Reer hargeisa ahay lakin wlhi lacgta ma aqan hada waan ilaabay waxay noqonayso maba kala garanayo 9 sano kaliya ka maqanay hada lakin ma xasuusan karo intay dollar tahy xabad xabad xata uma xasuusan karo allh wadan kena nabad hanagu geeyo😭🙏🏼
Mashallah Mashallah Mashallah tabarak Allah guuul Boqorada youtubeka 👑👑👑(dhaqankaaba)Inshallah.aad bad ugu mahadsantahy sidaad u bareysid somalida dhaqankooda iyo afkoodaba. Illahay ha ku barakeeyo ha kuna xafido
Kanaalka daxal gal ah qof qaab nololeedkeedo xiiso badan leeyahay Meesha kaliya ee caruurtayda daawadsiin doono say dhaqankooda u bartan🥰🥰🥰🥰🥰🥰 shukran Walaal
Waa Deegaan qurux badan Dhir leh ha ka guurina si ay Magalo u noqoto hubaal Dad kalena waa idin soo ag dagi doonaan Noloshii reer Guuraanimada cimilada is bedalaysa awgeed way soo yaranayan...
Dhaqan kaaba Allah haku xifdiyo meelo aad uu khatar badan ayad maraysa Lakiin ukhti suaal ayaan ku waydiyay intan oo aad dal u kala gooshayso yaa muxram ku ah oo kula socta ? mahadsanid walaal
Mnshaa alllh wllo dhaqan kabaa keep going 💪 👏 ♥ waxa fiicaan ayaad soo gudbisaaa alle ha ku xiftiyo ineed pin 📌
Kkkkkkkkkkkkk
Mashaallah abaayo hore usoco wax fiican ayaa soogodbesaa
@@nuuracali2182 bpk
Kob shaaha oo dhafoor jabiye iigu dhaqso. Geel baan gaadhayaaye, 😄😄
Hhhhhhhhh
😂😂😂😂
۔ *اَلسَّـلاَمُ عَلَيكُـم وَرَحمَةُاللّٰهِ وَبَرَكـَاتُهُ🌹*
۔ *الصلوۃ والسلام علیک یارسول اللّٰه ﷺ الصلوۃ والسلام علیک یا حبیب اللّٰه ﷺ🤲🏻
Salalaahu caleyhi wasalim 💯💞
Reer hargeisa ahay lakin wlhi lacgta ma aqan hada waan ilaabay waxay noqonayso maba kala garanayo 9 sano kaliya ka maqanay hada lakin ma xasuusan karo intay dollar tahy xabad xabad xata uma xasuusan karo allh wadan kena nabad hanagu geeyo😭🙏🏼
Masha allaah qof furfuran baad tahay gobolkaad tagtidba dadka waad is fahantaan khayr allaah haku siiyo saad dhaqankeena noola wadaagtid
Fariido mashaalah wax fiican baad wadaa, in aan lagu arooso oo nin wanaagsan lagu dhiso weeye, quruxeey ❤️💖🌹♥️💓
Dhaqankaaba, wax nool baad tahay soomaali waad koobtay. Dadka isku wadada meeshii aad tagto allah haku xifdiyo..
