WAREYSIGII Aadan CEYROW Iyo Wariyihii Oo Ka Naxay Hadal Uu Ku Yiri Oo Cabsi Xoogan Ku Beeray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @maxamuudcabdiraxmaan75033
    @maxamuudcabdiraxmaan75033 ปีที่แล้ว +6

    Illaahay haw Naxariisto marxuumka AAAMIIN AAMIIN AAAMIIN AAMIIN

  • @yasinfarah1831
    @yasinfarah1831 2 ปีที่แล้ว +3

    Maclin Adaan Allah u naxriisto waa Mujaahid🏇🏼👌

  • @yasinfarah1831
    @yasinfarah1831 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah u naxariisto Macalin adaan yusuf 😢Han er i pradis sikkert ❤

  • @MDacar
    @MDacar 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadan Xaashi Cayrow,Allaha u naxariisto,Dagaalkii C/Yusuf iyo Al-Itixaad ee Gobolka Bari da'diisu waxay ahay 13jir.

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ปีที่แล้ว +4

    Madaara iyo sheekh xassan al waajidi waa isku cod ekyihiin yaaa ila arkay

    • @MacalinXaajow
      @MacalinXaajow 4 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa anaa kula arkey

  • @maxamuudsiciid7426
    @maxamuudsiciid7426 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaah haw naxariisto

  • @queenamranmohamed4782
    @queenamranmohamed4782 5 หลายเดือนก่อน

    Yahuu nadara ilen waa qof naxaris Daran intaas o saxibadisa o wada geriyoday mid qura dhihi mayo alaha uraxmado.😢 alaha uraxmado inti dhimitay 👏

  • @simanaliali335
    @simanaliali335 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa sheeko cabasi cabasi ah hayey

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah shugran wll hanoolato

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamij qosol badan

  • @dulcad6854
    @dulcad6854 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabsi Cabsi waaye

  • @HassanAhmed-ti3ef
    @HassanAhmed-ti3ef 2 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂😂 cabsi cabsi waaye wallahi

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว +11

    Allow kuu naxariiso Allaahu ma aamiin 🤲🤲🤲🤲

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +3

    Aadan xaashi cayraw iyo intii la mid ahayd ee bakhtiday ilaahay cadaabka ha usiyaadiyo inta la mida ee noola ilaahay haka daba geeyo aamiin yaa allah

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

      Cadaabka Allah lama dhaho cid baa ku jirtra. Ma xusuusatid miyaa ninkii yiri , Allaah uma naxariisanayo nin gaal ah oo Ilaahey ku yiri, " Waan u naxariistay adigAna cadaab baan ku geeyay" Khaladaadkooda ka hadal iyo Muslimiinta ay iska dilayaan oo lacnada iyo jooji dadka aad leedahay waan ku hubaa cadaabka, ma adigaa leh cadaabka?

    • @mursal164
      @mursal164 2 ปีที่แล้ว

      shayaadhiinta sidaada o kale waykabaqeyaan!!

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว

      @@am.b5688 khawaarij iimaan la aan ayay ku dhinteen inta hadhayna ay ku dhiman sida leebku qaansada uga baxo ayay iimaanka uga baxeen sidaanay usuurta gal ahayn in leeb qaanso laga ganay aw ku soo noqdo halkii qansadii laga ganay ayaanay ayaana iimaanka ay ka baxeen ugu soo noqonayn sida xadiiskii xabiibka nabigeena suuban scw ku sugan

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mursal164 shaydaan waxa ah ama kaba sii xun ninka khawaarij wax wanaagsan uhaysta sidaada oo kalle

    • @mursal164
      @mursal164 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanfaarah3912
      saxb mushrikiin Qabuuraha barkeysta ee cawaan ah aan diinba heysan wax laga hadlaayabajin ee iska Qor waxaad Rabto!!
      ee Allahii idin Abuurey ee xayul qayuumka ahaa baad ka doorateen qof qabri kujiro iyo wax lagu sheegey shey lilaahi
      e maxaan isku sheegeynaa!!
      لكم دينكم ولي دين!!!

