WAREYSIGA NIN LAGA DHOOFIYAY Norway oo DIB LOOGU SOO CELIYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 176

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 5 ปีที่แล้ว +19

    Miskiin waa daacad allaha u maciino 💕🇸🇴

  • @cabdiqadar7791
    @cabdiqadar7791 5 ปีที่แล้ว +27

    waa nin imaan leh oo qalbi wanaagsan qofka qalbiga wanaagsan waxba maga halabaan

    • @al-ad-aniya4048
      @al-ad-aniya4048 5 ปีที่แล้ว

      Soomaali sunteeda cid waĺba kumuday.

    • @ilovehim4968
      @ilovehim4968 5 ปีที่แล้ว +1

      Cabdi Qadar
      Haa wlhi qalbiga nadiifka ah waxkasta lagu helaa Wlhi

    • @MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
      @MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf 5 ปีที่แล้ว

      Trueth waa runtaa

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 5 ปีที่แล้ว +10

    kuwa leh somali ah o commentiga bixinaya ayaba jaajusin ah war imisa somali ayaan afsomali aqoon ninkan 3y sano kahor ayala geyey norwey wana ladulmiyey somaldu inta badan waa dad xun o xaasid ah o qabiil bes yaqana

  • @abdihassan1970
    @abdihassan1970 5 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah waan soo dhaweyneeynaa oromadu waa dad aan walaalo nahay,
    Mila sanaawiba somali buu ahaa Mar hore, Hanagu Noqon mila sanaawi walaal soona dhawoow.
    Ahow somali adon ilooweyn asalkaadi, Somalidana walaalso oo. mar_naba ha noqon Cadawga bari. Mahadsanidiin.

  • @abshir2010
    @abshir2010 5 ปีที่แล้ว +28

    Nin Somali ah wadan kaloo ajnabi kuwada tihiin ka xasad oo jaajuus walee Soomaali maxeey rogmatay, heestii qeeylo dhaan wawareey ayaan soo xasuustay "Qabriga oon galnaa dhaanta qaabka aa nahay qumaati u kaca toosa Soomaali waad qalibanteene".

    • @saidfarah2626
      @saidfarah2626 5 ปีที่แล้ว

      Sxb kugu raac sanahay. Dunidaan wax walba waad arki... xaasid ma libaano!

  • @Nabadoon1000
    @Nabadoon1000 5 ปีที่แล้ว +9

    Allah baad haysataa don’t forget

  • @munaabdi3022
    @munaabdi3022 6 ปีที่แล้ว +30

    Rufiyaanin ayaa u shaqeeya miskiinkaan siday u galeen ilaahay ayaa u jeeday

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว

      Waa run walhi halk loogu tashaday ilaahayba joogay sow Maha huuno

  • @sidrasidra2621
    @sidrasidra2621 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha alla ilahayaa kuuhiliyaay

  • @shireyusufducaleshireducal2367
    @shireyusufducaleshireducal2367 5 ปีที่แล้ว +2

    Ninkani waa Somali Tanzania ku dhashay sida uu afsomaliga ugu hadlayo ayaad ka garataa, qofka af sawaxiliga garanaya kelmedo uu ku darayo ayaa jira,lkn kuwa soo sheegay waa qaldanyihiin 13 sano ayaan joogay waa dad fiican somalida tanzania

    • @Karisma187
      @Karisma187 5 ปีที่แล้ว

      Wa Kenyan Somali...

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 5 ปีที่แล้ว +5

    Miskiinkiin maxaa laga rabaa. Waa Somali meeshuu rabo haku nooladee yaraantiisa

  • @MohamedB614
    @MohamedB614 5 ปีที่แล้ว +4

    Xaasidsana Habaar idinku dhaac!! Walle Daad Cadoow aah ba jira!! Hooy Somaliyeey qofkaasta Haa amiinina!!

