Baaqa Odayashan & 4 Qodob oo Kasoo Noqday & Danta ay ka leeyihiin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 91

  • @aliawad2288
    @aliawad2288 2 วันที่ผ่านมา +8

    Inaadeer ILAAHAY ha ku xaafido 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 วันที่ผ่านมา +8

    Asc guuleyso walal sax weeye ilaah haku barakeyo aqligana haku daayo amiin 🤲💙❤️📿✅️👏🔥💪💪🔥🔥💯💪
    Guul iyo gobanimo dowlad pundland iyo ssc khaatumo iyo, juboland
    Ilaah dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran amiin 🤲🤲🤲❤️✅️👏👏👏

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤❤❤❤❤❤ guuleysta harti guuleysta 🇸🇴 baraxley ceerigaabo gaalkacyo kusocoda xuduudena xira inshaallaah cadowga cagta Mariya difaacaya adkeeya gaadmo iskajira gaadmo ayey wadan
    Nabadi. Majirto kafeejignada

  • @SafiyoFarah-j4u
    @SafiyoFarah-j4u 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dad waalwaalan baad Rabtaan inaad wax u sheegtaan oo xataa mooda inuu siyaad bare uu soo weerarayo oo sh.isxaaq baa fariin soo diray leh SubxanaAllah umadaan Allaha caafiyo wax fiyoow ma aragnee

  • @aminam3470
    @aminam3470 2 วันที่ผ่านมา +3

    wa sax you’re right

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahay sanadkan 2025 ha’inooga dhigo mid nabadeed. Colaadan meel walba ka’socotana ha’inaga damiyo. انه ولي والقادر عليه.

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂waa wax lalayabey
    Bismilaahi Raxmaani Raxiim
    Oo markii islaamaha suuqa
    Fadhiya labililiqeysanyay
    Ee 🍅yaanyada
    Lagaboobyey maa Nabad laga hagaajiyo. Belaayo
    Inta lasamey iyo xumaan oo
    Ddka la dilo oo dhaco
    Hadana khayaano lawado oo beensocoto waa kalabix
    Ninkasta xoogiisa hafuulo💪
    Kaasa sheqeyn Insha Allah

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 วันที่ผ่านมา

    Geesi guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar alahu akbar

  • @Raho339
    @Raho339 2 วันที่ผ่านมา +4

    Alloow Iidor Sharkooda KuCeli

    • @Rhali-x5q
      @Rhali-x5q 2 วันที่ผ่านมา +1

      Aamiin yaaa Allah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 2 วันที่ผ่านมา

    Indoor waa fashilmay ❤❤❤

  • @abdihakiimdahir3796
    @abdihakiimdahir3796 2 วันที่ผ่านมา +2

    Asc. Waa huuha. Iyo faysal. Dhur waa

  • @ahmedmumin2403
    @ahmedmumin2403 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sinn Fien iyo IRA weeyaan. Both Irish freedom fighters.... I love sidaad u faaqidid... nin wax badan og

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 2 วันที่ผ่านมา +2

    GUUUUUL SSCGUUUUULDAAROD ❤❤❤❤❤❤

  • @AxmedAxmed-ep7yl
    @AxmedAxmed-ep7yl 2 วันที่ผ่านมา +1

    Qaasin Sh Saleban Haku Daalin Nabada Yaa U Haya Hadaanu Nahey Cali Gari Heyno Qorlugudna Waa Gubeynaa

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 2 วันที่ผ่านมา +2

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉 haiyay qaran waad asiibtay waa sidaa aad u sheegtay wadagaranay

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 2 วันที่ผ่านมา +1

    Baaq khiyaamo ah cidi ujoojin mayso waana lays arkayaa ee iidoor hays xejiyaan

  • @AbdulazizMohammed-w6y
    @AbdulazizMohammed-w6y 2 วันที่ผ่านมา +2

    odayaasha iidoor waa dadmooryaan ah waana dad xanuunsan

  • @MaxmedMaxamud-b1i
    @MaxmedMaxamud-b1i 2 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali lan wax payidhaahdaa majirto wayisku dhamaatay insha allaaah todobaad ka dib kibirka iidoor oohin baa xigi ha odhanina maanaan ogayn

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo ♥️🙏🙏♥️♥️🙏♥️💪♥️💪♥️♥️💪💪♥️💪♥️💪♥️💪♥️💪♥️💪♥️💪♥️

