DEG DEG FARTUN HAPPY WALAASHEED MUNIIRA OO DIGNIIN UDIRTAY NAAGAHA WALAASHEED KASOO HADLA!! UKUNTINA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 263

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +18

    th-cam.com/video/mLcp0l6BHz0/w-d-xo.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKA QOYSKA KUSOO DHAWAADA, SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE-TA NOOSAARA! MAHADSANID!

  • @ummu.amiira8890
    @ummu.amiira8890 27 วันที่ผ่านมา +46

    kor naageed kamba isma dheero waxay ka wadaa jismiga, laakiin naaguhu waxay is dheeryihin diinta, garashada, caqliga damiir ka dabeecada, akhlaaqda, dadnimada, kartada iyo dulqaadka

    • @sucdihussein7427
      @sucdihussein7427 27 วันที่ผ่านมา +1

      Walahi benta mahan

    • @jamiilajasair2134
      @jamiilajasair2134 26 วันที่ผ่านมา +1

      Amiira hooyadeed iyo abaayo nicma aadaa ugu mahadsantihiin runta aad sheekteen

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 26 วันที่ผ่านมา +24

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @FowziyaAhmed-zt7zx
      @FowziyaAhmed-zt7zx 26 วันที่ผ่านมา +2

      @@duniyakordahab اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 25 วันที่ผ่านมา +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @ifraxaxmed5361
    @ifraxaxmed5361 26 วันที่ผ่านมา +13

    Qur aanka iyo jafida kaladaaa dadka xisaabintooda alay utaa laaye

    • @deeqoahmed1771
      @deeqoahmed1771 26 วันที่ผ่านมา +3

      Waxaan lagu bilaabin qowlka illaahey barako mayeesho mawaxaa diidan tihiin in xaqa laga hadlo oo runta lasheego

    • @sagal7686
      @sagal7686 25 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 22 วันที่ผ่านมา +3

    Wll horta waa iga su,aale hablahan walaalaha ah mooye Talent kale ma lihid miyaa Subhanallaah ilaahay arsaaqad dhaanta waydiiso

  • @dhhol77
    @dhhol77 25 วันที่ผ่านมา +4

    Adiga munaafada iska daa qofaa wx ka sheegey quraana iska so hor marisy ma rufiyaanima laga dhaxlaa o loo dhaqaaqa eedo dib iskugu laaba saa rabtid u dhiiqeyso lkn quraanka gaashan haka dhigan

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 26 วันที่ผ่านมา +6

    Wlhi I like Naima saa naaga Somaaliyet saa usaxdit SubhanaAllah wlhi saan usixilahay waaye hadaan kujiro social media ha keep going strong mum Naima qurux MashaAllah TabaarakaAllah.

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 27 วันที่ผ่านมา +9

    MASHA Allah masha Allah 😂😂😂❤🇳🇱👍👍👍🇵🇸🇸🇴🇸🇴☝️🇵🇸❤🇸🇴.

  • @RayaanMuuse-g2r
    @RayaanMuuse-g2r 17 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga adiga ila qaldan Aniga illaaha ileh adoomada alle iska daa siiba gabdhahan muniira iyo fartuun happy target ka saarta qofki aqli lehna wuukufahmaaya

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 27 วันที่ผ่านมา +13

    Hadalkiyaaba kudhibaahe goorma gacan ridikarta kkkkkkk Nimco taas sifiican ayaad qolofta uga fiiqday hadey waxkuqadane waxa jirta hees somali ah oo Magool Allaha unaxariste qaadijirtay waxay ahayd Waxkuqaadan meysaan Wacdaraha Aduunkee Weydiiya Culimada Viva Nimco

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +3

      MaashaAllaaah mahadsanid Maria!

