MAHAD ABIIB OO KA WARAMAYA SHARCIGA LAGALA NOQDAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 มิ.ย. 2017
  • HA NOOLAATO Waa madal looga hadlo isbadalka nolosha bulshada, go’aanada siyaasadda dowladda, horumarka dhaqan dhaqaale ee dalka, waciga iyo Taariikhda Ummadda Soomaalida. ka qeyb gal, oo rayigaaga ku biiri HANOOLAATO
    Booqo hooygeena internetka oo ah www.hanoolaato.com/
    .Subscriber ka noqo barteena youtube-ka si aad u hesho muuqaalada cusub. / hanoolaatotv
    .Nagala saxiib barataha xiriirka bulshada oo si joogto ah ugu xirnoow HANOOLAATO.

ความคิดเห็น • 237

  • @ayuubishaq5521
    @ayuubishaq5521 7 ปีที่แล้ว +38

    Walahi Mahad mar walba wan dawada wararkisa, oo dartis ban uso galaa TH-cam, markan dawadana wan ka shalaya waayo wan ilmeya😰 waxna uma qaban karo, maalin waa la arki doona Mahad oo madax ah insha Allah, Allow kii saan ku galey meel xun karid' lycka till bror vi är med dig🙏😍😰

    • @awdhagoweyne8644
      @awdhagoweyne8644 7 ปีที่แล้ว +1

      Kani waa caruurtii Jabuuti ku dhastey markaasu Afgooye iyo jareer sheganayaa ---- Good Job kii sheegey. Now Go To Afgooye kkkk waxaad k hesho baad heliye. kkk

    • @awdal26
      @awdal26 7 ปีที่แล้ว

      Aw Dhagoweyne hhhhhhhhhhh great point

    • @boqorada6225
      @boqorada6225 5 ปีที่แล้ว

      W

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 5 ปีที่แล้ว

      @@awdhagoweyne8644 muxuu ka faaiidi kii sheegey shalay baa uu danbeyn

  • @fadhuumowarsae2061
    @fadhuumowarsae2061 7 ปีที่แล้ว +4

    waa runtii yuusuf garaad wuxuu ula dhaqmay si qof walan oo kale ama dambiile ah wll alle hakuu fududeyo.alle uu jclyhy ayuu imtixaana kusamir salaadana badi iyo baryada allah allahii maamula norwey iyo dunidaan😭😭😭😭😭

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +14

    hah ilahow ugargaar inshaa allaah
    إن مع العسر يسرا

  • @khadijahali252
    @khadijahali252 7 ปีที่แล้ว +10

    Asc walaal maanta waa aduunyo bari waa akhiro lug iyo labo alahaa ka gooyo qofkii qof muslinaha ka murugiya Oo caloolxumeeya walaahi waa ka naxay ninkaan dhalinyaradaha aqoonta iyo raganimadu ka muuqato tolaye soomaaliyee tolay sowtii layna oran jiray reer xin u walaaal soomaaliye maant kac oo kasoo saara walaalkeen murugta ciilka waa idin baryaa inta xalaasha lagu dhalay mid yar mid wayn alaha idni la jir waa guulaysan doontaa mahad inasha lahaa waa guulaysan doonta libaaxyo shablo rag ka khatarsan baad ka dhalatay ilahay u mahad noq guulayso amiin amiin amiin yaa rabi

    • @faisamobammad3628
      @faisamobammad3628 7 ปีที่แล้ว +3

      ilahy ha kuu gargaro wala waxn jeclan haha in aan wax ku qaban karo

  • @ismailomar477
    @ismailomar477 7 ปีที่แล้ว +3

    asc mahad walal qali Illah talo saro insha allah waad guulesanesa waan ku soo duceynaa insha allah illah ha ku fududeyo dhibkana allah ka dulqaado insha allah wax walbo waa illah qadartiis somalia inaa tahay shaki kuma jiro sawabtoo ah waxaa kaa muuqato dhiiga iyo kartida somaliada lagu yaqaani illah garabgaada hagalo aamiin yaa rabi

  • @truthseekeralways7050
    @truthseekeralways7050 3 ปีที่แล้ว +2

    GOD Bless You Walal Mahad Abiib😇🙏🏼💞👍🏼

  • @sookarienough9290
    @sookarienough9290 7 ปีที่แล้ว +12

    xaqdaro baan ku tilmamay
    wadankaaga in lagaa hor is tago xaq ma ahan

  • @farhanhassan5157
    @farhanhassan5157 6 ปีที่แล้ว +1

    wasiirkaas waa fashilmay
    ninkaas waa nin caqiidadiisa sareyso allah haku garab galo wll abiib

