HEES | Waa Maxay Wax Yeeladan | Maxamed Cali Fursheed | Original + lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

ความคิดเห็น • 123

  • @kingMoha707
    @kingMoha707 4 หลายเดือนก่อน +86

    Inaan qaaraami dhameeyaan moodayay lkn waxba idhiman inta tiktok kusooo aragty soona raadisey like saara❤

    • @user-qe8mj1pp8h
      @user-qe8mj1pp8h 4 หลายเดือนก่อน +1

      Fananka qaaday aa ilaa shalay radinayh hda soo helay sxb🙏

    • @mohamedahir9998
      @mohamedahir9998 4 หลายเดือนก่อน +3

      Wanba yaabay malin walba mid cusub ban arka😊

    • @arfahdaud5329
      @arfahdaud5329 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga kullamiiad ah

    • @user-fu3ru2sp3v
      @user-fu3ru2sp3v 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wlh isku mid ayaa nahay waxaan moodaye qaaraami ineysan jirin hees ii dhiman waaba tan anigoo hees kale raadinaayo ayaa tan iga soo hor bacday,

    • @xasanciiserooble
      @xasanciiserooble 2 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊😊😊

  • @user-rz3mc3tk5p
    @user-rz3mc3tk5p 4 หลายเดือนก่อน +13

    ilahay ha ku naxariista jano ha ku siiyo abo mcn igu so duceya abahay mcn😢😢😢😢

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ma Maxamed cali fursheed ayaa ku dhalay
      Ale haw naxariiso qofkastuu yahayba

    • @MaxamadCabdi-r3q
      @MaxamadCabdi-r3q 20 วันที่ผ่านมา

      Abaayo macan mawaxaa kudhalay fanaan ka ladhoh waa maxay waxayeeldu miyuuqaday hada makatagay😊

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว +11

    Allaha u naxariisto maxamed Cali fursheed fanaanki weyna ee reer Jabuuti ahaa weeyee Lakiin inaad Aun Ku qoortiid bey ahayd

  • @abdishakurdahirmilifyare5537
    @abdishakurdahirmilifyare5537 ปีที่แล้ว +7

    Waa markii igu horreysay oo aan heeskaan maqlo aad ayay iigu baxday

  • @adanismail5723
    @adanismail5723 20 วันที่ผ่านมา +1

    Biitka laxanka iyo muusigaba iyo dance kooxda waaaaa waaa excellent. Erayadana, aniga ni soo wacayo markaaa dhuuxo. ❤✌️✌️✌️👏😜👍😢

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 ปีที่แล้ว +8

    Afsoomaali murtidii dhaqankii iyo hidaheenii illaahay ha naxariisto inta noolna ilaahay cimri dheer iyo caafimaad hasiiyo .maaday walal adigana ilaahay haku xafido xusuus iyo taariikhdii soomaalida ayaad haysaa

    • @MrAliyassin
      @MrAliyassin ปีที่แล้ว +2

      Somali oo dhan ku dar walaal

  • @hamzaelmi4368
    @hamzaelmi4368 ปีที่แล้ว +4

    Maxamed cali furshed Fannaan iyo halgamma rer jabuti ah nin af iyo adinba kaga so qaybgalaay halgankii xornimadoonka jamuriyaada jabbutii allah qabriga ha uu nuuro

  • @nimcaanahmed4983
    @nimcaanahmed4983 ปีที่แล้ว +3

    Alh unaxaristo mahmed ali fursheed fanan rer Djibouti heeso aad uqiimo badan qaaday

  • @feysalxasan2823
    @feysalxasan2823 2 หลายเดือนก่อน +2

    Caawo oo eey thy taariiqdu 4/7/2024 halka goor sheegtU thy 3:10 pm ayaan ku raaxeysanayaa heeskaan cajiid illhow kuu naxariiso ustaadii maxamed cali

  • @caliduudkey9064
    @caliduudkey9064 ปีที่แล้ว +4

    Waa fanaan cod halaasi ah leh kabanka saarana caadi maaha fanaankana waa markii iigu horeysay aan maqlo dhageystana heestiisaa

    • @TalaaboDheer
      @TalaaboDheer ปีที่แล้ว +1

      isla asaga aya kabanka tumayay

  • @dirgaxwanaf6605
    @dirgaxwanaf6605 ปีที่แล้ว +6

    mxamed cali firshed Iyo adaan farax samater labo nin oo waqti soo qadatey fursheed waa abwaan iyo fanan

    • @axmedbebe7016
      @axmedbebe7016 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waa maxay wax yeeladan? Mxa hbn kuso moodnay heestan awoowe😂😂😂

