BEYNALLAH MEESHAN WAA HALIS GACANTA AYAA DHAAWAC XUN KA SOO GAARAY…….!!😱

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • IN AAD IGU SOO BIIRTO WAXAY II TAHAY DHIIRO GELIN
    HAKA ILAABIN SHARE LIKE COMMENT ,SUBSCRIBE
    INST-OTHMAN_AMIIN
    SNP-iamiin11
    FB-imaan amiin
    THANK YOU FOR 288,454k
    I CAN'T WAIT TO HIT 300K

ความคิดเห็น • 239

  • @drsawomohamed
    @drsawomohamed 2 ปีที่แล้ว +92

    Subaxanallah naa isku xishoo ragani waa ka aianibe waxay waxan aad la samaynaysaa

    • @ramlashaaban
      @ramlashaaban 2 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi xishodh lagagabahanyahay abayo

  • @ifraxabdilahi3795
    @ifraxabdilahi3795 2 ปีที่แล้ว +45

    nay amiinay wx isku fal 🤨ninkiii ajanbiga ah shfrtis ilaashanay imse adigo ah gdha muslimta ah zxipa wx isku fal😍

  • @jawahirmahamud5519
    @jawahirmahamud5519 2 ปีที่แล้ว +60

    Aamino illahay ka baq oo raga aad ku dhex jirto iska dhaaaf wll

  • @ladanjama4222
    @ladanjama4222 2 ปีที่แล้ว +39

    Wuxu mar walba dhaawac ugaadha asturnan la'aanta weeye iimaan amiin inanta waa walashiin wax usheega oo astura mustaqnal keeda sidan uma.fiicna

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 2 ปีที่แล้ว +31

    Naa marwalibo waxd u dhawacmeyso wa waxd sameyneyso oo ilahy karali aheen subxanallah xishow

  • @bishaaaroinamahamed8529
    @bishaaaroinamahamed8529 2 ปีที่แล้ว +53

    SubxanaLaah Aamina abaayo walhy saas hadaa kusiisocoto ceeb ayaad kala kulmi ee sharaftada ilasho nimankan ajanabi ayey kayihiin ha ku dhagdhagin

  • @fatimaabdrizakali4784
    @fatimaabdrizakali4784 2 ปีที่แล้ว +15

    Walaalayaal gabadhu waa walaashiin wax u sheega saan dhaqan fiican maaha gabdho waa idinla dhasheen inay saa Niman ugu dhex jiraan ma jeclidin idinkuba Alle ka baqa

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 2 ปีที่แล้ว

      Haà wlhi warun...ayatha wabakaqusane EE wilasha an lahathalno

  • @ummhaneen7401
    @ummhaneen7401 2 ปีที่แล้ว +17

    Alla wilshaan iyo Gabdhaan alle ha so hanuuniyo😭😭

  • @najmoabdirahman4133
    @najmoabdirahman4133 2 ปีที่แล้ว +25

    Gabadhaan mxa ka qaldn byo isku xishoo dee oo Allah ka baq

  • @fahimasheikh9959
    @fahimasheikh9959 2 ปีที่แล้ว +16

    Plz hala caawiyo walashen zamzam official cunug baa ka xanuunsan

  • @fardawzamuze7601
    @fardawzamuze7601 2 ปีที่แล้ว +12

    Ala hoogay say isku kala hayso na wll xishooo mrkaz oo kLe alx ban dhaha sas oo dhan damirkygu ima siin lahen

  • @ismaacilcali1725
    @ismaacilcali1725 2 ปีที่แล้ว +16

    War dadkan xagey ka yimaden .ilahay may baryan. Subxanallah dhaha

  • @Umalkheir27
    @Umalkheir27 2 ปีที่แล้ว +7

    Aamina ilaahay kabaq ragan ad markasta dhex joogtid diintu kumay banayn wllo wa rag kaxishoo muxramkaaga ma aha xitaa inaad safar lagasho mabanaana xitaa

  • @sakiaapdirahman9207
    @sakiaapdirahman9207 2 ปีที่แล้ว +17

    Naag niman ajnabi ah dhexgalausa ayaa igu duran aduunka🙈😂

  • @sumayoahmedhussein2376
    @sumayoahmedhussein2376 2 ปีที่แล้ว +8

    Xishod gabar baa Tahee aaminoy 🥺

  • @moofarah359
    @moofarah359 2 ปีที่แล้ว +13

    Allah kqcabso .xishodka waa iman

  • @bushrabintmohamed3900
    @bushrabintmohamed3900 2 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah wlhi aamina sidan u jecla bilowgi imika way ku daysay ..... wiilasha u caqli celiyaan Bay ahayd

