Masar diin iyo madi wa tala cunsuriyina maha 5 years ba jogay wa beelo xoriyad ba tala dadka dibada ka yimidna wa sahal oo wa dad sharci wayn leh hadad la qabsato wa beelo wana u noqon doona Insha Allah
Yurub iyo mareykanka wax lagu rabo oo la iskugu dhejinyo keliya waa shaqo bis shaqada ayaa ka muhiim ah faa.iido kale malahan africa hadii shaqo ooli leheyd maba la.aadeen ee africo ayaa lajoogi lahaay
Asc gabdhaa nolosha Egypt inay ogadaan u bahan soo ana war bixin kamil ah idinka hayaa TH-cam kaygaa soo boqdaa ana mar dhawo soo galinaayo warbixin buxdaa🤲🏻🤲🏻
bimilaah sucudi wa cunsuriyiin qofku dhashay sucudi ayeyna so tarxilayaan kuwas umad maha masar dad mustara miina waaye lala Nolan karo qadarin leh qasatana somalida aade u jcl yihin
Salalahu calayhi wasalam ❤
Mashaa Allah walalo talk wanaagsan waaye thank you abaya
What you side about Arab countries is 💯 true!!!
Masar diin iyo madi wa tala cunsuriyina maha 5 years ba jogay wa beelo xoriyad ba tala dadka dibada ka yimidna wa sahal oo wa dad sharci wayn leh hadad la qabsato wa beelo wana u noqon doona Insha Allah
Asc wll
@@fardowsahussein7599wcs wll
Gabarwacan abaay baaburta ka cabsadan dadka masar raba Ina dago
Turky meel ilmo lagu korsankaro ma aha abayo anaa kasoosocda insha alh
masha allah raga faro ku tiriskaah ee channel ka ku xiran ayaan ka mid ahay! halkaas ka wad dadaalka!
ManshA allaah talo fican
🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Masha Allh Abaayo
Mashallaah ❤ 🙏🙏 isoo boqoo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Asc abayo Nasar garden waxan maqlay school malaah ee maxa ka jiro abayo
Asc wr wb walaal anaa ka imaaday USA 🇺🇸 caruurtii kasoo raray waxaan daganaa masar 6 years waxaan soomaray uae abu Dabay kenya xiiran iyo culimo dhiig miirato ah waxaa kajab naa Usa charter schools waxaan hada daganahay Boorama iska ilaawa carab cunauriyad ayaa taala Turkiga kadaran waliba meelwalba naaguhu way qaawan yihiin please uguura Somalia oo iska ilaaliya schools ka ay ku ururaan Qurbajoogta dega dhulka hooyo hargaysa Xamar puntland BORAMA dad nasaba oo aan qabiil aqoon nasoo dhaweeyay macalimiin jaban
Ayaab 🤔 shalay ayaa laga tahay afrika. Markaas ayaa laleeyahay baran baro iyo duqsi majoogtaa 😁 maxaa lacunaa 🤭 aniga hargaysa ayaan ku koray Uganda ka 🇺🇬 5 joogay kenya 🇰🇪 Nairobi 1 sano ayaan joogay Jarman 11 sano cuntaduna waa isku mid marka is yelaa,yeelka iyo mukurka dumarka soomaaliyeedow joojiya 😜
🤣😂🤣 sax wlh
Beenta maaha duqsi sow kuberna so korin kibirku wa xaraan
Masar iyo kenyan 100/100 kenya wanaagsan isumana dhawa
iducee inaan imaado soomaliya ilma dhgoolo ah baan haystaa waa layga dhibaateyaa wax barasho uma haysto illaahoow icaawi
Allh hakuu sahlo walal ilmahaagana hakuu xafido
Allah haku sahlo wll
Masha Allah
Scw scw scw scw scw
