PRANK KII UGU XUMAA EBAD ATARISHO OO OYSAY SORRY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @nuurdiinkl
    @nuurdiinkl  2 ปีที่แล้ว +156

    th-cam.com/video/3jXK6HV8-NI/w-d-xo.html muqaal cusub atarisho chanalkeeda ka soo daawo

    • @Falastiinfd
      @Falastiinfd 2 ปีที่แล้ว +4

      Way naxday gaacnta ayaa xata jaraysay hooyo ilmaheda laguma kaftamo
      adiga ma daremaysid lkn
      waxa daremi kara qofki dhib kaso mara
      xaal marin hadaa baxiso mid qalbigeda ka baxaya maaha naxtinta ay halmar naxday😭😭😭 wllhi wan ilmeyey allow iidaa hoyaday macaan😭🤲🤲

    • @mohamudsalad5405
      @mohamudsalad5405 2 ปีที่แล้ว +3

      joji waxad gabadha kaga nixineyso legend waa hooyo hooyona ubadkeeda kuma ciyaadho

    • @xaliimaofficial4165
      @xaliimaofficial4165 2 ปีที่แล้ว +1

      dhib badanida baba muscab

    • @iqlaasmaxamed4502
      @iqlaasmaxamed4502 2 ปีที่แล้ว +3

      @@Falastiinfd saxiix wllshy wllhi ooda keligeda manixin anigo firsanayey aya hadana lanaxay o laoyey xitaa nurdiin anaka xita wan kaxanaqney wllshy sorry wllhi anuga shaley mid sidan u ek laigu sameyey anigo maqan saan u oynayey wan madaxanunkan kaqadey wllhi Alle ayaa garan kara 😢

    • @luulhaye4649
      @luulhaye4649 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +1283

    Dunida ma so marin qof ka sharaf badan xabiibkeena maxamed scw❤️

  • @nasrinsidik3131
    @nasrinsidik3131 2 ปีที่แล้ว +21

    inta isdhaafisay inta hore ee gaysatay inta bobilada la tuuray like dhac ku sii is muujiya team prank

  • @xamdixubbicali5327
    @xamdixubbicali5327 2 ปีที่แล้ว +124

    OH! sorry gabadha wey qalntahy ma ilowdey xaalad lagu cayaaro kuma jirto waxn prank ma ahan wllhi zaid u naxday nuurdin ha u laabanin wax yabahan cml atariisho sorry abyo❤

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 ปีที่แล้ว +351

    inta markay prank 🤣 😆 maqashay soo carartay ismujiya, prank jaceyl le miya kk

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 2 ปีที่แล้ว +96

    Atarisho sorry😥😭
    Wlhi anaaba damqaday
    Markay ilmaysay Ilhow
    Hooyo dhan ha cadaabin🤲🏼🥺

    • @Deeqa_5
      @Deeqa_5 2 ปีที่แล้ว +2

      Ameen Hooyo ❤

    • @faridaidriss3596
      @faridaidriss3596 2 ปีที่แล้ว

      @@Deeqa_5 😡😡😭😭😭

  • @ibrahassan6418
    @ibrahassan6418 2 ปีที่แล้ว +86

    Wllhi waa qalbi xanuun hooyo wax dhashay un baa daremi karto sorry atariisho 💯🧐🙋🏾‍♂️

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon 2 ปีที่แล้ว +100

    Prankigan waxaan ka daawaday Rissa and quan cidii garaneyso aya garane lamanahaas wlhi taagero number one u ahay😂🥰

    • @abdimajidhassan322
      @abdimajidhassan322 2 ปีที่แล้ว

      Fav couples geyga waayo

    • @nasroaxmad9439
      @nasroaxmad9439 2 ปีที่แล้ว +4

      Haa wlhi hadaan abyo dhahaayey prankigaan waa copy lkn hyo hyo waa wadno istaag waa❤🥺

    • @cryptocarrency
      @cryptocarrency 2 ปีที่แล้ว

      Dhibka ku dhacay shalay ma dawatay 🥹🥹🥹🥹🥹🥹 soo fiirso

    • @abdirahmanabdirashidabdull4258
      @abdirahmanabdirashidabdull4258 2 ปีที่แล้ว

      Waanku xiranahay lamaanahaas

    • @foosmohammed9519
      @foosmohammed9519 2 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁

  • @nadiram1980
    @nadiram1980 2 ปีที่แล้ว +5

    Noo!!!! This is Bad Idea 👎 She’s a mom you shouldn’t do this to your wife SubxanaAllah 🥺🙁

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +2

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...

