Muxuu doonayaa ninku?! | Si fudud ku hano kasha ninka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มิ.ย. 2021
  • Marka laga hadlayo rabitaanka iyo doonistu, waa mid ka mid ah qodobbada ugu adag ee la gorfeeyo, maadaama aanay ahayn wax meel ku xaddidan, ee ay yihiin wax dabciga qofka ku xidhan.

ความคิดเห็น • 214

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +28

    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +20

    Xaqiiq wlhi inaad ani iga sheekeynaysaaa lamoodaaba zhb

  • @axmedcawil3665
    @axmedcawil3665 3 ปีที่แล้ว +13

    Waa laba barnaamij xiiso leh
    Thanks brother 👌👌👌

  • @Kinsi630
    @Kinsi630 3 ปีที่แล้ว +11

    uztad Aadam sahan
    Alle cilmiga iyo caqligaba haku barakeeyo 🥰

  • @aminanour3950
    @aminanour3950 3 ปีที่แล้ว +8

    Haah meel wacan baad aadanow ka abaaraysaa somalida barnamijyadan👏👏👊🖐

  • @aliaali1780
    @aliaali1780 3 ปีที่แล้ว +5

    Ciyaartu waa bareejo👌

  • @yaasmiincabdullahi3724
    @yaasmiincabdullahi3724 3 ปีที่แล้ว +8

    Aaad ayad umahad santahay waxad iiwanisay sida walidkey iyo wallkey🤔😢😢😢💖💖💖

  • @cabdicasiisducaysane5581
    @cabdicasiisducaysane5581 3 ปีที่แล้ว +9

    Walal aadan allaha ku xifdiyo allah darti ayan ku jeclehay Aakharo iyo aduun allaha ku ilaaliyo Wakhtigu wa isbadali doona waana kulmi doona insha allah

  • @saabawayhibinujilyar7370
    @saabawayhibinujilyar7370 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah aadan sahan sxb waan kugu dhiira galinayaa barnaamijyadaan quruxda badan ee aad bilowday

  • @drshagtaboss8393
    @drshagtaboss8393 3 ปีที่แล้ว +9

    Beryahn waa lagu hayaaade zxp waaar ninki wa la helay😂

  • @rajabofficial9869
    @rajabofficial9869 3 ปีที่แล้ว

    Habad iyo gaylama.
    Mahadsanid adan sahan

  • @ayaancabdullaahi9655
    @ayaancabdullaahi9655 3 ปีที่แล้ว +8

    Wuuw aadaan mash allah hore usico❤❤❤❤❤

  • @hadalxikmadaysan4731
    @hadalxikmadaysan4731 3 ปีที่แล้ว

    Aad Iyo Aad Ayaan Ku Taageeraa Ustaad❤️

  • @Sultanyusuf-xt5mt
    @Sultanyusuf-xt5mt 3 ปีที่แล้ว +8

    Dar ilaahay ayaan ku jeclahay adna hadaad ii jeceshay like isaar wll

  • @fadumiinichanel98
    @fadumiinichanel98 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal waa mowduuc muhiim ah allah ku barakeeyo

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 3 ปีที่แล้ว +14

    Wlhi wax badan ayaan ka faaiiday 🤔🤔🤔🤔 wll aadan waad mahadsantahay waxaa la yiri qof wax ku siiyaa waad aragtaa lkn qof wax kuu sheegaa baa yar

    • @mohametmiito8690
      @mohametmiito8690 3 ปีที่แล้ว

      Nayaa nin reer buu leeyee xishood lagu awdye

    • @mohametmiito8690
      @mohametmiito8690 3 ปีที่แล้ว

      Lagu wase ka tag nin waan aqaan naagtinu yey ku dilin

    • @fadumoaxmed8529
      @fadumoaxmed8529 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohametmiito8690 hadii uu naag leehaya aniga i guurso ma dhihin ilmo yar ayaad tahay ee soo barbaar caruurta lama caytamo

