odoo ii sii faaiideynaya sxb masawirka gujis sax ma yahay? mida kale nin ba waayihiise ana waxaan xasuustaa maalintey dhimaneysay farxiya cali 1999 heesihii rasmiga ahaa waa kuwan dhakac dhakac lama rabee
Buuxaw xuseen Jaamac robleh wuxu ahaa abwaan iyo jilaa lkn Maxamed Cabdillah gujis wuxu ahaa hoobaldii walaalo Hargeisa hasa badan buu lahaa o Radio Hargeisa laga soo dayn jiray
Ma la hubo inuu u kan sawirkiisii yahay Aun. We need some information waxaan se ogahay inuu sacad muuse ahaa Kan sii ahaa reer gadiid.fanaankan baan ka hadlaya Gujus
Waa laba nin oo gujis la yidhaahdo.mid halabuur buu ahaa nurse kalkaaliyo cafimaadk ayuu ahaa oo makaahil buu ahaa.kan kale hobol buu ahaa reer gadiid buu ahaa markii danbe east Africa ayuu joogay in badan marku ka yimad wuu geeriyoodey sidaasi u haysto...Mr Duni kale Rasdhid
Allah Ha u Naxariisto Marxism Muxammed Cabillaahi Guy is.
hubaaal waa abbaarahii 1967-68 waa 2 fannaaan oo codkoodu ku suntaanaaa Idaacadda Radio Hargeisa
عمالقة الفن والطرب الاصيل علي الزمن الجميل الا يرحمهم ويغفر لهم جميعا
Kaydkii Radio Hargaysa.
Magaca Fannaanku Aun Waa Maxamuud Ee Maxamed Maahan
walaal maaha maxamed cabdullaahi gujis ee waa maxamuud
wwwww yasaal heesaha waa laku kaweyn yahay waayo waayihii wacnaa gacan ayaa kutaagey horey usoco madax sare
Sxb thanks a lot. Caawa sad ayaad iiga farxisay. Waxaan iigu danbeysay 1975. Billo kadibna wuu geeriyooday alaha u naxariisto. Gurigii uu deganaan jiray hada was masjid ku yaala xaafada ceel Hindi degmada howl wadaag. Markale mahadsanid sxb
Nin Waaya Joogay, Cimriga allaha ku barakeeyo
Cimriga allaha ku barakeeyo waayo qurux badanaa usoo jogtay
odoo ii sii faaiideynaya sxb masawirka gujis sax ma yahay? mida kale nin ba waayihiise ana waxaan xasuustaa maalintey dhimaneysay farxiya cali 1999 heesihii rasmiga ahaa waa kuwan dhakac dhakac lama rabee
@@cumarislaw sawirkiisu waa sax non ka gaabanina Wii yaraa. Said ayuu u gaabnaa
Ya salaam waayo waayo
Hees qiimo badan erayo wanaagsan allaha Aun labadaba
saxib yal ninka la yidhahdo maxamed Cabdilaahi gujis taariikhdiisa ya wax iga taban kara mel lagu hadal hayaba ma arage ninkas
Wuxuu ahaa hoobaladi walaalo Hargeisa
@@sssdddf8508 wllo adigu waxad shegaysa malaha abwaan xuseen jaamac rooble xaaji gujis
Buuxaw xuseen Jaamac robleh wuxu ahaa abwaan iyo jilaa lkn Maxamed Cabdillah gujis wuxu ahaa hoobaldii walaalo Hargeisa hasa badan buu lahaa o Radio Hargeisa laga soo dayn jiray
@@sssdddf8508 haa sax wllo tolow wakhtigu dhintay iyo taariikh faneedkisi wax ma ka haysa wllo
Waa fanaan Reer Hargeisa ahaa, 1960 kii ayuu ku soo biiray kooxda Walaalo Hargeisa. Markii bambena Xamar ayuu tagay, Isaaq/ HabarAwal/ Reer Gadiid. AHN
AUN Amiin ❤❤❤ waxa ahaayeen 2 fanaan oo dhxal weyn nooga tagay
HEES xusid mudan.❤️
أيام زمان كانت أيام ❤
Yaaa waduuud
Eesh calaa heees waa hees iyo badh.
Sahra axmed jamac sooo badi hesa,heeeda bro
Asal hees👍
Maxamuud cabdullahi gujis iyo maxamed cabdullahi gujis walaalo miyaa ama waa labo nin kala nooc ah
Waa Mohamed Abdillahi Gujis
Waaya waayo Goormee iigu danbeysay heestaan? mahadsanid
Ina.abti.hey.eryine.soo.geli.
Xasan.diiriye.iyo.farxiyo.cali
Aaaminoo axdiga adkee ma iloowayee
Hanayey.rabi.ha.u.naxariisto
Heeso aan la heli karin ninkii yaqaan uun baa yaqaana.
Ma la hubo inuu u kan sawirkiisii yahay Aun. We need some information waxaan se ogahay inuu sacad muuse ahaa Kan sii ahaa reer gadiid.fanaankan baan ka hadlaya Gujus
Wllo reer gadiid muu ahayn makaahiil buu ahaa ciidagalena dhalay alla yarxamu
Waa laba nin oo gujis la yidhaahdo.mid halabuur buu ahaa nurse kalkaaliyo cafimaadk ayuu ahaa oo makaahil buu ahaa.kan kale hobol buu ahaa reer gadiid buu ahaa markii danbe east Africa ayuu joogay in badan marku ka yimad wuu geeriyoodey sidaasi u haysto...Mr Duni kale Rasdhid
@@rashiidsulub1235
Maanshalahaa waad haysaa taariikhda waa sax labba gujis ayey ahaayeen
Saaxiib adigoo raali ah farxiya cali yey ahayd waayo qabiilka in la isku garto waa caadi laakiin qabyaalada ayaa xun
Iyo aamina feer iyo marwo maxamed sababtoo ah aad baan codkood u jecelahay
@@mohamedmohamud3432 Farhia Ali waxaan maqlay inay Dhulbahante oo khaalid ah ahayd. Saado Ali inay isku reer ahaayeen baan igu magaalo ah, mase hubo ee cidii intaa wax dheer haysaa haynala wadaagto.
@@rashiidsulub1235 sax adaa saxay
Iigasii
Jawaab.suaashaas
Yaasamaystay.o.n.l.f.sexgee.buukudhash.kiisameeyay.semagcii
Kaydkii Radio Hargaysa.