Hayee keen warbaxin sax oo tv yda somali oo dhan ka soo muqo ado sidta magacan ka bacdi waanu ka qori jalle lakin adiga wax noma shegi kartid bila gacan ku dhiigle tuke tahey
si kastaba ha ahaatee Ninkani wuxuu u badan yahay in uu jeclaa in aanu shacabka layn cadayna waxa u ah ila maanta waakaa jooga ee la nool ragii snm oo dowladoobay ee la xididay ee ladhaqan waa laga yaabaa in uu ka yar bood boodayo kolay dhib ciidankiisu qaybta daaroodiyada iyo qaybo kaleba wax gaysteen iyagoo ka baqaya 5 ta midh ee soojeedka kk ninkaa dowladu ha qiimayso oo darajadiisa ha loo kordhiyo iyo guno fiicanbaa
One of those made up and mythical stories of SNM! After 34 years of being in parallel universe, it is a high time for our brothers and sisters in Waqooyi Galbeed to know that we are one and the same!
Waa barnaamij aad-iyo-aad muhiim u ah waana barnaamij loo baahan yahay in lasii wado, oo dad ciddii danbi ka gashay meel kasta oo ay aduunka ka joogaan la dabo-galo oo maxkamadaha caalamiga ah lasoo taago.
Hadii uu snm u goostay oo u dulcad tegey marku hargeysa ku soo noqday ee uu dawladii Somaliana ku noqday shaqaystayna sidee ayay dowladu u qaban weydey ma fahmin Nin snm u galay oo hadana dawladii u ka goostay ku soo noqday hadana lama qaban shekadan igama dhadhacayso lkn ilahay ayaa inaga og
Tuug tuug ma waxooga lacag ah ayaa habarwal Ku siisay oo Ku tidhi tuke magacdil Ku samee Been inuu sheegayo waxaa caddayn U ah markaad ciidan Amar diidid la ismo dilo ee waxaa loo sheegaa taliye taliyuhuna wuxuu ka bixiyaa report dabadeed waa la xidhaa dabadeed waxaa loo diyaariyaa maxakabad millatery markaa ninkani yuu U sheekaynaysaa ma caruur
Labada qof ee is waraysanayaa midkoodna caadi ma aha miyaa? Waayo waxay ka hadlayaan waa wax wada khaldan oo aan fadhiyin. Mise anigaaba si kale ah miyaa?
Adigu si kale ma tihid ee waad garaad badan tahay maxaa yeelay warkiisu waa is burinayaa. Dulcad buu tagay intuu snm ku biiray siduu sheeganayo. Maxaa hargaisa kusoo celiyay ee uu uga noqday dabaakh ama kuug isagoo ahaa nin ciidan dawladeed ahaa miyaanay ciidamadu garanayn mise wuxuu u ahaa basaas snm soo basaasay oo sir uu wado darteed ugu soo laabtay hargaisa
Wareysigu ma suugna ee isinko rali ah , Dadka si fican ha lo wareysto, ciwaanka lo yelo wareysigana ha laga firsado intaan la so guudbiin. Imika ma ninkaan ayaan cawiina misee Tuuke dhibatoyiinka aw reer SLD uu geystay aya laga shekeynayaay Wa bilahi Tawfiiq, Isbedelkuuna ha socdo 😂😂😂
Waa Nin Reer Shabeele ah oo Reerka Isaaq Xidid la ah , Laakin Reer Shabeele Waxa ay Degaan layihiin Ogaadeyn Iyo Xawaadle .
Aggah Qori iibso Aaaa maaney Ciidan Dowladeed aheyn wuxuu waaba sheeko waalane.
Walaahi ninkan sheekadiisa wax baa ka qaldan
Waa la ogyahay dhulkay isaq cida donaysaa inay tahay dhulmahante iyo Ogaden iyaga oo isticmalaya siyad bare Aya xasuuqay shicibka imakana dib U donaya allahu akbar
Wallaahi ninkaan abaal buu inagu leeyahay ee halooo abaal gudo
Warbixintu sax maaha wuu ka boodboodayaa sheekada. Waxba qaldan wariyuhuna ma waydiinayo suaalo baadhis ah.