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 หลายเดือนก่อน

      ​@@axmedbebe7016haa walahi sxb waxbadan Baan ku soomoodey

  • @abdirisakcadaawe5190
    @abdirisakcadaawe5190 ปีที่แล้ว +4

    Wow wow, waa hobol igu cusub balse aan u riyaaqay runtii

  • @hajiyobalaayo5038
    @hajiyobalaayo5038 หลายเดือนก่อน +1

    17/7/2024 Waa saqdhexe wana dhalashadeyda waa marki ugu horeysay oon kaligey meel joogo😢

  • @KHALIDIBRAHIM-tb7ru
    @KHALIDIBRAHIM-tb7ru 28 วันที่ผ่านมา +1

    Allah yaa rahma abwan maxamed furshed hada iga dambeyso like saara❤

  • @usaamemaxamuud599
    @usaamemaxamuud599 6 หลายเดือนก่อน +11

    First time 😊

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 ปีที่แล้ว +5

    Hees waa dhaaftay tani ! Tollow ma anaa la ii sameeyay !!❤☑️

  • @user-zc1fq1ur6w
    @user-zc1fq1ur6w 24 วันที่ผ่านมา +1

    Wad ku dhabarka kama jabo ma dhamaato wiiradu wahey jecelkuna waa sun iyo waabey🙏🏻🙏🏻🙏🏻 ax san hees 😢😢

  • @cawalehassan1374
    @cawalehassan1374 9 วันที่ผ่านมา

    Wow safarta ayan ku gala hestan with out ayada gariga inu socdaba uma qabo🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 ปีที่แล้ว +3

    Waa markii igu horaysay een maqlo heeskan iyo fananka qadayaba, fanku waa badwayn, thank to Madays media.

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 ปีที่แล้ว +2

      Ninkaan waa legend reer jabuuti ah waana fannaan weyn oo kabaniista ah

    • @xasancali1592
      @xasancali1592 ปีที่แล้ว +1

      Waa jabuutiyaan

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 9 หลายเดือนก่อน

      Waa hesihii xoriyada Djibouti

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 9 หลายเดือนก่อน

      Man wad hadleynine

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 7 หลายเดือนก่อน

      Ana waxa igu horeysay maqalkisa 1970

  • @aliismail5014
    @aliismail5014 9 หลายเดือนก่อน +9

    Dadku kala hagaagsane
    Ka aan bido walaalkay
    Kama tago warkiisee.
    Saaxiib bal hadda halkaa dib u dhugo oo dhagaha u raarici.

    • @hajiyobalaayo5038
      @hajiyobalaayo5038 หลายเดือนก่อน

      Waxaa kasii daran markuu dhaho
      Wada laga cabsoodoo
      Waligeed la marinbaan
      Wacad ugu lugeeyee

  • @saidhirsimohamud4890
    @saidhirsimohamud4890 14 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariisto fanankii maxamed cali furshed

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 4 หลายเดือนก่อน +3

    2 aan saaxibo ahayn o meel xasuus leh heestan ku wada dhageysanay Alle ha unaxariiste gacan ka xaq-daran ba dishay laba bilood ka hor ayagoo habeen jiifo aya hurdada lagu toogtay illa hadda dadkii dilay lama haayo Alle haso qabtee.
    Aduunow ciil badana.

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kabanka iyo durbaanku siday u wada socdaan baa cajiib ah ba ,😊

  • @AishaCanod43
    @AishaCanod43 11 หลายเดือนก่อน +4

    WaynaHaaN wxaaN RapaY waydiizanaayee waa maxaY waxyeeLadan 😢😢😢ax
    Xanuun padaNaa waaYuHu

    • @ismaaciilarbache5244
      @ismaaciilarbache5244 10 หลายเดือนก่อน

      WeynahaanWaxaanan Rabeyn weydiisanaayee waa maxaay waxyeeladaan

  • @sandhereabdullahi5088
    @sandhereabdullahi5088 ปีที่แล้ว +3

    ILAAHAY NAXARIISTII JANO HASIIYO FURSHEED. HEESIHIISA OO FASIIX AH HADAD HELI KARTAAN NOSOO DAAYA

  • @Puntland_official
    @Puntland_official ปีที่แล้ว +4

    Madeys you deserve 5 star king

  • @user-jx9xv4po7s
    @user-jx9xv4po7s 13 วันที่ผ่านมา +1

    aun maxamad cali fursheg Djiboutian

  • @Abdiaden827
    @Abdiaden827 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inta tiktok kaso arsgtay isoraca

  • @AbdirahmanAbdirahmanabdulahi
    @AbdirahmanAbdirahmanabdulahi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Heestaan u jeclahay heesaha qaraamiga ❤️🎸

