Muuqaal ! Generaal Sheegow & 30 Askari oo kuwiisa ah oo gacanta lagu dhigay | muuqalo sir ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Muuqaal ! Generaal Sheegow & 30 Askari oo kuwiisa ah oo gacanta lagu dhigay & Ciidanka Boliis Military oo ku qeylinaya Shuute | Guriga Generaalka oo 5 dhimasho laga soo saaray | Muuqaallo sir ah ayaan helay .

ความคิดเห็น • 58

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha ugargaaro masaakiinta muqdisho ku nool Waa masiibo daro wayn in shacab lagu kordagaalamo xasan shiikh ha is casilo😢😢

    • @user-ls7xr6xd9y
      @user-ls7xr6xd9y ปีที่แล้ว

      Kaguura ninki namcada muqdisho meel kale ka helayo

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว

    Yaraaaabi adiga awoda iska leh ❤ ♥ 😍

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp ปีที่แล้ว +1

    War bolis militar waxey ka og yihin malaha waa ciyaal suuq qoryo loo dhibiyey si loogu weraro qof kasto ka hor imaada dowlad ku sheega muqdisho ka jirta oo qabiilka ah ❤❤

  • @ibrahimshuriye8735
    @ibrahimshuriye8735 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid aboowe warbixintaada sugaaye thanks xale maseexan walahi murug ihayse ❤

  • @FartaMuha
    @FartaMuha ปีที่แล้ว +3

    Somalia gormee qabilka iyo dagaal dil iyo waxyabahaan gormee iska daynayaan ilaahow Somalia nabad keen😢

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ปีที่แล้ว

    Shuute Shuute Shuute waa nin cadaalad lagu yaqaan oo aan laaluush qaadan masha allaah

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 ปีที่แล้ว

    subxaanallah ma waxan baa dowlad ku sheegesa

  • @hassanosmanomar920
    @hassanosmanomar920 ปีที่แล้ว

    War bad baado qaran may sheegow may bad baadiyaan
    Mise jaraan jaruu ayaa laga dhiganayeey markii hore.

  • @saidaabdi1421
    @saidaabdi1421 ปีที่แล้ว +3

    Yaa rabi kala maslax

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar waa guul 💯💯💯💯👍💪💪💪

  • @degan4
    @degan4 ปีที่แล้ว

    Jareerkaan ma ha jareerkii la yiqiinay ee ilbaxda ahaay reer boondheere iyo Barako cadow buulo eelay kuwaas xamar waa gubaynaa dhihi maayaan

  • @youngboy5293
    @youngboy5293 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali heshiis ah Xasan Dhiiqo

  • @abobasement346
    @abobasement346 ปีที่แล้ว

    Moryan sheganayah dowlad

  • @siradm
    @siradm ปีที่แล้ว +1

    Maadaama aan in kabadan 30 sano fowdo ku jirnay, in badan oo naga midana aanay arag nadaam dowladnimo, asluubti lagu yaqaanay baa meesha ka baxaday, ciiidan sidi ciyaal xaafadeed qaylinaaya ! Ciyaal banooni miyaa? Ceeb waaye saan waana in anshaxa la baraa oo la barbaariyaa macal bulshada oo schoolaadka laga soo billaabaa

  • @user-ry4ie4yo6d
    @user-ry4ie4yo6d ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    Share😊

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    Live

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 ปีที่แล้ว

    Cbb ilmada yaxaaska nagala taga waxaa hore loo soo xiray Axmed daaci iyo maxamed dheere AUN iyo cabdirahman cabdishakuur warsame

  • @MaslahSiidGurey
    @MaslahSiidGurey ปีที่แล้ว

    Waxaa ii Muuqata Reer Aan ku Baraarugsaneen Hub Qaadasho iyo Dagaal In leysku Soo Jeedinayo Waxey dhigi Donaan Waa wax loo wada jooga.

  • @jaabircadde1620
    @jaabircadde1620 ปีที่แล้ว

    Shuutow Ninka Lama Goodle Hakala Safan

  • @ibraahimmahamud5148
    @ibraahimmahamud5148 ปีที่แล้ว

    Nin jeneral isku magaabey ee mooryaan ah oo wata 30 mooryaan oo waardiye u ah iyo dowlad miyaa isbar bardhigeysaa dee waaba cadahay oo marag madoonta ah in la maquuniyey oo aanan baryo lagu soo qaban markaasaa inoo sheegeysaa lama xaqiijin karo in wada hadal lagusoo qabtey iyo in la maquuniyey

  • @aderrage3312
    @aderrage3312 ปีที่แล้ว

    Waxa laga xumaada ah qof mawadina in sidaas logalo ninkii xoog leh baa xaal utoosaaweye

  • @isxaakjabriil4518
    @isxaakjabriil4518 ปีที่แล้ว

    Generalka sidan in lola dhaqma wa qalad ilmahan qoryaha lodhibay edab mlhn

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 ปีที่แล้ว

      Jeneraal ismagaabey ee mooryan ah , maxkamada iyo cadaalada wuxuu kahelo buu leeyahay

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 ปีที่แล้ว

    Short'S

  • @cabdallabaniin3041
    @cabdallabaniin3041 ปีที่แล้ว +2

    Shuute loo sii wadaa 😂

  • @user-pj3gl5bi9t
    @user-pj3gl5bi9t ปีที่แล้ว

    Kkkk dowladnimo lee lamarooyaa qabiilkii oo qaawan😂😂😂😂

  • @milaasdyc
    @milaasdyc ปีที่แล้ว

    Waa Barnaamij qabiil hadii runta la rabo maa laso qabto dadka kale ee laandheerayaasha is ku sheegaayo Dhul-boob maalin walba ka wada Magaalada Muqdisho.

