Maasha Allaah the way aad wax u sharxdid macalimad ayaad ku fiicntahay horey u soco abaayo qisooyinkaaga ima dhaafaan I search your channel everyday and today waxaan daawaday 3qiso badanaa markaa shaqada joogo ayaan ku daawadaa no caajis
Waayahaan meeshii lagu hoodoo lagu ba ay eee America 🇺🇸 waxaaa noo badalay masar😅😅 Naaa hodanay shaqo wanaagsan waayahaaan waaa naga dhistay anaguna dhawaan400k ku gaynaynaaa insha alla❤
Hodoney Marka Hore waaa mahdsanthy ❤ Marka kle we like view kaaba danbeeya ee color ka laydhadhka saa nooguh wad.... ❤..... qisada gabdha yar eeeh لين طالب ..nosooo gudbi fadlan ❤
alle haku xifdiyo wll hodaney qisoyinkaga mid aan ahayn ima dhadhamo hadan xita arko dadkale oo so tabinaya wan is dhafiya wxn is idha yaa hodan u dhiiba 🥰
7:13 🤔 Hold. Ama . Wax ku imaada 12 ama 4 seey. Oo 1xabad xabad loo gado. Baa Jumlad ku qaadan kartaa. Yacno Wiixii oo aan la kala dhimin camal. Waa Sidaan u Arko. Amba ma anaa Carabi Ku hadla. Waaba rabaa?. Jumladaan gadan jiray Micnaheedii. 7:15 🤔Waa ( Faraq buuxsi). Waa ku raadinooyaa noo. Ceewaayee. . Afki inii dhumo.
Allah is one ☝️😢❤
Allah is one ☝️ 😢❤
Yassss❤❤
Taasan ben ehen❤❤❤❤
ALLAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤
😂😂😂😂
Hodaney sxbey qaska naga daa o qisoyinka ha nagu kala jarin e telka naga daa ❤🎉🎉
Allah is one ❤❤❤
Time Danbi Baaris Wa Idin Salaame.🫶🏻💞😂
Hodaney walashay qali ❤ aad iyo aad ayan ku xiseyay dar illahay ayan ku jeclahay my sis wall eee part 2 horey awayyyy😊
Maasha Allaah the way aad wax u sharxdid macalimad ayaad ku fiicntahay horey u soco abaayo qisooyinkaaga ima dhaafaan I search your channel everyday and today waxaan daawaday 3qiso badanaa markaa shaqada joogo ayaan ku daawadaa no caajis
Waayahaan meeshii lagu hoodoo lagu ba ay eee America 🇺🇸 waxaaa noo badalay masar😅😅
Naaa hodanay shaqo wanaagsan waayahaaan waaa naga dhistay anaguna dhawaan400k ku gaynaynaaa insha alla❤
400k raba😢
Don't worry My sister hodanay 400k coming soon inshallah❤❤😊
Walaal hodaney qisada gabadhii soomasloyeed ee hldn lugu dilay noo diyaari
Qali dumarey
Ilahay ha ku daayo
Macantoooo
Amiin yaa raaabi
🤲🤲🤲🤲🤲🤲
🥰🥰🥰🥰🥰
Anigaa u horeeyo waane ku salaamay
War Masar waaba lagu ba aye Amerikay far dheeraty😢 SubxanAllah
Masha Allah ❤
Allh wa iga farxisay ilove qiso❤❤❤😂
Wlhi Ani xitaa marwalba so raadiya iney wax so dhigtay😂
Allah is one our dear prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤
Free mahaano ku shuba like ta😅😅😅fanny wllhi mcnto❤❤❤
Merci quruxey illahy gacantada hagu barakeyo
Janada Aduunka ee iska dileen 😢😢😢 Ilahayow u naxariiso hooyo walba
Masha Allah
Maashaa alaah walashay qisadadwaanjecelahay alhaku xafido