    • @fadumoaxmed8529
      @fadumoaxmed8529 3 ปีที่แล้ว +4

      @@mohametmiito8690 wiil yar ayuu sawirkaagu u eeg yahay lkn talo fiican ayaan ku siinayaa ha ilaawin in aad dhimayso oo aakhiru la aadayo cayda aad i cayday u og in ilahay ku way diin doono

    • @fadumoaxmed8529
      @fadumoaxmed8529 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohametmiito8690 kkkkk naagta aad sheegayso walalkeed miyaad tahay waad masayr tahay

  • @hogaamiyesaki4749
    @hogaamiyesaki4749 3 ปีที่แล้ว +2

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad Aadan Khadar Cali Jasaklahu Khyraa

  • @user-mo9op1cz2e
    @user-mo9op1cz2e 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله
    الله يبارك فيك اخي

  • @ubahsaleban6299
    @ubahsaleban6299 3 ปีที่แล้ว +4

    Shukran wll JazaakAllah

  • @maryammukhtar5207
    @maryammukhtar5207 ปีที่แล้ว +2

    Manta waxan jira dada 17 waxa ficned video gan ina arko markan jiray 15 ila 16 y gabar walbo dadas jirta waa gbdhaha ay rga ujecelyihin caqligana ka xadan wxan uga dardarmin inan walbo jirta sandahas inay ahato mid an unuglen rga

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 7 หลายเดือนก่อน

      Hhh wlhy waa runtaa wll anigu 18 jir ayaan ahy hablaha 14 ama 15 waan iska jecalahy adigu imika xitaa waad niuraysaa iska ilaali ragga

  • @Jasmine18815
    @Jasmine18815 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah Allah yahfidka akhii

  • @mubaarigaxmed2624
    @mubaarigaxmed2624 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah aasan wll hore u soco

  • @khalidabdi941
    @khalidabdi941 ปีที่แล้ว +1

    Walhi cabka ugu fican ee busho wax.lagu sheegi karo ayad USO gudbisay
    Hadal qosol badan xigmadaysana heebad waa rida waxar kasta oo anay dhalin jaqdo

  • @nasriahmed3388
    @nasriahmed3388 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey haku barakeyo

  • @maxamedayaanle695
    @maxamedayaanle695 3 ปีที่แล้ว

    Thanks sxb jasaaka llaah

  • @mirnamyr2784
    @mirnamyr2784 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallah kher hno

  • @mojidabdisalaam9639
    @mojidabdisalaam9639 3 ปีที่แล้ว +4

    12 Yeeeeh Waan Dadaaley insha allah 1 Rajey nayaa

  • @01axmed31
    @01axmed31 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wll aadnow madiyaar baa buugtii cusbayd

  • @xamseaadan3946
    @xamseaadan3946 3 ปีที่แล้ว +7

    Hadii aad hada u sheegtay ta dabeecad ahaan u dhalatay iyo ta iska dhigdhigaysa maxaa lagu kala garanayaa su'aal muhiima 🤣

  • @xikmad2875
    @xikmad2875 3 ปีที่แล้ว

    m.a ustaad waa mhdsantahy sida aad noogu soo diyaarisay

  • @abdulfattah2090
    @abdulfattah2090 3 ปีที่แล้ว +15

    Gabadh qeylo badan ayaa ugu daran wlhy bidaar deg dega ku gelaysa😂

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 3 ปีที่แล้ว +1

      Hdnh wa ngta kliyeh nin apalkizah mrin krtah😂😂

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 3 ปีที่แล้ว +2

      @mona yousph
      Na myeh ha la si fogneh ka daaa RaGuH waaa pelo lo phnyhe waa in niyada lo dhisayeh😂😂

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 ปีที่แล้ว

      Kuwani waa kuwii ka carara layidhi balo

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamudilmi2587
      Kuweh😂😂🤔🙄😂😂

    • @mohamudilmi2587
      @mohamudilmi2587 3 ปีที่แล้ว

      @@HothoHeego kuwan ku tashanaya an raga bidaar kasoo saarno

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @husseinyousuf8111
    @husseinyousuf8111 3 ปีที่แล้ว +2

    Wxan is lahaa min ayad tahay kollay wax aad jeceshay ayuu ka tagi doonaa maanta balse wixii aan jeclaa ayuu wax ku daray waxaanad moodaa jnuu uga hadlayo talo wngsn, in kastoo aanan daawan muuqaalkii dumarku maxay rabaan waan ku yara caajisay balse waan daawanyaa aqon yahan.