  • @user-kb3rs3ks1k
    @user-kb3rs3ks1k 7 ปีที่แล้ว +2

    asc. Mahad walal marka hore ilahay hakusiyadiyo sanirkaga ilahaynah waxaan kuu waydinayaah mustaqbal wanagsan kuwa kadhax faidaysanayah isku dirka umada ilahay haka jaro intay kulugooyeen waanah kaxumahay

    • @axmedxashir5973
      @axmedxashir5973 7 ปีที่แล้ว

      أنا أحبلله أنا أحبك الله

  • @bilehussein1813
    @bilehussein1813 7 ปีที่แล้ว +2

    allaha gargaar dagdaga siiyo willka wllhi aad baan uga xumaaday arinta kudhacday oo ay kadanbeyeen waxaan ugu yeerikaro kuwii aan wadaniyiiin ahayn

  • @hawaabdi2719
    @hawaabdi2719 7 ปีที่แล้ว +3

    somalinimadi laga faanaayay yarkan kufaanaayo mansha ALLAH baan leehay aniga iyo asagu isku figrad baanahay

  • @aichamoussa4510
    @aichamoussa4510 5 ปีที่แล้ว

    Ax ax Allah hakukaalmeeyo hn

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 7 ปีที่แล้ว +7

    Nin kan inuu jabuti ka imi ilahay iyo umadiisi way aragtaa

    • @simanmohamed6353
      @simanmohamed6353 3 ปีที่แล้ว

      waa reer DJIBOUTI 🇩🇯 run ah hadal kiisu wuu is wada burinayaa,document ka DJIBOUTI 🇩🇯 uu ka keenay waa fake documents ka uu Mogadishu ka keensadayna waa fake cad reer xamar ku waxay yidhaahdaan "cabdale shideeye " haddii aad hadal kiisii hore iyo clips kan danbe lahjada afkiisa ayuu is leeyahay kadhig Soomali reer koonfureed ah.

  • @abdirisakmuhani5341
    @abdirisakmuhani5341 7 ปีที่แล้ว +2

    alle haku cawiyo inshalah I will hope good lucky

    • @sauthmoha9756
      @sauthmoha9756 7 ปีที่แล้ว

      wasiirka arimaha dibada ee lsheegayo yusuf garad run haduu sheegayo wiilashayad iyo gabdhahayag somaliyed ee masar iyo liibiya kudhibaataysan wax ha uqabto isaga kamasuula

    • @sauthmoha9756
      @sauthmoha9756 7 ปีที่แล้ว

      mahadow ilàahay hakuu gar gaaro

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559
    @iloveyoumyallahxabibiilove2559 7 ปีที่แล้ว

    insha allh walal macan wad guuleysan aniguna wan kuduceynayaa insha allh guul

  • @deqaabdulsalam8324
    @deqaabdulsalam8324 7 ปีที่แล้ว +4

    walaahi umada soomaaliyeed inay ka dhiidhiido weeye inankaa caqliga badan gaar ahaan madaxda soomaLiyeed

  • @qabyaaladdiid4768
    @qabyaaladdiid4768 7 ปีที่แล้ว +24

    ninkaan soomali jaasuusiin ah baa godkaan kuriday alle maxaa cadaw inagu dhax jira

    • @Asmaasluub
      @Asmaasluub 7 ปีที่แล้ว +2

      qabyaalad diid beenta a mhn Somali ayadaa buhul isku rido

    • @Asmaasluub
      @Asmaasluub 7 ปีที่แล้ว +2

      qabyaalad diid beenta a mhn Somali ayadaa buhul isku rido

    • @awdhagoweyne8644
      @awdhagoweyne8644 7 ปีที่แล้ว

      Jabuuti buu ku dhastey markaasu Afgooye iyo jareer sheganayaa ---- Good Job kii sheegey. Now Go To Afgooye kkkk waxaad k hesho baad heliye. kkk

    • @abdirazakmastrbin1581
      @abdirazakmastrbin1581 7 ปีที่แล้ว

      insha allah ilahay haku caawiyo

    • @sacdiyoaden8315
      @sacdiyoaden8315 7 ปีที่แล้ว

      Aw Dhagoweyne^ make sure you don't come and cry to afgooye within two...inshallah Mahad will be known and be respect in the world simply because his 100% PROUD SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @vitahuddacapsules6894
    @vitahuddacapsules6894 7 ปีที่แล้ว +1

    jabuuti wa somali we all one somaliya midnimada waa muuqadas

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 7 ปีที่แล้ว +4

    AllAhA RAXMANKA RABIYO u gargar will Kan dhiiban

  • @ashalul565
    @ashalul565 7 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay waxaa jeceshay ha kuufududeeyo. Ilaahay hakuu fududeeyo waxa aad jeceshahay

