ABDIWALI KINGEERO GAARAA BIDHAAN XASUUSTII ABDI TAHLIIL WARSAME VIDEO HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @feysalsalaad8955
    @feysalsalaad8955 3 ปีที่แล้ว +4

    Abduweli waa legend sharma booy wax ka baro wiilkan abduweli ah lipax lipax

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 2 ปีที่แล้ว

    heeshaha Cabdi tahliil qof heeni karto weey yar tahay si fiican ayaad u keentay real talented Legend

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 3 ปีที่แล้ว +7

    Cabwiweli Yare, fannaan hibadiisa faneed ku jooga fanka. Guuleyso legend!

  • @Horrad66
    @Horrad66 3 ปีที่แล้ว +1

    WAA CABDALWELIY CABDALWAAXID TAHLIIL WARSAMAA' ina Warsiid Aadam! Calayhih Salaam!!!!

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah wllkey iga yar ilahey haku xafido horay usoco guul wacan

  • @mohamett6695
    @mohamett6695 3 ปีที่แล้ว

    Yaa zlaam ya Cbdiwali number one fan 100%

  • @mahdiubaxside3779
    @mahdiubaxside3779 3 ปีที่แล้ว +6

    isku dookh ayaa nahay cabdi wali wuxuuu taageera cabdi tahliil wlh intaan fanaan codkiisa maqlaaaye. nolashayda fanaan ka cod mcn cabdi tahlil ma maqlin AUN

  • @mohamoudgarad8860
    @mohamoudgarad8860 3 ปีที่แล้ว

    Sxb heesihii Abdi Tahliil oo dhan noo soo cusboonaysii Abdi tahliil cusub ayaad thy sxb mashallah horey usoco balwadana iska ilaali sxb.

  • @user-jk2qq3or2g
    @user-jk2qq3or2g 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiwali legend always legend brother hesahada kama dalo keep going good bless you.

  • @ahmedabukar4687
    @ahmedabukar4687 3 ปีที่แล้ว +2

    Wad ka baxsaty cabdi wali horay u sii soco

  • @maxamedbakeyle4329
    @maxamedbakeyle4329 2 ปีที่แล้ว

    Al fanaan uda kiinjeero

  • @abdisalanmahamedmahamud8415
    @abdisalanmahamedmahamud8415 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdiwali wallkay heesihii abdi tahlil oo idil noo soo cusbooneesii

  • @darwiish3454
    @darwiish3454 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan qirayaa inaad tahay Cabdiwali quruxdii fanka soomaaliyeed

  • @xooshnazir7293
    @xooshnazir7293 3 ปีที่แล้ว +2

    Codsi: Saaxiib heestii "Dunidan Casar joogtada " ee uu qaaday Cabdi Tahliil fadlan inoo soo cusbooneysii

  • @abdihakimhersi2912
    @abdihakimhersi2912 3 ปีที่แล้ว +3

    This kid is going to a legend 🙌

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 3 ปีที่แล้ว +1

    Wiil yar oo codkisa ana Caadii ahayn ayad tahaye hormar wngsn wllo

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 3 ปีที่แล้ว

    music inaba caadi maaha
    codka 100%
    wll kingeero shaqo cwn

  • @alimuse9650
    @alimuse9650 3 ปีที่แล้ว

    Cabdiweli aad iyo aad baan kaaga mahadcelinayaa sida ad u jeceshahay Fankeenii berismaadka Illaah hakuu barakeeyo hibadaa rabbi ku siiyay iyo codkaa halaasiga ah se walaalo aad baan u jeclaan lahaa in aan kula so xiriiro ee hadi ay macquul tahay bal ii sheeg meel aan kaa heli karayo. Mahadsanid

  • @kingmahad10
    @kingmahad10 3 ปีที่แล้ว

    Cabdiwali kingeero horay usoco ❤ kingmahad taageerahaaga kobad 🎆🎆

  • @cabdijaliil9052
    @cabdijaliil9052 3 ปีที่แล้ว +1

    M.awllky abdiwali king

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 3 ปีที่แล้ว

    C wali nin dhalin yar ah fankiisuna curdin yahay mansha llah sxb gulayso

  • @akramak4718
    @akramak4718 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend of somali