  • @Dunida191
    @Dunida191 2 ปีที่แล้ว +82

    Hooyo uun ayaa dareemikarta xanuunka Atariisho sorry 😞 Nurdiin mardambe hasamayn prank Muscab ku saabsan

    • @najmafarxaan1106
      @najmafarxaan1106 2 ปีที่แล้ว

      Wll wllahi hooyo wax lagu ciyaaro ma aha

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 2 ปีที่แล้ว +347

    Waxii hooyo ah kula dareemi kara 😢 ilaahi owlaada hano xifdiyo amiin nuradin qofta wali waa umul calosha furan wey naxitaan fududyahiin ee kada prankiyasha

    • @queen_s5197
      @queen_s5197 2 ปีที่แล้ว +3

      run ma u maleysaa wey isla og yhn

    • @hodanmohamud9564
      @hodanmohamud9564 2 ปีที่แล้ว

      Runti wanoyey runweyan walayalow galki kalku dhalay esosaray branka tolow ya barank kusameya oo lagu gubo oladhaho sorry was brank uf bal eg hoyadan wl

    • @faadumocabdullahi5745
      @faadumocabdullahi5745 2 ปีที่แล้ว +3

      Walhi wan oyay😭

    • @sharmaarkecali9319
      @sharmaarkecali9319 2 ปีที่แล้ว +2

      Ar mxaa sidan u yeshay bir wax dhalay waaye

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 2 ปีที่แล้ว +1

      @@queen_s5197 tan islama oga run bey u xa qaday wlhy

  • @daganmomo
    @daganmomo 2 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi Anaba Ooyay😭 Hooyo weli ma Noqon balse wan dareemikara Hooyo ilmaheeda dhinaciisa Lagama mro Abowe😢😭😭

  • @ElmiWareMedia
    @ElmiWareMedia 2 ปีที่แล้ว +36

    Nuuradiin waa qaldantahay hooyo hada dhashay ilmaheedii ugu Horeeyay ciyaar ma ka gasho ilmaheeda,Sory Atariisho abayo wan dareemi karaa meesha ku xanuunsatay,Lakiin nuuradiin caruur ilmo dhashay,isaga ayaaba caruur ah Wali Sorry Sorry Sorry Abayo Ka Raali Noqo!!!!!!!

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 2 ปีที่แล้ว +11

      Xataa hadeey 10 soo dhashay xanuunka hooyada qalbigeeda gaara waa isku mid

    • @houseclean7222
      @houseclean7222 2 ปีที่แล้ว

      @@fatimahassan6872 sax😍

    • @maryan3892
      @maryan3892 2 ปีที่แล้ว

      Waa sax hadii aad dhasho wax badan xitaa beerka ayaa ku xanuunayo lakin asaga so fiican uma habeyn oo markiiba oo wuu Soo dhacay hadana dhar ma haysan,it was sad😭😭😭😭😭

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa nr. 7 kii u horeeyay maahan. Lkn xataakii 20 aad hadii u yahay. Ama 1 waa isku si

    • @maryanmohamed3363
      @maryanmohamed3363 2 ปีที่แล้ว

      Istaba parnk noocan

  • @xaliimocali3112
    @xaliimocali3112 2 ปีที่แล้ว +7

    NABIGA KU SALI SALALAAHU CALAYHI WASALAM🥰🥀

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 2 ปีที่แล้ว +16

    Oh! Sorry wllhi Anigoon Hooyo aheen ayadaremay ,xanuunka ay dareemikarto Hooyo ,Qalbiga Ixanuunay wllhi Nuradiin Gabdha Mardanbe paranke nocan ah hakusameen wa hooyo weliba naxdinta ,Ay Naxddo Xalad Khatara Ayaa ka Imaan karto ,soory,Fadumiina 😭😭😭