Hayee keen warbaxin sax oo tv yda somali oo dhan ka soo muqo ado sidta magacan ka bacdi waanu ka qori jalle lakin adiga wax noma shegi kartid bila gacan ku dhiigle tuke tahey
si kastaba ha ahaatee Ninkani wuxuu u badan yahay in uu jeclaa in aanu shacabka layn cadayna waxa u ah ila maanta waakaa jooga ee la nool ragii snm oo dowladoobay ee la xididay ee ladhaqan waa laga yaabaa in uu ka yar bood boodayo kolay dhib ciidankiisu qaybta daaroodiyada iyo qaybo kaleba wax gaysteen iyagoo ka baqaya 5 ta midh ee soojeedka kk ninkaa dowladu ha qiimayso oo darajadiisa ha loo kordhiyo iyo guno fiicanbaa
One of those made up and mythical stories of SNM!
After 34 years of being in parallel universe, it is a high time for our brothers and sisters in Waqooyi Galbeed to know that we are one and the same!
Ninkan Taariikhda uu ka sheekaynayo iyo cimrigiisu isma laha wuu ka yaryahay anoo maanta awoowe ah baan aad u yaraa xiligii siyadbare
ninka sirdonki inu isa sheego daye ,in lo aqon sado maha ana xagan bad kushegysaaa 😊
Tuke maanta Laascaanood buu joogaa isaga oo lasoo tarxiilay dhalashadiina Maraykankana lagala noqday. Inshlh waxaan rajaynayaa inuu gacanteena soo galo.
Idamka ilaahay gacanteenuu soogelidoonaa isagoo dicifa
Gacanteena soo galo! waad riyoon kartaan IIDOOR ! Mareykan waxba waad kaga QAADI weydeen!
@@shukri114mohammed2
Maraykan iyo candaba soowtaa aanu kusoo cadaabnay hhhhh
Hadana laascaanood ayaanu ku dhex cadaabi doonaa waad arki hhhhhh
waan kaga qaadey oo laba sano ayuu xidhnaa imikana dhiiga dadka ayaa halkan keeney
@@mohdabdirahman ma habaar ayad ku qaban qaawaney
Xasanoow ninkan sheekadiisu waa isku dhexyaac tababare aqoonsare leh hadana taabarka uu bixiyo noociisa maad waydiin haduu SNM u galay oo uu taangiyo u geeyey siduu hadana hodheele hargaysa uga noqday? hadana ciidankii cirka ayuu dib u galay shaqadiisu ma sirdoon bay ahayd?
Kanı waa rer shabeelle askartii somalia meesha uga hadhay beentiis weeye
Dhanaane waa Dugsigii Tababarka,ee,aan kasoo baxay Taariikhdee bay ahayd dheh
Xilima?
Kaadib
Waan ku Dawaqey kolkaas meel aan u raaco garan waayey.
War Ibrahim Haliokoco plz
Masha allah
Ninka si degen oo faahfaahsan u wareyso markhaatiga nool ka faaideyso oo history ka reeb
Kani iyo adiguba beenbaad isgu sheekayseen
🐄🐄🐄🐄dii!
“Tuke ayaa icuney”😂
Huuno!
Waa markaan Wariye Soomaali Nici jiray Qofkii oo sheeko wada ayuu sheeko ayuu mawduuc iyo mawjad kale galinayaa
ninkani waaa mujaaaahid xaqiiiiiqa wax haloooooqabto
Tuke muwaadin u adeegaya ayuu ahaa dalkiisa habeen iyo maalina utaagna siduu ucidhib tiri lahaa argagixisadii SNM ee itoobiya soo hubayn jirtay
Sodonkiisanoba silic ku nool iyo xabsi buu laders ahaa mar uu uber ka xamaasho mar uu garoonka xaadh xaadho iyo mar uu tahriibo ilaa imikoo uu da yahay oo lasoo tarxiilay
Iilahay ayaa kajaraya hadii anu tuke kudhiman dagalka lascanod kaqarxi dona dhawan
Waa barnaamij aad-iyo-aad muhiim u ah waana barnaamij loo baahan yahay in lasii wado, oo dad ciddii danbi ka gashay meel kasta oo ay aduunka ka joogaan la dabo-galo oo maxkamadaha caalamiga ah lasoo taago.
