SHEEKOOYIN CUSUB GOOS GOOS AH QOOTO QOOTO HOLLYWOOD QOSOL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

ความคิดเห็น • 459

  • @kingzakki
    @kingzakki 4 ปีที่แล้ว +74

    2020 yaa ila dawa nayo fadumin kkk wey iga qosol siisay

  • @safisdagan4500
    @safisdagan4500 5 ปีที่แล้ว +143

    Kkkkkkk iga shib dheh kkkkk fadamiina ku haystaa inta 2019 ila daawanysaa like

    • @saynabsaafi6292
      @saynabsaafi6292 5 ปีที่แล้ว +1

      kkkk Masha Allah wankufaraxsanahy

    • @daqanebashir4820
      @daqanebashir4820 5 ปีที่แล้ว +1

      Selamat malam
      INI
      , pagi
      .
      .....

    • @mohameddeck1573
      @mohameddeck1573 4 ปีที่แล้ว

      Aasiidkalugudhaqo mutaleelada

    • @inaciise5292
      @inaciise5292 4 ปีที่แล้ว

      Daqane Bashir kkkkkkkkkk👈👈

    • @maybb4188
      @maybb4188 3 ปีที่แล้ว

      11Q%wa🍓🍉£@@daqanebashir4820

  • @nachrakaxurshoew7264
    @nachrakaxurshoew7264 5 ปีที่แล้ว +47

    Abukar mahdi iyo Goobe waxan ka codsanaya iney dip uso celiyan fadumina io laki xiriirkoda🙏🏼

    • @ruqiyaali3856
      @ruqiyaali3856 5 ปีที่แล้ว

      Hada hishiis ma aha miyaa

  • @amaroosaamaroosa7202
    @amaroosaamaroosa7202 8 ปีที่แล้ว +22

    hhhhhh wale my sister fatumiina cadi mahan. ....l love you in abti

  • @ashaahmed3892
    @ashaahmed3892 7 ปีที่แล้ว +14

    caadi mahan inta qooto qooto ka qayb qaatay nice all

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur1060 4 ปีที่แล้ว +17

    Laki iyo fadumiina sxiptinimadoda Allah so celiyo farxadoda farxadena E he

  • @nastehaosman415
    @nastehaosman415 8 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah af may may yaa heli karo afkeyga hooyo waye wan jacelahy

    • @mayacadey3828
      @mayacadey3828 8 ปีที่แล้ว +3

      haaaa saas lee waye afkaayno ay iska hala kore horta ......☺ alantaayno

  • @maakhiri3886
    @maakhiri3886 8 ปีที่แล้ว +29

    Filimka faadumiino ha lagu badiyo
    codsi waaye Abukar mahdi

  • @ubdullrahmanmohamed8492
    @ubdullrahmanmohamed8492 8 ปีที่แล้ว +1

    awoowey nagtisa jaadu ka jeclaa kkkkk i love uh jaad hh walee fadumiinaa wa cajiib, wakutageera gabar somaliyeedd..

  • @nakhahaji5317
    @nakhahaji5317 8 ปีที่แล้ว +22

    kkkkkkk caadi ma aha faadumiina caag cali muuse noqoheey

  • @bullogardaro1438
    @bullogardaro1438 8 ปีที่แล้ว +3

    qooto qooto qeybtan ayaan ugu jeclahey

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +6

    fadumiina bilahii wax shidan adiga uu shidan atirishad cajiiipaa bilaahi laantaa #qooto qooto
    dhadhan malee🤗🤗😅

  • @mulkicabdilaahi413
    @mulkicabdilaahi413 5 ปีที่แล้ว +8

    Fadumo miini hadal keeda aan jeclahay abaayo is astur alle haku asture aduun qiimo malahee

  • @shankarooncadeeyjecliyaada5421
    @shankarooncadeeyjecliyaada5421 8 ปีที่แล้ว +13

    Afkaa Allaha ku naqo kkkkkkkkkkkk faadumiina Qosol alla beerka qosol badanaaa

  • @ciisesocial4544
    @ciisesocial4544 5 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkk faadumo miin ayaan Ku hesstaaa number 10 ayee uqalantaa

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +6

    fadumiina jecliyaa so funny way iga qoslisay😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedzayga3709
    @mohamedzayga3709 6 ปีที่แล้ว +16

    Faadumiiini wlh aad ban utagera clipka hadeyba kamaqan thy iguma socono ii majecli anii adi yamiin iyo yasaar kala nahay kulahaaa 😂😂😂😂