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb
    Mahadsanid wllo👍❤🥰

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 ปีที่แล้ว

    Adan .mahadsanid zhp waan kuwataa

  • @zirhamsa
    @zirhamsa 3 ปีที่แล้ว +1

    Second view cidi iga danbeysa like
    Aadan adna ilhy haka abaala mariyo

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll aadan waxbadan ayaan kaa faa iidnay

  • @mariawasuge3323
    @mariawasuge3323 3 ปีที่แล้ว +15

    3:37 aadanow ciyaarta naga daaa😂
    Nin kolkuu dhinto caruur kaga fakaraya majiree😂😂 ma ragan iyagoo nool caruurtoodi lagu kari la'yahay

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 2 ปีที่แล้ว

      Dhowr shakhsi oo ad aragtay ragga o dhan ha ku xukumin

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 ปีที่แล้ว +2

      Ragg baa jira ...... nin iyo raggna kala duwan

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@zakirboss143lagend wax fahansan

  • @fardozawwarsame8391
    @fardozawwarsame8391 3 ปีที่แล้ว +7

    Really 👌💥💖🥀

  • @zuhraumucamaar2032
    @zuhraumucamaar2032 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaaka laaah kheir

  • @xidigaale6231
    @xidigaale6231 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @xamdazulaiman7918
    @xamdazulaiman7918 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @AASAASTv
    @AASAASTv 3 ปีที่แล้ว

    Masha.alaah saaxib hormar wacan

  • @shabcanmustafe5513
    @shabcanmustafe5513 3 ปีที่แล้ว

    Thank you brother

  • @muscabcadaani8300
    @muscabcadaani8300 3 ปีที่แล้ว

    Saaxib Aadan sahan Guulayso Sharaf ayaa leedahay

  • @ileysofficial9581
    @ileysofficial9581 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going wll aadan sahan

  • @ubaxbudisteabdiaziz9624
    @ubaxbudisteabdiaziz9624 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid huno

  • @abdirzakmohamet1570
    @abdirzakmohamet1570 3 ปีที่แล้ว

    maraafooo wll mahadsanid

  • @user-mo9op1cz2e
    @user-mo9op1cz2e 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco guul
    Inshaa allaah

  • @zuhraumucamaar2032
    @zuhraumucamaar2032 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad adam allh ku wafajiyo liibanta labada daarood

  • @mrchakalaka8830
    @mrchakalaka8830 3 ปีที่แล้ว +3

    Adan waa nin cajiiba intaan garanayay ee alah ha dhooro

  • @kbule_4295
    @kbule_4295 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wllo

  • @dalxiischannelvlogs14
    @dalxiischannelvlogs14 3 ปีที่แล้ว +14

    Hada wxa inoo hadhay kaliya mxy single mother tu u baahantahay iyo mxy buu sadaam baashe u baahanyhy 🤣

    • @mohaniAkwac
      @mohaniAkwac 3 ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 ปีที่แล้ว +2

    Really 🥰👏

  • @abdirahmanjimcale8397
    @abdirahmanjimcale8397 3 ปีที่แล้ว

    Aadan waakusalaamay wall macaan 😍😍😍😍😍😍

  • @abdirazakahmed4692
    @abdirazakahmed4692 3 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid waan ku wataa

  • @amalabdi9344
    @amalabdi9344 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 ปีที่แล้ว +2

    ya Allah wxan kaa baryayaa markaan shaqo Aado ama safar aado Allah ilaahow🙏 Beerteyda🧕 ii xafid.Adaaa kuwa wax xafido oogu ficane?