  • @kowsar156
    @kowsar156 ปีที่แล้ว

    I’m new subscriber abowe

  • @maxamedbakeyle4329
    @maxamedbakeyle4329 2 ปีที่แล้ว

    Wlh was fanan ku cod macan oo midhaha an xarafna kaboday oo uu halkeda ku qexaya heeskasta Kiinjeero wanku wata sxp

  • @dahirabdisalad2529
    @dahirabdisalad2529 3 ปีที่แล้ว

    Asxabta waxaan inka doonayaa inaad iishegtaan erayga ka horeeya salaamaa iyo fasiraadisa si ficn waan umaqli waayee

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah,you are talented boy,keep going never lost hope you can reach the peak.

    • @haibeim7582
      @haibeim7582 3 ปีที่แล้ว +1

      You better write the comment on our Somali language.

  • @AbdalaShurayma
    @AbdalaShurayma 3 ปีที่แล้ว

    What a wonderful kid.

  • @saleemaanmuslim4503
    @saleemaanmuslim4503 2 ปีที่แล้ว

    بتقدير جد

  • @mohamedhusein3952
    @mohamedhusein3952 3 ปีที่แล้ว

    Allaa yaaa cizak legend horay usoco bro

  • @Ronaldothegoat73
    @Ronaldothegoat73 3 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka codka kusoco heesihi hore walle maxaa rag badan booska Kala bixi doontaa 🤣🥰❤️

  • @alisaleban6480
    @alisaleban6480 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah keep going brother

  • @abdirahmandahirmohamud6193
    @abdirahmandahirmohamud6193 3 ปีที่แล้ว +1

    What a talented Singer you are!!

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi03 3 ปีที่แล้ว

    Guuleyso saaxib Abdiwali

  • @abdalaabdiguleed5251
    @abdalaabdiguleed5251 3 ปีที่แล้ว

    Booqashiyo baxnaananeey
    Ruux bukaa bariidiyoo
    Booqashiyo baxnaananeey
    Balaayaa ka baqashiyoo
    Bariidiyoo baraasharee
    Babulaha libaaxaa
    Barqantii wareegtaa
    Buuraha shabeelkaan
    Ila baadh idhaahdaa
    Marka uuga hor boodaan
    Buuraha salaamaa
    Bakaylaha sidiisaan
    Bur caleen la seexdaa
    Wuxuu i baday jacaylku
    Wuxuu i baray ka sii daran
    Bil labaad dhacaysiyo
    Birikaac hilaaciyo
    Gaaraabidhaankaan
    Kugu baadi doonaa
    Wuxuu i baday jacaylku
    Wuxuu i baray ka sii daran
    Bil labaad dhacaysiyo
    Birikaac hilaaciyo
    Bil labaad dhacaysiyo
    Birikaac hilaaciyo
    Gaaraabidhaankaan
    Kugu baadi doonaa
    Bal waxaan ku doonaa
    Barigeena midhiini
    Oo bacal igu gargaaree
    Bada waxa ku noolbaa
    Badanbeer cadaadana
    Bidhi inay isiiyaan
    Bal anigu qaadiye
    Bada waxa ku noolbaa
    Badanbeer cadaadana
    Bidhi inay isiiyaan
    Bal anigu qaadiye
    Wuxuu i baday jacaylku
    Wuxuu i baray ka sii daran
    Bil labaad dhacaysiyo
    Birikaac hilaaciyo
    Gaaraabidhaankaan
    Kugu baadi doonaa
    Wuxuu i baday jacaylku
    Wuxuu i baray ka sii daran
    Bil labaad dhacaysiyo
    Birikaac hilaaciyo
    Bil labaad dhacaysiyo
    Birikaac hilaaciyo
    Gaaraabidhaankaan
    Kugu baadi doonaa
    Hogan waxa ku rooraa
    Bahal hoose wali idhaa
    Haka baqan yidhaahdoo
    Noolaha la geeyaa
    Sawkaa ugaadhuna
    Nafta kaan u gaaraba
    Ritagay baroortoo
    Bacadka iga qaadee
    Lyrics by: abdala guled

