Shukran waa dadaashay munasar saa noola socodsiinayso mar kasta khayr allaha ku siiyo waa in cadaalada la mariyaa kuwa shacabka sidaan u qalqal galinayo musiibada oo nabada u diiday
Ummaddaan Soomaaliyeed in la dabar gooyo aa larabaa iyagana wey bukaan hadii ay isdifaaci lahayeen waana halis in ay dhamaadaan sidaan hadii ay ku sii socoto
3:35 sxb waxba ha is daalin wa Leeska war hayaa arinta somalia ka socoto wa tii aflaamtii hindiga aan ku daawan jirny o kle cajiib waaye allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢I 😢😢😢😢😢😢😢
Xasan Sheekh iyo weerkii gaduudna shilmaamtii la idiin qaybinaayey, maxaa ka dheefteen maxaase ka haysaan? Masiirkiinii nin aan u roonayn baa meesha idin dhigay.
Subhanallah subhanallah subhanallah 😢😭😭😭
Allaha u yasiro
Munasaroow gacan baan kuutaagay mugoow. Adiga oo qurbaha jooga sida aad waxan Muqdisho kadhacaya iyo meelo kaleba noola wadaagtid. Xarfaan diyaarsan baad tihiin adiga iyo teamkaagu. Guuleysta jaalayaal.🙏🫡❤❤❤❤❤❤❤❤❤.
@@Tasniim1 rag ayaa ka dambeeya walaalkeen Munasar iyo sida uu masakinta ka naxayo
@@atika7411 Aad iyo aad kuwa xilka haya iyagaaba uga dadaal badan.
Subxan Allah Allah nooyasiro
ILahow ugargaar madam somailiyeed iyo umada Islam ka meel walpa ay joogan iyo shacabka falastiin❤❤❤❤❤
Xasbiyallah wa nimcal wakiil
Shukran waa dadaashay munasar saa noola socodsiinayso mar kasta khayr allaha ku siiyo waa in cadaalada la mariyaa kuwa shacabka sidaan u qalqal galinayo musiibada oo nabada u diiday
Subxaanalah
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar alle wax ma dhibaan wa ilaah mahad hdi uu qof wax yeelo kaso gaarin
Dhibato weya allah Naga saro
Xasan shiikh iyo sanbolooshe ayaa ka masuul ah qaraxyadan maalmahaan badatay subxaana laah
Alx allaha Naka Badbaadiyay Rer Wadajir
Inna lillah allh ha ugargaaro 😢
AALLAHU AKBAR
Oh my I’m scared to go Somalia 😢😢😢 I was in my way bro
Don't go there bro .. save your life.😊
Saaka Ayaan Kusoo Toosay wlhi 😢 Riyaana Ku arkay😭 Riyadiii aaba run noqotay subhanallah 😢
Alle ha ugargaaro shacabka masakiinta
illaahe baa umada ka bad baadiy
Subxanallah
qofki ugu horeyy😂
Wlh wadan kaan wadan ma aha wa wadan habaaraan alle hana ga wado
Acoodi bilah yey la dagalamooyan waxan yahuud miya islan maba lagu tilmaami karo ilahoow umadan ka qabo yaa rabi
Subxaan ilaahw umada ugargaar
Ilaahow caafi intii wx kunoqotay
Thanks ❤❤❤
Umaddan Allah ha’ukaalmeeyo islaxisaabtan majiro’e
Shabaab alle umada ha idinka qabto
AALLAHU CAFIYO AABO AAMIIN SOOMALI
Xalayto dharkenley iyo wadajir maba laga seexaan xabada maqlenay sakay hoobiyashaas soo dhaceen ilaahow naga badbaadi 😢
Yaaban aragnee barta laga ridaayo jugteeda ama la maqli kra
Soomaaliya dowlad ma jirtee ilaaheyow masakinta u gargaar
Hoobiye maaha waxa meesha ku dhacay, waa Qori ka weyn...
سبحان الله.
ki so.tuuray gacanta alaha ka goyo
ALLAHA UBOOGA DHAYO
Ilaahay ha into gargaro
Habaar qabaan madaxtoyada mey kutuuraan hadeey rabaan
Hadiba ilahey ugu simay Hal qof
Waligey isma dhihin waxa jiro dad fiyus kuradinayo in guri islamed inta kaamiro lsgu xiro kadibna madfac lagu so rido si daawasho looga helo subxana laah
Caqligooda waasaas kuwaa oo raba in muqdisho aay xukumaan waa dhaqan baastarnimo ah
Xalay mrkaaN jifanayey jug baN maqlyey waxba igu dhahayy hoobiye waaye naxtin hddana intaa ka maqloyaa from wadajiR garaashka muse Suudi😢
Meesha laga Soo tuurayo soo sheek
Wo😢😢😢😢
😢😢
Adiga ayaa Alshabaab la shaqaysto ee Ilaahay umada ha idinka bad baadsho
Xasbunalaah wanicma alwakiil ilahow namoti
Hoobiya aaa ALLAHA UMADA KABADBAADIYO
Ummaddaan Soomaaliyeed in la dabar gooyo aa larabaa iyagana wey bukaan hadii ay isdifaaci lahayeen waana halis in ay dhamaadaan sidaan hadii ay ku sii socoto
Saake waaye
😢😢😢😢
Sanbaloolshe waa fashilmay xilka halaga qaado😢
3:35 sxb waxba ha is daalin wa Leeska war hayaa arinta somalia ka socoto wa tii aflaamtii hindiga aan ku daawan jirny o kle cajiib waaye allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢I 😢😢😢😢😢😢😢
Saka way naga naxsaden hada nahy rer wadajir 😢
Waxaan amee yihiin diyaraadihii İran ee is qarxinayay😢
Alx
Where is what U called "telegram"😮
Yaa soo tuuraya markaa maba noosheeginee.
Dad ma ku dhintay😢
Yaa ma isku dheelaynaa bolisi melatariga aya qaar Arsinal ah hayeey cabsi cabsi ahaaa
Qofkii 7aad an,ahay see ku yeele hee😂😂😂
Qofka duubaya yaa usheegy in u hoobiye kusoo socdo gurigan hadi aney is ogeyn kan dubaya ka soridaya iyo kan soodeynaya
Xayawaan yry la dagalamayaan
munasrow maxad la ganbaty
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 01:55. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xassan tuug aaway oo ballan qaaday amniga muwaadininta iyo inuu noogu been sheegayo waa la ciribtiray shabaab. Shabaabka la sheegayo waa asiga
Xasan Sheekh iyo weerkii gaduudna shilmaamtii la idiin qaybinaayey, maxaa ka dheefteen maxaase ka haysaan? Masiirkiinii nin aan u roonayn baa meesha idin dhigay.
😱😱😱😱😱😱😱🥲🥲🥲🥲
QOFKII KUGU XIGAY ( TWO ✌) 😂😂😂😂
Waciil🙈🙉🙊🤲🤲🤲🇸🇴
😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤😢😢is 😢
This is a terrorist action
28k subscribe 10 qof iiga dhiman 😢
AALLAHU AKBAR
AALLAHU AKBAR