Macluumaad muhiim ah oo ku saabsan hormoonka la eedeeyay!!! Cortisolka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 พ.ค. 2024
  • #cortisollevels #cortisol #hormones
    Cortisol waa hormoon stresska ah oo ay soo daayaan adrenal glands woxone muhiim oo yahay ino ka caawiyo jirkaaga inuu la taalyo xaaladaha stresska maadaama maskaxdaadu ay kiciso dheecaanka hormonka kortisolka oo ka jawaabeysa noocyo badan oo kala duwan oo walaaca ah. Si kastaba ha noqotee, marka heerarka cortisol ay aad u sarreeyaan muddo dheer, hormoonkani wuxuu keeni karaa dib
    Waqti ka dib, heerarka sare waxay u horseedi karaan miisaan korodhihayo, dhiig kar, dhibaatooy hurdada, woxo haleena mizajka, waxo yareeya heerarka tamarta, woxone gacan ka geysta in oo ​​​​macaan ama sokoro kugu daco.
    Maxaa dhacaya marka heerarka cortisol kor u kaco?
    Heerarka sare ee cortisol waxay sababaan dhibaatooyin badan, oo ay ku jiraan:
    Dhibaatooyinka soconayso: oo ay ku jiraan dhiig kar oo sarreeya, nooca 2-aad oo sonkorowga, iyo lafo-jileeca ama lafaha sahl sahl ku jajapayo.
    Miisaanka korodhina: Cortisol waxay kordhisaa rabitaanka cuntada waxayna ku dhiirigelisaa jidhka inuu diyaariyo dheef-shiid kiimikaad si uu u kaydiyo dufanka.
    Daalka: Wuxuu farageliyaa wareegyada maalinlaha ah oo hormoonnada kale,kasane woxo faragelina qaababka hurdada kas ne woxoo keena daalka
    Shaqada maskaxda oo liidata: Cortisol waxay faragelisaa xusuusta, waxayna gacan ka geysataa maqnaanshada maskaxda iyo tarkeez la'aanta.
    : Waxa ay hoos u dhigtaa habka difaaca jidhkaaga, taas oo kaa dhigaysa aad ina lugu darsado cudurada .
    Maxaa dhacaya marka heerarka cortisol hoos u dhacaan?
    Cortisol aadka u hooseeya waxo sababi karaa xaalad loo yaqaan cudurka Addison. Bilawga astaamuhu inta badan waa mid tartiib tartiib ah. Calaamadaha waxaa ka mid noqon kara daal, dawakhaad (gaar ahaan markaad taagan tahay), miisaan lumis, murqaha dacèefayo, mizajaka isbe bedlayo, iyo midabka madow waa hayo ee meelaha maqaarka qaarkood.
    -------------------------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud.
    WALAALHEY SOMALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA, SIDA UGU DHAQSI BADAN JIRKAAGA IYO CAAFIMAADKAAGA BADASHO OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO WAAD ILA SOO XARIIRI KARTAA.
    WEBSIDE : husseinalje.com
    WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY.
    JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
    DOONO.
    NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINI DOONAA.
    LKM SUAALO CAADI INTA IGU DHAAF OO MUUQAALADA KU SAABSAN.
    ------------------------------------------------
    muuqaaladeyda kale
    • miisaanka dhimid, miis...
    my Facebook page :
    / somali.onlinecoach
    my Instagram :
    / husseinalje1
    my facebook groep
    / 415471879387343
    IYO
    / 1663149887156526
    -----------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

ความคิดเห็น • 101

  • @user-wi1hf8bx8i
    @user-wi1hf8bx8i 2 หลายเดือนก่อน +6

    Walalayaal wiilkan allaha xifdiye waqti dheer ayuu wax na anfaca nooso gudbiyaa marka maxa diiday oon 1malyan u gaarsiin lanahay war wiilka kor usoo qaada❤❤❤

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน +2

      Ilaheey ayaa dadka kor uqaadi karo walal mahadsanid

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน +2

      Mashaallah wll waa mahadsantahy

  • @HasanMalawowMiris-sy1iw
    @HasanMalawowMiris-sy1iw 2 หลายเดือนก่อน +4

    Fadlan hadii aad jaanis uheshid comontigeyga iitixgali igula sali xbbkeyna mohamed scw scw scw scw ❤

    • @xuseensalaad6512
      @xuseensalaad6512 2 หลายเดือนก่อน

      Coach neefsashada dheer kasoo hadal

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      scw

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      haye wll insha allah

    • @Gulled6
      @Gulled6 2 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Wcs wcs wcs

  • @Liwewe-a466
    @Liwewe-a466 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jazakallahu kheir ❤

  • @daadir2020
    @daadir2020 2 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin Ajar fara badan allaha ku siyo .