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 5 ปีที่แล้ว +2

    ninkan angu waan fahmayaa anooslner ah fr booram maxay ahayeen kuwan leh somali maaha

  • @fadma638
    @fadma638 5 ปีที่แล้ว +2

    Alxmdllah haddii dib loo celiyey💕😓

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 ปีที่แล้ว +1

    Woo welcome to norway x x

  • @rayaanrayaanilla4894
    @rayaanrayaanilla4894 5 ปีที่แล้ว +7

    Aduunyada qabiil iyo is xaasidid isku mashquul baa inaga reebay allow xaqa natus 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 5 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan sheeko ku maqkay nin somali ah oo ka yimid Burco ayaa waxa uu qabay gabadh ka timid muqdisho ka dib waxa hinaastay ama masayrtay gabadhii ka dib waxa ay u tagtay migrationsvarket ama laanta socdaalka iswiidhan waxay ku dhahaday ninkaygu been buu idin sheegay oo wuxuu ka yimid burco oo dhul nabada ah oo been ayuu idin sheegay waayo ninku sharciga waxa uu ku qaatay koonfur ka dib ninkii warqad baa loo soo diray ninkii markuu arinkii ka warhelay aabahy iyo rag kale oo reer hargeysa ayaa kula taliyay in uu baxsado kadib uu baxsaday kanada ayuu ka degay markii ninkii la waayay sadex bilood kadib ayaa gabadhii warqad loo soo diray oo lagu yidhi kaalay laanta socdaalka kadib waxa loo sheegay in aanay ka iman meesha ay sharciga ku qaadatay oo malaha tuulooyinkaa koonfurta ah kadib gabadhii sharcigii waa lagala noqday ninkiina saan maqkay kanaduu iska degay markaa somaliyay iskadaayaa xaasidnimada xataa wofku haduu sharciga ku qaaro meel aanu ka iman maxaa adiga kaa galay galaadaasu wax kaga qaadanayaaye

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 5 ปีที่แล้ว

    Allah bari meeshi khayr leh ayuu ku gaynaya dhulkaga meel kuu dhaanta ma jirto

  • @manasharif8471
    @manasharif8471 5 ปีที่แล้ว +4

    Soomali jaajuus badhanaa.
    War Soomali waa un Soomali meeley joogtaa. naceeb ayaa kabuuxa. Umada kale oo jileec iyo jariir ba leh maxaa kaduwe. Yaahuuu

  • @somalistars2294
    @somalistars2294 5 ปีที่แล้ว

    Waa nin qalbi fiican walaahi. Somali iyaga cadow isku ah waa wada Jaajuus iyo Qabiilitayaal intooda badan.

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 5 ปีที่แล้ว +4

    Damn they snitch on him

  • @garasho8888
    @garasho8888 6 ปีที่แล้ว +9

    War way ka dhibsadeen miskinkan wlhy soomaali meelkastai ay jòogaan iyaga is rufiyana

    • @moeahmed4582
      @moeahmed4582 5 ปีที่แล้ว

      War boowe ninkaan wa ludkaagi kkkk isku mar so dhoofteen

  • @abdulazizahmad9488
    @abdulazizahmad9488 5 ปีที่แล้ว

    Waddankeenna wax nooga fiican maleh balse waxaan la yaabannahay kuwo qurbaha ku noolaa oo madaxweeyne noqdaaba qadyaan laga taagan yahay ooba dastuurkii ku tumanaayoo muwaadiniintii soomaalida ahaaba sharaf dilaayo cajiib badanaa.

  • @housseingatineau9390
    @housseingatineau9390 5 ปีที่แล้ว +2

    Wa niin imaan le

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa ka mid ah dadka dhibanaha u ah norwegianka 9 sano ayaan ku noolaaa

    • @umanimo1964
      @umanimo1964 5 ปีที่แล้ว

      Allaha ku sahlo wloo

  • @azizmandela9113
    @azizmandela9113 6 ปีที่แล้ว +7

    Somali waa wasakhado isku xun, ninkan waa somali, hooyadiin baa suju ah kuwa so qoraya..

  • @suleekhas1112
    @suleekhas1112 6 ปีที่แล้ว +6

    maxaa kenay qabilka jasuus haduu noqonayo somaali waa layaqan cida somaali qaxotiga ka dhigay ayaa jasuus ah saxiib.