  • @Ha_samaato
    @Ha_samaato 3 ปีที่แล้ว

    Barnaamijyadii kul kululaa kaama Hayno aadanow

  • @mohametpalfrey
    @mohametpalfrey 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabdhaha Toktooda Hana Soo Jitaan Dee Aadanow 🥰❤

  • @najmaali5877
    @najmaali5877 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh maxay ubaahan yihiin madaxdu ayaa hadhay shukran

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 ปีที่แล้ว

    Waa labda aan ugu jecelahay nolosha kubada io akhriska

  • @asiyaahmedisse1781
    @asiyaahmedisse1781 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid bro😪

  • @abdirahmaanibrahima3749
    @abdirahmaanibrahima3749 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq niyo aadan waxbaden baad baadhey brother 😂😂😂😂

  • @komkamal6322
    @komkamal6322 3 ปีที่แล้ว +4

    Qodopkaa haplaha siwacan ayaan isulafahanay ahey 😆😆😆😂😂😂😂😂

  • @ifrahmuuze7936
    @ifrahmuuze7936 3 ปีที่แล้ว +1

    Exactly 🖤

  • @ismailabdiaziz9577
    @ismailabdiaziz9577 3 ปีที่แล้ว

    Aadanow ustaad xogo muhiim ah baad kahadashey walhi waxana rajeynayaa in hablaheena ey in badan kafaaidi doonan 😊

  • @najeepmoha5709
    @najeepmoha5709 3 ปีที่แล้ว +2

    My teacher

  • @mojidabdisalaam9639
    @mojidabdisalaam9639 3 ปีที่แล้ว +9

    Zhp Aadan Qolada { S C P } Maalin inoogaga Waran Plzzzzzzzzzz

  • @sadamali8630
    @sadamali8630 3 ปีที่แล้ว +2

    Adan walalo siden ku heli karaa bugaagta ay ka midka yihiin الامير,,الأحجار علي رقعة شطرنج
    Teer iyo shala Xamar wan ka dhex-heli la'sanahay ?.

  • @maxamedcumarazkari2365
    @maxamedcumarazkari2365 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @mubarakjibril3575
    @mubarakjibril3575 3 ปีที่แล้ว +1

    🧠mashallah single hablow wlhi hadalkasu wa dhab inanti sharaftede ilalinaysa hadalkasu uku anfacaya

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 3 ปีที่แล้ว +2

    illahaw ku barakee balana kaa dhawro bare wanaagsan baa tahay

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we 9 หลายเดือนก่อน

    Aniga ayaaba aduunka jooga ❤
    Faanba uqaado adigu hadad rabto🌼

  • @user-ch6qq2vj7g
    @user-ch6qq2vj7g 3 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco wll Aadan

  • @iahard2358
    @iahard2358 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa so sheegtay qofi isugu kulmay ma jiraan wll nusqaan ayeynu wada nahay. waan jeclahayna wax laguma helo, sidii la rabo rabi xagii ayuu yalaaa wll dariiqa toosan Allow inagu hanuuni inta unbaa awoodna inaanu dhahno

  • @yarkalaaskadega4040
    @yarkalaaskadega4040 3 ปีที่แล้ว +5

    War aadan ani bal mid yaroo reer burco ah iisoo baadh.😂

  • @bashirabdirashid8142
    @bashirabdirashid8142 3 ปีที่แล้ว +2

    Walal aadan mahadsanid magaceygu waa (Adan) waxaan ku noolahay magaalada Mogadishu wll waxaan ahay qof wax aqriska aad ujecel waxaan kaa codsanayaa in aad mowduuc gaar ah ka soo sameyso sida wax aqriska looda qabsado ama ama caado wax aqris looyeeysho

