"Ninka yuusan idinku kibrin, ee cuntada ha u karinina,Gabdhaha haku dhihina " ||Nasro Cabdirzak

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Ka mid noqo asxaabteenna nagu xiran. Chanelkan waxa aan ku soo gudbinaa barnaamijyada arrimaha bulshada oo ay kuwa diinigana ka mid yihiin. Nagu soo biir aana ka wada shaqeyno wannaagga bulshadeena.

ความคิดเห็น • 206

  • @brawdwachick
    @brawdwachick ปีที่แล้ว +66

    Gabdhaha Soomaaliyeed ,waxan idin leeyahay :Qabiilkeenu ha noqdgo Jaceyl Qabiilkenu ha noqdo kala faa'ideysi
    Qabiilkenu ha noqdo isu Naxariis
    Qabilkenu ha noqdo wada jir
    Qabiilkenu ha noqdo horu socod
    Qabiilkeenu ha noqdo xanuunkaga wa xanuukayga.
    Guul Insha Allaah.
    Xariga Alle mar walba ann ku dheganaano.

    • @muniiahqurux5528
      @muniiahqurux5528 ปีที่แล้ว +4

      wlhi sidaan hadii loo fakari lahaa wax ishaystaba majiri lahyn🥰🥰🥰

    • @Haffyy
      @Haffyy ปีที่แล้ว +1

      In sha allah

    • @salmasalma9177
      @salmasalma9177 ปีที่แล้ว +1

      I.a

    • @umumustafa6160
      @umumustafa6160 ปีที่แล้ว +1

      Jasakallah khayr wll

  • @Sophia-sp7eb
    @Sophia-sp7eb ปีที่แล้ว +13

    Waa farxad wayn inaan haysano gabdho somaliyed oo cilmi iyo caqli isku darsaday ❤❤❤❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +29

    Ku salin Nabigena The best person ever The
    🥰most knowledge able and The most shine all❤
    created prophet Muhammad (😰
    Keep going por
    💯💯💯💟💟🌹🇸🇴🇸🇴💟💟💦💢✋✋✋👇

  • @Jagsan4242
    @Jagsan4242 ปีที่แล้ว +12

    Masha allaah labada hablood manta igu horeysa lakin nafsadayda raali ka noqotay ilaahay raali ha ka ahaadee wixi wanaagsan ilaahay ba jecel thnks alot sisters

    • @xogbaar
      @xogbaar ปีที่แล้ว

      Suhayba imisa sano ayaan bbc ka dhagaysanayay 😁 wariye hore suhayba

    • @Arawelo552
      @Arawelo552 ปีที่แล้ว

      Nasro somalidu ugu horysay ee chanel cunto Karina sogaliso ayay ka mid ahed 2016 ban barty nasri som ninki yaqan ba yaqan cuntoyin badan ban ka barty chanelkeda ilhy khyr ha siiyo

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 ปีที่แล้ว +15

    Waa gabar wanaaagsan oo Fariid ah, Nooloow wlle 💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇫🇷🇫🇷

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw ปีที่แล้ว +17

    Masha Allaah
    Nasra iyo suheyba. Wareysi.
    Caraweelooyinka.Anfacaya.waaye
    Gabadha wanaagsani
    Waano wey ka dhantahay
    Positive. In laga muujiyo
    Guurka si Aysan.kuwa soo koraya uga cabsan waa muhiim.
    Mahadsanidiin

  • @LakshaDeirwa
    @LakshaDeirwa ปีที่แล้ว +4

    Nasra Som wa gabadh wanaagsan oo aqli leh masha allah iyada oo guursan ban aqaanay guurkeda qaabka ay ka yeelatay runtii wa mid i cajabiyey ku dayashana mudan

  • @UstaadmohamedShariif
    @UstaadmohamedShariif 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay hakubarakeeyo reerkaaga iyo shaqadaada❤

  • @rahmaabdilkadirmohamed8515
    @rahmaabdilkadirmohamed8515 ปีที่แล้ว +29

    Mashaa allah walhi wax badan ban ka faiday inta yr allah ha ku shatfo jazaakalaahu kheiran Nasra and suheyba🙏🙏❤

    • @thecenter9126
      @thecenter9126 ปีที่แล้ว +2

      Fursadan ma isku qaadanaa 👍

    • @mohanmiimiimiimii715
      @mohanmiimiimiimii715 ปีที่แล้ว

      Wll an isbarano gabadh faido badan thy an isbarane

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 ปีที่แล้ว

      Maxad ka faaiday aan ahayn in waajibkaaga ninki kugu leeyahay inad ka leexato moyee

    • @user-zr2ve2jj7v
      @user-zr2ve2jj7v ปีที่แล้ว

      Nalawadaag wall,waxaad ka faaiiday walaashaa.

