DAGAAL SAGAL SOMALI AYAA SUCDI &TOBAN NAAGOOD KU DISHAY 1DAQIIQO, ASKARTI AYAA KA YAABEEN XOOGEEDA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 74

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  6 วันที่ผ่านมา +9

    th-cam.com/video/tlBIwu1geAU/w-d-xo.html
    MA ISKU BUUQSAN TAHAY? QAADO KAABAHAAN KADIBNA IISOO DUCEEY. sUBASCRIBE SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN!

  • @halimamussa-dl7td
    @halimamussa-dl7td 6 วันที่ผ่านมา +4

    Salalahu caleyhi wasallam Salalahu caleyhi wasallam Salalahu caleyhi wasallam Salalahu caleyhi wasallam ❤❤❤

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 6 วันที่ผ่านมา +19

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 6 วันที่ผ่านมา

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 3 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha allaaah adiga mudan walalo qali ❤🎉

  • @user-lf3xp4bv1r
    @user-lf3xp4bv1r 6 วันที่ผ่านมา +5

    Nacimo runsheg ayathy xaqana wadka hadasha ❤

  • @faadumoqamar5440
    @faadumoqamar5440 5 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you mashallah sister also somalia 🇸🇴 need s help ❤❤❤❤ now

  • @FowziyaAhmed-zt7zx
    @FowziyaAhmed-zt7zx 6 วันที่ผ่านมา +1

    Asc naima abaayo qeer badan allaha ku siiyo sida aad xaqa ugu hadleeysid xataa haduu qaraar yahay sheeg allaha ku xafido ee Buufi naagaha caya yaanka ah❤❤

  • @MaryanCwahab
    @MaryanCwahab 2 วันที่ผ่านมา +1

    Asc wrx wbr seethy maama naciimo dar alle aankuu jeclhy ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @nuuromaxamad3201
    @nuuromaxamad3201 4 วันที่ผ่านมา +1

    Asc sagal mah walal waa gabar kale

  • @fatumoali3330
    @fatumoali3330 6 วันที่ผ่านมา +6

    حسبي الله ونعم الوكيل😢

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 6 วันที่ผ่านมา +6

    Naagtaan Sagal la yiraahdo Guri dad ku nool yihiin ma ku dhalatay yaa soo korshay ma xayawaan bay la noolayd Subhanalah fram miyi to magaalo

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 6 วันที่ผ่านมา +1

      Mental health illness issues is real. Sagal waa in si deg-deg ah meesha Xabeeb in lagu xareeyo inteynan qof nafta dhaafinin. Sharteeda Allahumma Najeynaa 😢😢😢

  • @marwohassan2866
    @marwohassan2866 6 วันที่ผ่านมา +3

    Salan sare habaryar horey usoco ❤runta an kugu jeclahay

  • @ashoelmi2924
    @ashoelmi2924 6 วันที่ผ่านมา +1

    mashaa allah nicima

  • @chailatecookies7341
    @chailatecookies7341 6 วันที่ผ่านมา +7

    Horta mexey naagahan isku dagalan ee isku heystaan? Somali women need to grow up cos this is not a way to act being a grown up 😷

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 6 วันที่ผ่านมา +1

    MashaAllah xabibti adigaa mudan ❤

  • @جميلةجبريل
    @جميلةجبريل 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runtaa wllsha naciimo hur usoco

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 6 วันที่ผ่านมา +2

    Qof isla weyn waayay qoftan subxaanalllah aaqiro iney jirto ma ogo miyaa, Naimo sidan ugu reeeb xumanta naagtan sagal ah iyo kuwa lamida

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 6 วันที่ผ่านมา

      Tan xumaanta waa u dhiirantahay

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 6 วันที่ผ่านมา +1

    Aaaaamiin yaa rabi abayo ita kutaala ayey noosharaxday sagal naasa wakuyaalan iyo alaabta hose oo dhan xishooka allah ku duwa

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 6 วันที่ผ่านมา +1

    Subhanallah

  • @user-ir2yt2oj4z
    @user-ir2yt2oj4z 6 วันที่ผ่านมา +2

    Shaqada
    ay isku haystaan ayaaba xaaraam ah
    Yaa
    Ubaneeyay inay riwaayadaha,heesaha iyo qurunka,niarobi shaqo
    Bdn aa taallo
    Ilaahay kacabsada meel dugsibaa
    bilaashaa
    Kuyaala quraanka barta waxan waa xaaran ilmaha aad korinaysaan xalààl ku korsada,