  • @mohamadomar9227
    @mohamadomar9227 3 ปีที่แล้ว +7

    gabdh asturan oo akhlaaqle oo aan cidi ila lahayn

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkk ku lahaa armaa beertaadii la fashay 😁😁

  • @somalicitizen5933
    @somalicitizen5933 3 ปีที่แล้ว

    Xaqiiq wlhi

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 3 ปีที่แล้ว +2

    Maxay donaysaa gabadha waxaa daawaday 20k muxuu ninku doonayaa waxaa daawaday 15k
    Hadaba halkaa maxaa kacad❔🌚

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed5891 7 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco mudane

  • @abdi-azizabdi-rahman3152
    @abdi-azizabdi-rahman3152 3 ปีที่แล้ว +3

    War adan ma anigad iga hadlaysa🤔

  • @hamzaosman2954
    @hamzaosman2954 3 ปีที่แล้ว +6

    Mnsha allah keep going 👍🙏

  • @kobcixogahaga5925
    @kobcixogahaga5925 3 ปีที่แล้ว +5

    M.sh 🥰

  • @mustafeabdirizak6159
    @mustafeabdirizak6159 3 ปีที่แล้ว

    Wll ka soo hadal muhiimadda waxbarashada

  • @suhaybyousuf6365
    @suhaybyousuf6365 3 ปีที่แล้ว

    Scm adan waxaad kasoo hadashaa LAW OF ATTRACTION

  • @nassiribraahim4490
    @nassiribraahim4490 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahad saniid pro

  • @xamdijaamac
    @xamdijaamac ปีที่แล้ว

    Dhidigaanshahaa uu wiilkani sheegayo fadlan cidii garanaysaay i fahansiiya
    Mida kle qodobkii ugu muhiimsanaa bd ka tagtay ee quruxda ahaa

    • @SUHAYBJOKEF2021pk
      @SUHAYBJOKEF2021pk 7 หลายเดือนก่อน

      dhadignaashu wll waa dumarnimdaada iyo sharaftaada. Inaadan isku ekaysiin/ ama aanad u dhaqmin sida ragga oo kale

  • @xiisstar
    @xiisstar 3 ปีที่แล้ว +2

    Ani ninkeyga mar walba waa ku qeylin jiray oo maba is controli Karin lkn hada waa iska dayay saa iskugu dheceynay Dan kama galo hada ayeeydey baa igu tirii rag walalow wax oga roon ma lahaan ee mandhaay is daji😂😂😃😃

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninkaaga reer cabdi Xirsi ka soo Hadal siiradii nabiga

  • @adenaboubaker8446
    @adenaboubaker8446 ปีที่แล้ว

    Waar aadan maskahda allaha ku barakeyo

  • @maryamodaahirabdi1985
    @maryamodaahirabdi1985 3 ปีที่แล้ว

    Aahey

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 3 ปีที่แล้ว +1

    Dumarow ragu yeydaan debinkooda ku dhicin raga ma jecla gabdh hadal badan gabdh bilaa dhaqan waxay jecel yihiin gabadh asturan

  • @mrlucky5977
    @mrlucky5977 3 ปีที่แล้ว +2

    👏💯🥰

  • @Showman00
    @Showman00 3 ปีที่แล้ว +4

    Adan sahan wll kaso hadal single mothers ani waxan jeclahy garobaha ehe

    • @maymuunalihassan7292
      @maymuunalihassan7292 3 ปีที่แล้ว

      Wll hadda makaa dhabaa 😂

    • @maymuunalihassan7292
      @maymuunalihassan7292 3 ปีที่แล้ว

      @@Showman00 gabadh baan ahay fiiri magaca 😅 ok sorry walashay kula kaftamayayee

    • @Showman00
      @Showman00 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maymuunalihassan7292 magaca waagac gabadh

  • @cimranomar5746
    @cimranomar5746 3 ปีที่แล้ว +1

    Adanow walahay cilimiga saykolajiga waad taqanaa lkin maxaad u dhadaa ma aqaani?