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah Gabdhihii Soomaaliyeed oo layaqaanay waa kuwaana wlhi.🇸🇴

  • @safiyoaliabdi8765
    @safiyoaliabdi8765 ปีที่แล้ว +10

    Mashallh waa gabar wanagsan dhirigalinta ad uhaysid gabdhaha ilahay haka ajar siiyo

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed ปีที่แล้ว +10

    Nin iyo xaaskis cadaw ha isku noqdeen only somali unba kamaqlaysa cajiib

    • @maryamamohamed7407
      @maryamamohamed7407 ปีที่แล้ว +1

      Ma aragtay adi waxaa keeneyso dadka kale aya guurka soo daaqulaayo oo noloaha kasoo halawday calafkii ka soo dhamaaday

  • @hamdixsan
    @hamdixsan ปีที่แล้ว +4

    Allahu Zuheyba oo aan weligayba taageeri jiray waxaa soo raacday wllshy Nasro Guuleyso abaayoyin

  • @sadiamohamedsadiamohamed7253
    @sadiamohamedsadiamohamed7253 ปีที่แล้ว +4

    Alla habo zuheyba hooyadeey ayn kugu soo xasuustaa aad ayd iskugu egtihiin maashaAllah.
    Habo gabadhaan cinwaankeeda soo dhig waa dhiirri geliso weyn runtiiye.

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj ปีที่แล้ว +17

    Xaqiiqdii nasro abdirizak nasri som waa gabar wanaagsan intaan ka arkay oo karti badan maasha allah arooskeedana waa xasuusta marka youtubeka kal scoday arooskeeda masaajidka lagu dhigay waa gabar wanaagsan oo karti badan leh guuleyso walaalo maasha allah gabar aqlaaq iyo wanaag isku darsatay maasha allah

  • @BARROOFFICIAL
    @BARROOFFICIAL ปีที่แล้ว +7

    Mashaa allaah gabadhani aney idhiiri gelisay allaahu akbar wlhi aniga waxaan hadda jeclahay gabar ahlu diin ah iigu soo duceeya suheybaay mahasanidii suheyba team

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 ปีที่แล้ว +6

    Nasri som mashallah tabaaraka
    Wiil aad u fiican oo duceysan ayaa illaahey calaf kugu daray cabdikariin waa wiil wanaagsan darisaa eheen koley banii,aadam meel uun si waa ka ahaan karaa lkn aabahiis aaduu ugu duceeyay allaha u naxariistee

    • @miskiin236
      @miskiin236 ปีที่แล้ว +1

      Wallaahi ma garanayn ma nasraa??

  • @sucaadnur-qualifiedmentalh8725
    @sucaadnur-qualifiedmentalh8725 ปีที่แล้ว +21

    Masha’allah! Great to see to beautiful sister who are doing great work for our community! Much needed🥰🥰🥰

  • @xasanmuhumed3319
    @xasanmuhumed3319 ปีที่แล้ว

    Alle wanaag ha idin abaaliyo aduun iyo Aakhiraba maamoyaal,Zuhayba iyo Nasra

  • @Humblegirll
    @Humblegirll ปีที่แล้ว +5

    Masha allh rasro waa gabar fiican waxn dawan jiray 2017 illa manta 2023 la marayo waxn ku bartay wanag iyo dhiiri galin iyo fiicnan iyo dadkay cawiso mashallh wax badan dhiiri galin waan ka faa iday allh ha kula garab galo inta kuu dhiman kolay nolosha haday ku bilabantay hooyo nimada allh ha ku fudaydiyo kartidadana allh ha ku siyadiyo wll wana kula si socon hada nolahay inaha allh 🫶🏼💐💐💐🥰👑