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 6 วันที่ผ่านมา +1

    Kumandos xaali qaado

  • @Aboabdulkader
    @Aboabdulkader 6 วันที่ผ่านมา

    asc abaayo naciimo qaali waa ku salamay adiga iyo caruurtaada iyo maxamed allaha yaxfadakum insha allah

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 6 วันที่ผ่านมา +1

    ربي يسعدك ❤❤❤يا نعيمه

  • @nastedave9842
    @nastedave9842 6 วันที่ผ่านมา +1

    Aduun weynaha kale naag naag ku duuleysa lama arka Somali dhan xita ma aha lkn somalida Somalia nooga timi wlh meel walba jaahilnimay la taaganyihiin. Waa naaga ku soo dhex koray dad baangada watoo xoola xaaraan ah lagu soo koriyay badankood. dhiigii dadkaa u qabanaa sidii bunka ookale yaahu

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 6 วันที่ผ่านมา +2

    Aniga kuwaan maba aqaano lkn waa dadwaaweyne iney is dhaafan wax dhaamo malahan

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 6 วันที่ผ่านมา +2

    Jaahilsanaa ma dagaal ayaa faan ah mise waa maskax la'aan waaye qofka dagaalka badan

  • @aminaali8263
    @aminaali8263 6 วันที่ผ่านมา +1

    War nagetan sagali ahe kiiber badan yakaribasho masakiinta kabaxesan laa

  • @RodaIbrahim-p5v
    @RodaIbrahim-p5v 6 วันที่ผ่านมา

    Sagal waa bilaa akhlaaqad xumo ayay wadaa

  • @mohamedomar1646
    @mohamedomar1646 6 วันที่ผ่านมา +1

    ❤ manshallah nice voice

  • @IstarAbuukar-y1i
    @IstarAbuukar-y1i 6 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Allah unaxaristo 🤲

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 6 วันที่ผ่านมา

    Dadlala nolankaro ma aha dulmi subxanalaah guryahoda laguma sogarbiyeynin

  • @faadumoxuseenasc5193
    @faadumoxuseenasc5193 6 วันที่ผ่านมา

    amiin amiin amiin dhamaan walidiinteena

  • @anabbashir2678
    @anabbashir2678 6 วันที่ผ่านมา +2

    Ma wajigan aad moodo darbi nuurad la mariyey maxaad ku qarine ma garaafo mise miin

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa maa xushto

  • @Strawberryloveromg
    @Strawberryloveromg 6 วันที่ผ่านมา +1

    Hoyadan ilmehey korisay sideey noqon

  • @جميلةجبريل
    @جميلةجبريل 6 วันที่ผ่านมา

    Aamiin Allah unaxriisto waali diinteyna

  • @user-lf3xp4bv1r
    @user-lf3xp4bv1r 6 วันที่ผ่านมา +3

    Dharkiyan kawada saray ayey tiri ceeb badanaa afkeda waxa ka baxaya subxana llaah aqiro waxba jiro uuuuuuf

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 6 วันที่ผ่านมา +3

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh acdubilh umaadan allh haso hanuniyo acdubilh ceeb

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 6 วันที่ผ่านมา +5

    Qoftan sagal way waalatay khalas lkn waxan laa yaabay neefki caloosha weyna ee qabay halku ku dhuumanaya . Habartan qafiiftay miyu ummada ka qabsado duligu

  • @Hiirpalmia
    @Hiirpalmia 6 วันที่ผ่านมา +1

    ♥♥♥

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 6 วันที่ผ่านมา

    Asc waaku salaamay naciimooy wlashay qaaliya cisiyo sharaf kunoolaw maa shaallah somali isma qabsadaan why gabadha dadkeeda uceshan waayeen

  • @saadiaali2726
    @saadiaali2726 6 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah waa yaab

  • @two-faced6562
    @two-faced6562 6 วันที่ผ่านมา

    Asc abaayo ayaad ugu mahadsantahay xaqa ayaad ka hadashaa .
    Ayaada quraanka aad akhriso ma lahan med ee ha madin
    والذين جاهدو

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 6 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wrwb shiikha naciima, aqoon yahanada macalimadeena iyo dhamaan akhyaarta chanellka dhaqaaq ad dhaxashidee wan idin salaamay. Subxanallah qofku hadu diin aqoon oo illahay swt ka baqayn mana xishoodo mana amuso . Bal qofkan weyn waxay ku hadlayso😡😱 I feel sorry for her kids😭😭😭

  • @Ramla22
    @Ramla22 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @maryanmohamed4930
    @maryanmohamed4930 6 วันที่ผ่านมา

    Salaama calaykun sister Dadkan away dadkii dhalay may umada ka ceshtaan

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 6 วันที่ผ่านมา +1

    8 jir iyo kayar baan arkay oo ciro leh.