  • @skillhup_Som
    @skillhup_Som 2 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha soo ma qaalna Maxa naxdiinta aad wadnaha ku jaryso 😓😓😓😓😓

  • @marwaali7734
    @marwaali7734 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaaaaaaaaa🥺wxn oo kle lguma kftmo plz
    Jooji🥺🥺😭😭prnk drti hdd ku waayi lhyd atrsho ka wrn ilhy kgma keene plz jooji wxn

  • @mariamerryteam2713
    @mariamerryteam2713 2 ปีที่แล้ว +72

    😭😭 hooyo o kaliya daremi karta walhi arinta 😪😪 sorry walshay walahi waa ilmeyay
    Sorry sorry nuradin waa ku nacay😭😭😭

    • @ifkamuse1501
      @ifkamuse1501 2 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh nuradin wakunacay

    • @mariamerryteam2713
      @mariamerryteam2713 2 ปีที่แล้ว +2

      @@ifkamuse1501 🥺🥺 haa hoyo ayu waxas ku sameyay

    • @ifkamuse1501
      @ifkamuse1501 2 ปีที่แล้ว

      @@mariamerryteam2713 😥😥😥😥😥hadana waqalin

    • @milgocawil1039
      @milgocawil1039 2 ปีที่แล้ว +2

      Hoyo oo kaliya daremi karta walhi sorry walashay😢😢

  • @QadraahmedQadracadey
    @QadraahmedQadracadey 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuur diin waad Ku fududaaty tan lkn kanoo kale Ka foojignoow wll waayo hooyo waa maskiin intaa Ka go day maanta hiqdaas meey hilmaameeysee abaayo atariisho ilaaheey hakuu booga dhayo mcney

  • @puralemustephe8916
    @puralemustephe8916 2 ปีที่แล้ว +4

    Family aan waLigOod tgeerayey wa ifrxat inan farxata idinla qeypsadaa❤️☝🏻

  • @ashahaji7968
    @ashahaji7968 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuradin fadumo wey qalanthy naxdinta dhabarkeda ayey wax udhimeysa wllh haka ka nixinin tan wa wadna goys wlal waxyabaha qaar haku kaftamin i,a

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 2 ปีที่แล้ว +59

    Soory abayo lkn nuura diin gabadha wey qalantahay dhulka ee gudhacday jug hadee gaarto seeyeelee dhib lee mohoo prank qaar iska ilaali

    • @Falastiinfd
      @Falastiinfd 2 ปีที่แล้ว +10

      waxaan rajaynaa inuu arko massge aad u qortay kan waa xolo markaan fiiriyey hoyo qlaan see waxas logu sameyaa anaba naxay wllhi sorry 😭😭😭😭😭😭😭

    • @nimcoabdiqaadir414
      @nimcoabdiqaadir414 2 ปีที่แล้ว +1

      Walhi wan ilmeeyay😢😢 waa qalbi xanuun marka aad ilmo ad dhashay hortaada kudhaco

    • @maryanibraahimcaseyr6058
      @maryanibraahimcaseyr6058 2 ปีที่แล้ว

      @@Falastiinfd 111111111111111111111111111111111

    • @maryanibraahimcaseyr6058
      @maryanibraahimcaseyr6058 2 ปีที่แล้ว

      @@Falastiinfd 11111111111111111111111111¹111

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta jifka ku dawaneyso ismujiya like sara👍

  • @Zaani_Media
    @Zaani_Media 2 ปีที่แล้ว +12

    *Albaab Kasta Oo Kaa Xiran Allah Hakuu Furo Murugadaada Farxad kuugu Badalo Amiin Yaa Allah 🤲 Subescribe Igu Sharaf Oo Isaar* 🙏🙏😭😭