Meheradda shaahu waa kuu kala kacday e 10.4$ ilahay hakuu barakeeyo📈
Msh allh dhaqan kaaba waxaan maqli jidhay shaqaa sharaf leh saxaadaa ceeb ah Good job. Shaah caano geel leh I'm ready. Keep giong wllee. Jaw islaanta xoog miiranaaa😁 say msh allh 👍👌👌
xabbtii markn soogaly hori ayn like kaagasaary taasi waxydaliil utahy inaan aad ujeclahy muuqaaladaada hormar wacan
Geesinmo adoo dumar maa daama aad ku dhiratay in aad muugalo ka sameyso miy8ga ama badiyaha walhi halyeey diran baa tahy dhagan kaabo💕💕✌
Mashallah Mashallah Mashallah tabarak Allah guuul Boqorada youtubeka 👑👑👑(dhaqankaaba)Inshallah.aad bad ugu mahadsantahy sidaad u bareysid somalida dhaqankooda iyo afkoodaba. Illahay ha ku barakeeyo ha kuna xafido
Maasha alaah abyo dhaqankena quruxda badan ayaa dib noo soo xasuusiday maasha alaah iswetzerland ayaa caruurteyda kadawadan walaahi marka tviga shido baadiyo dhaqan kaaba ayoo leyahay wiil 3dax jir maasha alaah oo ijoga maasha alaah mahadsanid walaashey hanaga caajisin hore inoo siiwad xabiibti 😍🙏
Ma yurub baad jogta od Ka kentay ilmaha 3 Jirka wll
Masha alh shax ad karisay ama cunta ad karisay san udanaynayo dheman aye igala qalsin yihin masha alh wan kugo haysata abayo hurmar wacan
Maasha Alaah walal waad mahadsantahay
Iska ilaali Berkada Waa lagu siibtaa
Marka ladhaaminaayo
Berkadu waa qatar
Iska ilaali walal
MnshAllah wllshy Ubax dhaqan kaaba waxaan kugu jeclahay kartida iyo shaqada aad qabato meel kasta oo aad joogto Alle ha ku barakeeyo . Shaaha caano badan oo geele ah iigu shub wllo
🥰🥰
Masha allah
89,000
10$ = 84,000
Watas dhaqan kaabaay
Sanadooyinba sanadooyinba Ya iyaaa.E mashaaaaalah tabaarakalah
Mashaalh abyo mcn walhi waxatahy gabadha karitibadan walhi ilixunu kumariko qali xogadan alaha hakubarakeyo mcey
Koob shaax idhiib dhaqankaba 💕💗hore usuco wlshay from lascanod
Mnsha Allh diyar ban ahaye shan shaaxa iishub
Waa Gabadhii isu bixisay Araweelo
Dhaqan kaaba hala caawiyo waa gabdha ugu dadaalka badan youtubarada soomalidoo idil
Xadhitaan, fiqitaan, haritaan, nadiifin inataba Waa la dhahaa. Gogashana gogol waan dhahnaa
Kanaalka daxal gal ah qof qaab nololeedkeedo xiiso badan leeyahay Meesha kaliya ee caruurtayda daawadsiin doono say dhaqankooda u bartan🥰🥰🥰🥰🥰🥰 shukran Walaal
Masha allaah wallaahay shaqo fiican baad noohaysaa horay usoco walal ♥️♥️♥️♥️♥️
MASHALLAAH Tabaarakallaah. Tuulo IYO makhayad. Anaa. Kuso. Koray. Aad. BAAN. Uxiiseeyaa noloshii. Yaraantii khayr. Badan ALLAAH HAKU siiyo
Meheradii inta saliga lagu fariisto naa hee dhee koob cadys ah ii dhiib xasuus hore waaye tuulo waa u xiisay
Af somali nadiif Ah oo qof walbo somali Ah fahmayo baa ku hadlee abayo hore u soco wax qaldan ma aragno 👀
Bariga faafan baan ku koray hada waxaan kaa dawanyaa Minneaplis Minnesota marykan deeganka aad tagtay meel u dhaw Xarshin ha dhaafin yaa dee 🥰🥰🥰
Masha Allah Alleh haku xafido wll lacagtaytii wadankaygii wan uxiise xaqiiq tan
Maasha Allah .islaantu. qof weeynadey
Maaha. U jeedku waa boqoradi. Waad
Dadaaleysa. Boqoradayadi. Dhaqan kaaba
Kheeyr baanu kuu rajeeynaynaa. Waad saxsantey
Masha allah msha allah shaaah qiiiq lagu kariyay waa waxylha aan doonaayo
Waan ku salaamay walaashay shaah caano geel leh ma haysaa
Massha alaah dhaqan kaaba wan kusalamay walahi wad iga cjebiyay masha alaah runti weliba waxan jeclaan lahay in an helo meelo an kala hadlo l
Waa Fariid Gabadheenu Dhaqan Kaaba Mahad Sanid Eedo qaali Dumar Kaftankaagan Ka Helaa Inaba Caadi Maaha From Sool
Mashallah tabaarakallah gabar lahjadeeda qani ka ah ayaad yahay illahey ha ku barakeeyo dadaal kaaga waad ku mahadsan tahay ilxun kuma aragto
10dolar weeye 4kun baa dheer 85 ayaa 10dolar ah masha allah rabbi haydin barakeeyo
Jeceylkeyga riyada ilahey haku dhowro
Waxn ku rajaynaynaa guul Aan dhamaad lahay noloshada horu soco waxkasta waxay kabilaabmaan 1.....illa......
