ALMUSAMIX KARIIM : NINKEEDI LA DAHAY WU DHINTEY AYAA U WACAY 😨MURUGO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #ADNACHANNEL#ARIMAHEENA#HODANONLINE#ASADHAGIO#ADNACAHNNEL#HODANONLINE#ADNACAHNNEL#

ความคิดเห็น • 608

  • @ikranahmed4700
    @ikranahmed4700 3 ปีที่แล้ว +112

    Xabbty musal salkan almusamax noso badi 🥺 I really enjoy it

    • @fadmaahmed2315
      @fadmaahmed2315 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc huuno Ramadan Mubarak ☪️

    • @sabiriina248
      @sabiriina248 3 ปีที่แล้ว +2

      Aniga waa dawada asoo carabi ah ohinta iga dhamato wlalhi kama daalo dawashadisa

    • @muhudiinaraale8688
      @muhudiinaraale8688 3 ปีที่แล้ว

      @@sabiriina248 b'j'cu. hi

    • @sabirinamohamed5380
      @sabirinamohamed5380 3 ปีที่แล้ว

      Kkk musalsal maaha abaayo waa tv show

    • @farduzaahmed9781
      @farduzaahmed9781 3 ปีที่แล้ว

      Gvfj bb😘😘😘😘😘🤩🤩🤩🤩💘💗💟🤑🙂😝🤩🤨😐😛😠🤡😝😝😝🐂🐆🐆🐆🦁🐄🐄🐃

  • @najmofaarax6474
    @najmofaarax6474 3 ปีที่แล้ว +18

    Wan fcntahy in dreenka la isku sheego rasuulka scw wuu dhihi jiray caasho rc waan ku jeclahay

  • @Amiinzimba
    @Amiinzimba 3 ปีที่แล้ว +70

    Gabar walba iyo wiil walba oo comment keyga arke waa walalkey ama walashey mcn 🥰🥰 subscribe ✌🏻🔥

    • @qaalishiikh3364
      @qaalishiikh3364 3 ปีที่แล้ว +4

      Inshaallah

    • @qaalishiikh3364
      @qaalishiikh3364 3 ปีที่แล้ว +3

      Abaayo macaan

    • @hodanyusuf5342
      @hodanyusuf5342 3 ปีที่แล้ว

      Wan ku saray

    • @umull5778
      @umull5778 3 ปีที่แล้ว

      Sorry walala qali qiimo badaan anigu imaya idhaahdo lakiin magaran wayo waxan ku nacay waa isda maha romantically marka waan ka xumada hhhh

    • @ifrahabdi7728
      @ifrahabdi7728 3 ปีที่แล้ว

      Adiga waxa umaday anfacayo lay imow kadib waa lagu gu cawin qofwalbanay asagku. So donanayo

  • @umucamaar6927
    @umucamaar6927 3 ปีที่แล้ว +35

    Hodanay in lagu yidha wan ku jecelahay waxa dhanta in si dhaba laguu tuso in lagu jecel yahay tasanan racsanahay
    Indhihisa haday ka daremayso jacelka maxa afka xbbti ayaa ugu filan 😁ama عمري

  • @anabyoung1498
    @anabyoung1498 3 ปีที่แล้ว +17

    Jaceyl aad ujeedid ficilkiisa dhahid uma baahna💕😍💕. Inlagu dhaho waxaad ubaahanthy markii lakala maqanyahy ooda arkeyn jaceylkaaga💕💕💕💕💕

  • @sacdiyoxasansiyad8295
    @sacdiyoxasansiyad8295 3 ปีที่แล้ว +46

    Aniga ug horeyo hodeney like iska sar free mahano sara like 😁😆

  • @ashoabdi5049
    @ashoabdi5049 3 ปีที่แล้ว +23

    Ramadan mubarak all the muslims 🥰🥰🥰

  • @farxiyofaarax5556
    @farxiyofaarax5556 3 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo HODAN mahadsanid sida wanaagsan ee ad qisooyinka noogu soo gudbiso illaahey haku bara keyo RAMADAAN KARIIM ABAAYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @faisoahmed3104
    @faisoahmed3104 3 ปีที่แล้ว +40