Hodaneey inadeer balwad bad inoqotay wlhi marku video gagu iso dhoco wan farxaa alle haku xafido wll
Hodoney Marka Hore waaa mahdsanthy ❤ Marka kle we like view kaaba danbeeya ee color ka laydhadhka saa nooguh wad.... ❤..... qisada gabdha yar eeeh لين طالب ..nosooo gudbi fadlan ❤
Maamada soonali ayeyba uegthy magaca somaalina way wadataaa aniga mgceeda intan maqlinba swwirkeeda bes arkey ayan dareemay Somali inatythy 😢😢😢
Maasha alaah Abaayo❤️❤️❤️❤️
Jubnad anaga waxaan dhahnaa reer xamar hadaa nahay farmaajo 😂 ismuujiya tem xamar ✌️💛
😂😂😂😂😂😂😂😂
Hodaneey dadka cusub uun bad malin walpa so dhawesa 3yres kuwa kula joga maxad leedahy 😂❤️
Ina adeero noola so dhakhso qaybta danbe wan an ku salamaya wan ku so duceeya dar ilahay ban ku jecelahay ❤
Hodaney inti kudanbesay qisadii ahmed ee lagu diley farmashihii shareka lalahaa
Hodaneey part two noosoo dadaji❤
❤❤❤❤❤I love you so much ❤❤❤
Thanks ❤
Mash allah wllo❤❤❤❤🎉🎉🎉
Asc asxbey aan kudadalno salaada iyo sunnada👳🧕🇸🇴🕋🕋
Love you hodoneey xbbti ❤❤❤
Iove you walashay macaan
Mash Allah ❤❤ apayo hadda dawan wa ku qadeeya sidan dawnaayo❤ video 📹 ❤ best TH-camr❤
Hodan abyo daadal ayaad wadaa ilahey haku garab galo mcnto❤.
Masha allh keep going sister me and my kids we love ❤❤❤❤❤
Hodan Tii Hora Part Two Nga So Dahisaye Tan Nogu Soo dhaqso😢❤
Hodaney wlhi qisoyinkaga mrkn hawsha guriga qabanayo bn dawada shaqayada oo dhan horan u dhameya ku jecliyaa qali Insha alh 400k dhawaan ❤
Aawayhee baarti 😢; kilippyadada dhan qabyo waayee, xeethy😮❤
I love your dress its beautiful Masha Allah
Hodaneeeey 1. Million waa gaaaari insha alllah❤❤❤❤❤
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤❤❤
😢❤❤❤❤❤ anigoo
Keliyaa is moodayay
Hodaney inaan
Ka helo qiso yinkaaga
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Wooow wlhi wn iska niyeeys tay ina noo maqnayd shrfy thanks you mc 👑🙏👏👌💗😍
Part two lasoo dhakhso qaaliyeey❤
M.a ❤❤
Asc habaryar macaanto dadaal illaahay ha kula jiro waxan kaaga digaa xoolahaaga xaraan ka ilaali waad liibaanaysaaye insha Allah
Masha allh waad dadaashey wana kugu hambalyeynayaa qaali
Hadalka aan kaa jclhy abyo hodon wxaa wye
"Free Maa hinoo ku suba like" 2:54
Hodaney abyo qayr alh kusyo wlhi markn howsha qabnyo qisoyinkga intan dhagha gashto yan shaqoynka ku qabsda hdey thy inn hospitlka howshisa hayo io tan gurga ilhy cmlkga hkga dhigo mid ad ku farxdo insha alh❤
Khadra way i agfadhidaa way kaa qaday 😂😂😂😂
No so badi wllo wan kula socona thanks ❤
Aniga nummer ett u ah manta❤❤❤
Hodan wanku salamaya wll qisoyinka aad naga Rajinaysid nagadaa oodhakh dhakhso nogu so gali
alle haku xifdiyo wll hodaney qisoyinkaga mid aan ahayn ima dhadhamo hadan xita arko dadkale oo so tabinaya wan is dhafiya wxn is idha yaa hodan u dhiiba 🥰
