Dhisidda Kalsoonida Qoyska

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2021
  • Hadalhaynta tusaalayaasha togan ayaa inta badan ka saamayn iyo waxtar badan buunbuuninta mushkiladaha taagan. Wax badan ayaynu aragnaa sheekooyinka taban ee qoysaska Soomaalida, waxa se muhiim ah in sidoo kale xoogga la saaro sootebinta kuwa guulaystay. Waxa ila jooga lammaanaha Mahad Jaamac Koronto iyo Warda-Sagal Axmed Rooble. Dhegaysi wacan!

ความคิดเห็น • 145

  • @abdishakourmahamoud1888
    @abdishakourmahamoud1888 ปีที่แล้ว +30

    Alxamdu Lillah waan Ku Faraxsanahy inaan Sannad kadib daawanayo Barnaamijkan Anigoo Xaasle ah waliba ilaahay Nagu Arsaaqay Ama Curad nooga dhigay Gabadh.
    Waan Jecelahay Inaan arko Mar walba lamaane wada faraxsan oo wax wada qaybsanaya.❤

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 ปีที่แล้ว +33

    Waa markii 6aad een dhagaysto wan ka helay wlhi lamanahan alle waxn ka baryaya nin sidaas oo kle ah inuu isiiyo ♥️

  • @yacquubdheeg8042
    @yacquubdheeg8042 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah
    Mahad iyo warda-sagal
    baarakallaah ❤
    talooyin fiican baad noo reebtay wll mahad🙏 mahadsanid
    Ha waaro jacaylku

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 ปีที่แล้ว +4

    mnsha allah... allah ha isku kiin barakeeyo.... Codkaubax wuxu wehell uu yahey inta jecel wanaga, aqliga saxiibka uu ah.. Esmail thnk u wll... wn kagaga mahadcelinayna dadaalkaga

  • @saynabasaid8066
    @saynabasaid8066 3 ปีที่แล้ว +6

    Allh haa barkeeyo warda iyo mahad
    Ismail adna qofka aad labta ku haysto waan dremaya qofka inad weli radinayso ee allh hagu siiyo⁸

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh tabarakalah aleh haydin barakeeyo wllo qoys qurux badan ayad tihin aleh haydin xafido adun iyo aakhiraba ❤🙏❤

  • @najmamahdi4944
    @najmamahdi4944 2 ปีที่แล้ว +2

    منشاء الله❤
    Rabi haysku kiin barakeeyo ❤

  • @yurubyurub1230
    @yurubyurub1230 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah tabrkalaha 🌺 allah ha isku barkeeyo 🥰⚘

  • @munaibrahin7628
    @munaibrahin7628 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah qurux iyo badh weeye

  • @maxbuubhassan3313
    @maxbuubhassan3313 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha idin barakeeyo, Ismaaciilna mahad badan buu leeyahay.

  • @nimcocismaan8879
    @nimcocismaan8879 ปีที่แล้ว

    Wow mash allah
    Alle haydin barkeeyo

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alllah ilahay ha idin barakeeyo❤️❤️❤️

  • @draminasagal3117
    @draminasagal3117 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah allah hysukin barakeyo wll awlad khyr qabtana hydin kla siiyo ❤❤❤

  • @Siciid04
    @Siciid04 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah qoyska allaha barakeeyo.❤

  • @samiaabdilatif8649
    @samiaabdilatif8649 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah alle haydin xiftiyo oo haydin barakeeyo

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 ปีที่แล้ว

    Sanad kadib asagoo podcast ah inaa dhagaysatay waan ku faraxsanahy
    Barakooba idamka alle❤

  • @suheybsheikhahmed1891
    @suheybsheikhahmed1891 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a Tabarakallah Allah Isku Kin Barakeeyo

