XAASKISA AYU NIN KU DALBADEY SI INTU KUFSADO VIDEO OGA DUUBO KADIBNA U UFURO U NAAG KALE U GURSADO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • #FADUMOBURAANBUR#HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR##HODANONLINE#FADUMOBURAANBUR##

ความคิดเห็น • 332

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 3 ปีที่แล้ว +49

    Carabta sifiican aya dumar xaquuq doda losiya anaga waxa garoob naga dhigayo wa raqiista wala hormaris wala gadal maris wala maher wala biil ilmo subxanalah

    • @noorcyuun9145
      @noorcyuun9145 3 ปีที่แล้ว +3

      abgo sas noo roon hdi wax la adkeeyo masiibooyinka no imnyo ninki qoqa ha iska bxo ilahyo nooooooo gar gaar

    • @axmedcabdu7658
      @axmedcabdu7658 3 ปีที่แล้ว

      @@noorcyuun9145 0⁰

    • @axmedcabdu7658
      @axmedcabdu7658 3 ปีที่แล้ว

      00⁰0⁰0000000000000000000⁰00000000⁰⁰0

  • @niizaibrahim2509
    @niizaibrahim2509 3 ปีที่แล้ว +22

    Waa. Xasuustaa qisadaan markey dhaceysay meshaan an hada commentigaan kaso qoraayo ayan fadhiyay waxan ka daawaday BBC layaab ayay ugu aheen iyo naxdin wan kula socdaa hodan walshey barnamijdada wan jeclahay ❤️❤️❤️❤️

    • @kaysebaashe
      @kaysebaashe 3 ปีที่แล้ว

      Wll BBc tii Nayroobi miyaa

  • @asiaabdulkadir1464
    @asiaabdulkadir1464 3 ปีที่แล้ว +24

    Mashallaha walshee hodan qaali allha ha ku xafido adiga iyo xajiga iyo awladaa

  • @siraadbuh5344
    @siraadbuh5344 3 ปีที่แล้ว +16

    Maasha Alaah walaal Horar iyo guul baan kuu rajeynayaa waan arkaa dadaalkaaga

  • @nawelnalka
    @nawelnalka 3 ปีที่แล้ว +29

    Gabadhan qisoyinkeda maba ka cajisisid wlhi 😋😋❤️🥰hore usoco walshey mcn❤️

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 3 ปีที่แล้ว +8

    SUUbhana Allah ,Salaamat Min kulli aafaat Alle baan ka magan galnay sheydaan baa u'qurxiyey balse waa uu ku qasaaray si waliba .

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +5

    اللَّهُمَّ إِنِّي أَسْأَلُكَ مِنَ الْخَيْرِ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ، وَأَعُوذُ بِكَ مِنَ الشَّرِّ كُلِّهِ عَاجِلِهِ وَآجِلِهِ، مَا عَلِمْتُ مِنْهُ وَمَا لَمْ أَعْلَمْ

  • @nafisaosman8808
    @nafisaosman8808 3 ปีที่แล้ว +14

    Mansha allaha Abayo allaha ku xafido adiga iyo caruuta iyo Xaajiga

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 3 ปีที่แล้ว +15

    Hodaneey qisooyinkaaga lagama caajisi karo
    ku mahdsnid saad nola socodsinayso waxa aduunka ka dhacaya 🥰😚

  • @rayaanruxichannel9494
    @rayaanruxichannel9494 3 ปีที่แล้ว +7

    Subhanalah qisada markan dhageystey waa qiso cajiib ah waad faide intuu islahaa ayaa qasaro utimid naagtisa Wuu iska dilay naagta kalena magursanin xabsina waa lagu xukumay cajiib

  • @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406
    @frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406 3 ปีที่แล้ว +28

    Masha Allah keep going wll

  • @Calagdoonliveduube
    @Calagdoonliveduube 3 ปีที่แล้ว +4

    Kaas na eheyn nin fiican bacaawga asaga ay eheyd in la toogo thank you for sharing walaal qaali keep going

  • @simanhirey3244
    @simanhirey3244 3 ปีที่แล้ว +6

    Intaan wax dawanayeey gabadhii igu like badneed waa hodon walahi sar ley i dhahe dhab ley ku siinah😂😂🤣🤣