    • @axmednuur27
      @axmednuur27 ปีที่แล้ว

      Heeeeh , maxaad ka wadaa Jeneraalka , laangaab ma ahan , dagaalka cawo iyo beri aas socday , haddana shiidle 2 jeneraal waxaa afduubaan . deg-deg , maxkamad ma keeni karaan , hoteel ayaas degaayaa ,

    • @omaari155
      @omaari155 ปีที่แล้ว

      Dhul boob waxla dhaho ma jiro ee dhulka waa dhul dowladeed dhul dowladeedna ciddii dagto dowladda iney ka bixiso xaqbey uleedahay

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 ปีที่แล้ว

    Walee akh laaq waa dhimatay eber nin polica ooranya tuuga tuuga

  • @hanadnuur4570
    @hanadnuur4570 ปีที่แล้ว

    mahasanid

  • @mulkiyusuf5
    @mulkiyusuf5 ปีที่แล้ว

    Nacaykaa maxkamad halasoo taago kafoor mordigaan xunka ah

  • @maslax1119
    @maslax1119 ปีที่แล้ว

    NiNKAN DOOLO UMA SOO WADO SOMALI QABEEL NIKE HAWEYE KU FANOIYAN SHUUTO MAKA WADAN WAY KU FANOIYAN HAEWYE INOO YAHAY

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 ปีที่แล้ว

    Shacabka aya qeylinaya Ciidanka ma aha beenta daaaaaa

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 ปีที่แล้ว

    Waxaan Jenaraal maahan ee waa burcad qawariijta lashaqeeyaa markiisii horana uu ka mid ahaan jiray waa in tiirka logeeyo intii ku dhimatay dagaalka uu isagu masuulka ka ahaa Dowlada waxaan ka codsaneyna in Sheegoow iyo maleeshiyadiisaba si degdeg ah maxkamada lagusoo taago madaama uu jibeyey sharciga Dowlada soo saartay oo ahaa in aan hub sharcidaro ah Caasima Somaliyeed lagu wadan karin madaama uu qalqal geliyey Shacabka ku nool Degmada Wadajir madaama uu Sawir xun ka bixiyey Caasimada Umadda Somaliyeed maadaama uu yahay nin umad kale u shaqeeyo madaama uu Sheegtay awood ka dhan ah Dowlada Somaliyeed Sharcigana si cad u baalmaray

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 ปีที่แล้ว

    Saana maxey ahayt ciidan disibilin lahayn

  • @milaasdyc
    @milaasdyc ปีที่แล้ว

    Ciidankii ayaaba garaacaayo iyagaaba Shuute ma talaayo kkkkkk Nidaam daro Somalia.

  • @MaxamedDhiblaawe-rg8dr
    @MaxamedDhiblaawe-rg8dr ปีที่แล้ว

    Waxadan xaqiiq uheen ha inoo tawinin

  • @user-qp3vu2yv2p
    @user-qp3vu2yv2p ปีที่แล้ว

    Asc

  • @khadro7443
    @khadro7443 ปีที่แล้ว

    Caqli malahan

  • @Zeeko_Media
    @Zeeko_Media ปีที่แล้ว

    Ciidamada dolwadu iyaga ayaa nacayb iyo cadownimo isku qaba m midaysana sida alshabaab Amar diido iyo kibir

  • @calishacbaanxasan2122
    @calishacbaanxasan2122 ปีที่แล้ว

    Sheegow wa askari hadaad wax isku heysan duurka xureeya dad aan ogahay so qabdha😢

    • @omaari155
      @omaari155 ปีที่แล้ว +2

      Kuwa duurka jiro waxa ka daran askariga hubka heesta dowladna ka qeeb aheen awaamirtana u hogaan samin

    • @ibraahimmahamud5148
      @ibraahimmahamud5148 ปีที่แล้ว

      Geesiyada waa kuwa duurka jooga ee juqda khawasrijta kula dagaalamaya , maaha sida kan shacabka mugdiga mobilada uga qaata mooryaan shacabka ka adag muqdisho walee uusan kusii dhex dhuuman , geesiga halgamaaga dhabtaa waa kan juqda kujiraa oo ey khawaarijta ishayaan , kan cml doqonka ah ee maatida jeebadooda baartaa maaha geesi naclad korkiisa ha ahaatee

  • @khadro7443
    @khadro7443 ปีที่แล้ว

    Jareer kibrey

  • @milaasdyc
    @milaasdyc ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdikadirmohamed-bn6vh
    @abdikadirmohamed-bn6vh ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂

  • @MMMG69
    @MMMG69 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh xamar flim baa ka socda 😂

  • @danoowxasan6972
    @danoowxasan6972 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid munasar

  • @liibaannour4480
    @liibaannour4480 ปีที่แล้ว

    Munasar beenaale ayaa tahy benlow ah

  • @mulkiyusuf5
    @mulkiyusuf5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan gafoorka ween may reer madiino iska qabanwaayee

    • @dowlaymohamed8579
      @dowlaymohamed8579 ปีที่แล้ว

      Kani waa rag rag dhalay wuu idiin dhameeynaa dhamaantiina

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali ปีที่แล้ว

      Ilaaheey abuurkiisa wax hakasheegin