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 2 วันที่ผ่านมา +2

    Illaahay masaalaxo ha dhex dhigo dad ka is dilaaya dagaal wiilba ku dhinte wiil kuma dhasho nabadu waa macantay ee nabada ka shaqee akhira ka danbeesa

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 2 วันที่ผ่านมา

      Aamiin

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 2 วันที่ผ่านมา

      Aamiin

    • @Rhali-x5q
      @Rhali-x5q 2 วันที่ผ่านมา

      Yaa diidan nabada illaa mudo ku dhow labo sano ayaa nabad loogu baaqayey ilaa hada war cad lagama haayo, Insha allaah guul iyo gobonimo viva Daraawiish ssc khaatumo

  • @saynabmohamed5479
    @saynabmohamed5479 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢baroorta aayar nacasoow

  • @FuadEbrahim-n8n
    @FuadEbrahim-n8n 2 วันที่ผ่านมา

    الحديث الذي رواه البخاري عن رسول الله صل الله عليه وسلم:
    لايلدغ المسلم من جحر مرتين.
    صحيح نعم، معناه ينبغي للمؤمن أن يأخذ حذره إذا لدغ من جحر من إنسان يأخذ حذره، إذا كان زيد خدعه مرة فليحذره حتى لا يخدعه مرة أخرى، وإذا كان عمرو ظلمه في المعاملة فليحذر أن يخدعه في .... في معاملة أخرى وهكذا، يعني: ينبغي له توقي الشر ممن خدعه أولًا أو أضره أولًا. نعم.

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa runtaa

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa. Dadkaa. Dadka. Furtay. Miidhiyaha. Waxaa. Tahay. Munaafaq. Ku. Dhuumanaya. Afka. Diinta

    • @mahmoudhersi4603
      @mahmoudhersi4603 2 วันที่ผ่านมา

      Qoraalkaagu joogsiyo badanaa!! Kkkk... Miyaadan weligaa qawaaniinta qoraalka baran?!

  • @YuFarah2007
    @YuFarah2007 2 วันที่ผ่านมา

    Isaaq siddiii dhulbahante ugu soo jeestay way waasheen

  • @colombia_130
    @colombia_130 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sax sax sax ❤❤❤❤❤

    • @wadanidhabtaha506
      @wadanidhabtaha506 2 วันที่ผ่านมา

      S. S C
      A. A. I. KHAATOMO SEEG 🤪🤪
      KH. B. I
      A. O. L
      D.

  • @rihamajama9836
    @rihamajama9836 2 วันที่ผ่านมา

    baaq majiro waa hoosaasin

  • @zaynabmohammed7736
    @zaynabmohammed7736 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahy ha idiin barakeeyo caqliga, ilaahy amarkii ninka dhalinyarada ee daarood ma caytamo cidna ma aflagaadeeyo halka slnd kuwooda ugu waawayn caytamayaan oo hadalka kiisa xun adeegsanayaan

  • @Husseincartan
    @Husseincartan 2 วันที่ผ่านมา +1

    Niyow nabada marka laga shaqaynayo waad dhibsataa, colaadana waad ku faraxdaa ma shaydaan baad tahay😢😢

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h 2 วันที่ผ่านมา

      Idoor ka isku habar wacda kuwas munafaq ma aha niicle idoor😂

  • @CabdiraxmaanYusuuf-f1z
    @CabdiraxmaanYusuuf-f1z 2 วันที่ผ่านมา +1

    Wxad iska dhigaysaa wxaanu alleba kaa dhigin diinna waad akhriday kumana dhaqmasid lkn calooshaada uunbaad hadashay lkn wx macno ah maad samayn

  • @ahmadalsomali3395
    @ahmadalsomali3395 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 วันที่ผ่านมา

    Feysal maamulka kuma jiro maamulkana nabadu waa ka dhab hadalka feysal siwacan u dhageysow ictisaam ayuu ku tilmaamayaa in dawladnimadii gacmo ku yeesheen ee update iska dhig wlle.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    idoor wa khawaarij ilaahay sharkoda hakuceliyo

  • @Ceergabo
    @Ceergabo 2 วันที่ผ่านมา

    Siday ahayd baad arintaas ugu hadashay waxaad ka tagtayna ma jirto. Mahadsanid

  • @mohamednour-o2k
    @mohamednour-o2k 2 วันที่ผ่านมา

    الرسائل التي جاءت من قبل مشاىخ قبيلة الاسحاقيين الصومال هي المسالمة بين الشعوب المجاورة وإيقاف نار الحرب ونار الفتنة والإصلاح بين الناس والعمل على مصالح دينهم ودنياهم وإيجاد الأخوة الإسلامية بين الناس والتقارب فيما بينهم

