Muqdisho dood baa ka taagan dhadhanka Coffe iyo Caano geel

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 83

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ASC waa ku salaamay Ayaanle,runti Aniga coffee ma cabo lkn waxaan kaga mahad celinaya viewga magalada Mogadishu
    Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    اللهم أحسن خاتمتنا و أجرنا من موت الغفلة ولا تأخذنا من الدنيا إلا وأنت راضٍ عنّا 🤍"

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Walaal Ayaanle, haddaad waqti u hesho barnaamij ka samee, sababta Hilibka & Caanaha Lo'da looga cararay isticmaalkooda.
    Mahadsanid

    • @WarsanOsmaan
      @WarsanOsmaan 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa arin wanaagsan ani ahaan caanaha lo'da waa caba laakiin hilibkeeda ma jecli shiir ayey leedahay

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhibka dadka wexey ucuneyn waa loda bacda ayeey cunaan

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ayaanlow Aniga waxaan Aad iyo Aad u jeclahay in Aan cabo cofe lagu cadeeyay caana geel❤❤❤❤❤❤❤💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dibadaha loda lee la isticmalaa. Intee laka is ticmaalin loda ma wadankaa

  • @munaluula1529
    @munaluula1529 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    It was very nice watching you GUYS from Toronto, Canada

  • @Somali12222
    @Somali12222 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Xamar intaa joogay Gioia coffee Sayidka meel dhaanta waa waaye Coffee asigaa qaraar ah caanaha geela na acidic waaye qof walaan lee cabo coffee caano geel 😂😂😂😂

  • @Mudane-b1y
    @Mudane-b1y 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Aniga caana gèla ayaan kudarsan jirey intaan wadanka joogay dadka caana geela tageera kujiraa
    Maqaayada yusra wadanka allaha noo hagajiyo❤

  • @anshur100
    @anshur100 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masha'allah

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Aniga xamar waa tagey meelo badan waaka cabey coffee lkn dhedhenka ayaa xun markan weydiiyey camalieriga wuxuu igu jawaabey adeer caano booro ayaa ku sameyey marka coffee ga waa waxaa lagu sameeya caanaha lo'da ayaa ugu fiican testiga iyo qofka kusameynayo inuuyaqan habka loosameyo inuu xirfad u leyahay marka uu sameynayo ku raxeysta giagio view Ayaanle

  • @AbdiHaji2103
    @AbdiHaji2103 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha allah waxaa muuqata rajo wanaagsan mar hadii qurbo joogtii dalkooda ku mushaaxayaan

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cafaga cana geel masha allah aadbuu umacyahay dhadhankii talyaniga iyo ingriiska ay na bareen waa soo dhamaday welcome to new reality

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Caratu caanaha geela caafimaadkooda ayeey yaqaanaan

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ii dhadhami qootoqooto ahaaa😂
    Catoosh yare copy

  • @apdiabdo7278
    @apdiabdo7278 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Anigo Reer espresso baan ahay
    Shaaxna macabo
    Lakiin coffee canaha loogu tala galay wa in ay lahadan fat ama subag sida kuwa loda ariga

  • @fnw8688
    @fnw8688 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hanoolaato ❤

  • @YussufHussein-o8r
    @YussufHussein-o8r 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Niyow qaxwe iyo coffee maxey kalayihiin

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Way kala duwanyihiin pro

  • @nuuurcabdi
    @nuuurcabdi 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🥺🥺🥺 . Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo
    Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh2210 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Aad ayuu u macaan yahay coffee milki camel

  • @SafiyoAli-b6m
    @SafiyoAli-b6m 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Coffee caana xoolaad dhan dhadhan malahan sida saxda ah 😮

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caffe aan geel laheyn waa cabuula aan salid lahey n

  • @aamina1247
    @aamina1247 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caanaha Geela SHAAHA Ayey Ku Macaan Yihiin Aniga Aragtideyda.

  • @AhmedHasan-e2c
    @AhmedHasan-e2c 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Caanaha geelu waa caafimaad kafayga na weey ku fiican yihiin.