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 5 ปีที่แล้ว +1

    Velkommen tilbake

  • @maxamud469
    @maxamud469 5 ปีที่แล้ว

    Alla ilaahiyow kuwa dulmiyey kajar waa miskiin ilaahey oo daacad iska ah aniga ninkaan ookale markaan arko hadaan xafiis joogi lahaa si free baan ugu qaban lahaa

  • @MohamedMohamed-it1fp
    @MohamedMohamed-it1fp 4 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 5 ปีที่แล้ว +2

    Midgaanka dacweyay ninkaan waa Habargedir. Ninkaan waa Isaaq.

    • @mrdhagacalen
      @mrdhagacalen 5 ปีที่แล้ว +2

      Kalela Hooyoda mey waseen Habayargedir😂😂

    • @sadaqabdullahi956
      @sadaqabdullahi956 5 ปีที่แล้ว

      Habar gidir ka dhamow sharmuta ku dhashee maxa kutusay futadii kudhashay was dadkas waa dad xalaal ah

  • @shinbir_Hussein
    @shinbir_Hussein 5 ปีที่แล้ว

    Ninkan waa somali sujuu waa dad fiican

  • @sacido1721
    @sacido1721 5 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah ilaahey ayaa arkey xaq darada bal Ninkii xasdey maxuu ka faaiidey

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 5 ปีที่แล้ว +2

    bal wax ku leyahay warqad go home hadana waxu way dinaya basabor safarada ba ku sisay wa madh

  • @ayanabdi7690
    @ayanabdi7690 5 ปีที่แล้ว

    Miskiin allh kuxiftiyo

  • @mohamedsiyad5198
    @mohamedsiyad5198 5 ปีที่แล้ว

    Mashaa. Alaah. Waa. Dacad

  • @fankageeska
    @fankageeska 5 ปีที่แล้ว +1

    Hada ninka ma Soomali baa? Waxaan umalayna waa dadkii ku dhashay east Africa. Aad buu u liita af soomaligiisu.

    • @AA-uf3bl
      @AA-uf3bl 5 ปีที่แล้ว

      Waa Sujuu Tanzanian ah. Gaalada been ha u akhriyo hadduu rabo, laakiin innaga nooma akhrin karo.

    • @haroonomar7806
      @haroonomar7806 5 ปีที่แล้ว +1

      I am Somali but my accent is different because I grew up somewhere else . This guy is Somali but grew up elsewhere

  • @nasriahmed8723
    @nasriahmed8723 5 ปีที่แล้ว

    somali way dhiban tahay anigay igu sameeyeen tanoo kale ilaa maanta norwy waanu is haysanaa hadii aan go home dalbaday xitaa way diidan yihiin inay dalkeygii ii diraan waxa waxa ka dambeeyey waa somali illahay hana asturo yaa rabi

  • @naanii1878
    @naanii1878 5 ปีที่แล้ว +3

    Wah Kan Somaliba mayaqano beeeh

    • @AB-de8bg
      @AB-de8bg 5 ปีที่แล้ว

      30 sano uu Norwey ku noola say wlhi old waye

    • @salef24
      @salef24 5 ปีที่แล้ว

      You can for your own language, After so long, of not speaking it.

  • @TiyeeglowTV
    @TiyeeglowTV 5 ปีที่แล้ว +4

    Walaahi Somalia iyaga is rufiyaanayo Alx hada haduuba ok yahay

  • @libaaxcobra5986
    @libaaxcobra5986 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalida waa qoomiyada kaliya ee is jaajuusto.........
    Aniga turjubaan ayaan ahay wlh waligeey qof somali ah ma jaajuusin.....

  • @abdalleqalifhirsi6055
    @abdalleqalifhirsi6055 6 ปีที่แล้ว +2

    Sxb xasan barnaamij wayn nooga diyaari xaalka somalida Norway

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 5 ปีที่แล้ว +3

    Somalida qabiil baa waalay

  • @dalmarcade3700
    @dalmarcade3700 5 ปีที่แล้ว

    Reer Waqooyi iyo Reer Xamar goorme Somaali ka gudbeysaa ilaaheyow ceebta astur 🤔🤔🤔

  • @luulmohmuod5837
    @luulmohmuod5837 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhul aadan lahayn waa dareen kujoog

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 5 ปีที่แล้ว

      Dalka laga cararo waxa sabab u ahaa hawiye umada dhibey guriyihii xoog ku hesta dadka baad ka qaadi jirey dartoda uma u carareen wadnka