  • @nuuran9656
    @nuuran9656 2 ปีที่แล้ว +10

    Hooyada ilaa 6 bilood umul waaye dareenkeeda waa jilicsanyahay wayna usahlantahay Postpartum depression please waxyaabahaan oo kale Prank haka dhigin

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 2 ปีที่แล้ว +21

    Sorry hooyo waaye walaahi waa macquul haduu wadnaha istaagi lahaa kawaran waa runteed waxaas oo kale ciyaar magalan Sorry Sorry Sorry 😥

    • @maryanmaxamed8893
      @maryanmaxamed8893 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭 soor abayo hooyo macane alhi haku xafido

  • @saidabdirisack9410
    @saidabdirisack9410 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlh wan ilmeyay lianah hooyo xanuun wayeh Wlh anigo urleh aiga naxsati isheyda Alaha kakoriyoh Aqii san qalat wayeh

  • @asmahassan3689
    @asmahassan3689 2 ปีที่แล้ว +23

    Waraa hadu real prank yahy wa doqonimo wax yabaha qaar lagama kaftamo, inta wadna xanuun gadhaysa ma suurysan kartid bahashu xad ha lahaato ish😡💔 yeelkiin idinkba wada dhale 😅

    • @faysalmohamed665
      @faysalmohamed665 2 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi waa ay ilmeese maskiinta 🥺

  • @halimaaden3825
    @halimaaden3825 2 ปีที่แล้ว +2

    والله
    Wan la ooyey gabadha waa hooyo hadana way qalantahay dabaal maa tahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢SORRY ABAAYO

  • @teamiskufilan5896
    @teamiskufilan5896 2 ปีที่แล้ว +44

    Waxaaz maa prank leedahy nuradin ax wlhi waa ilmeyay😭 hooyo waa mcn haku ciyarin xata maa wax kalle ku samesid

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

    • @hodanyusuf9900
      @hodanyusuf9900 2 ปีที่แล้ว

      haa anig ismodayi baa naxdin

  • @hibaaqcismaan124
    @hibaaqcismaan124 2 ปีที่แล้ว +2

    atrisho oo aan intuu prenk ku sameen jirey aan oyon ayaa hada oyeydey hoyo waa qali ilhay hoyooyinkeen haynoodayo intii dhimatey ale ha unaxriisto

  • @zamzamcabdi8908
    @zamzamcabdi8908 2 ปีที่แล้ว +1

    Anaka xitaaa xaq naga gashey waad naga naxisey wllhi aakhiro lkuu heystaa adoo wax walbo og hadana sameyneysid xita anaga naga naxisey

  • @malabey197
    @malabey197 2 ปีที่แล้ว +13

    War Gabadha wey Qalantahay 💔🤬
    Hdda isla ogtihiin waa gooni lkn hddee ogeen khalad waaye 💔

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 2 ปีที่แล้ว +2

      Reaction keda ka dareemayza lama oga 😢

    • @salmacdy1873
      @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว

      @@hodomohamed3648 ha wlhi 🥺

  • @amran2156
    @amran2156 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha wey qalantahay sas haku sameen🥺🥺

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @boqoradakaftanka7074
    @boqoradakaftanka7074 2 ปีที่แล้ว +6

    Ani prank af chenis hidii lagu qoro Hitaaa wan fahmaa San u jeclhy leeee🤣🤣🤣🤣

    • @farxiyomahamad3374
      @farxiyomahamad3374 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhhhh ala beerka umadeena maahid 😂😂😂😂

  • @kalthoumabde1193
    @kalthoumabde1193 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuurdiin dumarka markay dhalaan saaid ayay sensetive u noqdaan xataa depresion ayaa ku dhaca ay dhalmadu sababto markaa ayadooo xaaladaas ku jirto inaa kanixiso ama wax dhibaya u geysato ma fiicna iskuday inaa u ilaaliso sidii hore si kasii badan 🥰🥰🥰🥰🥰sorry atiriisho