Xappti part 2 lasoo dhakhso😢😢❤❤❤
I love you my dear sister 🫶🫶🫶🫶 wllashay alpi❤❤
Waan ka qaadnay hodonteena💋👸from khadra😂😂
Masha allah hodaney ❤qurux leya nuquty
Gabadhan wan jaclhy illhay amarkis❤
Pleas markaad hadli sida sheego kale hano sheegin and telefoonka codka ka xar 😉 adigoo mahadsanid
❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah walaaashey quruxey boqortoyo ❤❤❤❤❤❤
Queen ❤
Ilahow masar io america hay gaynin 😂
O waligay yanan hargysa ka bixin😂🤲
Aamiin waan jeclaah America waan nacay wllhy
Wll Ana ku nool masar
Manad makqal adigu waxaas wll midakale magalade ayaad joogta@@fadumomohamedmuhudin7705
Farmajo aa la dhshaa
Hodan abyo wan ku jeclahy wlhi🥺❤️👑
It’s my first time aa qisoyinkaga magacayga ka maqlo 😂 I luv my name 😂 (SAMIYA)
Waa burcad
Part two qisadi hore iyo tan part two nogu so dhaqso ILOve you mcnto hore usuco❤️🫂
I follow you 😊
Jubanad waa soubadade wllo as we say in Djibouti
Thanks hodoneey🙏😍
Xbbti waa nawaalaysa sas noogu soo gali markasta shugran 😍
Jubnad waaa Subag ama cheese soomaalida Farmaajo ayay yidhaahdaan
TH-cam la aanta abaaar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
k u jclhy mom❤😊
7:13 🤔 Hold. Ama .
Wax ku imaada 12 ama 4 seey.
Oo 1xabad xabad loo gado.
Baa Jumlad ku qaadan kartaa. Yacno Wiixii oo aan la kala dhimin camal.
Waa Sidaan u Arko.
Amba ma anaa Carabi Ku hadla.
Waaba rabaa?. Jumladaan gadan jiray Micnaheedii.
7:15 🤔Waa ( Faraq buuxsi). Waa ku raadinooyaa noo. Ceewaayee. .
Afki inii dhumo.
جبنه
Somali ahan wa farmaajo abayo
From garowe qisoyinkaga ima dhafan qisada hada kahor ba so dhigtay hodaney
Hodan waku salme lkn🤚❤️🔥
Asc wlshy❤
Ilaahy dartiis ku jeclahay
Wcs walaashey igu qaaliya hodaneey aadbaan kuu salaamay inbadan
Hodan online hadii aadkala tagteen fadlan aanku guursado mcn😢❤
❤❤❤
Hodan Omar salaan wlshy qali ❤❤ tem hodan online hala dhaqajiyo janalka ❤❤
Dunidan halag aan la ogayn ka socdo masar waba kasii darantay😢
Qisoyinka carabaha ka dhaco aad ban ujeclahay abyo noso badi❤
Asc hodonay what is a tamam
Hodaneey maxaa noo sireysaa sadex qiso masar nosoo gelisey awey america waxas ma yeelayi ani wa daremonaa waxa nagu suubineysid😂😂😂😭❤
Runtii waqti habeenimo ayay qiso inuu dobeesa walashay darajo madaxaaga alle haka dhigo
Hodan waan ku salaamay taageerayaashaada cusub ka mid ahay ❤❤❤
Meeshi lagu bay lagu hoogay ee masar
Wnkaa qaady wllo salaanta❤
M.a hodan qurux ❤❤
Hodaneey prt2 ku dhakhso mcneeyy❤
wllhi man arkay inad vedio so dhigtay sidan ufarxay ma qiyasi kartid allaha ka farxiyo mcny
Labeen ayaa layiraa
Here I am ❤first today ❤hodaney ❤
Aawe parti two💔😭