    Hadanu maalinki dhowr jeer i oran wan ku jeclahy in wax iga maqnyihin ban mooda alxmduliah 17 sano bu igu laha Wanba ka shidal qata 🥰🥰🥰🥰

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 3 ปีที่แล้ว +16

    Jacaylku afka maaha waa ficilka qofka kutuso marka hadii aan lagu oran waan ku jeclahay waxba dhib ah maaha ee fiiri habdhaqan kiisa naxariistiisa siduu kuugu turayo siduu kuu dhaqayo waxba haysku mash quulinina muxuu ii oranwaayay waan kujeclahay

    • @Falastiin27
      @Falastiin27 3 ปีที่แล้ว +3

      Absolutely sax✌🏻

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 3 ปีที่แล้ว +10

    Rabadaan Kariim Hodaneey aad ayan ku salamey Rabadanta aan kawada faiidaysano oo qayrka ku Tartano Yaa Muslimiin, Yaa Rabi kheyrka Nawaafaji Aamiin insha allaah 🤲🤲

  • @ifraaxcismaan8960
    @ifraaxcismaan8960 3 ปีที่แล้ว +19

    Hhh hodaney waan ku jeclahay wax weyn mahan lkin waxaa jirto siyaabo iskugu dareensin karo qofku haduu farxad badan ku sonaayo kuna naxarisanaayo wax walba aaad u bahan tahayba ku sinaayo taasba jecelkisa wey ku daraami kartaa

  • @thequranonlinecoursesinstu1975
    @thequranonlinecoursesinstu1975 3 ปีที่แล้ว +13

    عَنْ عُثْمَانَ بْنِ أَبِي الْعَاصِ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ أَنَّهُ شَكَا إِلَى رَسُولِ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ وَجَعًا يَجِدُهُ فِي جَسَدِهِ، فَقَالَ لَهُ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: «ضَعْ يَدَكَ عَلَى الَّذِي يَأْلَمُ مِنْ جَسَدِكَ وَقُلْ: بِسْمِ اللَّهِ ثَلَاثًا، وَقُلْ سَبْعَ مَرَّاتٍ: أَعُوذُ بِعِزَّةِ اللَّهِ وَقُدْرَتِهِ مِنْ شَرِّ مَا أَجِدُ وَأُحَاذِرُ ». قَالَ: فَفَعَلْتُ، فَأَذْهَبَ اللَّهُ مَا كَانَ بِي. ~ رواه

  • @drshoniishmohamad1983
    @drshoniishmohamad1983 3 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadii ku dhashaa amaanan halyeygii ku korshaa wanaagsan hodan Adigaa lahoo hidiyo dhaqankey sugtoo love you mcnto Waan ku jeclahay 🌹 ❤️🌹💯💋

  • @rayaanhussein5544
    @rayaanhussein5544 3 ปีที่แล้ว +11

    Wow mashallah manta wansodaqsaday eelove isar hppt hodan🤩🤩🤩🤩

  • @mizzhowlwadag
    @mizzhowlwadag 3 ปีที่แล้ว +11

    Waligey wanku jeclahay ma dhihin lkn wan is dareemijirnay moo dhahay wa dadki xalasha ahay 🤣🤣

  • @hodanelmimohamed9153
    @hodanelmimohamed9153 3 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Mubarak hodaney Xbbti waanku jecelahay alle haa ku xafid inshallah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 ปีที่แล้ว +22

    Ramadan kareem all Muslim ❤♥️

    • @xamdanuura5
      @xamdanuura5 3 ปีที่แล้ว +2

      Ramadan lamida walaalehena Muslim Ka ah

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +3

      Wll key Subescribe isaar ❤b❤

    • @hindamohammedadan1702
      @hindamohammedadan1702 3 ปีที่แล้ว

      @@Abdallaroyal hodanay jacaylka afku qiimo male jacaylka dhabta ahiwaakaaad dareemaysid siduu sheegay salaam laguunaxariisanayolagu wanaajinayo aad dameyso inlagu qiimaynayo jacaylka afku mawaaro laakiin jacaylka uusheegay salaam waa waara amalabada qof way isku gaboobaan waana wax lagabaranayo wakhtiga dheer ee aan noolahy dabcan anigu hooyo wayn baan ahay waxaa aslisan jacaylka xishoodka waaka uusheegay salaam maalinkasta wuu cusubyahay jacalkaasi laakiin kan afka ahi masii socdo wuuna dhamaada wakhti yar