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Mahdsanid Qali ❤️

  • @nuurahmed8592
    @nuurahmed8592 3 ปีที่แล้ว +13

    Subxan allah ilaahy haunaxariisto abaayo nooso badi qisoyinka

  • @abdirahmanomar9923
    @abdirahmanomar9923 3 ปีที่แล้ว +18

    Maasha Alaah walaashey waxaan moodayaa in aad camera cusub gadatay sababta oo ah videogan caadi ma aha Maasha Alaah Guul iyo horumar baan kuu rajeynayaa

  • @mulkiartan7005
    @mulkiartan7005 3 ปีที่แล้ว +28

    Bisinka waxaaas oo kale illahow naga ilaali ninba maaha

  • @mamamame2419
    @mamamame2419 3 ปีที่แล้ว +12

    Alaha ku xifdiyo sida edban oo aad inoogu soo gudbiso barnaamijyadaada waana ku taageerraa

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +16

    Subhanallah subhanallah Subhanallah

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 3 ปีที่แล้ว +2

    Hodan waan dharararaa in Aad TH-cam kaga wax galiso thankx abyo

  • @yaaawayeee2749
    @yaaawayeee2749 3 ปีที่แล้ว +6

    Maskiin ilahay hau naxariisto Nooso badii qisoyinka jazakllah khyr

  • @nazmohammed5271
    @nazmohammed5271 3 ปีที่แล้ว +10

    Asalamu Aleykum. HODAN. Waa. Kuu xiisay. Waa. Ku. Ducayna. 😍😍😍😍

  • @alleesaqiir1353
    @alleesaqiir1353 3 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahy hana amaansado subxan allah 🙏 abaayo qisoyinkaga wakuwo xiiso leh nooso badi waa codsi🙏❤👈

  • @sadiks.9871
    @sadiks.9871 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa qiso xanuun badan. Guur xalaal ah ayuu ilaah ku irsaaqay asagaana si dambi leh iskaga qaaday

  • @malaqaqara9151
    @malaqaqara9151 3 ปีที่แล้ว +8

    Yaa allah dumarkiiba waloso dhigtee an isilaalino abayo nooso badii qisoyinka

  • @HAIDHIGINMEDIA
    @HAIDHIGINMEDIA 3 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah dhagar intaa la'eg waligey ma arag qaabkale oo uu kufuro miyuu waayay cawaan iga dheh

  • @mizznagha8861
    @mizznagha8861 3 ปีที่แล้ว +8

    10:29 😄😄😄😄 ama nin masari ah guursada

    • @Shuuu567
      @Shuuu567 3 ปีที่แล้ว

      😂 😂 😂

  • @nakrumacadey8355
    @nakrumacadey8355 3 ปีที่แล้ว +10

    Bismillah waxu arxan daranaa🥺 mcnto qisoyinkaga maba ka xiiso dhigo😋🥰 Nooso badi 😘👈

  • @laaqiyaruun9786
    @laaqiyaruun9786 3 ปีที่แล้ว +11

    Subxan allah waxy tahay saan 😭 abayo nooso badi qisoyinka ❤👈

  • @ezrahabdizalan8886
    @ezrahabdizalan8886 3 ปีที่แล้ว

    subxanalaH wlhi waa qiso iga ilmaysiisay raga qaar arxan daranaa waa xaskiisii qofka uu sidaa u galayo ilmihiisa u dhashay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +17

    Very sad painful story

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa a lah qisooyinkaaga maalinba maalinta ka danbeysa way I soo jiidanayaan

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 ปีที่แล้ว

      Waku faraxsanahy ❤️

  • @dhahir-hanadofficial5686
    @dhahir-hanadofficial5686 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah keep going sister, allaha kuxifdiyo

  • @suleqosimanosman5614
    @suleqosimanosman5614 3 ปีที่แล้ว +28

    Am first one like dac dac kusii

  • @bloomarawelo7265
    @bloomarawelo7265 3 ปีที่แล้ว

    Walashey Hodan gabar fariid aya tahay qali sida kuu waad

  • @asiaabdulkadir1464
    @asiaabdulkadir1464 3 ปีที่แล้ว +17

    First one i am

  • @umuabdurahman3639
    @umuabdurahman3639 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallaah qali your story are always waking up alarm mahadsanid aado

  • @xaliimoshugriaadan512
    @xaliimoshugriaadan512 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashaallah

  • @saharaqumane3812
    @saharaqumane3812 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxan allah ilaahy haunaxariisto abaayo nooso badi qisoyinka walashey qaali

  • @ayandarwiish4005
    @ayandarwiish4005 3 ปีที่แล้ว +2

    Xbbti qaali qisoyinkaga kama caajiso hore u soco 💕💕💕

  • @nasteexoabdi154
    @nasteexoabdi154 3 ปีที่แล้ว +16

    First person.... Alhamdulllih 🥰🤗

  • @suleqosimanosman5614
    @suleqosimanosman5614 3 ปีที่แล้ว +20

    hodaney inten kala so xarira abayo

  • @inahusein9316
    @inahusein9316 3 ปีที่แล้ว

    Allhe ha u naxariisto wllshen muuna muniish😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayaanmuuse4169
    @ayaanmuuse4169 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc hodan qaali dumar qisoyinkaaga waan jecelahay ❤❤❤❤

  • @najmanajma2588
    @najmanajma2588 3 ปีที่แล้ว +1

    Miisanka xasanaadka Alle ha ku saaro wllshy qli waan jeclahay sidad wax noola wadaagto m.a 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @MaramQalbi
    @MaramQalbi 3 ปีที่แล้ว +1

    Wsc macanto nosobadi habiibti Hodan cadey ina hoyo mcn 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍👍🏻👍🏻👍🏻

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 3 ปีที่แล้ว +4

    subxanalah waxan maqlijiray or inay wada iyo Nin Naagi wada midna kama wecdo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah ameyba gabdhaha soomaaliyeed ay guursadaan niman masaari ah mise carab

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 ปีที่แล้ว +2

    Subxanlh kaas nin maha xayawaan weeye😭😭😭😥😥😥

  • @najuuyussuf9209
    @najuuyussuf9209 3 ปีที่แล้ว +3

    MnshaAllah abayo horey u soco wan ku tageerna, dhanka kale qisoyinka dunida way nocya badalyhn in ta bdn raga way dhakran dumarka

  • @nazrazead
    @nazrazead 3 ปีที่แล้ว +17

    Keep going wlloh hodan Allah keep you

  • @hassanyasinali6183
    @hassanyasinali6183 3 ปีที่แล้ว +16

    Subxaana llaah waxan maqli jiray nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban. Maantana malkasaan maraynaaa lkn ninka saas yeelay Somali miyaaa ?

  • @amrankhalid662
    @amrankhalid662 3 ปีที่แล้ว +11

    Qisooyinkaga waba sugaa xiiso gaaarey nooso badii

  • @gabyowshow5069
    @gabyowshow5069 3 ปีที่แล้ว +12

    Ninkaas waa nin bilaa damiir ah wax kale aan ku sheego ma aqaano.

  • @sadiiqcali6852
    @sadiiqcali6852 3 ปีที่แล้ว +7

    Asc wlle qali salan sare horay usoco guul

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +13

    Thank you 🙏

  • @farhiyomohamed3527
    @farhiyomohamed3527 3 ปีที่แล้ว +14

    Walaal waxaa inoo balan ah 50K

  • @lakibindhe3967
    @lakibindhe3967 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haku dhowro wlashy hodon aad ayaan uga helaaa sheekoyinkaaga waana kuwo xasaaasi ah nolol waarta wllo hadoneeey❤

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid Qali 💋❤️

  • @saarasamaraa9865
    @saarasamaraa9865 3 ปีที่แล้ว +4

    Nooso badi qisoyinka 😋🥰 xiiso gaarey leyihin ilahy haku xafido🙏❤

  • @mahameddalal7844
    @mahameddalal7844 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah hodan waxan ka mid ahay taageerashada sida xeesha dheer u daawada veioyadada waxan ku oran laha horay u soco waad dadaalaysa runtii lkn waxwn kugula dardaarmilaha walashayeey in qiso kasta oo aad kawarnto xagadanbe aad karaasciso cibrooyinka laga baran karo ama laga fogaan karo waad mahad santahay hodan quruxeey

  • @najasharifosman1300
    @najasharifosman1300 3 ปีที่แล้ว +3

    Abayo qisoyinkada kama dalo wlhi wane kujeclahy wa gabar walasha okle

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahdsanid Qali ❤️

  • @umuabdurahman3639
    @umuabdurahman3639 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah cadalad ayu sameyeey boqorka Dalkaas