  • @adnanfarahhashi3300
    @adnanfarahhashi3300 5 ปีที่แล้ว

    Nasiib badana, dad badaan oo lagu qaldamay lkn aan dib loso celin aya jirto

  • @ifrahismail4173
    @ifrahismail4173 5 ปีที่แล้ว

    Walaxawla wala quwatiin xaasid maya aflax soomaali waa soomaali qofka bini aadamka ah lama xaasido må cunaysid calafkiisa akhirana allah kugu cafin maayo gaalo in laysu rufyaamo xaaran

  • @Father_of__5
    @Father_of__5 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂muqdisholind kulha 😂😂😂

  • @halbeegshow2973
    @halbeegshow2973 6 ปีที่แล้ว +5

    Alla maxaa Ruufyaan iyo Qudhun isugu tahay Norwey lkn sharciga cusub eeyso saartay Nor waa inay iyaga laftoda Ruufyaaminta Aakhiro u dirto Baadhitaan adagna galaan ooy Xabsiyo dheer ku Muteysanayaan waayo dad kumanan gaadhaya Sida Miskiinkan ayay been ka sheegeen Waa Wicil iyo wax Xaaraan lagu dhalay hadad aragto JaaJuus

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 5 ปีที่แล้ว

      Sharciga cusub muxuu qorayaa walaal?

  • @CM-xs7xt
    @CM-xs7xt 5 ปีที่แล้ว

    Rufyaankii god kiisaa biyo ugu galeen cadaalad hadeey jirto ha la ciqaabo oo intii uu waqtiga kaa lumiay ha lagu ganaaxo ruufyaanka sheeydaanka ah

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 6 ปีที่แล้ว +1

    Allah miskin ilaahaye iyo dacad nimadisa ayaa awiyeey walahi somali waa rufiyan imooda

  • @mustafemuuse2196
    @mustafemuuse2196 5 ปีที่แล้ว

    somalida tarjumanka u qaabilsan Norway sidaas owgeed uga shakiyeen madama afka somaliga ku ficnayn

    • @cademarwaan1621
      @cademarwaan1621 5 ปีที่แล้ว

      Maxaa turjumaan ah 1987 soglay xiligas turjuman majirin wall 😁

    • @mustafemuuse2196
      @mustafemuuse2196 5 ปีที่แล้ว

      @@cademarwaan1621 wa runta walal laakiin maxaa dhacay somali nimadiisa lago shakiyey

  • @djkimovich
    @djkimovich 5 ปีที่แล้ว

    AF Somali waa jajabinee ayada

  • @abdalleqalifhirsi6055
    @abdalleqalifhirsi6055 6 ปีที่แล้ว

    Msha Allah wll xasan raasta

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 5 ปีที่แล้ว

    Aduunka dadka waa laso dhaweeystaa somalidu waa dadka kaliya ee dadkooda iska fogeeya ama kii aan afka safiican u aqaanin somali maaha dhaha ,

  • @hanadgigis8049
    @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว

    Hambalyo sxb

  • @haylaomar5863
    @haylaomar5863 5 ปีที่แล้ว

    hahaha ala benta ninkan waa from Tanzania for real hahahah

  • @adelmohammed8841
    @adelmohammed8841 5 ปีที่แล้ว

    Geela Aka abeeya. Reesta ayaa la dhahaa soo u xiraa timaha

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 5 ปีที่แล้ว +1

    Hargeysa kuu dhaantey Norway, dalkii hooyey hada shaqo taalaa, inaad lacag aan ku shaqeysto isiiya tidhaa baa kuu dhaantey.