  • @queenzakiya9311
    @queenzakiya9311 2 ปีที่แล้ว +7

    Naa miyaanad xishoonayn max raga kadhexdoon tay ilaahay ka bo

  • @sacdishmohamud4409
    @sacdishmohamud4409 2 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanalllah xishood darnaa gawarta😭😭😭

  • @naimahussein4607
    @naimahussein4607 2 ปีที่แล้ว +13

    Subxanallah meeshan dhaqan xumaa ka muuqata

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 2 ปีที่แล้ว +13

    Wax walba mansha alah maad ledihiin naa xishoo maxishoto yahay😡😡😡😡😡

  • @kdafdsfds8934
    @kdafdsfds8934 2 ปีที่แล้ว +12

    Illahow so hanuni bal firi lugteda meshey ku dhex adan tahay wilka dhexdis astaqfirulah ya allah

  • @FaTimAHOsman-m9e
    @FaTimAHOsman-m9e 2 ปีที่แล้ว +15

    Tan xishoodkii maxaa kaqaday😂😂

  • @zaraendho7595
    @zaraendho7595 2 ปีที่แล้ว +11

    Subxanallah amina baryahn maxaa kaqaldan 😡🥲

  • @nuuranuura5568
    @nuuranuura5568 2 ปีที่แล้ว +3

    Ala amiin maxa ka qalada subaxanalaaha xiishood ma jiro miya naa xiishood inamad waa ajanbya ka yiiihi

  • @sumayaabdurahman9901
    @sumayaabdurahman9901 2 ปีที่แล้ว +7

    Dalxiis wcn lkn gabadha saan uma fiicna shraftada ilaali plz

  • @farhiyawidhwidho3877
    @farhiyawidhwidho3877 2 ปีที่แล้ว +2

    Naa hadaa qaylinaysid kahadh raga nacas yahay aan ahayn sida raga udhaqan oo geesiyad iska dhig aan ahayn abti meesha kaxijaabo waxyahay madaax udhacday. From burco🥵😅☹

  • @kowtharmohamed1072
    @kowtharmohamed1072 2 ปีที่แล้ว +8

    Yaaa allah away xishoodki aamina wll noloshada wax kabadal allah caradiisa kabaq dadka ha raali galin wll idinka wiilasha ah washing cml wayo ee shafted dhowra sorry 😞 😔 😟 🙁 😥

  • @فاطمةبنتيوسف
    @فاطمةبنتيوسف 2 ปีที่แล้ว +4

    wll ilahay kabaqa gababadha idinka ajaanibka eed ladabaalanaysan diintu maogala ee wxaso kale wandambi ee iska daaya

    • @barwaaqo_channel
      @barwaaqo_channel 2 ปีที่แล้ว +1

      Walal TH-cam channelkayga iso booqo 💚

  • @abumajid5021
    @abumajid5021 2 ปีที่แล้ว +6

    m .a Imaan amiin meeshaan adiad ayey uqurux badantahay 🤗🤗

  • @madnaapoy4521
    @madnaapoy4521 2 ปีที่แล้ว +8

    Gwadhaan sharftydah ku cyaaroysaa runtii

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha ma brother's imaan and Salman sister amina abdiqadir love you 😭❤♥️♥️💯💯

  • @ayanitaworld2060
    @ayanitaworld2060 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah imaan amiin iyo anna cabdi iyo dhammatina farxaad ku nolada keep going

  • @munakahin3750
    @munakahin3750 2 ปีที่แล้ว +25

    Nooooooo gabdhihiibhore ee group Ka enjoy gabdha way Ka akhlaaqad fiicnaayeen inamaduna why ictiraami jireen lkn gabdha waa layaab hadii aad sidan Ka noqon waydaan ceeb ayaa idin raaci

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 2 ปีที่แล้ว +2

      Abayoo hathal wey maqli weysee EE subscribe ta ankalalabano ..wlhi waxan camal mafirsan karno anaganah ciqaab Ayan kaqatheyna wayo dambiga wankula jirnaa.... subxanalah