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 27 วันที่ผ่านมา +6

      ❤❤😂😂😂wa runta. Horta dadki hore ee heesi jirey wax diinta ku jira bay ku heesi jiren . Hada weydiiya culumada aayad qurana bay ku jirata in culumada la weydiyo.
      Heesta amaanadu wa culays cirkiyo dhulku diidayo hadana yacani bini Adam ba qaada wa Quran. Yacani hadalkeena iyo dhaqankeena wuxu berigi hore ku salaysn̈a diinta❤ lakin hada wa nooc kale😢😢😢

    • @Halimayyyyyyyy
      @Halimayyyyyyyy 26 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂 wxkle waye

  • @user-umuAli
    @user-umuAli 26 วันที่ผ่านมา +4

    3dexda dalaaq hadaan la isku haleen adiga maxaa ninkaaga kaliya suldaan kaaga dhigay muniira gabarwalbo ninkeda ama ilmaheda aabahod waa suldaan qofwalbo meshuu is geeyo ayaa lageyaa nin nin kafiican majiro naag naag kafiicana ma jirto iyado hooyo ah weliba gabdho dhashay ayee waxaas meel lasoo fadhiisatay subxaana allaah

  • @hawosalad9148
    @hawosalad9148 27 วันที่ผ่านมา +8

    Naciimo kheyr allah kusiyo marwalba waxad tabata hadalka runtiisa waxaba tusaale kufilan in ninkeeda suldaan dhahdo nimankakalane kasoqaad dameero gabadh walba ninkeda wa suldaan iyo Ugaas reeraha allah noxifdiyo. Naciimoy horey usoco walaashey .❤

  • @Bubble33-l3m
    @Bubble33-l3m 26 วันที่ผ่านมา +4

    Muniiro abyo ceeb ma ahan Hooyo hadalka baro mar horaa laguu sheegey o naciimo ku sheegtey 😊

  • @AyaanDemon
    @AyaanDemon 26 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Abaayo Allaha kuxifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 27 วันที่ผ่านมา +5

    Ma sha Allah Cilmi iyo maadiba Allah aya ku siyey wanadada ku wi qato Allah ka dhigo

  • @umu-anas
    @umu-anas 27 วันที่ผ่านมา +5

    Ninkeda waa suldan miya carurta walashed dashey abahod waa ey subxanaAllah munira muniradi hora maahan wlhi

  • @nimcohassan2930
    @nimcohassan2930 27 วันที่ผ่านมา +3

    Waku salamay walashay Nacimo allaah ha no badiyo adookale allaah haku barakeyo waxan kugu jeclahay waa ruunta walahi ❤❤❤❤❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +1

      Mahadsanid walaal Nimco badan! Allaha ku sharfo!

  • @ubahsheikhdahir2052
    @ubahsheikhdahir2052 27 วันที่ผ่านมา +5

    Asalaam all illaahay SWT hana sugo guryahana ha noo aslixiyo

  • @RamlaUpdydiirie
    @RamlaUpdydiirie 27 วันที่ผ่านมา +4

    Naciimo❤waa kuwataa afka lagama Hadlo😊caqligaa laga hadlaa❤waayo waxaa jira wax la xeeriyo oo ah diinta islaamka dhaqanka soomaliyeed❤xishood dumarnimo❤ilaahay ka cabsi❤waayo kalaam wba oo aad tiraabti malagbaa kaqoraya😢

  • @fathiya5106
    @fathiya5106 27 วันที่ผ่านมา +7

    SubhanaAllah SubhanaAllah

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 27 วันที่ผ่านมา +16

    Hooyo hadalka baro😂😂😂😂 waa sax waa in labartaa seda loo hadlo naciimoo wax ween ayaa u haysaa bulshadeene gooleyso sweetheart ❤❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +4

      Mahadsanid walaal Mulki! Allaha ku xifdiyo!

    • @mulkihaji9454
      @mulkihaji9454 27 วันที่ผ่านมา +3

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee dhamaanteena jazakalaahu kheir walaashay hormar wacan in sha Allaah ♥️

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 27 วันที่ผ่านมา +2

    Jazkumalaah kheyr abayo nicima ❤❤❤❤ilaaheye ha ku barkeyo adun Iyo aakhiro dad Iyo duunayo xxbbttii

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +1

      Ubax walaal qaali mahadsanid, adiagana Allaha ku nuuriyo!

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 26 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahow nastur aduun iyo aakhiraba aamiin yaarabi maah maahdas waa qalad absolutely agree faraheenaba ma sina waa kaladheeryihin 🎉

  • @manalmoha7375
    @manalmoha7375 24 วันที่ผ่านมา +1

    War Islaantan maxaa kaqaldan naa umada ilahay nabad gali tan irsaaqad kuma boqotee kuteh qof magacaw ayada in lamagacaabo ay dagaal bilawday rabta hada TH-cam saan maa rabta inaa kuwado yaab 😂

  • @maryanhassan1147
    @maryanhassan1147 26 วันที่ผ่านมา +2

    Shukran walalkey Naciimo ❤️❤️❤️

  • @i.a2956
    @i.a2956 27 วันที่ผ่านมา +8

    I love your advice and I truly respect your commentary.