  • @gudcuuromedia180
    @gudcuuromedia180 ปีที่แล้ว

    Qaybti 2 meedaye waa tariikh wlhy wacan
    Tv ha no soo dayo

  • @mohamedhassan-xz3op
    @mohamedhassan-xz3op ปีที่แล้ว +1

    Nadaara dhib looow waaye😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @UmuAisha642
    @UmuAisha642 2 ปีที่แล้ว +7

    Aden xaashi cerow soo ma dhiman seecamal maa iska dhaaftan qof idinka hooseyo warkiisa waxuu ahaa ilaahbuu la horjoogaye

    • @ustaadbashiir8076
      @ustaadbashiir8076 2 ปีที่แล้ว +1

      Kaabbe waxaani waa sheeko dhex martay wuxuu sameeyeyne lagama hadlayo

  • @abaadiribraahimmaxamed7096
    @abaadiribraahimmaxamed7096 2 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye action grouo ha buunbuunina mooryaan habaaraney iyo danuljidiid waa mooryaan diinta ku dhuumanatay ayaanleow jooji buunbuuninta khawaariijta

  • @abdulkadirfarah7755
    @abdulkadirfarah7755 2 ปีที่แล้ว +1

    caadi ma ahan runtii

  • @muhumednathirhanshi3112
    @muhumednathirhanshi3112 ปีที่แล้ว

    Macalim adan raximahulaah ilahy baa abaal marinaya bi,idnilaah

  • @zirajjamac6789
    @zirajjamac6789 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxkale Waye wllhi 💯💯💯

  • @sabaaxahmed370
    @sabaaxahmed370 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc jimce mubarik wariyayaal qiimo badan waan idin salamayaa

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      waxan waraysih lomah qimeyoh waxaa qimoh lo samaynayah iyo dacayadoh Argagixisoh banaysatay dhigah umadah waan kah xumahay kuwoh isku shegayah wariyal inay risaqad kah radiyan dhiig islamed sibah wariyahan jajuskah ah qabilku madax kah galay war isku xishod plz

  • @cabdirihmaandaad222
    @cabdirihmaandaad222 2 ปีที่แล้ว +2

    Nadara

  • @suaadd5788
    @suaadd5788 2 ปีที่แล้ว +3

    Fahad ka dib waraysiyadu waa bateen .

  • @salmohuseen51
    @salmohuseen51 8 หลายเดือนก่อน

    Xirsi lugey iskama dhiman waxa dilay murursade waxa looga aaray abdiqaadir yaxye

  • @Amina-cf2bm
    @Amina-cf2bm 2 ปีที่แล้ว

    Waa we

  • @cabdicolowguutaale8228
    @cabdicolowguutaale8228 2 ปีที่แล้ว +4

    War niyahow waan xasuustaa 2005 tii barnaamijkaas 1hal ima dhaafin. Waan xasuustaa. hani xanjuur. Ziyaad jaraax .Khalid mixdaar. c/casiis alcumari maruuco ayuu u dhashay nabaabul xazmi. M/Ed cadaa. Khalid sh. M/Ed. Dhamaan waan xasuustaa siriyun lilqaaya wariye yusri foda aljaziira uu ka Tirsanaa. nadaara ayaa soo tujumi jiray waan jecleen duhor kasta waan ku xirneeyn

  • @mohamedsalat4642
    @mohamedsalat4642 2 ปีที่แล้ว +1

    It was very wonderful things

  • @osmansaid613
    @osmansaid613 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @bedraqani94416
    @bedraqani94416 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaybtii labaad wll soo daaya fadlan

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว +2

    Efisii iyo dubida codka nadaro dowlad boolis badigobka melatariga xiradis cidi iibisay sidibada usaxixday nugyer baristi madaxweyne iraq adunka inusan xuriyo udulan xafadahana xira dukanada ushegin sacudiga eediyarad looxanibo waqtiga salada loosodayaa

  • @naasirsiyaad9773
    @naasirsiyaad9773 2 ปีที่แล้ว +7

    Jumo mubarak ✨ 💖

  • @mrabdule1229
    @mrabdule1229 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaah ayaa wax dila alshabab iyo cid kaleba in laga boqo looma baahna

  • @wiilsomaaliyeed9365
    @wiilsomaaliyeed9365 2 ปีที่แล้ว +2

    Awey qeebtii labaaad

  • @farxaannuursabriye8149
    @farxaannuursabriye8149 2 ปีที่แล้ว

    🏃

  • @elmiali7711
    @elmiali7711 2 ปีที่แล้ว

    Maaha hanoolato waa shabeele

  • @sheikhyussuf4925
    @sheikhyussuf4925 2 ปีที่แล้ว +1

    U

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 2 ปีที่แล้ว +3

    Ahmed the head of afrak radio was the same clan of Arwo

  • @mursal164
    @mursal164 2 ปีที่แล้ว +3

    kkkkkkk Ninkas o ahaa mar larag o Dunidana ay Doon Dooneysey!!!!!!
    sham on u
    Waa Dadka maskaxada laga gumeysto
    Ninka mareykan ladagaalsanyanyahay Dunida oo dhanbaa la degaalsankkkķ