    • @munakahin3750
      @munakahin3750 2 ปีที่แล้ว

      @@haredayunis1022 dhamn reer enjoy waan kla noqday

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 2 ปีที่แล้ว +11

    naagtan dad malahan miya saan loogalooyo🤮

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 2 ปีที่แล้ว +2

    Imaanow abowe gabadha gabr walasha cml kasoo qaad sidaan sax ma ahan umana wanagsanee waaniya bal idinka ha hor bodinee yap

  • @ciiseqoor2771
    @ciiseqoor2771 2 ปีที่แล้ว +3

    Wll xishood majiro miyan cidi ku dhalin hadhow bad dhahaysa video qawan ba layga duubay xishoodki away waxn rajayn inad akhrisan doontid qoraaalkayga fadlan isoo jawaab markad fiirisid

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana llah ilahey kabaqa tankale gabarey joog sidan sharaf kuuma aha qof wenatahee xishoo bari hasoo ooynin

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 2 ปีที่แล้ว

    Gabdhan walhi ma fiyooba
    Iney xanuunsantahy umaleynaaa
    Alllh xa caafiyo
    Wiilsha aad ku dhax jirtid xooyadaa ma dhalin
    Ajnabi kala tihiin mxey tahy zidaan

  • @nasroxasan6876
    @nasroxasan6876 2 ปีที่แล้ว +1

    Dalxis gabar iyo wiil wuu ubananyhy lkn waxaa fcnyd amino inay gabdho ay lakorto rad sato ama ay kaliged korto hada dhcdye wll mcn bal digtono waxan waa nimane

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 2 ปีที่แล้ว +2

    Imaan Amina Ku dheh iska jooji is cadeenta maqaarkeedii baa daciifay oo khafiifay siday isku cadeenaysay markasaay markasta dhaawac usoo gaarayyaa.

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 2 ปีที่แล้ว +1

      Tetha kalanah wa astur laanta ..ilahi Aya cuqaaab ugadigayo

  • @munaxaaji9869
    @munaxaaji9869 2 ปีที่แล้ว

    Wllo xishood. Oo sharaftaada iyo ta waalidkaa ilaali ragani waa kaa ajanib. In joy isku sheegahni gabadha haduu jecelyahay miyaanu u masayrayn ma diyuusbaa bisinkee subxanalaah ilahay ka cabso wllo aamina

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 ปีที่แล้ว +1

    Imaan amiin sxb gabadhan waxa ku nacay qeylada mafiicno sidas iney uqeliso dumar waye hanaga xishoto bilaa caleek

  • @KhadarMediaPro
    @KhadarMediaPro 2 ปีที่แล้ว +4

    Shiekh Shantaay hallaga qariyo video gaaan 😂

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 ปีที่แล้ว +8

    MashaaAllah ❣️ ❣️ ❣️ omg good place to be

  • @azmafarhaanabdala5497
    @azmafarhaanabdala5497 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabaray wax isku fal walaaleey saan kuuma roona aakhira io aduunbee

  • @sihaamxaashi4095
    @sihaamxaashi4095 2 ปีที่แล้ว +1

    Naa sharaftaada ilaasho ma ilmo Yar bad thy waxay sidaan aad udhaqmeysid ilahay ka cabsada ayamahan wad kaso dareysan subxanalah

  • @abdirahmanaadamfarax9742
    @abdirahmanaadamfarax9742 2 ปีที่แล้ว +11

    Subxana laah Inanta maxa ka qaldan wiil abayo kula dhalan sharafta kaga ciyartay run ahaanti🤔😦

  • @anisamohamed714
    @anisamohamed714 2 ปีที่แล้ว

    Ufff aqhas wasaqadan an xishoneynin wamaxay?wlhi waxan wa daqan xumo idhinka subscribe kal sisen ee MashaAllahdha kuxayana dambigal lug ayad kuledhihin runtii

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 2 ปีที่แล้ว +1

    Amina saan sharaf maahan ragaan ajaanibtaa saan maya

  • @yaasiinaxmed1308
    @yaasiinaxmed1308 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo m.allah wakhtiga quruxda badan
    Balse waxaan kaxumaday inanta aad meesha khatarta u ah aad geyseen kadhafa hablaha melahaas team injoy 😋