  • @Rooney839
    @Rooney839 7 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH haka abaalmariyo kuwa dhibka ugaysatay wiilkaa dhalin yarda ah

  • @khadarmaxamed6586
    @khadarmaxamed6586 7 ปีที่แล้ว

    thanks wariye ayaanle

  • @kaabafarah6480
    @kaabafarah6480 7 ปีที่แล้ว

    Alle ha kaasaaro dhibka qofkii kasta ee isku daya inuu qof walalkiisa risqigiisa iyo noloshiisa baabi'iyo alle ayaa ka wayn wiilkaa miskiinka ah alle haw gargaaro isagaa abuurtee wll alle hakula jiro xaqdaro meel ma gaadhee mahad alle madaxda haw sakhir

  • @abdikaniahmett836
    @abdikaniahmett836 7 ปีที่แล้ว

    Insha allah wd guulaysan doontaa

  • @qoranqaali5296
    @qoranqaali5296 7 ปีที่แล้ว +7

    Yusuf garaad xilka ha laga qaado oo qofkale oo dadka difaaca ha loo dhiibo xilka

    • @halimatato5554
      @halimatato5554 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋

  • @iimaanabdullaahi849
    @iimaanabdullaahi849 7 ปีที่แล้ว

    Inshallah waxba arki meysid , asagana u daa allah asagaa adoomadiisa kala xukumaya, ninkaas waa saqajaan foqal saqajaan.

  • @moemhmd2757
    @moemhmd2757 5 ปีที่แล้ว

    Subxanalah ALLAH ayaa ka amaal marin qofka ku jajuusay

  • @herotherot1238
    @herotherot1238 6 ปีที่แล้ว +1

    mahad Ilaahey ha kuu gargaaro

  • @fidoabdallah3191
    @fidoabdallah3191 7 ปีที่แล้ว +4

    waxaan layaabay kuwaan dhahayo Somali ma ahin waa jibbuti adeer aniga Somali ah Djibouti waa isku mid baanu mahay waa Somali xaq buuna uleeyahay somalinimada

    • @somalidhalad3483
      @somalidhalad3483 5 ปีที่แล้ว

      Fido Abdallah
      Haa somali waa tihiin sinjiga waan wadaagnaa lkn laba dowladod ayaa kala nahay waayo Djibouti waa wadan dunida laga yaqaano Passpor iyo calan leh dunidane poos kuleh marka shaqo iskuma lahan jabuuti iyo somalia balse sinjiga somalinimo waan wadaagnaa wll taazi Dood kama taagna

    • @ciisecabdulahi2574
      @ciisecabdulahi2574 3 ปีที่แล้ว

      Ninka waxa lagu haystey wuu garsnayaa e wuu diidayaa ninkai somalilad buy fara gashaday oo qarsn nimadeeda ka horyimi markaa dadkani meela kale aysy ku warawareegayasne somsliland baa lsgs raacay

    • @ciisecabdulahi2574
      @ciisecabdulahi2574 3 ปีที่แล้ว

      Jaboutiyan baatahay eaxaad na isku dhiibay somaliya mana tihid somaliya

    • @ciisecabdulahi2574
      @ciisecabdulahi2574 3 ปีที่แล้ว

      Haaddaba france basd iska dhiibtaye nasiibkaaga ka qaad paris baad iska fhiibtaye

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 7 ปีที่แล้ว +2

    wlhi aad ayan uga qiiroday mahad abiib sxb geesi mar bad guuleysan doonta illahay waxan kaga baryayaa inad sida ugu wanagsan ku hesho passport-kaga waxan ku awooda inan ku duceeyo walalkey somaliyed dhibka wan kula daremeyna

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haka abaalmariyo

  • @nimcoaden579
    @nimcoaden579 7 ปีที่แล้ว +2

    Wallhi waan kaxumahay wiilkan Arintiisa Dad Xaasid ayaa kashaqeyy ilahaw dhibka kasaar sidii uu Jacelyhayna uyeel

  • @fartounmohamed7733
    @fartounmohamed7733 7 ปีที่แล้ว

    yaa Allah ilahow caawi mahad iyo inta dhibaan wlhi kanaxay allAh haku garabgaalo. waa muwadin somaliyeed xaaqna uleh. inu difaaco qaraanku wlhi shaqsi ahaandeydi aadban oga murugooday arimahada basabowrkeyga somalia sawirka kaga soo fujiya. hadna dowladii baa kugu dhagaan allAh haku hiiliyo insha allAh wan kusoo duceynaya walaal garaabso allAh sacadwaliba allAh boqorka udansheego

