WAREYSI QOFKA LA XANUUNSAN ISHA XASADKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @baabucilmi
    @baabucilmi  3 วันที่ผ่านมา

    +252615065271

  • @faadumocismaan1801
    @faadumocismaan1801 6 วันที่ผ่านมา +2

    Wllhi ilaaheey baa iga sareeye mudo 2 bil ayaa Gadhaan waxey sheegeyso dhan ahay walwal oohin fara badan rabiyow noo dambi dhaaf 🤲😢

  • @sadamdejong
    @sadamdejong 9 วันที่ผ่านมา +5

    Allaha hacaafiyo gabartas wlasheen ah Allah qof walpo ill laxanuusan hacaafiyo🤲

  • @AwalmoalimAbdulahi
    @AwalmoalimAbdulahi 8 วันที่ผ่านมา +2

    Wlhi gabartan anay iga hadlysaa yaarabi qofkasto xanusan kasiiqaad

  • @adnobeahassan9350
    @adnobeahassan9350 2 วันที่ผ่านมา

    Alla aniga wlh xanuun an nafteyda laa nacay I heyso aduun waka niiyad jabay culees anan qadi kariin an wadaa qofna ima daremi karo cabsii aduun wan dalay yarabii igaa qad xanuunkan 💔🥺🤲

  • @user-gy9oq1ey4n
    @user-gy9oq1ey4n 6 วันที่ผ่านมา

    Abaayoh ilahey haku cafiyo ani xitaa sas Ayan ahay

  • @NasraNuux-nf6qq
    @NasraNuux-nf6qq 5 วันที่ผ่านมา

    Alla ma any i daalacaty gabadhani wllhi sidaasan ahy sheekh waxa ii dheer cuno xanuun mudo 3 sno ah liqistaynuna ma fiicna sheekh meel walbana wan mary wana negative haddana waa buka

  • @SaafiAli-wd5oq
    @SaafiAli-wd5oq 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ku caafiyo wlshey qaali

  • @maryanabdullahi9852
    @maryanabdullahi9852 5 วันที่ผ่านมา

    Allah hacafiyo gabadhan yar

  • @54fhkggfd
    @54fhkggfd 8 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga 8 bilood ban xalaadas ku jiraa 😢 ya rabi na caafi

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 9 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ha caafiyo walashey

  • @shukricabdilaahi3809
    @shukricabdilaahi3809 9 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi wllo aniga ayaa dhibataa qaba

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 9 วันที่ผ่านมา +1

    Alahuma sali calaamuxamad

  • @yasinaxmed1245
    @yasinaxmed1245 8 วันที่ผ่านมา +1

    Alah ha cafiiyo

  • @CusmaanMunyesuufi
    @CusmaanMunyesuufi 9 วันที่ผ่านมา +2

    Asc sheq

  • @musiclyrics7674
    @musiclyrics7674 9 วันที่ผ่านมา +1

    markii laga reebo ilinta wllhi gabadhaan meelo bdn iska shabahnaa😢ilahow nacaafi

  • @FarxiyoCsaaq
    @FarxiyoCsaaq 8 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi.arin.ansomaray

  • @HindaAbdi-es2pt
    @HindaAbdi-es2pt 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahy ha ka dul qaado murugta

  • @DuniyoBilaal
    @DuniyoBilaal 7 วันที่ผ่านมา +1

    Wllyal.isoduceya 😢

  • @CRaxmanSuubow
    @CRaxmanSuubow 5 วันที่ผ่านมา +1

    😭😭

  • @samiraissa-cn3pz
    @samiraissa-cn3pz 9 วันที่ผ่านมา +2

    Aniga igashekeynaysa

  • @MahadCabdi-wo6uz
    @MahadCabdi-wo6uz 9 วันที่ผ่านมา +1

    Ala gabadha aney ishegeysaa wlhi

  • @HamdiMacalim
    @HamdiMacalim 8 วันที่ผ่านมา

    Allha ku cafiyo wallshey

  • @abdisalaan5024
    @abdisalaan5024 8 วันที่ผ่านมา +1

    Alha cafiyo

  • @kheerdoontv8160
    @kheerdoontv8160 9 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax

  • @shukricabdilaahi3809
    @shukricabdilaahi3809 9 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh maax lagu daweeya

    • @sadamdejong
      @sadamdejong 9 วันที่ผ่านมา

      Suratul fatixa 7 jeer
      Ayat kursi 7
      Lawada aayad ee suratul baqrah udambeso 7jeer
      Suratul Al kafiron 7 jeer
      Suratul ikhlas 7 jeer
      Suratul Al falaq 7 jeer
      Suratul Al naas 7
      Biyo kutufo cab Kuna qaweyso biyahas inshallah waad cafimaadi

  • @MahadCabdi-wo6uz
    @MahadCabdi-wo6uz 9 วันที่ผ่านมา

    Allow caafi gabadhaan

  • @shukricabdilaahi3809
    @shukricabdilaahi3809 9 วันที่ผ่านมา

    Sheekh sideedan kula xidhiidha

  • @udgonaden9536
    @udgonaden9536 8 วันที่ผ่านมา

    Aniga qaba Odin gurgureyso sheikh

  • @shukriabdirahinadam9550
    @shukriabdirahinadam9550 9 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah

  • @Maryam-ev5rd
    @Maryam-ev5rd 8 วันที่ผ่านมา

    Wllhi ani cml umaleysa ya allah😢

  • @umikheyr2827
    @umikheyr2827 7 วันที่ผ่านมา

    Wlhi ana saas ah 😢

  • @MahadCabdi-wo6uz
    @MahadCabdi-wo6uz 9 วันที่ผ่านมา

    Ala gabadha aney ishegeysaa wlhi