  • @shukraanshirwac5144
    @shukraanshirwac5144 3 ปีที่แล้ว +12

    Hodan barnamijkii ramadaanka noogu talagashay aaway👍

  • @sumayxaji5444
    @sumayxaji5444 3 ปีที่แล้ว +22

    Jacelka iyo romantiga sanadahan Danbe ayuu bilawday hodoney dadkani waa da a hadaa qaldanahay waa isaxi kartiin comment ku dhigyal ❤❤

    • @kadanisa1014
      @kadanisa1014 3 ปีที่แล้ว

      Waa dhaqamada wadamada kale inooga yimi somaliyi taanuwada joognay meeday bay dhihijireen

  • @idilosman4663
    @idilosman4663 3 ปีที่แล้ว +7

    Ramadan kareem hodaney from hargeisa 🌟🌙

  • @yasmiinabdi1380
    @yasmiinabdi1380 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم آمين يارب🤲
    رمضان مبارك💞💫
    اللهم بلغنا رمضان🤲🥀

  • @munishcise9683
    @munishcise9683 3 ปีที่แล้ว +14

    Ramadan kariima all Muslim ❤🌙

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll shey Subescribe isaar ❤❤

  • @baacsiRADIO
    @baacsiRADIO 3 ปีที่แล้ว +18

    Ramadan mubarak walalada soomaliyeed dhaman🇸🇴
    Allah naga aqbalo cibaadada 🤲

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 3 ปีที่แล้ว +2

    Hodan anoo afuraaya kudaawanooya masha allaah rabbe Haku xifdiyo macaaney ❤❤❤❤❤❤❤
    From Minnesota

  • @sahrosheikh0052
    @sahrosheikh0052 3 ปีที่แล้ว +3

    hodaneey abaayo ramadan mubarak dheh kariim waa sifooyinka rabbi

  • @ikranahmed4700
    @ikranahmed4700 3 ปีที่แล้ว +9

    Xabbty labis kaga mantay waa kahely🥰 it's gorgeous 😍 💖

    • @maxameddeeq5717
      @maxameddeeq5717 3 ปีที่แล้ว +1

      Ani xita wankahelay intee ka helaa abayo ilah haku barakeyo

  • @farhiyoabdulkadir7946
    @farhiyoabdulkadir7946 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodan qali Dumar Ramadan Karim kadib wxan kuleyahy hore usoc whi. Barmijka wna cajb wa next kaso dhig labada gabdhod oo shanta sano kala amusan oo saxibteda uga shakisay ninkeda cml ❤️❤️🥰 love u sis

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 ปีที่แล้ว +19

    Ramadan Kareem all muslim 😘

  • @ifraahmusefamily9508
    @ifraahmusefamily9508 3 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan karim allahuma amiin

  • @hibomahdi6444
    @hibomahdi6444 3 ปีที่แล้ว +3

    Hodaney qisoyinki cabsida noso celi
    hppt ramadan mubarik Qali

  • @najuuali2136
    @najuuali2136 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah hodaney hadal kaaga jaclahay horey usoco

  • @munamahamud2411
    @munamahamud2411 3 ปีที่แล้ว +5

    Jaylkasa yaa kamacan wanku jeclay faka marbay ben noqota🤣🤣 lakiin ta qalbiga wlhy wa mcn🥰

  • @naimaomar7865
    @naimaomar7865 3 ปีที่แล้ว +4

    Normal waye inlisku dhihin wnkujclhy blse muhiim maha inow idhoho wakadareemi karta qofka kujcl iyo knku jclen xajigeyga allhnabarakeye ino ijecelyahy waka darema😆😁😁🥰

    • @naimaomar7865
      @naimaomar7865 3 ปีที่แล้ว

      Tedakale abahan wa dadki hore jecel jecel iskushego makasayn inkasto dadka hada kaficanyihin war iyo dhamn allhcafiyo asiga iyo cunugoda yar wxqeerqaba maal iyo cafimd allhku arsaqo