    • @11naa44
      @11naa44 ปีที่แล้ว

      Hader xagey jogta 2020 igu dambeysey

    • @Arawelo552
      @Arawelo552 ปีที่แล้ว

      @@11naa44 snapka abyo

  • @sumadqaran
    @sumadqaran ปีที่แล้ว +4

    Suhayba gabadh aan Aad u jeclahay oo ehelu diin ah Masha Allah

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wa naaag caqli bdn masha allah in lagu deydo mudan wht a great lady so lovely good future urajynaya

  • @kaafiyashbashiir1685
    @kaafiyashbashiir1685 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah gabdho wanaagsan oo no soo bandhigaay barnamij wanaagsan

  • @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
    @OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤
    ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
    ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
    ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
    ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤

  • @akhalif579
    @akhalif579 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah barmaamij wanaagsan, great work gabdhaheena soomaaliyeed. Halagu deydo kuwa wanaaga fahamsan nasro&suheyla. Thanks.

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 ปีที่แล้ว +9

    مشاءالله تبارك الله كلماتك الحلوة ❤❤

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 ปีที่แล้ว +6

    Macha Allaah hablaha simaliyeed wa qiimo badanyihiin lkn ragiiba gaabiyay o qayrkood kareebay hadi lala shaqaynlaha cirkan marilahayn

    • @naimapopgirl4067
      @naimapopgirl4067 ปีที่แล้ว

      Waji raadsi baa tahee orod soo wareeso hablaha soomaaliyeed sidee uu xumeeyaan ragga

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah suhayba ayaao allah hakubarakeeyo aad iyo aad ayaan kujeclahay wan kufaraxsanahay hormarkaaga comment masoqoro lkn aad bankudaawadaa walal sharafeey guulayso i love you 💕❤️😘

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +2

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤

  • @musedahir4031
    @musedahir4031 ปีที่แล้ว

    Baraaka Allah ,dhammantinba

  • @calibinturab0984
    @calibinturab0984 ปีที่แล้ว

    The best ladies our Somali sisters you make us proud.

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว

    Alxmdulillh Rabil calamiin jasakallh Wllo ilhay haa kuu barakeeyo qoyskaaga gabadhaa waroyahaa ahanaa ilhay haa xafido

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 ปีที่แล้ว +1

    Masha.Allah nasra Iyo suheyba illahay hadii xifdiyo gabdho ku dayasho mudan aa tihiin Barakallaah xabiibaati❤💋😘

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulih ani Naag somali maan gursan.
    Guursana maayo insha allah

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli ปีที่แล้ว

    Intresting, relevant .
    Walaal yar oo mature ah oo xaalkeena somali ka hadlaya.
    Shukran.
    Dadaala Suheyba iyo Nasra. Guul

  • @mohammedsharif9411
    @mohammedsharif9411 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah fiscussionka labadaas gabdhood waxa uu ka faa iido badanyahay boqolaal youtubers ah oo flowers badan haysta around million hadana wax ummadda wax tar u leh aanan la wadaagin

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ❤️ ♥️ 🙏

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 3 หลายเดือนก่อน

    Runti waxatihin gabdo sharafleh halkas Kasiwada masha Allah

  • @nuurhassan4690
    @nuurhassan4690 ปีที่แล้ว

    Dad wanaagsan mar wal aduunyada wey joogayaan alla ayaa yiri ilaa saacada u danbaysa. Alla haydin barakeeyo walaalayaal waa dadka mudan in la fiirsado si looga faa,ideysto,

  • @rahmahassan2530
    @rahmahassan2530 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Masha Allah. Illaahey ha ku xifdiyo

  • @siciidcalijaamac2113
    @siciidcalijaamac2113 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLLAH MASHA ALLLLAH.

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 ปีที่แล้ว +9

    Maanshaallaah qof iimaan leh ilaahay haidiin idiin xifdiyo

  • @mudiali719
    @mudiali719 ปีที่แล้ว

    Manshallah Nasra Som abti Qurux iyo qiimo sharaf Allah ku siiyey halkaa Ka wad wacyi galint gabdhaha somaliyed

  • @dontbeblue6
    @dontbeblue6 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @abdulkadirkhalif5552
    @abdulkadirkhalif5552 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Allah waa gabar iimaan leh. Illahay haku dhowro Abayo.