    • @ماريا-ه5ظ
      @ماريا-ه5ظ 5 ปีที่แล้ว

      Imisaa ku filan hadii lacag la siin lahaa

  • @somalimusicproduction3751
    @somalimusicproduction3751 5 ปีที่แล้ว

    Bulsho Kastaa waxay leedahay QOF xun iyo mid wanagsan Dhamaan tiin Waxaan Filaya Inaad Aaminsan tihin Inay Soomalidu Tahay Dad Xun Lakiin Sidaas maaha Ee Alle U Mahadnaq Ka Dhigay Soomali Isma Lihi Dadbaa ka dhaqan sharaf iyo sumcad wanagsan

  • @GQ-sz2xn
    @GQ-sz2xn 5 ปีที่แล้ว +2

    Somali maxay dhamatay nolosha xita iskuma ogala xaasid Illahay ha ciqaabo

  • @somalishow572
    @somalishow572 5 ปีที่แล้ว +3

    Hassan rasto ha qasabin ninka beentaadii baa badataye safaraad somaliland anigan arkaye

  • @omernoor
    @omernoor 5 ปีที่แล้ว

    Af somali ma waxu ku ilaawat 1987 cajiiiiiib

  • @hayaanhalyey8964
    @hayaanhalyey8964 6 ปีที่แล้ว +8

    Waar ninkani waa Soomaalii dhab ah. Kuwa leh afkiisa fahmi mayno innagoo reer woqooyi ah ayaa fahmayna reer walla wayn maxaad sheegaysaan. viva Soomaaliwayn, down qadaadwaynta Somaliwaynta

    • @MudaneSooyaal
      @MudaneSooyaal 5 ปีที่แล้ว +1

      Inagoo reer waqooyi ah ayaa fahmayna ee seed u fahmi weyseen miyaad tiri horta inaad dadka u faham liidataan ayaad qirtay oo qalbiga qamri idinkala tagay xataa kan sujuugaa wuxuu yiri hadaan wareeray ayaan qamri bartay ummada ilaahay markeey dhibtoodaa Alle ayay baryadiisa badiyaan adinku xaad la dhaanteeysaan horta qamradana ugu xaragootaan🤣🤣🤣

    • @malikabertan7480
      @malikabertan7480 5 ปีที่แล้ว +1

      MUDANE SOOYAAL wixii maalin walba maatadooda qarxiya ayaa somali ugu maskax liita😂😂😂

  • @triple2801
    @triple2801 5 ปีที่แล้ว

    He say mugdisholand kuacha funny😂

  • @bintusultan5660
    @bintusultan5660 5 ปีที่แล้ว

    War xafaday waye new hargisa aniga ku dhashey ama isku tolnahay 😁 habar qaba ku so dacwey beenta la sheegay alle ka jarayaa hortisa u ka helaya

  • @yusufali3737
    @yusufali3737 5 ปีที่แล้ว

    Sorry Nin Soomali Buuxaa Maaha Waa Dad Kale

  • @liibaan1990
    @liibaan1990 5 ปีที่แล้ว +2

    War kani Somali from Somalia ma aha, Waa Sujuu ama waa Oroma.

    • @abdullahimursal5687
      @abdullahimursal5687 5 ปีที่แล้ว

      Useless aya tahay Liban Amore
      Somali waa Somali.

    • @hashimsalman3745
      @hashimsalman3745 5 ปีที่แล้ว

      ninkan waa Somali waa hubaa waliba waa isaaq

    • @fowsiyaqurux2748
      @fowsiyaqurux2748 5 ปีที่แล้ว

      somali xaar maxaa lagufalaa horta waba laga cararaa nikan wa sijui mutacalin ah orodoo xaar ka iska dhaq

    • @hashimsalman3745
      @hashimsalman3745 5 ปีที่แล้ว

      @@fowsiyaqurux2748 mid somalinimada waa muhiim aniga wax walba waan haystaa wadan shisheeye Ayaan jogaa markey dadka iwaydiyàan ma yamani ayaa tahy ayay iyiraahdaan balse waan didaa waxan kor uqadaa halkii abahy kudhashay xitaa wxalba dhulkaaga ayaa kuqaalisan xitaa oramada markey dibadaha jogaan Somali ayay sheegtaan sababtaan kudidaa in aan somali Ahay waa ceeb inaad dadkaaga kafaantaa xitaa dadka qaar waxay ii shegeen Somalia inay yihiin adaka aad ufiican marka dadka kufaaan siduu rabo ha ahaado inshallah mustaqbalka dhaw wax walba way qeer ayay kudambeen donaan

    • @fankageeska
      @fankageeska 5 ปีที่แล้ว

      Fowsiya Qurux waa taad isku dhiibtay. Xishoo qof dumar baad tahay

  • @wardi6
    @wardi6 5 ปีที่แล้ว +2

    Isagoo Suulilander ah ayuu hadana Zujuwi yahay

    • @mahamedsaaid3206
      @mahamedsaaid3206 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh asal dhalad