  • @ilwaadabdullahiahmed4504
    @ilwaadabdullahiahmed4504 3 ปีที่แล้ว +4

    Jacaylku waa qalbiga lkn mar kasta wan iskaga bahanahay hadi an dumar nahay kalmadas la anted noshuba farxad maleh💕❣

  • @mumtazmohamet5758
    @mumtazmohamet5758 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan ku jeclahay way madhaxday sannadkan maanta ahee indhaha iska fahma wxii is jecelow😅
    Hays dareento quluuptu😁

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 3 ปีที่แล้ว

    Maaasha allah
    Illahey amarkis hodaney wan iskaka jecelahay xbbt ilxumi kuma aragto keep going sister

  • @ikraanhibo4545
    @ikraanhibo4545 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Mubarak Wll Hoda❤❤❤🤲💋

  • @abdikani3697
    @abdikani3697 3 ปีที่แล้ว +24

    Hodaney olole jacayl baa bilamay 🤣
    Qisadani dad badanbay jacayl koodii muran galisay.

  • @hananabdulle4455
    @hananabdulle4455 3 ปีที่แล้ว +8

    🌙💛RAMADAN MUBARAK🌙💛❤ Hodoney ❤

  • @anasAli-jt6vy
    @anasAli-jt6vy 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan mubarik Hodan abyo Ninkeyga hadii uu iidhihin wan ku jecelahay waba kala maqanahay isbucu hadii an mogado eeraga wan ku jecelahay wan warera aniga salan saareb 👍❤️

  • @ayanmohamed7691
    @ayanmohamed7691 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow the first commten 😂🤩wn ku tagera hodaney 😂🖤🕊 ramadaan kareem

  • @yaasmiinxussen5644
    @yaasmiinxussen5644 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan kareem hodaneey❤🥰😍❤dar alle kuu jeclahay wllhi abyo❤❤🌹

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 3 ปีที่แล้ว

    Ramadaan mubaarik hodaneey waa in la isdhahaa waan kujeclahay waa muhiim oo la is amaanaa oo la isu duceeyaa

  • @azoumcadey1442
    @azoumcadey1442 3 ปีที่แล้ว

    Hodan wllo qali almusaamix kaRiim noo soo badi allah khyr Ku siiye

  • @yaasmiinxussen5644
    @yaasmiinxussen5644 3 ปีที่แล้ว +5

    Ramadan Kareem all of you ❤🥰😍

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 3 ปีที่แล้ว

    Walahi waa qiso aad ulayab leh mashalah hodanay alle hano kadayo macaanto qofku marku ku dhaho wn ku jeclay walahi farxad baa daremay saa haa waa in lagu dho markasta xppti 🥰💞

  • @farhiajamac2415
    @farhiajamac2415 3 ปีที่แล้ว +2

    Xppti barnmijka almusamix kariim noso badi 💔🙏🥰❤️

  • @shugricaliwarsame7310
    @shugricaliwarsame7310 3 ปีที่แล้ว

    wcs hodan cadey walal waan jilcanahay oo markeey heshiinayaan waaa la ooyaa subxaanalaah 😭😭😭😭😭

  • @jibriil8mailqazaalyare32
    @jibriil8mailqazaalyare32 3 ปีที่แล้ว

    RAMADAN Mubarak my dear sis Hodan ALLOW ikaa dhwr oo ikaa xfdi Aduun io Aqiraba Adiga io Cururrtada walashey
    waan ku tagera si weyn kp gngwlshy

  • @fosiyaali812
    @fosiyaali812 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah ani nin aan idhahayn wan kujeclahay ilmo uma dhaleen hadan udhalana midka uhoreeya bas wan ku jeclahay waxa kubaxaya ubaxa qalbiga kabaxa

  • @shukrishedada9659
    @shukrishedada9659 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allha tabrke raxman ramdan Mubarak ady iyo family kaga qurx badan Allha hakuxfido

  • @sagalcabdi1866
    @sagalcabdi1866 3 ปีที่แล้ว

    Wanba katagi laha hadusan idhehen wan kujeclahay xbbti Hodanay mcnto waxa lagu WADA nol yahay wajecel 🥰🥰🥰