  • @user-zp6iq1vl9t
    @user-zp6iq1vl9t 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah
    Macalin no so sheeg exercise u fiican hormoon qalqalka dumarka

  • @leeboydiswaeagoodgeneratio3042
    @leeboydiswaeagoodgeneratio3042 หลายเดือนก่อน

    Shukran moalimuu

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaahaa farimahaga ilahay ha kaasiiyo ajir husen 🎉🎉❤❤

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Amiim wll waa mahadsantahy

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 2 หลายเดือนก่อน +1

    mahadsanid wllo jasaka allaahu khayrn jasa

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Shukran wll

  • @fadomotigow7438
    @fadomotigow7438 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤

  • @nastehokheilie5656
    @nastehokheilie5656 หลายเดือนก่อน

    Waad mahad santahay masha alaah

  • @Mmm10334
    @Mmm10334 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wax badana ka Faiday khyr allah ku siiyo

  • @mohociid2298
    @mohociid2298 หลายเดือนก่อน

    Mansh Allaah

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamud 2 หลายเดือนก่อน

    maasha allaah ilaahey haku xifdiyo walal

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      amiin wll adigane sido kale

  • @user-qg5we5hi6b
    @user-qg5we5hi6b 2 หลายเดือนก่อน

    Mashah

  • @JamacHirsi
    @JamacHirsi หลายเดือนก่อน

    Cuntada ugu fiican sheeg

    • @husseinalje
      @husseinalje  หลายเดือนก่อน

      Insha allah vedeo kasoo samenaa

  • @taqwaadam1608
    @taqwaadam1608 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks u

  • @sweetrollin
    @sweetrollin 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you my brother

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      You are welcome

  • @SurprisedRainforestJungl-tc2iv
    @SurprisedRainforestJungl-tc2iv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waara ma dhakhtar ba ahanjirte❤

  • @user-oo3dv3ub8c
    @user-oo3dv3ub8c 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah kubarakeyo wllkey ❤❤❤❤❤

  • @aminahashi6250
    @aminahashi6250 2 หลายเดือนก่อน

    Wax badan ka faiiday jasakallah ajar iyo xasanaad Allah ka siiyo walalkey ❤️

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Aamiiin shukran

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah 😍 thank you

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      My pleasure 😊

  • @ifrahmohamed7316
    @ifrahmohamed7316 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah walaal nosoo samee neefsashada

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      haye wll

  • @libanmohamed2095
    @libanmohamed2095 2 หลายเดือนก่อน

    Scm macalimuu ii soo sheeg sida ugu fudud ee caloosha loo jaro

  • @yasinhasan1618
    @yasinhasan1618 วันที่ผ่านมา

    Thanks

  • @daadir2020
    @daadir2020 2 หลายเดือนก่อน

    Macalin Muuqaal ka soo samey Metabolism ka iyo sidow u shaqeeyo.
    Guuleyso ustaad.

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Haye insha allah

  • @user-eh6xg1oy9n
    @user-eh6xg1oy9n 2 หลายเดือนก่อน

    Waaxan kaasugoynaa sida loola tacaalo daawaynta gaaska in Shaa allh

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Insha allah walal

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wall xage ku taala mesha laga ibsanayo

  • @user-eh6xg1oy9n
    @user-eh6xg1oy9n 2 หลายเดือนก่อน

  • @SALMANDILKEY77
    @SALMANDILKEY77 2 หลายเดือนก่อน

    Macalin xussein pls saliid qubaha iyo hilibkeda kaso hadal

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Haye wll

  • @hibowehliye1316
    @hibowehliye1316 2 หลายเดือนก่อน

    Wiilkeyga qeyr allaha kusiiyo waxan ahay hoyo kuugu xiran ashuwagandha hyo nuujineyso maqaadan kartaa adigoo mahadsan

  • @aishaahmed3794
    @aishaahmed3794 24 วันที่ผ่านมา

    Yurub xagee laga helaa Ashwandhada qaas Ahaan germny

  • @fatimafarah2535
    @fatimafarah2535 2 หลายเดือนก่อน

    Uma Abdullah
    Asc geedka ashwangaha ma is sheegi karta magical afkeena lagu yidhaho adigo mahadsan .

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      wcs wr wb magaranaayo wll

  • @SurprisedRainforestJungl-tc2iv
    @SurprisedRainforestJungl-tc2iv 2 หลายเดือนก่อน

    Sac😊😊😊😊😊😊😊

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl 2 หลายเดือนก่อน

    Miisaan kordhir ubaahnaa lkn lacag maheys

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 2 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allah Macallin!
    Waxaan ku warsanaa Ashawagandha seen u isticmaalaa Raashiinka ka hor ama ka dib maalonnkiina meqa mar?