  • @zaynabmaxamed5838
    @zaynabmaxamed5838 2 ปีที่แล้ว +11

    Aboowe prank Noocana ha ku samaynin miskiin walhi waa ka Naxay sorry 😥

  • @nusaybanalka7904
    @nusaybanalka7904 2 ปีที่แล้ว +2

    nuurdiin wadnahaad nawada xanuujisaye xaalmari atirishada waxaasokalena prank haa kadhigin hooyo weeye wadnahaa istaagikara waa udhimankartaa hooyo mardanbe haa kulakaftamin wiilkeeda kusamee prankiyo kale

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @sousanellias2403
    @sousanellias2403 2 ปีที่แล้ว +4

    Mamoyinka kaliya dareemi kara naxdinta ay dareentay mamadan 😰 hooyonimada Qalisana illahow ilmaheena hayno wada xafido🤱❤️

  • @nashaadnashaadmohamed5933
    @nashaadnashaadmohamed5933 2 ปีที่แล้ว +1

    Plz prank kayareey gabdha wad ogthy ine qalanthy nuurdiin maxa ku daaari kadhaaf ciyaarta plz😿😿😿😰sorry fadumiiina abaayo😿anaga rali kamanihinwaxas😰

  • @ayaanarizonachannel444
    @ayaanarizonachannel444 2 ปีที่แล้ว +38

    Hah wlh hoyo lee dareemi karto mesha go’day iyo see u jareeysay sorry Atarisho hoyo mcn 🥰🥺

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +2

    "Ragga qaar waxa ka feker wanaagsan gabdhaha ninka ragga ah isaga oo aan haysan nolol wanaagsan mustaqbalka caruurtiisana damaanad qaadi karin wa khalad uu noloshiisa ka galayo inuu saacado badan ku lumiyo la sheekeysiga gabadh ay suurta gal tahay in reerkoodu duruufo adag ku koriyeen mustaqbal iyo garabna ka sugayaan, marka hore naftaada wax uqabo...📵"
    So dhww wll ❣🙏

  • @Bahjabilan23
    @Bahjabilan23 2 ปีที่แล้ว +3

    Warya nuuradiiin ciyaarta ka daaa gbdha way Qalnthye😭😭😂

  • @ifrahkhan8024
    @ifrahkhan8024 2 ปีที่แล้ว +2

    My favourite couples 💑 I really love them

  • @maryanahmed3423
    @maryanahmed3423 2 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan dabal caadi waye wlhi qofta waa qalantahay maa ilalisid uuf waaxan imo lodaala

  • @queenzamioficial9473
    @queenzamioficial9473 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallahi billahi waan oye anigo waaxba dalin wala dereme abowe kadaf waxas qof kalan waye hadane maficno 😭😭💔nurdin abowe

  • @SANTI_KUMI1
    @SANTI_KUMI1 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi hadaan kula joogo wlhi inaada sameeyn laheyn ,team atariisho rali noqda, sorry wlhi #Marwo😭.

  • @farduusaxmed9730
    @farduusaxmed9730 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo beerkeedu ciyaar maaaha wllhi njjradiin

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 2 ปีที่แล้ว +14

    sorry 😞 walaahi waa naxay xanuun baan dareemay 🤦‍♀️😭😭😭🥺 plz mar dambe saan ha samayn wax kale ku samee saan xanuun waayo

    • @amishmohammed2900
      @amishmohammed2900 2 ปีที่แล้ว

      Am sorry waxas deldel magasho walahi wan ilmeyey waxas camal hasameynin aboweeee dambe

    • @hodanaaden2015
      @hodanaaden2015 2 ปีที่แล้ว

      Waa xanuun nuurdii yaraata dhaaf wll

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 2 ปีที่แล้ว +1

    Atarisho raali noqo Kun jeer then me Routens quruxbadan ban so dhiga so dawada boqortoyo

  • @abdulraxmanmohamedducale
    @abdulraxmanmohamedducale 2 ปีที่แล้ว +53

    my best couples🥰❤️

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @abdisheekhrozey8538
    @abdisheekhrozey8538 2 ปีที่แล้ว +2