  • @Ushariif
    @Ushariif 7 ปีที่แล้ว

    ilaahey ha ugargaaro Mahad abiib walaale aan uduceryno inshlh

  • @atdftyzjtfujh6645
    @atdftyzjtfujh6645 7 ปีที่แล้ว

    mahadoow aboowe allah ku cawiyo marwalba an dawado video gaga wan la oya waxan duco ahayn kuuma awoodo ilahay ayan kaga bar yaaaya in dhibta ka dul qado somalay kaca wiilka wala ciilay intii dhiig lahooow kaca mahad halo kaco

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว

    Mahad adkayso wll waxaad ka dhalatay Somali dadkii ugu sharafta iyo dadnimada ficnaa waxaad ka soo jeedaa umad aqoon yahamiin ah alle ayaa kula jiraya iyo inta wanaagsan alle haku la jiro wll mcn

    • @wilkiwaka9975
      @wilkiwaka9975 5 ปีที่แล้ว

      maya waa reer jabuuti walahi waa nin cise ah

  • @ardosheikh798
    @ardosheikh798 7 ปีที่แล้ว +2

    somali waa soomaali haduu yahay jabutian iyo haduu yahay ethiopian iyo kenyan waa isku mid

  • @fardowsahassan541
    @fardowsahassan541 7 ปีที่แล้ว +1

    walalo ilahay ha kaga hiiliyo dulmiga iyo cadowtinimida lagugu haysto😌😌😌

  • @maxkamadawareegta6324
    @maxkamadawareegta6324 7 ปีที่แล้ว +1

    somalidu waa sun wlhi waxba isuma ogala ilhow miskinkan uhiili waa kula jirna boowe insha allah bedel kheyr qaba kurajayn waliga ha isdhibin madaxaga mar walba kor hajiro wabilahi tawfiiq

  • @mohaaden4432
    @mohaaden4432 7 ปีที่แล้ว

    allaha caawiyo mahad abiib waa dhibane muwaadin somaliyeed ah

  • @abdurahmanmahomed4640
    @abdurahmanmahomed4640 7 ปีที่แล้ว +1

    Hargeisa ku soo dhawoow free mahad haka dhacdee

  • @stoppstopp
    @stoppstopp 7 ปีที่แล้ว +6

    booraan hadimo ha qodin baa layidhi hadaad qodana ha dheerayn ku dhici doontaana allaah oge,,,,,,, mahad isagaa bad isku furay xaqiiqada marka laga hadlayo somalidu runta isuma sheegto dabcan is jaajuusku waa wax aad u xun qof islaam ahina qof islaam ah inuu dhibaateeyo mahaa xaaraam laakiin mahad runta iyo xaqiiqda marka laga hadlo isagaa isku furay waayo isagoon somaliyaba u dhalan oo cadaan ah ayuu arimaha somalia dhexdeeda faraha la galay ,, laakiin arinta ugu weyn ee mahad qarinayo waxa weye inuu ingriiska tegey hutel uu madaxweynaha djibouti ku jiro uu damcay inuu galo isagoo sheeganaya inuu yahay xubin sirdoon ah oo jabuutiyan ah ka dib mi5 way qabteen wayna baadheen passpor Norwegian ah ayay ka soo saareen ka dib waa la soo masaafuriyey iyadoo warbixintii policeka ingiriisku ka heleen oslo ayaa la keenay isagoo laba askari la socdaan sidaana ayaa lagu daba galay ilaahaybaa runta jecel mahad isagaa hawshaa isku furay

    • @husseinhussein-jk2jx
      @husseinhussein-jk2jx 7 ปีที่แล้ว +1

      ali jama way dhici kartaa arintaasi siduu udag dagayaan arkaa

    • @ilhanmohamedahmed3137
      @ilhanmohamedahmed3137 7 ปีที่แล้ว +2

      ali jama markaa waa inuu adkaystaakuna samraa allah keliya ayaa ka feydi kara kurbada inuu marba media soo fadhiisto oo dad dhaleeceeyo calaacalo waxa igala wanaagsan inuu allah swt u dhiibto arinkiisa u sujuudo kuna oogo sujuuda dadka keliya ka dalbado ducooyinka

    • @salimnour
      @salimnour 7 ปีที่แล้ว +1

      subscribe igu caawiya

    • @ismahanisteela526
      @ismahanisteela526 7 ปีที่แล้ว +1

      Ilhan Mohamed Ahmed ..

