Zxp waxan ku maleyay nin fahan san Kamapla jawigeda lkn waad ka dhacsaneed waliga Uganda people hadi wax kaa galan lacag ayaa lasiiya Arinka kugu dhacay ayaa zxpky ku dhacay wana u xaliyay 2 saac gudahood marka dadka magalada ayaa la waresta
Mansha Allah Alhamdulillah mar hadey u dhamatey ! waxa jira wiil walakey ah an u xareye goroob 5 laba sanoh ku dhawad ayu falay sugaya Allah ha u sofududeyo amin yaa Allah iku soduceya in u Allah u so fududeyo
Tanzania iyo kenya 10 dollar ba la siiya weey ku fasaxayan waa labo wadan tuugo ah wexee barteen lacag yar oo la isaga jeediyo ayaa la siiya somalida waxa isku bartay
Coming soon half million kamaal Abdul
Welcome to Norway kumana aqano😊
Waad ku mahadsantahay waanadaada waana runtaa samirka iyo mahadnaqa xaka alle ineey wanaagsantahy carabkane u fudutahay mhdsanid wllky ❤
Haye kamaal abdulle walalkey wa ku salamay
Adiga maalinkasto waa baxay lee ciwaan kuu ah, halkaasna waa fadhisaa.
Kamaal way ba TH-cam fara kulul ku heese lkn waqtiga 🥹🫶🏼💕💕
Wllkey iwrn xge kadhcday Dadka kujecel kulabo mlysia aad kamal qof wngsan lgugu ogaa wlsha salma lajecley iydana xgas geya qofka ay ka dacwonayso mlysia joga ha rali galiyo plz wxn waaa adunyo kamaaal 😢❤
Velkommen til Norge ❤
ما شاء الله .. الله يسعدك
Masha allah ❤ soo dhawoow wadankii aan joogwy 35sanno
Safar salama gbdhii sabarka badnewd❤🎉
Masha allah kamal
Masha allah
Masha allaah❤❤❤❤❤
Zxp waxan ku maleyay nin fahan san Kamapla jawigeda lkn waad ka dhacsaneed waliga Uganda people hadi wax kaa galan lacag ayaa lasiiya Arinka kugu dhacay ayaa zxpky ku dhacay wana u xaliyay 2 saac gudahood marka dadka magalada ayaa la waresta
Msha allah sax waaye
Miskiin
Afrika Waxbaa KASI ah. Subxanalaah
Kamaal xgee jiraa hada
Anaa Yaa i ka xanaayyy😢
Sax waaye walaahi ilahey mahad naqiisa lobahan yahay aniga kulahadlayo bisha 3 uso baxday gabadhaheyga fiisaha waxeyna imanayan 2 bisha 9 saase thy alxdulilaah wan kunacsanahay ani gaalada kaxoda maeheyn arimo kaleh ahayen lkn ugu danbeyn wey dhamatay alxdulilaah safar ayee soyihiin bisha dhalaneso 2 imanayan alxdulilaah alxdulilaah
@08:44 heestaan yaa qaaday iyo magaceeda please?
In lacag lasiiyo ayay rabeen tuugadu mar aan UK uso safrayay way I dhibeen
Ana yaan I kaxeenaaya😢😢😢😢
Masha allaha my brother
Alxamdulilah calaa nicmati islaam
Walshaa miyaa gbdhu kmal
Manta aa qorned iney baxdo alxm
Masha Allah
Kamaal 2 months Intee naga aaday 😢
Wiilkan waa nin qalbi wanaagsan. Haduu single yahay inantayda oo Canada ku dhalatay kuna kirtay ayaan siin lahaa.
Lacg aye raben wlh 😂😂 africa ma fahansanidin😂😂
❤❤❤❤
M.a family is jecel
Wlhi sawarkeda ayey kigaryay alx
Somaalida qaladkeeda waa badan yahy oo visihi waa ba heshee maxaa kaa qaldan maa soomalia ka baxdid
Immisa qofba maca salamaysay😂😂
Maxaa sirtaada u soo dhandhigtay
Qofka3ahay isogal😂❤
Si official ah uso laabo Sxb
😢❤❤❤
Kamaal aboowe weliga adiga udamqan jirtay blz icaawi snap kala soo hadal blz iisoo jawaab😢
Alxamduliaah
Nio leen ii xareey po
Basoborka indho iyo faro makasoobaxayaan miyaa
Mansha Allah Alhamdulillah mar hadey u dhamatey ! waxa jira wiil walakey ah an u xareye goroob 5 laba sanoh ku dhawad ayu falay sugaya Allah ha u sofududeyo amin yaa Allah iku soduceya in u Allah u so fududeyo
subxanallaah😢
wali mya 1.m gaarin nio balwad isku dhiibtay
Lacg aya la bixiya shekada kamapla ma taqanin 😂😂 xita kanax malo diri lahen kuwa agency yada lacg la siya ayaga ku dhafinaya
Kampala Mayo wan kadide
Ifahansii bo wll
SAFAR SALAMA ABAYASHA
KAMAL.
Safarada la waca
Tanzania iyo kenya 10 dollar ba la siiya weey ku fasaxayan waa labo wadan tuugo ah wexee barteen lacag yar oo la isaga jeediyo ayaa la siiya somalida waxa isku bartay
Sxb kamaal heesta 1aad magaceeda noo sheeg bro
Zxb cawaale aadan qada zxb ladhaha
Sxb tan koobaad inta udhexeeysa 1-23second
Cawaale tan labaad wye
Xabiib sharabi xabiib gadal anka garte
Mahadsanid ladiifo abaayo
Alx
Alxamdullaah calaa kuli xaal
Afrika aya joogta wali sharciyada Afrika mabaranin guriga aya dhaxfadhisa sidi dumarka orodo sharciyada Afrika soobaro dadka idiin qashaadayo africanta lacag aye rabeen in lasiiyo idinkana waad fahmi weeysen indho adeeg adigo lacag bixinin aya rabta inaad dhooftaan marba hadaad timaado Airport 🛫 Afrika lacagtaada waa inaad jeebka kuwadata hadii kale kamabaxeysid ogow hada kuleen waad fahantay aan fila xaar xaarow qofaa lacag wadanin maduulayo 😷😷😷😛😛😛
Alxdulih ❤😢
M.a
M a m a🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Team 27 isoo raca
Gumeysi caadi ah waaye waxas wadan ma ahan Ugand what the fuck
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😊😊
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Masha Allah
Masha allah