  • @darwiishboy8684
    @darwiishboy8684 8 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkj funny walahi qoto qoto wan salamay

  • @yahyasaidismail637
    @yahyasaidismail637 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta faadumina ila jecel like dhac.kusi

  • @anisoabdulahi6282
    @anisoabdulahi6282 3 ปีที่แล้ว +1

    Heshiiskiina wanku faraxsan nhy masha Allah cadowga allah idinka qabto

  • @mohamudabdiadam2664
    @mohamudabdiadam2664 7 ปีที่แล้ว +2

    Abukar Mahdi fadlan halugu soo badiyo Laki haji waceys iyo fadumina funniest waa cml

  • @munamanka6897
    @munamanka6897 5 ปีที่แล้ว +3

    Fadumiina iyo farax murtiile ayaa ku shidan qooto qooto iyaga ugu cad cad laki xaji nah haka raabin ayada nah love ayaan ku ahay

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +3

    Xasuus jaadka waa markii labaad oo La joojiyo iyo Diyaaradaha😂😂😂😂😂.Lkn waa Coronavirus awgiisa Allaha naga bad badiyo😕

  • @mm-ee9vp
    @mm-ee9vp 8 ปีที่แล้ว +8

    ani jcliyaaa faaduminaa.. ilaaahay ku dhaartee iidoo cml oo 5 ah ku fcneed ruwaayadaan

    • @zaynabahmed4646
      @zaynabahmed4646 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😃

  • @sadaqzah9087
    @sadaqzah9087 8 ปีที่แล้ว +3

    fadumiina wlhi waan ku heystaa qoftaan cadi ma aha 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @maryancabdiqaadir4468
    @maryancabdiqaadir4468 4 ปีที่แล้ว +3

    ما شاء الله هذا ميناء قصه للنبي صلى الله عليه

  • @hanaabintuali9771
    @hanaabintuali9771 8 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhhhhhhhhhhhh waxkle nalalkadhan aalgaa daminaa kulaa fantastic tlh waan idin xisay talhaa fadmina iyo laki nolaad
    a

  • @mm-ee9vp
    @mm-ee9vp 8 ปีที่แล้ว +5

    ilaaahow laki iyo faadumo yey i tashanin

  • @fardowsaf5761
    @fardowsaf5761 8 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkkkkkkk fadumiina iyo laki iyo amiin dhool waa sadax fananin o qosol badan sheekdoda

  • @sacdiya1876
    @sacdiya1876 8 ปีที่แล้ว +45

    fadumina caadi mahan filinka iyada halagu som badiyo inkastoo aysan dadka qaar fahmi doonin lkn anigu waan ku heestaa

    • @kadijalove4769
      @kadijalove4769 8 ปีที่แล้ว +1

      ninkiii fahmeeyn aseee u taaal waa ila aragty wlh 😅😅😅💕👏🏽

    • @sashgyald8306
      @sashgyald8306 8 ปีที่แล้ว

      fatumo kuheysta wlhi halakuso daroo showka wlhi

    • @shamsaomar7455
      @shamsaomar7455 8 ปีที่แล้ว

      loop on
      0

    • @shamsaomar7455
      @shamsaomar7455 8 ปีที่แล้ว

      loop on
      0

    • @sharmacade2925
      @sharmacade2925 8 ปีที่แล้ว +1

      fadumina waan Ku hestaa wlh hhhhhjh

  • @abdinaairmohamed6544
    @abdinaairmohamed6544 8 ปีที่แล้ว +12

    nalalka dhan laga daminaa kulahaa hafkaas iyo 80 jirka banaan ay isku yahiin wlhi caadi ma ahan gabarta qoorta dheere hah

  • @carabstiffler9053
    @carabstiffler9053 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkk Shan daqiiqo filmka o nus eh waa lagaa seexdibo iga dheh wlh funny wlh :D : D

  • @lovelymuniita9773
    @lovelymuniita9773 8 ปีที่แล้ว +15

    faadumina kaligeed u daaya qooto qooto hhh

  • @FarxiyoAbukarmaxamed-ej1mk
    @FarxiyoAbukarmaxamed-ej1mk 8 หลายเดือนก่อน

    Ar fadu miinnaa m.a 😂
    mal masha nalalkee kadan binnee 😅😂😂😂
    wanii salamay dhammaan team qooto qooto 👋