    • @ismahanisteela526
      @ismahanisteela526 7 ปีที่แล้ว

      Ilhan Mohamed Ahmed

  • @midnimadaiyohormarkasomali7650
    @midnimadaiyohormarkasomali7650 7 ปีที่แล้ว +1

    fadlan hanoolato xage wiilkan somali ugala xariirna anga gacan qabanene
    somali somalia joogta diirki naxariista tagay anga ku ilka dhacsane qurbo kuna ciresanay iiid walba naqaano xaquuq ehe fadlan sheega mesha wiilkan laga heli karo insha allah fadlan please

  • @deeqoali7927
    @deeqoali7927 7 ปีที่แล้ว +4

    walalkey arimahada alaha kufududeyo lakin inadan rer afgoye eheyn walagadarema

    • @muxiyadinnuur4462
      @muxiyadinnuur4462 5 ปีที่แล้ว

      Wll halkuu dooni ha Ka imaado lkin ma gaalka bariiska bixinaya ayaa la isku quudhi laayahay

  • @alisuldan235
    @alisuldan235 7 ปีที่แล้ว +3

    ninkaan waa Jabutian sababtu abtirkiisa lamakasaayo miyaa Somali'du waa dad yar waala is waada garanayaa mise wuxuu is kudhiibay miyuu waada

  • @idreesmohamed1588
    @idreesmohamed1588 7 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭😭😭 waan ooyay mahad walal ilaahay garabkaaga hagalo videogaan waa jn lafaafiyaa walalayal

  • @sadamyaya1335
    @sadamyaya1335 5 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭

  • @qoranqaali5296
    @qoranqaali5296 7 ปีที่แล้ว

    Waa ku garabtaagannahay mahad qalbigaaga khayr u sheeg

  • @ugbaad30ibraahim39
    @ugbaad30ibraahim39 7 ปีที่แล้ว +1

    Mahad wa ka xumahay walaalkay somaali badan ba jirto iyaka markay meel gaadhiwayaan qofka walaalkooda ee nolol samaysta meel gaadha ka xumadaan Alle ha naga qabto inta xun ee xasad ka meel la fadhida. Mahad waxba u noqon maysid waxaan Alle hadu meel dhib ka ga keeno meel kale baad ka helaysa wanaag iyo abaal fiican Alle ha ku furu albaab khayr badan iyo nolol fiican

  • @nasroadan2221
    @nasroadan2221 7 ปีที่แล้ว

    mahed abiib walaal ilaaah waxaan kuu waydiinayaa gaalada iyo gaala raaca hakaa qabto niyada qayr usheeg shacigaadi yaad heli ama wadankaaga yaaba kuubaahan oo madax sare kanoqon somaliweyna way kadhereg santahay arinta kugu dhacday aloow kuu saqir cadawagaana cagta hoosteeda iyo cadaabta jahanabo dhexdeeda inshaa alaah

  • @zekiabdurahmaan1737
    @zekiabdurahmaan1737 7 ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi ninkani waa rijaal nin la dayaco maaha somali caqli xumo xaasidnimo jaajuus iyo gaalo iska dhaadhicin bay inankaa mustaqbalkisi ku baabi'yeen

  • @Sariah195
    @Sariah195 6 ปีที่แล้ว

    forget garaad, u a doing good on ur own

  • @user-rv3jk4il1y
    @user-rv3jk4il1y 7 ปีที่แล้ว

    Allah ku waciiyo kana saroo amiin

    • @dubedguure4308
      @dubedguure4308 ปีที่แล้ว

      benale Djiubutian ah weye somalia na weligi mu tagin Oo somalia wuu isku dhibay. Muxu Djiubuti daa uugu fani waye. Tuug.

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 7 ปีที่แล้ว

    horta allah hakuu dhibyareyo howlahaga anigu waxii qarzoon ku danbaabi mayo waxii daahiran xukuma marka 2013 wxd isku sharaxday xilka maamul gobaled saylac isla markana inaderka ku basaasay oo kugu diray galada. lkn markay arintu dhacday wad dagdegtay wayo hal warqad oo katimi Somalia ayaa ficanaan lavayd wayo malinki waxiiyo waraqaha wan yabay anba xata warqad waxd ka keentay puthland hadana waa wax qoran un ee lkn hal talo an kusiyee hadad doonayso wadankii wad ku noqon karta wax wayn maha wxad tagi karta wadan kalo yuruba waxad leday go home isiya dhaqsa lagu celinaya. ama dee jabuutiba inatd kunoqtid kadibna saylac wad uso dhafi kartaa sweet home mxd stress iskugu furi quran iska aqriso meshan isaga ba tag barafkeeda

