ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

ABDIWALI KINGEERO HEESTII DUSHA TIMAHA GUUDKA KABAN MACAAN XASUUSTII CUMAR NUUR CABDULLE 2020 LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ย. 2020

ความคิดเห็น • 75

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 4 ปีที่แล้ว +7

    kingeero axyaa cod hobol waad tahay muqdisho 1 ama 2 soo galee laakin dadaal bay rabtaa codkan masha allaah firfircooni ku dar nooqo qof bulshaawi ah dadko dhan sima mustaqbal fiican ku rajaynaa

  • @ceebla82
    @ceebla82 3 ปีที่แล้ว +8

    Cumar Nuur Cabdulle heesihiisa soo wada qaad aadna waad ugu cod macantahay ❤❤✌🎸🎸🎸

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 3 ปีที่แล้ว +4

    Ereyadii AUN abwaan C/Qaadir Xirsi Yam -Yam.

  • @abdifatahjooye5439
    @abdifatahjooye5439 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow xaad I kacday hesta barteeda ayaa dhigtay waa fanaan no badalay fananiintii horay

  • @user-rq4jo1fg2v
    @user-rq4jo1fg2v 7 หลายเดือนก่อน

    King geero aabaha fanka ku soco wllll from somaliland

  • @mahrezyare233
    @mahrezyare233 3 ปีที่แล้ว +5

    Fanax yarada muusiyo✅
    Fanax yarada muujiyo❌
    Deggen waa la saraa✅
    Deggen waab la saraa❌
    Erayada iga sax cod waad heysaaye

  • @abdirahmanibrahim2989
    @abdirahmanibrahim2989 2 ปีที่แล้ว

    Waaw waaw abdiweliyow waaxa tahay fanaki keli oo xeesi hore si cajiib aah usoo qadha adigo weli daayar mashaAllah hor u si soco lkn ereyadha sifiican iskaga sax.

  • @DHOOYO
    @DHOOYO 4 ปีที่แล้ว +4

    HoreY usoco lipx boqor codle ba tahay

  • @dalxajanuu8249
    @dalxajanuu8249 4 ปีที่แล้ว +2

    Adeer Maxamed Ibraahim, Alloow gacanta kuu barakeey..😍

  • @katarking2562
    @katarking2562 ปีที่แล้ว

    Alla wallee qalbigaa i dhaqaaqay

  • @ZainapAwil
    @ZainapAwil 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkan yaa ila tabay tolow xaguu aday😢

  • @Horrad66
    @Horrad66 3 ปีที่แล้ว +1

    Kingeero Oo Ahaaday KING OF SONGS Waxa La Dhahaa Cabdalwaliy Cabdalwaaxid Tahliil Oo Aala Ttaahir Siiba Aalka Sheexkh Daahir! Wa Bilaahi Tawfiiqq [W*B*T]

  • @user-gx1ro3zx8l
    @user-gx1ro3zx8l 8 หลายเดือนก่อน

    ilko dabar cas kaga yaal fanaanku heesta saas uma odhan
    ilko dabar cad kaga yaal yiri xasha dangal waablasaary hhh saas maaha

  • @idalahow
    @idalahow 3 ปีที่แล้ว +1

    Love from Kenya.....Heestaan waa qaali walaahi

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 ปีที่แล้ว +1

    Axsan fanaan cod macaan oo weliba da'a yar

  • @sahalknowledge5410
    @sahalknowledge5410 2 ปีที่แล้ว

    Keep
    The kaban you are the best.. Dhuule iyo Tubeec soo wada qaad

  • @abdiwalixoog8326
    @abdiwalixoog8326 2 ปีที่แล้ว

    Fanaxyarada muujee maaaha
    Waaa fanaxyara danuunsiya
    Iskasax halkaas

  • @jiilkacusubarooryo4474
    @jiilkacusubarooryo4474 ปีที่แล้ว +1

    Markii aaan ku daawaday indhuhu meel,ey didaan daa,in kuma yeeline

  • @abdikanimedia205
    @abdikanimedia205 3 ปีที่แล้ว

    Wale maxamed ibraahim waxkalaad tumaysa ale gacanta kama gooyo

  • @zamzamclkaadirwezzzamzam
    @zamzamclkaadirwezzzamzam ปีที่แล้ว +1

    Ilkaha dabar Cas Kaya yaal mahan halkaas fanaanki heestan laha wxy kadhigay ilkaha dabar cad Kaga yaal oo kawaday dadka ilkaha cad cadaaanka Kaga dhexjira soomalida qaar utaqaano waxaraha ilkaha gaar ahan dhulkeena saasbaa loogaran ogyahy

  • @Mr.dajiye
    @Mr.dajiye 2 ปีที่แล้ว

    waw halkeeda dhigtay 👍

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 4 ปีที่แล้ว

    www axyaa cod wlhi kingero hormar wcn ku rajena wllkei

  • @calicabdi3857
    @calicabdi3857 2 ปีที่แล้ว

    Kingeero sxb guuleyso

  • @osmanyusuuf3208
    @osmanyusuuf3208 3 ปีที่แล้ว

    Al fanaan cabdiwali horey usuco

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed659 2 ปีที่แล้ว

    Kamankaa kaa kaa jilicsan indr codku waa top

  • @ibraahimcabdulaahicumar7130
    @ibraahimcabdulaahicumar7130 4 ปีที่แล้ว +2

    Waan ku wataaa fanaaankeena

  • @richgange623
    @richgange623 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going my uncle 👑👑💐👌

