Taariikhda ha qaldina ninkani 77kii kama sheekaynayo ee wuxuu ka sheekaynayaa dagaalkii goldogob iyo Balanbale ee ciidankii itoobiyanka iyo SSDF oo isku dhinac ah iyo ciidankii somaliya ee 1983 waa markii lixle jebinaayay jeelka mandheera waa xili gii dawladii SIYAAD bare laga soo horjeestay…77kii sooomali isku mid bay ahayd lkn 1978-1988 waa xiligii siyaad bare iyo dawladiisii ay Majeerteen iyo Isaaqba ay xasuuqaysay
@@yasinyusuf4759 in ay wada socdeen waa lawada ogyahay ninkaan se cidda qabatay ayuu sheegay, Tankale awooda ciidan ee ee muuqatay ee dhulkaa lagu qabsaday waxay aheyd tan ethopia.
Horta sherkha waa degaanka somaligalbeed markas baan somali so galay kullaha magalada qoraan 90 km bay jigjiga u jirta dhinac koonfurta kaga beegan meesha u maroodiga ku arkay waa toga faafan Maroodi reeb aya ladhaha horta sheekhu degmada qabribayax bay hoos tagta 18 km u jirtaa waqooyiga kaga beegan
Kuwan muuqaaladda xadayaa ee Halkan soo gashanayaa waa kuwa maanta aan wajahi karin Itoobiya waayo waxay ogyihiin in Somaliland la,aanteed aanay waxba iska celin karin
Yaman iyo yaman koorfureed laba wadan ayay kala ahaayeen. Koonfurtaa lid ku ahayd yamanta caadiga ah, sidaasay u soo raacday itoobiya, maadaama yamanta iyo soomaaliya ay xidhiidh fiican lahaayeen.
Wqatigii buu soo qaatey , suashuse waxay tarikhda uu ka shekeynayo kuguma socoto ban u fahmey, waa jiran dad badan oo anan garsiisneyn nidamka dowladed ee dad & dhul somaliyed wase waqtiga lagu jiro!
Wadani soomaaliyeed oo xalaal ah. Alle haku xafido.
Adeer macaan Alle haku sharfo doqontu iyo wax magaratadu qiimahaaga garan maayaane shartooda Rabi hakaa xijaabo oo hakugu barwaaqo cimri-dheer, caafimaad-qab iyo cibaado suuban aakhirana janatul Firdoows InshaAllah, nafta noo hurtaye mid dowlada Somaliland lacagtiisa howl gabka ah siiyo Rabi hakaa dhigo. AAMIN YAARABI.
Mansha Allah Abtiyo Alle cimriga ha kuu dheereeyo Abtiyo macaan Alle ha ku xiftiyo Aamiin yaa rabi
Waa qol9ma inader qaali Btoyo
@@abdimohamed7425 waa garxajis isaxaaq care walaal
@@abdimohamed7425SF u
Waa geesiga ugu wanaagsan dadka oo dhan.
Soomaalidu ma cisayso kuwa dhulkooda difaacda.
Ilaahow odeyga aduun wacan sii qalbigiisa wanaagsane
Cali waa wadani soomaliyeed ale ah xifidiyo aduun ka aaqira nah ale hajaneeyo aamiin
Maasha Allah bless you wuxu socodka ka so bilaabay Gobeele. Wa nageele agteeda
MASHAA ALLAAH
ALLAHA BARAKEEYO ADUUN IYO AAKHIRO,
NINKAAS IYO DADKA LAMIDKA AH
HALOO ABAALGUDO.
Masha allah aabtiyo cali axmed guulayso if iyo Akhiraba
Fadlan warasaysiga qayb labaab layeelo ninkan waàyo waxay faaiido utahay dhalanyarada ama ciidamada waayo adkaysiga iyo samirka uu kasheekeeyay
Isagaaba libax ah aqli io xeelad kudarsaday
Somali will back
Taariikhda ha qaldina ninkani 77kii kama sheekaynayo ee wuxuu ka sheekaynayaa dagaalkii goldogob iyo Balanbale ee ciidankii itoobiyanka iyo SSDF oo isku dhinac ah iyo ciidankii somaliya ee 1983 waa markii lixle jebinaayay jeelka mandheera waa xili gii dawladii SIYAAD bare laga soo horjeestay…77kii sooomali isku mid bay ahayd lkn 1978-1988 waa xiligii siyaad bare iyo dawladiisii ay Majeerteen iyo Isaaqba ay xasuuqaysay
Wixii oo dhan buu ka sheekeeyay si isku duuban, isagoon kuu kala waqtiyeeyn
@@sayidka6911Adeer malaa qoraalkayga maad fahmin ee xiliga ninkani maxbuuska noqday waa xiligii SSDF halgamaysay ee berkedaha laga duminayay ee la xasuuqayay buu ahaa ciidankii wax xasuuqayay …..haduu odhanlahaa 1977kii baa lay qabtay waxbaa laga garankaraa lkn isaga 1983 ayaa la qabtay
@@yasinyusuf4759 1983 soo xabashi maaheyn wixii galdogob iyo balanbale heystay soo xabashi maaheyn wixii qabtay isaga. Ilaa 77 ilaa la qabtay haddii uu ka sheekeeyay ma adiga ayaa ku qasbaya inuu yiraa baraag baan aasay.