  • @xabiiboduubi6564
    @xabiiboduubi6564 3 ปีที่แล้ว +16

    Tano kale walashey adarkey dhalay ayay Ku dhacday lakin asag nin kale uuma ke nin balse waxow ka dubay video aan shaxdara kadib markow darogo siiyay markey suxday ayay waxaaw dono Ku sameyay

    • @munacabdirude2238
      @munacabdirude2238 3 ปีที่แล้ว

      miyuu qabay mise weyshekesanjireen abayo

    • @xabiiboduubi6564
      @xabiiboduubi6564 3 ปีที่แล้ว +1

      Abayo waxow Ku dhahaay waan Ku mehersana wayo hada lacag mahayo oo aan rerkina kaga donto kadib wey kadiday mudow kadaba socday marki danbe waxow Ku dhahay hooyaday aan kuso bara xoga ayay Ku adkeyay ayay dhahay kadibna waan so racay marka xafadisa LA iimaday hooyadisow iibaray kadib waxey dhahaday xoga aan shekey saneyna waan baxeyna siidasow ii dhahay biyo iikenay cabitan waan cabay ogal markas a igu danbeysay markana so miirsaday waxow uu tusay video ad uu xanun badan waxow ii dhahay hada dido iin an Ku mehersado waan fafinaya fb,you top waa dhiga waan cabsaday bey dhahday kadib waan gursaday anigo didayo in walid key iyo famiil keyga arkan video

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 3 ปีที่แล้ว

      @@xabiiboduubi6564 hada Maa is qaban abyo marka guursado kadib inaa iska furtaa ficneed

    • @xabiiboduubi6564
      @xabiiboduubi6564 3 ปีที่แล้ว +2

      Abayo wallhi wali gabadha xaladeda wey xuntahay wey kaso tagtay hada lakin wax walbana wey uu shegtay walid ked asagan kama hariin rer ka waa uu imaday dagal iyo dodbadan kadib waxoon Ku adkestay in owsan furey nin marka waa la siyay mar 2bad lakin marki ay gurigoda tagen waxey dhahaday naxaris malahan aniga dhan waxaa ii hestay in an uu ahay la hesto caml

    • @umuraage2984
      @umuraage2984 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xabiiboduubi6564 😭😭😭😭😭😭😭Waa arin murugo ah ee rabbi hala garab galo oo ninkaa meel ha laga saaro

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 ปีที่แล้ว +30

    I don’t understand why he killed her because of another woman

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 3 ปีที่แล้ว +6

    Subhanallah Ilahay waxas hanaga Haayo

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 3 ปีที่แล้ว +7

    Mash allah wllo

  • @borntobehere4566
    @borntobehere4566 3 ปีที่แล้ว +2

    Im in love with your story's 🤩🤩tnxs abyo

  • @kabacadde
    @kabacadde 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo walashey 100k waad gaadhay masha allh

  • @shaxmeyibrahim7523
    @shaxmeyibrahim7523 3 ปีที่แล้ว +15

    Asc hodan qurux gabdhenaa

  • @umuamina8500
    @umuamina8500 3 ปีที่แล้ว +12

    Asc hodan hore usoco abyo

    • @maariyaqaali6173
      @maariyaqaali6173 3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo horey usoco waan Ku jeclahay

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +1

    Omg Subxanalah and keep going mommy hodan online

  • @baadiyowaye6437
    @baadiyowaye6437 3 ปีที่แล้ว +12

    Slaamad min kuli aafad noso badi dhacdooyinka abayo

  • @Hareedo
    @Hareedo 3 ปีที่แล้ว +4

    Hodaney waxad sanado soo duubeysay dhan inan soo dawado ayan rabaa si aan like uso saaro😁😁😁

  • @naymaaabdi3832
    @naymaaabdi3832 3 ปีที่แล้ว +16

    Msha alh abyo horay usoco❤❤👍

  • @abdirisaqahmed7196
    @abdirisaqahmed7196 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxan allah ilahy hau naxariisto maskiin
    Huno nooso badi qisoyinka waa codsi🙏