  • @aishaali6565
    @aishaali6565 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo mcn iiwrn sethy wankusalamayaa abyo mcn you tube ka cawa wan kucusubhy cawaa iigu horeyso you tube kaga waxan kaarki jirey video yadada oo qiimaha leh you tube ka abayadey abyo runtii aad ayuu ii cajibiyey Allah kuu ziyadiyo aqliga abyo mcn qisoyinkagana wixii hda kabilawata wanlasoconi donaa i.a abyo mcn love you abyo

  • @abdilaahimoussa1934
    @abdilaahimoussa1934 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Moubarak wll Hadan

  • @caqiidobashiir9148
    @caqiidobashiir9148 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc huno hodaney wn kusalamy Ramadan Mubarak all Muslims

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 3 ปีที่แล้ว +1

    Aaaamiin Ramadan Mubarak all muslims

  • @hassanosman3240
    @hassanosman3240 3 ปีที่แล้ว +6

    Ramadaan kareem All muslims

  • @ahmedzackychannel2688
    @ahmedzackychannel2688 3 ปีที่แล้ว +1

    My sister hore u soco

  • @hudastyle1826
    @hudastyle1826 3 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan Mubarak Wllo Qali

  • @najmaaadan9429
    @najmaaadan9429 3 ปีที่แล้ว

    Mn sh alaah Ale haku barakeeyo xbbti waan ku jeclahy ❤❤❤❤

  • @hodanmindhayare3666
    @hodanmindhayare3666 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan mubarak hodaneey amiin amiin

  • @guushanolosha3626
    @guushanolosha3626 3 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylka mar dhagahaagaad ku maqashaa,
    Marna indhahaad ku aragtaa
    Kaad indhaha ku aragtaana qalbiga ku saamayn badan💯

  • @sadriuroon3238
    @sadriuroon3238 3 ปีที่แล้ว +3

    Ramadan kariim abayo like farabadan waa saray 200k waaba sugu la ahay💜 💛 💚

  • @nasiahassan1007
    @nasiahassan1007 3 ปีที่แล้ว +1

    Wakujeclahay mahan waxweyn ben ayaa la gudhihikaraa aniga inta is ku cusben wala idhihi jiray lkn hada maya hodaney hadan ku jecelen maa ku hesan lahaa aa la idhahaa benshegi maye inaa ku dhoho muhim mahan muhimada inaa ka daremo inoo ijecelyahay wana ka darema waxan weydisto ka mawayo alxmd allaha dhafo raga soomaliyed ha iska ad adkadan lkn naxarista iyo gacanta ka maweyno

  • @xamdaaadan9909
    @xamdaaadan9909 3 ปีที่แล้ว

    Ax ani waxan wayay walashay mida kaliye ila dhalatay ayay ahayd hada labasano ayay asantahay walina waxan iska niyaysta inay iso labato inta badana wan kuriyooydaaa insha Allah janada ayan kukulmi doona

  • @aragsanofficial156
    @aragsanofficial156 3 ปีที่แล้ว +1

    Hondany ficil inlagugutusiyo inlagu jecelyahay baa ka fiican in afka lagaadhaho waan ku jeclahay

  • @farduusismail2634
    @farduusismail2634 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan mubarak wllshay Hodan shataf

  • @munahappy145
    @munahappy145 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo Aad ayaan u Jeclhy hodan ilahay haku xiftiyo ilahay dartii

  • @hafsamohamed962
    @hafsamohamed962 3 ปีที่แล้ว

    Ramdaan Mubarak 🌙 abayo baraamushka musaamuxul Kareem nosoo badi thanks

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin ramadan kareem hodan

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim hodaney
    I’m so happy in aan sanadkii u horeyey ku dhoho RamadaN kariiim ....🥰🥰🥰🥰🥰🌙☪️🥰❤️

  • @saamiyasaalax2196
    @saamiyasaalax2196 3 ปีที่แล้ว

    Hodan Ramadan karim abyo noso badi almusamx Karim hada awoodo insha allah jizaakallah qeyr

