Gabadhan Faqri daran Aya hayay kadib suuradaan ayey saqdi dhexe aqrisay alle faraj deg deg uso diray

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 420

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890  2 ปีที่แล้ว +144

    Waatan ducada suurada waa idaawaqaca 5 mar habeenka oogu dambeyana lixmar 5 suuradod oo kamil ah aayad maahan asxaabey waa suurar
    Allahuma inkaan rizikhii fisamaa a fa anziluhu w inkaana fil ardi fa aqrajuhu wa inkaana baciidan faqaribuhu wa inkaana qariiban fayasiruhu wa inkaana yasiiran fakasiruhu wa inkaana kasiiran faqaliduhu wa inkaana xaraaman faxaliluhu wa inkaana xalaalan fadhayibuhu fabadiklifiih biraxmataka yaa arxama raaximiin wasalalahu calaa sayidnaa muxamad wacaa aalahi

    • @mariyaomar5071
      @mariyaomar5071 2 ปีที่แล้ว +4

      Abayo plz iydoo carabiya ngu so qor wlshy jzakalah kheyrka ad noso gdbiso mrwlba ilahy haino kaaxifdiyo💖🤲

    • @umuhamdi9782
      @umuhamdi9782 2 ปีที่แล้ว +1

      Ascwrwb iwaran jawahir xabiibti waan kusalamay

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 2 ปีที่แล้ว

      Asc walaalaha Iga gaarsii hee

    • @faadumosiidcali4455
      @faadumosiidcali4455 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmedgaboow7309 abayo jawahir waxan rawaa inan kula kula xiriiro

    • @ahmedgaboow7309
      @ahmedgaboow7309 2 ปีที่แล้ว +1

      @@faadumosiidcali4455 maasha allaah

  • @isirkasim7069
    @isirkasim7069 2 ปีที่แล้ว +95

    اللهم إن كان رزقي في السماء فأنزله، وإن كان في الأرض فأخرجه، وإن كان بعيداً فقربه وإن كان قريباً فيسره، وإن كان قليلاً فكثره، وإن كان كثيراً فبارك لي فيه.

  • @fatimamussa8294
    @fatimamussa8294 2 ปีที่แล้ว +5

    ما شاء الله تبارك الله شكرا حبيبتي جواهر

  • @MAli-vq4tz
    @MAli-vq4tz 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wa gabar imaan leh diin iyo asturaad ka muuqato walal jawaajir hore u soco ale ha ku xifdiyo

  • @Mohamedibrahim-fi4cp
    @Mohamedibrahim-fi4cp 2 ปีที่แล้ว +7

    shalay anoo walwalsan ayaa ale barye waxan kabrye si fudud ayan kuhelay alow adaa mahada allah kurbada iga feeday

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 ปีที่แล้ว

      Ducada aad ku bariday noso sheeg

    • @Mohamedibrahim-fi4cp
      @Mohamedibrahim-fi4cp 2 ปีที่แล้ว

      @@owliyo1218 walaal waxwo ma aqrinin balse qalbiga ayaan wxan gashtay xasuusta anigoo dhahy alle ilala garby galayo weena ii fudadaty mahada alle iska leh markan gaary wan mahad celiyey marar badan

  • @naeemanaeema6595
    @naeemanaeema6595 2 ปีที่แล้ว +9

    اختي جواهر هذا ما ردت على رسول الله صلى الله عليه وسلم. سورة الواقعة. يجيكي رزق. رزق من عندالله هذا كلام بدع. وجزاك الله خير حبيبتي

    • @seynabshiikhbarre5783
      @seynabshiikhbarre5783 2 ปีที่แล้ว

      كلامك دش اذلم تعرف النحو فحقك ان تسكت

  • @cemile6845
    @cemile6845 2 ปีที่แล้ว +7

    jawaahir gabdha fiican bathay qali.mash Allah 💜💚💙🌷

  • @hafsaahmed5337
    @hafsaahmed5337 ปีที่แล้ว +25

    ألهم إنكان رزقي في السماء فأنزله وإنكان في الأرض فأخرجه وإنكان بعيدا فقربه وإنكان قريبا فيسره وإنكان يسيرا فكثره وإنكان كثيرا فقلده وإنكان حراما فحلله وإنكان حلالا فطيبه فبدلك فيه برحتك يا أرحم الراحمين وصلى الله على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين الطاهرين الطيبين 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @qaalilulaofficial8682
    @qaalilulaofficial8682 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walashey jawahir ajar iyo xasanad hakusiiyo

  • @nimconimco3695
    @nimconimco3695 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa mahadsatahay xbbti waxa badan ayaa kaa faaiidnay Allaha kaa ajir siiyo shukran