200 kabadan intuu ku diley gabiileey hrg lama rmtirirkaro waa dhiigya cab tuke
Isaaqu wa gun whi ninka kaliyah ee hawiye way xaqiren
Tuke magac baad uyeesheen wuxuu ahaa fulay cidna wax mayeelin
Hadii uu snm u goostay oo u dulcad tegey marku hargeysa ku soo noqday ee uu dawladii Somaliana ku noqday shaqaystayna sidee ayay dowladu u qaban weydey ma fahmin
Nin snm u galay oo hadana dawladii u ka goostay ku soo noqday hadana lama qaban shekadan igama dhadhacayso lkn ilahay ayaa inaga og
NINKAN Abaal kiisa MA GUDI karno DAdkuu bad baadiyay Ayaa jooga wadanka waa nin reer sland jecel oo la dhiig ah
Basaas buu u ahaa dawlada siyaadbare sirtuu ka soo qaadi jiray xeryaha qaxootig
Waa beenaale waligiis Tuke manoqon Taliye Gaas,haa taliye guuto.
Kkkkk Qaad iyo wax kale ayaa meesha kamuuqda.
War yaan lagu hiring
Miskiin an dentist ogeeg batahay
Tuke inuu halkaa haystay cidwaliba waa ogtahay hadana faahfaahin dheeraada kamaad waydiin kamanuu sheegin!!!?
Maskiin Mike lahoosdhigtay
Waxoogaa is dhex yaaca ayaa wariye nimadaada la muuqatee is yar habee oo xidhiidhinta xooga saar sheekh.
Ninkaan ma soomaali baa??? Walahi Sawahili weeye 😂😂😂😅😅😅😂😂 Reerkaan waxbaa ku Jira waa Garam garam.😂😂😂😅😅😂
Wariyuhu taariikh aanu garanayn buu ka waraysanayaa ninkan
Ninka waa reer qoryoley oo digil iyo midhifle ah nin baa soomaray ay isu reer qoryolay ahaayeen oo cabdlle sacad ah ninkii baa reerkood u sheegay inuu ku nool yahay garayacawel aabihii iyga oo wada hadaley ayaa ogaa oo aabihii hooyaddii iyo da.adii ka weyned iyo da.dii ka yarayd buu weydiiiyay
NINKA ASKARIGA DIIFBAA KA MUUQATA! CIIDAN KU SHEEGU MIYAANAY LACAG SIIN? DAWLADI MEESHA KAMA JIRTO!!!
DHANAANE MEEL AAD U TABABAR XUN BAY SGSYD OO ADg very hard life NINKA HALKAA SOO MARAY NIN RAG KA TEGAY
Markhaati ayaan kaaga ahay, meel adag bay ahayd.
Ninkaas askariga ah sey qaas halo firiya Somaliland.. wa ina retirement package lasiyo inshallah..
WAAR NINKANI WAXBADAN AYUU QARINAYA EE HALA SOO XIDHO AB8HII WASE DAD BADAN AYAA KU MAQANE
XADHIG ! CUQDAD IYO XANUUN BAA CALOOSHIINA JIIFA!
@@shukri114mohammed2adigu vedioga maxa ku keenay marki hore??
Orod oo dhaanto cusub iyo fardo akhiro iyo hoyadaday cagdheerta meelaha ka daawo
Tuke waafulay waakii isagoo liita kacararay dalka ee magan gelyo waydiistay gaalo haduu sooba noqday insha allaah gacantaa lagu dhigi doonaa
XAAR IYO SHUBAN!
Ma siil baaro leh ayaa kusoo qabana tuke waaka boogta ilaa iyo iminka idinku taal idinku dhigaye ee magaciisu saska idinku riday
War ninkan miskika ah waxba ma ogee adigu afka hawgelin tuke iyo morgan
Qaybta 26 aad waa ciidanki afweyene ee waqooyiga somalia u fdhiyey 21 wa qaybta majeertenka dhulkoda
Hadu doono isaag laay dadka waa jareerti laay dadka isaaq ah
Waxaan ahay muwaadin somalilander ah waxaan ku noolahay uk
Waxaan ahay askari ka tirsan ciidanka sirdoonka uk 🇬🇧
Ninkani waxbuu qarinayaa waan dhamaystat waraysiga
Any way hada wakhti ayaa kasoo wareegtay xiligaas
Balse shaki weyn ayaa iiga muuqda
Waxbuu qarinayaa waa dadkii dadkayaga laayay
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN, WUXUU ABAARSIGANI KU FAANAYAA, GAALO AYAAN BASAAS U AHAY WALEE JANADA ILAAHAY IN AADAN URINAYN
Aniguna sirdonka slnd baan ahay
Aniguna sirdonka slnd baan ahay
@@yaasiinhassan2127 welcome wll wadankeena waa inaan ka.ilaalinayaa faqashta iyo xaaroodka
@abdirisakdirie3124 janada adigu malihid
Iminka ma waxa uu kaa dhaadhicinayaa isagoo ahaa madaafiicda Snm madaafiic ku muu ridin
War Kani waa benaale
ninkan waa beesha jareerwayne waa nin somaliyeed ma ahaan SNM haduu yahay mujaahid ayeey oran lahaayen.