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 27 วันที่ผ่านมา +7

    Runtad sheegtay Nacimay horaad u sheegtay hooyo hadalka baro anigu hada hadalkan barta Buug iyo qalin waa inan so qataa ceeb miya wax fa,iidayso😂😂😂😂

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +3

      Maya ceeb ma'ahan! Channelka AARAMOOW ayaan uga hadlaa! Xidigta reer Sool waan kusalaamayaa walaal!

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 26 วันที่ผ่านมา +1

      Haaa wallahi waxbaro ceeb ma aha sababtoo ah 2ba qof waxmabartaano kan xishooda iyo qofka iskibriya aanwaxbarano oo waanada aan qaadano.tankle ninkeeda markuu suldaan yahay yaa. Sac heysto 😂😂😂😂

  • @zenix_daking7658
    @zenix_daking7658 26 วันที่ผ่านมา +1

    Masha allaah abaay jzk kheer wa runtaa hooyo hadalka bäro

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952 27 วันที่ผ่านมา +6

    Maalinkii baan qoray walashaa ucaqli cili adigaa kawayne

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa 26 วันที่ผ่านมา +2

    Waa runtaa maamo waa islaan wayn waxaasna mafiicna ilaahay khayr ha kaa siiyo waanadaada❤❤

  • @zainabhassan3823
    @zainabhassan3823 27 วันที่ผ่านมา +2

    Jzakillahu kheyran xbibti hadalkaagu waa wada xikmat iyo nasteexo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +2

      Zainab samidii Hooyadeey aad ayaad u mahadsan-tahay Allaha ku sharfo!

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 26 วันที่ผ่านมา +4

    Naciima Nuura caqligaada saliimka Allaha kudaysto waxbadan Ayaan kabartay nagtana guriga walasheda ayada dumisay hadalna mataqano islawaynina kujuro qof islawayn hadad aragtana caqliga kuyar

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 27 วันที่ผ่านมา +3

    Maashaa allaah waxaan rajeynaa in dadbadan ey kuwaanaqaataan hadalkaada runta ayaa kahadashay. Dadkii waxa ay ubateen afkooda iyo dhagtooda in ay ismaqlin. Ilaahey xaqa hanafahansiiyo.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +2

      Nagaha iyo afka is maqlin waxaa kuuna qofka hadlaya ayaa laba qofood matalaya, fake iyo qofki saxda uu ahaa, wuu iska hor imaanayaa marka!

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 26 วันที่ผ่านมา +4

    انت معلمتنا ربي يسعدك ❤❤❤❤

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax naciimo ruunta isku dhacays iyo Kala dhacays waa yaab afsomaalig kuma jiro waa doqon muniiro walaahi waa lablabo sidaay u hadashay

  • @FowziyaAhmed-zt7zx
    @FowziyaAhmed-zt7zx 26 วันที่ผ่านมา +2

    Walaasheey naima wexeey rabta in eey iyada ninkeeda keer gareyso kan walaasheedane eey ka qaarijiso waa arin qater teeda leh kan kale oo eey guursan doonto xata qater ayuu ku jira

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 27 วันที่ผ่านมา +4

    مشاء الله ❤

  • @umams2905
    @umams2905 23 วันที่ผ่านมา +1

    Iyadiibaa is toogatay kkkkk😢 isla markiiba suldankeyga kulahaa aduunyo abahaa was 😂😂😂😂

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 26 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Alaha waa sax qaali ilaha ha ku xafido qaali Nacima

  • @faadumoaxmed173
    @faadumoaxmed173 27 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah abaayo Allah ku barakeyo

  • @deqa868
    @deqa868 26 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga maanta ka hor ma fiirsan laakiin iyada ninkeeda wuxuu u yahay sultaan naagah kalena guurigooda ayeya ku duminaa qofkey ka qalibadiso ayaya u taala iyada taada ha futudeso thank u naciimo aniga maba fiirsada adiga ayaan kaa maqley