  • @souadsiman_official9559
    @souadsiman_official9559 2 ปีที่แล้ว +3

    Machallah wa inan tijabiyo hno midas inchallah thanks wlh hada waa wakhti aan uu bahanyhy ayad ii shagtay shugran

  • @ibraahimqaalidqalbi7960
    @ibraahimqaalidqalbi7960 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalh wll jawaahir xuseen wkk qayrkabaad noo sheegtay illaahay hakaa abaal mariyo qayrka aad noo sheegaty alle jano hakuugu badalo alle hakaa abaal Mario wll qayrka aad sida wanaaga iyo xushmada leh ee aad noola wadaag tay walshy aad iyo aad ayaa u mahadsan tahy illaahya abaalkaaga qayr iyo nimco alle hakuugu badalo aaamiiin wll jawaahir husseen ❤❤❤❤❤🙈💗💗💓💞💕💕💕💟❣💔💔💔💞💗💗💕❤💔❣❣💖🧡🧡💗💓💚💕💙💜💜💟💞🤎🖤🖤🖤🤎🤎🤎🖤🤎💟💘💘💔💟💟💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 2 ปีที่แล้ว +13

    ياربي ارزقنا رزقا حلالا واسعا مبارك

  • @mushtaqkayse8625
    @mushtaqkayse8625 2 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خير أختي الكريم

  • @cumarcalicumar8299
    @cumarcalicumar8299 2 ปีที่แล้ว

    masha allah
    allah ha ku barakeyo wlshy qali

  • @hakimaabdi1016
    @hakimaabdi1016 2 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah walashey farxaad kunolow intay nolal jirtoo inshallah mcny. Jazakhalahuu kheiraa

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah
    Jazakallah kheyr walaashey

  • @safiaabassabass7796
    @safiaabassabass7796 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abayo juwahir labarkaga isodhir walashay illhay hakubarekayo cilmigaga

  • @maxamedcali3857
    @maxamedcali3857 2 ปีที่แล้ว +3

    Manshalaha wllshay wax aad tahay qof wanaagu biyo dhigay

  • @munamaaris6347
    @munamaaris6347 2 ปีที่แล้ว

    Msha allha wad ku mahdsan tahay abyo qali❤❤❤❤❤

  • @halimaomar3082
    @halimaomar3082 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaha hooyo macaan waxaan ku weydiin ayaa ma suurada dhan Ayaan akhrinayaa mise in kooban meesha aan ka bilaabaayo iyo meesha aan ku dhameeynaayo ii zoo Sheek adigoo raalli iga ah hooyo macaan aad Baan kuugu geesi gelin ayaa hore u sii soco waan kaa faaiidnay

    • @Minaa_Abdalle
      @Minaa_Abdalle 2 ปีที่แล้ว

      Suurada bilaaw illaa dhamaad aa aqrinee abyo

  • @sads6936
    @sads6936 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid qeyr alahakusiiyo

  • @Istarlinmarketing
    @Istarlinmarketing 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin ya rabi abaayo Macaan!

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 2 ปีที่แล้ว +4

    ما شاء الله تبارك ربي الرحمن الرحيم💚❤💖

  • @hodancabdirahman806
    @hodancabdirahman806 2 ปีที่แล้ว

    Manzha allaa wlshy mcn wad ku mahadsn tahay sidad khayrka nola jeceshahay alle haku jeclaado alle ayaan ka baryaynaa jidka toosan inuu inagu rido aamin yaa rabii🥰🤲🤲🤲🤲

  • @abdirashidahmet4725
    @abdirashidahmet4725 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah walaalo qofkaas adiga ayaan kuu maleeyey hhhhh hore usoco walaal Sharaf

  • @horseedfilms9272
    @horseedfilms9272 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh janalka waka helay manta igu horesay allh yax fadhika walashey jawahir allh ku dhowr walashey mcn

  • @muhyadinabiib7959
    @muhyadinabiib7959 ปีที่แล้ว

    mashallh wllshey qliiii Allah ha ku xiftiyo

  • @user-ww8nk6xt1v
    @user-ww8nk6xt1v 3 หลายเดือนก่อน

    Jawaahir waankujec lahy allhkuxafido mcnto

  • @caliaxmed9832
    @caliaxmed9832 2 ปีที่แล้ว

    باركالله فيك يااختي الكريم

  • @husenomar2226
    @husenomar2226 2 ปีที่แล้ว

    Allaha kubarakeyo walashey ajar iyoxasanaad allaha kaasiiyo

  • @umuabdulqaadir7523
    @umuabdulqaadir7523 2 ปีที่แล้ว +5

    maasha Allaah shukran

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad aad iyo Aad ayuu ii cajabiyay hidaayo ilaahey ha daayo