  • @mohamedosman1254
    @mohamedosman1254 3 ปีที่แล้ว +8

    Alle haku barakeyo wlshy🥀

  • @jawharada
    @jawharada 3 ปีที่แล้ว +4

    Mash allah qali horay u soco

  • @rayaanruxichannel9494
    @rayaanruxichannel9494 3 ปีที่แล้ว +4

    Wcs maasha allaah

  • @jibriilshekhow3673
    @jibriilshekhow3673 3 ปีที่แล้ว +12

    imankaga dabaq alle.kasotuur dheh

  • @hodmancadeey7997
    @hodmancadeey7997 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo masha allaah alle dartii ayaan kuu jecelahay wlhi marka aan ku daawado waan qancasanahay maalintaas alle ha ku xafido adiga iyo oowladaada iyo sowjkaaga insha allaah mar walbo guul ayaan kuu rajeynaaya abaayo

  • @sahroabdi9743
    @sahroabdi9743 3 ปีที่แล้ว +9

    Subxanalaah

  • @umalkhayrhassan2851
    @umalkhayrhassan2851 3 ปีที่แล้ว +2

    Waw😱😱😱

  • @hibonuura5518
    @hibonuura5518 3 ปีที่แล้ว +8

    Abayo Qisoyinkaga maba ka daalo🥰 nooso badi mcnto 😘👈

  • @deeqahersi7216
    @deeqahersi7216 3 ปีที่แล้ว

    Aqsunaas dheh uf iyo aaq ilaahay haku ceebeyo nijaas yohow

  • @iqraaqaali95
    @iqraaqaali95 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy haku xafido abayo nooso badii qisoyinka jazakllah khyr

  • @sucdimaxamed8435
    @sucdimaxamed8435 3 ปีที่แล้ว +3

    Hormar wacan hodan 💕❤️allahuma barik yaa xabibti 😊💛🙏

  • @aasiyamuuse4807
    @aasiyamuuse4807 3 ปีที่แล้ว +9

    Ilahay hanaga badbadiyo kaaso kale

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 3 ปีที่แล้ว +3

    Thank

  • @siyaadpiano5976
    @siyaadpiano5976 3 ปีที่แล้ว +3

    Msha allah sister

  • @bureeqaaabari3273
    @bureeqaaabari3273 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahoow na bad baadi abayo please noso badi qisoyinka

  • @mamamame2419
    @mamamame2419 3 ปีที่แล้ว +4

    Subxan allah wlahi dhib wayeee saan

  • @umalahmed9063
    @umalahmed9063 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodan walazhay wn jeclhy qizoyinkga wnan dawda lknzr hlel ayn lhyn ilmo yar ayn hayzta 6bilood ah hdna zida ay thy ima dhfn qizoyinku keep going hn

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  3 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid Qali ❤️

  • @xaawaluula4862
    @xaawaluula4862 3 ปีที่แล้ว

    Mamii Hodan Sharaf I Love you wllh kama daalo Qisaska aad no soo gudbiso ♥💋💋

  • @mariamohamoud3413
    @mariamohamoud3413 3 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajiiba wll shukrn

  • @Ladyofminister
    @Ladyofminister 3 ปีที่แล้ว +4

    Horta wa suaalee carabtu dhaqan xumaa
    Qisoyin badan aan arky gabdhaha wey dilayaan mxy ku dhacadayna dhaqankooda miya saas ah🤔😔

    • @canabcabdi1014
      @canabcabdi1014 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa dad xaasidiin ah ilahu shartooda ha ku celiyo

  • @mdthe9045
    @mdthe9045 3 ปีที่แล้ว

    masha allh qisoyinka ad sobn dhigto wan ka hely wallo ale haku barakeyo😍😍😍😍😍🌹🌹🌹🌹

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 ปีที่แล้ว +1

    لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ، سُبْحَانَ اللهِ وَالْحَمْدُ لِلهِ وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَاللهُ أَكْـبَرُ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ رَبِّ اغْفِرْ لِي

  • @safiyomahmud5927
    @safiyomahmud5927 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheko murugo leh lakin xambarsan wax yaabo dhicikaro keep going sis

  • @hibonuura5518
    @hibonuura5518 3 ปีที่แล้ว +9

    Subxan allah 😭

  • @asmaabdiii2455
    @asmaabdiii2455 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going hodan omar

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah wllshay hore usoco