    • @nashaadabdi8595
      @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว

      Maxad kawadaa suulilander naa😏😏😏🤨🤨

    • @nashaadabdi8595
      @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว

      Magaca somaliland haduu kudhipayo ya qaxpo haso hadalqadin weshesid yad pad teee ureyso

    • @nashaadabdi8595
      @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว

      Futada dalosha aya suuliya
      qudhun isportoole alkolisde waxid

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว

      Beedey baa thy

  • @umadunya9699
    @umadunya9699 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waa somali laakin su’aashu waxay tahay ma ka yimid somalia ??? Af Somali maba kasaayee!!!

    • @wow6708
      @wow6708 5 ปีที่แล้ว

      idiot

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 5 ปีที่แล้ว

      Wuxuu ku hadlaya maxay tahay hadaa?
      Somali buu ku hadlaya

  • @haawaabdulqadir6644
    @haawaabdulqadir6644 5 ปีที่แล้ว

    Sajuuweeye.ninkan

  • @roonkuras7811
    @roonkuras7811 5 ปีที่แล้ว

    Miskiin ninkaan ilaahow caawi qamriga ka madowey

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 5 ปีที่แล้ว

      Muu caba wallal alah haka madoobeeyo

    • @ilovesomalilnd1606
      @ilovesomalilnd1606 5 ปีที่แล้ว

      Yaaku sheegay???

    • @SANBUS1
      @SANBUS1 5 ปีที่แล้ว

      Naagtan been badanaa ilaahay kacabso.

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 5 ปีที่แล้ว

      Somali waxayna warka hayn ayey ka waraman

    • @roonkuras7811
      @roonkuras7811 5 ปีที่แล้ว

      Horta aniga MA cayin nika daqiiqada 8:20ilaa 9:30 daawo wa saa ufahmey qalad hada galey alaah ha iga cafiyo

  • @faadumiinayusus7672
    @faadumiinayusus7672 6 ปีที่แล้ว +1

    SubhanaAllah ee maxaa kudhacay Soomaaligiisa.

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 5 ปีที่แล้ว +1

    War xataa haduu oromo yahay maxaa idinka galay ma idinkaa waxsiinayo,sidaad u tuugsataan ayuu u tuugsan

  • @gucci5661
    @gucci5661 5 ปีที่แล้ว

    soomaali adunka sotuftay 😑

  • @edabsan7449
    @edabsan7449 5 ปีที่แล้ว +3

    Somali xaasidnimo waa walaalo yahuu bal maxay miskiinkan ka cadaabeen.

    • @fardowsaIsmail
      @fardowsaIsmail 5 ปีที่แล้ว

      Cadeey Mahad
      ASC wll subscribe isar

  • @arligiiudgoonka4772
    @arligiiudgoonka4772 5 ปีที่แล้ว +1

    Kuwo waxay dhahayaan Muqdisholand 😂😂😂😂 war ninku wa fariid.

  • @qadarall3571
    @qadarall3571 5 ปีที่แล้ว

    Waan daawaday video runtii waan ka xumaday meesha xun ee latageen qof Muslim ah somalia kula ah markee arkaan qof waxfican samenaayo ama hormar gaaray ama wax bartay somalidu majecla waa ufiirsaday waxaana u badan community dadka furtay ismooday waxkale u adeegsado qabiil nin ayaa arkesaa community leh qabiilkiisa ayaa mesha kabuuxo markaa weediso mesha yaaa loo furay somalia oo dhan ayuu kugu dhahaa wax ii maseey warqad isixii lacag keeen yaa ku garanaayo xagee dagtaan interview ayuu kula galaa foonka ayuu kaa qaldaaa marka mar mar ayaa iswediyaa somalia maxaa sidaaan u gale yaaana ka danbeeyay qabiilkaaas isma guursano yaaa sheegay qitaabka miyaa lagu arkay waaa maya marka somalia qabiilka hadee iska dhaafin waaa lagumeesanaa markale hadeesan isku xirnaanin waaana ka xumahay dadkeega aaan ka dhashay inee sidaaan isku dilaaan isku rufiyaan odaga dhageeso qofka ka danbeeyay xitaa wuu yaqanaa waxa saas sameeyay kawaran