  • @abdimuhumedaligadiid9031
    @abdimuhumedaligadiid9031 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah CODKA UBAX runtii aadban ula dhacay barnaamijyada aad soo tabisaan maanta aduunku muqaal ayuu marayaa bulshaduna hal il ooy waxkuwada aragto ayey ledahay hadana aniga aga ahaaan si gaara ayuu isoo jitaa codka ubax isagoo dhagaysiya waayo ismaciil na waa qof codkara oo runtii hadana xiiso gaara ku siinaya barnaamijyadiisu ( reerkana allaha barakeeyo waa qoys qaaliya)

  • @ubahismail5472
    @ubahismail5472 3 ปีที่แล้ว +2

    Mncha allah alle hysku barakeeyo 🥰

  • @user-jv4xv8ky2j
    @user-jv4xv8ky2j ปีที่แล้ว

    Masha allllh wiilkan mahad wa wiil qalbi wanagsan shalaysubax ban meel kukula nay guulaysta codka ubax malin un ban siin donah waraysi waayo waxan leyahay qiso jacayl oo urxbadan❤❤❤❤

  • @AminaAdan-ij4cj
    @AminaAdan-ij4cj ปีที่แล้ว +1

    Masha allha lamane qurux badan saad iskugu faraxasan tiihin nolosha ku dhamaysta🥰

  • @maandeeq2851
    @maandeeq2851 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnshallh allow il xasad ka hayn isku waara ❤

  • @tuuzheyhazzanmohamuud5450
    @tuuzheyhazzanmohamuud5450 2 หลายเดือนก่อน +1

    Markii loo wanqalay yee waa wiil layiray baaa Ana lay wax yoodo ii waran jaceylkuye❤

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a allah haidin barakeeyo

  • @amalabdulrahman1009
    @amalabdulrahman1009 10 หลายเดือนก่อน +2

    malin kasta hadan waqti helo inan dhageysto ayaan jeclahy ilahey ha barakeeyo 🥰😘

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 ปีที่แล้ว

    Manshalaa yarabi qof aan sidasoo isku fahano oo lamanahayga isii yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @iftinmohamed3286
    @iftinmohamed3286 9 หลายเดือนก่อน

    masha allah waa famliy ku daaysho mudaan alle haydin barakayo 😍

  • @daganqurux
    @daganqurux ปีที่แล้ว

    Mashllh ustaad mahad jamac koronto iyo marwadiisa 🥰

  • @monacilmi7354
    @monacilmi7354 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haydin barakeeyo huuno mansha alh

  • @umucabdirabi1390
    @umucabdirabi1390 ปีที่แล้ว

    mashaAllah ilaahayaw isudaaaaa❤️

  • @fuaadcllaahi7171
    @fuaadcllaahi7171 ปีที่แล้ว

    Mansha allah allah haysu kiin bara keeyo taaso kale rajaynayaa

  • @maxamedmaxamed8599
    @maxamedmaxamed8599 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah alle waxan iidinka baryayay farxad warta inshallah

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud9257 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib jecel cajiiba weeyi mnshalllaha😍🥰🥰

  • @raaqiyoaden
    @raaqiyoaden 6 หลายเดือนก่อน

    Runta manta family saasa waa yer yihiin allah idin barakeeyo qoyska quruxda padan ee isku faraxsan ❤️

  • @ladnaawil1705
    @ladnaawil1705 2 ปีที่แล้ว +1

    I think weli ducada warda sagal waad sugasa inaad hesho qofkay kuugu ducaysay 🤲🏻❤

  • @hoodomo863
    @hoodomo863 4 หลายเดือนก่อน

    Mash allah alle haydin barkeyo family qurux badan ❤😊

  • @aniizadheeg7703
    @aniizadheeg7703 2 ปีที่แล้ว +2

    masha aalh tabaraka ilaahay hays ku kiin barakeeyo waan farxad ooyay xaqiiqatan marka dhagaystay qisadiina
    cajiip nolozhu kama soo hadho farxad iyo is fahan kuwii isku waara ha idinka yeelo aniga intii single waxa rajaynya nolol taasa oo kala❤️❤️