  • @nimcomaxmud1342
    @nimcomaxmud1342 ปีที่แล้ว

    Itaqulaaah.omaxytahy waana ilaahy cebtena ha asturo

  • @caashayoyusu6840
    @caashayoyusu6840 2 ปีที่แล้ว

    Anigaaba xishooday sidaan aniga ahay wlhy ilahay ka baq wll aamina

  • @hibaaqaskar1564
    @hibaaqaskar1564 ปีที่แล้ว

    Aamin sika guurso wanu ku jeegnaa axkul mel xasaaniya ayu marayaye

  • @anharaabdirahman5012
    @anharaabdirahman5012 2 ปีที่แล้ว +5

    Subaxanallah xishoo kii awa

  • @boqoradakaftanka7074
    @boqoradakaftanka7074 2 ปีที่แล้ว +3

    Amina qosol igu dishe ma nooli🤣🤣

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 2 ปีที่แล้ว +3

    Ana abayo macan walahi gabar ayy tahay wiilishan badan ma kufiicno ee is ilaail walahi si nafteeda an uwaani yo an kusheega ok

  • @hackerpulaale9568
    @hackerpulaale9568 2 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalah xishodki meye

  • @cashocuud6507
    @cashocuud6507 2 ปีที่แล้ว +5

    Xishoodku waa muhiim

  • @saabariinabdicasiismaxamed5940
    @saabariinabdicasiismaxamed5940 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla gabadhaa aamina ah ayada family malaha miyaa waa maxay ragaa ay mid walba iska qab qabsa neyso allow na astur Abyo plz isku xishod wuxu rag ajnabi kaa ahee

  • @aishacuud3307
    @aishacuud3307 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah abyo xishodka hablaha laguyaqaney hagu ka,adey kadax bax raag waa kusharaf wxn waa adun aqirathathe wax ureybo huno

  • @iqracabdi8917
    @iqracabdi8917 2 ปีที่แล้ว

    Naa aaminaay isla xishoo oo sharaftaada ilaasho oo ilaahay ka baq nimanka ha dhex boodine

  • @rayaanmohamud1254
    @rayaanmohamud1254 2 ปีที่แล้ว +9

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Alla qosol iguma hadhiin team enjoy they made my night wlhi

  • @dacimarwan9234
    @dacimarwan9234 2 ปีที่แล้ว +1

    Wwww m.a wllkey allha kudhowro cadaw gaga allha kaqabto wllkey qali🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nadiirashiine3629
    @nadiirashiine3629 2 ปีที่แล้ว +7

    allha asohadiyo inanta inamada dhaxfa dhida

    • @hodanhuseb2044
      @hodanhuseb2044 2 ปีที่แล้ว

      Amiin Amiin uducey hanunka Allah aya iskalehe

  • @fartuunabdullaahi9612
    @fartuunabdullaahi9612 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadin tageer wallhey ❤️

  • @nashadabdi9033
    @nashadabdi9033 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka caanka ajaanib makala ahaan umaleyn 😅😭

  • @filsanciise3180
    @filsanciise3180 2 ปีที่แล้ว +3

    Waxan waqalad gabadhan mustaqbalkeda san uma ficno somaliyey video dislike dhaha

  • @kulmiyebarqadle9887
    @kulmiyebarqadle9887 2 ปีที่แล้ว +3

    Nayaa maxaa kaaqaldey waa maxey nimanka aad udhaxjirto waxaa waabilaa aqlaaq walhi

  • @abdiyousuf3157
    @abdiyousuf3157 2 ปีที่แล้ว

    subaxaan waar soomalidii imika Allah ha u sahlo imika wx walba caadi ayay u noqdeen

  • @zaynabmaxamad9066
    @zaynabmaxamad9066 ปีที่แล้ว +1

    Shubxaana allaah gabreey alle ka cabso oo ragan ka dhex bax

  • @umuafnan6665
    @umuafnan6665 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlh wayaab walaley walidki kudhalay wax kama shegi kari san isgu dhan oo allah cabso haga careysinee

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi afka Aya jugta Gabe ... acuthubilah

  • @nazhaadhasan7512
    @nazhaadhasan7512 2 ปีที่แล้ว

    Amina xadka wyka bxdy baryahn 🤔abaayo sidan maku ficna gabr thye

  • @muunacumar2735
    @muunacumar2735 2 ปีที่แล้ว +2

    Naahooy ilaahy ka cabso ragan aad biyaha kula dabalanyso dhib aya kaaga imankaro

  • @kdafdsfds8934
    @kdafdsfds8934 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxan ilalinaya magaca abahey o walagis hos geynin iyo sharafta wllky