  • @Badwi1114
    @Badwi1114 5 ปีที่แล้ว +1

    Cidkale ninkaa ma jaajuusin waa cad iyo reer xamar in qof la dilo ayaan waxba la ahayn iska daa in qof la sheegee

  • @HakaFakarin
    @HakaFakarin 5 ปีที่แล้ว

    Maskiin hanoolaado maxay karabaan

  • @alifarah2919
    @alifarah2919 5 ปีที่แล้ว

    This is jaraar dude

    • @theiceman9247
      @theiceman9247 5 ปีที่แล้ว +1

      Ali Farah stop this discrimination bro Somali is a language but by not speaking it well or excellently doesn't make you any less Somali this fascination of thinking one is more Somali than is the whole reason were scattered worldwide and reason there is instability get a grip bro

  • @abdiomar3601
    @abdiomar3601 5 ปีที่แล้ว

    Somali iyo kabil! 😂

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 5 ปีที่แล้ว +1

    ninka waray sanaya wa nin fudud

    • @thelion4423
      @thelion4423 5 ปีที่แล้ว

      Abaayo Ana ishaqaalaysii Wariye ayaan ahaye

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว +2

    warya yiri waa somali wiilkaani .walee in aana ka fahmin waxba

    • @flames9027
      @flames9027 6 ปีที่แล้ว

      Beenta iska daa

    • @qaradd4265
      @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว

      @@flames9027 ee walaalow ma qofweyn oo somali ah ayaa sidaa u hadla anigu. sababta ma fahmin baasaboorka iyo wax tanzania meesha keeney

    • @hanadgigis8049
      @hanadgigis8049 5 ปีที่แล้ว

      Af somaliga soo baro iskuna inaad fahanto qof walibo af somaliga ku hadla .hadu doono in yar haku hadle

  • @geeleckariimaydid6193
    @geeleckariimaydid6193 5 ปีที่แล้ว +1

    WAR NINKAA WARIYAAHA AHOOW HASSAN RAASTO WALAAL TIMA XIRKA TAG GARKAA IYO TIMAHAA IS XIIR, AAD QOF SHARAF LEH U EKAATIDE HADA WAXAA LAGU MODAA MID DARBI JIIFA WALAAHI

  • @hodanali4846
    @hodanali4846 6 ปีที่แล้ว

    Miskiin

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 6 ปีที่แล้ว +3

    Ninka maaxaa loo tuuray midh kama fahmine Afsomaligiisa

  • @libanaden1376
    @libanaden1376 6 ปีที่แล้ว +3

    Jaajus darood oo rer badiye ayaa sidan oo galey ninkan maskiinka ah

    • @burhanali8310
      @burhanali8310 6 ปีที่แล้ว +2

      Liban Aden
      qalbigay ga miyaa kala baxday
      kuduu darood ahena waa reer binu isxaaq

    • @idilahmed5826
      @idilahmed5826 5 ปีที่แล้ว +3

      SubhaanaAllah burhan and liban
      Remember that you will be in 6feet inside the underground by your self, and NOT WITH QABIIL SO STOP THE FITNA

    • @axmedcabdidheremaxamud8735
      @axmedcabdidheremaxamud8735 5 ปีที่แล้ว +2

      Darood jaajus laguma sheegin waa kuwii kuxoreeyay adiga iyo awoowayaalka ma ilowday sayid maxamed cabdille xasan iyo daraawiishtii.

    • @reo9475
      @reo9475 5 ปีที่แล้ว

      Liban Aden
      Dee ma darood buu sheegtay?

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 5 ปีที่แล้ว +2

    Kani afsoomaaliga ma garanayo. Kani soomaali shaqo kuma leh.