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 27 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah Naima Hadal Wanaag Walaal Xaqa Ka Hadasha Mar Walba Oo aan Xaqa Ka Gaban? Oo ah Very Though Person Hadii Uu Jiro Waa Walaasheen Naima !! Abayo !! Allah Ku Siyaadsho Caqliga & Garashada Dheer Aad Leedahay?? Tan Kale na Soomali Shaqo Weyn Ayaad U Heysaaye Allah Ku Xafido Sis! Kolba Aniga Ahaanteey Taageero Weyn Ayaan Kuu Ahay! Abayo Horey U Soco!❤️❤️💯🫡✊✅

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +2

      Hana aad ayaad u mahadsan-tahay qaali dumareey walaal Allaha ku xifdiyo!

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 26 วันที่ผ่านมา +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Ameen Macaanto Anaka Oo Dhan ba !! ❤️❤️💯🫡🫡✊✅

  • @marianmohamed3937
    @marianmohamed3937 27 วันที่ผ่านมา +5

    Waa narcissistic dadka noocaas, inay controlaan dadka ay jecel yihiin. Gabdho yaal reerkiina laydinku duminin.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +2

      Si toos ah waa loo jeedaa ineey iyada kadumisay rerki labaad, inteey u wadaa? Mariam walaal waan kusalaamayaa!

    • @marianmohamed3937
      @marianmohamed3937 26 วันที่ผ่านมา +1

      Sidoo kale walaashiis. Kheyr ilaahay hakaa siiyo shaqada aa qabato waa loo baahan yahay

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 27 วันที่ผ่านมา +2

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤ umadan Allah haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab

  • @nasrinajamaali5675
    @nasrinajamaali5675 26 วันที่ผ่านมา +2

    Walahi nacimo runtan kujeclahay ❤

  • @ijabohajiahmed5494
    @ijabohajiahmed5494 26 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha allaah xabiibti runta lagama restored allaha kuxifdiyo walaal mcn

  • @Moud-wb6gc
    @Moud-wb6gc 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waxba quraan haku furan wll mar ba hadaad dad banii aadam ah xamaneysid waa laba dambi

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 26 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah Mashallah Mashallah abayo nacimo good 👍 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 27 วันที่ผ่านมา +3

    Naagatanu waa doqon iyadaa isburinaysa wallaasheed iyada gurigeeda ka dumisay oo waashay wiilka qabay wuxuu muxtarim xishood badan ninkeediina boqor bay ka dhiganaysaa kii walaasheed qabayna ka sheekee bay tiri tan waa neef

    • @NasroMaxamed46-cm5dp
      @NasroMaxamed46-cm5dp 27 วันที่ผ่านมา

      Danbi maxaa kugaliyey meshi osku dirtay miyad oged

    • @FardowsaCiise-m4e
      @FardowsaCiise-m4e 27 วันที่ผ่านมา

      Maba arkin anee intee kadawada

  • @sunnisunni5767
    @sunnisunni5767 27 วันที่ผ่านมา +3

    Codkarnimo iyo diinta xaqa aad iftiimiso ayan kugu jecladay nolow abayo ❤😘

  • @Teach-q2i
    @Teach-q2i 23 วันที่ผ่านมา

    Mashallah ❤❤❤ Thank you Naciima. Well said. Mahadsanid!!

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle 27 วันที่ผ่านมา +2

    Hooyo hadalka baro😂naciimo caadi ma aha😅

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 27 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah Walahi benta mahan

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 27 วันที่ผ่านมา +3

    Ayada keda suldaan waye nagaha kuwoda suldaan ma aha miyaa ceeb badanaa

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 27 วันที่ผ่านมา +3

    Subxanalaah hadii laiskadayo walayiri maxaa dhibeh

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 27 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wrb abaayo Naciima ManshaAllah ManshaAllah Allah ha ku xafido. Maalinwalba sidaad ukun ta isku qarinaysa ayaad ka fiiqdaa. Waxy ku hadlayso waxaa ladhahaa doqn magarato ah .naagaha soomaaliyeed badakood ayagoon lahayn ayey ayey kamarad iyo makarfoon qaataan .hadaka hasoobartaan iyo diintaba .JazakaAllahu kheyran wall macaan ❤❤❤

  • @raxmaismail-tw3yz
    @raxmaismail-tw3yz 23 วันที่ผ่านมา +1

    Adabnaagaha ayaad kamid tahay qof baad kuxadgudbaysaa quraana waad akhriyeysaa adigu ma maxkamad baad tahay

