D H E E H O Channel
D H E E H O Channel
  • 199
  • 155 786

วีดีโอ

Hees Tilmaamaha Jaceylka Salaad Darbi Iyo Seynab Cige
มุมมอง 492 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Daawo Hees Miyi Iyo Magaalo Muuqaalka Qurxoon ee ♥️ Degmada Daarusalaam
มุมมอง 172 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Heesta Fowsiyo Ibraahim baladweyne
มุมมอง 212 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Hees Qabiil keynu Aasnaa Siciid Mire Xeydar
มุมมอง 1.8K2 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Dhabarkaaga Igu Qaad Hees Siciid mire xaydar Iyo Kinsi X Aadan
มุมมอง 323 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Hees Nabi Amaan Ah Xaliimo Khaliif Magool
มุมมอง 545 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Hees Nabi Amaan Ah Fanaankii Abdulkadir Sanka
มุมมอง 385 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Hees Sooma Ramadaanka Hiba Nuura
มุมมอง 105 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Soo Dhaweynta Soonka Marxab Marxab Yaa Ramadaan
มุมมอง 275 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Warmurtiyeedka Culumada Salafiga Suldaan Cabdiqani qorane
มุมมอง 65 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Shiikh Maxamed C/weli Shirweynaha Culumada Salafiga ee Muqdisho
มุมมอง 75 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Islaamka Iyo Dowladdhiska Shiiq Cali Wajiis
มุมมอง 55 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Muqdishiyo Hargeysan lahaa kalama Maarmaane AUN Abwaan Maxamed Gacal Xaayoow
มุมมอง 445 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Hees Hodonoow Dhulkeyga
มุมมอง 315 หลายเดือนก่อน
Elmi Osman Farah Boodhari
Hees Alla Dadweynoow Gartooda Naqa Axmed Naaji Sacad
มุมมอง 276 หลายเดือนก่อน
Hees Alla Dadweynoow Gartooda Naqa Axmed Naaji Sacad
Hees Orginal Ah Codkii Tubeec Dhalinyaro Intaan Ahay
มุมมอง 6146 หลายเดือนก่อน
Hees Orginal Ah Codkii Tubeec Dhalinyaro Intaan Ahay
Hees Wad Gumeysi Kooxda Horseed
มุมมอง 487 หลายเดือนก่อน
Hees Wad Gumeysi Kooxda Horseed
Hees Orginal ah Cumar Dhule
มุมมอง 298 หลายเดือนก่อน
Hees Orginal ah Cumar Dhule
Heesta Afuraay Siciid Mire Xaydar
มุมมอง 105ปีที่แล้ว
Heesta Afuraay Siciid Mire Xaydar
Waa Ayaamal kheyr Codkii AUN Faadumo khaasim Hiloowle
มุมมอง 52ปีที่แล้ว
Waa Ayaamal kheyr Codkii AUN Faadumo khaasim Hiloowle
Hees Midka laba qayd dharkii yahay Haboon Iyo Asli
มุมมอง 1.3K2 ปีที่แล้ว
Hees Midka laba qayd dharkii yahay Haboon Iyo Asli
Hees Jacayl ah Dhuusamareeb Cabdi Naasir macalin siciid
มุมมอง 2.2K2 ปีที่แล้ว
Hees Jacayl ah Dhuusamareeb Cabdi Naasir macalin siciid
Darajaat Hospital Aqoon durgsan Iyo Adeeg caafimaad oo tayo leh
มุมมอง 1082 ปีที่แล้ว
Darajaat Hospital Aqoon durgsan Iyo Adeeg caafimaad oo tayo leh
Xasan aadan ma ogtahay siraadeey
มุมมอง 2132 ปีที่แล้ว
Xasan aadan ma ogtahay siraadeey
Heesta jamaadeey iyo codka cumar N cabdule
มุมมอง 1112 ปีที่แล้ว
Heesta jamaadeey iyo codka cumar N cabdule
Hees Somalia Hoyga Darajada Cabuqadir Juba
มุมมอง 1102 ปีที่แล้ว
Hees Somalia Hoyga Darajada Cabuqadir Juba
Hees xusuus hore ah
มุมมอง 912 ปีที่แล้ว
Hees xusuus hore ah
Heesta HAWO ADUUN Iyo Codka Macaan ee Diini Naaji
มุมมอง 1372 ปีที่แล้ว
Heesta HAWO ADUUN Iyo Codka Macaan ee Diini Naaji
Hees Ummadyahay qabiilkiyo qaranimadu waa laba hobolada waabari
มุมมอง 1733 ปีที่แล้ว
Hees Ummadyahay qabiilkiyo qaranimadu waa laba hobolada waabari

ความคิดเห็น

  • @katar443
    @katar443 20 วันที่ผ่านมา

    Dad ku liidaya oo Caloosha Malaxi kaga jirto in aad u cayaarto si ay u farxaan waa shay qof walbaa uusan samayn karin Maryan Abaal Marin Qaran oo aad u wayn ayay mydan thy Allaha Dembigeeda ha dhaafo Aakharana Dadka meel wanaagsan la geeyo Allaha ka yeelo❤❤❤