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Rashiinka kadib 1 jeer malintii

  • @QadraHenna
    @QadraHenna 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah America ma taalo miyaa ii soo sheeg walaalow

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      magaranaayo wll

  • @fardowsaahmed4751
    @fardowsaahmed4751 2 หลายเดือนก่อน

    Korostorol miya

  • @user-dj4vt4jo7m
    @user-dj4vt4jo7m หลายเดือนก่อน

    Asc walal se lagu hela ashawagandha muqdisho ayan joga

    • @husseinalje
      @husseinalje  หลายเดือนก่อน

      wcs wr wb wll +252770873757 nambarkaas laxariir

  • @shamsaalihassan1475
    @shamsaalihassan1475 2 หลายเดือนก่อน

    Walaalkeey kilyaha aan dhib ka qaba caleenta leeska caateetyo ma qaadan karaa.

  • @cabdirooble9773
    @cabdirooble9773 2 หลายเดือนก่อน

    Xageen kahelaa ashwagnanda marekan joga

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Nambarkan la xariir +44 7947 638231

  • @sahrasiciid2640
    @sahrasiciid2640 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waxa jiro dad gar gariirayo iyaga oon waayeelba ahayn ,gacmaha ama jirka hadii ay isdhahaan wax cabbo ilkaha weelka ka shanqarihaayo waana dhallinyaro maxaa kula talin laheed

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      nikotiinka iyo caffeine waa ino yarayo iyo jimicsiga sii joogta ah ino u samayo

  • @user-ol9el2dg1f
    @user-ol9el2dg1f หลายเดือนก่อน

    Aniga kiliyaha ixanunayo kadidana maceshan karo asaga makeni karo

  • @munaqali2818
    @munaqali2818 2 หลายเดือนก่อน

    Neefsashada dheer noo soo gali wll

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Haye wll insha allah

  • @flastineahmed8847
    @flastineahmed8847 2 หลายเดือนก่อน

    Ashwagandha ma cuni karaa qof sokor tayrot low kalastrol qawa

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Maya wll dhaqtarkaaga weydii

  • @AbukarTurdhoMohamed
    @AbukarTurdhoMohamed หลายเดือนก่อน +1

    Ashwaganda ani ma aqaani ee xamar maka helaa? Bro.

    • @husseinalje
      @husseinalje  หลายเดือนก่อน

      haa wll +252770873757 nambarkaas laxariir

  • @mohanofficial7860
    @mohanofficial7860 2 หลายเดือนก่อน

    wallal stress aad ah baan leeyahay mida kala timaha wey iga gurmaan
    wajiga io madaxa salid badan baa
    iga soo da,eysa marka maxan sameyaa

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Ashwagandha streeska ayuu kaa dajinaa matchana difinta iyo jirkaagana weey u fiican tahay

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 หลายเดือนก่อน

    Lugo xanuun baa bestay la,ahay maordi karo hadaa orod aado lugu xanuun baa igu dhacaya da,daydu 26 jir maxAA XALA SXB

  • @sahraali7011
    @sahraali7011 2 หลายเดือนก่อน

    Habeenkii marka seexdo, habeen badhkii uun barasrugayaa iyadoo ay gaajo daran I hayso, Malaga yabaa in hormone I sareeyo

  • @teamcadeofficial9119
    @teamcadeofficial9119 2 หลายเดือนก่อน

    Daalka sa idka ah kaso hadalka wllkey

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      haye wll insha allah

  • @muhammedtha155
    @muhammedtha155 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb Ashwagandha xasaasiyo ayee igu kicisas maxa lagu badalo karaa

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Ok video kasoo sameyn doonaa walal

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Tongkat ali ayaa ku badlo kartaa

  • @maryannur8640
    @maryannur8640 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga ayaa qabo

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 2 หลายเดือนก่อน

    Geedka Sactarka maxaa soomaali lagu dhahaa

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Zactar ayaan u kasaa wll

  • @NuurCadawe-lb8rx
    @NuurCadawe-lb8rx 2 หลายเดือนก่อน

    Neebshada dheer kasoo hadal

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Insha allah haye

  • @MohamedCaydiid-if1jy
    @MohamedCaydiid-if1jy 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee ayaan u cabirikaa corotasolka?

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Dr ka u aad walal

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      baaritaanka dhiigga wll

  • @deeqocabdulaahi7960
    @deeqocabdulaahi7960 2 หลายเดือนก่อน

    Nebsashada kasohadal

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Insha allah

  • @cabdiadanmxd1961
    @cabdiadanmxd1961 2 หลายเดือนก่อน

    Neefsashada dheer noo soo samee

    • @husseinalje
      @husseinalje  2 หลายเดือนก่อน

      Inshallah wll

  • @abdinasiryalahow9077
    @abdinasiryalahow9077 2 หลายเดือนก่อน

    Geedaka ashwagandhada somali waa ka baxa

  • @saynab2031
    @saynab2031 2 หลายเดือนก่อน

    Ankamuda dadka wax qorin 😂😂😂😂

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wall xage ku taala mesha laga ibsanayo