Hees Midka laba qayd dharkii yahay Haboon Iyo Asli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 ปีที่แล้ว

    Badowgaasi dhoohane
    Dhoobadu ku raran tahay
    Waadigaan ku dheehane
    Ka dhuraaya hadalkee.
    Goormaad dhaqaaqdee
    Dhaantaysay inanyahay.
    Markii aan ku dhinac imid
    Dhababa qabsadayoo
    Dhakafaaray aniguye.
    Mid uu la qayd dharkii yahay.
    Dhaqaalana aad ka roon tahay.
    Markii uu dhinaca kaa galay
    ayaad aniga iga dhimatee.