Komaandoostii BALLI-DOOGLE iyo fikashadoodii la yaabka Lahayd ee Capt. Seef.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Komaandoostii BALLI-DOOGLE iyo fikashadoodii la yaabka Lahayd ee Capt. Seef hogaaminayey iyo inqilaabkii April 1978.
    Cabdinuur Xaaji (Faandhe) ayaa ka sheekaynaya.
    #Qayb kaloo ka mid ah nolosheenna.

ความคิดเห็น • 30

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he 4 หลายเดือนก่อน +5

    Gashanle Sare Ahmed Mire waa Habar Yonis, Garxajis waxa uu noqday Taliyihii SNM, ee Burco soo galay 1988.
    Waxa uu ku noolyahay maanta London.

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy 2 หลายเดือนก่อน

      Axmed mire, dhagaweyne,cige iyo saraakiil badan oo isaaqa waa ragii xasuuqa u geystay majeerteen markii ay jabahada ssdf sameeyeen waana ragii baraagaha ka gubay kumanaan dumar iyo waayeelana way xasuuqeen taariikhdaasna waanu haysanaa iyaguna way og yihiin

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 11 หลายเดือนก่อน +5

    Awal hore u daawanay malaha, clipkan niyow Wasiir Juxow

  • @cabdiaadan36
    @cabdiaadan36 4 หลายเดือนก่อน +8

    Axmed mire hogaamiyayaashii SNM ayuu ahaa

    • @nouhmire9546
      @nouhmire9546 4 หลายเดือนก่อน +1

      kacaan diid buu ahaa oo isaga ragan la shaqeeyay sanadku waa 1978 snmtu xiliga ma ay bixin!!

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 8 หลายเดือนก่อน +4

    Colnel Axmed mire waa mid ka mid ahaa saraakiishii Snm .

  • @mahadadam6169
    @mahadadam6169 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wax badan oo iga qarsoonaa ayaan wareysigan ha fahmay, waxaan maanta 100/💯 garowsaday in Soomaaliya ayan ka dhaladoonin Dawlad la yiraahdo Jamhuuriyadda Soomaaliya.

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel วันที่ผ่านมา

    Habaneha uu sheegay ma walaalkeyba Hassan Yonis Habane Allah yarhama

  • @Maan-Shiil
    @Maan-Shiil 11 หลายเดือนก่อน +2

    Mudane wasiir hawl aad uwanaagsan baad ummadda soomaaliyeed uhaysaa, xogoha noocaan oo kale ah. Waxaan jeclaan lahaa inaad mar kucasunto Yuusuf Luula. Oo ah sarkaal hadda nool xog badanna haya.

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 4 หลายเดือนก่อน +1

    Galkacayo Gorgorka oo xuseen dheere ah Nin hyonisa Hystey mudug, mse cabdale ah ninkii cadaadley ilaa mandheera ilaa kedib Warshada kabista iyo Airportka hargeisa xoreeyey baa htstey 1980 nadii Gobolkaa Abanduule Waxa ahaa Xasn yonis, habane, taliye Dhegaweyne,

  • @qoslayeali6930
    @qoslayeali6930 หลายเดือนก่อน

    Adeer maxaad kadheeftay laqdabadaas aad maleegteen

  • @laamaha
    @laamaha 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nacasyadee qarnigii tegay Waye oo wali nool antey Ku cayareyn nolosheeni Iyo jiilakaa samli isoo bixilahay 😢😢😢

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 หลายเดือนก่อน

      nacas rajiima qaranka domenyay by eska dheceyeen kama dambys sexon u socodkiisa domyay doladi

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wariyaha videos soodhigay waxaaa kaqaldan sida wax loo waraysto niman mucaarad ah oo wadan duminaayo ayuuu waxa uuleeyahay(halgan) waxaas mahalganbaaa??