  • @kaliyeelmi5786
    @kaliyeelmi5786 หลายเดือนก่อน

    Landhere waa nala hadlay abwanku hg power

  • @nuuradiinxariir1307
    @nuuradiinxariir1307 หลายเดือนก่อน

    ILaahay baan kugu dhaarshee codkaa yaa samayn kara bal miyaad 12sano ku dhalatid AHUN boqorkii codka soomaalida maxamed saleebaan tubeec ❤

  • @sharifahmed9925
    @sharifahmed9925 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto Abwaan maxamed cumar nidaamiye

  • @omarnuh
    @omarnuh 7 หลายเดือนก่อน

    Allah Unaxariiso Boqoradii Codka Sooyaa;ka Fankeena Soomaaliga Sheekiyo Shaahid waa Halima khalif Omar [Magool] Aun oo igu maqala inuu Aabaheed Aun Sheikh ahaa Waloow aanaan isku Waqtiyo ahayn hadana Codkeedu Super sanaayee O.pk.sa.18:46pm.6jan.2924,NL.

  • @kaitokid2430
    @kaitokid2430 8 หลายเดือนก่อน

    Nasiib daro dad yar keliya ayaa fahmi karo🥲

  • @user-px3fh5vq3g
    @user-px3fh5vq3g 8 หลายเดือนก่อน

    Jacayl dhiirano kulul oo gayim dhan kaaga waxaasa kaa murti ah

  • @user-ty9ss5mc6z
    @user-ty9ss5mc6z 9 หลายเดือนก่อน

    waa ninkii ugu afsoomaali wanaagsanaa dadka somaaliga bartay

  • @abumaxamedqadar8071
    @abumaxamedqadar8071 9 หลายเดือนก่อน

    Wala

  • @user-uv5ne1wi3v
    @user-uv5ne1wi3v 10 หลายเดือนก่อน

    Maryan.waa.tiir.tiiraka Fanka😢.kuwooda.ugu.weeyn.afkaada.malab.lamari

  • @user-ox7bk3yb6x
    @user-ox7bk3yb6x 10 หลายเดือนก่อน

    Duduble waa habar gidir

  • @karsheeconomist1042
    @karsheeconomist1042 10 หลายเดือนก่อน

    Ay alla qosol badanaa 😂😂😂😂😂 daji dafira

  • @kingnasirabdi5526
    @kingnasirabdi5526 10 หลายเดือนก่อน

    Abti aada umahadsantahay saa noo fahamsiisay

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 10 หลายเดือนก่อน

    ❤😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-qd5bb2oy1t
    @user-qd5bb2oy1t 11 หลายเดือนก่อน

    Mohamed hassan hussein lafoole❤

  • @carabcreation
    @carabcreation 11 หลายเดือนก่อน

    Duduble, maxamuud hiraab , gorgorte ,hawiye ,irir, samaale

  • @daahirjimcaale-mz9xo
    @daahirjimcaale-mz9xo ปีที่แล้ว

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Fanku waa hibo eebbe siiyo qofka. 2.0. Cidwaliba fannaan heesa ah ma noqon karto. 3.0. Haddaba xilligan fankii wuxuu noqday mid bariis lagu raadinayo. 4.0. Hase yeeshee maryan mursal ciise bootaan waa deeq ilaahay ku galladay. 5.0. Waana midey u dhalatey maaha midey baariis ku raadineyso. 6.0. Haadaba way yartahay sida lagu helikaro fannaanada maryan mursal ciise bootaan iyo qaar kale oo la mid ah.

    • @lovelyunicorn610
      @lovelyunicorn610 2 หลายเดือนก่อน

      Jacayl ka iyada markaan wuu haayaa nafteeda eey ka soo maaxaneeysaa

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal ปีที่แล้ว

    Ilaahay wuxuu na siiyay dumar qurqurxan ka qurxan Carab iyo Caddaan iyo Afrikaaan kaleba wuxuu naga dhigey Afrikaan barax la' kushetik ah muslimiin ah dhul wanaagsana wuu nagu beegay waxaa nasiib darra ah in dadkeena qaar ay carabnimo wax weeyn u heeystaan ayna sheegtaan qabka iyo kalsoonudii xageebay geeyeen kuwaasi waa suaale? Inaan intaas oo nimca ah nabad iyo wada noolaasho ku darno Allaha na waafajiyo

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 ปีที่แล้ว

    Badowgaasi dhoohane Dhoobadu ku raran tahay Waadigaan ku dheehane Ka dhuraaya hadalkee. Goormaad dhaqaaqdee Dhaantaysay inanyahay. Markii aan ku dhinac imid Dhababa qabsadayoo Dhakafaaray aniguye. Mid uu la qayd dharkii yahay. Dhaqaalana aad ka roon tahay. Markii uu dhinaca kaa galay ayaad aniga iga dhimatee.