  • @AzizAli-jc7re
    @AzizAli-jc7re 25 วันที่ผ่านมา +1

    ❤😊❤

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 27 วันที่ผ่านมา +3

    Hooyo hadalka baro💌💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 27 วันที่ผ่านมา +3

    Asc nacimo walaashey runshevtuy
    Maniro waa maskin hadal ma taqanu iska dhaaf ÿeey ku dabaajinin

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 27 วันที่ผ่านมา +5

    Nata Privacy lah iyo naak aan private aalahaan iskumid miyaa

  • @nasraibrahim9898
    @nasraibrahim9898 27 วันที่ผ่านมา +1

    Niciimo abaayo dadkan wax ma baran hadi lakala tago alah aya yiri ولا تنسوا الفضل بينكم ixtiramki wuu sii jirays horay usoco qof acadey ah aya tahy

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c 27 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah qayr allaha ku siiyo .

  • @rumeoalfa1996
    @rumeoalfa1996 24 วันที่ผ่านมา

    Maa shaa Allah tabaraka Allah very good advise ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimkerow4266
    @ibrahimkerow4266 26 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha Allah abaayo macan ❤😂

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan1986 27 วันที่ผ่านมา +2

    Taan iyo fartun happy iyo munaworld iyo Ayan banks iyo hamda home iyo day sharifa waaa sisters.

    • @Maria-wb7lj
      @Maria-wb7lj 27 วันที่ผ่านมา +3

      War Hamda Home tan wadhanta halamaslin

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +2

      @@Maria-wb7lj
      Maria maxaad ka aamin-san tahay Kor naageed gambo isma dheera? Waan kusalaamayaa!!

  • @maryan3892
    @maryan3892 27 วันที่ผ่านมา +3

    Fartuun happy iyada maa waalan mise dadka ka hadlay waayo fartuun hadey tahay naag fiican maxaa isku mid ka dhigtay labada nin ay horey u guursatay ileen horaa loo yiri wadar iyo waaxid yaa waalan fartuun ma ah gabar yar

    • @momkids3
      @momkids3 27 วันที่ผ่านมา +1

      maryan abaayo guurla waa qadar waye hadii lagugu talagalaye walagu faraya marka gabada haku diginiin aduunka wa wareegto waye hadi adiiga kugu diciin ilmahan kudici karta

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +1

      @@momkids3
      tafaa'ulka qofwalba waa inuu hagaagsadaa, haduu qeer iyo wanaag rabyo!

    • @user-cq1nn5iv4f
      @user-cq1nn5iv4f 26 วันที่ผ่านมา +1

      Walashed bayi guri gedii dumisayi reera islameedbayi ku socota natani hablow tano kale wanan iska ilalino

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 26 วันที่ผ่านมา +3

    Munira 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 27 วันที่ผ่านมา +3

    Mashallah abayo naciimo walhi waa layaba hadal keeda in iska amuusto aye aheed inte hadali laheeda sabato ah waa fashilantaye iyado lajugato walasheeda in ee ku hadasho hadalkasa

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +3

      Haa Faiza Runta Rabiyaa nagu jecel. Wiilka weey dulmiyeen!

    • @FaisaAAhmed
      @FaisaAAhmed 27 วันที่ผ่านมา +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee beenta mahan walhi face badan ayan baranaye somali maxe dhahadaye dameera kan qeeliyo iyo kan amuusa kee daran kkkkk

    • @nimconeyruuschannel9169
      @nimconeyruuschannel9169 27 วันที่ผ่านมา +2

      ​@@FaisaAAhmed Kan aamusan 😂😂

    • @FaisaAAhmed
      @FaisaAAhmed 27 วันที่ผ่านมา

      @@nimconeyruuschannel9169 😂😂😂😂

  • @Abraar383
    @Abraar383 27 วันที่ผ่านมา +2

    Runbadanaa naiima mashall

  • @munajeylanihassan1500
    @munajeylanihassan1500 26 วันที่ผ่านมา +1

    ❤acs wa runtaa naciimo

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 27 วันที่ผ่านมา +1

    This girl break her sisters marriage and now she is advertising hers subhanallah. 😢

    • @11naa44
      @11naa44 27 วันที่ผ่านมา +1

      Is that wat happened in the end ? Story was too long for me too many parts

  • @MunaMohamed-tj5bk
    @MunaMohamed-tj5bk 27 วันที่ผ่านมา +13

    Asc walashay inbadan ayan muuqaladada an daawaday waxad tahay gabadha kaliya ee aan isleeyahay marwalba gunta sheekada taabata lkn dadka runtu way dhibaysa ha u joojin baalaha ka rif xbbt

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +4

      Mahadsanid walaal Muna, Allaha ku xifdiyo!