    • @fankageeska
      @fankageeska 5 ปีที่แล้ว

      nabadraadshe waa sida waa Oromo ama canfar

  • @SamiraQaranTv
    @SamiraQaranTv 6 ปีที่แล้ว +1

    Laakiin Somali kumoo dhalan is a ninkani waa se somali

    • @burhanali8310
      @burhanali8310 6 ปีที่แล้ว

      Somaliban ahay Hassan
      aidaa miyaa somali ban ahay udhehee
      ninkan waa somali dhalada
      lkn. mudada uu qurbaha jogay ayuu
      haxa u jin jersaday sidaa ayuu afka daqada uga baxay
      miyadan arkin kuwo wadanka wax yar soo moog oo afki. kufsanaya. ❓

    • @fankageeska
      @fankageeska 5 ปีที่แล้ว

      burhan ali 41 sanno dibida ku maqnayna afna daaqad kama boodin wali kii Hargeysa baanu ku hadlayna. 1987 baa Hargeysa ugu danbeysay. Nin waxaan is idhi waa Oromo ama Canfar. Ama qoladdii Soomaliyeed ee reer east Africa ku dhashay.

  • @nashaadabdi8595
    @nashaadabdi8595 5 ปีที่แล้ว

    Somali iyaga is jajusa ayagana dhaxdoda is cunsuriyeya o isnecep qurpaha kuwa ku nool walipa

  • @omarabdullahi9804
    @omarabdullahi9804 6 ปีที่แล้ว +3

    Kani af-Soomaaliga ayaa dhib ku ah.
    Soomaali zuju

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 6 ปีที่แล้ว +1

    Kan sujuu waaye SOMALIA weligiis maarag

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 ปีที่แล้ว

    May be waa sujuu

    • @legendruuzi
      @legendruuzi 5 ปีที่แล้ว

      Haaa luqadisa waa sujuu
      Laga yaaba ummu isra
      Waxa dhici karta
      Inu kenya wax ku bartay
      Ama tanzania

    • @ilovesomalilnd1606
      @ilovesomalilnd1606 5 ปีที่แล้ว

      Sujuu waxay horta wll??

    • @fankageeska
      @fankageeska 5 ปีที่แล้ว

      barwaqo chanel waa dadka Soomali ee east Africa ku dhashay kuna nool

    • @ilovesomalilnd1606
      @ilovesomalilnd1606 5 ปีที่แล้ว

      @@fankageeska haa zx thnkz👍

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว

    Af adegaa ninku Oromo ayuu eeg yahay
    😂😂😂

  • @princesssuma4466
    @princesssuma4466 6 ปีที่แล้ว +1

    🤔☹somaliga ku adag wlhi maba yaqano

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 5 ปีที่แล้ว

    Qof walba oon somaliya kubarbari lahjadisu sidasay noqonaysa

  • @abdiasiswarsame2743
    @abdiasiswarsame2743 6 ปีที่แล้ว

    kan waa midgaan soomaliya oo swedan kasoocararey-----------nagtisii nin norska ah ayaa kaqatey waa qashin caadiya a,,kkkkkkkkkkk

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 5 ปีที่แล้ว +3

      Subhanallah!! Walaal aqli xumada iska daa, Gabooye waa nin Islam ah, Somali ah, dadkeena ah, fikir xumadan iska daaya.
      Culumadeena waa inay wacdi weyn arrinkan ka sameeya.

    • @howlgperi6727
      @howlgperi6727 5 ปีที่แล้ว

      @Abdiasis. Hooyadaa siilkeed qashinka ay dhashay soo adiga ma ahan oo TH-cam qurunka la soo galay. Fuck off.

  • @abdiasiswarsame2743
    @abdiasiswarsame2743 6 ปีที่แล้ว

    War wax mawareysankartid adiga midgaan ayatahay xaasan rasta midgaan ayatahay wa ku aqaan qashina ,,k

    • @duuliyekastamtv3017
      @duuliyekastamtv3017 5 ปีที่แล้ว

      Wall qabiilka dadka laguma liido

    • @user-vf7sj8gi9x
      @user-vf7sj8gi9x 5 ปีที่แล้ว +1

      Walalkeyga qaliyow Allah ka cabso waxba madheriid hadu midkan yahay iyo hadi kale ayad ama xadiis lagu yiri midkanka qof mawareysan karo majirto

  • @abdiasiswarsame2743
    @abdiasiswarsame2743 6 ปีที่แล้ว

    Midgaan wax wareysanaya isagoo midgaana ala hayaay