  • @hamdamahamed8148
    @hamdamahamed8148 ปีที่แล้ว

    manzha allah qos qurux ban alle haydin barakeeyo

  • @hibadmohamed3981
    @hibadmohamed3981 2 ปีที่แล้ว

    mansha Allah alle ha isku kiin daayo

  • @daahahaji5053
    @daahahaji5053 ปีที่แล้ว

    Masha alh Ebe haysku kiin barakeeyo

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 6 หลายเดือนก่อน

    Adigaa iga fiican &adigaa iga fiican ❤

  • @nimco1327
    @nimco1327 2 ปีที่แล้ว +2

    Runtii anu warda wali lamaaan kulmin lkn mahad ayaa mar tababar noo dhigay oo mar noo dulmaray sheekada jacaylkiisa runtii anoon arag jacayl kooda ayaan udugiisa halkaa kadareemay m.a guulaysta ayaan leeyhy❤❤❤

  • @Ayaan4041
    @Ayaan4041 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha alh tabaarakallaah ♥️🥰

  • @Najiib_Farhan
    @Najiib_Farhan 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma garanyo ereyo aan ku cabiro Aan ahayn Inan Mnsha allh ku Ceceliyo intaan daawaayo

  • @ubah_cx
    @ubah_cx ปีที่แล้ว

    Ninkan yurub jooge masamayen sida oh top masha allah

  • @dcj2968
    @dcj2968 2 ปีที่แล้ว +2

    mashaAllah Allow isku da

  • @hamdaabdirahman5900
    @hamdaabdirahman5900 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alle haysku daayo

  • @mahadmaxamedamerica9124
    @mahadmaxamedamerica9124 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a isku waara waan idin maseeray wllhi

  • @wanaagjecel9999
    @wanaagjecel9999 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah😍

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 ปีที่แล้ว +2

    Maaaash allaaah ❤🥺🥺

  • @user-zw2fk2xd6r
    @user-zw2fk2xd6r 2 หลายเดือนก่อน

    Video waa markii 2aad ee aan daawado dhowr sano ka hor ayaan daawaday hadana wan ku so ceshtay waxad moda inan hore u arag aad ban ugu raaxaysty marar badan wan kuso noqom doona si niyada reerka ugu duceyey ismaciil sida quruxda leh ee uu u diyaariyey ayaa reerka sii quruxiyey❤

  • @abdiwakilismail2073
    @abdiwakilismail2073 3 ปีที่แล้ว +4

    Good example for us ♥️

    • @Fabio_weeye
      @Fabio_weeye 3 ปีที่แล้ว

      Anagu ma qoys bnu leenhy marka

  • @abdikariinhashiculusooweng3833
    @abdikariinhashiculusooweng3833 3 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib Cajiib alle ha isku kiin daayo Lamaane qurux san m Role model

  • @abdirashiidxaaji1942
    @abdirashiidxaaji1942 ปีที่แล้ว

    Maansha alh in badan waan dhaafey se
    Waxey aheyd goor hore in aan idin dhageysto
    Isku waaara abid

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah allahuma zid xubahum
    Aaad baan ugu farxay runtiii
    Jacayl hirgali waayay ayaaba madaxa naga cunaye

    • @zackali1241
      @zackali1241 2 ปีที่แล้ว

      Ayan Dagan👑🕊️🙏

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah isku barakooba walaalayaal ❤️. Anigu waan rajeynayaa inaan helo waxa aan Niyadda kuhaayo insha Allah😍

  • @AmiiraAhmed-jc7uf
    @AmiiraAhmed-jc7uf ปีที่แล้ว

    Mashalah waan farxa markan arko laba ruux oo isjecel😣♥️alow isku daa lamaane kasta oo isjecel

  • @suadjamamusa9058
    @suadjamamusa9058 2 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Tabaarakallaah. Allaha barakeeyo 🤲, qoyskaygii qaaliga ahaa😍. Way isku qalmaane Rabbiyoow hakala qaadin🤲❤🤲.
    Mahadsanidiin codka ubax👍