    • @MunaMohamed-tj5bk
      @MunaMohamed-tj5bk 26 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashideedhamaanteba ale ha ina wada xiftiyo qaali

  • @anabbashir2678
    @anabbashir2678 27 วันที่ผ่านมา +2

    Waxaan layabaa dadka inta noloshooda social media inta keena hadana raba in aan laga hadlo. Waxaa Maahmaah English oo tiraahda. You can’t have your cake and eat. Iskuma helaysiin intaa fadi baxdaan oo laydinko

  • @AhmadMuhammad-lo6ih
    @AhmadMuhammad-lo6ih 27 วันที่ผ่านมา +2

    Bas miyaa hadii calaf soo dhamaaday dadka jale alah ha isku barakeeyo inti kala taktay ne badal qeer qabo qofkii diyaar u eh guur xalaal ah

  • @yurubereg8928
    @yurubereg8928 26 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka dhan waxaay is waydiinayaan gabdhahaan is badalka wayn ee fooshaxun o ay la soobaxeen ana waxaan is waydinayaa Fartuun happy ninka danbe oo guursan doona. Waayo ninkeedii an ogayn sida u rijaalka u ahaa ayay jaa'ifaysatay. Wlhi ayada iska daaye gabdhaheeda xataa guur magalaan. Kaaga darabe waa qof wayn oo nololo hore soomartay

  • @samirajama1180
    @samirajama1180 24 วันที่ผ่านมา

    Dumarow naciima kusoobiira oo nageysta waxaad ka faaiideysaa wax badan oo chanealka soo booqda oo kor u qaada joojiya xaasidnima

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 26 วันที่ผ่านมา +1

    mahadsanid walashiis

  • @MuniirafeeyMuxidiin
    @MuniirafeeyMuxidiin 27 วันที่ผ่านมา +1

    Tan wlhi muniiro ladho maba jeceli aniga ilaahey amrkiiis isku dhiciiise waye waaab duqan dhaqankeeda Dabiicadede kama hilinba aniga gawdhaa Walee tan guba maha hadan hadl mataqaano

  • @user-bh6ez5ln4t
    @user-bh6ez5ln4t 27 วันที่ผ่านมา +12

    Nagtii walasheed u aqli celin weyday? Oo ka ogolaatay in ee waxaa foosha xun in ee la soo shir tagto! Walashaa hiil waxay kaaga bahneed oo aqli celin ah.

    • @FaisaAAhmed
      @FaisaAAhmed 27 วันที่ผ่านมา +3

      Waa sax

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +4

      Sax kalaamak, caqli kastee nadiif ah waa wuxuu sameen lahaa!

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 25 วันที่ผ่านมา

    جزاك الله الف خير ربي يخليك يا رب❤

  • @SacdiyoCabasmuse
    @SacdiyoCabasmuse 27 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤ MashaAlha

  • @UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj
    @UmucabdirxmamUmucabdirxm-fz6yj 23 วันที่ผ่านมา

    Waad khaldantay dulmiga jooji ayeeyo dadku iyagaa noloshoda xor u ah arsaqadada mel jale karaadso 😮!!!!

  • @RamadhanHassan-qg1lb
    @RamadhanHassan-qg1lb 26 วันที่ผ่านมา +2

    Waan kujeclahy

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +2

      Walaaal wanaag badan aad ayaad u mahadsan-tahay!