  • @sabadshire9910
    @sabadshire9910 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc jawahin abayo ani mardhow ayaan kugu soo biray mnsha allh xafidullha qali ducadan noo soo qor ayadoo somali ah

  • @hodancabdirahman806
    @hodancabdirahman806 2 ปีที่แล้ว

    Thankz wlshy mcnny allahuma amiin

  • @mariyamaqsud7648
    @mariyamaqsud7648 2 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير حبيبتي

  • @arwachannel8332
    @arwachannel8332 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sis qisoyinkaga waa cajiib jizakallahu kheyr. I soo booqo adigana sis fdln

  • @cemile6845
    @cemile6845 2 ปีที่แล้ว +1

    thank you sister 💜💙

  • @jeylaanicade3514
    @jeylaanicade3514 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah allah ku xafido

  • @sahroxasan9647
    @sahroxasan9647 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo quraanka waanjarabaa hadhihin eewaxaad dhadaa aan aqrisano aana niyeysano in ala arsaaq nagusiiyo jazaakilaah alahakubarkeeyo xabibti

  • @wacnoiyowacdi9501
    @wacnoiyowacdi9501 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh jazaka.alaahu khyr wlshy

  • @hibaaqhodan6146
    @hibaaqhodan6146 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah Tabaarakallaaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 2 ปีที่แล้ว +8

    أشهد أن لا إله إلا الله وأشهد أن محمد عبده ورسوله صلى الله عليه وسلم❤💚💖

  • @zeinabh3509
    @zeinabh3509 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah Tabarakallah.Allahuma-Amin🤲🏾🇨🇦

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs walalshey amiin amiin amiin amiin amiin amiin masha allh masha Allhhh💖💖💖💖💖👍

  • @faadumoali2849
    @faadumoali2849 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah ajir alahakaasiyo macaanto

  • @farxiyasiciid72
    @farxiyasiciid72 ปีที่แล้ว

    Jisaakalaah khayr wllo mcn ❤❤

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 2 ปีที่แล้ว

    Shukran abaayo

  • @jiijomohamedyusuf7809
    @jiijomohamedyusuf7809 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abayo wamahadsatahAy

  • @hooyocooking
    @hooyocooking 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaaah xabibti horay u soco iso booqda adiga iyo asxaabtada plz

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 2 ปีที่แล้ว

    wll surada idawaqica ma shanjeerba la akhrinaya oo la dhamaynaya gabagedaba mise shan ayadoodbaa laga akhrinaya

  • @ubahmohamed159
    @ubahmohamed159 2 ปีที่แล้ว

    M.a alh abyo ilahye haku xafida

  • @rukiyamohammed2025
    @rukiyamohammed2025 2 ปีที่แล้ว +2

    Aameen ya Alaha sis

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa Allh yaa Raxmaan yaa Raxiim

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Tawarak. Habo Jzklaah

  • @zamzamisse9919
    @zamzamisse9919 2 ปีที่แล้ว +2

    Amiin abaayo 🤲🤲

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 2 ปีที่แล้ว +5

    Suratul waqica waa ajiib abaayo. Nambar kaga watsap isodir inshallah. Jazakallah kheir

  • @zeynababdi5130
    @zeynababdi5130 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs walashey m.a tabarakallah

  • @farxiyomaxamad4967
    @farxiyomaxamad4967 2 ปีที่แล้ว

    Jizaakallaah khayr ukhtii

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah wllo sharaf korkaaga ha ahaato runtii waxad tahay qof ku dayasho mudan qofka dadka wanaaga u horseeda wuxuu mudan yahay in la dhiiri galiyo

  • @saredosimane9449
    @saredosimane9449 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll iso qor duucada allaha ku xifdiyo amin

  • @shadiyasalax4155
    @shadiyasalax4155 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlll qali

  • @yaxya59
    @yaxya59 2 ปีที่แล้ว +2

    Assalamu alaikum walaashey Jawaahir Qahira waan jeclay carabiga in aan barto aad ayaan u jeclahay ma’ii raadin karta markaz oo arabiga aan ka baran karo laakin aniga waxaan jooga qurbaha jzkaAllah abaayo macaan

  • @mikailmahdi1589
    @mikailmahdi1589 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal jawahir thanks

  • @fadumocali8350
    @fadumocali8350 2 ปีที่แล้ว +1

    asc ukhti group ino same waan wada bilabeynaye

  • @caaliyoahmed6839
    @caaliyoahmed6839 9 หลายเดือนก่อน

    Thanks you abaayo ❤❤❤❤

  • @BeYourSelf-zy3zz
    @BeYourSelf-zy3zz ปีที่แล้ว

    Masha Allah laquwata ila bilaah beautiful 😍

  • @amiiraaadan7985
    @amiiraaadan7985 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakalaah walashay lanbarkaga isoqor ducadii ayaan donyaaa isodirto walashy

  • @bulshobile2384
    @bulshobile2384 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc maashaa allaah jawaahir fadlan noo soo qor ama pinn kusoo qabo mahadsanid

  • @BaroEnglishwithSadio
    @BaroEnglishwithSadio 2 ปีที่แล้ว +3

    surataul waqica qofkii aqristaa maqribka salada kadib aqrinas o jogteeyo risaq ayu helayaa iyo arimahaa dhaqalaha dhibka ka hestaa we u hagayaaan.