    Alleh hooyoyinkeena hanoo dhawroh 👸🏻✊🏻🥺🥺

  • @yaxyeadan5046
    @yaxyeadan5046 2 ปีที่แล้ว +1

    Bro nurdiin wax kaste ku falaada lkn babyga yaa lugu fa,ladin plz hooyo waa hooyo atrisho plz raali noqo

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @muparikyuusuf3955
    @muparikyuusuf3955 2 ปีที่แล้ว +5

    SALAADA ILAALIYA DADOW

  • @cunnokaris516
    @cunnokaris516 2 ปีที่แล้ว +1

    Waan la ilmeeyey walhi, hooyo dhanka ilmaha lagama maro, naxdin inuu wadnuhu istaaga laga yaaba

  • @BIGBOSS-kx3kb
    @BIGBOSS-kx3kb 2 ปีที่แล้ว +11

    Wll WAA hooyo WAA beer wax dhalay mana wngsn ubadka in prank Laga sameeyo wlhi labadiinaba waxaan idinkula talin lahaa abadan in aadan ubadkiina prank kasameyn plz waa eey dhacday lkn isku day inaad illaalisaan ubadka illaahey ha idin xifdiyo owlaada ❤️✋

  • @queenadnadegen2422
    @queenadnadegen2422 2 ปีที่แล้ว +1

    yaqee gabadha wa qalan tahay maxa ka qaldan subxanalah 😭😭😭

  • @adnaaahmed8510
    @adnaaahmed8510 2 ปีที่แล้ว +5

    Alla nurdin maxa umusha oga naxiset ax ax😥😥🥺wano tala nuurdinow an kuqabtoo🙋🤣

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 ปีที่แล้ว

    faa,idada saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududana aan dhamanteen kuwada salino xapiip keena scw scw scw❤❤❤

  • @barwaqoqali2895
    @barwaqoqali2895 2 ปีที่แล้ว +3

    Walahay waan iilmiiyay waa khalad iiliin calushu furata waxa haa samayniin 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hodanqaalihodanqaali1703
    @hodanqaalihodanqaali1703 2 ปีที่แล้ว +1

    Nurdiin wax ficn masameynin waxan prnki mahn deda Kale gawadha wey qalantahay hadey dhulka ku dhacdo oo jug gaarto sow dhib kle mahan hoyo waa jano laguma Ciyaro sorry fadumina wllhi hooyo laguma ciyaro hooyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +20

    Inta prank markee maqashay so carartay love saara🤣

  • @saynabmaxamud7842
    @saynabmaxamud7842 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla wadnuhu riday asif wr wxaas camal Dib dame haw samayni

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 2 ปีที่แล้ว +10

    Qalbiga ixanuunay Allah naxariis badanaa hooyadu😭❤️

  • @aliyafarah987
    @aliyafarah987 2 ปีที่แล้ว +1

    Marka laleeyhy hooyadu ubadkeeda waa wadnheeda oo xagaas marya saan lewaye wadnha istgilha tiri zorrry🥺🥺🥺

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 ปีที่แล้ว +4

    7:32 asiim miya sine bonbalah😄😄

  • @aslicumarabuukar5698
    @aslicumarabuukar5698 2 ปีที่แล้ว +1

    Nurrudiin san xaauyeshy aniga xitaa ohin ayaa iga keenty hakusmyn markle

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey..

  • @kuukasicid7094
    @kuukasicid7094 2 ปีที่แล้ว +4

    Ani wxn idin dhihi lahaa ilahay ayaa ubad idin siyy alxamdulillah wku faraxsanhy insha Allah Allah haka dhigo mid idin anfaco mida labaad noloshiina ka saraa prank 🥺

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +2

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @najmaxasan4648
    @najmaxasan4648 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuradiin San inaasamayso mahaan hooyo waaye waa qalbi jilcantahay sorry fatmina