  • @bisharabdiaziz1176
    @bisharabdiaziz1176 5 ปีที่แล้ว

    Wan kaxumaxey mahad walal

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 2 ปีที่แล้ว

    Kani was reer jabuuti liiqadiisa dhadhami

  • @iloveyoumyallahxabibiilove2559
    @iloveyoumyallahxabibiilove2559 7 ปีที่แล้ว

    Somali dad ma aha wlhi ceeb xaasidiin

  • @fartunmohamud5583
    @fartunmohamud5583 7 ปีที่แล้ว

    Allah ha u gargaaro aamiin Allah ha naga qabto kuwa basaasiinta ah ee dadka islaamka dhibaya

    • @dubedguure4308
      @dubedguure4308 ปีที่แล้ว

      Allah waxa uu yiri been muslinka yay shegin xita galada been haa uu sheeg. Adigo Djabuti uu dhashay Somalia isku dhib. Xaran weye. Magaca Ilahay ayad Fartun soo qoraysa ee Ilahay kaa baaq. Ninkan anigu waan aqana oo waa Djabutian been sheegay

  • @bisharabdiaziz1176
    @bisharabdiaziz1176 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilahow ku fudude arimahaga mahadow sorry walal

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    14 jir siyaasi ah xagee lagu arkay

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc Soomaalay. Waan la yabaa dadka mangab ka ah ee inaga dhax buuxa war jabuuti hadduu ba uu Dhashay wiilkan jabuuti Soo wadan walaalo nahay ma ahan Takale Soomaalidu waa dad xun oo runtii Bilaa damiir ah wanaag ba iskuma ogolin Bilaa Naxariis baan nahay runtii maxaan shiisheeye &Galo isugu dhibaynaa Allaw soomaali soo haddee

  • @munaabdullahi8882
    @munaabdullahi8882 7 ปีที่แล้ว

    mahad abwe wellcame back home we really wanted u

  • @cumarcraxman86
    @cumarcraxman86 7 ปีที่แล้ว +3

    saylac lughaya state maxaa kagadhay miskiin
    abaalkii

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 5 ปีที่แล้ว

      Allaha uu sa khiro Anigu kuma farax sani takale saylac & lug haye ma adaa leh

  • @razilabdul04
    @razilabdul04 4 ปีที่แล้ว

    let them defend their papers and show tha world Somalia has government that's in control of every process.

  • @umulkheirnoor2154
    @umulkheirnoor2154 7 ปีที่แล้ว +2

    Somali waa somali ee ninka daafa

  • @somalidhalad3483
    @somalidhalad3483 5 ปีที่แล้ว

    Wllky cadowga alle haka qabto sinjigaaga waa somali lkn Reer Djibouti ayaa tahay waayo Djibouti and somalia waa laba dowladod lkn sinjiga kadhaxeyo marka wllky alle haku gar gaaro

  • @yahyaabdi6640
    @yahyaabdi6640 7 ปีที่แล้ว

    wallah I am really sorry about what is happening to Mahad. the goverment of somali has to intervene his situation. it is the responsibility of the goverment to protect it's citizen where ever they are.

  • @amalabdelhakem6859
    @amalabdelhakem6859 7 ปีที่แล้ว

    Mahadoow waan ka xumahay dhibka kugu dhacay walaal. Dhallinta soomaaliyeed waxaan dhihilaa, arramiha siyaasadda ee murugsan ha dhex galina e, adduunyadiinna iyo aakhiradiinna ba u shaqysta, oo wax barta. Dalkeennii maanta waxaynnu wax u tari karraa kaliya innagoo nafaheenna anfacna kadibna; aqoon iyo dhaqaaleba waynnu ku caawin karnaa oo xaaladdan adag waynnu ka saari karraa.

  • @hodanjama3892
    @hodanjama3892 7 ปีที่แล้ว

    walaalo. lahy cadoga hakaa fuurur waanu kulamurgaysanahaye 😔

  • @sayalxamdullilah4605
    @sayalxamdullilah4605 7 ปีที่แล้ว

    wallahi wan ilmeeya markan arko mahad dhibka loo haystay hadan somalinahay in an is jaajusno ayaaa an garanay alle hasoo hadeyo inta xumaha wada

  • @moadel1808
    @moadel1808 7 ปีที่แล้ว +3

    Aabahaa qaranka somaliya waa laga yaabaa in uu wax ka soo sheqeeyey, laakiin adigu Djibouti ayaad ku dhalatay, waligaa Somaliya maad arag, Naftada been ha u sheegin , adigaa isku gaystay ,