  • @susucadey9305
    @susucadey9305 7 ปีที่แล้ว +3

    fadumena qooto qooto ayda oo feecn oo qosol baadan😂😂😂😂😂

  • @khadijamuse2842
    @khadijamuse2842 8 ปีที่แล้ว +4

    quuro shime ka guurti kan 80jir cimrigoda 200boqol sano allaha ka dhigo kulaha cadi maha fadumiina waku hesta

  • @kadijalove4769
    @kadijalove4769 8 ปีที่แล้ว +2

    wlh labada kheeeb aan jeclaa isku xigto lkn ninka la cadeeynaayo inee kheebtan ku daraan aheyd 😅😅😅💕👏🏽👏🏽

  • @qurayshtasomaliland9687
    @qurayshtasomaliland9687 7 ปีที่แล้ว +2

    abukar mahdi meeday riwaayaddii badbaado, yaa indro

  • @samiirasweden833
    @samiirasweden833 7 ปีที่แล้ว +4

    fadumiina wlhi waku haystaaaa

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 ปีที่แล้ว

    sii jeed wacanaaa inantu mancha Allah iigu celi wala

  • @ilhanomar8113
    @ilhanomar8113 8 ปีที่แล้ว +2

    walaahi waan qoslay

  • @ayubmayow2972
    @ayubmayow2972 8 ปีที่แล้ว +3

    iyaah malmal ma la dhamoyaa caag Cali muse si lo noqdo

  • @princessdehraan9204
    @princessdehraan9204 5 ปีที่แล้ว +4

    Caaga cali muuse ku laheee😂😂😂😂 dhibadanee fadumiina so cut

  • @Geelo
    @Geelo 8 ปีที่แล้ว +8

    fadumina Ayanku heystaa

  • @wisewise7479
    @wisewise7479 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa U Tuuree Hurdo Ar. Faadumiinaa Lkn Faadumiina Iyo Laki Heshiiya ILLaah Ka Baqa Oo Sedaxeeye Iska Daaya Waad Isku Nuureysaan Walle Qofkii Isku Kiin Diray ILLaah Haka Jaasiyo, Ballantu Waa Baydhabo Janaay

  • @muzzeina4987
    @muzzeina4987 8 ปีที่แล้ว +7

    Qofta malmalka la siiye an ku heesta ani! She is kinda attractive yaqey! Caag Cali muse kulaha hhhhhhhhh nalalka dhan aa lagaa dadamihaa ku tiri kadibna wazarada hoose dhan waa damee hhhhhhhh farsamo igu cusub waye wlh. 25 jir habraha ee radinayan wan arki jire si Umu motorka ugu kiciyo hada gabdhihi 80 jir. Lacag leh ee radinayan nalalkana we iska daminayan hhhhhhhhhhh qooto qooto cadi ah waye tas wallah

  • @faizomohamedabdulle2720
    @faizomohamedabdulle2720 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkk reer qooto qooto nolaada wlhi waana qosliseyn abwaanka weyn Abuukar Mahdi thanks in badan wlhi wax jira baa ka hadashaa

  • @hassanbiriq1080
    @hassanbiriq1080 8 ปีที่แล้ว +4

    meel xareed taalaa xiiso loo aadaa xaji gii toosaa loo xanjeertaye

  • @amlushabdi6330
    @amlushabdi6330 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkk wax kale qooto qooto Waa qabiil cusub

  • @sadiyoali510
    @sadiyoali510 8 ปีที่แล้ว

    Caag ali muuse kulaha 😂aabehey iiga leexo eedo fadumo mini 😍

  • @rowdohassan156
    @rowdohassan156 8 ปีที่แล้ว +6

    ereyga nin yaal wu IGA gadan yahy faadumina guuleeyso

    • @kayfshafici3396
      @kayfshafici3396 8 ปีที่แล้ว +1

      ani cml waye faduminaa gacmahaa kor nogu taagan 😂😂😂😂

    • @rowdohassan156
      @rowdohassan156 8 ปีที่แล้ว +1

      +kayf shaafici kkkkkkkk teteey rabi idin sahlo waxii idinka maqan full respect fadumina