@@sayidka6911 sxb anigu goobjoogbaan ahaa xiligaa xabashi iyo SSDF bay ahaayeen muxuu SDDFta uga reebayaa iyagaa goldogob iyo balanbaale qabsaday
@@yasinyusuf4759 in ay wada socdeen waa lawada ogyahay ninkaan se cidda qabatay ayuu sheegay, Tankale awooda ciidan ee ee muuqatay ee dhulkaa lagu qabsaday waxay aheyd tan ethopia.
Maasha Allaah
Waa nin balo ah
𝐆𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐨𝐛𝐨𝐧𝐢𝐦𝐨❤❤
Maasha allah waa dadkii hore aad baby uqadhadkaayeen
Dadkan dambe maay soconkareen
Qaad iyo ballad ayaa dishay
Waraysi marka la qaadayo gaar ahaan tariikh waxa laga bilaaba cv qofka tababar la.aan aya haysa nimakan wariyaasha sheeganaya
Ikhyaar dulqaado dadku waa bilowe.
Maasha allaah adero allaah haku xifdiyo
Cimraga Alle haw barakeeyo wadaniyad karti xalaal miirasho intaba wuu isku darsaday
Waxaan dhaliyarada kulatalinaya inay waxkabartaan waayo askarta imika ee maqaaxiyaha kuqayilaaya waxaan leeyahay kudayda sida isagoo gaajoonaaya aanu cidna u aaminaynay
Waxa Burco nala degan Maxamed yuusuf jabane,oo kamid ahaa maxaabiistaa
Wareysi ha lagaro qado anba 4 ka mid aha maxabistas Ayan arkey 2 way dhinteen 2 nool
Ninkaa xaqiisii Afweyna iyo Cali samatar baa cadaabta la galay. Allow Ku xafid mujaahid
Horta sherkha waa degaanka somaligalbeed markas baan somali so galay kullaha magalada qoraan 90 km bay jigjiga u jirta dhinac koonfurta kaga beegan meesha u maroodiga ku arkay waa toga faafan
Maroodi reeb aya ladhaha horta sheekhu degmada qabribayax bay hoos tagta 18 km u jirtaa waqooyiga kaga beegan
Alaybaday buu ka wadaa Soomaali soo galnay
Soomaali umoo soogaline Isaaq ayan usoo galabuu yidhi. Waayo Dadka hore ee wax siinayay ba Soomali ayay ahaayeen
poard cast aad ufiican
Nin culus
Rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi 1977 kii waa markii somaliya mid ahayd ee aynu caalamka quwan kulahayn
Wariyahan nacaska ah igadbay ka qabsatay waar igad waa fucked up
Kuwan muuqaaladda xadayaa ee Halkan soo gashanayaa waa kuwa maanta aan wajahi karin Itoobiya waayo waxay ogyihiin in Somaliland la,aanteed aanay waxba iska celin karin
Ninka cabdalle sacad waa YAsiin Maygaag Samatar oo ay iigu danbaysay aragiisa 1999
Walhi wacajiib iyo cibro qadasho yaa ila xidhiidhsiin kara odaygan.ama xog iga siin kara
Hal saac iyo bar aan dhagatsanayey xata halnar kama caajisin war wuxu abqarisana
Abti fulay baxsanaya baad ahayd wallee kkkhkhk..
War ninkan waa somalidii xalaasha ahayd in abaal marin lasiiyo ayuu mudan yahay
Nin rageed geesi ah hoogtoy aduunyoy ninka raga kahiilshay hacoogana liibsiyay
This guy is not Somali. This is not how Somali men speak.
Markaad weriye tahay oo taariikhda aadan soo baranin waaa dhibkaaan oo kale. Waayo odeygaaan waxyaaabo badan oo waayo aragnimo. Ayuuu ka sheekeynayaa
Geesi. Eebbe Jannada ha geeyo.