Ubax rabbii yahfadak walalo like yaan ilaabin sxbyaal. Ilaahay darti baan ku jeclahay walalo
🥰🥰
Ugu yaraan $10 ilaa $11 meelahaas weeye lacagtaasi hadaan khaldanahay waad isixi kartaa 👍
حفض الله أهل الصومال ياالله كل شىء جميل
Masha Allah
Asc walaal
Sixid
Walaal magaca waa Dowlad Degaanka Soomaalida ka reeb Ethiopia deegaanka Soomaali ayaa iska leh ee ha inaga siin Ethiopia.
Mahadsanid.
Manshaa allah wankusalame my sister max kasosalame kenya thanks hor usoco
Keep going!!!!! Inoo soo badi’ meelaha roobku ka da’ay
Wallalo ilaahay haku barakeeyo 🤲 keep going💪
Maashaa allah tabaarakallaah Dhaqankaaba shaqo wacan shaah macaaneey Allah yaxfidak 💚💚💚💚💚
Waa Deegaan qurux badan Dhir leh ha ka guurina si ay Magalo u noqoto hubaal Dad kalena waa idin soo ag dagi doonaan Noloshii reer Guuraanimada cimilada is bedalaysa awgeed way soo yaranayan...
Maasha allah
Hadii lay igu yidhahdo Dhaqan kaaba maxaad kusifeyn lahayd
Waxan odhan laha waa DAACADII OO QOF AH 'waa DHaqankii oo inan ah sidaad nooguso gudbiso dhaqankeena waan kufaraxsaney
wllo halka kasii waad dadaalka barnamijyadada dhaman waan daawada waa real life
Markan arko dhirta geedo ay beri hore igu danbeysay sida Galoolka 'Qudhaca' maraga 'sogsogta maasha allah xasuusban gala garanaya garanayee
Mahadsanid wll 🥰🥰
Kaan weeye wlle meherad looma adeeg sado
Ax kadaa culayska umaqalanta
Masha allaah waba gabar wanagsan oo dhaqanka somalida taqaano mii iyo magalabo ilaa tuulo
😍Codkaaga si' baan u jeclahay oo uu iigu socdaa, Muuqaallada ad soo dhigtaa ima dhaafaan Ubaxey Baraare ban kuu rajayn.
Mansh Allah wllo dhaqan kabaa waxa fiscal qabatay Mahadsantahay wllo
Good enjoy, waxa fiican ayaad soo gudbiisay sister,from somaliland 🇬🇧 ayaa jooga
MashAllah ukhti halkaas la siiwada you Shankar somalida dhumin.
I missid this life 😭😭😭 i wanna go baadiye 🥰
Waa fiicantahay caleentu dhiiga bay sifeysaa
Masha allah doolar waxay ku noqoneysaa 10.5 ama toban doolar iyo badh
Xbbti ubaxeey waan kusalaamay magucu waa dowlad degaanka soomaali galbeed magaca Ethiopia waanecbahay inlagu tilmaamo degaan keena
Sorry xbbti 😁
Masha Allah waa channel aan aad u jeclahay walaal Allah ku dhowro
Mashallah Tabarakallah.