  • @احمد-م9ص
    @احمد-م9ص 26 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa ku yiri sirtaada banaanka keen hadii aad keentid waa la falaqeynayaa abaayo af daboola. Dahab

  • @ubahsheikhdahir2052
    @ubahsheikhdahir2052 27 วันที่ผ่านมา +12

    Muniiro waa run sidii aan ku baranay maha hada isbadal weyniyo daciifnimo ayaa ka muuqda

    • @nuuraabdalla5927
      @nuuraabdalla5927 27 วันที่ผ่านมา +2

      Naagaha qaar ayaa markay somalidu kor uqaado kibra sida muniirada

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 26 วันที่ผ่านมา +3

      @@nuuraabdalla5927 wa iska basiid taas wax ween maahin washamsi le lagu qada iyada jooji neyso kibirka hadu kor lo qaadey hoos aa lo dhiga (e boi dopo diventerai giachio come giachio) 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 26 วันที่ผ่านมา

      @@ubahabdisaid2222😂😂😂😂

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +1

      @@ubahabdisaid2222
      Baraf sida Baraf!

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 26 วันที่ผ่านมา

    Muqaalada si fiican uma daawan. balse waaa dibaa ugu noqonayaaa

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 27 วันที่ผ่านมา +2

    Naimay dadkaan oo dhan waa dadkaa na dhaheysay waa laba qof oon fake aheyn ma xasuusataa aniga lkn xoogaa madmadow ah ayaa iigaga jiray laakin Hadda Alx Laba Muniiro Ayagaa iskeen baray hahahaha.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  26 วันที่ผ่านมา +2

      hahahaah hamdi Allaha na asturo! Waan xasuustaa! Waan kusalaamayaa walaal!

    • @hamdixiischannel1482
      @hamdixiischannel1482 26 วันที่ผ่านมา +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee salaamulaahi Abaayo qaali.

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 27 วันที่ผ่านมา +3

    Mashal allaah walaashay ilaahay dartiisbaad uhadashaa

  • @CHICKEN-64v
    @CHICKEN-64v 27 วันที่ผ่านมา +3

    Sax weeyo 😂😂😂😂😂😂

  • @halimaabdi270
    @halimaabdi270 27 วันที่ผ่านมา +5

    Masha allah naciima barteda ayaad dhigtey ceeb aya ka raacdey ayada iskeentey

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 25 วันที่ผ่านมา

    HADAL MATAAQANO MIDAAN WAA ISKA NOOCA IYAGA LEE IS CEEBEEYO. ILAHOW DANBIGEENA DHAAF. SADEXDA WAX KA WEYN AA LA ISKU YAHEY😂😂 SADEXDA KUWII KU DHALEY XITAA IDINKA AYAA ISKAGA XIGA

  • @ilovemyf
    @ilovemyf 27 วันที่ผ่านมา +2

    Ninkeda waa suldan miyaa gabdhaha kale 3 dooda ha isku malaha miyaa. Ninkeda laqa lisanaa niman ka kalana la xumaa. Walasheed wax ku jes jesay ma jirto ayadaa nolashedi iyo caruurteda aabahed ka hadashay oo waxba reeban

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 27 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii keeda suldaan u yahay walaasheed ayey u naxariisan laheed hadii aqli jiro reerkeeda qayaamada ay ninkeeda ay ku sameesey ee meydiga ka cadeysey ayey ka celin laheed

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 27 วันที่ผ่านมา +2

    OO NAAGTII NAAG WARKEEDA MAQASHOO GURIGEEDA LAGA DUNSHO SOO BILAA CAQLI MAAHAN NAAG KU DHAHEYSO KEYGZ LAGAMA HADLO EE KAADA ISKASOOFUR WHY?

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  27 วันที่ผ่านมา +1

      Waan kaa weeynahay ayay koontaroolkeeda dhan kuqabsatay!

  • @user-mj8hr2bp1l
    @user-mj8hr2bp1l 27 วันที่ผ่านมา +3

    Abaayo naima waa saxantahay

  • @IkranSalax-yg6ys
    @IkranSalax-yg6ys 27 วันที่ผ่านมา +1

    Nacamo wadamhadasantah❤

  • @user-sk5me1rl9y
    @user-sk5me1rl9y 26 วันที่ผ่านมา +1

    Naciima hadaladeeda wan dawadaa markasta way ila aqlificantay anigu waxan dawaday markii ninkalagu dhagahadlayay iyadaa aad ukululayd

  • @HafsaHassan-p6m
    @HafsaHassan-p6m 26 วันที่ผ่านมา +1

    Afkeeda isku xirtay haldaqiiqo gudaheed😂

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 26 วันที่ผ่านมา +1

    Allah haku sharfo uqtii