Ninku wax waa ka jiraan
Laakiin Faankii reerka😂😂
Ayaa ku Badan 😂😂😂
inta kale Waa Been Qurux Badan😮
Mrkd tahay reer kii cuqdada qabay waa laguu yaqaan reerka isku dhala xasadka ku slysn ncybka Isaaaqa👈
Cimriga alha ku barakeyo wuxu oa mid yahy dadka ogu wnagsan somali abaalkana ku leh e dunida duud saran
Dagaal bilaa qorsha ah buu ahAAA
Adeer xaq buu ahaa
Al mujaahid.kaasaasa ah
War MUJAAHIDKAN XAJKA GEEYA ILAAHBAAN IDINKU DHAARSHEE ISAAQU WAA GOB TII LA LAHAA???
Ninkaa uu sheegayaa waa yaasiin ismaaciil maygaag
Guryan GALNAA ...... Deganahay
BEED بيض Ukun......
Yaab ayaa la arkay
Cajaaib
Subxnllh Somali waa qoom qarni ku nool dhib iyo rafaad inta kga dhimatay bilaa caqli laba million wy gdhysa ila mntna wali kga dhimnysa wa qoom lahayn hogamiyayal dhaba iyo bulsho dhba wa jahiliin isu hysta ilbx 👈
waarbeenta dadka hawsoo duubina !! balbeentiisa makililka shanaad buu Maroodi joogi jirey !!?? waakaleh xaarmaroodi basn arkay !!!!
Hhhhhh sheekadii oodhan ma waxeey been ku noqotay maroodi baan arkay walee waayaab
Maalintaas armuu maroodigu isna meeldheer kasoolugeeyey😂😂😂
Maxaa udiiday sxb haduujoogaaqaybokamid ah
Xishoo waalid inkaar yahow, ninkan waa la yaqaan taariikhdiisa iyo wuxuu soo marayba
Waa joogaa illaa hadeer nin dawakhsan baa tahay aduu
1977 dhulka soomaalida intiisa badan wuu joogay maroodi.
Yamantan maanta nadhex didayso ma.galaday uhiilinaysay ilaahy kudulee
Yaman iyo yaman koorfureed laba wadan ayay kala ahaayeen. Koonfurtaa lid ku ahayd yamanta caadiga ah, sidaasay u soo raacday itoobiya, maadaama yamanta iyo soomaaliya ay xidhiidh fiican lahaayeen.
Fulay buu ahaa sida iiga muuqata waraysigiisa
RBD mana gasho qasnad 40 qaadaa,ee iska hubso
Hadalka runta ahi samayn buu leeyahay
Bakkeyl ayaad noqotay waxay aheyd inaad kalluunka wax ka siiso si ay u dhadhamiyaan. Dad aad u taxadaray ayey ahaayeen
faankiiii iiidoor
Wariyaha tababar haloo furo
Gabdhana halloo keeno,odayaasha la waraysto been badanaa
War ninkan wax garanayo ee ali baabur so wareyso
Soo siiyaa kusoo gadaa CML war AF qaldaan waaye Soo siiyaa inuu lacagta Soo dad siiyay ään moodayey
Yaa garanayo afkiisa? Qof aan ilko lagu arag baa hadlayo.
Xishood
Wqatigii buu soo qaatey , suashuse waxay tarikhda uu ka shekeynayo kuguma socoto ban u fahmey, waa jiran dad badan oo anan garsiisneyn nidamka dowladed ee dad & dhul somaliyed wase waqtiga lagu jiro!
Waad xanuunsanaysa.
Filin kartoon warka beenta naga dhaaf
HJKL
Kan waa libaax kkkkkkk
Shuurada waa SOORTA kkkkkkkkkkk
Aaa
Hal mar ma sexanin miyaa siday ku dhici qof bin adam oo lugeynaya oo hadana aan mar hurdo qabanin
Fahamku waa qaali, maana seexan kumuu oran ee intuu soconayay ayuu kaaga sheekeeyay, 1977 illaa 1983 oo markii la qabtay ah ayuu si guud kaaga sheekeeyay,
Marki uu seexdaba inuu sheekada kusoo daro miyaad dooneysay?
Sxb hurdo waxay qabata Nin nabad haysta lkn mrki cadaw ku eryano halke hurdo kga so dhici
Beenlow 😂😂😂
Maxad rabtaa gabadhyahay
Dadka waawayn lama caayo
He is lying hypocrite, old man