    • @laylabezinobezan6288
      @laylabezinobezan6288 8 ปีที่แล้ว +1

      Rowdo Hassan

  • @baarqab9558
    @baarqab9558 8 ปีที่แล้ว +6

    Hadii Afkaa layelayo lee ma ahanoo kulahaa kkkkk

  • @hanadalbachannel4740
    @hanadalbachannel4740 4 ปีที่แล้ว +1

    Diyaradaha halaribo aan niman Hele kulaha fatumina horey usoco ladylegend

  • @azmiadey5922
    @azmiadey5922 8 ปีที่แล้ว +2

    meel xareedtalaa xiiiso lohayaa xaajadii toostaa loxanjeerta xajigi tosaa loxanjertaa 😁😁😁😁hhhhhh so funny wlhi

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkk
    fadumiina you sow beutiful maanshaa allah lakiin jaadja waa u ducaysay in la joojoyo shiishadana u duceeya in ilaahay umada soomaliyeed ka qabto waa masiibo xun oo jaadka la mida

  • @love-qk2rq
    @love-qk2rq 6 ปีที่แล้ว +2

    wwwwww fadumina kkk

  • @rinalasouriante6496
    @rinalasouriante6496 7 ปีที่แล้ว +2

    fadumina wan ku jecelahey qali qurux badane iyo laki xaji qali macan qurux

  • @ayaanbashir2662
    @ayaanbashir2662 6 ปีที่แล้ว +3

    fadumina caadi ma aha makadaalo dawashada muqalada ay kujirto hhhhhh

  • @luulomar7674
    @luulomar7674 7 ปีที่แล้ว +4

    Faduuumiina fariiin layga gaaarsio wan kujclahy

  • @iloveyougeeziyadasomalilan7601
    @iloveyougeeziyadasomalilan7601 7 ปีที่แล้ว +9

    fadumiina kkk

  • @Shaakir-Talk
    @Shaakir-Talk 8 ปีที่แล้ว +2

    sideetan jir ayaa kuharay hadii jaadka lajoojin lahaa niman badan ayaa helilahaa

    • @Shaakir-Talk
      @Shaakir-Talk 8 ปีที่แล้ว

      arkuwaan yaa inaga damiinta

  • @sucaadsharif5635
    @sucaadsharif5635 7 ปีที่แล้ว +2

    wllhi fadimiiina

  • @deeqomaxamuud4833
    @deeqomaxamuud4833 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkk fadumina raysal wasarayasha hos waa damayan matiri

  • @umiyaasin1226
    @umiyaasin1226 5 ปีที่แล้ว +7

    Fadmiina iyo laki hada sideey isku jacel yahiin aday hadane dad aa ka dhax shaqeeyi

  • @mohamedqeys8755
    @mohamedqeys8755 7 ปีที่แล้ว +5

    faaɗumiina waaa kugu heestaa wlh

  • @mahmodgamal8851
    @mahmodgamal8851 8 ปีที่แล้ว +2

    amar alle laki iyo fadumina ayn qooto qooto dhan ka dawada walle

  • @hamdihussein4194
    @hamdihussein4194 5 ปีที่แล้ว +3

    garar heye kumalaho 😂😂😂😂😂

  • @ikraanabdulahi7272
    @ikraanabdulahi7272 7 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk wan kahelay fadumina iyo laki fani riwayadaba ayaga shidaya qeebtan malmalka wan kusocelceshta

  • @ubahabdi4287
    @ubahabdi4287 8 ปีที่แล้ว +2

    wlhi faadumiina weey iga qoslisay

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 4 ปีที่แล้ว +1

    Heshis ilahay ha dah dhigo labadan wan tagera wlhi

  • @sadamhashi4154
    @sadamhashi4154 7 ปีที่แล้ว +1

    faduumina kulaha " Karoontada iska dami wacitankisa Naafta kaqade "😂😂😂😂

  • @meelobadan
    @meelobadan 7 ปีที่แล้ว +3

    waa cajiin

  • @shafiabdalla8119
    @shafiabdalla8119 8 ปีที่แล้ว +2

    igali kulahaa kkk malmasha aa kuheestaa

  • @mohamedabdirahman4229
    @mohamedabdirahman4229 6 ปีที่แล้ว +2

    Nimanka foodada Rabin mal malka waa dhamaan kulaha😂😂😂

  • @hassenshermak2383
    @hassenshermak2383 5 ปีที่แล้ว +1

    Abubakor bilaa caleeg hala soceliyo fadumo mino iyo murtile

  • @malyuunxuseen5830
    @malyuunxuseen5830 8 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkkkk famin a cadi ma ahn kkkkk nalka ka demi