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 12 วันที่ผ่านมา +1

    isma aanan laheyn hees sidaan u macaan baanad weligaa maqlin Cajiib xitaa fanaanka qaaday magaranayo inta tiktok kaso raadisay 😅😅

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s 9 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaan waa mid qiiro badan catow iyo catow xanbarsan jaceylna huwan waaye murti oo dhana xanbaarsan

  • @user-ly8fc3fp9c
    @user-ly8fc3fp9c 14 วันที่ผ่านมา +1

    Inta tiktok ka, imatay 29/8/2024 😂

  • @mohaibratopic6329
    @mohaibratopic6329 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadku dhabarka kama jabo madhamato wiradu
    Wahe jaceylkuma
    WA sun iyo waabaay

  • @MadarmohamedMmi-qu2dg
    @MadarmohamedMmi-qu2dg ปีที่แล้ว +2

    Dadka aan mohamed cali fursheed aqoon ama manta iiguhoreysa leh wxn odhnlaha fanka ayeyna fari uga qodneyn

  • @caliduudkey9064
    @caliduudkey9064 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiib! Fanaanka iyo heestaba haddaa iigu horeyso ileen fanku waa badweyn

  • @waqtiyuudhulumusoo7004
    @waqtiyuudhulumusoo7004 ปีที่แล้ว +1

    Weeraray naftaydo hos wax ugu sheego talo wcn la yeeshe aun mxd ali thanks maadays

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 หลายเดือนก่อน +1

    Caadi maaha 🔥

  • @Midaays28
    @Midaays28 ปีที่แล้ว +3

    Wawaloy war heestu wa iqaday
    Wa idin salamay saxibayal 🥰

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4iz 2 หลายเดือนก่อน

    Meel lagu dhagaysanayo heestan ayunban istagay war itilmama igaga dhagtay yaa best qarami

  • @HusseinJiilaal
    @HusseinJiilaal 19 วันที่ผ่านมา +1

    Waligey ma dhagesan lkn caawa waan ku ceshceshtay❤😢23/08/2024

  • @Samiirceshqi8
    @Samiirceshqi8 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wan soradiyay ugu danbeyn wan helay 👍🎧

  • @MaxamedJama-hi6wg
    @MaxamedJama-hi6wg 2 หลายเดือนก่อน

    alle ha u naxariisto maxamed cali fanaanka qli ya u ha .. heestan aad ban uga hela wax dhagsanaya 2024 7 10... xuus qli

  • @drdhuuxofficialchanel2559
    @drdhuuxofficialchanel2559 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha unaxariisto

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 ปีที่แล้ว +4

    Qoraalka hadaydaad fahmayn dadka waydiiya waad wada khaladaan erayada markasta tan ayaa ka mida kuwa aad khaladeen sxpyaal

  • @MuuseJimcaale-kq4jy
    @MuuseJimcaale-kq4jy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta aytahay 20 Jun 2024 ayaan dawanaa leek igu saacida😊 1:43

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 10 หลายเดือนก่อน +1

    #Madeys Thanks Heesahii kale ee u kuu Qaaday soo gali walaal fursheed

  • @cabdiwaliwali
    @cabdiwaliwali 26 วันที่ผ่านมา +1

    Hees Shidan iga dheeh

  • @rachidosman8637
    @rachidosman8637 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed califueshee
    D heesta waa maxay

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u hadyeeyey heeskaan dunida midaan u jeclaa🥰😊

  • @DahirAbdiraxman
    @DahirAbdiraxman 3 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto from Mogadishu

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sixiid yar Labo meel walal
    Halkaad aad qoortay kan ah aniga walalkeey maha
    Waxaay Sax kuu Tahay
    Weynahaan Waxaan rabay maha ee waa
    1 Gacan bileeh Walalkeey
    2 weynahaan waxaanan rabeyn wax aanan dooneyn Macnaha

  • @MrAliyassin
    @MrAliyassin ปีที่แล้ว +2

    Heestan meel bay Iga gaartay

  • @mukhtaarmaxamed9997
    @mukhtaarmaxamed9997 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed cali fursheed.😊❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 9 หลายเดือนก่อน +2

    Horta dadku ma ila qaban iney hees kasta sameyn ku yeelato😢

  • @adansaleban1027
    @adansaleban1027 4 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu heestan tiktok baan kasoo helay