  • @kowkumicali9030
    @kowkumicali9030 3 ปีที่แล้ว

    Walaashey qof fiican ayaa tahay alaha haku dhowro

  • @mihaamabdullahi8874
    @mihaamabdullahi8874 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Mubarak 🌙

  • @filsanmohamed7702
    @filsanmohamed7702 3 ปีที่แล้ว

    Sedigy wxn leny wagi barya iyo gablki dhacba hodan I love u ugu celceli wll inshala

  • @rayancigal3865
    @rayancigal3865 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kariim xbbti hodan😘

  • @kawsarosmaplnl9892
    @kawsarosmaplnl9892 3 ปีที่แล้ว

    Alla huma AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @Simran-wg8xt
    @Simran-wg8xt 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan karim xbbti❤👸

  • @xaawocabdulaahi9088
    @xaawocabdulaahi9088 3 ปีที่แล้ว

    Hodaney anika ma shaqeyo hadi le dhihin wn ku jeclhy malintas xanaaq 1000kun jeer ayan jeclhy inle dhaho walhi❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiyodahir859
    @sadiyodahir859 3 ปีที่แล้ว

    ❤️❤️ hadan marwooyin nahay wankujeclahay farxad ayey nootahey wana nala dhahaa Alx

  • @nadiifoarif8171
    @nadiifoarif8171 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi anoo barnaamijyadaan cRabi ku fiirsaday ayaa hadana wax cusub cml u fiirsadaa masha allah HODANEEY ilaaheey haku xifdiyo👏👏

  • @خضرمحمد-م4ه
    @خضرمحمد-م4ه 3 ปีที่แล้ว +1

    رمضان كريم كل عام وانتم بخير صحه وسلامه اللهم امين اللهم امين

  • @macowchannel8842
    @macowchannel8842 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan mubaarak qali

  • @nimcogacal5142
    @nimcogacal5142 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah aamiin ramadaan mubaarak uqti alle haku xafido

  • @xaliimoxasan3376
    @xaliimoxasan3376 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan kariim
    كل عام وانتم بخير

  • @aminaabdi7303
    @aminaabdi7303 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan Karim 🌙🌛👋

  • @suhurahilmih8790
    @suhurahilmih8790 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan Kareem hodaneey waa xiso xanuun badab

  • @rahmamohamed3060
    @rahmamohamed3060 3 ปีที่แล้ว +1

    First Ramadan Mubarak hodan online ❤❤❤❤🥳🥳🥳

  • @naimaguled2633
    @naimaguled2633 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Mubarak Somaliwayn

  • @faadumoismacil8770
    @faadumoismacil8770 3 ปีที่แล้ว

    Wow waan suugaayi al musaamix kariim soo badi mcnto gabadha habaryarta u ahay foosey igu salaam

  • @caishamaxamed8494
    @caishamaxamed8494 3 ปีที่แล้ว +3

    Abayo hodonay waxaa ku bartay isbuucan dhaxdiisa wllhi dar ilaahay ku jeclhy teeda kale ayaantan youtubkaaga mid aan ehayn mawa dawado kwrn bal ariintaas waad waxaad iga keensatay allaha ku xifdiyo ayaan ku leeyahy xbbti 😘😘😘😘😘✊ina soo jwb please 😔

  • @israalbatross1048
    @israalbatross1048 3 ปีที่แล้ว +2

    Ramadan kareem hodon omer❤️🥰

  • @luulabdullahi8498
    @luulabdullahi8498 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan kariim abayo ilahey hanaga aqbalo dhamanten

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 3 ปีที่แล้ว +1

    Hodan qaliyey Ramadan kareem

  • @hindqmaxamed2805
    @hindqmaxamed2805 3 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo waan ku jeclhy dar ilaahy

  • @iptisaam0591
    @iptisaam0591 3 ปีที่แล้ว

    hodan huunooy ku jecliaaa marna kama caajiso zaid ku taagera xbbti😍😘😘big respect for u

  • @ruuneyhaaji924
    @ruuneyhaaji924 3 ปีที่แล้ว

    Haa walal qof fican ayuu ahaa waan ku jacelahy waxbo masheegto wan ku jacelahy somali qalad ufahantey

  • @hawanature9053
    @hawanature9053 3 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Mubarak Hodaney ❤❤❤