  • @m.burtuqle4659
    @m.burtuqle4659 2 ปีที่แล้ว

    Cali

  • @HassanAli-hd3nf
    @HassanAli-hd3nf 2 ปีที่แล้ว +2

    Codkii mala helayaa

  • @AaminoMaxamednuur-w6x
    @AaminoMaxamednuur-w6x 4 หลายเดือนก่อน

    Qebta labat

  • @daacadahmed-5771
    @daacadahmed-5771 ปีที่แล้ว

    Wareysiga aaway oo cod ah this is more than a fake

  • @afrahbashiryusuf3474
    @afrahbashiryusuf3474 2 ปีที่แล้ว

    P

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว

    Ninki jogo tiyatarka malahi kasameyo dowlada daqlikasogalo nucyo badan qeybo qeybo guri magalo niga dhumay dhismo guri ijarato iyo wax jogto dowlada ledahay kalay dowlad mashegtay xarig qabilkaga gobolka yimid oo dowla kasocda xarig gobolada hadana hanilagashego basar maleh kusokaxeystan dadkoda qorsho ilalo karabin daganan aba dagantahay mida safr sisoco dulid jegwarega lacagta wawareg badantahay sonwaye yabadalay sun noqday

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 2 ปีที่แล้ว +5

    Walalayaalow mareekanku muxuu nimankan ka rabaa?! Shalayna mid baan maqlayey la lahaa 50,000 ayuu madaxiisa dul dhigay? Hana ila yaabina hooyo iska mashquulsan ayaan ahaye.

    • @axamedyare6781
      @axamedyare6781 2 ปีที่แล้ว

      Al qaacida aa bay ka Farcameen waa Ururo diinta U Dagaalama Badanka Waxay La shqeeyaan ama Isku saf ahaayeen Usaame bilaadi marka Maraykanka waa necebyahy

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว

      @@axamedyare6781 diinta ayay la dagaalamaan ee ha dhihin sidaas waa waxii al shabaab dhalay nacdali haku dhacdo

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa ururo diimeed aan ku dhaqmin diinta 100 percent , diinta waxay ka qaataan wixii anfacaya! Hadalkaas ka garo uu ku yiri," Hadii aad ka tagto hadalkeyga qayb kamida waan ku dilayaa" Ma qof Muslim ah baa lagu dilaa hadalkaaga inuu ka tago qayb kamida!.

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanfaarah3912 Dhaqankaaga iyo kuwan laga sheekaynayo isku mid ayaa tihiin, dhaqan ma lihidin! Naclad baad lasoo ordaysaa dhaqan sameyso oo dadka u duce in Allah soo hadeeyo iyo adigaba maadaama aadan dhaqan lahyn!

    • @axamedyare6781
      @axamedyare6781 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanfaarah3912 aamiin lkn Sida ugu sax sanayd baa Uga jaawabay ani

  • @abdihakimofficial5486
    @abdihakimofficial5486 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend

  • @abdiqasum2067
    @abdiqasum2067 2 ปีที่แล้ว +1

    Gormeee ayuu sobaxaaa

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 ปีที่แล้ว +1

    Isgarsinta codkaga nadare laga maqla hadu go oo kushubo lacag karonaha sidokale maxauxisabsantahay lacagta dolarka sogarsin xawaladaha dhulka cidanku ma adiga matalan sado weytimid iney lamid ahen kuwa jabuti joga dal dad iyo dibada waxayalo hada gursi lafarisato xukumadoda arday unoqoto iyo kuwa jinsiyo siyen wadankana kulaleh maxa wanagsan inlafarisiyo hotel lageyo sida shirarka ahey tagto iskulada bugag wadani laqoro arday lagumideyo ardaydana eeysiso baremiyada shey laxisenayo madama dad eey afyrineysay dadsoman dadal afursin qofba waxbuyaqan leskugeyo culimadA uda inta afka kadhis kalanka murtidisa hadaa isbuciba iskul maalin marki teramka laxirayana xaflad adunka kabiradana hotelo isbucyo loguadega kurbano nin laba nag qabay saa gurigas wAqusla gurigan aamusaa kadi tilaga aamusna basoashay uukuyiri cirid ilkala kuqusla saa ilkihiye iskajabisay haduyimid waba cararay

  • @mrabdule1229
    @mrabdule1229 2 ปีที่แล้ว +6

    Allaah ayaa wax dila alshabab iyo cid kaleba in laga boqo looma baahna