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 2 ปีที่แล้ว

    Noolow

  • @sumayaduale2616
    @sumayaduale2616 7 ปีที่แล้ว

    insha allaah Mahad waxaadku faraxdo o degdega Allaah haku siiyo guul farxad waxad jeceshay o alle raali kayahay waad helaysa xasadka iyo gaalada sharkoda raboow kaqabo miskiinka yar

  • @saynabjirde198
    @saynabjirde198 7 ปีที่แล้ว

    halio hiiliyo muwadinka soomaaliyed

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 5 ปีที่แล้ว

    horta illaheybaa deeqa baxshee wiilkaan waa la jirnaa. oo qof somali ah in dulmo ma rabno lkn. afgooye kamanimaan waligiisna ma arag .somaliyana ma tagin ee caadi ha iska dhigo

  • @somalianboy1066
    @somalianboy1066 7 ปีที่แล้ว

    Mahad Abiib Waxa ku dhacay waan ka xumahay Runtii, Mideeda kale waa wiil howlgar ah markii aad su,aal weydiiso sidoo ugu jawaabaya iyo su,aalaha qaar cida ku haboon inaa weydiiso sidoo ugala yaqaan caadi maahan wlhi Hadii uu ka shaqeymaaye Midnimada soomaaliyeed oona loo dhibaateeyay Hadii eeba dhacdo inuu Somali kusoo laabto Wa inuu suuqa iska gelin ee shaqo lasiiya

    • @somalianboy1066
      @somalianboy1066 7 ปีที่แล้ว

      waa qof isku kalsoon run ahaanti Hufnaanta hadalkaada iyo Halbeegsiga wareysigaaga ayaa Sinji ma,guuraan inaa tahay ayaa ku cad

  • @cilmitv1521
    @cilmitv1521 7 ปีที่แล้ว

    aaaad bn uga xumahay dhibaatada haysata mahad abiib

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 3 ปีที่แล้ว

    Yusuf Garaad xilkaas Mahayn shaqsi u qalma shaqdaas AMA Aqoon u leh, Taasi waxaay kuu xaday ayaa sida uu ula dhaqmay
    Muwaadin Abiib

  • @ilhanmohamedahmed3137
    @ilhanmohamedahmed3137 7 ปีที่แล้ว

    Allah swt kurbada ha kaa dul qaado

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 7 ปีที่แล้ว +3

    madaxweynihii isdoortey maxaa qabsaday kkk

    • @nasraayaan7711
      @nasraayaan7711 7 ปีที่แล้ว +1

      Sado Hodan
      Hhhhhhhh hhh waxaan yarayn baa ku dhacay

    • @ladyblue6595
      @ladyblue6595 7 ปีที่แล้ว

      Afkiisa dheer buu eeday Awdal ma aabihii baa ku bukay xaasidnimuu isku magacaabey maxaase gaadhey

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 5 ปีที่แล้ว

      Reer cuqdad land isku camira Camasiir jaluusin ah

    • @qaaliladanchannel7049
      @qaaliladanchannel7049 4 ปีที่แล้ว

      @@heartlightqueen3985الحاسد لا يفلح حبيبتي

  • @abdiamericoameriko9435
    @abdiamericoameriko9435 7 ปีที่แล้ว

    alle howsahlo mahad ninkaan si wanaagsan buu isga dhiciyey nimaankaas

  • @ahmedshuaib2505
    @ahmedshuaib2505 7 ปีที่แล้ว

    hadii sharciga lagaqatay noloshii lagama qadan ee ha ujoojin

  • @arwadalmar6955
    @arwadalmar6955 5 ปีที่แล้ว

    Walee hayada geesi baydhashay

  • @sofiaomar5088
    @sofiaomar5088 7 ปีที่แล้ว

    somalida wa xasiid wa min sharri xasiidin idaa xasad kuwii dalka joogey nabad ayee isu diideen kuwii dibaadda joogey wa kuwaa isjaajusayaa subxanna Allah wa qawm halaag ah sidee isu xasdayaan ayaaba somaliyo dhan laqadaan doona weeba ku socataa hadaba dawlad yar oo carab ah somaliyo dhan ayee ka iibiyeen mahad Sabar insha Allah

  • @saynabjirde198
    @saynabjirde198 7 ปีที่แล้ว

    waa arin laga naxo in soomaalu jaajusto kolay waa aqoon yahan dhibkaba ilaahay waa ka qaadi doonaa hana la garab istaago mahad abib

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 4 ปีที่แล้ว

    Wan ka xumahay waxa kugu dhacey bal se adoo ciise ah Saylac iyo lughaya ma adaa le
    Dhul maxadcase weeyi
    War saaxiip waxa kugu dhacey wanka xumahay lkn Saylac iyo lughaya wa dhul maxadcase zxp