  • @hodandool9937
    @hodandool9937 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah 💯❤❤💯

  • @ishwaqmohamed631
    @ishwaqmohamed631 3 ปีที่แล้ว

    Masha alllaha ❤❤❤❤

  • @degganmohammad3256
    @degganmohammad3256 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan u jeclahay warda iyo Mohad waa dad wanaag iyo naxariis korkoodu ahaaday rabbi ha karaameeyo ❤💌

  • @aylamahamed5185
    @aylamahamed5185 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ❤️

  • @naciimamohammed8187
    @naciimamohammed8187 3 ปีที่แล้ว +8

    Kama daalo barnaamijkan ku ceshigiisa
    Mahad iyo wardasagal isku waara Reerkaygi
    Codka Ubax Mahadsanid walalo!.

  • @deeqa12ibrahim95
    @deeqa12ibrahim95 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allah ilahy haysukindayo

  • @ubah_cx
    @ubah_cx ปีที่แล้ว

    Oh masha allah aniga mashiinka kumeydha weeks top rer is jaceyl ilaahey isku kiindayo

  • @hibaaqhilwa737
    @hibaaqhilwa737 2 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah

  • @zundukhano6081
    @zundukhano6081 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah allahuma barik ilahy reerkina qrxda bdn ha idin barakeyo

  • @Yaxye495
    @Yaxye495 3 ปีที่แล้ว +23

    Dhabtii waa aan ka maseeray waxa aan se eebbaha awoodda badan uga barayayaa in uu nolosha in u dhay wanaag, kagaceyl iyo is ixtiraam kuwada joogaan. Halkaa halaga hayo ayaan idin leeyahay. Codka Ubaxna ku mahadsanidii sida wanagsan ee aad markastaahi inoogula wadaagtaan wax taya leh.

  • @ayanabdirahman6758
    @ayanabdirahman6758 ปีที่แล้ว

    Tabaraka Raxmaan illaaahow farxadooda daa’imi facebook bankala socdaa lamaanahan alle ha isku daayo.❤❤

  • @mohaabdi1460
    @mohaabdi1460 3 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah

  • @user-qp6og9xm4d
    @user-qp6og9xm4d 8 หลายเดือนก่อน

    M.a hbaday warda axmed iyo saygeeda mahad jmac korontoh ale hadin daayoh

  • @user-nl5lj7oq3d
    @user-nl5lj7oq3d ปีที่แล้ว

    Caj!!b ❤ Ku dhameystaH nolol farxad bdn

  • @umalkhayrfarah8459
    @umalkhayrfarah8459 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah

  • @ubah_cx
    @ubah_cx ปีที่แล้ว

    Wwwwww masha allah oh

  • @kingyahye6989
    @kingyahye6989 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll wx aan ku tilmaamo ma granayo alle ha isu kiin barakeeyo alle ha idin xifdiyo nolosha farxd ku dhamysta
    Run ahaantii video ga ma dhamysan wxaan ka cabsady kalgacyl dartiis inuu qalbigu iqarxo

  • @maxamedismaciil6842
    @maxamedismaciil6842 2 ปีที่แล้ว +1

    Wada noolaad lamaane qurxoon🥰

  • @cabdiraxiinyusuf7521
    @cabdiraxiinyusuf7521 3 ปีที่แล้ว

    Duniyo ❤️ iyo beerjano

  • @marwaaadan9122
    @marwaaadan9122 2 ปีที่แล้ว +2

    AllhaYaw wiil bariya ku waydistay nolosha ila fahmaya Alle ha isku daayo family

    • @samiiracabdale7404
      @samiiracabdale7404 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin walal inta guur laanaba Allah wax khayr qaba hasiiyo

