Somaliland Oo Laga Masaafuriyay Nin Ajanabi Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 27

  • @sulaimanessa6347
    @sulaimanessa6347 4 ปีที่แล้ว +1

    Excellent speech, and definitely , the sheikh explained accurately

  • @the-street-criminals
    @the-street-criminals 4 ปีที่แล้ว +2

    Wixii dalka dhaqan xumo la yimadaba hala mustaafuriyo oo halaga saaro wadanka.

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 4 ปีที่แล้ว +2

    ninka ninkaas daalimka ah u doodaya halasoo xidho isaga laftirkiisa. waayo wuxuu raali kaga yahay waxa meesha ka socday oo faasiq isaguna.

  • @FarahFarah-qt9sb
    @FarahFarah-qt9sb 4 ปีที่แล้ว +3

    Calanka tawxiidku ku yaallo yaan. La saarin siliibka.

  • @عيوش-د3ل
    @عيوش-د3ل 4 ปีที่แล้ว

    الانجليز ولاوربيين في اي بلد ينشرون الفساد في السودان زنجبار اندنوسيا البحرين كل دوله يدخلوها علاقات بنات او اولاد،،،، لاتؤمنوهم ابدآ على أولادكم،، وديمآ ينشرو فسادهم في المناطق الفقيره،

  • @hoobaan8674
    @hoobaan8674 4 ปีที่แล้ว

    Khayr inshallaah waa Cajiib

  • @xamsexikmaawi5387
    @xamsexikmaawi5387 4 ปีที่แล้ว

    Waa arin fiican in lamasaafuriyay aygaas

  • @invisiblehandsmaliby3266
    @invisiblehandsmaliby3266 4 ปีที่แล้ว

    Qolyahaan Gaalda sawta dadkeenu qoxootiga ku ah yaa Sheikh?

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 ปีที่แล้ว

    Galakaa wa la qaban kaara gaal gargaarakaa qabilak u ka dhashey ul ha la dhacan ileyn dawladu hadey xidho reer habel ba ala xidhaya oo lo jeeda ba la odhanaya a xata a haduu qabiil hoos la yahey madaxweynah somaiand marka qof la xidho danbiile la odhan maayo waa reer habel baa lagu qaalinya a illahow ummadeyda qabiillk ka masax si qaldan baay u fahmeen

  • @AO00720
    @AO00720 4 ปีที่แล้ว

    Waar ninka gaalka rag somali ah ayaa gacan siinaye iyaga nolosha ku guuba dayuusinta xune bila damiirka

  • @ahmedlozinho2944
    @ahmedlozinho2944 4 ปีที่แล้ว

    Yea yea

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon 4 ปีที่แล้ว +1

    بسم الله الرحمن الرحيم ...السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Goorma ayaa dadkii damiirku ka dhintay ...Inuu nin diinta faafiyo wax cusub iniguma.aha..LAAKIIN waxa igu cusub ninka difaacaya ee og wuxuu ninkaasi ku dhaqaaqay.....
    ماذا قال النبي صلى الله عليه وسلم قال رسول الله ...
    عَنْ ابْنِ مَسْعُودٍ عُقْبَةَ بْنِ عَمْرٍو الْأَنْصَارِيِّ الْبَدْرِيِّ رضي الله عنه قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم "إنَّ مِمَّا أَدْرَكَ النَّاسُ مِنْ كَلَامِ النُّبُوَّةِ الْأُولَى: إذَا لَمْ تَسْتَحِ فَاصْنَعْ مَا شِئْت" . رَوَاهُ الْبُخَارِيُّ.
    Intaa u dhaafi maayo...dadka ninkaa difaacaya.
    Ilaahay Garabkiina ha galo

  • @baariyare5995
    @baariyare5995 4 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland waxaa ka buuxa Gaalo badan Oo Diinta iyo dhaqan xumo faafisa

    • @hersimadobe1439
      @hersimadobe1439 4 ปีที่แล้ว

      CIA MI6 Carab BASASATIIN adunko dhan baa hargeisa degan. Mansoor hotel ila Ambassador iyo guest housayda bay kaa mamulan hargeisa. Nagoo faraabadan oo cadan baa kula qayilla xitaa xilansnada

  • @wardi6
    @wardi6 4 ปีที่แล้ว

    Xaargeysa Suuliland o noqotay xarunta ugu weyn ee filimada anshaxa xun ee lagu dhigo qaarada Afrika

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 4 ปีที่แล้ว +1

      Do you have any evidence???

    • @shukriomer8816
      @shukriomer8816 4 ปีที่แล้ว

      Evil person won't require evidence just like to spread propaganda.

    • @khalidsl686
      @khalidsl686 4 ปีที่แล้ว

      @@shukriomer8816 this is true viva Jamhuuriyadda barakaysan Somaliland 👍🏼👍🏼👍🏼

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora 4 ปีที่แล้ว

    sheikh xaarweyn.. maxa bila aqoonsiga idinka dhigay ee marka horeba meesha la fadhidaan ee afka u laydhinaysaan ee kolba tuug gaal meesha u imanaya?? mr sheikh xaarweyn..

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 4 ปีที่แล้ว

      Somaliland diaspora ma tihide waxaad tahay HADHAAGII FAQASH.
      REER SOMALILAND SIDAAS AAD UGU JAWAABTAY SHEEKHA UMABA HADLAAN.
      FAQASH FAQASH FAQASH IYO HADHAAGII FAQASH AYAAD TAHAY.

    • @samsammaxamed5505
      @samsammaxamed5505 4 ปีที่แล้ว

      Isku xishoo ilahayna kabaqo hilibka culimadu waa sun

    • @mali7297
      @mali7297 4 ปีที่แล้ว

      Horta reer sland dhaliisha ay leeyihiin wey qataan
      Balse wuxuu dhib ka joogaa
      Qoladaan ax iyo ux toona odhaneyn
      Ee aan waxba ka garaabey 😂😂😂

  • @wardi6
    @wardi6 4 ปีที่แล้ว

    Gunther Boschoss Ka Xaargeysa wali waa hoyga porn videos ka