  • @maxamedjamacyusuf3687
    @maxamedjamacyusuf3687 ปีที่แล้ว

    ❤ best kaban masha allah ❤❤❤

  • @Abdi-aziz
    @Abdi-aziz 4 หลายเดือนก่อน

    Hees iyo Badh waxaan ku dhagaysan hayaa Lagahida DDS Ethiopia

  • @sekeriyeabuur5814
    @sekeriyeabuur5814 4 หลายเดือนก่อน

    Dadku kala hagaasane kan ah aniga walaalkeey kama tago warkiisee aad iyo aad 😢😢😢

  • @Sakariyeismaciil-fn6ws
    @Sakariyeismaciil-fn6ws 10 วันที่ผ่านมา

    Axyaa hees

  • @HooyosacdiyoSabriye
    @HooyosacdiyoSabriye 16 วันที่ผ่านมา

    Tamkis qofki hestaan soodhigay

  • @user-et6vw2mc7d
    @user-et6vw2mc7d หลายเดือนก่อน

    From TikTok 😂

  • @bileomar7157
    @bileomar7157 ปีที่แล้ว +1

    𝐬𝐚𝐥𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐛𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐞𝐬

  • @qosoltime142
    @qosoltime142 4 หลายเดือนก่อน

    Ma dhamaato wiiradu iisoo fasira inta afka taqaan plz😢

    • @SharmaarkeCali
      @SharmaarkeCali 4 หลายเดือนก่อน

      Ma dhammaato dhibaatada iyo oohinta i haysata
      Sababtoo ah jacaylku waa sun iyo waabay
      Buu leeyahay .

  • @shravandirri9087
    @shravandirri9087 5 หลายเดือนก่อน

    Waan dhintaa wan dheelmadaa heesta soo geliya

  • @mulkidahir3837
    @mulkidahir3837 4 หลายเดือนก่อน

    Hadalku ima wareemo macana ahan waxaa u fahamay hadalka ima galo masaxbaa

  • @qosoltime142
    @qosoltime142 4 หลายเดือนก่อน

    Legend ❤

  • @yacquubInaxaaji-m5l
    @yacquubInaxaaji-m5l หลายเดือนก่อน

    heesta wan u bogeyna

  • @SharmaHassan-uv2vo
    @SharmaHassan-uv2vo 4 หลายเดือนก่อน

    AuN fanaanka 😢

  • @ifk02
    @ifk02 4 หลายเดือนก่อน

    Waan wada haleynine aniga iyo waraabahu mudaan wada jireeynay

  • @liibanmaxamad2286
    @liibanmaxamad2286 ปีที่แล้ว

    Si.aal furan intee maxamed ayaa fankii hore ku jirtay yaa garanaya
    Anoo gu tiro isdheer ayaa aqaanaa

  • @zakarieabdikasim8618
    @zakarieabdikasim8618 4 หลายเดือนก่อน

    Axsan hees

  • @user-tv7qj1bp5e
    @user-tv7qj1bp5e 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdifatahMuusse-zo1sg
    @AbdifatahMuusse-zo1sg 18 วันที่ผ่านมา +1

    Songs empire 🫡🫡

  • @user-yx8ub9lt9s
    @user-yx8ub9lt9s 9 หลายเดือนก่อน

    Waa noo degsaneed heestu, ee maxaa inooga xiratay downloadka

  • @dulmididjamaalodaway4049
    @dulmididjamaalodaway4049 4 หลายเดือนก่อน

    Inta tiktok kasoo raacday

  • @TaliyeFaandhiye
    @TaliyeFaandhiye 3 หลายเดือนก่อน

    2024🙌

  • @user-lr8wi6pm8v
    @user-lr8wi6pm8v 4 หลายเดือนก่อน +1

    One of the my fv song still I listen to

  • @LiveCooks
    @LiveCooks 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiib

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244 ปีที่แล้ว

    Madaama u mar hore geeriyoday

  • @LiveCooks
    @LiveCooks 4 หลายเดือนก่อน

    Tolow miyuu noolyahay degaankee ayuuse ka soo jeedaa

    • @caliduudkey9064
      @caliduudkey9064 4 หลายเดือนก่อน

      Maxamed Cali fursheed ayaa la dhahaa waa fanaan reer jabuuti ah

  • @HaawaLuul-yr9jk
    @HaawaLuul-yr9jk ปีที่แล้ว +11

    First 😉🥰😜🫶☝️

  • @alimahamudhassan650
    @alimahamudhassan650 4 หลายเดือนก่อน

    Werrki reer titok aa soo garay meesha 😂😂

  • @iqramohamed6109
    @iqramohamed6109 4 หลายเดือนก่อน

    Wan so radiyay ogu danbeen 😂

  • @Abdiweli_Maalin
    @Abdiweli_Maalin 4 หลายเดือนก่อน

    2024❤

  • @calicade3834
    @calicade3834 22 วันที่ผ่านมา

    21! 8 /2024 /

  • @Axmed-qn1nj
    @Axmed-qn1nj ปีที่แล้ว

    Rkx

  • @yacquubInaxaaji-m5l
    @yacquubInaxaaji-m5l หลายเดือนก่อน

    heesta wan u bogeyna