  • @mohametmohamut7709
    @mohametmohamut7709 ปีที่แล้ว

    Yuusuf aadan Allaale waa abwaanka heesta sameeyay

  • @ahlamahmed2412
    @ahlamahmed2412 ปีที่แล้ว

    Mad tirahrid wan jabay jaceyl adigah awgaa jah 😊

  • @cabdulaahimuxudiin8201
    @cabdulaahimuxudiin8201 ปีที่แล้ว

    Murti iyo bar

  • @user-yt4rq5sc2d
    @user-yt4rq5sc2d ปีที่แล้ว

    Walaahi waa runtaa duduble waa haay kuwaalatiga hawiye

  • @AwaysElmi
    @AwaysElmi ปีที่แล้ว

    Miraha iyo musiga iyo Kabanka waa Cumar dhuulle Cali Cumar Mahdi aun iyo cimri dherer iyo cibaada suuban Allaha siiyee Maryan Mursal Ciise

  • @sulemansiryaaani6913
    @sulemansiryaaani6913 ปีที่แล้ว

    Ax yaa cod waayo waayo

  • @albertorenelletti2751
    @albertorenelletti2751 ปีที่แล้ว

    Music by The Shegoow Band.

  • @faadumoxasan4230
    @faadumoxasan4230 ปีที่แล้ว

    Ala qosol badanaa 🤣🤣🤣

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal ปีที่แล้ว

    Abwaan Yaasiin Shiikh Salaad ayaa lahaa erayada heesta ma hubo inuu weli nool yahay wuxuu kasoo jeedaa koofur Gaalkacyo wuxuu kaloo sameeyay heesta ifafaalo guur ee uu Gaadaco qaaday Saalax Qaasimna laxanka saaray.

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 ปีที่แล้ว

      Farshaxanka ku jira ayaa yaab leh Abwaanka wuxuu qaatey humaag kuleeyl ah

    • @wiilkareerwarsame7863
      @wiilkareerwarsame7863 10 หลายเดือนก่อน

      kkkk koonfurta gaalkacayo iigu daran

  • @aminofarayare9233
    @aminofarayare9233 ปีที่แล้ว

    Fadlan heestaan lyrics inoogu sameeya

  • @jimalebulle
    @jimalebulle ปีที่แล้ว

    Hees jacayl dhab ah xambaarsan

  • @jimalebulle
    @jimalebulle ปีที่แล้ว

    heestan anigay imartay

  • @issaali6643
    @issaali6643 ปีที่แล้ว

    Allah ha u unaxaristo Abshir Bacadle Alle ha ka waraabi Janatul Fardooz Aamiin Aamiin

  • @mohamedfarah7945
    @mohamedfarah7945 ปีที่แล้ว

    Heestii oo dhamaystiran ayaan ubaahanahay

  • @qaalixuseen6543
    @qaalixuseen6543 ปีที่แล้ว

    Benale kaxda sheeqal aa leh

  • @nimcochanel6897
    @nimcochanel6897 2 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @qaasinqaasin609
    @qaasinqaasin609 2 ปีที่แล้ว

    Good talented

  • @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
    @yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 2 ปีที่แล้ว

    Hees iga dheh waa hees qaaraami ah

  • @oladalisalad8738
    @oladalisalad8738 2 ปีที่แล้ว

    Duduble iyo habargidir waa caano iyo biyo way is dhex galeen lamana kla saari karo bro

  • @sayidomar9288
    @sayidomar9288 2 ปีที่แล้ว

    Habar gidir hadaan nahay anagaa isku badan, duduble respect habar gidir ma ahan.

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Biyaha meel godan isugu yimadan xamar magalo madaxdi in laga badalo iney kamadax banantahay laba gudomiye kalayeshan dowlad dhex hadilayiri oo magalo madax dhamestiran aheen

  • @khaliddiriye6179
    @khaliddiriye6179 2 ปีที่แล้ว

    Duduble wa dubule sax ader ❤

  • @RealestZenith
    @RealestZenith 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtaa waa dudb cismaan dudubna wuxuu ku aasan yahay xariirad

  • @kulmispro4088
    @kulmispro4088 2 ปีที่แล้ว

    What is hees!

  • @abdulahidhoore9073
    @abdulahidhoore9073 2 ปีที่แล้ว

    Guuleyso Dheeho

  • @aadanabdulkaadir8869
    @aadanabdulkaadir8869 2 ปีที่แล้ว

    Tolkeyga noolaada Xordage one love

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 2 ปีที่แล้ว

    Wwww Alla maxy quruxley ahyd maamo maryan mursal ciise

  • @rahmaelmi1446
    @rahmaelmi1446 2 ปีที่แล้ว

    Wa adiga aya ha iyo mya halmar leh doqonyahow habardir sas uu ku yahay oo raaray karale gidir aa isu keentahay naas ayay nuujisay qofka dhujisane ada dhalay doqon habargidir iyo duduble xordage naas nala nuugay marna wa nala dhashtay sakin liqa duduble iyo habargidir kalay kala jara hee

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 ปีที่แล้ว

    Heesihii waayo waayo

  • @saraabdi4834
    @saraabdi4834 2 ปีที่แล้ว

    Lkn way la dhasheen habagidir duduble