  • @samiyaali4263
    @samiyaali4263 6 วันที่ผ่านมา +2

    Asc abayo naciimo
    Ridwaan isxaaq vidioga gabdha la kufsaday ma aragtay

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 6 วันที่ผ่านมา

    Subxanalhi allha haso hanoniyo walhi waa layaba

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 6 วันที่ผ่านมา

    Sagal waa loo fadhiyaa illahay ayaa qab doona in shaa Allah mida kale asad ma caafimad qabaa horta (?) Gargeysa iyo borama ilaa geen ka ku maqaned. Yey na dambaajinin jaahishaan urtay

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 6 วันที่ผ่านมา

    Somalida waa horor qalbiga ayey gaalada

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 6 วันที่ผ่านมา

    Wax la dhagaysan karo maahan sister
    Naagtan wayn maba xishoonayso

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 6 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaan laah sagal wey waa latey weyna soo bateen naagaan oo kale aniga ku maamulaa haddii kale waa kucaaynaa wey soo batten sheekeeyo waa qaraar qaraar sagal gabdhao ayey Lee dahay waa Sodom saa u hadleeso yaa gawadhaada usoo go gol fariisanayo beenley kadaabad ayaa tahay doqon ayaa tahay wey kuu dha matey ee quraan isasaat waa jirant
    ahay 😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk kamaanduus igadheh subhaanallah 💔

  • @IstarAbuukar-y1i
    @IstarAbuukar-y1i 6 วันที่ผ่านมา

    Naciimo masha Allah jawabti adaa bixiyay kkkkk 😂

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 6 วันที่ผ่านมา

    Wll in aad dadka xaqa usheegto xumaantana aad kareebto waad ku saxantahay 100%waa naankugu taageeraynaa Balse dadka haku xadgudbin sida naagta
    Iyo aflagaadad Personal ka ah
    Hadii kale xumaan ma reebikartid
    Waayo aad cayday waano Karma qaadanaayo

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed 6 วันที่ผ่านมา

    Dulmi badanaa qoftan

  • @shabahaisseofficial6070
    @shabahaisseofficial6070 6 วันที่ผ่านมา

    Nacimoy dumashiden ha ku fogaan 😂

  • @salma-qs2gi
    @salma-qs2gi 6 วันที่ผ่านมา

    Waa naak Shaadaan waatoo

  • @umusumaya8186
    @umusumaya8186 6 วันที่ผ่านมา

    Maashalh.illhay.afka.kaamagooyo.sookarbash.jaahiliinta.diinta.aanleheen

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 5 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkk

  • @nimcomeecaad-yw5sv
    @nimcomeecaad-yw5sv 6 วันที่ผ่านมา

    abaayo waxaad tahay hooyo qiimabadan caqli iyo cilmi leh

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p 6 วันที่ผ่านมา

    Waarer badiyo mararka qaar somalihasheganini ayaa kuq banaysa

  • @somgirl5250
    @somgirl5250 6 วันที่ผ่านมา

    Mareexaan ilaahey a landheere ka dhigay cuqdada iska saar naago isdigaalay qabiil ha u jaaifeen adiga

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 6 วันที่ผ่านมา +1

      Qur'an ka meelay kaga taal inuu mareexaan laandheera yahay bal Soo sheeg

  • @wwsyas
    @wwsyas 6 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg 6 วันที่ผ่านมา

    dulmi mina dulumaad yowmal qiyaamah

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkm🎉🎉🎉🎉🎉😊

  • @SiikaweAdan-ey7xv
    @SiikaweAdan-ey7xv 3 วันที่ผ่านมา

    Naa dhilo yahay dusha madaw diinta haku gaban xag jir batahy e dar allah u dhex gal gabdha ama iska aamu sagal ninkeeda kama yara e ada dulminaya fariid nimadeeda ayad ka xuntahy

  • @user-ge7dj7zq3c
    @user-ge7dj7zq3c 6 วันที่ผ่านมา

    ❤❤