  • @samiiromaxamed3867
    @samiiromaxamed3867 8 ปีที่แล้ว +1

    dhaaaf ha jajabèee fadumiina caadi maahan

  • @farxiyofarxiyo2997
    @farxiyofarxiyo2997 8 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhhhh wlhe caadi mahan faadumiini

  • @anapmohamed7406
    @anapmohamed7406 5 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina GU haystaa

  • @maalistebulle1375
    @maalistebulle1375 8 ปีที่แล้ว +1

    camaro codkeeda oo heesta aan ku haystaa wlhi 😃😂😂😂😂😂😂😂

  • @sagalciiro4404
    @sagalciiro4404 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk faadumin manshallh

  • @moyeeydahooy4576
    @moyeeydahooy4576 6 ปีที่แล้ว

    abuukar mahdi waxa kadhigta soliywood camal sas ayaa sax ah ok

  • @farhiyafarhiyacali4639
    @farhiyafarhiyacali4639 8 ปีที่แล้ว +5

    hhhhhh ane niinyaal an aroosaa heeli laah kulaah

  • @d-y-a5208
    @d-y-a5208 8 ปีที่แล้ว +15

    aqwaantee fadumina maxaa isku dhebee illaha igu og dheh bas Hhhhh😂😂😂

  • @MaxamedCaraysane
    @MaxamedCaraysane 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb bayal kazoo dhereya part 105

  • @abdiwalimohamed7127
    @abdiwalimohamed7127 8 ปีที่แล้ว +15

    80jir qaarkood ma dhimanayaan hhhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @rumaan7116
      @rumaan7116 8 ปีที่แล้ว

      å

    • @ummumustaf3857
      @ummumustaf3857 8 ปีที่แล้ว

      Abdiwali mohamed kirtuuufqqqqqaaaaaaatut

    • @asadmaxamed9609
      @asadmaxamed9609 8 ปีที่แล้ว +1

      Suusu N
      qooto

    • @fadumohassan1540
      @fadumohassan1540 8 ปีที่แล้ว +7

      ilaahoow Jaadka la joojiyo nin yaalan helilahaayee kute
      kkkk fadumiina hhhhhh

  • @samiirasiciid8140
    @samiirasiciid8140 8 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkk Cag Cali Muse kulahaa kkkkkk

  • @ifraaxsiraaji5172
    @ifraaxsiraaji5172 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk anigana waxa aad ugu qosley illahbaa igu lo ,og & iska fur kkkkkkkkk funny

  • @noorchenal8220
    @noorchenal8220 4 ปีที่แล้ว

    Haween khamri kadhargey

  • @amranabdullahi325
    @amranabdullahi325 8 ปีที่แล้ว +6

    kkkkk kuwan caadi ma ahan caag ali muse kulah

  • @sodmcali9267
    @sodmcali9267 6 ปีที่แล้ว +4

    afka Allaah ku noqo kkkkkkkk reer xamar afkod wan ku haysat

  • @fartunosman1375
    @fartunosman1375 4 ปีที่แล้ว

    Walaatinimo waa wanaagsan tahey hishiiska Waa wax wanagsan colad wax ma tarto.

  • @naeemahessain2588
    @naeemahessain2588 8 ปีที่แล้ว +10

    nalka iska demi aa kkkkkkkkk

  • @zeynamohammed2053
    @zeynamohammed2053 8 ปีที่แล้ว +4

    Fadumiina nalalka dami dami aqwaan

  • @mashiprettylovesadiyo5645
    @mashiprettylovesadiyo5645 7 ปีที่แล้ว +3

    hhhhhhh ala fadumina

  • @sahy_aakhiro
    @sahy_aakhiro 8 หลายเดือนก่อน

    taladada maxaa nooga joojiseen ??

  • @qaranmnet5973
    @qaranmnet5973 5 ปีที่แล้ว +6

    Fadumiina balaqyadii oo dhan banaan ka

  • @khaalidwadani7948
    @khaalidwadani7948 8 ปีที่แล้ว +1

    waa figradaasi waxtarlih

  • @move-on1833
    @move-on1833 4 ปีที่แล้ว +1

    7:28 markeey ma reeyso waxaa ka helay sida Laki ugu baaqeyso Fadumiina ineey marada xabadka saarato 😂😂😂

  • @engabdirahmaanahmed7695
    @engabdirahmaanahmed7695 8 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂nimanka xitaa way dhamaan kulahaa 😂😂😂😂