  • @nehalmoha5501
    @nehalmoha5501 2 ปีที่แล้ว

    Keep going ♥️

  • @nawalcadey7981
    @nawalcadey7981 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxasa kaa cod ah 🤑🤑🤑🤑🎻🎺🎺

  • @kafisoalihassan8016
    @kafisoalihassan8016 2 ปีที่แล้ว

    Hestan xasus ii thy wlh

  • @MMohamedMHassanindhageelle
    @MMohamedMHassanindhageelle 3 ปีที่แล้ว +1

    Fannaan👍👍👍

  • @deqaelmi6226
    @deqaelmi6226 3 ปีที่แล้ว

    Keep going mashalaah

  • @luulsuuley1884
    @luulsuuley1884 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @wlljayte6152
    @wlljayte6152 ปีที่แล้ว

    BUURAHA SHABEELKA MAAHAN BOODAHA SHABEELKA DHE

  • @maryanmuxidiin2808
    @maryanmuxidiin2808 3 ปีที่แล้ว

    Waaw keep going

  • @lakicade9394
    @lakicade9394 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanku wata sxp kingeero
    Bada waxa kunool baa markan beer cadaado biyo inat isaay bal iiga qaday hhhhh ah yaa caleesh cod wlh

  • @carwolyrics2154
    @carwolyrics2154 3 ปีที่แล้ว +1

    Calayk calayk yaa cabdulweli, lama haysan kato cimaamaddaada.

  • @abdimalikguul4242
    @abdimalikguul4242 3 ปีที่แล้ว +1

    Kii Cod Ahaa wiilkan wuu Hayaa

  • @hanathankshana8700
    @hanathankshana8700 2 ปีที่แล้ว

    wwwwww

  • @faadumoaxmed1193
    @faadumoaxmed1193 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdi wali sanadkan mxa kaga dhacay abdi askari sidan kaga eegyay wan daalaye

  • @dhamaysmedia1048
    @dhamaysmedia1048 3 ปีที่แล้ว

    Heesta gamaaye hurdada dheer ee uu qaaday AHUN maxamed nuur giriig soo cusboonaysii

  • @galadyare4792
    @galadyare4792 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxba lagama qaban karo ninkan

  • @xiisoshorts9819
    @xiisoshorts9819 3 ปีที่แล้ว

    wwwwwwwwwwwww

  • @dayibdayibdayibdayib-si2eo
    @dayibdayibdayibdayib-si2eo ปีที่แล้ว

    Ýýyýy7yy7hh

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 3 ปีที่แล้ว

    Markuu Iga Hor Boodaan Bawnaha Salaama Bakaylaha sidiisan Bur Caleen Leh Seexda

    • @fittboi390
      @fittboi390 3 ปีที่แล้ว

      Saaxiib bowne waa maxay?

    • @abwaangaas8451
      @abwaangaas8451 3 ปีที่แล้ว

      @@fittboi390 Bowne Waa Bahal Yar meelaha buurahaa gala

    • @fittboi390
      @fittboi390 3 ปีที่แล้ว

      @@abwaangaas8451 bakeylaha waaye kaas lol ee bowne sheeg

    • @abwaangaas8451
      @abwaangaas8451 3 ปีที่แล้ว

      @@fittboi390 kkk Bakaylu buurta ma galo meesha duurka ayu ku nool yahay sida sagaarada bownu aad buu uga yar yahay bakaylaha

  • @nuurnageeye8116
    @nuurnageeye8116 3 ปีที่แล้ว

    Bil labo dhaceysiyo
    Birigta hilaac
    Garan bidhanka kugu
    Baadi gooba ninkan inow wax arko ba rabo

  • @c.risaaqmaclinibrahim8506
    @c.risaaqmaclinibrahim8506 3 ปีที่แล้ว +1

    Showgi najmo nashad ayaa idinka shidnaa