  • @mascuudcabdirashiid4435
    @mascuudcabdirashiid4435 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheydaan madow badan bal asigoo kumaandoos sheeganaya ayuu hoos tagay kukuuyo xun markaabuu hadana ka sheekeyni sidii nin wax wanaagsan sheegaya wadanki waxbaray buu gaalo madow usoo raacay waa kuwa somali halkaa dhigay oo meel walba daadiyay

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n 3 หลายเดือนก่อน +2

    Fiiri dadkaan.WadanKeena OO DAGAAL KU JIRI AAN KU SOO JABNAY 1978 EE INQALAAB EE KU FEKAARAAY. WAR MUSLIM MABA AHA, WAA GEELJIRE JAAHILA AH. Waa Muuse boqor oo jaahil ah.

  • @nuurtaash2804
    @nuurtaash2804 3 หลายเดือนก่อน +1

    Eeyihii inqilaabka

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 หลายเดือนก่อน

      Dofaar enqelab mody eno esaga khaas u yahay oo ku xadgodby by eska dhecenayeen

  • @AhmedAli-bq2pc
    @AhmedAli-bq2pc 2 หลายเดือนก่อน

    Mj suran ku nacay war waxan maxay ahayeen rag lamood

  • @KhaatumoState-dk7yk
    @KhaatumoState-dk7yk 3 หลายเดือนก่อน +1

    SSDF IYO MJ waa amxaaro kalkaal mujrimiin ah

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 3 หลายเดือนก่อน

    This reminds me of the killer of Tubac Shakur going around singing how he had murdered Tubac. This hitman is explaining better what is wrong with Somalia. Brst research materials here folks.
    Also i found two other channels called Xusuus Reeb and Goobjoog. The criminals who went to the air on these two channels are even singing better incriminating themselves confessing how and when they devoured Somalia.

  • @ahmedmohamedsalaad3464
    @ahmedmohamedsalaad3464 10 วันที่ผ่านมา

    Ninkan wa fandhe orgi dhansade

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 หลายเดือนก่อน

    Tolkay majeerteen khaladka ugu weyn ee ay galeen waa inay dawladii soomaliyeed naga dumiyeen oo tuseen jabhado in soomali oo dhani dhisato aakhirkiina dawladii la riday dalkiina la diirtay ilaa mantana dhibtii taagan tahay siyaad barre wuu iska tegi lahaa ama dhiman lahaa hadii laga fekeri lahaa wixii lagu badeli lahaa qarankaa dhisnaa soomali manta saw qabiil qabiil calamo uma samaysan maxaa laga dhaxlay oo aan halaag ka ahayn

    • @jiijajooj6408
      @jiijajooj6408 หลายเดือนก่อน

      qarn domeska wxoo belawdy marki af wyene af gambe lgo sameeyay oo fashelmy dartiis dad u xsoqy oo cerdegood u xalaaleesty, ade ma u adkeesan laheed cerdegaa oo la xalaaleesto?! marka dad dhebanaa en eeda la eska saaraa waa xad godob

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 หลายเดือนก่อน

    Adinkoo sharaf huwan,dalkiina wax ku ahaa,dowlad idiin heelan,nabadgalyo haysta,meeshaad doontaan mara noloshiinu ay fiican tahay ayaad ka doorateen dulinimada aad maanta la nooshihiin.burburiseene maxaad ka hesheen?

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qaiinuul wadan weey SSDF tuugo mafia ayeey ahayen.

  • @nuurtaash2804
    @nuurtaash2804 3 หลายเดือนก่อน

    Eeyihii snm

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8n 3 หลายเดือนก่อน

    majeerteen cid idiin baahan lama arkee,dadkii aan ka xoreenayay Ethiopia dhulkeena Somalia. Aad dhiigeena aan ku dhamaaney idinkoo jaahil oo cumar maxamuud ah aad ciro cabdulhi Yuusuf, iyo doqomadii dhiintay iyo mengisto iyo baraagadii iyo sharmuutaland is wasa ,dhulbaan ka sugeenaa u doonta ciro iyo siciid deni, or muuse boqor.garoowe isku shuban

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi หลายเดือนก่อน

      Siddii Raggii Uhadal Jilicsan yahay Cabaadka Weeyn Leh Ee Meelwalba MJ Kaga Barooraneeyso.

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016 4 หลายเดือนก่อน

    Faankii refer hebel