  • @captainakuunas206
    @captainakuunas206 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Geeda meesha ka qurunsan tahay caanaha ma'ahan ee waa bunka laga keeno china iyo turkey

  • @bile123
    @bile123 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaaliya, ALLE haw Naxariisto ,AAMIIN

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Happy 500K ayaanke

  • @maxamedbaaskiil8910
    @maxamedbaaskiil8910 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ma anagaa isku CARRAB ah, xayeysiis kaaga wado iina ogoloow inaan ka ganacsado caanaha geela...

  • @AhmedSheekh-b3m
    @AhmedSheekh-b3m 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dadkii hore nokalaqaada warkiina waa waxii hore an arki jiray ayan rabaa warkiina maladhihi karaa waxii anaqaanay unban rabnaa hhh saxibyaal waqtigeena hanugu caririnina hadikale waxbana an idinkashegin

  • @SucdiAli-e6s
    @SucdiAli-e6s 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Magaalo joogxumo igadheh 🗣

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ciyaal talyaani maxaay geel ka kasaayaan

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dadne waa baahan yihiin waxey cunaan ayey layihiin idinikun kafey cadeyaskis ayaad ka hadleyasii idinkoo dad waaweyan ah bal is eega

    • @MEl-t5i
      @MEl-t5i 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂

    • @MEl-t5i
      @MEl-t5i 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adnah dad waweeyn o coffie cabaayo ayaa waqti ku lumisey😂😂

    • @abdisamadbashir1324
      @abdisamadbashir1324 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ar soomaaliya😂😂

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dhaqanka reer galbeedka ee Cafe-ga aan ka baranay dool maahan balse dhaqanka carabta waa dool walee dadkaan iyo dalkaan meel baa loo wadaa

  • @ahaloow9655
    @ahaloow9655 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GEEL maxeey ka yaqaanaan Dadkaan dhamaad ka ah maa noo balamisay ayaanle

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa dakhar from hargeysa

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Coffee caano geel in lagu daro wa reer badinimo

  • @AbdikaNi2
    @AbdikaNi2 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Coffee waa waxa ugu xun ee jirka banii'aadamka lagaliyo proteinka iyo nafaqada jirka ayuu kasaaraa ineey galaanna wuu ka ilaaliyaa hadii aad cadeyn ubaahantahay waxaad sameysaa dhakhtar privat ah tag kadibna fiiri difaaca jirkaaga waxaan hubaa inaad "deficiency" gaar ahaan hadaad tahay qof aan isku dadaalin ama cunto dheelli tiran cunin

    • @Heimatar
      @Heimatar 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Intee ka soo aqrisay reer joonfur hafaan nahay cambuulada ayaan ayaan ku cunnaa salaada subax hadii la dugto asoo saliid macsaro lagu dubal ayaa laga cunaa moolacyada muqdisho

    • @fardowsomuqtaar5206
      @fardowsomuqtaar5206 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaadan aqoon u laheen ha ka hadlin in la cabo waa caafimaad in leyska badiyo le daran

    • @AbdikaNi2
      @AbdikaNi2 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@fardowsomuqtaar5206 nasiib wacan wll

    • @AbdikaNi2
      @AbdikaNi2 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Heimatar midka cabuulada lagu cuno loogama hadlayo halkaan wll hello

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thumnailka muqaalka sidaasi gaalada ayaa ucabta hadaad kudayanaysaan waadba samayseene wada

  • @abdirahman77
    @abdirahman77 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    It is all about the caffeine going into your body to stimulate your mind. You can add what ever pleases you, my people fry the coffee beans in oil and eat it with Cambuulo. Asxaabul kahfi meshana waxeey coffee Somaliaba aan ka bixin ku xirayaan seey u cabi jireen 50 sano ka hor

  • @mrmohammedgeedi8572
    @mrmohammedgeedi8572 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Faliz sidey coffee u jeceshahay ayaa ana u jeclahay

  • @muniif124
    @muniif124 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc❤❤

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    falis nolaaw abaayo macaan

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha allh dalkayga waa hormaray

  • @fardowsomuqtaar5206
    @fardowsomuqtaar5206 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caanaha geela shaha ley ku fican yihin yaa cafe ku darsanaayo

  • @zakiyare885
    @zakiyare885 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka Malaay dhaqdo warkoda hanoo keeneen, hadee geel dhaqa lahaayeen Qiimihiisa fahmi lahaayeen