  • @maahiryare8370
    @maahiryare8370 3 ปีที่แล้ว

    Heesaha hore soo gali wll oo bilaa musik ah

  • @abdihakimali6513
    @abdihakimali6513 3 ปีที่แล้ว

    Kingeero wxn ku leeyhy maasha allaah go forward bro

  • @user-rl9tp7qo7g
    @user-rl9tp7qo7g ปีที่แล้ว

    Wuusoo.dhige.misagaa.dhalay.cumar.nuur.cabdile

  • @mursalkarshe6749
    @mursalkarshe6749 4 ปีที่แล้ว

    Zxp keengeero guul iyo gobanimo waligaa allaha karkaa yeelo zxp waxaan ahay taakeerahaaga ugu horreeyey zxp waxaan rabaa inaan kula hadlo zxp see kula tahay zxp

    • @mursalkarshe6749
      @mursalkarshe6749 4 ปีที่แล้ว

      Guul zxp waxaa tahay fanaan soomaaliyeed oo codleh

  • @hamsegeelle7031
    @hamsegeelle7031 2 ปีที่แล้ว

    dhab markaan u fiirsado
    fanax yaroo damuumsile
    waa sidaa odhqahda heesta sxp

  • @huddasalaad6850
    @huddasalaad6850 3 ปีที่แล้ว +6

    Axsan hees❤

  • @cadnaanlyrics1497
    @cadnaanlyrics1497 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allha

  • @nur0205
    @nur0205 2 ปีที่แล้ว

    Waaw kamanka ayaaba kasiidaran habka uulaba dhacayo

  • @user-jk2qq3or2g
    @user-jk2qq3or2g 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow amazing keep going bro

  • @Farta-jm8db
    @Farta-jm8db 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Abdiwali

  • @deeqcabdilahiisxal5768
    @deeqcabdilahiisxal5768 ปีที่แล้ว

    Still watching... in 2023''''''

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 3 ปีที่แล้ว

    M.a my fanankayga. Keep going

  • @hibaqissa3615
    @hibaqissa3615 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaaa cod ❤️👏

  • @mohameddeeqabdi9079
    @mohameddeeqabdi9079 4 ปีที่แล้ว +5

    Wow amazing voice

  • @khaalidkhadarcabdi768
    @khaalidkhadarcabdi768 6 หลายเดือนก่อน

    CODKA IYO LAXANKA KEENAYSAA LKN YARA SAX
    Dibna hadalka qaadmada
    Ilko dabar cad kaga yaal
    fanax yarada mujiye halkaasina weeye
    Deggan wala sara
    Lcricska iska saxa

  • @luulaluula2237
    @luulaluula2237 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh. ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @KaramaMarama
    @KaramaMarama 4 ปีที่แล้ว

    Pro Xagee kalasoo xariiraa Nio nosheeg pro

  • @bashkajug1784
    @bashkajug1784 4 ปีที่แล้ว

    Waaa ku wataaa nin weyn

  • @sakiidris7120
    @sakiidris7120 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi ki qaday heesta awal wuu ka

  • @ahmedyuusuf8941
    @ahmedyuusuf8941 4 ปีที่แล้ว

    Horu mar wacan bro

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 4 ปีที่แล้ว +1

    Kiip goweeng gangeero

  • @abdisamadofficial5492
    @abdisamadofficial5492 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going bro

  • @abdiasiisdiiriyedhorekeyna4337
    @abdiasiisdiiriyedhorekeyna4337 2 ปีที่แล้ว

    Sxb m.sh sxb youtopkeyga wa socon la yahay dadban ma haysto maxaan sameya wll

  • @cabdifitaxcalisanbuur
    @cabdifitaxcalisanbuur 3 ปีที่แล้ว

    Saaxiib aan taageero

  • @cadnaanlyrics1497
    @cadnaanlyrics1497 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @superlula2674
    @superlula2674 3 ปีที่แล้ว

    Caadi mahan

  • @axmeyxoogsade1504
    @axmeyxoogsade1504 3 ปีที่แล้ว

    Excellent

  • @mustafelugatoor3863
    @mustafelugatoor3863 4 ปีที่แล้ว

    Caadi mahaa

  • @ibraahimcabdulaahicumar7130
    @ibraahimcabdulaahicumar7130 4 ปีที่แล้ว +1

    Horay uso madaxda

  • @cabdiwaliibrahimxirsi9802
    @cabdiwaliibrahimxirsi9802 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sxp

  • @xasanmaxamuud2110
    @xasanmaxamuud2110 3 ปีที่แล้ว

    Hees mac

  • @habarijabiiba1574
    @habarijabiiba1574 3 ปีที่แล้ว +1

    🐐🐐

  • @hibaaqgafas7912
    @hibaaqgafas7912 2 ปีที่แล้ว

    Du

  • @schurrlesuleiman9692
    @schurrlesuleiman9692 3 ปีที่แล้ว

    Kingero subscribe usara wuu mudhanyahay

  • @abdikaniguure993
    @abdikaniguure993 3 ปีที่แล้ว

    Inta heestan tageerta fadlan SUBSCRIBED isaara