  • @wariyec-tiriike8849
    @wariyec-tiriike8849 3 ปีที่แล้ว +6

    Waan Bogaadinaya Codka ubax,Runtii Waa barnaaminkii Kowad Ee Aan Si dhamaystiran U Dhegaystay,Waxan Rajeynaya Inan Si Dhow Ugu Xidhnaan Doono Bogiina,Waayo Xiiso Iyo Xigmad Ayaa ku Duugan, Mawduucyada Aad Baahisen,Ugu Danbayn Waan u Ducaynaya Qoyska Quruxda badan Waanad Mahadsantihiin

  • @ilhaammyusef2399
    @ilhaammyusef2399 3 ปีที่แล้ว

    Hore usoco wll

  • @mohaabdi1460
    @mohaabdi1460 3 ปีที่แล้ว +1

    allow isu daah laamanaha qurxoon

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 3 ปีที่แล้ว

    Waan necebay in asn weelka xalo isagana waan u sii sheegay ku lahaa

  • @nimcohodan2251
    @nimcohodan2251 ปีที่แล้ว

    Mash Allah

  • @fardusmohamed8849
    @fardusmohamed8849 ปีที่แล้ว

    MnshAllah

  • @hamseabdirahman2111
    @hamseabdirahman2111 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha barakeeyo qoyska sharafta , qiimaha ixtiraamka iyo is fahanka ku dhisan 😍

  • @zumayamohamed1660
    @zumayamohamed1660 2 ปีที่แล้ว

    MnCha AllaH

  • @user-rs3ep6jv6c
    @user-rs3ep6jv6c 6 หลายเดือนก่อน

    ManshAllaah❤❤❤❤

  • @zumayamohamed4451
    @zumayamohamed4451 2 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh bRakoba bata

  • @qaraamimediaproduction2991
    @qaraamimediaproduction2991 3 ปีที่แล้ว +3

    Halkan waxan ka salamaya gabadh xarafla "R" magacedu ka bilaabmo✋🏻💔

  • @farduusnuur7457
    @farduusnuur7457 2 ปีที่แล้ว

    Manaha allah

  • @shaadiyaapdirahman8815
    @shaadiyaapdirahman8815 3 ปีที่แล้ว

    Mnzhallh Alle hydin barakeyo wllo

  • @jamaalkhalif5730
    @jamaalkhalif5730 ปีที่แล้ว

    Waxan dawanayaa anoo uxiizay gclizdydah alle hayzku kiindyo❤

  • @maxamedxasannuur4489
    @maxamedxasannuur4489 2 ปีที่แล้ว

    Sxpta wan idin leeyhy qiso jaceylka ayaa igu dhacdey ubax

  • @maxamedismaaciil3627
    @maxamedismaaciil3627 8 หลายเดือนก่อน

    Alle ha isku kiin barakeeyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @habiibaabdulahiali493
    @habiibaabdulahiali493 ปีที่แล้ว

    Barnamijka kaliya aan ka daalin ❤ still 2023❤

  • @hamdaharago8588
    @hamdaharago8588 2 ปีที่แล้ว +3

    Isamaciil waa singal 🥺wardo kle aniga ku noqonya

    • @princessaynaartan804
      @princessaynaartan804 ปีที่แล้ว

      Suaashas inbadan ayaan ka dhex badhay commentiga faynali 😂 waa tan isku meel ayeynu ka fakaraynay 😂! Illahow noo badi isagoo kale sister hadii la yelayo waynuba copy garaysan lahayn hhhh

  • @Yaasir_Yaaska
    @Yaasir_Yaaska 2 ปีที่แล้ว +2

    Waagi baryee aan isbariidinaba wuu biiraya siibadanaya.R!

  • @mustafemuhiyadiin2134
    @mustafemuhiyadiin2134 3 ปีที่แล้ว +7

    Mxy noola wadagi waayen qaybihi negative ka ahaa noloshoda?

  • @hamdasaid4162
    @hamdasaid4162 5 หลายเดือนก่อน

    Just amazing 😂😂😂😂

  • @abdihakiimmohameddhir-qeey245
    @abdihakiimmohameddhir-qeey245 2 ปีที่แล้ว +1

    Guleesta