  • @abdiqadaralid2681
    @abdiqadaralid2681 7 ปีที่แล้ว

    yuusuf garaad waa dameer dhaan raaac

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 7 ปีที่แล้ว

    ku noqo jabuuti

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 7 ปีที่แล้ว

    kuwa Mahad xaasidayoow ee hoos wax ku qoray idinku run ma sheegteen markaad norway timaadeen kelaab ilaahay norwegianka haidinku salido markaasaad xanuunka dareemi lahaydeen aad Mahad gaadhsiiseene .kii Mahad xaasida waa dayuus. Mahad meeshuu doonuu aduunka ka tegi karaa waayo wuxuu noqday nin laxaasidey mujtamac badan buu haystaa lasocda xaasidiintay

  • @bireeyegr643
    @bireeyegr643 7 ปีที่แล้ว

    ciise waraabe ku noqo jabuuti

    • @jayniekim6149
      @jayniekim6149 7 ปีที่แล้ว

      jaajuumow Gr ,,, kkkkkkkkkkkkkk usheg

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 7 ปีที่แล้ว

      Labo ilma xaaraan bad tihiin adiga iyo jaajumaw

    • @awdhagoweyne8644
      @awdhagoweyne8644 7 ปีที่แล้ว

      Ilmo xaaraanku waa adiga iyo ka meeshu xuduntiisa ku aasan tahay been ka sheegey.

    • @djamasa5235
      @djamasa5235 7 ปีที่แล้ว

      Aw Dhagoweyne ilmo xaaran hadad aheyn ma qof dhiban oo Somali ah ayaad aflagaadeyn laheyd. meesha ku xanuuneysa baraf iskaga dhaji. conard

  • @samirahuzzain6089
    @samirahuzzain6089 7 ปีที่แล้ว

    reer jabuuti dhalada weeyan lakin siduu u hadlayo hurdo la aanta ku dhacday waa arin laga noxo iyo wararka ka muqda

  • @samakaapcllahinour6971
    @samakaapcllahinour6971 7 ปีที่แล้ว

    wh waa arin muruga lleh yarkaan halla caawiyo hadii islaanimo jirto

  • @fadumoabdi6864
    @fadumoabdi6864 7 ปีที่แล้ว

    mahad mantay ayu u bahan yahay hiil iyo hoo waa in uu sida ugu dhaqsiya badan ku helaa jawab degdeg ah waayo mahad somali ayaa u bahan in ay ka faaiidaysato cilmigiisa takhtarnimo

  • @sowdoahmad3370
    @sowdoahmad3370 7 ปีที่แล้ว

    Lkn wiilkan haduu yaqaan qofkii jajusay sida uu shegayo maxuu gabarta Luul ladhaho u dhahay ayadaka dambeysay dhibkeyga wanku dareemi karaa inuu dhib iyo ciilku haayo hadane isdaji walal Allah amuueahaga hasahle kheyrbeyku dambeyni

  • @MohamedSaid-wl9sr
    @MohamedSaid-wl9sr 7 ปีที่แล้ว

    waa hubaa ninjas in laga gadaranyahay lkn waa nin adag wlhi

  • @abdikarinhassan9448
    @abdikarinhassan9448 6 ปีที่แล้ว

    Somalia Iyaga Cadaw isku ah

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 3 ปีที่แล้ว

    Haddii sida aad sheegayso aad tahay Somali citizen oo aad run sheeg ahayd maxaa keenay in aad tidhaa waa lay basaasay "Jaajuus ".?waxaa cad inaad tahay Somali "ciise "ah oo reer DJIBOUTI 🇩🇯 ah.

  • @muxiyadinnuur4462
    @muxiyadinnuur4462 5 ปีที่แล้ว

    Somali nimada halagu wada jiro hadii kalena dadka jaajuus Ka dhiganaya nolol ha socoto kolka horaba somali maysan ahayn dadkan lahjadaha qaldan wata

  • @fadumashirdon7396
    @fadumashirdon7396 7 ปีที่แล้ว

    Mahad midhaa xaga ilaahey ayaa laga heysaa ee wax lagu tusayaa adigana iyo dadka ilmaha laga qaadey markaa siyar oo aad uga bixi karto ayaan kuu hayaa ila Soo xidhiidh Facebook Faduma shirdon mahasanid waanu duceyneynaa

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 6 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah May Allah help you and give you victory your passport please brother tawakal Allah the men who were wrong you in shaa Allah may Allah punish him aamin yaa Rabi