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 2 ปีที่แล้ว +3

    *Inta Soo Carartay* Like 👍

  • @wadalacag5113
    @wadalacag5113 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuradiin waliga hooyo haku ciyariin umula waliba ciyal ha noqon pls wanku baryaya waa hooyo umula uu naxariso kada prink ceeb bowe pls waa umul waa ilmii curad hadana waa ber wax dhalay jerkeda buu kasoo goaay habeen dhan bay folanaysay ma wax walan ba thy🥺🥺🥺🥺🥺😫pls mar danbe hooyada miskinta ee umusha haw calin wax lagu kaftamo iyo waxan lagu kaftamiin ba jiire🥺😫😫😫wan ilmayey hooyo wax dhasha daremi karta walhi atirisho waa ber wax dhalay sorry atirisho byo wuu ku jcl yhy saygaga lkn dhalin yaraniimo wax kasta uu gaynay anu hooyo malihi balse hoyona mahi palse gabdh kasta oo hooya wanka naxa wayo waa ber wax dhalay any why family gulaysta wan idiin jclhy🥺🥺🥺🦁🎈❤

  • @naruurahaajiabdallah7625
    @naruurahaajiabdallah7625 2 ปีที่แล้ว +4

    Aaax 😢 😢anaaaba iska ooyi markle haku cayaarin nuuur wll waa runteeed haduu wadnaha istaaagilahaaa kwrn Faatimiin srry xppty

  • @maxamuudmaxamedcali1621
    @maxamuudmaxamedcali1621 2 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin waan ku baryaaa mar kale ha sameenin sidaan waayo waa daciif waana qof dumar ah wax waliba ayaa dhici Kara sxb wallahi way jareesay alx hadeesan wax kale gaarin 🤲🤲🥺🥺🥺🥺

  • @nasriinabdirashiid9517
    @nasriinabdirashiid9517 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuuradiiin prankyada funnga waaa ka soo qishtaa riss and qshuan qishkaga maxumo keep going 🥰🥰🥰 xumaan hy arkin

  • @apthrizakpihi123
    @apthrizakpihi123 2 ปีที่แล้ว +5

    *Alle Haku sharfee Subescribe Igu sharaf* 😭♥

  • @xaawocalixaawocali5875
    @xaawocalixaawocali5875 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wn ilmeey ax hooyo mcn 💋💋

  • @sabrinaosmanmohamed6397
    @sabrinaosmanmohamed6397 2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi Aniga Gabadheyda Ku Boodeyba Oo Og Ine Prank Tahay Wxn Hubaa Nuradinow Inaadan Feeling Ka Hooyonimo Daremenba😩😭

  • @quenniha4550
    @quenniha4550 2 ปีที่แล้ว +1

    😭marka le ha samen sidan

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @mahamoudfatouma184
    @mahamoudfatouma184 2 ปีที่แล้ว

    Sa c'est n'est pas une prank wallahi soubxan-ALLAH nouradine tu es mèchent c'est une maman!!!!!!

  • @hanifarxaan2752
    @hanifarxaan2752 2 ปีที่แล้ว +10

    Xaqiiq xanuun ayan darewmay wayo hooyo ayan nahay😭

  • @diamondgirl3962
    @diamondgirl3962 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo dareemkeena ma fahmi krtid sidey noqoneyso wllhi hooyo ilhy janada ku geeyo aamin

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 2 ปีที่แล้ว +40

    Sorry wllh waa hooyo wey naxesaa hakula ciyaarin wiilgadi ayaa dhacay 😢

  • @hadyaqurux1432
    @hadyaqurux1432 2 ปีที่แล้ว

    Alla gabdha qalan Max Sas ugu galaysaa bisinkee dhikar iyo macan kuridi gartee Nuradiin kl

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 2 ปีที่แล้ว +5

    Acudu bilaah🤣anigaab naxy wlhii🤒 cunugu wax lagu ciyaaro mash hooyo weye sidy unaxdy ilhy baa og wll raali gali atarisho 🤨

  • @princesszuhur3677
    @princesszuhur3677 2 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo hada tahaye Lee dareemi karto wlhi Anigaa naxaye 😔😔

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +2

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...