yara qaldaan ayuu noqday.afka qaldaaminta ayuu bartay waa reer baare waan nin daruufaysan.
Kani majareer weynaa
Waxba kama Fahmin bal is Qabadsiiya
Waar ninka ninkii tuke ee madaxda u ahaa ka warayso
Waar laba laba deey soo waraysta naga daa Riyaawada oo.
Odaygan hala caawiyo
Ninja waa in wax loo qabtaa lana dalacsiisaa insha allah.
Markuu dulcad tagay maxaa ka lifay in uu mardanbe ugu soo noqday faqashta halkaa su aal ka waydiii
Hadaad reer Gabilay tahay Abaal buu inagu leeyahay ninkani ❤
Waa taariikh 😮😮😮😮😮😮
Waar ninkan hadey ka dhab tahey waxaan u shubayaa si fiican u wareyso,
Kani.waa.asaasaq.wax.uukalagaranaye.majiro.
Siilka walasha oo shaarbo leh soo sawir
Waa been waxan uu ka sheekaynayaa
Waa beentii GAAS 2aad Tuke muu heysan ee wuxuu ahaa taliye GUUTO ( GABILEY)
Kani waa Beenaale wixiisu isma haystaan
Caac.baad.kasheekaynaysaa.aan.saliyo.raad.toona.ahayn.vadaawagd.kubeeraysa..tuke.uu.jooga.balmaxaad.kaqaadi.kartaa.gabilay.ba.lagugutumi.marlabaad
Waka lagaso fustafiriyey melwaba stupide Fakash
Beenaale, tukana waa joogaa
Tuug tuug ma waxooga lacag ah ayaa habarwal Ku siisay oo Ku tidhi tuke magacdil Ku samee
Been inuu sheegayo waxaa caddayn U ah markaad ciidan Amar diidid la ismo dilo ee waxaa loo sheegaa taliye taliyuhuna wuxuu ka bixiyaa report dabadeed waa la xidhaa dabadeed waxaa loo diyaariyaa maxakabad millatery markaa ninkani yuu U sheekaynaysaa ma caruur
Labada qof ee is waraysanayaa midkoodna caadi ma aha miyaa? Waayo waxay ka hadlayaan waa wax wada khaldan oo aan fadhiyin. Mise anigaaba si kale ah miyaa?
😂😂!iga Aamus!
Adigu si kale ma tihid ee waad garaad badan tahay maxaa yeelay warkiisu waa is burinayaa. Dulcad buu tagay intuu snm ku biiray siduu sheeganayo. Maxaa hargaisa kusoo celiyay ee uu uga noqday dabaakh ama kuug isagoo ahaa nin ciidan dawladeed ahaa miyaanay ciidamadu garanayn mise wuxuu u ahaa basaas snm soo basaasay oo sir uu wado darteed ugu soo laabtay hargaisa
Ciidan Gaas ah baad wadatay ,Tuke ma taliye guuto ayuu ahaa mise Taliye Gaas?.Gaasku dhismihii ciidamadii Soomaaliya waxay ahaayeen 4500 ugu yaraana 4000 Askari.Tuke sheekadiisa waa alifid hadda ah
Wareysigu ma suugna ee isinko rali ah , Dadka si fican ha lo wareysto, ciwaanka lo yelo wareysigana ha laga firsado intaan la so guudbiin.
Imika ma ninkaan ayaan cawiina misee Tuuke dhibatoyiinka aw reer SLD uu geystay aya laga shekeynayaay
Wa bilahi Tawfiiq,
Isbedelkuuna ha socdo 😂😂😂
Waan ku Dawaqey kolkaas meel aan u raaco garan waayey.