  • @xilkasabuukar9275
    @xilkasabuukar9275 ปีที่แล้ว

    masha allah xabibatii suheyb waka mahad celinaya sida marwalba barnamij wax tar leh inoku so gudbisid oo dadka wanagsan noku martaqadid Allaha haka abaal mariyo adika iyo dhaman walalaha barnamij yadada kaaala qeyb qaato jazakumullahu khayr

  • @salmaosman3098
    @salmaosman3098 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah waan inisalamay Nasrallah and suheyba

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah My Beautiful SISTERS

  • @xasankhadar5145
    @xasankhadar5145 ปีที่แล้ว

    SHAYDAAN CADHO ALLAA KUGU DHICI HADII XAALKAA NOOCAN YAHAY
    NAAGAHOW WAA CADAWGII NIN MA LEH WAXAY TAAGAN TAHAY CUDUR KAAN QABO ILA QAADA.

  • @lajeceleylajeceley2419
    @lajeceleylajeceley2419 ปีที่แล้ว

    Masha Allah horay usocda tvgana wan sodhawenena barnamijisa shukran

  • @waxkaleyawaye9109
    @waxkaleyawaye9109 ปีที่แล้ว

    Mashallah beautiful barnamaj love u Nasro gabar wanagsan Mashallah 👑 and beautiful interviewer 👑Mashallah

  • @sahrahassan4353
    @sahrahassan4353 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alah tabaara ka alah alaha idin xifdiyo Waxan rajeynayaa in ay nasogaran anagana wax yaabah aad sosartay

  • @nasroalimohamed4477
    @nasroalimohamed4477 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaaha eedo alaaha ha idiin xifdiyo aamin yaa rabi adliga walaasheya

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabiibtii wax fican baad nala wadaagtay jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

  • @omarnuh
    @omarnuh ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tabarakallah
    Marwooyin Nuurkiinaa Baxaaya.

  • @jimaleabdi2267
    @jimaleabdi2267 ปีที่แล้ว

    mashallah hormar wacan walasheyda allah idin xafido

  • @Ciyarahaa
    @Ciyarahaa ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah Ha Idin Xafido Suheyba Iyo Nasro Madaxa I Saran Tihin Queens

  • @mohamedhulbale4404
    @mohamedhulbale4404 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله أحبك الله إسم جديد رحم درج

  • @samiirsuldaan9813
    @samiirsuldaan9813 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo suhayba alle dartiis ayaan ku jecllahay guulayeo abaayo.abaayana salaan iga gaarsii waxaad so bandhigteen barnaamij muhiim ah anagana alle ha naga dhigo kuwii qaata wanadaaas

  • @assiaomar7372
    @assiaomar7372 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah yaxfadaka Qali

  • @rukiamohamed6279
    @rukiamohamed6279 ปีที่แล้ว

    M,a suheyba gabar karameed thanks sidaad no dhiira galisaan

  • @Luulqasim2023
    @Luulqasim2023 ปีที่แล้ว +1

    Ad baad u mahad santihin
    Abaya yal .wallhi fikirkas wan kula qaba oo ah inad guurkga wang ku asasato, balse go'ankas an aniga qatay walidkeyga ayaba igu xanaqay dhibata badan iyo qalbi jab ayan ka qatay 💔💔💔💔😱

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 ปีที่แล้ว

    Msha Allah wa gabadh aqli badan

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabaraka Allah ❤️

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 🌹🌹🌹

  • @badbadoomar3214
    @badbadoomar3214 ปีที่แล้ว

    Manshalah tabarakalah waa salamantihin gabdhehega

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ahmedalisaid7382
    @ahmedalisaid7382 ปีที่แล้ว

    Maasha allah. Adeer alle ha ku barakeeyo

  • @xabibacraxmaan4230
    @xabibacraxmaan4230 ปีที่แล้ว

    Insha allaah wayo walidkeey taajir maaha tuugnimoneh alle kamagangalay

  • @qurashkasim4423
    @qurashkasim4423 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allaah barakallaah gabdhahayna Suhayla iyo Nasra run ahaan waxaad ino tihiin rool modal sida aad inogu dhiiri galinay saan diin iyo dhaqan intaba waliba sida quruxdabaneh ee aad uxijaabantihiin gabdhahana aad ugu dhiiri galisan horumaka Nolosha❤❤Thank you so much😍