    • @Umamiir
      @Umamiir 2 วันที่ผ่านมา

      رسائل تهديد ووعيد ومظلوميات ودعوة إلى السلام في نفس الوقت! هههههه
      ارسوا على بر الله يهديكم..
      أم أنكم ترون أنفسكم أنكم أذكى من غيركم!!
      أم هذا الجنون بعينه..
      من الذي اشعل الفتنة؟! ألستم من نهب البيوت والمتاجر في عيرجابو.. عمري ما شفت مجتمع ينهب حتى الخضار والفواكه!! يا للعار..

  • @mohamednour-o2k
    @mohamednour-o2k 2 วันที่ผ่านมา

    Cali aadan xuseen : ( cali dhuux )abwaan dhulbahnte

  • @naimahirsi3405
    @naimahirsi3405 2 วันที่ผ่านมา

    Waumad shar badan

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 2 วันที่ผ่านมา

    Dhaysigaa. Waa. Xanuun. Dhagaha. Dadka. Ku. Dhacaya

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา

    Sax 😅😅😅😅 Yaala gaadayaa??

  • @kaisehassanjama2075
    @kaisehassanjama2075 2 วันที่ผ่านมา +1

    Naxli iyo Xumaan wax aan ahayn Lagama Faa'iidayo Dhegaysigaaga

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    edeb bey yeesheen wiilashii ugaadhyahan ee ceerigaabo dabka ka bilaabey iyo xawaaladle firdhiye in harti iyo wada jirkiisii wax lagu ahaa iyo in kale soo lama ogaan runtii

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    nagaad faragalinta ka daa beesha warsangali xaq uma lihid adigu

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    beesha warsangali hadii dhulkiina iyo wixii dhacey mag dhow laga baxsho ciidanka puntland xuduuda tago ceerigaabo ku noqda dhulkiina ayadoon dhib dhicin

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา

    Nabad raadin maaha taniyee waa Jaha wareerin iyo ila meerayso

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev 2 วันที่ผ่านมา

    Boqolkiibaboqol baad Ku saxsanyahay EE warkooda iskadaa walaale

  • @AliHassan-rp9ue
    @AliHassan-rp9ue 2 วันที่ผ่านมา

    Baaqa waxaa sheeegaya qurjigaagii

  • @NimcoSagal-d3m
    @NimcoSagal-d3m 2 วันที่ผ่านมา

    Caqli laawayal dowlad dhisn ayadrabtan inad qaybgosatan siqbilaysan markihore3 xolo badiya ookudhxjira ayad ahydeen wanad wajansheen dhulbari hore laxoreyey aya imika raba in dib loo xoreeyo🎉 meshan somalinimo laysku afkar gartaa majirto mar tahy dowlad burburnteeda wxad doneysan wax dwlado badan isku heys tanin somaliand ķubixiso bilash

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 2 วันที่ผ่านมา +1

    Haddii Ceerigaabo ay wada degaan afar beelood oo lababa isku reer yihiin labadii isaaqa ahaa way isku duuban yihiin. waxayna ku baaqeen in ay heshiish ka doonayaan mid ka mid ah labadii daarood taasina waa cay.

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    nagaad hadal kaagu waa badan yahey micna badan malaha

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    taladaan la ruugin waa lagu rafaadaa

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 วันที่ผ่านมา

    2 baaq oo ay udhaxaysay 12 hours oo midna nabad yahay midna colaad yahay qaybta waalida udaa.

  • @Calimaxamad-k6u
    @Calimaxamad-k6u 2 วันที่ผ่านมา

    Munaafaq Xaarood waxba haladhin

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 2 วันที่ผ่านมา

    Hartiweynow dad sharafta iyo nabada yaqaana oo goba ayaa tihiin laakiin snm intaa midna maaha waxayna doonayaan kala tafaraaruqiina sidaa daraadeed halaga digtoonaado

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 วันที่ผ่านมา +1

    Colaada daarood ba sababayi oo isaaq ku soo duulayi inbadna waa la baryayeyi

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    warsangali baa lala hadley adigu jawaab malihid ceeb baad soo kordhisey warsangali waa dad buur ku tiirsan adigu fudeyd baad la joogtas waxna ma qabsan kartid

  • @mohamednour-o2k
    @mohamednour-o2k 2 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka galla Niman yahw jaalayaal

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    dhulbahante idinka yaa idinla hadley mise nafbaa idin wada

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xaaladu waxay taagan tahay "Qaybi oo u taliya".
    Odayaasha Idoor waxay akhriyeen "fanka dagaalka" (Sun Tzu).
    Dhulbahante dhinaac bay u la heshiinayan, Warsangelina dhinaac kale bay u la heshiinayan.
    Harti midnimaysan waa "cabsi cabsi".