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 2 ปีที่แล้ว +2

    Bisinka waar ilaahay kabaqa waamaxey ganadhan nilasaaran

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👌👍

  • @umalkhayrasad1465
    @umalkhayrasad1465 2 ปีที่แล้ว +1

    masha.allah♥️♥️♥️

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah love you ❤❤❤❤

  • @bintukaafiya2814
    @bintukaafiya2814 2 ปีที่แล้ว

    Waxaas oodhan Aakhiraa ka dambaysa walashayeey Alle ka baq

  • @AhmeoSulub12
    @AhmeoSulub12 2 ปีที่แล้ว

    Aminay naga xishoo dee mise inaan ku dab saarnaad rabta!

  • @aaminaindho43
    @aaminaindho43 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlah farxad ku waara aamina qayla ka hadhy😂😂😂✌

  • @starlastella
    @starlastella 2 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤭 masha Allah anna💓🥰

  • @boqoradaKibirka-z8l
    @boqoradaKibirka-z8l ปีที่แล้ว

    imaan calosha iga furisay wllhi 😂😂😂

  • @parknaimanamuujm2698
    @parknaimanamuujm2698 2 ปีที่แล้ว

    Imaan😁anna😂😂qosolkaa iga dhameyseen wlhi

  • @ayaancabdirahmaan9019
    @ayaancabdirahmaan9019 2 ปีที่แล้ว +2

    Niman lee sagashankaba dhex taalaa inabti xishood nooh codkaaga cawra waayee bisinka

  • @yusrahajihassn5413
    @yusrahajihassn5413 2 ปีที่แล้ว

    Alle haa Lagaa baqo San Dan idiin ma ahan oo sharaf nah idin ma ahan waxa aadan walshin raali agaa Noqan lehen gabar kale raali Haa gaa Noqanin waaa iga Talo sharcigaaa islamka Hala ilaliyo 🤐😔😔

  • @nazali5183
    @nazali5183 2 ปีที่แล้ว +1

    walhi meeshan wn ka helay Anigay igu ficantahy

  • @deqaahmed654
    @deqaahmed654 2 ปีที่แล้ว +4

    gabadhan wax qurxan masamen

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 2 ปีที่แล้ว +2

    Wara maxaa kaqaladan amiino waraka hera raga baliz wllsheye ayatahye data dhana ayaakudawanayo horata waxa xun ma kasuratodo lkn maraka hore guraso salamana marakasa dumashinomo ayaa lagu qadarinaa lkn waxa waa raka kajoka amiino

  • @keyfxasan2080
    @keyfxasan2080 2 ปีที่แล้ว

    Naagtu meey bisinka kudhwaaqdo waata maanta dhan qeyleehe subxnllh

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamina sharaf malihid wlh nimanka ka dhex bax oo xad kala yeesha

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 2 ปีที่แล้ว

    Wxkle bashaal wcn

  • @farduuuzahmed3463
    @farduuuzahmed3463 2 ปีที่แล้ว

    Aamina asha haadii kadhamtay wllhy

  • @mohamedaarsade
    @mohamedaarsade 2 ปีที่แล้ว +2

    Waliga Naag dhagoola Ma shukan satay Sticker Bay Nafta Iga qaday🤣🤣🤣

    • @sihaammaxamed9219
      @sihaammaxamed9219 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhkkk maad iska dhaaf tid

    • @mohamedaarsade
      @mohamedaarsade 2 ปีที่แล้ว

      @@sihaammaxamed9219 waan iska dhaafay quruxey

  • @najmahussein8432
    @najmahussein8432 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi dadka maanta m,a ku dhahaayo bari markaa dhib io ceeb lakulanto ineysan wx ba ku qaban karin sister sidaane wa ku ceeb

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 ปีที่แล้ว +2

    waxan doqon taa mxaa nimanka dhex geshey

  • @obayd4617
    @obayd4617 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha away walidkeedi teeda wilal lama dhalan miyaa?

  • @faraxzan428
    @faraxzan428 2 ปีที่แล้ว

    Kkk manoli amina jihaad meey ku jirtaa allahu akbar kulahaa kkkkk lkn abyo wiisha kasiko waayo ajaanabi ayeey kayihiin sorry hooydaa sokuma daawato sey ugu qanacdaa waxan aad sameyneyso yaab

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +1

    Dalxiska aduunka ❤✌