Hada waa arkay masar ayey ka shidan tahay lakiin anaga xagan aya imanay aan fahano horta inta meelkale u cararin kenya dhibkeda waa qaali
Sacdiyoy waxad.soo dubtaa suuqa hilibka nairobi
Qurbaha kasoo guuray hadane nayroobi baan kula joogaa alx ilahy awlada aan wadana dhamanteen ha noo fududeeeyo. Sidaan jecelnahay alle ha noo fududeeyo
M.a wa taluu fiiicaaan jamiiil caraaab ma fiicnaaa
Ma Norway ayad deganan jirtay
Yurub iyo mareykanka wax lagu rabo oo la iskugu dhejinyo keliya waa shaqo bis shaqada ayaa ka muhiim ah faa.iido kale malahan africa hadii shaqo ooli leheyd maba la.aadeen ee africo ayaa lajoogi lahaay
Qisada waad la wadagi karta cadka adigo wadanka iyo qofka magacisa
Asc gabdhaa nolosha Egypt inay ogadaan u bahan soo ana war bixin kamil ah idinka hayaa TH-cam kaygaa soo boqdaa ana mar dhawo soo galinaayo warbixin buxdaa🤲🏻🤲🏻
Insha allah inkasto an hadaa
@@zamzamjama576917:13
Runta waa Dadka xun Diinta neben qurun baa u.diican inta Diinta jecel Wadan Muslimaa u.fiican
ANIIGA.. ZAHAL ABDI BOULALE. WAXAAN JOOGA. DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯. LAKIIN. EGYPT 🇪🇬. IYO. KENYA 🇰🇪 IIWEEYDIISO. .MASAR AMA. EGYPT 🇪🇬. AYAA AAD IYO.AAD UGAA FIICA WADANKA . KENYA 🇰🇪
Somalia 🇸🇴 ayaa u wanaagsan, qurbo waa isku mid
Scw scw scw 😂😂😂 sacdiyo Africa baranbara dooli tuqsi wa jogan nolosha ka mid yihiin
Masar wa .el nolol fcn waxbrasho iyo diiniba
Asc
Wadanka fuad ladhaho cururta hala geeyo inshallah wa wadan Muslim ah
@abdirahmanabdi wll waa xagee wadanka fuad?
@@Rahmmaaaa😂😂
Kkkkkkkk@@Gstarxpress
High school meqaa waye abaya
30k kenyan shiling kuwa free wejiran
Wadankaaga uguur maxaa marba meel ini rara ya somaliyey
Abyo dhaqallah iyo qarashkha rashiinka kasu hadalll
Sacudiga dadka lama dhex gali karo xoga lkn masarida wa somali cafiya
bimilaah sucudi wa cunsuriyiin qofku dhashay sucudi ayeyna so tarxilayaan kuwas umad maha masar dad mustara miina waaye lala Nolan karo qadarin leh qasatana somalida aade u jcl yihin
Asc asxabta cidi macalimad Quran rabto hailaso xarirto
Runta aad sheegtay
Online Quran ila soo xiriir
walaal waxaan hadalkaaga ka dareemayay reer somaliya aad tahay oo maadaamo aanay somalia amni jirin inaad caruurtaadii aad doonaysid inaad waxan kale oo amaan ah aad gaysid markaa anigu waxaan kugula talin lahaa inaa CARUURTA GAYDID WADANKAN DARISKIINA EE AAD WALAALAHA TIHIIN EE SOMALILAND.
😂😂
Kkkkkkkk somaliland wadaan mahaan walal aniga khatumo state aah baaa u sheegayaa inaantaa dadkaa haa waalin
😂😂😂
Warunta wll somaliland ba nabada alxamdulilaah
Adiih intii kasukuurtaay markiih huriih
WAA HABAR FUTO QURMUUN OO DAAROOD FAQASH AH OO AAN LAHAYN WADAN AY GEYSATO CIYAALKA AY XAARANTA KU SOO DHASHAY GAROOWE AYAA WADAN U AH
Qof ciilan
Balaayo allaha kugu rido maxaa umada xumaanta oogu tilmaameeysaa