  • @shukriontor7607
    @shukriontor7607 2 ปีที่แล้ว +3

    waad qaldantahay waligey comant mabixin lkn kan wan amusi wayay sory abayo haoyanimo wey xanun badanthy wano mar kale yey dhicin wallky 😢😢😢😢

  • @ladnaabdi8159
    @ladnaabdi8159 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll plz kadaa brnk gabdha wyo waa umul wxwlba wy dhici karan plz wl nuradiin

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @Airdropssomalitasks
    @Airdropssomalitasks 2 ปีที่แล้ว +14

    SOORY ATARISHO 😓😓 EMOTIONAL 😥

  • @niciimaahmed1157
    @niciimaahmed1157 2 ปีที่แล้ว +1

    War gabadha Wadnaha Hajarin Pranklayne waahoyee caqlilaawayoow

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...

  • @molozasports
    @molozasports 2 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo naxriis badanaaa😭😭😭😭

  • @kifah444
    @kifah444 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry😞hooyo weeye nurdinow ciyaar magalo ilmahu hooyo berkeedii bananka yaal waye

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +2

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey

  • @abdirizakomarabdulle2907
    @abdirizakomarabdulle2907 2 ปีที่แล้ว +14

    Sxp Wlhi Waxaan Prank Ma Ahan Ee Waxaan Camal Iska Ilaali Wlhi Waa Lagu Dhintaaa Eee Fadlan Wllkey Waxaan Dambe Prank Ha U Isdicmaalin PLEASE And PLEASE Wlhi Waan Ilmeeeyey 😭😭😭😭😭😭Runtii Hooyo Laguma Ciyaaro Ilmaheeda Thanks

    • @sushmitalucky1271
      @sushmitalucky1271 2 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi bentada ma ahan xanuun waye wanla ilmeyay runtih nuurdiin wllo waa hooyo wey naxdey wllhi ee iska ilali prank nuucan ah wllo plz

  • @rumanhussein1848
    @rumanhussein1848 2 ปีที่แล้ว

    Nurdiin wll hoyo wye Cunugeda hakula kaftamin plz😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Xamdaay
    @Xamdaay 2 ปีที่แล้ว +3

    RISS &QUAN BA KA DAWADAY ina kuso share gareYa rabY best prank💪🤣🤣

  • @naciimoxassannaciimoxassan4749
    @naciimoxassannaciimoxassan4749 ปีที่แล้ว +1

    Maskiinta maxaa ugu oiyhiisay

  • @luulabdi9697
    @luulabdi9697 2 ปีที่แล้ว +3

    Sorry abayo mcn 😥😥😥😭😥😭😥😭😥😭

  • @هانيمحمد-ق7ب
    @هانيمحمد-ق7ب 2 ปีที่แล้ว +1

    Nurdin Markan Wd Qaldoonteh Bro Atariisho Abaayo Raali nqo😥😥😥😥💔

  • @ancaamisaak2189
    @ancaamisaak2189 2 ปีที่แล้ว +16

    Prank marka maqlay saausoorday lee😅😅😍

    • @fartuuncusmaan1860
      @fartuuncusmaan1860 2 ปีที่แล้ว

      Ani camal tahay wallhi prank markaa maqlo waa soo ordaa🤣
      Lkn😓 wuu kanixiyay wallhi hooyo canuugeeda dhulka kudhacay see dareemi kartaa kulatahy😰😭😭😭😥

  • @ayanita9937
    @ayanita9937 2 ปีที่แล้ว

    Nurdin wllkey iskailali prankyadha sidhaso kle wayo hooyanimadha wax ciyaar galo maahn ayadhoo sidhas eytahay qatar beykusugantahy waa intaso naxdhin ey ladimato😰😰plzzz 🙏🙏🙏🙏🙏don't try again

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam1789 2 ปีที่แล้ว +5

    😭😭😭😭😭my waa hooyo wey nixi kartaaa wadnaha ayaa istaagi karaa sorry atirisho