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 วันที่ผ่านมา

    Guleyso wa xaqiiq sas iyo in ka daran a aminsan nahay nabad bug ah waye kala qeybi Harti

  • @zahrahassan4756
    @zahrahassan4756 2 วันที่ผ่านมา +1

    Aaqira, halkaad geli. Afkudiigle.

  • @Umo580
    @Umo580 2 วันที่ผ่านมา

    👌👌👌🫶🫶🫶♥️❤️✅️✅️⭐️⭐️⭐️

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 2 วันที่ผ่านมา

    Gary aqan dhabao

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา

    Faysal cali waraabe waa Afayeenka beesha isaaq Afkooda saxda ah buu ku hadlaa iyo waxay qarsanayaan

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 วันที่ผ่านมา

    Mayee siilkii hooyadaa baa baaqa diraayay cagdheer daarood qadhmuune

  • @XuseenAwcabdi
    @XuseenAwcabdi 2 วันที่ผ่านมา

    S /land inay kamid ahaadaan ayay nabadu ku xidhan tahay

  • @AbdirahmanIsse-pw8lj
    @AbdirahmanIsse-pw8lj วันที่ผ่านมา

    Idoorku waa. Is. Kadlayaal. Yaan. Waxba Laga dhegaysan

  • @kayseduale1771
    @kayseduale1771 2 วันที่ผ่านมา

    Waar odayaashaa waa munaafiqiin idinka idiin shaqeeya oo huwanta ka mid ah ee bagaad ugu jawaabtay
    Anaguba ma jeclin oo koofiyad baclayaal dad aad ugu neceb yihiin

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    hartigaad sheegeyso reer puntland halkaan baad ka eydeyn jirtey warsangali asana lama iidnan tashan kadibna ceerigaabo baad isku qaadeen dadkiina waad soo qixiseen hadana dibqarax baad joogtaan dhulbahante tuulo yar isaaq kama qabsan karro marka hadaa hartinimo ka shee keyneysaa

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 2 วันที่ผ่านมา +3

    Nagaad TV adiga maxaa uga hadli weysay ciidankii Puntland ee dhoolatuska weyn sameeyay iyo dagaaladii ciidanka Puntland iyo Argagixisadii dhex maray. adiga maxey tahay cuqdadda aad u qabto reer Puntland waa kuwii idin soo gormaday naf iyo maal idinku bixiyay.

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 2 วันที่ผ่านมา

    WAXAAN U JEEDAA QAAR QORAALA DOODA WAAYO BEESHA ISAAQ IYO URUR SAMAALE MA JECLA QOFKA CAQLIGA BADAN EE SAY TAHAY U FAHMAYA ULA JEEDOOYIN KOODA FOG FOG

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    harti ayoogoo isku Durban baa laascaanood bey ka dagaa lambent firdhiye baa xasan shiiq iyo ismaaciil cumar geele hoos galey markii dhulbahante kalidii noqdey waa taas ceerigaabo laga saarey maantana waxey ubadan tahey in salinta i iyo shangeed wey kabilaamin

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 2 วันที่ผ่านมา

    shangeed iyo buqdharkeyn iyo salinta markii dagaalo is daba jooga ka bilowdaan hiil harti lawaayo bey inoo tahey

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 2 วันที่ผ่านมา

    Diradiraale ayaad tahay iyo nin balaayo jecel.

  • @samoc5405
    @samoc5405 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂 nabad bilaa shuruud ah ma rabtaa😂😂 ceerigaabo hal calan oo aan somaliland ahayn kama muuqan karo😂😂 taa haddii aad ogoshahay waad kusoo noqon kartaan gurigiina. Haddii kale taleex laasacaanood iyo buuhoodle ku warwareeg. No maakhir state or ssc flag in ceerigaabo over my dead body. Iska maqnaada. Odayaashan wey degdegeen jeelka madheera ayaanu kugu raynaa odayaasha iidoor ee nabada lawareegaya.

  • @Anab-v1n
    @Anab-v1n 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