ha ka siiyo
Ilahow culimadeena noo xafid
Jisakallahu qeyr sheekh
idiris ali
Masha alaah sheekh alle ha kaa abaalmariyo
masha allah allah ha ku xifdiyo
Sheekha Allaha xafido
Asc wll sheeqa i waydiiya gabar caado leh laba dalqadood ma ku furmaysa
Gurki kowad aa ikahalabay illhow midkale ikahaay inuu ikahalabo mid diinta bartay oo kudhaqno dinta oo aqlaaq wangsanana kabarayya
Alle hakusiyo wll
Allow kuusahal
Allaah haku xafido shiikh mustafa
Shukrn
Alle Haku Sharfo ❤
jazakallaahu kheyr
masha allah
Msha Allah shiikh
ilahey haka ajarsiiyo inshlh
Aniga ninka nacay wuuna diiday in uu I furo 😢😢
Mashaalh shekh🙏
Masha alaaah
Masha alah xafidullah
mansha allaah sheikh
Masha allh shiikh mustafe xaji ibrahin baaraka allh
Asm sheikh furinka qasab ka ah ma dhaca
My wll
jasakumulah shekh
masha allaah jazaka laah
Scw
👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
jasakumu llaah
Jimcaale Adan
Shiikh labo dalaaq ma iracadaa
maasha alaah
Asc waxa qabaa suaal oo aan weydinayo wllaha muslimka ah ninkeyga ayaa igu furay labo talaaq kadib rajactu I dhahay hadane waa isku dhacnay hadane hal dalaaq ayu igu furay marka jaaniski ma naga dhamaday mise janis kale inu haray iso jwba inti cilmi u leh
maasha allaaah allaha nara keeyo culumada kuwaaso mar kasta noso gudbiya wax lagu farxo
Sheekh naagu maku furuntaa fariin loo so diray
mashalah
Hadii wanku furey lagu dhaho ma waxba ku hadhay
Marka Ninku haduu naag ka weyn guursado macneheedu waa islama farxi karaan miyaa ?? Subxaanallah diinteena dhinac kaliya ma aha 😓 Ninku naag ka Yar bes Buu la farxi karaa. Miyaa accudubillaah 🤔🤔😢😢😢
Diinta islaamka inaad muran Ka keento ma,ahan shaydaanka Iska naar wuu la farxi karaa EE waxaa Laga hadlayaa inta badan sidoo kale waxaad ogaataa nabiga CSw markuu khadiijo guursanayy inee ayada Ka wayneed
Up
You loo o ooo poop
I’m
Pop
qeer
s
Mansha Alah jasaa kumu alh kheyran shekh mustsfa
Sheeg naag lagufurey labo dhalgo aan laiskusoolaban modo kadib maiskulaban karaan
Wll sh. Mahi blse hadn isku dyo inaan ku caawyo .
Haday cidadii dhamaty dalqadna u dhinayd gabdhas wuu ku noqonkaraa lkn waa inuu mehersadaa .
@@caaqilka5667 asc
shiikh intay cidada tirsanayso haday nin eey shukansanayso guriga keentana kwaran haha
Wa sidaan sameeeyo
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw kkkkkkkkkkkkkkkkk
M.a
masha allah
Masha Allah
Mansha allah
Maansha Allah
Masha alaah
masha allah
masha alah