  • @sacdiyanur5061
    @sacdiyanur5061 2 ปีที่แล้ว +2

    Abayo Ajar alaha hagusiye. Nosaqor Ducada af somli

  • @ZamzamXasan-wb3gw
    @ZamzamXasan-wb3gw 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah waa run sadax mar lee adaa aqrisid xili walbo ha ahaa tee arsaaq dag dag ah aa helee ane waa aqrisanaa insha allaah🥰🥰🥰🥰

  • @halimamohamed4412
    @halimamohamed4412 2 ปีที่แล้ว +5

    Let’s try the group thing because Iam really interested it in it

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 2 ปีที่แล้ว +2

    WALAAHI WAA RUN SUURATUL AL-WAAQICA HADAAD AQRISO IN BADAB RABIGAYGA RAZAQ WAASAC AH KA TUUGTAA ILLAAHAYGAGA WUU KU SIINAA SHEEKHYO BADAN OO CARAB AH Ayaaa runtii ka sheegaynaayo aa arkay
    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @Musbaax0
    @Musbaax0 2 ปีที่แล้ว +3

    Aamiin yaa rabbi

  • @jihaadgorgor4555
    @jihaadgorgor4555 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa Allaah. Jawhir

  • @sadiaibrahim9389
    @sadiaibrahim9389 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin ya rabil caalamiin

  • @foosiya7899
    @foosiya7899 2 ปีที่แล้ว

    asc jazaakilaahu khayraa fadlan ducada isoo dir

  • @ibrahimaddow9099
    @ibrahimaddow9099 2 ปีที่แล้ว +1

    Jawaahir waa mahadsan tahay Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed

  • @qadrodubad2305
    @qadrodubad2305 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin abayo

  • @sahracabdule1059
    @sahracabdule1059 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi wasax abaayo aniga sacudi kasha keyay shaqalaha kale hada aragto wafar xey ilahey kadamo qer kafi can alaha nasiyo yaarabi

  • @hiboali7596
    @hiboali7596 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allaah wllo jazaakallaahu khayr numberkaga noo reeb ducadaan rabaaye

  • @user-tu3yd7wv4i
    @user-tu3yd7wv4i 2 ปีที่แล้ว +15

    ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار

  • @samsamabdullahi1995
    @samsamabdullahi1995 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal keep going

  • @abdigaladabdullahi5101
    @abdigaladabdullahi5101 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay abayo wilibo ad iyo aad

  • @daydayfarah7026
    @daydayfarah7026 2 ปีที่แล้ว +1

    ASC abaayo wax saxda qoralka meesha aad sudaan tiri waa surad ee halka ka sax Qeyr Allaaha ku siiye

  • @naciimocabdulle1615
    @naciimocabdulle1615 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha ku xifdiyo wanaga ayaa no soo gudbisay shugran

  • @nuuracumar8536
    @nuuracumar8536 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah jasakala

  • @zeynabahmed4989
    @zeynabahmed4989 2 ปีที่แล้ว

    M.ashallah😙😍😘😍

  • @mohameddeeq9836
    @mohameddeeq9836 2 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الله

  • @ceeblamohamudmohamed6950
    @ceeblamohamudmohamed6950 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @khadraali8971
    @khadraali8971 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaashay ducada ayaan rabnaa inaad carabi nogu soo dirto jazaakalaah khayr

  • @maymuunsheybi1212
    @maymuunsheybi1212 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @husenomar2226
    @husenomar2226 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @Ilhaan3469
    @Ilhaan3469 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa rabi

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa rabil caalamiin

  • @anharhussein4546
    @anharhussein4546 2 ปีที่แล้ว +1

    aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin🥰🥰🥰

  • @cfataxmuxumed6121
    @cfataxmuxumed6121 2 ปีที่แล้ว +1

    Alahayhakubarakeyo

  • @amaalmohamud6639
    @amaalmohamud6639 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 ปีที่แล้ว +1

    Jisallaahu khayiran wajisaa aamiin aamiin yaarabi 🌿🌿🌿🌿💐💐💐🌿🌿🌿❤️❤️❤️💕👑🌾🥰🥰🙋‍♀️🙋‍♀️