Offcourseee offcourseee, QatroisEEyliina Qiimoqadariba Tun sax iyate
Ubax Abdullahi
GYM miyaad aadi jirtay waa adiga 2bada jirgaan labiibay durbee hhhhhhhh,
MASHA ALLAH
Keep going,
Dear sister❤👏✌👍👌👈
Dhaqan kaaba waad mahad santay waxad noqotay wayo arag ayaad noqotay mashalah
Kaam ayala dhaha abayo rer gudhaga aya wax kagata sida bagashak ama alabta sida cuntada hadaba waxay racan mesha rer gudhagu tago🥰
Shaah lacgtiisa waameeqo abaayo 😍🤩
Waa 1000Slsh oo u dhiganta dollar $0.12
Mazha allah wll hore u soco
Masha allah Wlashey mcn 🧡🧡💋💋💋💋❤❤❤❤❤💪💪💪💪💚💚💚💚💚💚💚🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋💋🧡🧡🧡❣❣❣❣👸👸
dhaqan kaaba wlhi wa gaari masha allh😍😍😍😍
Mashalha dhankii hore isoo xaausisay
Masha Allah huuno Allah haku xifdiyo
Mashaallah habi waya adiga saathya cafimak warn ☝️
Masha Allah sister keep going $10,5
Masha allaah rabbi ha u barakeeyo
mashAllah sister r u still in badhia mashAllah I love your channel beautiful keep on going
Waan kusoo dilxiisi lahaa balse, waan ka maqanahay dalka mida kale gabadhaan oo kale waxay mudantahay garab istaag
Mashalaahu walaasheen qaali
wll ubaxey gor mad
Burco imanaysa
Abay xageed kafuratay waan imaanayaa
Asc maaashaa allaah shukran ukhtii meeshayadiibaatagtaysiisocoxagaaaaa
Keeryoone waa laab sida haa uu caydhiin berig buu kugu istaagi oo macdanta ka ilasho iyo sidad xabada u jejibineysoo oo waa meel ciidla ahee
Dhulkiii hawad. Idoorr 🦁🦁🦁❤️❤️❤️💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼
Man sha alah ala ha u barakeyo
Sidaad ujeedaan ha odhan ubaxeey ee dheh sidaad arkaysaan
Masha allah waxad tahay gaari kartii badan
Allaha u barakeeyo Asagana Allaha ku barakeeyo mashaa tartare Allaha kugu Asturo Amiin
Islaamuhu waxaay oranjireen YAA RISAAQ YAA FATAAX
MAQAAXIDA SI FIICAN BAAD U SHIDAY #UBAXEEY THANKYOU SISTER
😁🥰
Waxan kala socdaa yurub aad ayan u jeclahay muuqalada aad soo duubtid
Dhaqan kaaba Allah haku xifdiyo meelo aad uu khatar badan ayad maraysa
Lakiin ukhti suaal ayaan ku waydiyay intan oo aad dal u kala gooshayso yaa muxram ku ah oo kula socta ? mahadsanid walaal
Wll halkan imika ay joogto wameel amaana cidina cid waxmayesho
Soomaaliyeey hadii walaalo la yahay dhaqan kaaba halay doono😂😂😂
Horey usoco walashe qali ilaahay haku garab galo inshallah❤❤❤👸
Abyo allha ku xfido wa ku jclhy xaqiiqdii asturan
Maashaa allaah waa super miiga waa raaxo aan dadku raadsanin alla yaa igeeyo
Masha allah waad dalxistay wan jeclahay walahi melahas okale
Masha Allah 💙
Mashllh keep going
Masha alh hore u siiwad abaayo
اللهمَّﷺ🌸صَلِّﷺ🌺وَسَـــلِّمْﷺ🌷وَبَارِكﷺْ🌻علىﷺنَبِيِّنَـــا🌸ﷺمُحمَّدﷺ-🌻🌺🌷اللهمَّﷺ🌹صَلِّﷺ🌺وَسَـــلِّمْ🌸ﷺمُحمَّدﷺ-🌹🌺🌺🌹
Mashaa Allaah qaadaayo Ayaad isku xasuusisay