  • @dhaqanemahad7082
    @dhaqanemahad7082 ปีที่แล้ว

    Masha,allaah alle ha,idin wada barakeeyo labadiinaba midakale TV cusub waan tageeraynaa insha,allaah suhayba badqas taageertay in uu khayr kashaqayn unbaan filayaa idamka ilaahay

  • @nimoabdulle868
    @nimoabdulle868 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah nasro som waa gabar wanagsan ❤❤❤❤❤

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht ปีที่แล้ว

    Masha allah allah haku xifdiyo

  • @saynabmohamed2163
    @saynabmohamed2163 ปีที่แล้ว

    Maasha allah

  • @shukraanxaaji1525
    @shukraanxaaji1525 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo suhayba adiga iyo abaayo nasraba❤

  • @sahrajibril8081
    @sahrajibril8081 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ilahay hidiin xafido

  • @mohamedabdi4915
    @mohamedabdi4915 ปีที่แล้ว

    Masha allh Wlal kher allh kuseyo

  • @daacadmjama8388
    @daacadmjama8388 ปีที่แล้ว

    MashAllah great idea 💡

  • @kobcint24
    @kobcint24 ปีที่แล้ว

    Mashallah allaha idin barakeeyo

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah mahadsanid

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah nasro AllAhA ku barakeeyo sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato wanaagaga ayaan jeclahay waliba si alla dartiisa anoon aqoon kulaheen Snap ayaa kalasocdaa mudo

  • @najmahassan9466
    @najmahassan9466 ปีที่แล้ว

    Masha allh fariid weye Nasra❤

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 ปีที่แล้ว

    MashaAllah xabibti

  • @womensection
    @womensection ปีที่แล้ว

    Masha Allaàh🖤

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 ปีที่แล้ว

    Masha allaah tabarikalaah beautiful girl illaahay ku xiftiyo waa fariid keep going wllo ❤🌷

  • @brawdwachick
    @brawdwachick ปีที่แล้ว

    Nasra wa ku Salaamay Habo iyo saxibadaa salan sare .

  • @alibashimohamudnur4885
    @alibashimohamudnur4885 ปีที่แล้ว

    Maasha,Allaah

  • @muhamedelmi1903
    @muhamedelmi1903 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خيرا
    Waa kuwaa dumarkii somalida asalka ahaa . Kuwa cuduka feminism ka qabana ilaahay ha inoo soo hadeeyo

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 ปีที่แล้ว

    Maansh Allah

  • @safia8206
    @safia8206 ปีที่แล้ว +7

    abayo hooyoyin dhalinyara nahay guurka ku cusub korinta ilmaha noso faidey xagwalba diin iyi dhaqan

    • @felis123egal2
      @felis123egal2 ปีที่แล้ว

      Ilmaha saa u korsan laheed miyaa laguu sheega abaayo😂

  • @deqoali8160
    @deqoali8160 ปีที่แล้ว

    Manshaallah 💖 saaxibo.wanagsan .

  • @xasanmuhumed3319
    @xasanmuhumed3319 ปีที่แล้ว

    Talooyin wacan iyo waaya aragnimo ,waxa aad arkiba ama aad maqli hablo odhanayana ma nin ayan Alle waydiisan, walaala yaal la isku baahan makalu maarano ee aan isku ducaysano,

  • @asmaabdillahihoussein9216
    @asmaabdillahihoussein9216 ปีที่แล้ว

    Machallah

  • @abdiazizmohamedadam9546
    @abdiazizmohamedadam9546 ปีที่แล้ว

    Suheyba m.a aad ugu sheekada aad dadka kasa meyso sidaa ku wad aan ku weydiiyee adiga reer maleee dahay

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 ปีที่แล้ว

    Nasra cooking mashallah. Waa gabar strong ah

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsantahy

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha ❤😍

  • @Akhyaar142
    @Akhyaar142 ปีที่แล้ว

    Suhayba gabar sharafleh o diinleh o waxyalo positve ah kahadasho dadka iskuso dhawayn karo gabarta kalena allah xfido

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 ปีที่แล้ว

    Mashalah cdy

  • @sacdiyofareey259
    @sacdiyofareey259 ปีที่แล้ว +5

    Magaceygu waa suheba badqas marka an maqli jiray hada maha waku wata abayo