  • @cawaalemahad7211
    @cawaalemahad7211 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Falls & Bele

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan la yaabay markaan qurbaha aaday naag soomaali coffee cabayso sababta oo ah wadankeenii dumarka qaxwe ayay cabi jireen waqtiyada xaawo faadumoda ama kurta abaay, saloolka, timirta ama xalwada xiliyada ciida markaa soomaali badankeed coffee caboow waxba aqoon uma laha ayaan been laysku sheegin caano geel iyo coffee wax isaga shaqo ah ma jirto caano geel waxa uu ku fiican yahay shaah iyo qashir qolofta coffee ga waxaa laga yaqaan itoobiya iyo waqooyi galbeed

  • @munamuuse3728
    @munamuuse3728 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qof walba dooqkhisa geela kuwa caba Haka dhigina in reer badiye yihiin😂

  • @awraabbi-rh1qm
    @awraabbi-rh1qm 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Coffee in la cabbo horta ma dhaqan Soomaali baa; maxaa Coffee-ga caanaha geela leh luu durayaaa?

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caanaha geela shaaha ayuu kumacaan yahay, coffee gana caanaha looda.

  • @xarigle739
    @xarigle739 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qurbo joog

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Coffee wadna xann iyo gaas

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doodo waa 1 dhan
    Dadkii danbe aaway

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    5sano Farmaajo wa Mareexan vilada ka so bax. AYANLE AYANDARO

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Farmaajo adiga qabiil ku taageero maahine 5 sano wuxuu ka bixi wayay inuu siyaasiyiinta mucaradka ah la dagaalo meeshii laga rabay inuu dalka xoreeyo

    • @hasanhersi7914
      @hasanhersi7914 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Meel kale ayuu nala aadey ninkan Farmajo kahadlayo coffee ayaa laga hadla asigane Farmajo ayuu dhexkeney waa yaab Farmajo yaa qabiil ku diiday haddii la neceb yahay halmaalin madaxweyne manoqden ee dadka muqdisho kunool wax walba wey ilooban. ​@@Kurbo_gaming_x77

  • @muniif124
    @muniif124 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dood jaban

  • @MohamedAli-ki7op
    @MohamedAli-ki7op 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhibaatooyinka Lixdan Jiradan Haysta waa ineysan fahamsanen Dalkey Joogaan uu yahay Somalia oo ay ku nool yihiin 75% dhalin dagaalada ku dhashey takale 25 % soo haray 15% mida waa from Baadiyo 10 Qaxootiya 5%kale soo haray faataalayaal Oscar cml ah Yaa Coffee karinayo marka hhhh😅

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kayga subaxdii saliid aan ku darsana nin walba isaga yaqaan suu u seexdo.
    Tan kle coffee iyo qaxwe maxey kala yihiin ayaanle

  • @heloschanell922
    @heloschanell922 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fakirka aan qabo caffega dhadhankiisa kumacaanyhy caano booraha

  • @mohamedkeydsanehussein8428
    @mohamedkeydsanehussein8428 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    COFFE MAA ILBAXNIMO NOQDAY YAAB

  • @Gelle-g9d
    @Gelle-g9d 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taste af-soomaali maahan

  • @2daysago_
    @2daysago_ 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Coffee iyo caano geel waa xaareysaa....waliba shuban😂😂 caloosha ayuu sideynaa

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caanaha geel dhanaan ma ahan ( marka aay dhaay yihiin), tan kale caanaha booraha iyo kuwa loda kama duwano geela
    Wax hala barto marka hore 😀

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ayaanle ninka waliga qarsaday gadhka badashay dooda kasaar.

  • @anababdullahi686
    @anababdullahi686 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer baadiyaa yaabay 😂 eedo adiga ookiyaalaha maalinkii ama qoraxda aad wadataaa 😂😂

  • @MOHAMEDMUMIN-bf5dp
    @MOHAMEDMUMIN-bf5dp 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kafe maxawa

  • @BaraKaalleqabe
    @BaraKaalleqabe 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mareexaan kii aad caayi jirtay ma.iska delay mise waad wadaa

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Qabil iska daa.afka iska sax orod school aad